Somalia oo Itoobiya Badda u ogolaatay&ciidankeedana ku amaantay in ay Amniga Somalia muhiim u yihiin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 662

  • @abdullahiAden-y1u
    @abdullahiAden-y1u День тому +46

    Dowlada Turkigu Waa Mafiyada yurub Meesha mataalo wax Wallaal layiraahdo. Turkidu waxay Rabaan iney Badeena iyo Dhulkeena Sideyrabaan Kayeelaan iyagoo Somaaliya
    u-isticmaalayaan Itoobiya. Waa Sheekadii (Good Cop Bad Cop)
    Wallahi waa Niyadjab in sidaCaruur Looladhaqmayo dad sheeganaya iney umad madax uyihiin.
    Subxaana allaah.
    Bisiq Sarmaan

    • @zuhurzeyn2376
      @zuhurzeyn2376 День тому +3

      Madaax weynaha hadhuu isaga leyahaay Ethiopia 🇪🇹 kaleey badda qaado. Haa i qaaban Jland iyo qoof Allah igaso hoorjeda kaleey badda qaado. Maxa lasameya. Dictatorship ayu raba inu wadanka ku qaabsado. Somali aya la raaba iney banambaxaan. Waa niyaad jaab walahiya 😢💔

    • @abdirizackhaaji2957
      @abdirizackhaaji2957 День тому +1

      Turky waa isreal waana sababta uu ay dhabarka uga jabiyeen shiicadii israel ladagaalamaysay hadane ethopia noo keeenay

    • @cusmaansheekh1911
      @cusmaansheekh1911 День тому

      Turkiya dantiisu kafiirsanaayay
      Lkn cida hada laga guulaystay waa somaliya
      Waxay heleen labo guul oo Itoobiya gaartay
      Mida koowaad ciidankooda oo somaliya jooga
      Labo banii ay heleen
      Lkn xasan qasaaro maahee faaiido makeenin

    • @AliAli-kp1ry
      @AliAli-kp1ry День тому +1

      Hassan saan miyaa xaalka. Daarood lee miyaa cadow kuu eh.. Abgaal sidaan miyaa. Farmajo canin soon

    • @HassanAliAhmed-f2d
      @HassanAliAhmed-f2d 23 години тому +1

      Haddii aynu tashan weynay waa la inoo talinayaa saaxiib.

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 День тому +32

    Inalilah wainaileyhirajicun Somalia 🇸🇴 ilahay ha u naxaristo bedel khair qabo inshaAllaah 😢😢😢😢

    • @HassanAliAhmed-f2d
      @HassanAliAhmed-f2d 23 години тому

      Waa kaas ninkii aad ku sheegayseen "dal xoreeye". DILAAL ka weyn ma soo marin Soomaaliya.

    • @WiizyOsman-y8y
      @WiizyOsman-y8y 23 години тому

      Intasba waxa ino kenay landharenimo Allah 😢😢😢😢

  • @shukrilibax
    @shukrilibax День тому +22

    Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan xarash qaran amiin yaa allaha 🤲😢

  • @maxamuudjimale
    @maxamuudjimale День тому +57

    Diyaarada uu xassan sheikh so raaci doono cilad farsamo allaa ku rido hawada haku qaraxdo

  • @kubaddamaanta6461
    @kubaddamaanta6461 День тому +53

    Xasan sheekh waan ogaa in uu miskiin yahay. Lkn ma ogeen in uu khaa'inul wadan yahay. Ilaahay umada haka qabtee.

    • @abdullahiAden-y1u
      @abdullahiAden-y1u День тому +1

      Hallaaga nahays’ta Shaqsi aan Maskaxiyan Fayoobeyn Baa dadkii Somaaliyeed meesha ay’cawaanimo Kagaareen waxaa Kuleeyihiin wakhtigiisa Hadhameysto Siduu ulayimid wakhti uu Boorso Kuwato.
      Su-aasha Somaali ubaahantahay iney isweydiiso waxaa weeye maxaa lagusoogaarayaa Shaqsigaan Dal iyo Dad ?
      Bisiq Sarmaan

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 День тому +2

      Maxaa qaainima uga dhineyd haduu hantidii umada ee loo dhaariyey uu dhunsadey, xitaa qabuurihii ka nabad geliwaayo… ninkaani malaha karti iyo awood maamulid, waa nin jilicsan oo aan fikir Dheer laheyn

    • @ahmedyusuf-n1b
      @ahmedyusuf-n1b День тому +2

      Nin masaajid ILAHAY dumiyey dadkiina barakiciyey inaad dal iyo bad inu umadda soomaaliyeed u badbaadiyo sugtaa waa ku ayaan daro dadka qaar baahida, fakhriga iyo ducfiga la saaray waynaa subxaan ALLAH.

