Wlhi Markii uu Asad dhaawacmey ana August 8 2012 Malaysia la igeeye caafimaat Cancer. Alhamdulilah Allah wuu iga caafiyey. Ijta Muslim Xanuunsan qaasatn cudurkan la dhibaateysan, Allah haka caafiyo. AAMIN
ASAD- Hanbalyo iyo Bigaadin iga gudoon; I am your sister and a supporter of yours from the USA. ; today I cried , just because your beautiful smile and laughter describes “the sign of Ahlul- Iman”, despite your circumstance coming back where you were hurt. I have visited Somalia over after 25 years last year even though it is my hope to come back and give back; however, I am not sure if Somalia is ready for peace and togetherness, we In’sha’Allah will see what future Somalia has for us who lived so many years in diaspora But learning from you RESILIENCY ALLAHU AKBAR
Wallhi bilahy talay Sadex da magac oo illhy wxn ku maray Tiraba sadexda haben oo ad u ka La fog in ku riyodey Asaad oo illhy luguhisa diip ug socona rapiyaw u so ceeli allhu ma amen🤲
Abdullahi asoo og in uu Asad dhacaynin ayuu sidaas aay tahay asagoo gadaal fadhiya ayuu gacanta ka haya si uusan u dhicin dareen walaal oo dhab ah ❤️❤️❤️🫂
Insha allah wll wuu inoo iman doonaa dhamaan Somali waa wiilka kalita ee ay wada jeceshay naftaydana waan u hurikaraa wll keen asad hagio from hargaysa
@@Fatuush11 Waxaan diyaar u ahay meel alaala meeshii uu igu balamiyo inaan ugu tago Mida kale asad hagio nin kaligii iska so socdo maahee sidee baa loo dili karaa maskaxda ka shaqeysii walashey
I am really proud of you because you visited the hospital that treated your injury when you experienced the shock of the attack. I advise you to grant financial aid and a seminar on resilience, accepting the consequence and also how to overcome the pain you have experienced. I support you in Djibouti 🇩🇯♥️🇸🇴
M.a walahay ninkaan somali kadhalan baa ciil qaba asad hagio farxad ayuu daremaya manta aad iyo aad ayan ugu farax sanahay kadhalashada aan ka dhalanay umada somaliyed melkasta o ay jogaan love you so much team 27
Masha Allah dhiiro galiye weye asadhajiyow qof walba na cashar ayuu ka qadan karaa tan never ever give up waligaa ha is dhibin waxba Loma reeban ogol ninkaan😢❤
Muqdisho waa magaalo aan ku haminaayo in aan mar,uun tago Allah wxn ka baryaaya In Shbb naga sifeeyo mar walboo aan maqlo qarax dhacay aad bn uga xumaada wlhi from Hargeisa.
War asad meeshi markuu dhawaca noqday la dhigay ha laga dhigo meel macbad ah oo la booqdo messi meeshi uu ku qaday kubkii adunka waxa laga dhigay macbad anaguna waxa messi noo ah asad❤
Asad hagio dhib ha arkin sidaan kuu jecelnahay rabi hakuu jeclaado ma joogo Xamarr kama so qayb gelin so dhoweyntDa waxn rajaynaya inad Dhulka uguda kugu so dhoweyNo i.n I love you somali Maxamed ❤🔋☪️
