SHAADIYA SHARAF OO PRANK CABSI CABSI AH KU SAMAYSAY IDIRISKA, BAABA JEEY IYO KABTAN BAARA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • SHAADIYA SHARAF OO PRANK CABSI CABSI AH KU SAMEYSAY IDIRISKA, BAABA JEEY IYO KABTAN BAARA

КОМЕНТАРІ • 845

  • @shaadiyasharafofficial
    @shaadiyasharafofficial  Рік тому +233

    RUWAAYADO KA DAAWO IDIRISKA BAABA JEEY IYO ANIGA
    youtube.com/@hadaftvv

    • @hamdiahmed-xb4mi
      @hamdiahmed-xb4mi Рік тому +3

      M.a abaayo sharafey🥰🥰❤💯💋

    • @lakiaxmed6945
      @lakiaxmed6945 Рік тому +4

      Wlhi laba libaxyo kulajoga kabtan baara iyo idirika geesiyo alllle haydinxafido inaad dhiig iskuyesho way wacantah wlhi 🙏idirska kulaha muruqban lasoconlahay 💪💪🤣🤣

    • @omar_hassan7158
      @omar_hassan7158 Рік тому +3

      Ruwaayado oo ladaawado maba yaalan
      See camal hee🙄😂😂

    • @naimaqoslaye9735
      @naimaqoslaye9735 Рік тому +1

      Shadiyo noso badi

    • @hawaabdirahman9830
      @hawaabdirahman9830 Рік тому

      Gorme

  • @cabdiyarepoy
    @cabdiyarepoy Рік тому +190

    Kusali nabigeena muxamed scw scw 🙏🥰

  • @omar_hassan7158
    @omar_hassan7158 Рік тому +174

    Muruq dartiis lasocon la,ahay kulahaa idiriska🤣🤣🤣

  • @Paradis_77
    @Paradis_77 Рік тому +116

    Ku saliya nabigeena Mohamed scw

  • @yaxyemohamuud9152
    @yaxyemohamuud9152 Рік тому +155

    Ilaahy ramadaanka nabad hanagu geeyo ❤

  • @mulkihassan43
    @mulkihassan43 Рік тому +111

    🤣🤣😭😭😭dhintaye kan prank wu dhafay idiriska alla gesisanaa walaal walal dhafay lengend kaptan baara

  • @shiiqshaxaari3598
    @shiiqshaxaari3598 Рік тому +205

    qoora hilib team idiriska iyo team shaadiya😂🖐️🖐️🖐️

    • @umuslm1157
      @umuslm1157 Рік тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Рік тому +24

    Idiriska ii Taabto in uu Dhiig Leeyahay
    Hadaa aragtay
    Like ta ha iLa Dhaafin👍👈

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 Рік тому +90

    Babajey walhi Dantiisa suu u yaqano laba raga ilajoga dhe kulaha 😂😂

  • @sahrogureyazhaar5435
    @sahrogureyazhaar5435 Рік тому +74

    Shadiyo aniga anaba yabee 😂😂😂😂 qoralka ma arkin waa iska dhageysan wayay

  • @AFGOYEMEDIA
    @AFGOYEMEDIA Рік тому +7

    Kusali nabiga maxamed scw scw❤❤❤

  • @amira1438
    @amira1438 Рік тому +38

    Qooro cadiin kalaha Idiriska warba ma dhibayo 😂😂😂 baba jey fuley kkk kaptan bara wlhi waa geesi

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 Рік тому +21

    Boqorada Fanka Moqdisho
    Shadiya Sharaf❤❤🇸🇴👍👍

  • @saaqocumar556
    @saaqocumar556 Рік тому +70

    Captanka sxp wlhi anoo reer hargaysaa ayaa kugu faana libaaxnimadaada hore usoco sxp qali

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Рік тому

      Please wllo subscribe isar

    • @Somaliboy516
      @Somaliboy516 Рік тому

      Walal Saaqo hargeyso wan jeclahay weligey ma arag hadu ALLE idmo (insha ALLAH) mar unban iman.