    • @fatahaladamabdul
      @fatahaladamabdul День тому +1

      Xassan shikh mad aqon AA qof kly tagero Jerta wllo wayo xassan heybad ama jarto hogamiya malaha wax Kista ka felo Nika

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq День тому

      Ethiopia iyo Oromadaan jigjiga ka soo duushey oo Kismayo joogto mexey Is dhaamaan, guil Hassan sh

  • @kingmohaa5256
    @kingmohaa5256 День тому +26

    Dowlda aan walalaha Nahay ee Ethiopia 🇪🇹 mardhaw maqli dontan vila somalia 🇸🇴 💔😂😂

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 День тому

      Walaalo manihin ee dantooda ayay Soomaliya uga sahanayan oo ay lugta uga bixin waayeen, lkn maanta wey gaareen hamigoodii weliba sidii ay u rabeen…

    • @MAOmar-oy2uh
      @MAOmar-oy2uh День тому

      Hassan waa haweeyn masayrte oo kale. Dhul iyo Cirtoonà majoogo..sheekadiisa waa Darud😂😮😢😅😊

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 День тому +16

    Laaxawla walaaquwata ilaa bilaah
    Xasan shiikh marka la leeyahay waa munaafaq waa tan oo kale is rogrog badanaa shaley cadow maanta wax badan baa naga dhaxeeya waan yaabee ma yaabteen.

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 День тому +3

      حسبنا الله ونعم الوكيل
      حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلى الله راغبون
      Xasan isagaa gacantiisa isku Toogtay oo Kitaabkii Kariimka ahaa ee uu kudhaartay inuu Difaacayo Diinta, Dadka iyo Dalkaba ayuu kabeen sheegay waana Khiyaano Qaran waa inuu kadagaa Kursiga. Alxamdulillaah Xasan isagaa banaanka iskeenay. Waxuu Misaajidka kasoo qayliyu dhaho Soomaalaay ku Jihaada Abiy isagaa intuu lafadhiistay Amaan oogu qubeeyay Ciidankii Itoobiya ee Xasuuqay barimageydadii 😢 Caasimadda Muqdisho joogay.

    • @kaafiartan7788
      @kaafiartan7788 День тому +4

      War iska amus tanxigtaa ka darane dalkan in ilahay koox wadaniya oo xoog ku qabsadada sida Siiriya aan helno mooyee walle dalku waa baylah

    • @Cabdiraxman-cd7ff
      @Cabdiraxman-cd7ff 22 години тому

      😢😢😢😢🤲somalia wa la bililiqeystay tol belay amxaaro maxa naga dhexeyo ..😢1977💪✌️

    • @Cabdiraxman-cd7ff
      @Cabdiraxman-cd7ff 22 години тому

      ​@@kaafiartan7788amiin aamiin walahi ana diyaar ina ku shahiido

  • @abukarali3558
    @abukarali3558 21 годину тому +3

    Xassan waa inkaar umadan kudhacdey
    Naar aakhiro iyo aduunba Allaha kusalido

  • @Farh940
    @Farh940 12 годин тому +1

    Soomaliya way u dhamatay Turkey dantiisu ka dhax arkay xasana waa oberkiis abii axmed maanta waa u farxad riyadisi baa rumwday ciil badanaa 😢😢

  • @Bagagac
    @Bagagac День тому +15

    Shakigii shacabka Somaaliyed ayaa rumowey kaaso ah inuu kadambeyey xassn sheikh itopiya bada Somaliya

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj День тому +20

    Xasan waa qaain wadan😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 День тому +12

    Soomaaliyey israaca oo isku tashada ,qabiilka quba qurunwaayee Amxaaro iyo waxii sooraacana weysaga filanahaye.Guul inshaa Allaah

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc День тому +19

    😢😢😢😢😢 cajiib waa habeen madow xildhibaanadu waa inay xilka ka qaadaan bada

    • @ogaaloge3281
      @ogaaloge3281 День тому

      5 sano udhiman madama ahmed madobe iyo dani 5 sano isi soo doorteen

    • @abdullahiAden-y1u
      @abdullahiAden-y1u День тому

      Xageejoogaaan Xildhibaana aad Xeegeyso? Maxoolaha odaga indhaha buurbuuran oo Tuuga-ah uxareysan? Yey Xildhibaan uyihiin?
      Bisiq Sarmaan

