Xaliimo Khaliif Magool - Soomaali Dhooylaay Hees Wadani Soomaaliyeed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Xaliimo Khaliif Magool - Soomaali Dhooylaay Hees Wadani Soomaaliyeed

КОМЕНТАРІ • 233

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 2 роки тому +67

    Heestan "Soomaali Dhoy Laay" waxa lahaa hal-buurkeeda Xuseen Aw Faarax Dubbad, Ahun. Waxa qaadday hobolladdii Xaliimo Khaliif (Magool) Ahun.
    Samaa kuma heshiiyaay
    Sina uma hagaagaay
    Saqajaan ma daayaay
    Saxalkii wareegyoo
    Sabadoo xareediyo
    Barwaaqaa la sugayaa
    Soomaali dhoy laay
    Hore ma u soconnaa
    Mise sabo xumaantiyo
    Silicaad ku noolaan?
    Soojeedkeeda eegaay
    Saancad ugu baaqaay
    Sir-ma-qabe u geeyaay
    Nacabkeeda siiyaay
    Soofdaran habaabaay
    Surmaseegto badaneey
    Soomaali dhoy laay
    Hore ma u soconnaa
    Mise sabo xumaantiyo
    Silicaad ku noolaan?
    Sixir lagama waayaay
    Saxariir ku faanaay
    .seefahaysu qaadaay
    Seedaha is gooyaay
    Sababteeda doonaay
    Malaggeeda sidatooy
    Soomaali dhoy laay
    Hore ma u soconnaa
    Mise sabo xumaantiyo
    Silicaad ku noolaan?

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 3 роки тому +21

    Heestaan maalintaas laqaaday maantay kaga haboontahay .Waaqica jira 100%

  • @maxamedibraahim1355
    @maxamedibraahim1355 3 роки тому +21

    2021 hadaad iga danbayso like ha ila dhaafin from borame cdy

    • @canabziyad6947
      @canabziyad6947 11 місяців тому +2

      abowe hadan ku arke 2023 bishii 10 taariq 5 ee ma nooshahay

    • @maxamedibraahim1355
      @maxamedibraahim1355 8 місяців тому +2

      Haaa wn noolanahy

    • @TahliilLudi
      @TahliilLudi 5 днів тому

      @@maxamedibraahim1355 2024/9/2 ma nabad qabtaa wllo

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 5 років тому +28

    I love Magool..... qof ka cod macaan gaala iyo muslimba wali maan arag! She’s a legend.

  • @kamalabdi1426
    @kamalabdi1426 3 роки тому +23

    Maanta xageela jooga . Kufsi 5jir dil, dhac, boob, qarax. Tahriib, Abaar, Nabad la'aan waxbarasho la'aan,10 calan.😭😭🤲🏾.

  • @zalmaanabdijamac8536
    @zalmaanabdijamac8536 8 місяців тому +5

    5/01/2024 Habeen Jimce baxayo Sabtina soo Gelayso goorsheegtu waa 8:33pm Garoowe Puntland Somalia
    Waa Xilu uu taaganyahay Muranka labada Dal Somalia iyo Cadawga itoobiya oo Muuse Bixi oo ah MW Maamulka SOMALILAND uu u Saxeexat Itoobiya 20km oo ka mid ah Marin biyoodka Baddeenna
    Somaali dhooylaay❤

  • @bashiirxasan6483
    @bashiirxasan6483 5 років тому +15

    Somalia dhoylaay hore mow soconaa mise saban xumaadiyo silicaa ku noolan hdl dhaxal gal ah

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 4 роки тому +15

    Sixir lagama waayaay saxariir Ku faanaay seedaha isgooyaay sababteeda doonaay bismilaahi rxm raxm aragti dheeraayaa abwaanku allh hnxto

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 7 місяців тому

      Dhaqan yaqaan ayow ahaay somali waxay tahay ayow yaqaanay ilaahey ha unaxariisto dadkii umada wax tusi jiray way dhamaadeen 😢

