shadiya sharaf iyo kaftan | lahjada |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 3 тис.

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio 3 роки тому +2514

    Mashallaah Shadiya Sharaf waa in si weyn lagu soo dhaweeya Hargeisa, siday Asxbta ugu soo dhaweeysay xamar.

    • @abdalajamaal
      @abdalajamaal  3 роки тому +390

      Rer Hargeysi way soo dhawaynaysaa shadiya wayo rer Hargeysi waa Gob

    • @mucaashak1
      @mucaashak1 3 роки тому +58

      WANU KUSARA KACYNAA MALINTADA SHAADIYA SHARAF

    • @axlaamlacjelee4207
      @axlaamlacjelee4207 3 роки тому +19

      @@abdalajamaal waan soo dhaween

    • @abdirahmaanantos1378
      @abdirahmaanantos1378 3 роки тому +23

      Haku sheegin iney xiraan mooyee Soo dhaweyn laga sugi maayo Horta Soo muuse ma joogo aadid maleh Marka siinaayo aaba roonaa Kan waa u dhamaatay 🤪🤪🤪🤪

    • @aanisoabdi368
      @aanisoabdi368 3 роки тому +3

      @@abdalajamaal c

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 4 роки тому +1226

    😂😂😂😂 nio reer xamarku hadal macaaa 20 cishan moqdisha joogo waan qoslayay uun wllhi , noolada reer moqdishu ❤

    • @hafsahassan3984
      @hafsahassan3984 4 роки тому +12

      Tank you wll soo dhawwaw

    • @asmarproduction9105
      @asmarproduction9105 4 роки тому +11

      @@CRACKER454 lakin basko ladi biyahad wa dataye tayada daba kabax ma ogido😂

    • @hafsahassan3984
      @hafsahassan3984 4 роки тому +2

      @@CRACKER454 maxa waaye Dagaalka soo dhaweyn aa laga rawa

    • @abdulrahmanyare2402
      @abdulrahmanyare2402 4 роки тому +7

      @@CRACKER454 badaw baad tihiin dee waata qayrkin idinka reebtay taasi, 2020 baa la maraya saad dilitan ka shekaynaysa, HARGAYSA xiligad doonto hadad marto lacag taad dontana aad sidato cid kula hadli mayso abti caqliganu ka kornay

    • @abdulrahmanyare2402
      @abdulrahmanyare2402 4 роки тому

      @Doojiya channel ❤❤❣😘

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 роки тому +192

    Marka arko waqoyi iyo konfur oo isla jogo farxadba darema😂❤❤

  • @ridwanabdi4546
    @ridwanabdi4546 4 роки тому +550

    Anagu hadaa nahay reer puntland labadaba waa fahmeynaa🤣😂😂

    • @mariyabarkhad8590
      @mariyabarkhad8590 3 роки тому +13

      Dad shidan ban nahy anga😂

    • @shukraanmoha2239
      @shukraanmoha2239 3 роки тому +6

      Sadex geesood waligay ma maqale imood

    • @thiagotakaweyne6562
      @thiagotakaweyne6562 3 роки тому +7

      Nasiibdaro lahjad gaara oo laydunku yimadan jirin wixi dadka la qaadaten labada dhinacba Kftn.com 😂

    • @xaawoali8912
      @xaawoali8912 3 роки тому +2

      Haa landheere nimo

    • @muniiracadey310
      @muniiracadey310 3 роки тому +1

      Shaadiya afkeda iyo futadeeda isleeg cabdale isna waa qudhac reermiiy oo iska qosla badanaa nacas

  • @hadiyajama3686
    @hadiyajama3686 3 роки тому +56

    Reeer xamarka waan jeclahay wlhi😘frOm sOmaliland🥰idin taageer sanahay

    • @Maidaxasan123
      @Maidaxasan123 Рік тому

      Mahadsanid ana sidoo kale aad idin jeclhy from reer muqdisho 🩸❤🥰

  • @Shaafie
    @Shaafie 4 роки тому +188

    Shaadiyo Sharaf' Reer Waqooyi iyo Reer Koonfurba Cidna hadal kama badin karto.👏😍😍

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 4 роки тому +325

    WAr gabdha wa iskakin dhiciseY apdalaw'e😅😅
    From Borama somalilanD😍👋👋

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 3 роки тому +95

    dadkeyga
    Reer somalilnad wan idin ku fana 💚⚪❤️💪

  • @Xilgute
    @Xilgute 4 роки тому +253

    Labadaan funny waye wlhi reer hargeysa dadkaan farxada oga dayda iyo Ahmed fj

    • @wllcuuu187
      @wllcuuu187 4 роки тому

      Ma waa farxad la aanba lagu idhi wxy uga dayda😅

    • @muhammadabuukarry5414
      @muhammadabuukarry5414 4 роки тому +1

      @@wllcuuu187 cuqdad idin heyso inta kale wad kawacantihin

    • @1millionsubscriberswithout619
      @1millionsubscriberswithout619 4 роки тому