    • @heersareofficial8272
      @heersareofficial8272 Рік тому

      Annoo Reer Somalia ah maad iska tirahdid
      Nasabkaaga iyo meeshaad kasoo jeedid land umalee Doni B.

  • @cafiif8
    @cafiif8 Рік тому +87

    Wxaan wa Lesla Ogyahay lkn funny bee eheed sheekada😍😂😂

  • @hassanchannel2723
    @hassanchannel2723 Рік тому +34

    Ku saliya Nabigeena muxumed scw

  • @mjlaab-salah1930
    @mjlaab-salah1930 Рік тому +39

    Baba jey the real comedian wlhi waa fuuri asiga nin rag ma.aha miyaaa🤣🤣🤣🤣

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Рік тому

      Please wllo subscribe isar

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 6 місяців тому

      00000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

  • @khaliddinhoofficial6214
    @khaliddinhoofficial6214 Рік тому +26

    Walashay wlhi maanta waan fuuray danbigiina allah hadhaaafo amin ❤

  • @farduuscali795
    @farduuscali795 Рік тому +32

    Ala beerka idiriska cunugtena ku laha🥰

  • @zakariaissahaque
    @zakariaissahaque Рік тому +47

    Always making difference queen Shaadiya Sharaf keep going higher dear

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +33

    Shaadiyo sharaf keep going xabibti 😍 ✌️

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Рік тому +26

    Prank fashil waye weba qoslosa shadiyo😭😂😂😂😂😂😂

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Рік тому +47

    Reer burco idiriskaanu waadanaa xtaa fadhigu ka kacay 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹😂😂😂😂

  • @dhupeyhazan1940
    @dhupeyhazan1940 Рік тому +23

    Kaptan iyo idiriska dhiigee leeyihiih🥰😢

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Рік тому

      Please wllo subscribe isar

    • @Naima-q8j
      @Naima-q8j 6 місяців тому

      Dhiig nooceya wxba wy fahamsanayen baabajey kliya sheekadu ku socotay😂

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Рік тому +18

    Asc wllyaal channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah🥰💜🤲

  • @Juweria22
    @Juweria22 Рік тому +13

    Baara io idirisa Walaalo jiro😭Baabajeey kulahaa Labo Rag Waaye dheh🖐️😂

  • @ahmedahmed-tk5pr
    @ahmedahmed-tk5pr Рік тому +5

    Captain Baara The one and only Guul Baan ku rajynaya sxb talented baa thy

  • @shamsoshariif9639
    @shamsoshariif9639 Рік тому +15

    waan ku salaamayaa waan ku qoslay baba jay😂😂 waxaan rajeynayaa inaad aragtideyda aragto

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Рік тому +8

    😁😁😁😁reer xamar hadalkooda
    Qosol waan raftay💋😁😁😁😁😁😁

  • @suldanyare163
    @suldanyare163 Рік тому +2

    Maskiinkaan Jiiska Kaleexda Plz

  • @susu-gf9cs
    @susu-gf9cs Рік тому +27

    Kaptan baara legend wyeh and idiriska 🥰🥰🥰

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Рік тому +6

    😂😂😂😂Alla rabbiyow manooli Baabajey Fuleysanaaa kumajiri kulahaa kutashad malihid 😂😂😂😂

  • @haniabdirizekegal-ie8st
    @haniabdirizekegal-ie8st Рік тому +2

    Kabtan waa shaqsi sxbtinimada io wllnimada wax ka yqan masha allah🥺❤

  • @rodaaden8855
    @rodaaden8855 Рік тому +10

    Legend. Baaba jey Hubsiimo hal baa la siistaa. Well done

  • @maysocabdirashid5712
    @maysocabdirashid5712 Рік тому +15

    😂😂😂😂😂😂😂😂 cawa qosol hadaan laa dhinto teamkana ka danbeya ee mak tayda igaa qada reer comments 🥹😂😂😂😂😂😂

