HABOON NUURA | GAF JACAYL | New Somali Music Video 2022 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @KASKEYPRODUCTION
    @KASKEYPRODUCTION 2 роки тому +858

    Dad baa u qaba raali gelinta iney ceeb tahay lkin qof walboo bini aadam ah qalad wuu galaa qof walboo qalad laga galana mudnantiisa waa raali gelin aan is raali gelino si uu alle inooga raali noqdo 🙏 haboon nuura fananad talent leh keep going walashey 🥰

    • @hannaha188
      @hannaha188 2 роки тому +11

      Forgiving and admission of mistakes it demonstrates strength and accountability of ones morals. Waan kugu raacasanhay taas huuno Waa runtaada💜

    • @iqrahassan1643
      @iqrahassan1643 2 роки тому +4

      Waa run raagalinta waa wax ficn

    • @anas-ws6or
      @anas-ws6or 2 роки тому +8

      Saxa

    • @khadarabdimohmud7397
      @khadarabdimohmud7397 2 роки тому +7

      Wa xaqiq raali galinta way shay qaaali ah

    • @amrancadeyamrancadey5248
      @amrancadeyamrancadey5248 2 роки тому +5

      Saxix

  • @c.wahaabsiciid3903
    @c.wahaabsiciid3903 2 роки тому +90

    Hees kasto macan waxaa ka macan quranka kariimka

  • @FardawsaDaud
    @FardawsaDaud 3 місяці тому +22

    Wxas oodhan waxa ka fican quur,aanka kariimka azxpy❤😢

    • @CabdiraxmaanCarab-w7e
      @CabdiraxmaanCarab-w7e Місяць тому +1

      Waaa runtaa😊❤

    • @HaniAhmed-w5k
      @HaniAhmed-w5k Місяць тому +1

      Runta waye❤❤❤❤

    • @MalyuunAhmed-p6j
      @MalyuunAhmed-p6j 14 днів тому

      ❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😮😅😅😊😊😊😊

    • @MalyuunAhmed-p6j
      @MalyuunAhmed-p6j 14 днів тому

      ❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉😢😢😮😮😮😮😅😊😊w

  • @samirosama2403
    @samirosama2403 Рік тому +38

    الأغنية حلوه شديد تحيه من السودان للشعب الشقيق الصومال ربنا يحفظ بلادنا وينعم علينا بالامن والامان مزيد من العمل وموفقين دائما بتقديم الأفضل ❤

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 2 роки тому +234

    walal macaan in yar baad aragta dad ku waaniya,walaal ha ilaawin inaad muslimad tahay,jidhkaagana asturato,ha ilaawin inay geeri iyo xisaab jirto,waxba yay dadkan kasii waalin,qabriga iyo xisaabta Alle kaligaa baa maraaya hees hadad rabto lakiin asturo jirkaaga habooneey.

    • @hanadmustaf7714
      @hanadmustaf7714 2 роки тому +5

      Oo adi muslim hda tahy oo shiq iska dhigeysid heystan mx ku kenay wr somlidan ya nga qbta😂🙄🙄

    • @suleikhaahmett6922
      @suleikhaahmett6922 2 роки тому +5

      Allah xaqa hana fahansiiyo🥺🤲☝🤲🤲

    • @ibnumohalhaji8503
      @ibnumohalhaji8503 2 роки тому +7

      @@hanadmustaf7714 kaliya maha inuu sheekhu diin ka hadlo qofkasta oo muslim ah qofka wllkii ah wnga wuu fari karaa bro wxfahan

    • @cabdinuur9568
      @cabdinuur9568 2 роки тому +2

      @@hanadmustaf7714 xumaanta ku taageri wllo miyaa

    • @cabdinuur9568
      @cabdinuur9568 2 роки тому +1

      @@ibnumohalhaji8503 sax wllo saas weeyw

  • @fihimaasad6811
    @fihimaasad6811 5 місяців тому +14

    😢 heestan iyo sanadkan 2024 😢

  • @SoyafilmsStudio
    @SoyafilmsStudio 2 роки тому +145

    Woow it is hot Haboon qof cod wanag iyo dadnimo alle u dhaliyay keep going queen 🥰🥰🥰