Ilahow Wax wlba ada awoda oo Wax an macqul ahyn Macqul ka dhigi kare yaa allah wilka wllkay ah Lugihis uso Celi Yaa allah Yaa allah wlhi halkas anigo ka bartay ayan Ilmeya markan qlbi fcnidisa arko iyo xaladisa 😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Mashallah dhakhtarka dhisme fiicanba kusocda waxn nigula talinayaa medina hospitaley qalabka nadaafadiisa ilaliya iyo meelaha dadka bukaanka ah la dhigayo ama qolka ay jogyan nadaafad mel an lahyn oo bukaan lagu dawynayo bukaanka bakteria iyo infection ba raaci kara hore usocda wxn rajynaya qaybta emergencyga inu yaalo qalabki sarirta cml ahaa e bukanka la sarayay, asago nadifa oo wasakh lahyn ama aan ahayn bir an waxba sarnen sida kaas Asad saarna 11sano kahor, wayo qofka bukanka caabuq bu ukeni kara hadu emergency stretcher 🛌 ku u yahy mid gaboobay ama wasakh ah.👍👍
Heesuhuba waxey gaareen 1M iyo kabadan saliga nabigeena suuban miyuusan uqalmin10M iyo kabadan
صلى الله عليه وسلم
𝗦𝗮𝗮𝘀𝗼𝘆 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗻𝗮𝗯𝗶 𝗺𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝘀𝗰𝘄 𝗶𝘀𝗮𝗴𝗼𝗼𝗻 𝘄𝗮𝗹𝗶 𝗹𝗮 𝗮𝗿𝗮𝗴 𝘄𝗮𝗷𝗶𝗴𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗯𝗶𝗹𝘆𝗼𝗻𝗲𝗿 𝗸𝘂 𝗻𝗼𝗼𝗹𝘆𝗮𝘆 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶𝘆𝗮𝗱𝗼𝗼𝗱𝗮 😢
Saallaallhu caleyhi waasaalim
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️❤️
Scw❤
Aabaha iyo hooyada janada allaha geeyo Hadaad Like ii Saarto 👍🏾
Ameen wey igaa geriyodheen wlh😢🤲
❤
Aamiin yaarabi ❤
As
Aamin sideydo kle inta ay uu nol yihin ilahay ha uu daayo inta ay ka geriyodena ilahay janada haka warabiyo anagana ilahay ha ino daayo🤲❤
Wlhi Markii uu Asad dhaawacmey ana August 8 2012 Malaysia la igeeye caafimaat Cancer. Alhamdulilah Allah wuu iga caafiyey. Ijta Muslim Xanuunsan qaasatn cudurkan la dhibaateysan, Allah haka caafiyo. AAMIN
Amiin
Motada kan wada ee Asad lee yahey wey nala socdaan dhalinyaradan aniga waaye i aamina like 👍 iga sharaf
I aamina aaa😂😂😂😂
Haa ee aamin dee😂
Sxbow run miya shege mise wa inagu cabe😂
Wallahi umalayn maayo indhahan quruxda badan iyo gacmahan quruxda badan inay dhaafayaan saliga nabiga .N.N.K.H🎤🤝
@@ozameibarahim787 Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
Scw
Scw scw
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️
Scw
Mashallh waxan dhexjooga Channelka somalida ugu caansn taageero buuxdo an ku ahay asad hagio waxan nasib u yeelin wayey inaan kula kulmo❤ from Djibouti 🇩🇯
Hadaa aad aragtay magaca الله like iisaar ❤
Wll sidaan mafcno
Tkt ❤
Abdulahi walal jira weyan suu u ilaalinayo masha allh❤️😭
Alle kama qaado
Amiin
Aaamin
Wallahi nasiibe leyihiin reer muqdisho 😭🥰
Nasiibku maxa waaye😂😂
Nasibku ay leyihin ma inay wil yutuber ah arkan baa sidii inuu nabi khadar yimid😂😂
@@bushraabdi5845 walhibsomalida. Wax walba waa ka Arkansas
Asad hagio oo aan waqti dheer igu danbeysey mudo 13sano ka hor oo ahaa bukaan aan u shaqeyn jirey wlhi xili adag ayan isla soo Marney waa taariikh manta markuu Mogadishu imaadey wuuna soo raadiyey wuxuna dhahay meshii la igu baxnaaniyey ayaa soo booqanayaa wuuna noo mahad celiyey aniga qaasatan waxaan xiligaas kalkaaliyiiha qaaska ah asad hagio alle haku xafido amin waa walal qalbi fcn wlhi
❤
❤🎉
Wall horay usoco bulshadeena adiga oo kalay ubahantahay ❤❤
Ma 12sano sano baa wali kalkaaliye tahay ma gudbe caadiya meel ka arsaaqad badan alle weydiiso😂
Wan ku farxi lahaa hadii aad love iisari laheyd 😭
ASAD-
Hanbalyo iyo Bigaadin iga gudoon;