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 роки тому +15

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
    Ilaaahow umadaan isu soo jeedi oo qabyaalada kasaar rabiyow somali mid ah maalin itusi rabiyow adaa awooda leh inta qoralkeyga aqrisow dadka uduceeya iyo dalka

  • @amiinkaabdala5419
    @amiinkaabdala5419 3 роки тому +9

    27/6/2021 capetown south Africa wadankeena Alaha noo hagajiyo inta qabyaalada jecelna Ilaah haka modoobeeyo qabyaalada

  • @nuurhubane
    @nuurhubane 10 місяців тому +4

    Codkii dahabiga ahaa ee xalimo qaliif magool walee fanaanad kuma ag dhigo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sayidaliduaysane
    @sayidaliduaysane 4 роки тому +17

    Somaali 🇸🇴dhooylaay horay ma,u soconaa guul 💪💪 soomalia🇸🇴 ❤❤❤❤

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 4 роки тому +22

    Erayada heestan waxaa sameeyey AUN abwaan Xuseen Aw-faarax, laxankana waxaa raacshay laxamiistaha weyn ee Xasan Gareed.

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 6 років тому +15

    Alle haw naxariisto waa Hees wadaniya oo qiiro badan WADAN JACAYL Aad u badan ku jiro Abwanka sameyay iyo Fanaanadaba alle haw naxariisto Somali mar bay so noqon insha allah

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 роки тому +8

    Raxmaanku haw naxariisto Magool🤲

  • @1900darvish
    @1900darvish 5 років тому +6

    Soomaali dhoolay horey ma su soconaa... waa hees xikmad bafan xanbaaransan Soomaali Alle ha ku duwo inay danteeda garato. Oo cadawga u midawdo Kenya baaba noo soo hanjabaysay walle waa yaab:-(

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 4 роки тому +7

    Sawirkaas waxaaan kagartay abwaan axmed naaji sacad cimrigiisa allaha dheereeyee kuwakale in badan oo kamid ah waydhinteen AUN intiidhimatay Amiin

  • @somaliboy3054
    @somaliboy3054 3 роки тому +4

    2021 xaalad wareersan baY ku jirtaa siyaasada somalida waxaa socota dacwadii bada Somalia Guul baan La Jaclahay Mar walba Dhul aan ku doorsanaYo DuNida laga Heli maaYo🇸🇴❤

  • @katraofficial2409
    @katraofficial2409 4 роки тому +9

    😭😭😭😭wlahi wax manta taagan ayaaa laga hadlay

  • @yasminmusa8437
    @yasminmusa8437 5 років тому +19

    Cod keda dahab ahaa magool Allah yaa raxma😭😭😭😭

  • @mohamedomar238
    @mohamedomar238 4 роки тому +3

    Xasan gareed, laxamiiste aan caadi ahayn yuu ahaa, heesaha macaan oo dhan isagaa laxanka saaray, , wadaniga iyo kuwa kalaba, Hooyoy la,aantaa ninka saaray weeye,,
    Magool aloow kuunaxariiso maxay cod haysay.

  • @ruweidahmahmett2680
    @ruweidahmahmett2680 2 роки тому +1

    Ma dhici dontaaaa maaalin qof kasta oo somaalia wax walba uu heysto kala qiiimo badnaadan dalkiiiza io dadkiiisa🥺😥qalbiyadeena illaaah naxariis ha isku galiyo🤲
    Ilaaaahey wxaaan uga rajeeynayaa jilalka naga danbeeeya inaysan sidaaan ku dhicin oo somalinida u macaaato🤲yarabi😭🤲

  • @dachaasahimad1063
    @dachaasahimad1063 5 років тому +5

    Masha allaah ilaahay u naxariso #XALIIMO #KHALIIF walhi waa heesta kaliya we heesaha wadiniga ah aan ugu jecelahay waxana ay ka hadlayzaa #ZOOMAALIDA #maanta taagan #AYAAMU #ZABAAN #QARINIGII #21AAD #ILAAHAYOW unaxriso somalidii #WAKHTIGAAS IYO #howl wadeenadii #DOWLADII #SOOMAALIYEED we somalida wax magaratada ah #warka #cadowgooda u maqleen!!!!