  • @horytalbhr9659
    @horytalbhr9659 6 днів тому +1

    From Eritrea 🇪🇷 I love 🇸🇴 people ❤

  • @hassankaffi8826
    @hassankaffi8826 2 роки тому +19

    😢Jclka wax adunya yaalo oo lagu Tilmamo malahan xaqiiqdi markad qof sidhab aad u jeclato hadana aad weyso noloasha dhan wax micno ah kulama yeelaneso dadka wxy ku dhahaayan noloshada horey u wado lkn adiga midas in ad sameso wey kugu Adak thy heer wxd garesa aad ku riyoto alla jclka xanun badna oo hadana Macana markad hesho ruxa jecled hadalkan kaliya wxa daremi karo qofki jcl so maray💯🥺🔐💘❤

    • @MarwaCawil
      @MarwaCawil 5 місяців тому +1

      Ha walahay 🥺🫵👈

    • @Queensimii
      @Queensimii 5 місяців тому

      Waxaa dareemi karo qof jaceyl somarey waa sax midaas 😢😢😢

    • @Aishamusdaf19
      @Aishamusdaf19 Місяць тому

      Wll cadi matahid bee runta hade tas thy Madan gur sani lahen mid kale😂

  • @ahmedmohamoud9849
    @ahmedmohamoud9849 2 роки тому +35

    Hal mar erayada ay leedhy haduu I Odhan lahaa qof aan ogahay 9yrs waan ka ladnaan lahaa anyway best eerayo iyo music 🎶 ❤

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 2 роки тому +265

    Ramadaan Coming soon guyz ilahay nabad haynagu gaadhsiiyo🤲 HABOON NUURA ANOTHER LEVEL🤗🤗 TUSMO FILMS CUMAMADIINA LAMA HAYSAN KAROH🤗 PINKA IGU QABOH BY TUSMO

  • @hayatmohamud6044
    @hayatmohamud6044 2 роки тому +36

    Adigu Qalad imad gaysan💔
    Aniga wanaagi garan waayey😪
    gacliye mar uun ii soo noqo 🥺
    garabkaygi midigow raali noqo😭
    💔💔💔😭

  • @عائشةعبدالرشيد-ث2ع
    @عائشةعبدالرشيد-ث2ع 2 роки тому +72

    الأغنية تجنن تحية لشعب الصومالي🇸🇴

  • @luqmanhashi1536
    @luqmanhashi1536 2 роки тому +9

    Laxankii iyo Musicigii Amirikhan Hestiisii Gijinii😲😲

  • @saalimkeynan6673
    @saalimkeynan6673 2 роки тому +4

    Amerkhan songs laxankeedii ahaa iyo music ga Inta fahantey 🙏🙏
    Love dhac

  • @alimohamedmohamud8458
    @alimohamedmohamud8458 2 роки тому +27

    Best song
    Laxankii guzarish ba saaran
    Wow ♥️😢

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 2 роки тому +95

    Way hees dhaaftay
    Unique vocie Haboon Nuura. ❤👑🎊

    • @CadeQarawe
      @CadeQarawe Рік тому +1

      War qoftaan heesaheeda tiktok uun baa ku arki jirey show waabo another level codkeeda waa mid cajiiba caawa u soo tafaxeytay inaan UA-cam ka soo raadiyo mida yaabka leh ayaa ah iney 10 months fanka ay ku jidhey misana heesaheedii oo idil wada qarxeen. Haboon nuura amazing voice baa ku duugan.

    • @mohametabdulkadir1597
      @mohametabdulkadir1597 Рік тому

      @@CadeQarawe aad iyo aad boowe.