    • @dolalyare4910
      @dolalyare4910 Рік тому +1

      Hye family kaga inte lagala xiriraaa

  • @queenesra9427
    @queenesra9427 Рік тому +6

    Babajey balaayo fulenimo bdn baara legend dhiniciisa cadow kamacunayo m.a🥰

  • @wllhanadcr2155
    @wllhanadcr2155 Рік тому +9

    Baabajey parankiga wuu ogyahay idiriska io captan baara lotashtay🤣🤣

  • @sowdosamaara3145
    @sowdosamaara3145 Рік тому +4

    kaxda kulahaa😄 waan idin salaamey shadiyo😄 anoo reer kaxda ah

  • @Apdirahmanohamed-yy1iv
    @Apdirahmanohamed-yy1iv Рік тому +4

    BaaBa jeey waa funny walaahi 😂waan kuqoslay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kingsaalaxqeys9665
    @kingsaalaxqeys9665 Рік тому +2

    From idiriska itaabo hhhhhh muruq weyne

  • @maxamedalta7605
    @maxamedalta7605 Рік тому +3

    Inaa Isla ogtihiin waa u jeedaa lkn wax iga qosliyay la imaaden keep going B.B.D.S

  • @cabdifitaax5429
    @cabdifitaax5429 Рік тому +5

    BAARA THE LEGEND 🦁🇸🇴 NIN DHIIG LEH 🦁🖐

  • @xalimosacdiyo5841
    @xalimosacdiyo5841 Рік тому +22

    Shaadiya caadi ma,ahan 😂😂😂

  • @faqtuunhussein1149
    @faqtuunhussein1149 Рік тому +14

    Team idiriska wn wadana 😂😂😂😂

  • @bashkayoung7330
    @bashkayoung7330 Рік тому +8

    😅😅😅😅wlhi shaadiyaa umaddeena ma tihid amazing prank hadane shactaro waye soo baadi walashey😅😅😅

  • @Bintu_Abdullahi
    @Bintu_Abdullahi Рік тому +2

    M.a idiriska iyo kabtanka waa hiil walal waan idin wataa.
    Baaba maxa weeye cabsida hhhhhhh

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Рік тому +4

    Ala manoli kilyaha ixanunay 😭😂😂😂😂Babajey ala fulesanaa hada sosocda dheh kulahaa idirska iyo kabtan wan wataaa 😂😂😂muruq dartiisa usoco la nahy kulahaa😭😂😂😂

  • @naciimoxaajigacalnuur470
    @naciimoxaajigacalnuur470 Рік тому +2

    Baaabjeey nin qalbi fcn m.a 🥺💞💞

  • @deeqdarajo2167
    @deeqdarajo2167 Рік тому +2

    Xaqiiqdi idiriskaaa wa walal saxaa captain baranaa asabaa lagend ahaa awal

  • @suurobadan2826
    @suurobadan2826 Рік тому +2

    Alla waan furay wllhi idiriska itabo wllhi hilo wugalaa asiga kabtanka lkn babajeyaaaaa wllhi caadi mahin

  • @amaalmuuse3055
    @amaalmuuse3055 Рік тому +4

    Alla cawa waa fuuray wllhi tnx ou dhadiyo sharaf❤🌹

  • @shahwah4541
    @shahwah4541 Рік тому +11

    In kasto la isla og yahay lkn cadi hada ahan lehed xita idiriska sas muu u booteyn😂laha

    • @hanihassan5954
      @hanihassan5954 Рік тому

      In laysla ogyhy idiriska muriqiisa yuu tusooyaa ani waaba yaaby

  • @xiisali
    @xiisali Рік тому +4

    Alla idirska wllhi wu iga qosliya 😂😂😂markasta kep going abyo❤️🥰

  • @kingkhadar3469
    @kingkhadar3469 Рік тому +10

    Hormuud qeybta muruqa liska tuso may bilowdy😂😢

  • @suldanyare163
    @suldanyare163 Рік тому +2

    Wiilka Awoowgiisaa Nahee viva HG xitaa Gesinimadena xoogaa majirto miyaaa 🤣🤣🤣

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 Рік тому +5

    Soomaalia hanoolaato inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QamarIbraahim-mv5pd
    @QamarIbraahim-mv5pd Рік тому +2