I am your sister and a supporter of yours from the USA. ; today I cried , just because your beautiful smile and laughter describes “the sign of Ahlul- Iman”, despite your circumstance coming back where you were hurt. I have visited Somalia over after 25 years last year even though it is my hope to come back and give back; however, I am not sure if Somalia is ready for peace and togetherness, we In’sha’Allah will see what future Somalia has for us who lived so many years in diaspora
But learning from you RESILIENCY ALLAHU AKBAR
Reer Mogadishu intan wali asad arkin like saar oo ani ugu horeeyo
ani wa arkay reer muqdisho ahay❤
Ani ma arkin reer muqdishana ma ahi hhhh
Nasiip bad ledihiin isku daya inad argtan wlhi anigu haduu hargeisa iman lahaa wan soo dhawyn lahaa gift ayan ukeeni laha
Waan arkay asad rer xamar asal ahay😂❤
Waxaa laga yaba Abdullahi waxyabo usan ogeen asad oo dhib ukeni karo inu ka celcelinayo manta dhan dhagta wax ugu shegaya wallaakas oo kale lama wada helo❤️❤️
@@Naruura4 Say Maasha Allah Allahumma Baarik.
Haa inuu qoorta gaadhoga kala baxo oo uu dadka isku sojediyuu udiidaya cadawgu way sobeeg sankaraan waa macquul balse asad isaga bohol yoow iyo farxad baa katanbadisay
Been masheegin walaal feecan waaye
@ wllkas oo kale lama wada helo wlhi
Oo maxay ku falin awal waan ku khaldanay bay dheheen@@halgenmohamed1484
Ilaahow sidaan asad ujeclnahy ujeclaaw ilaahow noo rumeeyay riyadena oo ah inaa aragno asag oo lugihiisa ku socdo yaarabi waxba kulama aha 🤲🤲🤲😭😭😭😭
Yarka baskiilka wato ani waye like ta ha ila dhaafina😂😂😂
M.A
War bax
Zno
Legend horey usoco😂😊
Tiktok kuqoro😂
Wallhi bilahy talay
Sadex da magac oo illhy wxn ku maray
Tiraba sadexda haben oo ad u ka La fog in ku riyodey Asaad oo illhy luguhisa diip ug socona rapiyaw u so ceeli allhu ma amen🤲
Wll ilahay sadex magac malaha ee markada dharanaysid 99magac ee ilahay kudharo wll❤
aaamiin yaa rabi
Ilhay wuu awoodaa alha subxana watacalaa caafimaadkisa ha usoo celiyo
Sidoo kale haben hore bey igu danbeysay aan ku riyoodo
Amin amin amin yaa rabi
Asad wllkiis abdullahi I liked how he takes care of his brother when the head escapes from the car😮masha allah❤
12 sano kahor meel adoo murugsan aad jogtay mntana 12sano kdib adigo hormar gaaray oo oo number one somali youtuber ah welibo farxsan baad kuso laabatay ilahey waa awod badane wax bu ka qaadanaya wax kle ayuna kugu bedelaya waad samirtay abwe lugahaga rabbi hku so celiyo ❤❤
Xaqiq walal
Haa wlhi Aamiiiiin yaa Allah
Allahumma Ameen ❤🤲🤲🤲
Qofkii dhibkaa kuu geystey na oo meed ahaan Kaga Tageyna maanta ka Hoosey Walhi Wuxusan Allah Qorin ma dhacaayo Asaga meed ahaan Buu aga Tagey maantana Asagii ayuu dhintey Kii meed Ahaan Looga Tageyna Alxm Allah Hormar iyo cafimaad iskugu darey
@mohamedbuaalechannel2396 xaqiiq rabbi wa awood badane
Abdullahi asoo og in uu Asad dhacaynin ayuu sidaas aay tahay asagoo gadaal fadhiya ayuu gacanta ka haya si uusan u dhicin dareen walaal oo dhab ah ❤️❤️❤️🫂
@@hubaalyare2010 Maasha Allah Allahumma Baarik Allow walaal la'aan ha na dhigin. Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲
Mansha Allah ❤