    • @abdiazizyare6741
      @abdiazizyare6741 6 місяців тому

      Heesti amir khan copy ah😂

  • @birmadyare
    @birmadyare 2 роки тому +17

    Haboon waan ku Hambalyeynayaa 👍🎵
    Erayada Laxanka iyo Musigu Waa....
    Samiir Zaam

    • @Qubee-Entertainment.
      @Qubee-Entertainment. 2 роки тому

      ua-cam.com/video/GpE_ccIaX0g/v-deo.html

    • @ZuHaYP_t0mLY
      @ZuHaYP_t0mLY 2 роки тому +1

      Heestu wa guzarish amerikhan ayaa qada filimka uu waalida ku matalayo, marka ereyada, laxanka, music dhaman wa copy wana sabobta tattle ka loogu so qorin.

  • @igawaalfilms8456
    @igawaalfilms8456 2 роки тому +15

    Heesta amir khan ayay laxanka iska leeyihiin heestaan but I love this song ❤️

  • @abokormuxayadiin3578
    @abokormuxayadiin3578 2 роки тому +16

    Wlahi heestan 🥰😥darenkeyga wabay gadisey waxapa kasii daraN 🗣Codkeeda eyahe hindiyad kaa dhigaN lahaa lakiiN waxooga zanka 👃gaabaN intaa kaftaN 🥰

    • @ikraanaxmed7059
      @ikraanaxmed7059 2 роки тому +1

      gabadha hadaa waxka shegto anine waa waxa iga sheegte leygamaba yaqaan😄

    • @maxamudjacelaw2024
      @maxamudjacelaw2024 2 роки тому +1

      Waaw cash cala cod m.a abaaayo

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 роки тому +101

    Ax Ax What A SonG,
    Gafku BaaHa Ceyb Marba Haddaad Qirato Aadna Cafis Ka DalbataY🙏,
    Well Done Sis Haboon Nuura👏😍, The Voice, For How It Was Camerized And Edited👏,
    Note It I.a In One DaY This Girls Became Of The Best And Lovely In Somali Artista☝️😍.

  • @Abdwazac71
    @Abdwazac71 2 роки тому +37

    CiYaal hindi hda Fahanteen wa idin salaY
    Sido kle qoftan top level waaye 👌 💯

    • @mawliidomermilano4663
      @mawliidomermilano4663 2 роки тому +2

      Gusaarish amiir khan film Ghajini

    • @salmakasim3336
      @salmakasim3336 2 роки тому

      Amiir khaan 😂 heestiisi uu waalida ku jilayo

    • @ladanlucky3480
      @ladanlucky3480 2 роки тому

      Hhhh wllhi mrkey dhagteda kusoo dhacdaa dareemay lkn maskaxdeyda wey soqabanweysey erayadi hindiga ahaa sidas uga sooooraadiyey comments ka flimkey kujirtey 😆😆😆😆😃

    • @Qubee-Entertainment.
      @Qubee-Entertainment. 2 роки тому

      ua-cam.com/video/GpE_ccIaX0g/v-deo.html

    • @birmadali1405
      @birmadali1405 2 роки тому

      Ghajini Amir khan. Heestiisa laga soo xaday music ga.

  • @abdiweliibrahim2643
    @abdiweliibrahim2643 2 роки тому +43

    heestan gabadh aan isjeclayn balse aan kala hadhnay aya haben habenada kamida cod ahan iguso dubtay what's apka xiligas wxi kadanbeyay wan midownay aniga iyo boqoradayda hestan xasus goni ah bay iledahay ha la iscafiyo (haguulaysto jacaylka )

    • @nafisocali2807
      @nafisocali2807 2 роки тому

      Tnks bbe

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 2 роки тому +3

      Wakhtiga idiin hiiliyey hadii jacaylkiinu 2010 noqon lahaa maxay kusooqaadi lahayd oo aad raali kunoqon lahayd waa waxna markaa wakhtiga idiin hiiliyey