      @@muhammadabuukarry5414 dhalinyarada aan wali magaaladey kudhasheen dhaafin oo siyaasiyiintu balaayo uga sheekeen iyo qadaad weyn waa cadow waaye kuwa cuqdadeesan kuwa kale marka Somaliland banaanka uga baxaan waxbadan bay fahmaan🤣

    • @barwakoahmed5515
      @barwakoahmed5515 3 роки тому

      Abti hada ma reer Hargeisa ma faraxsana ba lagu dhahay farxada iyo qalbi wanaaga waqooyi lee loogu yimaadaba ama dal ha joogan ama debed ha joogane lkn kaliya waxay becebyihiin un midnimada waxa MArka laga sheekeeyo inta kale wa farxaamiinhhh

  • @toozanejr8024
    @toozanejr8024 4 роки тому +505

    Aadbaan ugu farxaa markaan arko dhalinyaro reer somaliland ah iyo dhalinyari reer somalia ah markay si Nadiifa uwada kaftamayaan fadlan hadad ku faraxsan tahay wada jirka dhalinyaradeena like subsrcuribe dahcdhac iigu zhp

    • @ahlaammukhtaar1933
      @ahlaammukhtaar1933 4 роки тому +8

      Reer muqdisho reer hargeyso ma iska dhahdidoo

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 4 роки тому +5

      Anigu dad wllo ah oo waqtiga & wayaha kala geeyay ayaan uu arkaa

    • @safaqalanjo1126
      @safaqalanjo1126 3 роки тому +2

      @@hilkashilkas5831 22 4 to to 4 I 6 29 tut 4 29 8 7 tu 50 up 6 Rotz 5 8 7 to 7 5 7 7 5 8 Toto 574449667764669757545979779974779697597474uqqrrr

    • @samiramohamed8987
      @samiramohamed8987 3 роки тому +2

      Maansha allah isdhexgalka bulshada waa muhiim dhalinyarta siyaasada hakamarnaadaan waa igatalo

    • @Aliahmed-wd8tb
      @Aliahmed-wd8tb 3 роки тому

      @@safaqalanjo1126 hadal sirdoon u ekaa wlly

  • @abdirisaqqurbaawi6404
    @abdirisaqqurbaawi6404 3 роки тому +79

    Ani puntland bn kso jeda labada lahjadna wn fahmayaa waryaa ila mida ❤🇸🇴🤣

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 роки тому +89

    Madaxa Farxada Shaadiya sharaf😂😂😂❤
    Qeybta Engilishka Ma iga dhaaftino wan Suuxaye😂😂

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 4 роки тому +221

    Hablaha somaliyed wax kagobsan waa lawaye wa walalkiin oidin leh like

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 роки тому +72

    Soomlind ismujiya😂❤

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 4 роки тому +1890

    Hadaad reer somaliland tahay gobto isma dhaaftee.
    👇

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 4 роки тому +5

      ANIGA ha Nagu Dawarsan zxp

    • @ahmedshow5312
      @ahmedshow5312 4 роки тому +3

      Majaraf waa badiil 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Thatboizak
      @Thatboizak 4 роки тому +4

      Reer magaal 🤣

    • @jamamohamed7342
      @jamamohamed7342 4 роки тому +2

      Commentiga ugu hore like Hala dhafin boqo linkiga hoose
      ua-cam.com/video/MsryBpIMde8/v-deo.html
      Indonesia barbershop

    • @jamamohamed7342
      @jamamohamed7342 4 роки тому +1

      @@AidarosHassan Commentiga ugu hore like Hala dhafin boqo linkiga hoose
      ua-cam.com/video/MsryBpIMde8/v-deo.html
      Indonesia barbershop

  • @susuusaid3771
    @susuusaid3771 4 роки тому +81

    Abdalla iyo ozontow barnamij kle lasoo smeeya shadiya yqay inta igu racsan 👍 yqy

  • @fardowsofarah1437
    @fardowsofarah1437 3 роки тому +21

    Anag had rer mudugnahy lead wan fahmay red xamr wan ahy sow wn kudhashey from HG ❣