  • @littlemanrichman
    @littlemanrichman 5 років тому +16

    war abwaanka 2019 kaanoo ogaa
    xaqqiqdii waxaad moodaa heestaan inay ka hadlaauso xaalada somali ku sugantahay

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому +4

    ملكة الاحساس بلا منازع الفنانه الراحله حليمه خليف مغول ..... نسال الله تعالي ان يغفرلها ويرحمها

  • @samiirosulubcumar5288
    @samiirosulubcumar5288 4 роки тому +5

    Nacabkeeda siiyaya
    Waa tan jidha mnta
    Ajaanib wadanka iska hysta 😢

    • @ikhajji
      @ikhajji  3 роки тому +1

      @Samiiro, walashey, ma ina Abwaan Sulub Cumar baad tahay, mise?

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 6 років тому +8

    Allah yaa Raxma Xalima khaliif magool
    Somalida waakaas Bay wax Badana ka fiicnayd sida Hada Ay tahay

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 роки тому +2

    Laxankii xasan gareet Allh cimre sheer siiyo magolna Allh u naxariito

  • @Ka-Baro
    @Ka-Baro 5 років тому +3

    Waa erayadii xuseen awfaarax iyo laxankii xasan sebriye great iyo codkii dahabiha ahaa ee xaliimo khaliif magool

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Рік тому +1

    Abwaanka alifay Aun Xusseen aw Faarax Dubad waxuu ka hadlayey 50 sano kahor 1968 oo uu alifay heestan walaahay maantay taagan tahay Aragti dheeraa Abwaanku Caj,aib ilaahay dhamaantiin ha idin naxariisto.

  • @littlemanrichman
    @littlemanrichman 5 років тому +4

    sama kumaa heshiiyaay.
    Sina kumaa hagaagaay
    30 kii sano ee ugu danbeyay somali waay iska daba wareegsanaysay sidii rati macsaro shiidaayo ilaahow nabad barwaaqo iyo cibaado duuban
    Somalia ha toosto. AAMIIN

  • @iqromaxamudheybe9199
    @iqromaxamudheybe9199 4 роки тому +7

    Allah yaa raxma hoyo mcn allow ku naxariso 🤲 😭 alaa cod mcnaa

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 5 років тому +5

    Somali erga qalbiga ah way qoran way ku heesan wayna ku mahmahaan lakiin Maba isticmalan waxay modaan in loogu tala GALAY samaanta qof aan somali ahayn

  • @mohamedmire6820
    @mohamedmire6820 6 років тому +7

    Yaa noo Soo Nooleeya Magool allaha Unaxariisto...

    • @nadirajamac9250
      @nadirajamac9250 5 років тому

      Magool Bush xaarleh bey ismarisay nolo sheesdana Geeridaa dhaanta ee alaah tilbad wey diiso

    • @anigawaaye5739
      @anigawaaye5739 2 роки тому

      Ma'ogtahay dib looma abuuree dadkee hees ayqaaday ayaa ahayd

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 2 роки тому +1

    Run badana abwaan xuseen aw farax heestan sameyay iyo codki boqarada magool💏💏💏alow janada kawarabi labadaba

  • @kushish2749
    @kushish2749 6 років тому +4

    Quruxleey aan lalasimin dadka uu ka joogo waxaa udheer caqli iyo cod Masha Allaah