    • @ikranali3232
      @ikranali3232 Рік тому

      waaaw m.a

    • @cbrownfans9447
      @cbrownfans9447 Рік тому

      Sido kale pro

    • @SacdiyaCabdalah-yi5yg
      @SacdiyaCabdalah-yi5yg Рік тому

      Adna will wanaagsan ayaa tahay maadaama utalan suushay nolow

  • @AbdicabdulahiJamac
    @AbdicabdulahiJamac 8 місяців тому +1

    Alla jeceelka qaraaraa laakiin Marka and heysatit wuu macaanyahay😢😢😢

  • @irshaadshuuriye1648
    @irshaadshuuriye1648 2 роки тому +5

    Cishqigan guray aniga gubay
    Aniga gafkiyo qaldkaba galee miyaan kaago,ikaraa😪😓🥺😭❌💔💔💔💔💔💔💔💔🥺😓😪

  • @BurhaanMohamoud-tj6os
    @BurhaanMohamoud-tj6os Місяць тому +1

    Janis ma uhaysaa saliga nabiga❤❤0

  • @titu2872
    @titu2872 2 роки тому +56

    The best music in somalia 🇸🇴 🎶

  • @AnfaalDaacad
    @AnfaalDaacad 5 місяців тому

    Gabadhaan waad u egtahy ayaa laidhahaa marwalba ❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 роки тому +18

    The best singer in 2022 talent ayay leedahay wallhi haboon nuura ❤

  • @bashirabdi8430
    @bashirabdi8430 2 роки тому +10

    Heestan wax kale weeye no dislikes ❤️
    Jacaylku ha waaro 🕊❤️🕊

  • @amalapdirahman602
    @amalapdirahman602 2 роки тому +3

    Aniga wiil aan wada shekayzan jirnay izla zoconaya 3 yaer hoyaday aaphay ayaa ogaaday xirir kii lapadaydii walidpa way idiiden inankii wax walpa ooy zamayn karayeena qay zameeyeen wiilki zi layga reepo wana layga repi kari wayay intii hore oodhan ani pas jecla izkaga run kamay ahaan jirin zanadkii inadhaafay ilaa imika izaga ijecel imika qilaaf ayaa nakala kexeeyay wax klena nama kala kaxayan inamo uu igu arkay nakala kaxayzay wax walpa wan uzameeyaya izaga dartiii ani ayaa maraka jeclaa waxa zamaaanaya imika ze izaga ayaa ijecl 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭waan kujeclahay imikana

  • @xogururmedia31
    @xogururmedia31 2 роки тому +2

    Heestan waxay isoo xasusisay barigaan hindiga dawanjiray heestii deeri merii intii ila qabta like isaara

  • @abdirahmanabdullahihussein4272
    @abdirahmanabdullahihussein4272 2 роки тому +5

    Wow unstoppable nice song🇰🇪🇲🇾🇸🇴❤

  • @dayesomaliyoutube7108
    @dayesomaliyoutube7108 2 роки тому +5

    Erayada : Samiir Zaam
    Laxanka : Samiir Zaam
    Music : Samiir Zaam
    Voc.rec : Samiir Zaam
    Maclinkyga Xagan ayaan kasalamaya

  • @ArMaanio-Lyrics
    @ArMaanio-Lyrics 2 роки тому +7

    Laxankii Guzarish, oo ay ku luuqeynayso Ruuxdii Codka Haboon Nuura.😘😘

  • @muhsinfanah72
    @muhsinfanah72 2 роки тому +2

    35 second ugu horeysa musikada yaa ila jecel🙈🥰🎹🔥🎶

  • @مهندسغريب
    @مهندسغريب 2 роки тому +10

    Jacaylka waa cajiib waxaad arkaysa qof ku jeclaan jiray oo ku daneen jiray oo kaa fikiri jiray adna aadan danayn jirin oo ciida ka Soo qaadi jirin gabigiisaba lkn ayaan ka dib kaa niyad jabay aad waysay aragiisa ka dibna aad ooyin bilaawday oo Soo xasuustay sida ula dhaqmi jirtay waligaa qof ku jecel ilaali dareemihiisa