    • @iskufilan8503
      @iskufilan8503 3 роки тому +1

      Somaliga asalka halka looga hadlo weeye

  • @muxudiinyare6281
    @muxudiinyare6281 3 роки тому +80

    5:46 🤣😂😂😂 Qosol Ima Harin Shaadiyo Qosol Miran Waaye 🤣🤣
    May Taas Idinke Gaar Nii Tahay Anaga Weli Mana Soo Gaarin Kuleh😂😂😂🤣🤣😂😂

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 3 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman 4 роки тому +38

    Aad bad iga qoslisey Wllhie shaadiyO🥰👍 cawa alleha ku daayO reer konfurka luqadoda tan ayan ugu jeclaHy ❤🙏

  • @haamudahmed6851
    @haamudahmed6851 3 роки тому +108

    Inta jiifka ju fiirssnaysa like dhac

  • @fadumoosman6192
    @fadumoosman6192 4 роки тому +39

    Xidigtii mogdishu shaadiyo qalbi qurux Masha Allah lovely brothers,

  • @izumi4954
    @izumi4954 4 роки тому +151

    AdeerayaL Wixi Reer somalIya aH Like daaH HaYla Dhafina anIGuna Waan Soo socdaYe😂💔

    • @era9051
      @era9051 3 роки тому

      So dhawow huno to hargiesa one love somalia

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 3 роки тому

      Halkeed imanaysaa markas

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 3 роки тому +40

    When legends meet great things happen 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @caashodheerey4858
    @caashodheerey4858 4 роки тому +52

    Xamar idinka so racay shadiyo shafar wlle🔥🔥🔥✋🏻🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @zayitali1055
    @zayitali1055 4 роки тому +59

    Wr bal manta xaqeyga isiya first one ahay 😂🙄Team abdale jamal

  • @qamar1586
    @qamar1586 3 роки тому +56

    i really enjoyed this video 😆😆😆😆❤️❤️❤️🙌🏼soo funny and sweet. inanta she is soo cute allahuma barik.

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 4 роки тому +14

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂🤣😂😂😂🤣🤣🤣👏👏👏 war wan idin wata shaadiya waa beer casad 🤣🤣 from burco

  • @rukiyaali2383
    @rukiyaali2383 3 роки тому +20

    Walalayal waxan idika codsanaya in aad layka isartin balis mahadsanid walalayal ilaha ha idin xafido walalayal waxan ahay UA-cam cusub balis layka i sara mahadsanid walalayal 😍👍🙏💯😭💯💯😭😭♥️🙏🙏🙏🙏🙏👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @yoonisyonka1984
    @yoonisyonka1984 4 роки тому +20

    Shaadiyo dhib badnaa hadal ma dhibo waa cariirsanaayay kulahaa ar tanaa tan way iga qoslisay mar labaad inaa soo celisaan jeclaan lahaa shaadiyo😂😂😂😂😂

  • @sumayoahmed5960
    @sumayoahmed5960 4 роки тому +22

    😂😂😂😂😂Shadiya my fav comedy

  • @xoghaye24onnline19
    @xoghaye24onnline19 4 роки тому +83

    War reer hargeesow sas baan martida idinkugu soornaaye BILAaL bulshaawi noo soo daaya dee huunoo 💕💕💕💕💕

    • @rodayusuf865
      @rodayusuf865 3 роки тому

      Bilaal bulshaawi naagaha dhan re xamar ka mu qabaaa horta

    • @nimconashaad1085
      @nimconashaad1085 3 роки тому +2

      @@rodayusuf865 haaaa

    • @rodayusuf865
      @rodayusuf865 3 роки тому

      Hadaba waad ku nin laadiin jeelku liinta ku cabayaaa u ku dayay warkasi nacas walo somaliland is idha kuso shaac baxba abalkisa marinaa

    • @xoghaye24onnline19
      @xoghaye24onnline19 3 роки тому

      Huuno Qofkaad xirtaanba saas buu caan ku yahay leydiin bag kkkkkk

    • @rodayusuf865
      @rodayusuf865 3 роки тому +1

      @@xoghaye24onnline19 wa zaxe so doonta liinta jeelasha anagu waxan u samynyba wa re kofur e 🤪

  • @mokaafi6195
    @mokaafi6195 3 роки тому +10

    Oh ano sii macansanayo dhamaday clipkan shaadiyo wa fariid wale kaftan iyo bashashnimo ninki helay nag wu kawataa 🥰✌😅 lkn wa xamariyad saaid ah Hangool bey garanweyday🤣

  • @sufyaanyare8591
    @sufyaanyare8591 3 роки тому +10

    😂😂😂😂😂😂😂Alla shadiyo sharaf waa shactiro lugaynaysa waanu fuurnay wlhi saaanu uqoslaynay

