Xaliimo Khaliif Magool Iyo Kooxdii Hoballadii Waaberi Heestii Gaashaandhigeena Ama Waa Gar Illaah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • Kaafiye News Tv

КОМЕНТАРІ • 66

  • @jhashim739
    @jhashim739 7 місяців тому +10

    Waaberi dhammaan iyo H Khalif Magool run bey sheegeen. Badidood Waa dhinteen Allah unaxariisto 🤲🤲🤲

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 5 місяців тому +9

    Shacabka Soomaaliyeedoow Duceeya xalimo Khaliif

  • @gohe5529
    @gohe5529 Місяць тому +2

    Heestan fadlan ha LA IGA gaarsiiyo kuwa lagu sheego xildhibaanada iyo madaxwryne xasan sheekh , ilaahay ha Odin garan siiyo nuxurka heestan aamiin aamiin aamiin

    • @FarhiaismailMohamud-z4y
      @FarhiaismailMohamud-z4y 17 днів тому

      Sax waye xasan shiq garsiya na tiri fesbook geyga dhigay midey igu dhigan ilahow I badbadin xaqa guleysto umada somaliyed xaq lagu mamulo la raba

    • @mawlidsmohamedhalale8485
      @mawlidsmohamedhalale8485 День тому

      Guul darro aan madaxwene Hassan Sheikh dhigin kama dhicin, asagaa Ethopia inay dhulkeena damacdo sababay, asagaa kukalifay in dad somaliyeed Ethopia ugalaan, asagaa inta Turki heshiis ganacsi lasoo galay inoogu sheegay mid amni - soo uririyoo guul darro aan Hassan Sheikh Mahamud dhigin kama dhicin dalkeeena

  • @mohamedwarsame2835
    @mohamedwarsame2835 2 місяці тому +2

    Erayadii Abwaan Ismaaciil Xirsi Farxaan,Codkkii Xaliimo Khaliif Cumar Barre Magool Allaha u wada Naxristo

  • @Somalia5
    @Somalia5 9 місяців тому +6

    🩵🩵🇸🇴🤍🤍 WAA HANTI QARAN XALIIMO KH. Magool❤

  • @gohe5529
    @gohe5529 Місяць тому +2

    Fadlan heestan ha la iga gaarssiyo kuwa lagu sheego xildhibaanada soomaalida iyo madaxeyne xadan sheekh

  • @MA-lv8bv
    @MA-lv8bv 9 місяців тому +7

    Manshallah waa hees ka hadlaysa waxa hada socda

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 11 місяців тому +5

    المرحومه جوهرة الصومال حليمه خليف مغول الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴

    • @hasanalgatra734
      @hasanalgatra734 8 місяців тому +1

      الله يرحمها ويغفر لها
      نحن في السودان نحبها🎉🎉🎉

  • @slmndow
    @slmndow 4 місяці тому +1

    Allaha u naxariisto fanaanadda weeyn ee H.khaliif Magool , Hobaladda Waaberi sharaf weeyn eey Soomaalida ku leeyihiin guud ahaan.

  • @abdirizakariif9884
    @abdirizakariif9884 Місяць тому +1

    Ilaahow kunaxariiso mama xalima khalifa Omar mgaool

  • @MedidrissIbrahim
    @MedidrissIbrahim 7 місяців тому +2

    Allaha uu naxaristo amine magool

  • @nuurhubane
    @nuurhubane 9 місяців тому +3

    AUN queen of vioce magoool

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 8 місяців тому +2

    Abni🎉😂❤😅😊😮😢😮😢😮😢😮😮😮😮😮😮😮❤❤😂❤😂😂😂😂😂😂😂😂 2:52 cool,wasalama

  • @nimcobihi982
    @nimcobihi982 8 місяців тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    That is Muuse Biixi. Maxaan kaga gam’aynaa???!!!!