  • @nasracadeyhanaan9127
    @nasracadeyhanaan9127 2 роки тому +3

    Boqorada codka haboon nuura hore u soco qalbi ❤❤❤❤🎻💉

  • @qamaraadan7598
    @qamaraadan7598 Рік тому

    Haboon waxà tahay hormudka fanka horay o soco

  • @Solo-mh5cm
    @Solo-mh5cm 2 роки тому +92

    I love listening this masterpiece song Alot of music, Alot of Rhythm when moving the mouth so beautiful ❤❤💯💯

  • @MaraWayne-gr9xv
    @MaraWayne-gr9xv 3 місяці тому

    Maa sha Allah illaaheey Haku xafido❤❤❤

  • @abdirahmaanmahamed1776
    @abdirahmaanmahamed1776 2 роки тому +8

    INTA 10 KU CESHATAY LIKE IISAARA

  • @sihaam861
    @sihaam861 2 роки тому +1

    Heestan wxad umdaa iny Ani iga hdlyso mxaa yely wxaan cdleyay qf naftisa ihory oo wx walpoo qalad ah oo iga dhoco ii qabaneyn 🥺lkn ma fahmysid qfka intuu kla jgo wangisa blse mrkad wydo cid sidoo kuu wanajin jiray ku wanjeso markaa bad qfkii tabee 😩ilaaa hda si wll nimo isoo xaririyaa 😣Mana dhihi karo iska key cfi oo sidii hore aan isku noqono mxaa yelay wxan ogahy inaa Wang agtii ku beranin blse asiga wanga io xushmeyn agtyda ku bertay 😭😭😭😭💘💔💔
    Xumantaa galbsaday gortaan so xasustaba kama gam o habnkii😭💔😭
    10/6/2022😭

  • @qatraminhaj4643
    @qatraminhaj4643 2 роки тому +3

    Masha Allah cod ugoni ayey ledahy

  • @hendamoha7261
    @hendamoha7261 Рік тому +2

    Haboon walaal waad cod macaantahay hore osco 🥰🥰🥰🥰

  • @shirkaprodecution8627
    @shirkaprodecution8627 2 роки тому +8

    Inadeer heesta hindi bey aheyde wad badashee 😂😂✌️❤️

    • @Malapo22__
      @Malapo22__ 2 роки тому +2

      Guzaarizh filmkii ghijini amirkhan wx fikirkaaz ila qabaan manta dhan radinayay😆👊

  • @AadnIbrahim
    @AadnIbrahim 2 місяці тому

    Wan ku jeclahy haboon nuuro I l ove you

  • @zakisuraloowga4299
    @zakisuraloowga4299 2 роки тому

    Axasan cod xasbuuka war ina adeer yaal qoftaan number keeda haleey raadiyo somalinimo hadey jirtoo 🤔🥲

  • @Layla-pk7ev
    @Layla-pk7ev 2 роки тому +6

    Another level 💯👌👏🙌

  • @vannybowy1145
    @vannybowy1145 2 роки тому +1

    Film igu qali ah iso xasusisay wlhi mcnto keep going

  • @omarabdiaziiz726
    @omarabdiaziiz726 7 місяців тому

    baarliin khaalid love you 😢😢❤❤😢😢

  • @abdalecade7195
    @abdalecade7195 2 роки тому +3

    beat is sampled from my most favored bollwood song GUZARISH, tbh this girl got an incredible voice, she is going hard HABON 2025 YAA ILA DHAGESANYAstayhomethanksdoc Eryda samiir saam
    Laxanka samir saam
    Music samiir saam

  • @mariaomer5978
    @mariaomer5978 2 роки тому +1

    Heestan meel fog baa laga kenaey❤️🧸

  • @kaafikaa3568
    @kaafikaa3568 2 роки тому +9

    The voices 🥺😭😭

  • @mohamedomaari8718
    @mohamedomaari8718 2 роки тому

    Filmki Gajini iso xasuusisi wlhi
    Amirkan heesti Guzarish
    👏👏👏👏👏👏👏

  • @anasethan4505
    @anasethan4505 2 роки тому +1

    Wlahy waan qiirodey

  • @aichasaid5240
    @aichasaid5240 2 роки тому +18

    Nice song keep going masha Allah 🤗😊😘

  • @cabdiyaremaxamed5302
    @cabdiyaremaxamed5302 2 роки тому +1

    Run ahaanti Qalbiga ayey taabatay 😍

  • @faysalkhaliifcabdi7187
    @faysalkhaliifcabdi7187 2 роки тому +4

    Gabadhaan unique voice ayey leedahay Cajiib.