    • @HawaA-w9g
      @HawaA-w9g День тому

      ​@abdullahiAden-y1u
      Xil madhibayaal Waxaan u bixiyey ( call box ) iimaanka Allaha ka qaado iyaga IYO adeerkood Adan Ansax

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc День тому

      @abdullahiAden-y1u cajiib xataa inagaa xoolo ah

    • @HalimaCumar-kk9cw
      @HalimaCumar-kk9cw 21 годину тому

      Xildhibaanada waa la gatay walaal qaar badana waa itoobiyaan

  • @asraawi
    @asraawi День тому +13

    Xasan bahane qaranimadii Somaliya god mugdi ah buy Ku riday EE alow Kan ina dhaafi 😢😢

  • @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749
    @yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749 23 години тому +3

    Xasan sheikh maxamuud ha dhaafo somalia 🇸🇴 la xowla walaa quwata dulinimo weynaa

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 День тому +13

    Laba guul darro ayaa caawo u soo hooyatay soomaaliya

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 21 годину тому +2

    Soomàliya rabi ha u naxariisto dal dad waayey

  • @mubaarikaxmedmubaarikaxmed5150
    @mubaarikaxmedmubaarikaxmed5150 День тому +17

    Heshiis ka xun kii muuse ayuu la Galay xasan kheekhna

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r День тому

      bada haku dhacaan

    • @KhaderMiyir-nb4nj
      @KhaderMiyir-nb4nj День тому +1

      Muuse heshiis ma galine is afgarad buu ahaa, awoodna hadduu gali lahaana maba awoodeen maaddaamoon la aqoonsayneyn balse tani waa heshiis cid ka laaban kartaa jirin

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 22 години тому +2

      @@KhaderMiyir-nb4nj Heshiis buu ahaa in la ictiraafo Somaliland madaa noo sheegay wax aduun koo dhami ogaa kkkkkkkkkk

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 22 години тому +1

      @@KhaderMiyir-nb4nj xagaanu ka awoodin doorashadaa kasoo gashaye ku dhawaa qidii uun baa hadhsanaa waana sababta muuse cadaw oo dhabi weerar ugu soo qaadeen shiinaha turkiga masar jabuuti soomaaliya qadar erteriya oo midwaliba dan ugaara leeyahay

  • @FarassVlogger
    @FarassVlogger День тому +21

    Daalin Hadaad Maqasho Waa Ninkan Dalka Inoo Fadhiya Soomaalaay Kakaca Fadhiga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 22 години тому +5

    Ina lilaahi wa ina ileehi raajicuun Alaaha unaxaristo somalia 🇸🇴 😢war maxa naga dhexeya itoobiya bad xog ku qabsato rabtaa .😢somaliyey wadanka xassan sheikh god ku riday
    😢

  • @hassandrogba9087
    @hassandrogba9087 День тому +8

    Xasan mar walba isagaa is toogta🥲

  • @MascudUk7303
    @MascudUk7303 День тому +6

    Turkeyga iyo Dubai wa labo munafiqiin ah

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 День тому +10

    Somalia WAAy UU dhamaateye
    😢😢😢 WAA haben kale OO madwo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 День тому +3

      Huuno Carabkeena khayr hakasoo baxo si Allaah Subxaanahu Watacaalaa uu nooga aqbalo. Huuno nooma dhammaanine waynu liibaanay in shaa Allaah
      فزنا ورب الكعبة🎉
      حسبنا الله ونعم الوكيل
      حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلى الله راغبون.
      Xasan isagaa gacantiisa isku Toogtay oo iskashifay oo sheegay inuu Soomaali ahayn. Waayo Damiirka Soomaaliga ee dhabta ah waa kan difaaca Diinta, Dadka iyo Dalka. Xasan Kitaabkii Kariimka 📗 ahaa ee uu kudhaartay wuu baalmaray oo wuu kubeen abuurtay oo mafulinin dhaartii uu maray oo waxuu kukacay Khiyaano Qaran waa inuu kadagaa Kursiga.