    Shaadiyo maxamad aaway wan jecelahay wiilkaga❤

  • @Akhuya
    @Akhuya Рік тому +6

    Haye casha la isku diidooyaa meshaan kulahaa baaba jey fuley waye😂😂😂

  • @sadamahmed5646
    @sadamahmed5646 Рік тому

    Alla ma nooli waa raftay 😂😂😂😂 😂😂😂 saan uqoslaa yay labo nin lee joogto kulahaa sadex ma ahaaa😂😂😂😂queen muqdisho nooso badi qosolkaan ramadan waa soo soocdaaa riwaayado iyo wax noo soo duub my queen muqdisho full respect 🙏🏻🙏🏻🙏🏻waana ku tageeraaa queen 👸 muqdisho

  • @xamdifarxaanciise3710
    @xamdifarxaanciise3710 Рік тому +12

    Babaje mardanbo yaan hadal u niyada kaga xumanyo yaan la dhihin adinka qalbiga ma la dihin hadu qoslayo inu niyadisa san tahay ma u malesin🖤

  • @najmiinamohamed3626
    @najmiinamohamed3626 Рік тому +14

    baba caadi maahn 2 lee dheh kulahaa😂😁

  • @abdalaaragsame1046
    @abdalaaragsame1046 Рік тому +22

    Meel idiriska joogo ma qolsin ilahow hadaa kaa yeelo saas🤣🤣🤣🤣☝

  • @munaaways525
    @munaaways525 Рік тому +17

    Asxab an ku hesto fanay tihin wle🤣🤣🤣

  • @naciimoxaajigacalnuur470
    @naciimoxaajigacalnuur470 Рік тому +2

    Idiriska libaax dhiguu leyhy jah☺️🥳🥳

  • @hindacabdi3671
    @hindacabdi3671 Рік тому +44

    alla waan suuxay saan u qoslayey😂😂😂

  • @juweyriya8142
    @juweyriya8142 Рік тому +2

    Baaba caqligiisaas qabaa dadkaan ugu dhiib kulahaaa hhhh

  • @xafsakiin1096
    @xafsakiin1096 Рік тому +2

    Haye cashaa lesku diidooyaa kulahaa baabajey mid maaha 😄😜

  • @kingyenasofficial9142
    @kingyenasofficial9142 Рік тому +2

    Idiriska dacat caadi ah wye😂baba jeyna deenta ayuutu kadhigey 😂😂

  • @nafisamohamed1976
    @nafisamohamed1976 Рік тому +2

    Ayyy Kugu ogaa Abti kabtan baara iyo Abtinidiriska iitabo
    Dad saxibtinimada kuweyntahay ine yihiin
    Abti babajey fuleysanidaa
    Idin jeclhay wlhi Team kiina🥰♥️💯

    • @khaalidibraahimkp4796
      @khaalidibraahimkp4796 Рік тому

      Ninka waa maskiin socodkaa dhibaayo koormuu dagaa lamaa dantiisa uu ogyahay

    • @nafisamohamed1976
      @nafisamohamed1976 Рік тому

      @@khaalidibraahimkp4796 hhhhhh sax wye lkin wax yar xita gesi nimo liska mujiya😂✌

  • @shamismaxamed3848
    @shamismaxamed3848 Рік тому +2

    Kkkk allha bab waa fuleey balo dbeh qosolka baa iga dhamaday kkkkk

  • @Positivity2817
    @Positivity2817 Рік тому +4

    Baba jeey Fuleysanaa 😂😂😂😂

  • @Gwendjoy90
    @Gwendjoy90 Рік тому +17

    Babajey fuley aqli leh 😂😂😂😂

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Рік тому

      Please wllo subscribe isar

    • @Gwendjoy90
      @Gwendjoy90 Рік тому +1

      @@hudachanel2495 inshalah 🥰😂😂😂

  • @wllcarapinho7369
    @wllcarapinho7369 Рік тому +2

    Kabtan baara legend wye wlllhi ✋️🦁

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Рік тому +2

    Idriska we love you from Australia ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @daariqkimich5282
    @daariqkimich5282 Рік тому +6

