SHAADIYA SHARAF ( LAHJAD )

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 2 роки тому +114

    Qofka ugu aqoonta badan, Naxariista, iyo karaamada leh ALLE waxa uu u abuuray MohameTt ﷺ ﷺ aduunka ❣

  • @mohametkoolkooli8475
    @mohametkoolkooli8475 2 роки тому +775

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙💙

  • @HamzeVlog
    @HamzeVlog 2 роки тому +602

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️❤️

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 роки тому +348

    The best person ever most knowledge able & The
    most shine all Created prophet muhamed Scw Scw Scw❣🕋😿

    • @daarulqaraar7536
      @daarulqaraar7536 2 роки тому +1

      Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamaantinba ♤

    • @DeeqMaalMedia10
      @DeeqMaalMedia10 2 роки тому +2

      @@daarulqaraar7536 waan ku saray ada isaar

    • @afnaanmohamed3826
      @afnaanmohamed3826 2 роки тому +1

      Salallahu caleyhi wasalam 🥰 ♥

    • @khaliifindho3414
      @khaliifindho3414 2 роки тому +2

      ASAD HAGIO WE ARE TEAM 27

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 2 роки тому

      Scw❤

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo 2 роки тому +76

    “Verily, We, it is We Who have sent down the Dhikr (i.e. the Qur’an) and surely We will guard it (from corruption)” (Qur’an, 15:9);

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 роки тому +223

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @youtubekudhiigle6645
    @youtubekudhiigle6645 2 роки тому +126

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine create prophet Muhammad ❤

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 2 роки тому +331

    😂😂😂Shadiya wa funny hargeisa kuso dhawoow shadiyaay✌

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 2 роки тому +10

      Haa wlhi waa qof funny ah bulshawiyad ah

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 2 роки тому +1

      @@khadraciise2044 aad iyo aad😍

    • @hadiyaabdi2256
      @hadiyaabdi2256 2 роки тому +3

      Hargaysa ma joogto cabdala jooga muqdisho

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 2 роки тому +5

      @@hadiyaabdi2256 wn ogahay e iyda tidhi hargeisa wn uso socda

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 2 роки тому +108

    Wiilkan waa wiilka UA-cam Layda ugu fiican wax fiican ayuu so gudbiya Somalida dagaaladu kala xireen iyo waayihu ayuu is dhaxgal fiican u samaynaya wayo erayo cusub oo suuqi ah ayaa qolo walba leedahay Abdalle Jamal huuno keep going shaqo fican ayaa bulshada u haysaa Shaadiyo waa Qosol socdo

    • @abdirahiimmokhtar2839
      @abdirahiimmokhtar2839 2 роки тому +7

      Kaama yeelin 😂 best UA-camr somalia asad hagio

    • @cabdixakinmucaawiye6966
      @cabdixakinmucaawiye6966 2 роки тому +5

      @@abdirahiimmokhtar2839 legend team asad hajio 😂

    • @shadiaquen2008
      @shadiaquen2008 2 роки тому +5

      @@abdirahiimmokhtar2839 best youtuber soomalind abdallh jamaal

    • @rahma11115
      @rahma11115 2 роки тому +3

      Qofka ugu wanagsan somali UA-camr wa asad hagio shaki kuma jiro

    • @raxmacaday727
      @raxmacaday727 Рік тому +2

      Haa wlhi aad ban u tageeeraa cabdala jamaal

  • @cumarxasan9902
    @cumarxasan9902 2 роки тому +32

    Shaadiyo sharaf waa qof qalbi wanaagsan Soo dhawow wllsh From SOMALILAND HARGEISA