  • @dahiryusuf6011
    @dahiryusuf6011 4 роки тому +5

    Somaali dhooylaay horay ma u soconaa 😥😥😥 2020☝️

  • @barremaxamedismaaciil251
    @barremaxamedismaaciil251 3 роки тому +2

    LK HAJJI >>SOOO DHIG HEESAHA QARAAMIGA AH DADKEENA YARYAR ERAYADA INTOODA BADANI SIKALE AYAY ULA QAADAANE AANU FAHAMSIINEE......................
    >>>>>>>>>>>>>>>>>>>
    samo kuma heshiiyaay
    sina uma hagaagaay
    saqajaan ma daayaay
    saxalkii wareegyoo
    sabadoo xareediyo
    barwaaqaa la sugayaa
    soomaali dhoylaay
    hore maw soconaa
    ma seetaba xumaantiyo
    silicaaf ku noolaan
    soonkeeda eedaay
    saancad ugu baaqaay
    sirma qabe udiidaay
    nacabkeeda siiyaay
    soofdaran habaabaay
    surma seegto badaneey
    soomaali dhoylaay
    hore maw soconaa
    ma seetaba xumaan iyo
    silicaad ku noolaan
    sixir lagama waayaay
    saxariir ku faanaay
    seefta isla gaadaay
    seedaha is gooyay
    sababteeda doonaay
    malageeda sidatooy
    soomaali dhoylaay
    hore maw soconaa
    ma seetaba xumaan iyo
    silicaad ku noolaan
    ......codkii alle haw naxariisetee magool
    .....rrayadii abwaan xuseen aw faarax isna alle haw naxariistee

  • @dmohamed
    @dmohamed 10 місяців тому +2

    Soomaali Dhooyla' maanta Xabashi iyo Oromo bay rabtaa in ay Saylac ku wareejiso!

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 6 років тому +11

    Mahadsanid Jaallaha ama saaxibka qaalliga ahow, ee keydkan qarameed, ee gumeystaha iyo goonigoosatadu ka argagixinaya! fanaaniintu waa inndheergarato aan caadifad wax ku dhisine, waaqica taagan iyo kanvmustaqbalkaba saadaasha, ee ,,,dhoyloy?! goonigoosadka iyo qabyalada ma ka waantowna?!

  • @cabdikarimaxmad7872
    @cabdikarimaxmad7872 5 років тому +3

    Allaaah haku naxariisto danbigadi alle ha dhafo tariikh wanaagsan ayeey nooga tagtay

    • @deqah
      @deqah 3 роки тому

      Amiin Amiin yaa Allaah

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 Місяць тому

    Sama kuma heshiiyaay
    Sina uma hagaagaay
    Saqajaan ma daayaay
    Soomaali dhoy laay
    Hore ma u soconaa
    Mise saba xumaantiyo
    Silicaad ku noolaan??
    ||Hadal dhaxal gal ah😓✋||
    Allaha u naxariisto Xuseen aw faarax & Xaliima khaliif magool🤲 Wadani🇸🇴🤝

  • @abdishakurali7519
    @abdishakurali7519 4 місяці тому

    Waa wax dhuglaheyn oo waano lagaga quustey. Wadajir lagu kariwaa. Kalatagna diidey, waa nooc kagooniya bulshada caalamka.

  • @mussashire6516
    @mussashire6516 6 років тому +2

    suxana ka'ya cadim waxani hes ka mug weyn ax ax ax ax xalima khalif magol 1960 somalideyday horay ma u socona

  • @xasanxawad7333
    @xasanxawad7333 4 роки тому +1

    Heesta waxa miraheda iska laha AHUN. Cali sugule Duncarbed musiga iyo ayu laha AHUN. Xasan great. Kuligod alle ha u naxaristo. Dad wa kii hore murtiyuna wa toodii.