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 роки тому

    Hanoon Nuura Fankaa Kuu BaaHan Byo mcn❤🥰
    🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @nakriimamukhtar992
    @nakriimamukhtar992 2 роки тому +15

    Bast song 🖤heestan markaad dhagystay qalbiga ii dhaqaqay 🥺keep going xappti💋🖇🤍

  • @kaysecamje527
    @kaysecamje527 2 роки тому +1

    Tani hees way dhaaftay music 🎶 like amerikhan 😎💫

  • @nanabobo1234
    @nanabobo1234 2 роки тому +3

    Another level 😍

  • @DdddSsddr
    @DdddSsddr 5 днів тому

    Ax waad iga oysiisay❤❤❤❤❤

  • @saidcali6569
    @saidcali6569 2 роки тому +3

    Music dagan ayaa lo tumay wllh codkeda caadi maha horay usoco myssistr

  • @hamzecadde6348
    @hamzecadde6348 2 роки тому +1

    Guzaarish😂❤

  • @mojam0895
    @mojam0895 2 роки тому +20

    Hees way dhaftay tani 😍keep going sis 🎵🎤

    • @arwacqani5689
      @arwacqani5689 2 роки тому

      ⚘⚘⚘⚘🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🔴

    • @zakariaaxmedhassen4202
      @zakariaaxmedhassen4202 2 роки тому

      Amirkhan baa heestan horay uqaaday waxana ladhahaa GUZARISH

  • @abdullahiibrahim775
    @abdullahiibrahim775 Рік тому +1

    Music 💯👌

  • @cabdallecabdirashiid6486
    @cabdallecabdirashiid6486 2 роки тому +7

    Bᴇsᴛ sᴏɴɢ 🙏🤩❣️

  • @Aliko_Production
    @Aliko_Production 2 роки тому +1

    Hees iyo badh wlhi 🔥🔥🔥🥰

  • @sharmaboy9676
    @sharmaboy9676 2 роки тому +1

    Wwwww Haboon Adeer keep going

  • @GaasShow
    @GaasShow 2 роки тому +5

    Another level pro

    • @Solo-mh5cm
      @Solo-mh5cm 2 роки тому +2

      Bro dheh
      pro waxaa laga wadaa production❤💯💯

  • @Hothan-v2b
    @Hothan-v2b Місяць тому +1

    Zxp wan I think I have been ❤

  • @shamuureofficiall123
    @shamuureofficiall123 2 роки тому +36

    Sweet voice ❤️Haboon nuura 🤩

  • @hajibaash571
    @hajibaash571 Рік тому

    Gusaari ish song music 😮 habon

  • @abdisalanahmed36
    @abdisalanahmed36 2 роки тому +4

    Super song ❤️😻

  • @WardoAxmed-n5c
    @WardoAxmed-n5c 6 місяців тому

    Gacaliye mar un izoonoqo😢😢

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 2 роки тому +1

    Zamiir Zaam Boqorka Qiirada

  • @yaxyeapdiraxmaan3150
    @yaxyeapdiraxmaan3150 2 роки тому +5

    Amazing 👏

  • @LuulSaciid-t5u
    @LuulSaciid-t5u 7 місяців тому

    😢cod macaan walaasheeda❤❤

  • @najaxaadan5405
    @najaxaadan5405 Рік тому

    Qalbiyeey wllhy waan ku taageeraaaaa❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋😓😓😓😓❤️❤️❤️