  • @ahmedumuur1854
    @ahmedumuur1854 4 роки тому +11

    We all somali one language one religion one nation

    • @Kamal-mb9vz
      @Kamal-mb9vz 3 роки тому

      Nope brother we are not, we are are somali love eachother, 1 religion and 1 language but different countries 👊🏿

    • @lovemahammed7034
      @lovemahammed7034 3 роки тому +1

      Not different counties but one country and different cities we love somalia and Somali land

  • @mohalphaofficial9422
    @mohalphaofficial9422 4 роки тому +46

    Shuurada : reer xamarku Waxa ay u yaqaanaan "Soor"

    • @samiiryare8704
      @samiiryare8704 4 роки тому

      Haa soor u naqanaa 🤣🤣🤣

    • @daganmire1307
      @daganmire1307 4 роки тому +3

      Soor lee ma maanto dhan shuuro dhaheysen ar cida afka iyo gacanta kor ahaada

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 2 роки тому +1

    Wll ugbaad maxamed cabdi isoo qabta wlhi wax badan baan idinkusoo celceliyay❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑🎤

  • @xidigtaborama5034
    @xidigtaborama5034 4 роки тому +17

    Love uu wllhy hormar wacan Ayaan idin rajyna ❤️🥰form borama

  • @maxamudxiir4492
    @maxamudxiir4492 3 роки тому +3

    GUUL iYo Gobinimo shadiya sharaf wlshy ale haku xafido iyo inamada kale .

  • @nasraahmed1169
    @nasraahmed1169 3 роки тому +11

    4:20 lkn abowe xididi ma dareentiino kulaha 😂😂😂 faraha la taago waaba noo caado ceebtayada maaha

  • @mustafedahir7403
    @mustafedahir7403 2 роки тому +2

    Shadiya waa.gabadh firfircon oo kaftan badan jiroo joog wlll❤️

  • @zabnaabosh4247
    @zabnaabosh4247 4 роки тому +14

    Alla shaadiyooy saan u qoslaayay kursi baan ka fata gadoomi rabay labo fargeeto leenahay kulahaa mida qashinka iyo midda badarka🤣🤣😂😂

  • @speromvp
    @speromvp 3 роки тому +5

    Reer MuqdishO KaFtankiina JeceleY wllHi [From GoBolka RaGa

  • @somaliwaahal5157
    @somaliwaahal5157 4 роки тому +27

    Shoorti dhaha Dee ciyal hargeysa 😂😂😂😂

    • @zakir0242
      @zakir0242 4 роки тому

      Wixiibey qaawiyeen

  • @arwaaxaaran7517
    @arwaaxaaran7517 Рік тому

    Cabdalejamal walalo wankutakera rabi hakuxafido waxkudhibana raxmanka nasameestay hakahayo waxana kurijena hormarwacan oo intaan kabalaran

  • @mohamedisack4275
    @mohamedisack4275 4 роки тому +18

    Shuuro = Soor.
    BadiiL = Majarafad.
    😋😎

    • @hodanyuusuf7115
      @hodanyuusuf7115 4 роки тому

      mansh Aallh

    • @daganmire1307
      @daganmire1307 4 роки тому +2

      Ar majaraf wax kale aan u naqana wana mida guriga ku waregsan eebiyaha roobka bananka u sarta😂😂😂😂

    • @nastexomaxamedhasan8174
      @nastexomaxamedhasan8174 4 роки тому

      @@daganmire1307 haaaa majarof 😀😀

    • @xamdamaxamud129
      @xamdamaxamud129 4 роки тому

      @@nastexomaxamedhasan8174 Hhh minja roor weeye kas u naqaana

    • @fosmohammed1723
      @fosmohammed1723 4 роки тому

      @@daganmire1307 reer xamarka majaroor xitaa wa ladhahaa

  • @QueenQueen-qg1ym
    @QueenQueen-qg1ym 4 роки тому +35

    inamadayada Reer Hargeisa Edeb u daa Mnsha llh♥️♥️♥️

  • @iqnushcr7917
    @iqnushcr7917 4 роки тому +5

    Ala cwo sidan u qosley leee😄😄😄😄😂😂😂😂 wlhi dacad uqosey😂😂

  • @xaabsade7582
    @xaabsade7582 4 роки тому +18

    Labada nin ee dhalinyarada hore u socda ayaan leeyahay♥️❤️

  • @mahdifarah2130
    @mahdifarah2130 3 роки тому +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walhi waan qoslay. Bees iga badan

  • @abdikarinmukatar4533
    @abdikarinmukatar4533 4 роки тому +10

    hhhh weli anigon daawan videoga ayanba qosol isku celin wayay keep going guys so qabta dadka majajilada ah

