Cabdalla jamaal maalin aan alaab ka gadayay ayaan ogaaday in uun ahayn qof isla wayn ama kibraani ah dadka meherada jooga waa dadka kala yaqaana qofka isla wayn iyo qofka kale waa qof muxtaram ah 👋👋👋👋👋👋👋 waan ku salaamay
1:31 wlhy sidaas oo kale mid garac ah oo aan isku xaafado nahay ayaa sidaas oo kle iiga nixiyy anoo suuqa ka soo socda ayuu iga hor yimid markaasu igu dhawahay hooyada naago ayaa ku soo duulay oo midi galiyy wlhy saan u ordayay ayaan imid xaafada mise waxaan ba arkay mamadii oo dumar kale iskala sheekaysanaysa eey eey dhalay😂😂
Ku saliya xabiibkena mahamed scw scw❤
Cabdalla jamaal maalin aan alaab ka gadayay ayaan ogaaday in uun ahayn qof isla wayn ama kibraani ah dadka meherada jooga waa dadka kala yaqaana qofka isla wayn iyo qofka kale waa qof muxtaram ah 👋👋👋👋👋👋👋 waan ku salaamay
Cabdalle m.a xishoodkii io daganaantii o qof ah weeyi Allaya xifdak🥰♥️
Shadiyo sharf 900 wx yris kaga dhiman 1m
Gabidhii oogu horeysee gdhay ban rba
Inaad noqoto wlshy ❤❤❤
Keeps goings my sisters and brother's shadiya sharaf and abdale Jamal and abdullahi kaashka another's levels best challenges 😍💯❤💯👍😍❤😊
Salada an ilaalino insha allah ❤❤❤❤❤❤
Allah is one ❤❤❤❤❤❤
Ouiwww
Queen of queen qalbi nadif cadowgaga unolow
Shadiya wan kuu wata from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Salada ala ilaayo fast person ❤❤❤
900k🎉🎉🎉🎉 waxyar aya kaga harsan hambaliyo walasheyda 🎉
Qabi ku raaco magsanwayey awga igada rogrogshay ❤❤❤❤
Shaadiya sharaf waaku salamay.
Welcome back Queen 👸 Shashka❤ Qusulkii waan uxisnat😂😂
Mansha allah❤❤❤❤❤
Abdale Jamaal qof ixtiraama le iwanaaga alha kusharfo wlo😊😊
Shashka quruxdi o qof ah m.a
WA. ZAHAL ABDI BOULALE. OO. JOOGA .KONFURTA DALKA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯. GAR AHAAN DEGMADA MUULIID. EE GOBOLKA . DHIIKIIL
Shaadiya sharaf congratulations 1milyon igasii qabo❤
Shaashka waan kuuxiisnay sister❤
Masha Allah my sista 🎉🎉🎉❤❤❤❤
😊
حسبنا الله ونعم الوكيل
لا حول ولا قوة إلا بالله
❤ Shaashka wan ku jeclhy hooyo❤ keep going
Masha alaah walashey hormar wacan
1M gabdha ug horisa hanoqto garsiya somaaliye saas bey noga qoslisa wa u qalmatah habo
Shaadiya sharaf iyo kashka iyo abdala jamaal sharaf iyo karaama ❤
Shaadia xaqiiqdi waan ku taagaeraa runti rbley iku sharaf❤
Mxd iskuugu bahdileesaa dadka caankaaa
@@xidigtachenal2507😂😂wewe
Shaadiya dar ale kuu jecelhy wllhi
#ABDALLA JAMAAL. LGN😊
1m coming soon mcnto ❤
Keep going fananadeena 1m ino balan
Maçha allah shaadiya
Shaadiya allaah haku sharfo mcn
M.a abayo shaadiyo allh kucafiyo🎉🎉❤
My lovely sistr wankusalami +kashka ❤❤ A jamal
Mnzha allah my sister zopadih
Alah is one ❤
Shadiya xabuuba love u from Djibouti sistar
Shaashka is back ♥️🙏
Shaadiyo sharaf keep going
Masha allaha my sista ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Horey u soco shaadiya
Wlshey shaadiya dar ilahay ku jeclhay ❤
Cabdale jamaal Haa bay ku fureen
Finally Kashka got a phone Alx
Abdala jamal big legen😂❤
dhalad rer qureysh asad dhalad rer shariif kuwa looka kacey fadhikah mom noolo intey nolol jirtoo habo MCN ❤❤❤
Masha allha 🎉
M.a abaayo wan ku jeclahay really ❤😊
Cabdalle is not easy wllhi😂
Suldaan cadalle jamal( yaxye) 👊👍🏽
M.a.sister soo badi abayo chanlege kusoo dar abayo❤❤
Manshaallh wankeheley wlh nosobadiya yaqey
Abdalla Jamaal Wan iskajeclahay
Maasha Alaah waadnaga qosliseen walaalaheen alaah idinxifdiyo 🤣🤣❤️💐❤️👍
Wiilashana waan idiin salamay ❤❤❤
Asc shaashak
Soomaaliyey tuugo waan iidin salaamay ❤❤❤❤ i love you.