  • @farhanfarah3987
    @farhanfarah3987 2 роки тому +3

    Haboon xabiib my ex class mate in Ardaale Sec school Borama

  • @Kp_poductions
    @Kp_poductions 2 роки тому +1

    Hapoon nouraH 🌬

  • @subeerabdirahmaan1272
    @subeerabdirahmaan1272 2 роки тому +16

    What a song 🎶 ❤️❤️ Haboon nuura 🔥

  • @sawdaabdilahi1108
    @sawdaabdilahi1108 2 роки тому +1

    Miyn ka goi kara way hees dhafty wlhi🥰❤

  • @muneraMustafe01
    @muneraMustafe01 2 роки тому +8

    CODKEDA MACAAN KU DHAMAATAY😍

  • @6ix19ne4
    @6ix19ne4 2 роки тому +2

    WOOOY 💯❤️ HEEES IYO BAD

  • @abdiaziizomar1311
    @abdiaziizomar1311 2 роки тому +3

    What a voice 😳💔🤭

  • @NasradaahirNasriin
    @NasradaahirNasriin 6 місяців тому

    The best song 🎵 ❤️ for ever ❤

  • @ifraaxaadan6736
    @ifraaxaadan6736 11 місяців тому +41

    Sorry 💔🥹😭🥺😫

  • @abdiweliosman8165
    @abdiweliosman8165 2 роки тому +1

    Wow tHis song is vaf tHe one an only HaBoon noura kep forward 💯❤️

  • @zakariaabdulle7273
    @zakariaabdulle7273 2 роки тому +3

    Best song😍

  • @cabaasninja8810
    @cabaasninja8810 2 роки тому

    Haboon wan ku taa geeraa huno👸👸👸👸💯

  • @tiktokchallengeteam5104
    @tiktokchallengeteam5104 2 роки тому +3

    Best song 🤗

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ 2 роки тому +1

    Heestan waa hees hindi ah magaceduna waa guzarizh waxaana qaada amirkhan filmki ghijini ax yaa jacayl wlhi musica uhoreya markan maqaly iguso dhacdy heestii yaranteydii ayan filmkaz aad ujeclaa🥰

  • @fatumaabdulah530
    @fatumaabdulah530 2 роки тому +1

    Amir khan hestisa Guzarish muziga habka aad u qadeso hesta isku mid wow

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 2 роки тому +3

    Muusigan xasuus dheer ayuu igu leeyahay oo waqti hore ah waxa i barey sxbkey abdi shakur farax kulane oo aan wada dhigan jirney waxbarashada dugsiga dhexe
    isagoo saaran hees hindi ah oo ku jirta filim uu actor ka yahay amiri khan...... lkn hadda heesta magaceeda wan iloobay

    • @zelma_ahmet
      @zelma_ahmet 2 роки тому

      Tu meri adhuri peyasi peyasi...💔

    • @Ahmed_somali_6
      @Ahmed_somali_6 2 роки тому

      @@zelma_ahmet thanks gabadheydii salma🤣😍

  • @MaxamedXasan-vt9ze
    @MaxamedXasan-vt9ze 4 місяці тому +1

    Ax ax ala xuma markad way did qof aad jeceshahy ❤ ax ya jacayl sorry haboon

  • @shahidduraw2820
    @shahidduraw2820 2 роки тому +7

    OMG 😲 😱 " MASHA ALLAH
    what a piece of voice 👏 😍

    • @ilyaaslucky
      @ilyaaslucky Рік тому

      Subxaanallahi

    • @ilyaaslucky
      @ilyaaslucky Рік тому

      😞😞😞😞😞heesta qufka waxay ku abuurto munaasabad munaa fiqnimo subxaanallahi

  • @cabddiraxmansanyare4728
    @cabddiraxmansanyare4728 2 роки тому +1

    Inantan maalinkii kowaad een codkeeda arkaan qaatay dhawaan waxaydun arki iyadoo la leeyahay waa inanta hablaha ugu codka macaan uguna akhlaaqda wacan