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r День тому

      @@hafsaali4297 huunana xagaad ka keentay soodinkuu subeer Awal ku aayi jiray kkkkkkkkkk lii

  • @DafleStudio
    @DafleStudio День тому +4

    Toloow anigu Waa yabee muxuu ku bedeshey labadaas arimood ee baaba’a iyo hooga somali ah bal maleeya 😢😢😢😢😢😢😢

    • @BollandOr-wx4vt
      @BollandOr-wx4vt День тому +1

      Ninka wuxu rabaa sida ismacil cumar gele in uusan kursiga waligiis kadagin cidii dhimanaysa dalki laqadanayo makala jecla hadi kusiga lagugu haynayaa loodamanad qaado horey ban anigu inta u ogaa wuxu laqaylin jirey in ay intaas ugayso hadhow

    • @HilaacR
      @HilaacR День тому

      Shilin mad yar dee faham waa ey loo toray laf so boodboodi maaya.isna waa sida hunguri la'an halko ka gadhay iyo iman la'an xata inaantisu iyo naagtisu iibine haddu iib u helo

  • @FarhanAlisaid
    @FarhanAlisaid 16 годин тому

    Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajucuun soomaaliya

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 23 години тому +2

    War donfaarkan xasan sheekh waan in la.iskaceliyaa tuugtug dhaley weyaane muuse waxaa uu ugudiidana waxaa uùrabey in uu saga saxiiyo subxaana laah wiilkas oo dhalikaro ayaa dhinacwalbo urogaayey xasan hala.iskaceliyo donfaarka teedakalena siyaasi lama.aamini karo midaas ogaada😢😢😢

  • @maajidcabdi4200
    @maajidcabdi4200 18 годин тому

    Somali allaha uu naxaristo sawir iyo Iman allaha nasiyo 😢😢😢😢😢

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 День тому +11

    MoU waa ogolaaday Xasan Sheekh

    • @xiin1535
      @xiin1535 День тому +1

      Waa qaa.inul wadan

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme 23 години тому

      Ma ogolaan. MOU-gu wuxuu ahaa Naval Military base. Meeshaan wuu ka baxay. HSM wuxuu ogolaaday "Commercial access to the sea". Taasna ma aheyn wixii la isku hayey. Waxaa ka isku hayey "Naval Military base"

    • @abdikarimabdiibrahim3962
      @abdikarimabdiibrahim3962 12 годин тому

      @@CmonNowTellme taasna waa ku hoos duugan tahay middan hada la isla ogolaaday. hab siyaasadeed ayaa la adeegsadey

    • @asadhagio2734
      @asadhagio2734 8 годин тому

      😂😂😂😂😂😂😂 jaahil itoobiya bada cas ayay rabta si ay masar baabul mandab uga xidhato​@@CmonNowTellme

  • @naaalsi
    @naaalsi День тому +3

    Waa wax laga xumaado😢

  • @Sarta100
    @Sarta100 День тому +10

    Ordogaan xabashi ayuu la saftay Waa qiyaano qaran waa warkii muuse asaa xasan iibsan raba bada wa in la ridaa oo mooshin lagu ridaa xasan bada waxa uu ka iibiyay waa imaaraat xabashina sida ayaxii ayay usoo yaaci doontaa xasan waa qaainul wadan waa in baarlamaanka iska diidaa MAUgaan oo ay laaluush qaadan xasan waa qaainul wadan maantana tiktok ciidankuu jebiyay asagoo dan ka leheyn xasan iyo tiktok waa munaafiqiin dalja qabiil ayey ku baabiyeen iyo iska horkeen soomaali ,waxay u shaqeeyaan imaarast abiyena imaaraaat ayaa yiri qabso soomaaliya xoog iyo xeelad soomaali maantay jabtay oo imaanaya dekedaha malaayiin orromo iyo xabashi ah oo qabsan doona bada iyo berriga waxa ku jira xataa shidaalka wey
    qaadan doonaan iyo kalkuunka oo ay xaalufin doonasn hadaa laga diudin dhaca qeyradka dalkeena oo dekeda samaystaan oo lagu haysan si bilaash ah saldhig iyo deked ,markay soomalida bixiyaan xasan dalka wuu iibsaday waa in mooshin degdeg ah loo diyaariyaa oo la ridaa si uu u dhaqan gelin MAUga ankara ee bada lagoga iibsaday bada.