  • @TiNa-hs9uh
    @TiNa-hs9uh 3 роки тому +4

    Bilowga ila dhamaatka wlhi waan qoslyey 🤣

  • @zamofficial4896
    @zamofficial4896 4 роки тому +14

    kkkkkkkk walhy waa clip aad ufiican apdale soo badi zxip inta igu raacsan ismuujiya😂😂😂

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 4 роки тому +18

    Buumo 😂😂😂😂 niGiz😉
    HiDh inta waxaaba taqaana like 😂

  • @sagaladamxasan3702
    @sagaladamxasan3702 3 роки тому +1

    Shadia sharaf waa qosol soconayaa garoonka adan cade kulaha

  • @salwa8962
    @salwa8962 4 роки тому +7

    Shadiya astafurulaha walhi manooli qosol😂😂😂😂😂😂😂

  • @xasanxuseenzabriye3589
    @xasanxuseenzabriye3589 3 роки тому +1

    Inta shaadiyo jecel like ta muujiya

  • @saynabahmedabukar4682
    @saynabahmedabukar4682 4 роки тому +5

    Wwwww shadia sharaf atorishadeeNa fanaanad cod mcn hdana qlpi wngzN allah wx ku dhbo kma tuso keep going

  • @afendibrochannel9944
    @afendibrochannel9944 4 роки тому +33

    War barnaamijka share gareeya nin wln😂😂😂

  • @hafsomohamed9826
    @hafsomohamed9826 3 роки тому +1

    Waw m.a muqdisho mey lawadan imadan mise shadiyo ayaa tgty hargeysa 🤍❤🖤💚🇸🇴

  • @hibocali271
    @hibocali271 3 роки тому +1

    Shadiyo xbti mar kale soo sameeya i like wlhi its funny.

  • @najahaxmed2859
    @najahaxmed2859 3 роки тому +6

    Ani wali hangooL namasoogarin shaadiYo sharaF wllhi wn kugu qoslaaH😂😂

  • @khalidcabdi7516
    @khalidcabdi7516 3 роки тому +1

    Abdale jamaal nin aan taageero wllhi King go wllo

  • @nuuranlk1523
    @nuuranlk1523 4 роки тому +14

    😂😂😂shaadiyo funny waye wllhi waxaa mnta dhan afka la dhuubyse cambuulo lee miyaaa kulahaa apdala jamal qoftaan markle noo keen ku hysnaaa😂😂😂

  • @nimcohodan2251
    @nimcohodan2251 4 роки тому +5

    Caydo nin hadlkisa sificn ugu rxysta🙏

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 3 роки тому

    SHUURO maahan CAMBUULO, shuuro waa SOOR, marka koonfur ama gobollada qaarkood la joogo. Cabdalla iyo Jamaal laftarkoodu inay aad lahjadaha u kala yaqaaniin weeye.

  • @ashaabdulahi2839
    @ashaabdulahi2839 2 роки тому +1

    masha alh

  • @kareemabasheer9586
    @kareemabasheer9586 4 роки тому +16

    kalmadihi iga yabiyay mar an tagay mugdisho wxy ahayen siko iyo jug dheh 😱🤣🤣🤣

    • @abdirahmaanantos1378
      @abdirahmaanantos1378 4 роки тому

      🤪😂😂😂😂 Alla ma nooli haa siko dhalinyarteena Ku nool iskaabulada micnaha jug dheh Na iga siko ama dhinac iiga beyr hey ka dhiganthy👉😂😂😂😂

    • @kareemabasheer9586
      @kareemabasheer9586 4 роки тому

      @@abdirahmaanantos1378 😂😂😂😂 iga durug uunbad qurxisen

    • @hamdamosse4682
      @hamdamosse4682 4 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdirahmaanantos1378
      @abdirahmaanantos1378 4 роки тому +3

      @@kareemabasheer9586 aniga mid zxpky ah Ayaa hargeysa tegay markaasuu meel.maqaaxi ah tegay markaas ayuu Ku yiri gbr meesha joogtay abayo dooro ma heysaa asne wuxu ula jeeda chicken ma hesaa iyadana wax kle ayey u fahantay yarkii dhalin Yaro mesha joogtay oo ey gbrta isku dhawaayeen Ayaa lafaha ka jebiyay ilaa Hada waa qoslaa Marka maqlo 😂😂😂😂x

    • @shukriciise6475
      @shukriciise6475 3 роки тому

      Iga durug camal waaye noh

  • @dumargufilron4442
    @dumargufilron4442 4 роки тому +5

    Wan sugay shadiya inad utagyaan 💐🙏

  • @muxiyadiincabdirashiidmaxa3026
    @muxiyadiincabdirashiidmaxa3026 4 роки тому +31