  • @AhmedKaafi-we3mc
    @AhmedKaafi-we3mc 9 днів тому

    Xooga dalka lagu amaa hesto hes wey dhafte❤❤❤

  • @godaneyare526
    @godaneyare526 10 місяців тому +5

    Allaha unaxaristo janatul firdowsa Allaha kawarabiyo

  • @CrahmanMR
    @CrahmanMR Місяць тому

    2:40 2:42 Haben isniini soo galayso 18/8/2024 ayaan ku dhagaysanayaaa duleedka/BANANKA MAGAALADA OOG
    anoon qof igala joogin saaxibadii aanu 18.8.2023 hadaaaya wada saarnayn buurta sayidka😢
    Alle haw naxariisto intii dhimatay inta noolna waxaan u rajaynaaa guuuul iyo barwaaaqo

  • @nimcobihi982
    @nimcobihi982 8 місяців тому +1

    ALLE HA U NAXARIISTO MAGOOL AAMIIN. AAMIIN AAMIIN

  • @DhadoonKhuuriye
    @DhadoonKhuuriye 9 днів тому

    AUN Cali sugule dun carbeed Toobiye weeye lagu tisqaaday inaba caadi ma ahayn odayga

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 7 місяців тому +1

    Abni,wasalama

  • @Mohamudbukhari
    @Mohamudbukhari 7 днів тому

    Gurmad maleh qiyaamuhuu
    Kuwa Hada kuxunka joogaa hala gaarsiiyo farintan

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 9 місяців тому +2

    Ilmo gaalo qadata micnaha ajaanib walidka malaho wakiil mase kafiil uuahaa maay halaweeydiyo waayo hadii leydhaho sharci maledahay kii ilaah waye sharci oo wajiga badalo subag udonan jiray saa ilan raacijiray anoo xaamil iga soo oraday inley afdubo inley tarxilo kala garan waayay dharcad buuaha baburka iyo labiskaba dhar bakistan isago xiran ninkibaa xishoday qeylideyda awal iyo aaqiroow ookoruqado dagal dadban shukadiyo furfuratay gutinoo xirna sixetay gacnaho ilalsaday salka kugaracay saamarkuidayo kudhaco dhulka afgaboon gacnaha iihormaran oo idiray laamigii hadi kabaxsaday isago idayaaya ka fogaday sida qof quraneeysaa neefteydi iskubadashay inafol lacararay ciyalka dariqyada imoodaan cidwayel kuwareysaneyso ma arkin dad walan arko malayaabo oo walida wax kasoarkay markas hadi kafikirto inaawaxyelato cunugaga cunug lamid oo walidkis kacararay lana magac sida somali inuu udagal galo miyauyelanee mase waa kaguree wixi dib kugusonoqonaay ineey kaagadaraan dhicikarto

  • @CabdikafiCali-w1y
    @CabdikafiCali-w1y 4 дні тому

  • @Zamaal12
    @Zamaal12 7 місяців тому +1

    25/2/2024 I’m listening 👂 😮

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 27 днів тому

    Gashan dhigenow shacabkow gorfeya guul darada waxi dhigay maxa kaga gam eyna😂😂😂😂😂

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 6 місяців тому +1

    Abni,waslama

  • @warsameahmedamalle4667
    @warsameahmedamalle4667 7 місяців тому +1

    Xaliimo hanti maahane, waa hobollad qaran.

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 2 дні тому

    RIP SYSTER ❤❤

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 8 місяців тому +1

    Heestaba cali sugulle iyo somaliland baa leh yam-yam iyo qadaad-weyneey!

    • @Dhagawayne-fe9zl
      @Dhagawayne-fe9zl 4 місяці тому

      Xalima yey ahayd horta

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 22 дні тому

      ​@@Dhagawayne-fe9zlhawiye waaye sxb habargidir lkn fannaanad qaran ayey eheed oo codkeeda heeso bdn oo wadani ah ku qaaday

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah 7 місяців тому +1

    Allowkunaxariiso

  • @ahmedmohamed1young817
    @ahmedmohamed1young817 9 місяців тому +2

    Sida muse biixi okale mxaa laga yeelayaa

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 7 місяців тому +1

    Abni,wayalMA

  • @maryamali.
    @maryamali. 7 місяців тому +2

    Oromaland waa inaa gumuc lagu dilaa

  • @YusufAbdifitaMohamed
    @YusufAbdifitaMohamed 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 6 місяців тому +1