    • @Am-pk3zh
      @Am-pk3zh 4 роки тому

      Xasaan great amuu noolyahay wuusoo dhawaada

    • @maxamudcabdi6428
      @maxamudcabdi6428 3 роки тому

      Waa run abwaan cali sugule ayaa lahaa erayadeeda mantaan dhagaysanayaa 20.2/.2020

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 6 місяців тому

      Xusen ow farax leh

  • @xurmeyoxassan1434
    @xurmeyoxassan1434 5 років тому +5

    sllha ha unaxaristo xalimo galif 2019..

  • @Qoojistan
    @Qoojistan 3 роки тому +8

    Old is gold magool cajiib ❣

  • @akdiini5035
    @akdiini5035 5 років тому +5

    Hada 2019 bishi 5 ayan dawanoyaa xasuus wlhi ilaahow ku naxariiso Amiin

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 6 років тому +12

    Waxad ka hadleysa waa waxa hadda jooga. Llah yarxanu magool

  • @HaajiAbdishireHaajiAbdishire
    @HaajiAbdishireHaajiAbdishire 3 місяці тому

    Alllaah ha u naxriisto xaliino khaliif ❤😢

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 5 років тому +17

    Maxaad noo daalineeysaan Soomaaliyeey hada sidan leeydinku shegay ilaa hadana wei aan ku noolnahay

    • @abdulkadirmohamed8285
      @abdulkadirmohamed8285 3 роки тому

      Waa iga qoslisiisay walaahi maxaa noo daalineysaan hadiiba 1966 somaliyeey sidaan leydinkaga deyriyay oo sidaan inaad tihiin leydiin horey loo sheegay
      SAXARIIR KU FAANAAY
      SEEDAHA IS GOOSAAY

  • @QadanMuuse-fc2qh
    @QadanMuuse-fc2qh Місяць тому

    Wlahi wan ilmeeyay Somali dhoooylaay horimawsoconaa mise xumaantiyo silicaad ku noolaan somaliyey damiirkeenii aynu dono ma nooline

  • @AHH677
    @AHH677 2 роки тому

    Diin Islaam haddaan dastuur laga dhigan, oo weliba lagu baddalo dastuurkaan gaaladu noo soo xariiqeen oo ay Ku faraxsan yihiin,weligeen guul gaari mayno

  • @cabdiganacsade8647
    @cabdiganacsade8647 2 роки тому +1

    Ilahey janadi hakusiyo ereyada qaliga e dalka u rebtay

  • @ahmedkaarshe1207
    @ahmedkaarshe1207 4 роки тому +7

    been ma shegin abwaanka heesta alifay
    run buu ka hadlay

  • @alihassan9240
    @alihassan9240 4 місяці тому

    Rajada Alle lagama quusto, mar uun baan ka kici doonnaa, Insha Allaah.

  • @Cartan7
    @Cartan7 4 роки тому +2

    Somali Waqooyi aa fikrad heesta xuseen aw-faarax dubad 1960

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 3 роки тому +1

      1960 Xasan Great oo naaxyada sameeyey fanka kumaba jirine waxaan filayaa inay aad wax badan wakhtigaa uga danbeysay.

  • @hodanissah2024
    @hodanissah2024 6 років тому +6

    Waala doogi insha alah

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 4 роки тому +5

    # SINA KUMA HESHIIYAAY
    # SAQAJAAN MA DAAYAAY
    #SAXARIIR KU FAANAAY
    # SOMALI DHOYLAAY! HORE MA USOCONNAA MISE TABOXUMAANTIYO SILICAAD KU NOOLAAN..?

  • @fe8445
    @fe8445 4 роки тому

    Sawirka gabadha ookiyaalaha madow xiran waa Magool. Axmed Naaji waa ka kabanka Haya.