    Cayadruusow talo yar ku siin laha qofka adoo og inuu caan yahay ama ka magac wenyahay hadana lama dareensiyoh inuuu ka sareeeyo badana arinta wan kugu arka .izka jooji 😊

    • @mahadmustafe7049
      @mahadmustafe7049 4 роки тому +1

      halka waad abaartay waad ila aragtay

    • @muxiyadiincabdirashiidmaxa3026
      @muxiyadiincabdirashiidmaxa3026 4 роки тому

      @@mahadmustafe7049 haaah ma wacnah

    • @hajiyo7708
      @hajiyo7708 4 роки тому +1

      Maxa dhib ah in uu qof walashiis ah u darensiyo inu tahay qof qima leh dadka xaasidka her Magaaran sidoodaba.

    • @aabehooyomacan7849
      @aabehooyomacan7849 4 роки тому

      Bro aad ayaad u qaldan tahay qofkasta miisan ayuu leyahay waa inad ku sharaftaa mansabka iyo maamuska uu qofka leyahay marka adiga isla weynida dhaf si adne laguu sharfo u sharaf dadka kale guleyso

    • @jaamacrashiid764
      @jaamacrashiid764 4 роки тому

      Waa fikrad qaldan.
      Adigu hadaad magac yeelanlahayd waxaad jeclaan lahayd in lagu maamuuso. Maxaad ugu diidaysaa qofka maanta magaca leg in lamaamuuso.
      Mid kale ogow qofkasta oo bani aadama oo walaalka ah qadarin iyo ixtiraambuu mudanyahay.
      Gabadhaa inamadu soo casumeena waa gabadh aad u wanaagsan oo mudan in lasharfo wlhy nasiib ayay uyeesheen inay gurigeeda ku qaabisho oo waliba video lasamyso.
      Markaa hadaad kaxuntahay in layqiimeeyo dee meelgaadhimaysid.

  • @kalsonidanafta1153
    @kalsonidanafta1153 4 роки тому +7

    Al beerka 😂😂😂shadiya iyo caydaruus ayaa is helay siduu beerku no cashadu rabtaan

  • @nimcokhadar8110
    @nimcokhadar8110 3 роки тому

    Shadiyo sharaf wlhi kaftankeeda ka helaa ilhay mar ka ikaa tuso in sh alh

  • @hanasomali6443
    @hanasomali6443 3 роки тому +3

    Msha alah walhi codkena wan jeclahy wahi 💗💗💗♥️💪💋🎂

  • @saynabacabdi4403
    @saynabacabdi4403 4 роки тому +7

    Titok kasoo arkay shaadiyo meelay joogto iga waal weeye

  • @donien8780
    @donien8780 4 роки тому +34

    welcome shadia 💔💯✌

  • @mohamedaamin8060
    @mohamedaamin8060 3 роки тому

    Kkkkk shadiyo sharaf hala soo badiyo wlh iyada markan arkey ayaan saarey like iyo supp

  • @hindahodan
    @hindahodan 4 роки тому +8

    waar nigis mahee waa shoorti
    ka sii gaaban ayaa nigis ah ilahay caadilsanaa
    kuwani qosolbay igu diliin 😂😂😂😂

    • @najmahassan7403
      @najmahassan7403 4 роки тому

      Shortii reer jabuuti yidhaahda

    • @musemaxamud253
      @musemaxamud253 4 роки тому

      shorti waa english dee kkk mida kale magalooyinka kale oo dhan nigis baa looga yaqaan hargeysa uun baan ku arkey meel shoorti isticmaaasha

    • @hindahodan
      @hindahodan 4 роки тому

      @@najmahassan7403 anu waligay hargeisa kama bixin hadana shoorti ayan u aqanaa

    • @hindahodan
      @hindahodan 4 роки тому

      @@musemaxamud253 haa wa english hadana waa lo yaqanaa waa eray laysla qaatay kkkk kolayba luuqadaha kale somalidu boobay ku haysaye

  • @qadanfadal1721
    @qadanfadal1721 4 роки тому +6

    Shadia waa qof aan jecelahy wlhi
    Shadia hargeisa mar uun nagu kale 🥰

  • @zahramohammed3868
    @zahramohammed3868 3 роки тому +1

    shadiyo carab muruq aas ka galin😅😅😅

  • @faizamaxamed8660
    @faizamaxamed8660 4 роки тому +4

    Manshallaha Shaadiyo sharaf qof qaliya ❤💋💋💋

  • @kariimck9898
    @kariimck9898 4 роки тому +956

    Shaadiya Sharaf markii la guursaday way dagtay wax Ay Noqotay Marwo Qurux badan wlhi