Boqoradeydi ❤❤ I like your sound 😮😅
Shaadiya maxaad no nacday 😢😢welcome back ❤❤❤
❤❤❤❤shaadiyo
Cabdalemiskiinah
Shaadiyo qosol kiyow qof
Abdalla jamal filimanta hindi da miyu turjima
Shaadiya funny😂😂
Shaashka❤❤❤
MARKII. AAY CADEEY. WALIID KEEDAA. ODAY GEEDAA HOOYADII. MAMAAO . ZAHRA XASAN ABUKAR YEROW .OO. KU NOL DALKA. 🍁. CANADA 🇨🇦
Shashaka comentiga izoo gala aan caan noqdee😂😂😂
Shaadiya alleh rali haka noqdo wllo waxad tahay gabadh aaan jeahay funny tahay 😂😂😂
LA KIIN. RUN TUU. FAAN TOO. .MAHAAN . SHADIO SHARAF WEEY. QURUUX BADAN. TAHAAY
Shadiyo waa funny
Shaashka wllshey
LA.KIIN. WAA HOOYOO
Qawdhana rabnaa see camal😂
First comment shatiyaa
Fiiri kashka iyo Sharaf
Ar abdalla jamal 😂😂😂qosol igu dishey 😂
Fanka Allah kaa madoobeeyo ,dariiqa janada Allah kugu soo hadeeyo
.
ANIIGA. SIIDAA RUUN TAA AHAA. WAN NEEC BAHAAY SHADIO SHARAF
Ayeeydii mcn ayaa cabdale aduunka u jclayd walina soo korisay
❤❤❤❤❤
WA. ZAHAL ABDI BOULALE .OO.KU. NOL DALKA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯. 😅
Shadiya Hadan Arkaba Wan Qosla Amarka Ilahay 😂
💪💪💪💪💪💪💪❤️❤️
Shaashka OonDa BecH
Alla inanka ina jamal amus bdnaa xta maqoslayo wlh kama helo nac nacda xta wlh
Shaadiya Wanke Salmay xbbti soqabo wiilo adiga iyo babajey Walhi saaid iga qoslisaan 😂😂❤
WAN .INII. WA DAA SALAAMEY. LA KIIN .WAX AAN DIIDEY BAA JIIRA
😳😳😳
Anoomootale ah ayaa ilahadliwaysay shaadiya sabab
Sadhiyo ani lee uhor arkay
Shashka ku xise wllhi😅😅😢
Shaadiyi waa haade haw 😂😂
Cabdaleninwanaagsan
Naa waad ma ilowday bax asxaab layne😂😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
1:31 wlhy sidaas oo kale mid garac ah oo aan isku xaafado nahay ayaa sidaas oo kle iiga nixiyy anoo suuqa ka soo socda ayuu iga hor yimid markaasu igu dhawahay hooyada naago ayaa ku soo duulay oo midi galiyy wlhy saan u ordayay ayaan imid xaafada mise waxaan ba arkay mamadii oo dumar kale iskala sheekaysanaysa eey eey dhalay😂😂
Shaashka😂😂
Fasti😂 Video shadiyo nagta kaliyo taagero😂
No so badiyaa
Haa ku so dar