Wll wA dhaafay cllahi waxaan ugu baqa geerida ilahayoow ha horaysiin asad
M.a❤
Asad I am your fan in Djibouti 🇩🇯
Cabdullhi Xaajiyo Cimriga laban laab Alle hawga dhigo caafimaadna hawgu daro wll saas u wanaagsan waa hadiyad qaaliya oo aan lawada haysan manshallh, say manshallh dhamaantiin Jaalayaal 🎉
Allahuma amiin yaa rabi Allahuma amiin yaa rabi
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🥹
Zcw
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
Koko abaayo mcn waku taagera
Scw
Scw scw scw scw
Masha Allah farxada Allah kuu siyaadiyo wll asad lixaadkadana Allah kuso ciliyo insha Allah wan jeclhy fafrxadada 🎉❤
Umalayn maayo gacmahaan quruxda badan io wejigaan quruxda badan inay dhaafayan saliga nabiga صلى الله عليه وسلم ❤
❤صلی الله علیه وسلم❤
Scw scw scw
Scw
Scw
Scw scw scw
Uma Maleynaayo wilashaan iyo Gabdhahaan Quruxda Badaan in aay Dhafaan Saliga Nabigeena Muxamad Scw ❤☀️👍
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🙏
Scw 💗
Asadhagio27 💞💕💕💕💕💕💕❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Scw scw scw
❤scw scw🎉
Asad ale laxaad kaagi hakuu soocelyo wlo farxad mooye raboow waxa ku dhiba haku tusin❤
Allaw asad Cagahiisa dib uugu Soo celi 40 qof oo Salaad sax ah ducadooda Waa la aqbalaa wllkeen Aynu u ducayno inshaa Allah
Amin yarabi rabi lixada kisi ha usoco celiyo😢🤲🤲🤲🤲
Amin 😊
@@hamdabilan838 Amiin wll
@@samiraali9239 Amiin wll
Aamin yaabi 🤲
Sida Ay Xasuus meshasi Asad ugu ledahy bay ana igu leedahy Ano Dhawaca Aya laygu dabiibi jiry Madiina Hosbital❤🔥✊🏾
Haduu walal asad sameeye dhamaanten waa samenkarnaa Thank walaal waxa natu sisay hadaa dadaasho hormar waa gaaray iyo in aa xasuusatid ALLAH subxanahu watacaala ❤ oo wax walba fududeeya marwalba xaasuusta ALLAH subxanahu watacaala
Gabdhaha iyo wiilashan quruxda badan u Maleen maayo saliga nabiga csw
Zcw
Scw❤
Scw scw scw ❤
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🙏
Scw scw scw scw scw
WOW Waxan dhihi karaa waa maalin kugu qaaliya inaa umahafcelisid dhakhaatiirtkti ku caawiyay maalinka inta ka tabar darneyd ee dhiigagu qubanayay so emotionally inaa noqoto waa waajib waayo wxaa dareem8 karo qof dhibkaas ku dhacay not anaga i.a alle wxaa kaga baryaa wllky asad inuu caafimad taama ku siiyo oo lugahaaga ku istiaagtid magalada muqdishona kugu nabad yeelo i.a yaarabi u aqbal ducadeyda wllky asad hajio❤🎉Nin abaal loo galaa thy maadaama ismitaalkaagi aad xustay iyo dhakhaatiirtadi iyo dhiirigelinta usameysay wax loo dhigo jirin😮
masha allah alle haku deesto wallakey waan kugu faanaa geesi geesi geena
Anaa u horeeya wow reer mogdisho inta asad hajio aragtay wa salamaya team 27🎉😮😅
Ani ma arkin wan rajeena
Masha Alaah wlkey asad❤❤❤❤❤
@@HananNoor-r2n I.n hppti waad arkeesa wanagiisa wa same wlhi UA-cam IYO REALLY LIFE😁🫶
Inte ku aragtay sxbow xili fasax ku jiro imaday guriga maba kaso baxo
Inteee jogey nh😮
Qof caana waligay ma xiisayn Aragtidiisa balse asad aadban u xiisaynaya inaan arko Hargeisa ayaan jooga Malaga yaaba asad inu Hargeisa imaado insha Allah waan rajynaya ❤😊
Wlh wn kaa simanee sabab ila hada wn fahmi laa ahay😢