    Abniwadalama

  • @ayaanleqoode1144
    @ayaanleqoode1144 Рік тому +3

    Inta kuugargaatiyo gogoshaada lama cuno

  • @Samiiro-z8n
    @Samiiro-z8n Місяць тому +1

    Allhe how naxriisto lakin ceydiid bey racdey

    • @ahmedmohamed-og8tm
      @ahmedmohamed-og8tm Місяць тому

      Caydiid halyeey buu ahaaa aan SIYAAD BARE oo kale ahayn. Guul daradii 1991 ayaa kaa guuxaysa.

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 7 місяців тому +1

    Abni,wasallama 26,o6,1960 5:43

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 7 місяців тому +1

    Abniwasalama

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 7 місяців тому

    Abni😢🎉😂❤😊😅😮😮

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 17 днів тому

    Ninka gubo dhulkena la tashado guleystow kugu garanay talada la gurguraneyse cadke gosaneysa rabi ku gargar cidadada lama cuno cidada lama gubo xaqo gacan ta heysa ilah kugu gargara gurmad ma leh qayano gorba gorta ka danbeysay kula so goda gashan dhigeniyo shacabkow gorfeya guul darada ragi dhigay maxan kaga gam eyna nin waliba waxu heysto ba laga gudaya ninka kudo habenka gobanimada isho gar darada ma socoto xargaha gunteysa ku guleysan meysid garab kaga lama cuno godka loma qado ada geli hortisa gashan dhigeniyo shacabkow gorfeya guul darada ragi dhigay maxan kaga gam eyna aniga itopia ma tagero somaliland ma tagero dulmiga diday nin jecleysi nin naceb jiro dalkena codka didmo ah iyo cod ogolasho leyahay xildhibanada kofur galbed codkoda didmo ah hala dilo guryaha halogu dato maxkamada halaso tago lama dhihi jirin raga hawiye bada somaliyed kenya ka ibiyay madaxweyne shiq sharif heshiska kenya la galen barlamanka hor geyay hawiye qeylin lama arkin iminka bada lama ibin ijar deked waye heshiska qaldan kaliya dadka owdal heshiska diday xildhibanada owdal heshiska diday kofur galbed codkoda didmo ah in maxkamada halaso tago lo dhaha af xuman jirto kuwi bada somaliyed kenya ka ibiyay madaxweyne shiq sharif heshiska kenya la galen barlamanka hor geyay iyo cabdi raxman cabdi shakur hala dilo guryaha halogu dato maxkamada halaso tago lama dhihi jirin xildhibanada kofur galbed codkoda didmo ah xur u yihin shiq sharif maxkamada laso taga hala dhaho hawiye waxu sameyn arka somaliyey wa dagalamayan dadka kale sharciga qabta miya😂😂😂

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 7 місяців тому +1

    Smlmaxaa.lsgu,didN,yahay,

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 7 місяців тому

    Srme

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 4 місяці тому

    Gurmad ma leh qiyanaada gor ba gorti ka danbeyso wey kula so goda gashan dhigeniyo shacabko gorfeya guul darada dadki dhigay maxan kaga gam eyna gardarada ma socota xargaha gunteysa ku guleysan meysid garabka ga lama cuno godka loma qariyo ada geli hortisa Cidada lama gubo 😂😂😂😂😂😂

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 22 дні тому

      Masha allaah erayada waa keentay in aad ku heesto lee kuu dhiman

  • @mohamedwarsame2835
    @mohamedwarsame2835 2 місяці тому +1

    Erayadii Abwaan Ismaaciil Xirsi Farxaan,Codkkii Xaliimo Khaliif Cumar Barre Magool Allaha u wada Naxristo

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 6 місяців тому +1

    Abni,wasalama

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 6 місяців тому +1

    Abni,wasalama

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 6 місяців тому +1

    Abni,wasalama

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 6 місяців тому +1

    Abni,wasalama

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 6 місяців тому +1

    Abni,wasalama

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 6 місяців тому +1

    Abni,wasalama

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 6 місяців тому

    Abni,wasalama