    • @GudiGashaan
      @GudiGashaan День тому

      Dadku weysoo dhaweynayaan heshiishka labada dal, ee aduu masar baad jaartihiin

  • @bashka47
    @bashka47 День тому +3

    Axmaar buu ii jabiyay caawa gurguurte 😢

    • @actual8106
      @actual8106 12 годин тому

      kuuma jabin sxb haduu addisababa tago o heshiiska la saxiixo xitaa waxba badalmi mayaan MOU gii kenya badda lagu siiyay xagee ku dambeeyay 2010 😂 xagee ku dambeeyay madaxda hada joogta awood ma leh

  • @AminAxmed-e1q
    @AminAxmed-e1q 11 годин тому

    saxib warka naga soo sax war bena ha noo shegin anaga

  • @zamzamsarajog9842
    @zamzamsarajog9842 День тому +6

    Gurguute muxuu Sameynaya Raaskabonina
    Waa lagu Guulestey
    Xabashidiba BADII ayuu u
    Saxiixer sababta uu waxa u
    Sameyena waxey ahayd
    Qbsashada RASKANBONi
    GURGURTE DULI ALLA KU
    BED MORYAN

  • @AhmedEsa-h1z
    @AhmedEsa-h1z 17 годин тому

    Masha Allah xasan shiikh guul walaahay

    • @AbdihakinMahamud-q9u
      @AbdihakinMahamud-q9u 11 годин тому

      Guusha ma waxaad u taqaana in badii shacabka somaliyed lahaayen la Gato Qabiil yuuna Qaadin

  • @IfiyeAlleamin
    @IfiyeAlleamin День тому +6

    Waa nasiib daro in soomaaliya yeesho Ethiopia inay hesho bad

  • @AsmaAbdirisak
    @AsmaAbdirisak 16 годин тому

    Xasbunallaahu wanicma Al wakiil ilaahow yuhuuda sharkooda naga xifthi yaa allaah ilaahow muslimka quwee munaafiqana iyo gaalada shaydaankana ilaahow dullee yaa allaah ilaahow sharkooda naga xifthi yaa allaah aamiin yaa rabbi

  • @Beru700
    @Beru700 5 годин тому

    Somalia hore ayaan u ogayn in ay dhimatay .

  • @CabdiW
    @CabdiW 23 години тому

    Somalia oo Itoobiya Bad u ogolaatay&ciidankeeda oo la qiray in ay Amniga Somalia muhiim u yihiin
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay❤

  • @Umuyahya6866
    @Umuyahya6866 18 годин тому +1

    إنا لله وإنا إليه راجعون .😢💔💔

  • @adamabubushra
    @adamabubushra День тому +4

    لاحول ولاقوة إلا بالله

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 День тому +4

    Soomaaliya masiinin badd Itoobiya, ee Xasan ayaa u ogolaaday waana Khiyaano Qaran waana inuu Kursiga kadagaa waayo Kitaabka Kariimka 📖 ah waxuu ugu Dhaartay inuu Diinta, Dadka iyo Dalka Difaacayo, Midna ma fulinin bale Baddii Soomaaliya ayuu bixiyey.
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلى الله راغبون.

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 17 годин тому

    waa hormar lagu tilaabsaday ... jig jigana siduu inku yeeli jiray ayuu somaliana in ku yeelayaa hada waayo waa diideen hore iyo gadaal midna

  • @sulekhamaxamed651
    @sulekhamaxamed651 20 годин тому

    😢😢😢😢 Alle ha inoo gargaaro

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 День тому +5

    Xamar ha siiyo

    • @bedruhassencustomclearinga3469
      @bedruhassencustomclearinga3469 День тому

      AWW NO LEADERS BUT ALLAH MAKE YOU (SOMALE) & Me (OROMO) BROTHERS INDESPENSABLE BROTHERS. OROMO IS SOMALI & SOMALI IS OROMO, WE ARE ONE BROTHER KUSH!!!! ALHAMDULILLAH!!

    • @abdibuul7422
      @abdibuul7422 20 годин тому

      Kadamna maxaa xiga hamar?

  • @aminina100
    @aminina100 День тому

    Calooosha ii xanuuntey Wlhi 😭😭😭😭😭😭

  • @Abdiwadud17
    @Abdiwadud17 День тому +1

    Hassan shekh wa Nin bahan Nin bahana Gob ma aha
    Somalia 🇸🇴 cawa god dheer bay ku dhacday 😢

  • @HappyCherryDumplings-hg9no
    @HappyCherryDumplings-hg9no День тому

    Ilaahay naarta hakufogeeyo kuwii xasan sheekh doortay iyagaa masuulka ah masiiba soomaaliya haysata arimihii dibada waan aragnaa gudihiina waa lagu kalatay