  • @ND-ln1hi
    @ND-ln1hi 2 роки тому +40

    This shows we're two different communities but loves each other ❤

  • @q_miraa627
    @q_miraa627 2 роки тому +112

    Shadiyo boqorad qrux kaftan mash'allh ❤😅😅😅😭

  • @aziyajamac6021
    @aziyajamac6021 2 роки тому +50

    Plsss part two shadiya nooga soosamee jamaloow codsi waye 😍

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 2 роки тому +51

    The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 2 роки тому +208

    Keep going Brather cabdala jamaal❤

    • @khaliifindho3414
      @khaliifindho3414 2 роки тому +1

      ARIMAHEENA AHAAAAA ONLY LEGEND

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 2 роки тому +1

      Welcome to hargeisa pro

    • @user-lj1oj6qn4k
      @user-lj1oj6qn4k 2 роки тому +1

      Si Like lo Helo Ma dad magacood lagu qadhabtaa 😅

    • @suaddahir1034
      @suaddahir1034 2 роки тому

      @@user-lj1oj6qn4k qadhabta ha dhihine qaraabtaa dheh wll😂😂😂😂

    • @ladamohamet4509
      @ladamohamet4509 2 роки тому

      @@suaddahir1034 qadhaabtaa weeye😂😂😂

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 2 роки тому +27

    Maasha alaah walaasheed Shaadiya waa majaajiliiste, ilaahey dariiqa ha waafajiyo. Soomaaliyeey waxaan leenahay lahjado kala duwan sida ummadaha kale. Si kastaba ha ahaatee, waynu is fahmeynaa, waayo waxaynu leenahay hal af, oo ah af-soomaali, oo aynu isku fahanno. Tusaale ahaan, caasimadda iyo nawaaxigeeda waa isku lahjad. Gobolka Putland iyo gobolada waqooyi waxay leeyihiin qaar lahjad ah oo qaar lahjad ah laakiin erayo kala duwan. Af-Soomaaligu waa gobollada dhexe ee Soomaaliya, halka uu ka soo jeedo af-Soomaaligu

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 роки тому +1

      Waqooyi galbeed iyo waqooyi bari ereyada weysla haystaan balse
      naaxiyada dhawaqa ayaa waxyar kala duwan halkalmad oyna soomaaliga isla fahmini majirto

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 роки тому +1

      Please wllo subscribe isar

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 2 роки тому +2

      Afsoomaaliga saxda ah waa waqooyi halka lagu sameeyey waa waqooyi

    • @hothanaamina8459
      @hothanaamina8459 2 роки тому +1

      Horta mid and ku idhaahdo af somligu halkuu ka bilaabmy kana soo shaac baxy waa jamhuryda barkaysan halkuu ku dhintayn waa gobolda dhexe iyo xamar hoyga fankan good hku sheeting jaahil yhow

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 роки тому +1

      @@hothanaamina8459 kkkkkkkkk dadka faanka

  • @safiyomohameddaahir8985
    @safiyomohameddaahir8985 2 роки тому +32

    Shaadiyo funn wlhi qosol iguma harin farxadu agteeday taalaha welcome wll hargeysa

  • @ciidcaabi9374
    @ciidcaabi9374 2 роки тому +9

    We need part 2..... wax yaabo badan ayan ka fa idnay iyo posol no caajis.... waxaan nahay dad wada soomaliyeed kisto dhanka ereyada ayan kisto kukale duwanahay.......... soomali weyn guul wacan.....

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 роки тому +36

    Shaadiyo shactaradii oo qofa 😂😂
    Horumar wacan wll Abdalla Jamaal
    🥰🥰

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 2 роки тому +48

    Mansha allah shaadiya sharaf
    Salan sare from hargisa🍏🥚♥️

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 2 роки тому +22

    Shaadiyo sharaf waa nasab waa qof qaali qosol miiran Abdalle jamaal Thanks 😊

  • @mickeysmom8190
    @mickeysmom8190 2 роки тому +26

    Shadiyo gar magasho hahaha waa ciyaalka xafada run ah. Waku wtaa quruxey♥️♥️♥️

  • @saadiaabdillahi9262
    @saadiaabdillahi9262 2 роки тому +10

    Oh mon dieu déjà c’est difficile que j’échange deux mots correctement en somali et ceux des habitants de la grande somali c’est vraiment grave
    Shadiya 😍😍

  • @faimaahmedflower5564
    @faimaahmedflower5564 2 роки тому +15

    Masha Allh wll Abdalla youtubeka daily wax uma soo dhigtid markan vedio cusub waayo kuwii hore baan daawada nolow wll love u❤❤❤

  • @somaliwaahal5157
    @somaliwaahal5157 2 роки тому +8

    Anaka xataa nofa ideeya reer hargayza from borama cadeey 😍🙏

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 2 роки тому +26

    Shaadiyo Sharaf walahi waa kugu soo dhawaynaynaa Hargeisa wllo welcome 🥰💙❤🤍

  • @azmaahmed2250
    @azmaahmed2250 2 роки тому +51

    This is the most funny video ever 😂😂😂

  • @djweerofficial
    @djweerofficial 2 роки тому +35

    THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD

  • @Apdirahmannn
    @Apdirahmannn 2 роки тому +23

    Abdala jamal abdala iprhim🥰

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 2 роки тому +16

    Masha Allah Shaadiya waa riwaayad socota 🤣 sheeka deedu waa qosol

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 2 роки тому +17

    Wlhi shaadiyo shactiro lee ku dhamysay fircoon masar jiifaa 🥰😂

  • @ssm3933
    @ssm3933 2 роки тому +15

    Can’t stop laughing 😂 😂😂😂😂😂 tasa La leyah Hays racdooo

    • @bilananshuur4429
      @bilananshuur4429 2 роки тому +1

      🤣🤣 wax lagu kalaharaa mesha maba yalane waa liis fahmaa uun lahjada maba liisku haysto faraxoow

  • @mohamedbuuh8643
    @mohamedbuuh8643 2 роки тому +54

    Shaadiya waa funny gabdhan wan jeclahy keep going dhalinyaro

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson1925 2 роки тому +11

    We love this channel Abdalla Jamal.