Inuu idin yimaada rajaynaya wll from muqdisho
Waan rajaynayna inu imado hargysa
Insha allah wll wuu inoo iman doonaa dhamaan Somali waa wiilka kalita ee ay wada jeceshay naftaydana waan u hurikaraa wll keen asad hagio from hargaysa
@@zuualfatupe1560 isaga kasbaday quluubteena iyo Somali Dhanba walal
MashaAllah Reer Medino💙😘
Asad hagio sxb waxaan ahay askari somaliyed waxaanna ka shaqeeyaa Airport-ka aadan cade sxb waxaan jeclaan lahaa intaadan Malaysia aadin inaan maalin uun kula kulmo bro hadii ay macquul tahay sxb🤝🫡
Inad disho mya rapya😢
Mxu kudila waba askari eh wax😂@@MulkigedihassaMulkigedi
@@WllJoshua06yaa aminaya hdi la rbo walaso dirsate 😂
@@Fatuush11 Waxaan diyaar u ahay meel alaala meeshii uu igu balamiyo inaan ugu tago
Mida kale asad hagio nin kaligii iska so socdo maahee sidee baa loo dili karaa maskaxda ka shaqeysii walashey
Manshaa alaah wll inuu arki doono qoraalkada ayaan ku rajeynayaa uuna kula kulmay❤ Wali si farxad ku dheehan thy
Qoraalkan hadad Akhriyaysid Ilaahay bisha ramadaan cimri iyo Caafimaad dheeer alle ha inagu gaadhsiyo 🌙❤️
Uma maleynayo in saliga nabiga la dhaafi doono scw scw 👇 ❤
I am really proud of you because you visited the hospital that treated your injury when you experienced the shock of the attack. I advise you to grant financial aid and a seminar on resilience, accepting the consequence and also how to overcome the pain you have experienced. I support you in Djibouti 🇩🇯♥️🇸🇴
Maadaama aad soomali tahay soomalina la mushaaxeyso afsoomali isaga soo qor.
M.a walahay ninkaan somali kadhalan baa ciil qaba asad hagio farxad ayuu daremaya manta aad iyo aad ayan ugu farax sanahay kadhalashada aan ka dhalanay umada somaliyed melkasta o ay jogaan love you so much team 27
KliGaa ku Faan huno Aqas alihii naga dhigay Eed maleh lkn wadan Uray wye DNA hdi labadali karo waiska sari Lhaaa🤢
Mashaallah welcome back Asad
Dad walba 🐐 bay leeyihin somali waa asad hagio is ilaali abwe alle hakugu nabad yeelo dalkeena ❤
Insha Allah ❤
Emotionele baan noqodaa markaan xasuusaha asad daawad I don’t know why Alhmdulilah ASAD OO caafimaaday ah somlia you tuber baan hada argnaa waagaasna asad oo murgsan oo la dhiban xanuunka kuyim waad usamiratay waad dadashe meelna waad iska soo saartay oo maad noqo qof alle wuxuu uqoray ku niyad jabay hormuud baad nootahy aduunku wuu siisoconaya duniduna way isbadalasaa asad oo taagana waan arkaynaa mnshlh adoo waynaadey oo meel kasoo saaray oo muuqal u ah soomlidoo idil baad ku soo noqotay wadankaagee waan ku farxsanhy guushaada asad guulayso markasta we are proud of you asad hagio
M.allah asad ilhy cafimadkaga haku saa idiyo ilhy cimri dheer io cafimad io cibado suban hakusiiyo❤😮
Wlalaka azad waxn kula talinayaa intad wadnka joogto ind sadoqo bdn labxdo madmaa dad daruufysan adarkyso malinkasta isha dadkuna waa xaq ee dareenakgu ad hausoo jeedo qofkaad istiraa inad wax udhiibto ayu kusoo boqday wax isga dhiib salaama walaka🤝
Ala xaly oo jimce ah waxaan kuriyoody asad oo lugihiisi usoo laabteen wlhi alllw usoo celi marar badana waan kuriyoody😢🤲🏾❤
Ilaahey hano rumeeyo😭