  • @sahromahamud
    @sahromahamud День тому

    Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo Qaranka 🇸🇴🙏🇸🇴🙏👮👮‍♂️

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy День тому +1

    Hampalyo Somalia ❤❤

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 День тому +5

    Badeenu iib maaha
    Itoobiya wixii ganacsi ah iyocmaalgashi haa laakiin bad baan qaadanaa nooooooo

  • @Mmmmmmmm-s9z
    @Mmmmmmmm-s9z День тому +3

    Xasan sheekh go aan ma leh ethopia ayuu isu dhiibey laakiin dhulka soomaali baa leh xasan ma leh

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 День тому

    Good news 👍👍 💙🎉🎉

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l 20 годин тому

    Hassan sheikh ma ahan ee waa xildhibanada kuwaas habaara ciil badanaa😮😮😮

  • @AbdixamiidMaxamud
    @AbdixamiidMaxamud День тому +1

    Dalka somalia💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️

  • @marwanyusufhassan8250
    @marwanyusufhassan8250 19 годин тому

    Ilaahoow Soomaaliya noo bad baadi.

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 23 години тому +1

    Mahadsanid mudane warkaada waa u muhiim inta soomaali wax garata inta kale yeelkood

  • @abdirisaqmahamoudgata7087
    @abdirisaqmahamoudgata7087 День тому

    Wa kaas hasan ilaahay qeyr masiiyo

  • @Nia2tt1
    @Nia2tt1 День тому +2

    illahey umada hakaqabto Yahuud iyo Habaahana Asaga kahune wllhi waa Yaab Aduun

  • @MohamedTarabi-i6o
    @MohamedTarabi-i6o 22 години тому

    Xasan wa khaaino wadan inshallh heshiiskaas masuurtobi dono

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 День тому

    G. Media waa ku slamey wll❤ mahaad sanid sida ficaan aad wararka nagu so guudbisid👍

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education День тому +1

    Aby ahmed guul. Qofka bidaarta wayn madaxa ka garaac

  • @CabdiraxmanCabdulahi-o2h
    @CabdiraxmanCabdulahi-o2h День тому

    Xasan sh wa amhaar an faido lahayn

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s День тому +6

    Xil ka qadis wa in lagu sameya Xasan shekh maxamud

    • @mahadrobles
      @mahadrobles 23 години тому

      Deg deg ah!

    • @HassanAliAhmed-f2d
      @HassanAliAhmed-f2d 23 години тому

      HODHO-DHOOO.....

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 21 годину тому

      Hhhhhhh walahy waad hurudaa. Yaa ka qadaya. Meeshu waa gofkisii. Meesha wax jooga sacabka uun bay tumaan

  • @HamidHusenAbdule
    @HamidHusenAbdule День тому +1

    Xasan shek aya saxihey

  • @KhaderMiyir-nb4nj
    @KhaderMiyir-nb4nj День тому

    Somalia 🇸🇴 god bay ku dhacday caawa😢😢😢

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 День тому +2

    Xassan xoolo

  • @Ridwaniz
    @Ridwaniz День тому +1

    Cadawgaaga baddaada sii! Masiibo!! Somaliya waa qabiilo, Xassan sh. Ma bixinkaro bad Somaliya!!

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 18 годин тому +1

    🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqanidhagaxjare9534
    @abdiqanidhagaxjare9534 19 годин тому

    Soomaali waa la iibshay meeshan barlaaman kuma joogan Ina lilaahi waa Ina illahi rajumuun

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 День тому +3

    Waa midi calool ku tagtay Xasan siyaasi maahan ee Waa isku dhex yaacay.

  • @maxamedcartan7988
    @maxamedcartan7988 День тому +1

    Markaa yaa badiyay h sh iyo abi ahmed

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 День тому

      Midna waayo Abiyna waa ogyahay Shacabka Soomaaliyeed waa Mid..🎉..oo Badd siin mayaan. Xasanna waa Ogyahay in Soomaali aysan kayeeleynin Badd baan Gumeystaha Itoobiya siinaya. Badda maba lahan Xasane maxuu siinaya.
      فاقد شيء لا يعطيه.
      حسبنا الله ونعم الوكيل
      حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلى الله راغبون

    • @ccasiisismaciil8406
      @ccasiisismaciil8406 День тому

      Abiy.Axmeed ayaa badiyey
      Al xaqiiqa

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 17 годин тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ciil badanaaaaaa xasan wan la ciiley

  • @NaimaAliAbdi
    @NaimaAliAbdi 21 годину тому

    Ilahay dalka hakaqabto xasan sheq 😢😢😢

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 3 години тому

    Waan fahmay hadalka Itoobiya wuuna bahdilay xasan Gawaad iyo kooxdiisa.