  • @whizbieuropian3680
    @whizbieuropian3680 2 роки тому +26

    WLHI SHADIA SHARAF FUNNY WAAYE 😂 KEEP UP WLL APDALE CHAMAL I'M FROM EUROPE 🥺

  • @hoodomiimi9113
    @hoodomiimi9113 2 роки тому +34

    Wlhy we need part 2 shadiya 🤣🤣🤣

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 2 роки тому +3

    Walaahi qosolka ayaa iga dhamaaday jamal waa ku salaamay shadiya dar alle ayaan u jeclahay meelay joogto laguma caajiso Illahay ha xafido iyada iyo reerkeedaba 🇨🇦

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 роки тому +3

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka qofka subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰♥

  • @halimah7164
    @halimah7164 2 роки тому +3

    Walahi intaan maanta qoslay waligay ma qoslin shaadiya cadeey tuwsal maa garan wayday salaam sare from Borama

  • @amaalitoahmemdey3668
    @amaalitoahmemdey3668 2 роки тому +23

    Keep going 💪my blood ♥ abdale jamaal abdale Ibrahim

  • @ZaynabMoh-s2z
    @ZaynabMoh-s2z 4 дні тому

    Allaakbar allhu akbar allhu akbar allhuakbar allhu akbar allhu akbar allhuakbar allhu akbar allhu akbar allhuakbar allhu akbar allhu akbar allhuakbar allhu akbar allhu akbar allhuakbar allhu akbar allhu akbar allhuakbar allhu akbar allhu akbar allhu😊

  • @zeynabdjibril7041
    @zeynabdjibril7041 2 роки тому +26

    Keep going my brother ma sister 😍form Djiboutien 🇩🇯

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 2 роки тому +2

    Abdala jamal and shaadiyo sharaf two legend

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 2 роки тому +19

    Abdale Jamaal iyo shadiya shacni
    Wn idin jclhy keep going ❤🙏

  • @hodanmyuusuf3844
    @hodanmyuusuf3844 2 роки тому +27

    Wlhi waa funny shaadiya😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sacdiaoffacial87
    @sacdiaoffacial87 2 роки тому +7

    Captan marwalba waxa aad noga farxisa mel aan haminaya misana aan tagi karin dawasha ugu tagaba waba niyestaa abdalla sxp keep going

  • @abdiqaniahmeddjama7516
    @abdiqaniahmeddjama7516 2 роки тому +5

    Wlhi Allah ayan ku dartay Shadiyaa wan ka dambeyaa ❤

  • @Kaabanuura1433
    @Kaabanuura1433 2 роки тому +21

    Shaafiya sharaf and Apdlla Jamal the one and only ❤🥰✌

  • @maxamedyaxye6403
    @maxamedyaxye6403 2 роки тому +7

    Shadiya sharaf kusoo dhawoow hargeisa gabadh an iska jecel nah naa thee qlpi furn 😘

  • @faisaali7176
    @faisaali7176 2 роки тому +4

    Shaadiya wa saxsan tahay. Aniba anoo rerwaqooyi ah waxan u aqaana. Selig.taar wax kale u aqan

  • @Ammna2112
    @Ammna2112 2 роки тому +16

    Jalaafada waa qof soconaya markaad lugta u dhigtid anaba waan naqaanaa taas ee sabaaxad lama mid aha😁😁

    • @abdisalam9423
      @abdisalam9423 2 роки тому +2

      jalafo ayay sabaxad dhahen😀wa qofka od lugaha isugu dhufato ama lugta u dhigtid sabaxad na wainad qofka soqabato isdhaafi afka ciida udar😀 ciyaalki sabaxada unba fahmaye

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 2 роки тому

      @@abdisalam9423 walee sabaxad walaso kacday dad bdn 😂🧕🏿

    • @abdisalam9423
      @abdisalam9423 2 роки тому

      @@inamohamett1693 ha hno ciyalnimadi qarbadan xusulada wankusocod siyay😀

    • @Bulxan5089
      @Bulxan5089 2 роки тому

      @@abdisalam9423
      Hebbal wuu la sabiibaxday ayaanu nidhaahnaa annagu shoodhe .
      Jallaafo = sabiiibixasho