Insha allaah wow gusocon Donna hadow Alle idmo ❤
I Am team 27 Azad pro Somaliland Goormeed imani❤Welcome pro
Asad Hajio iyo waxan kabaryaah inuu ilahay hargaysa ma ruun kula kulmo waa walaal aan aad u jeclahay tan iyo ilaah maalinkuu bilaabay wax duubis ❤❤❤😢
𝑎𝑎𝑎𝑚𝑖𝑛
Asad sida loo jecelyahay madax weynaha xita looma jecla been miii😂😂
My😂
Hasan sh isaga laga jecel yahy😂😂
Wlhi waa runta waxa Wala beerto dadka ugu wanagasan Asad wanagasan. Asigu ka yim8d ❤❤ ilahay ha xafido
Madaxweynaha woow ka ficnyhy allah ha sharfo wllkene waan jecel nahay ❤❤❤❤❤❤❤❤
My😂
masha allh asad hagio ku damaashaad dalkaaga hooyo
Csbadallahi suu wllkiis uuga soo daba sikasnayo uu ilaalinayo😢 cabfullahi wll jiro
Masha Allah dhiiro galiye weye asadhajiyow qof walba na cashar ayuu ka qadan karaa tan never ever give up waligaa ha is dhibin waxba Loma reeban ogol ninkaan😢❤
Tan ah hubka dawlada dhan villa baydhabo buu yaala ma qurux bdna information kaas in la bixiyo wlle ❤
Muqdisho inaa la qabsatay aa rajaynaa xamar markaa imaatay waa shiday noolow inta ay nolol jirto wallaalkay mcn asad hagio 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Shiid ma jiro caadi iska dhig ee nasiino ku jire maadama oo daalna ❤
@@halaazimohamettwar shiid ma jiro ee waa iska dhiiri galin po aad u yar
Saa u faraxsnhy ma maleysan kartid asad Dadk'a dhan san u jecelyihin omg😢this is crazy man❤❤❤
The way Abdullahi is taking care of asad Nh is insane
40 Qof Ducadooda waa la Aqbalaa walaalkeen Asad aynu Ugu ducayno in ilahay Lugiihiisa ku socod siyoo Yaa Rabi ❤🤲
Allow noo barakey Rajab iyo Shacbaan khayrna nagu gaarsii Ramadan, igula saliya xabiibkeena muxamed csw, si aan u helno shafeecada nabiga ❤❤❤
Amin
Scw
Aaaaamiin scw
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🙏
Illahey labadaada waalid iyo adigaba janada hanigeyo hdaad booqato channel keyga aamiin ya rabii😢😢😢
Wadankeena ilahy ha inoo daayo wlhi wan ilmeya markaan arko somalia ilahow nabad kadhig from somaliland 😭😭🤲🥺
m.a❤❤❤
ilaa hada maa arko qof love saryo saliga Nabiga mohamed scw ❤
Chunkz is the first somali youtuber! Laakiin qaf waxaa tahay dadkiisa ku dhax jiro heersare ka gaaray, marka adaan ku wadanaa anaka🫶
Muqdisho wa qrxbadanthy youtuberki ugu horeye muqdisho itusa from hargisa🎉❤😂
maxaa youtuberka kale maka arkin miyaa hhhh any way soo dhawow in adeer
Qaybta maaweelada caruurta ma UA-cam kaga jirta Inader sawta kuwo badan so duuben sida qays qaysar oo kale😂😂😂
My makaga jiree laga yabaa ina dawan asad asaga ima dhafo muqaladisa wana ku farxsanhy youtuberki u horeye muqdisho itusa inu yahy🥰
Sas ey tahay meelaha quruxda bdn oo lo dalxiistago wali ma uusan so duubin
Welcome back man reer mugdisho hada nahay aad ban ugu faraxsan nahay inad Nala joogto proud to be team 27 ❤❤❤ waan jeclaane lahaa inan kula kalmo ❤
Asad hagio kaalay Jabuuti waanu kugu faanaynaa kaalay degmada balbala waxaan ka mid ahay wakhtigaaga 27 hadaba magacaygu waa wilsan ibraahim❤
Muqdisho waa magaalo aan ku haminaayo in aan mar,uun tago Allah wxn ka baryaaya In Shbb naga sifeeyo mar walboo aan maqlo qarax dhacay aad bn uga xumaada wlhi from Hargeisa.