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia9655 6 років тому +15

    Allaha u naxariisto xalimo qalif

  • @cabdimahamud
    @cabdimahamud 5 років тому +5

    Allah ha unaxariisto

  • @Caliya7
    @Caliya7 3 місяці тому

    Ibni aadamka caqligooda iyo horumarkoofu wuu koraa laakiin kan somalidu wuu saqiiraa😢😢

  • @galbeediwiiloogo1358
    @galbeediwiiloogo1358 6 років тому +7

    Samo kuma heshiiyaay
    Sina kuma hagaagaay 😥😥😥

    • @ahmedjamac8421
      @ahmedjamac8421 2 роки тому

      Ax dalka iyo umada somaliyed waxay ubahan yihiin hogan dhaba

  • @sahiltanha924
    @sahiltanha924 6 років тому +4

    alla u naxariista hoyadi somaliyed xalima qaliif magool wadani Dhaba wlh

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 5 років тому +3

    Mantay tagantay ilahayow ku naxariso magool

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 5 років тому +1

      abwaanka eraydan ay maskaxdiis ka soo maaxdeen isagana alle ha u naxariisto

  • @balicadlibaaxseexay3282
    @balicadlibaaxseexay3282 5 років тому +5

    Haa slican ku loikaan
    Oo sikalaba diidey
    Hadan somali nahay😭😢😢😢😢😭😢😢😢

  • @abdirisakaar9890
    @abdirisakaar9890 3 місяці тому

    Somalia hadad racdan waad racab khasarysan
    Waa taa na qabsatay lkn manta wan ka so kabanyna
    Reer somaliland ❤
    Reer konfurku ma fahmyan qiiro ahn bay u dhagysanya 😂

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 років тому +1

    Sama kuma heshiiyaan. run badanaa. Magool rabi how naxariisto

  • @coalitiontrading6145
    @coalitiontrading6145 16 днів тому

    Listening in Rustenburg in South Africa 23th Aug 2024, characters my be loved somali ethnic. Are mentioned in this song %. After they destroyed every good fibric, they look 4 solutions. Wat a shame. My Allah knows best

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 4 роки тому +2

    Waa
    Taa
    Maanta
    Taagan
    Walee

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 3 місяці тому

    Dalkii waxaa u aharay mid calooshiis ushaqystaa, mid As u shaqeeya, mid dalal shisheeye u shaqeeya oo laga yaabo inuu
    Xil haayo ,mid masakiinta xoolahoda xalaashaday, mid cadaladii
    Lacag siistay,iyo mi ilmiihisii qurbo wax ugu baranayaan ee mid hoyo dhashay yiri 200 qaado dagaal gal kii aan waxba tareeyna 10,000 qaato, dalkaan rajada ka leenahay waa midkaa balse alle
    Uma waayin mid wadaniya oo mugdiga kassara maalin soomaali

  • @Shaakiile12344
    @Shaakiile12344 Рік тому +1

    It's 15/02/2023 at 7:03am in Jowhar for my 3rd time for GPE Compact development.
    Time is the best teacher; but few learn from it.

  • @abdinasiramin5652
    @abdinasiramin5652 6 років тому +7

    maagool allow kuu naxariiizo

  • @ahmedabdiwali7690
    @ahmedabdiwali7690 25 днів тому

    Heestaan marka laqaadayay waan ogaa

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 4 роки тому +2

    True is song mom xaliimo khaaliif magool

  • @hoodoburaale5707
    @hoodoburaale5707 2 роки тому

    HEESAHA SOOMAALIDA WAA MIDA UGU QIIMAHA IYO QAAYAHA BADAN
    XUSEEN AW FAARAX DUBAD AHN

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 7 місяців тому

    😢ala yaa raxma mogool iyo abwankii sameyey dawladii horeba

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 4 роки тому +1

    Waaa
    Heeesiii
    Soomaaliyeed

  • @asmayousuf6233
    @asmayousuf6233 6 років тому +2

    Thanks brother wallahi haday kahadlaysa

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 3 роки тому +2

    Sixir lagama waayaay
    Saxariir ku faanaay
    Seefa isla dhacaay ( iga hubiya weedhaan )
    Seedaha is gooyaay
    Sababteeda doonaay
    Malageeda sidatooy
    Soomaali dhooylaay
    Hore maw soconaa
    Mase saba xumaantiyo
    Silicaad ku noolaan

    • @deqah
      @deqah 3 роки тому +1

      Somalida hadey iska dayan Sixirka iyo faqsiga waa ay ka bixi lahayen dhibatada.