    • @anisaabdulkadir711
      @anisaabdulkadir711 2 роки тому

      @@abdisalam9423 dad dheexa sabaxad dhulka waa ku bajisay sida hal qare🤣🤣🤣

  • @كوين-ذ9ز
    @كوين-ذ9ز 2 роки тому +27

    ماشاءالله عليك انا موت ضحكت من قلبي الله يسعدك ويحفظك

  • @fatah684
    @fatah684 2 роки тому +31

    Wllhy shaadiya waa funny🤣qof gcmaha dhulka dhigtoo dhamal kacaaya kulahaa

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 роки тому +33

    Shaadiya sharaf waa comedian 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mustafemoxamed6212
    @mustafemoxamed6212 2 роки тому +2

    Mansha allah abdale jamaal iyo shaadiyo sharaf alle ha idin barakeeyo

  • @mirajidle6527
    @mirajidle6527 2 роки тому +3

    shaadiyo ilaahay ka cabso aakhiro iyo malak mowt ciyaar maahan oo diinta jeesjeeska halaga dhaafo

  • @tushleeyy
    @tushleeyy 2 роки тому +28

    Keep going my brother 🤘🔥

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 роки тому +1

      Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir 🥹☹️🥲

  • @khadijamohamed1395
    @khadijamohamed1395 2 роки тому +5

    Asc brother and sister ❤️ I really liked 👍 thanks.

  • @abdirahmanelmi4786
    @abdirahmanelmi4786 7 місяців тому +1

    Walhi shadiya sharaf ❤😢😢😢

  • @munakayse4587
    @munakayse4587 2 роки тому +30

    Shadiya is funny 😂

  • @dahablamiiray419
    @dahablamiiray419 2 роки тому

    Shadiyo waxbadan qaldosa barmil ma jaqaf noqday ama sabaxad & jilafo isku mid ah igada ciyarta noh shadoow scml hee ikhwan sidina kale barabara Waye masha Allah horay usocda

  • @Sam_Sam_Dhamays
    @Sam_Sam_Dhamays 2 роки тому +41

    Masha Allah Sister 🌊

  • @fatmamohommed8279
    @fatmamohommed8279 2 роки тому +2

    3o5k 2weeks another level keep going 💪 👏 waan kuwataaa lipaax ❤🥰ilaaheey Haku xifdiyo ♥️

  • @ilhaamabdalla6665
    @ilhaamabdalla6665 2 роки тому +28

    I love this guy

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan 2 роки тому +1

      Af somali ma kuso qori karta intan?

  • @mawsim5444
    @mawsim5444 2 роки тому +1

    Wlhi hadaan ahay reer hargaysa waan jecelahay wlhi shafiya waa qof qalbi wanagsan

  • @aliyareoffecie
    @aliyareoffecie 2 роки тому +3

    Shadiyo sharaf waa reer xmr kii asalka ahaa abdalla qof kale loma hayo iga qabo ninka

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 роки тому +5

    Keep going my brother jamal abdale go forward 💯💪💖

  • @miskilula7103
    @miskilula7103 2 роки тому +13

    barasho wanagsn shadiyo iyo abdifatah so qabo♥️

  • @mariamhassan9472
    @mariamhassan9472 2 роки тому +3

    Shadiya sharaf she is another level wallahi hhahahahaahah

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame 2 роки тому +19

    Congratulations 💕💕

  • @Reem_girl
    @Reem_girl 2 роки тому +1

    مالم جدان عندم يكون طموحك كبير ولا تجد من يشجعك ويدعمك 😭انافتاة طموحي هو حفظ القران ولا اجد من ياشجعني انت اذا شجعتني اقسم بالله رح ادعيلك في صلات الفجر😭🤲

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 2 роки тому +3

    Part two soo samee shadiyo soo funny 😁 😂 😀 🤣 😆

  • @nasramohamud1629
    @nasramohamud1629 2 роки тому +4

    Kii hore aa kunjer dawaday hhh labadiina waaba jeclaha markaa isla joogtin lkn ceyda muu ahaa sxb ninkas wau xiisay intuu galay🥰 waa idin wataa wiilasheni ♥️💯✌️