Wll horta mahadsanid waynu kuso dhawaynayna magaladan yare koreysa uma qudhaan inay sii socoto dadka kunoolna mayaqanan sida cadaw laysaga celiyo any way sodhawow❤
@khadiijaabdqadir 🤍🙏
Aamin hppti dhamaanten waan ka xumaana dhibka dadkeeNa io dalkeeNa muqdisho waa muraayada umadda soomaaliyed
Soomalinimadu ha waarto
@@NajmaMaxumedjinsiyada soomali allihii naga dhalshaa mahad leh❤❤
Waa imaanee I .n
Asadow saasan kaa rabnaa awal 11 ama 10 habeenimo.ayaad wax soo dhigi jirtay ❤ilaahy hku xafido pro
Sbbto ah lama socdaan sacada somalia 😂
@Busines4354 Haaa wey inaga horeeyaan malaysia dhinaca wakhtiga
War asad meeshi markuu dhawaca noqday la dhigay ha laga dhigo meel macbad ah oo la booqdo messi meeshi uu ku qaday kubkii adunka waxa laga dhigay macbad anaguna waxa messi noo ah asad❤
Ilhyow asda waxa dhiib ah ha Tustin yarabi meel kastoo uu joogo😢 amiin 🤲🏻❤️
Amiin
Aamin
Aamiin
Abdullahi garabkisa Allah galo abalkisa alle unba gudi karo inkasto wajib ku ahed xadki wu sii dhafiye ❤
❤😊
Qadartu Allay Gacantiisa Kujirtaa Sidaan Wax urabnana siduu Alle Rabaa Kawayn Guulayso walaalkay Maalin Uun Waan Rajaynayaa Inaad Cagahaaga Ku Istaagi doonto❤🎉
Isbitaal Madiino caawo xasuusa i galisay walal Asad Hagio September 2009 kii waxa ku Maray qaliin markii xabad wiifto ah dhabar iga fadhiisatay Alhamdulilah Qaliin saacado badan qaadatay ku kumaray Doctors iyo Nurses maalintaas qaalinka guulestay sameeyey Allaha haka abaal mariyo aduun iyo Aakhiro maalinta xabad igu dhaceesay waxaan ka imaaday Dugsi xaafada waxa ahayd Albaraka Degmada Hodon ,
isbitaal Madiino Allaha haka abaal mariyo insha Allah wadanka markaan kusoo laabto maalin uun waan booqan doonaa si aan mahadcelin iyo duco ugu tago.
Insha alah
Insha Allh wllo hada sidetahy maka kacday dhawicii
@@sihaamiftiinmuxamed5676 Alhamdulilah waaka kacay abaayo qaliin guuleestay u ahaay waxba xubnaha jirkeega ma gaarin Alhamdulilah .
Mahadsanid Ms Sihaam .