    TeaM Paaba JeeY Caawa Waa NazaneT😂😂

  • @hanaoffecial2719
    @hanaoffecial2719 Рік тому +3

    Kabtan bara wlhi saxib waye wu ku dhimana 🥰

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 Рік тому +8

    😂😂😂 misas baan tir tiraye wlhi qosol tartis talefanka dayay😂😂 babajey kulahaa 2 rag Lee dheh 😂 io idiriska qoor cadin qor lo 😂🙌 dhintay manta 😂 Baba ilmo cml madax luu lulaa 😂😂

  • @mohamedyussufmaalim7359
    @mohamedyussufmaalim7359 Рік тому +5

    Baba jey qosol igu dile wlhi. By the way baba jey waa gartisa inuu cabsdo coz manta hdi uu lixaadkisa taam ahn lahyen ma cabsaden. Baba nolow waliga.

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 Рік тому +2

    Wa rafty wlhi hooyo dee xita wey yabty😭😭😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣😅😅🤣🤣🤣🤣🤣😅😅😅🤣🤣😂😂

  • @nastexohassan7762
    @nastexohassan7762 Рік тому +8

    Babajey dacad mey katahy mise prnka ayu fahnsnyha 😂

  • @maxamedcayuun7305
    @maxamedcayuun7305 Рік тому +2

    NINKA HADLAYA WAA BAABA JACAYLKA🤣

  • @farxiyoxuseen8986
    @farxiyoxuseen8986 Рік тому +32

    Prank waali ahaa wlh mnta wan yaabey😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamuudCabuqaadir
    @MaxamuudCabuqaadir 29 днів тому

    Xadaan soosocdaa dhex kulhaa baaba jey 😂😂😂 idiriskana wuhuu yiri adi maku. Jirtid 😂😂😂😂😂

  • @samiracdey1629
    @samiracdey1629 11 місяців тому

    Saqdhexe kaligey qosol ladhiman rabaa😂😂😂😂😂 babajey fuleysanaa

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 Рік тому +6

    Shaadiyo qosol igumaharin wallahi 😂😂🤣🤣

  • @wllapdalla4809
    @wllapdalla4809 Рік тому +12

    Baba jey wahel magalo😭💔🤣

  • @dayibyare9662
    @dayibyare9662 Рік тому +4

    Idirizka Wuuu iga qosliyey walhi🤣

  • @badrihussen5354
    @badrihussen5354 Рік тому

    Baabajey fulay waaye (illahay fulaynimada ha usiyaadiyo)amin.amin

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +2

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mascuudmaxamedcali8201
    @mascuudmaxamedcali8201 Рік тому +8

    Shaadiya caadi matihid 🤣🤣😂😂😀😀😀😀

  • @nadifohasan6702
    @nadifohasan6702 Рік тому +2

    Dhadiyo manooli

  • @ayangorey6066
    @ayangorey6066 Рік тому +5

    Captian 20 jir kula hadlayo ha dhihin 49 jir dheh 😂

  • @ubaxcaliyuusif929
    @ubaxcaliyuusif929 Рік тому +2

    ALLA MA noole baaba jey umadeena maaha

  • @hodanhodan8863
    @hodanhodan8863 Рік тому +2

    Mash alaha wallshey aad iyo aad ayaa ugu qosoley 🤣

  • @iftincali9955
    @iftincali9955 Рік тому +4

    Baaba jeyy fuley xaar weyn🙄🙆‍♂️🏃‍♀️

  • @najmaahmed6112
    @najmaahmed6112 Рік тому +3

    Noso badi abayo @shadiyo sharaf xabiibti😂😂😂😂

  • @erikabdalla1
    @erikabdalla1 Рік тому +5

    Kan Prank Ma Ahan Ummada Beenta Ka Dhaafa Cabaas Xaliye Wye Kan Hadlayo Qolka Idinku Dhagan Oo Idinla Jooga Jiliinka Waa Ku Fcntihiin Wllahi😂😂👊

  • @naasirxasan6541
    @naasirxasan6541 Рік тому

    Kantanka nin dhiig leh m.a hore u soco wll

  • @Nihal12342
    @Nihal12342 Рік тому +2

    Qosol badana baabajey 2 bo ku tasho uu taagan yahay 🤣🤣🤣😂😂

  • @istalewandowski1905
    @istalewandowski1905 Рік тому +2

    Soo baadi sister