  • @issapresident1066
    @issapresident1066 2 роки тому +15

    Formidable respect

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 2 роки тому +8

    Abdalle jamaal guulayso legend 🙌

  • @ayaanlemahamed5234
    @ayaanlemahamed5234 2 роки тому +9

    شاطي ليس ملك جبريل ملك آخر، ماشاء الله أنت معلمة ،👌❤

  • @haphsanoor2717
    @haphsanoor2717 2 роки тому +1

    Abyo xijabka ayad ugu qurx badhnthy ee xijabka iilali...dar alle ayan kujeclhy

  • @raaqiyaruun5441
    @raaqiyaruun5441 2 роки тому +7

    Keep going my brother cabdala jamaal

  • @عبدالقادرعلي-خ8ب
    @عبدالقادرعلي-خ8ب 2 роки тому +1

    Shaadiyo caadi ma ahan wlhi waa qof qalbi wngsan

  • @aminabella8266
    @aminabella8266 2 роки тому +13

    😅😅😅😅😅shadiya I love u wllo u make me laugh

  • @AbdiazizDisoo
    @AbdiazizDisoo 2 роки тому

    Shaadiya af reer xamar ki lakasaayi ee keensatay ishoon-ka-ishoon

  • @kaynaaniitaqurux7009
    @kaynaaniitaqurux7009 2 роки тому +5

    Shaadiya reerxamar asala weeye I'm dead wlhi🤣🤣

  • @ardosaid7096
    @ardosaid7096 2 роки тому +4

    kkkkkkk maansha allaah shaadiya afsoomaali sax ayeey ku waaydiisay tabaashiir waa carabi abdalle adigaa afsomali lahu baraa

    • @ND-ln1hi
      @ND-ln1hi 2 роки тому +1

      Afsomiga badankisa waa afqalaad. Jodari, shukumaan, Jeeso, towel, tamaashiir iwm

  • @bilanmohamed3948
    @bilanmohamed3948 2 роки тому +13

    Je suis impatiente pour la 2 ème partie 😅

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 2 роки тому +4

    Shaadiya waxa ad ulayaabaysaana in waxkastaba ay ku hadlayso oo afkeeda kasoo baxana iyadoo w9sol uga jeedana tusaale ahaan aayadiisaa ,xita malaa'iikta shaqadooda makala garanaysana isku xishoo oo arrimaha diinta kaftan magalaane .

  • @arwaaallaleh1330
    @arwaaallaleh1330 2 роки тому +4

    Kkkk shadiyo sharaf kkk i love from Djibouti 🇩🇯 Abdallah Djamal stars ✨

  • @xusnigacal
    @xusnigacal 2 роки тому +1

    Part two please 🙏 wlh qosolka ayaa iga dhameyseen 2bdiina wwww

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 роки тому +3

    Best video abdalla Jamaal iyo shaadiyo sharaf 😀🥰✊

  • @FIlsanXasan-f9k
    @FIlsanXasan-f9k 23 дні тому

    Shaadiyo sharaf woowo ❤

  • @cabdibarre4255
    @cabdibarre4255 2 роки тому +3

    Walaal xijaabo rabbi ka baq dhaldhalaalka Aduunka yuu ku kadin walaal

  • @yaska089so7
    @yaska089so7 2 роки тому

    Shadiyo sharafi kurokaga ha ahato du bist einfach fanyy wan kommst du garowe 💪

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 роки тому +21

    Shadiya Umad Ma'ahan Saa u Qoslaye Waa Dalay😂😂
    Abdalla Waxaga Adagaa lahjad mala dhihi kare😂
    Af soomalia saxda yaku hadla tolow😇

  • @abdallajaceloow9470
    @abdallajaceloow9470 2 роки тому +1

    Abdalla Jamal aniga waxaaan ahay taagero buuxo waxaaan kaa codaanaa madama aad muqdisho joogtid flog xamar weyne plz

  • @ZimicHimself
    @ZimicHimself 2 роки тому +3

    Party two’✅✅✅ aaad & aaad ayey funny u tahay shadiya Runtiii

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 2 роки тому +1

    Tks u Abdallah iyo shadiyo af somaligu nocya badan ileyn

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 2 роки тому +3

    Part 2 plz
    Hormoodow waa afsaar dhuxusha tan u sarayse lagu cabeeyo marka jwwanku buuxsamo

  • @somaliwaahal5157
    @somaliwaahal5157 2 роки тому

    Muqdisho ....ga IGA siii.....hargayza IGA qalee....borama IGA wareeji😅😅😂🙏

  • @Aameinapdychama
    @Aameinapdychama 2 роки тому +9

    Shaadiyo sharaf fanaanad qaaliya😅❤️✌️

  • @xafsecaqli3140
    @xafsecaqli3140 2 роки тому +1

    سبحان الله malkagu jibril burus miyu wata

  • @haajaa6788
    @haajaa6788 2 роки тому +4

    Cabdala jamal xamar kubaashal SXB from muqdisho