Kusali xabibkeena Muhammad S.C.W 🎉❤😢
صلى الله عليه وسلم
Scw Scw Scw Scw
Salaalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
Scw❤
😢🎉😂❤
One love team 27 like haikailawin❤
Adaa nabiga jaceshahay love saar❤
Al asadoo abooowe faraxadda ka muuqataa waxey muujinysaa xiisaha aad dalka u qabto alle haku tuso adigoo cagaha ku socod iyo xamar OK nabadda❤🎉❤😢
Wllhi Asad waa sabarkii oo qof ah ilaahey ha xafido caafimaadkiisana ha soo celiyoh❤😊
Asad meel kasto waa duban kartaa meshan cid kuuma diideyso abowe alle haku amaansado inaa mar un ku arko rajeynaa I.a
Asad hagio dhib ha arkin sidaan kuu jecelnahay rabi hakuu jeclaado ma joogo Xamarr kama so qayb gelin so dhoweyntDa waxn rajaynaya inad Dhulka uguda kugu so dhoweyNo i.n
I love you somali Maxamed ❤🔋☪️
🥹Ilahye haku cafiyo abowe hanku xafido Muqadisho ❤
الله صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد wllo laki ha ila dhaafin❤❤
Ilahow Wax wlba ada awoda oo Wax an macqul ahyn Macqul ka dhigi kare yaa allah wilka wllkay ah Lugihis uso Celi Yaa allah Yaa allah wlhi halkas anigo ka bartay ayan Ilmeya markan qlbi fcnidisa arko iyo xaladisa 😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
ilaahey laxaad kaada ha ku soo celiyo wll
Asadow is ilali cabdullahi waka waya aragsanyahay wuu shakiyay adigana is ilali wll llaha ku ilaliye
haa said anigaba cabsi aan dremayay, ilaahay isagoo nabadqabo Allaha soo nabad celiyo
Muxuu ka shakiyey abaa
Walahi inta dawanaye wan oynaye Asad walahi waxan daremaya inatahy qofan noloshydi an garanaye ama an hooyaday dhashy San an darenka. Ula qebsanayo
Asad in uu 3M muqdisho ku dabaal dago hadii aad rabto. Like saar
Masha Allah tabarakallah allow ku amaanso adiga iyo dhamaan muslimiinta xafada madiino aktiisaa maraysaa xafatayda madiino wada jir garhaan argo❤❤❤ku raxayso wadankaaga brother
Kabax Asad farxadaada waa farxadeena ku raaxeyso your city the goat of the somalia🎉🥳💋💋💯💗🤍
Muqaalka markan daawaday ilmadu dhabankayga way qoysay markan arkay asad marxaladu iyo dhibku maray iyo heerku maanta gaadhay mnsha allah
The goat of UA-cam Somalia wan ku salamay from Djibouti wan ku sugayna
Wllhi Bilaahi Talaahi Caawa Farxad Aan Dhamaad Laheyn Allah Hakusiyo Hadii aad Faafiso Saliga Nabiga صــلـي الـلـه علية وســلــم
Scw
Scw
ilaahay hakuu soo celiyo lugahaaga marwalba waan kuu duceeyaa wllky Asad Hajio
Ma ila arkataan guys finally 2.7 million omg 😱 allahumdulah
Conguralations 2.7m keep going asad hagio🎉🎉🎁🎁🎁🎁🎁🎁👑🇸🇴
Asad alle haku siiyo cimri dher iyo cibaado suuban wllkey cadowga alle haka qabto waa xanun iyo farxad isku jiro xasusahaga wlhi😢😊
Allahow janada nagu kulmi damanteena😢❤
Amiin yarabi🤲🏻
Mashallah dhakhtarka dhisme fiicanba kusocda waxn nigula talinayaa medina hospitaley qalabka nadaafadiisa ilaliya iyo meelaha dadka bukaanka ah la dhigayo ama qolka ay jogyan nadaafad mel an lahyn oo bukaan lagu dawynayo bukaanka bakteria iyo infection ba raaci kara hore usocda wxn rajynaya qaybta emergencyga inu yaalo qalabki sarirta cml ahaa e bukanka la sarayay, asago nadifa oo wasakh lahyn ama aan ahayn bir an waxba sarnen sida kaas Asad saarna 11sano kahor, wayo qofka bukanka caabuq bu ukeni kara hadu emergency stretcher 🛌 ku u yahy mid gaboobay ama wasakh ah.👍👍
Wllhi cabdulaahi in lola noqdo wall waa kan ugu fiican wll nimada 🎉😢😢horay u socday 😢❤cadawga iska ilaaliga waxaa tihiin aniga wllaheyga qali 🎉😢
Mansha Allah Asad Hajiyo illahay Isha xasidka hakahayo❤🎉 like Team 27 👍 SOMALIA 💙🇸🇴