  • @MumtaasMahamuud-b1c
    @MumtaasMahamuud-b1c 21 годину тому

    Aamiin

  • @a.j2428
    @a.j2428 День тому +5

    BAARLAMAANKA SOMALIYA WAA INAY XUKUNKA KATUURAAN XASAN SHEEKH, ERDOGANA WAA MUNAAFAQ, ISAGAA INTAA KASHAQAYNAYEY IN ETHIOPIA LALA HADLO

    • @AbubakarAbdilahi-w3b
      @AbubakarAbdilahi-w3b День тому

      😂😂bada weynu kireyneynaa ictiraafka laga tanaasulayaaye aaamu

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq День тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Guul Hassan sheikh, Daarood 70sano Somalia lugta ahaayeen iyagoo jajauusin ah bal hadda ku raaxeysta go sanka Hassan

    • @HilaacR
      @HilaacR День тому

      Noocaga dalka baaba ugu wacan markad gurgurte maqajane ugu hiliso qabyalada

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 День тому

      Darood dhulkooda iyaga u taliye bal caano ka dhan dhulkii irir ba la qaataye

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 19 годин тому

      Oromo ayaa idin taliso qurun yahay ​@@Mirhan777

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 19 годин тому

      ​@@HilaacRdad idinka xun walahi Somalia kuma moolo, Abiy oo dhulka la siiyo ayaa ka fiican intaa idinka mad noqon leheeden

  • @masonmaxwell3773
    @masonmaxwell3773 День тому +2

    Ethiopia 🇪🇹 🇸🇴 waan soo dhawaynaa guul iyo barwaaqo

    • @Fast.money86
      @Fast.money86 23 години тому

      Aamus oromadii kudhashey maxaà n dhaxaa

    • @Saydomar66
      @Saydomar66 18 годин тому

      Itobiyan afka waa yaqaanan😂

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 10 годин тому

    War soomaaliyey xassaan xirra xassan sidag dag halloo qabto xassan waa mujrim danbiile oo jiritaanka soomaaliya in uusan rabin halla qabto xassan

  • @AbdikhafarbareIbrahim
    @AbdikhafarbareIbrahim День тому

    Xasan wa jir jiroole

  • @cabdiraxmacali9997
    @cabdiraxmacali9997 19 годин тому

    Qaainwadan weye Xassan Sheekh

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 День тому +4

    Guuldaro Somalia waaye Ethiopië marin badeed he sho iyo dakad ha isku qaldina maxan muuse biixi ku heysanay marka somaliyey kaca qeyladhan waa wareey arigoo hawiye ah ayaa diidan xasanow tan duliyahaw

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 День тому

      Waa kaa hawiyaninadii ha kaa saarto, badii hore baa laga soo celiyey maantana dhinicii kale buu sidii oo kale bixiyey… marka waa in ka keenaa daarood si bada hadana ay u soo celiyaan

  • @Mohamedgoley
    @Mohamedgoley День тому +6

    Ethopia waxaa ufududay waa jubaland, putland iyo somaliland
    Waxay si cad ulasafteen xabashida

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r День тому +2

      sax hala saftaan guul axmed madoobe iyo Itoobiya

    • @PuntlandFirst1-q5o
      @PuntlandFirst1-q5o День тому +1

      Guul ETHIOPIA MORYANTA HAWIYE OO BILILIQADA KU NOOL BA DALKA TURKEY 🇹🇷 IYO ETHIOPIA 🇪🇹 USAXIXAY

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 День тому +1

      Dhulka somalia maxaa hawiye kaliya duudka kasaarey Ethiopia cida ey dhici kartaa ha dhacdo maamuladan wada dabadhilifyada ahna Ethiopia haloo gacan geliyo gelino Ethiopia katirsan ha noqdaan , sax maaha dalka bad baadadiisa marwaliba hawiye uun in uu usoo taagnaado , daarood waa dabadhilif Ethiopia isaaq lamid somaliyeey nin walbow taagtaa

    • @HilaacR
      @HilaacR День тому

      Huurale jilcsan adeerka ee go'an lahayne ba sababay isaga kala xisabtan neefow ha ku galgaline maamula kale.adeerkaga kala hadlaya ee madaxweyne isku haysan ganacsade so shaqo ismoodaya ta u sheeg.dalka iyo dadka wuu iibine doona