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 11 місяців тому +1

      Radii hore wax garad ayey ahaayeen iyo Tallo ku nool kuwa imika joogana Talo xumo iyo qabyaalad Aun Xuseen ow faarax iyo magool.

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 місяці тому

    Mirihii xuseen ow faarax laxankii x.gareyd cadka magool

  • @samafaleabdi4637
    @samafaleabdi4637 4 роки тому +1

    Friday 19 june 2020 wadahadalada somaliland iyo somalia 11:00 pm fiidnimo ballibusle mudug somalia🇸🇴

  • @xasancali8000
    @xasancali8000 4 роки тому +2

    ABWAN XUSEN AWFARAX ALAHA UNAXARISTO

  • @abdikarinadan7063
    @abdikarinadan7063 2 роки тому

    Abwaan. Xuseen Ow Farax Dunbad

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 2 роки тому +1

    Soomaali dhoylaaye hore u socda

  • @user-lc1hg4xn7b
    @user-lc1hg4xn7b 8 місяців тому

    Somali dhoylay hore ma u socona❤❤❤❤❤

  • @dsf9824
    @dsf9824 Рік тому

    Wanaaga ay soomaali
    Raadinayso xagee jiraa

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 7 місяців тому

    Wax aan wax idiinku sheego oon heestaa ahayn mahayo

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 4 роки тому +1

    Waayowaayo
    Magool
    Waa
    Soomaali
    Dhoylaay

  • @user-nc7sq1py5d
    @user-nc7sq1py5d Місяць тому

    Heestan intee ila mida oo Tiktok ka so raacay dabded so ogaday inay qaraami tahay hdana so doonay. Wlhy xaqiiq hda tagan weeyaan.

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 5 років тому +1

    Horay abwaanadu inoo habaareene maxaynu hagaagi. Tooba yaa rabi

    • @shukrimohamed1884
      @shukrimohamed1884 5 років тому +1

      Ahmed mohamed Cali afyaree

    • @shukrimohamed1884
      @shukrimohamed1884 5 років тому +1

      Ahmed mohamed xd

    • @yaasiincalasow4652
      @yaasiincalasow4652 5 років тому +2

      walaal ahmed mohamed aad baan kuu salaamay .... salaan ka dib sida ay ila tahay abwaanka habaar ulama jeedo ee waa guubaabo si tubta toosan loo qaado.

  • @adansingham831
    @adansingham831 4 роки тому

    Allow u naxariiso mother of xalima khaliif magool

  • @bashiiryare13
    @bashiiryare13 11 місяців тому +1

    Old is gold❤what asong❤

  • @boqorkajamaame8760
    @boqorkajamaame8760 11 місяців тому

    Alllah unaxariisto Halima magol

  • @kananhashi8078
    @kananhashi8078 6 років тому +4

    wallahi beenmaysan shaagin alllha ya raxma mama magool

  • @mo-seid1730
    @mo-seid1730 4 роки тому

    Soomaali dhoolaay horay ma u soconaa

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed4289 5 років тому +2

    Asc ilaahow unaxariiso waa runteed

  • @hayatnafuus9356
    @hayatnafuus9356 6 років тому +2

    Waa hees cajiib ah,laakiin waligeey mamaqlin.

    • @husseinqalib3577
      @husseinqalib3577 5 років тому

      Waa abwaan cali sugule dun carbed. Ilahay ha unaxaristo

  • @abdirisakaar9890
    @abdirisakaar9890 3 місяці тому

    Fanaan somaliland so marin fanaan mu ahy❤