  • @nasiibbile1916
    @nasiibbile1916 4 роки тому +285

    🤣🤣🤣🤣🤣 reeeer muqdisho dad qalbi wngsn wlhi

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 4 роки тому +1

      Hawiye only somali kurdidu way ciilanyihin

    • @1millionsubscriberswithout619
      @1millionsubscriberswithout619 4 роки тому

      @@karimhasan8967 waraa Somali kurdi dariskiina maa kawadaa🤣

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 4 роки тому

      @@1millionsubscriberswithout619 hada fahantay ha sii balbaladhin aduu kkkk

    • @1millionsubscriberswithout619
      @1millionsubscriberswithout619 4 роки тому

      @@karimhasan8967 dariskiina ma'ogtihiin markay Mogadisho joogaan waxay isku maleeyaan inay wadan kale joogaan adinkaaba kaxigsada ninyohow intaa dulmi kugaarteen🤣

  • @intawalanwalashood9410
    @intawalanwalashood9410 3 роки тому

    Qosol iguma harin wlhi

  • @Fahmimohamett1
    @Fahmimohamett1 4 роки тому +408

    Hadaad rer mogadisho tahy is muuji 🖒

  • @bigboss2300
    @bigboss2300 4 роки тому +498

    2 lahjadoodba hadii aad fahmeysid sidayda id muujiya LIKE ta

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 3 роки тому +1

      Bk oo fanka ka bxy
      ua-cam.com/video/kvh-lr4ZaYI/v-deo.html

    • @kiinfanax3382
      @kiinfanax3382 3 роки тому

      Midbaan agaana reer waqooyi

  • @isra5521
    @isra5521 4 роки тому +446

    Aduunka waxan ugu jeclahay RER waqooyi VS rer xamar marke isla jogan qosolka iga dhamado😂 shadiyana kuma sii jurto shadiya idinka so raacay from xamar👋❣❣❣

    • @zakiabdi888
      @zakiabdi888 4 роки тому +2

      Adiga ma isra, hadaad isra tahya waxaa tahay asal dhalad Soomaaliland

    • @sahraali3484
      @sahraali3484 3 роки тому

      @@amintube1056 o

    • @abdigeedi2342
      @abdigeedi2342 3 роки тому

      Madaaraq iyo madjaafad

    • @abdigeedi2342
      @abdigeedi2342 3 роки тому

      Madaraaq iyo madjaaraf

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 3 роки тому +63

    Luqada reer xamarka wan jecalahy
    From hargeisa ❤❤❤

    • @nasriinamoha1127
      @nasriinamoha1127 2 роки тому +1

      Cwa jahadaney io qaraxadaney iga qabatay waxna iga faaid waxna ka faaido isoo qabo😂😂😂

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 роки тому +204

    Aduunka Waxaa U Jeclahay Dadka Reer Muqdisho Walahi Waa Gob Iyo Nasab Aanad Agtooda Ku Dareemayn Cidlo Runtii waligay Ma Arag Hadana Markasta Walahi Niyada Waaku Hayaa Inaan Mar Uun Imaad Oon Dadkeeda Qalbiga Nadiifta Leh Soo arko
    Somali Oodhan Waa Gobe Siyaasad Xun Kala Fogaysay😞😞😞😞
    Thanks Abdale Jamal And Caydaruus And Shaadiya Sharaf

    • @zahramohamed9865
      @zahramohamed9865 4 роки тому +3

      Wellcom to Mogadishu walaal qaali soomaali ilaahey qalbiyadoda ha isku nadiifiyo

    • @daganmire1307
      @daganmire1307 4 роки тому +3

      So dhawaw wanu ku sugeyna wll somali oo dhana gob gob +nasab kalama dhacno

    • @leylaabdi1284
      @leylaabdi1284 4 роки тому +1

      Welcom aboowe waa dhulkaaga🤗

    • @fadumoabdisalam6918
      @fadumoabdisalam6918 4 роки тому +1

      Sido kale aadan idin jeclahay dhamaan rer soomalind meel walbow joogan siyadana allha noo hagajiyo

    • @maryanyusuf9009
      @maryanyusuf9009 4 роки тому +3

      Sodhewow minanka minankaga waaye hees martiyeyn walal somali melkasta ey joogto waa isku diir iyo dhiig wana walalo

  • @abdikanibidixo14
    @abdikanibidixo14 4 роки тому +284

    Inta shaadiyo in lasoo qabto sugaysay like😂☑

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 4 роки тому +529

    Reer Somaliland waa xaraabo miiran wlhi😂😂😂😂wan idin jecelnahay .me from Mogadishu 🥰🥰🙏🙏