  • @jamaomar8775
    @jamaomar8775 12 годин тому

    Somalia been bay dadkeeda u sheegaysay 1sanad oo maantana aay heeshiskii muuse iyo turkijka iyo eithoopia uun baa maanta dhaqangalay oo somaliland iyo eithoopia uunbay guushii racday wayo waxay somalia rabtay ee ahaah eithoopia haka noqooto xaguu ku danbeeyaye kkkkkkkkkkkkk eithoopia iyo somaliland.toodii uunba hiirgashay xalay 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @SamaDeri
    @SamaDeri День тому

    Xasan sheekh finally waa isdhiibey. Kistiisi wuu qaatey. That means somaliland and ethiopia mou good to go. Waraaqda si fiican u aqriya meel ay kuqorantahay heshiishkii somaliland iyo ethiopia wax lagaga hadley ma leh. 😂😂😂

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 День тому +1

    Allah Macalinka Lugeeya5 walahi waa sirdon gorma ayu lahaa. Waryada Somaliyey HSM iska qaabta. Waaxa hada socdo odaan ayu maar horeey ayu yiri. Hadi Aad iska qabaan wey dan by June 2025 isaga Aya Somalia 🇸🇴 weligis utalin doona.😢

  • @shaticadeShaticade
    @shaticadeShaticade День тому

    KANSAR ALAHA KURIDO XASAN IYO KWA KALA SHAQEYNAYA IN BADEENA ETHIOPIA QADATO :
    WAA MURUGO IYO UURKUTALO KUDHACDAY UMADA SOMALIYED .
    WAR SOMALIYEY GUNIMADAN KADAGALAMA OO KAKACA FADHIGA 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ahmedyusuf-n1b
    @ahmedyusuf-n1b День тому

    Nin masaajid ILAHAY dumiyey dadkiina barakiciyey inaad dal iyo bad inu umadda soomaaliyeed u badbaadiyo sugtaa waa ku ayaan daro dadka qaar baahida, fakhriga iyo ducfiga la saaray waynaa subxaan ALLAH.

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey День тому +8

    I love my nation viva SOMALILAND ❤️

  • @HamzaSalay-r3f
    @HamzaSalay-r3f День тому

    Kkkkk aaway dadkii lahaa Xasan sheikh waa wadani😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Darulqalam12
    @Darulqalam12 23 години тому +1

    insha allah faraj ayaa imanaayo

  • @Remember1977
    @Remember1977 День тому +8

    Xasan waa boog ku taal ummada soomaaliyeed.

  • @Charkherad
    @Charkherad 23 години тому

    Xassan bad uma diidaynin itoobiya lkn somaliland ayuu weerar ku ahaa, guul somaliland guul somaliland ❤❤❤

  • @ahmedjamac8421
    @ahmedjamac8421 День тому

    Xasan shiikh qof siyasi ah maha damiin siyasaded

  • @Gonergonerido
    @Gonergonerido День тому +4

    Dee ma dalka lagu wada wareejiyo wxna faraha laga qaado waa sheeko malacyni ah .
    somalia sida suuriya xorayn bay u baahanta

  • @johnosmaankhayrahmed1959
    @johnosmaankhayrahmed1959 18 годин тому

    Wuxuu sugayaa inta aby uu akoonka xasan sheekh lacagta lagu soo shubaayo

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k День тому +1

    Subxàna laah away masar iyo erteria balantuu lagalay keep eriteria awodeede tustay itopiya wana ka dhabeysay iney badooda iman

  • @Warsanmedia0
    @Warsanmedia0 12 годин тому

    Xasan waa odey soomaaliyeed oo waaya araga ugama baqaayo inow dalkeena cadow ka iibiyo.
    Arinta Jubbaland iyo arimaha doorashooyinka dib u eegis haku sameeyo

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 День тому +3

    CIIDANKA ETHOPIA🇪🇹 AYAAN NAF U HURAY IYO DHIIGBA SOMALIYA INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN MA CIIDANKA MALIN WALBA SHARCI DARADA KU SOO GELAYA DAL ETHOPIA🇪🇹 AYAAN NAF NOO HURTAY NINKAN MARXUUMKA AYAA NOO KEENAY

  • @hersijeego7451
    @hersijeego7451 День тому

    Dhibka maanta soomaaliya heysta waa madaxda nimanka isku sheegay (irir samaale) iyaga’ ayaa badi soomaaliya gacan shisheeye kula gorgortamaya maanta. Sad sad sad day for Somalia.