    • @ashrafgaming2065
      @ashrafgaming2065 3 роки тому +6

      ❤️wn ku jeclhy zidoo kle bro from hagaiza🇸🇴❤️

    • @Qaaliquman666
      @Qaaliquman666 3 роки тому

      @@ashrafgaming2065 thnkz wllo 😊😊

    • @Qaaliquman666
      @Qaaliquman666 3 роки тому

      @@miloak656 mahadsanid wllo qali 🥰🥰👍

    • @beeloahmed4964
      @beeloahmed4964 3 роки тому

      Xarabo rer Muqdisho ma dhahaane see wax u wadaa

    • @Qaaliquman666
      @Qaaliquman666 3 роки тому +1

      @@beeloahmed4964 hhh hadalkena wa iska collection wllo asxabteeda melo kala duwan kaso jeda 😍😁

  • @suhurahilmih8790
    @suhurahilmih8790 4 роки тому +200

    Ar shadiyaa saan u jeclahay hadalkeeda from hargeisa

  • @ayaanriyaad5888
    @ayaanriyaad5888 3 роки тому +107

    Shadiyo carabkeeda rajay kaledahy kaleexda😂😂😂

  • @mohacadesaciid6929
    @mohacadesaciid6929 4 роки тому +46

    intii shaadiyo sharaf darteed udhameysaty video gaan love ii saara

  • @abdiqaniaxmed1904
    @abdiqaniaxmed1904 3 роки тому +243

    Labadiinaba waan idin fahma
    Erey aana fahmin mesha lagama shegin 😂✊🔥
    From galmudug dad luuqada gob ka ah

  • @asmanura9235
    @asmanura9235 4 роки тому +59

    Abdale plse marlabad shadiya iyo aydaruus kuso celi inta iga qosliseen ❤❤💋

  • @updirahmanaadan537
    @updirahmanaadan537 4 роки тому +243

    Heer muqdizho dad aan HadaLkoDa Izka jecLHayy《FroM purco》😅❣

  • @abdisamedmuse3364
    @abdisamedmuse3364 4 роки тому +77

    Reer muqdisho gob Weeye.❤👑

  • @deeqsanqueen2844
    @deeqsanqueen2844 3 роки тому +97

    Rer muqdisho nasab kamila ❣❣❣❣🇸🇴🇸🇴🇸🇴💉💋

  • @jubayrgemar1789
    @jubayrgemar1789 4 роки тому +200

    Gabadhan Waa hadal yaqan Wanan wataa Anigu From Berbera Somaliland

    • @zirhamsa
      @zirhamsa 4 роки тому +1

      Ciise musihii hhh

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 4 роки тому

      @@zirhamsa Ader qab yalada joji

    • @jubayrgemar1789
      @jubayrgemar1789 4 роки тому

      @@zirhamsa may zxb Waa Alle yaqankii

    • @zirhamsa
      @zirhamsa 3 роки тому

      @@mohaamiin311 waar ninkan waa reer kayagi

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 3 роки тому

      @@zirhamsa 😁😁👌

  • @naimaabdi2762
    @naimaabdi2762 4 роки тому +103

    Shadiya hargeisa usoo kaxeeya huno abdale iyo caydarus😁😁

    • @ifkacadey
      @ifkacadey 4 роки тому +7

      Inaad xirtaan mad rabtaa kaad naga heysan soo daya illahey ka baqa

    • @naimaabdi2762
      @naimaabdi2762 4 роки тому +7

      @@ifkacadey huno waan idin jecelnay anagu waxba kama qaban karno dowlad ayaa Ku shaqale

    • @naimaabdi2762
      @naimaabdi2762 4 роки тому +3

      @casie love turjumaan Uma tihid ee hadalkagu hakugu jiro

    • @muparikmedia8894
      @muparikmedia8894 4 роки тому

      Xadhig maad damacsantahay ina adeer 😁😁

    • @aabehooyomacan7849
      @aabehooyomacan7849 4 роки тому

      Naimo abyo qali bilal ayaad so deyn la dihiin miyaa shadiyo idin ku darnaa 😂😂😂😂😂😂maya wlasheyda

  • @mohamedabdulkadirahmed3806
    @mohamedabdulkadirahmed3806 4 роки тому +168

    Muqdisho Goygii Gobta Iyo Somalinimada Illahay Somali Kaga Dhigo Sida Reer Muqdisho Qalbigooda Insha Allah One Love ❤Somali Mohamed🇸🇴🇸🇴🇸🇴