MUNA ADAN | Soomaali Dhoylaay | Music Video

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 45

  • @yaqubhajji1825
    @yaqubhajji1825 Рік тому +10

    😭😭😭Wlhi waa hees Daren Leh oo xaqiiqadha taagan ka hadlaysa😢Allow midee uma dena🤲🥰

  • @husseinsuleiman7719
    @husseinsuleiman7719 Рік тому +8

    Halimo Khalif magool ilahey ha u naxariisto , muna wey soo dhoweysay lkn boqorada is always 🔥🔥🔥🔥

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +17

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤❤😢😢😢 1️⃣

  • @queensomali5463
    @queensomali5463 Рік тому +3

    😭Somali Dho'ilaay Weligod Israaci Mayan San arkayno😢Somali seefa Isla Gaadhay iyaga Is xasuuqaya😢Illahow Isu so Jeedi Somali oo Hal mid ka dhig Maba noqonayaane😢

  • @Abdulahi-1
    @Abdulahi-1 Рік тому +3

    Wan sugayay in heestan dib loo soo qaado ❤️

  • @farduushasssan6208
    @farduushasssan6208 Рік тому +3

    Heesahana noocani markan dhagaysto somalinimaday ijeclaysiiyan lkn inta kale calankayga somalilanban jeclay

    • @macaaneeyahmed
      @macaaneeyahmed Рік тому +1

      😢😢😢😢 in aan mid la ahaan waa la raadin jray lkn manteynu tagan nhy wll allow adiga dadkena qlbiyadooda isku nadiifin kara

  • @ayaanmagaalo9149
    @ayaanmagaalo9149 Рік тому +1

    Somali wxaa baa ku dhex jirA ilhyow quluboda mideee😢😢😢

  • @CaliMire333-xp3uz
    @CaliMire333-xp3uz 11 місяців тому

    Manshallah ❤❤❤ Qaaraami Nooleeye Horay Usoco Masul saye

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh Рік тому

    AHUN abwaankii weynaa ee xuseen aw faarax dubbad aamiin codkii baxsanaa ee boqoradii codka queen xaliima khaliif cumar magool

  • @omarmlmmmlemirlmmmomm9379
    @omarmlmmmlemirlmmmomm9379 Рік тому

    Xaqiiqta taagan maanta weyi, Soomaaliya Guuuuul ayaan leyhy.

  • @mohamedhassanmohamed5443
    @mohamedhassanmohamed5443 Рік тому +1

    Allow adiga waad awoodaa somalia oo mid ah in aad i tusto😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdullaminmohamed3748
    @abdullaminmohamed3748 Рік тому

    😢😢😢 somalaay saan nama anfacda😢😢
    Dul shisheeya ayan ku ku dib qabna

  • @IdmanBeerdoon-c1o
    @IdmanBeerdoon-c1o 2 місяці тому

    Allow soo hadee Somali'balse ,
    halaagii dhacay looma kala harin.

  • @AbdiladifSharif-l9y
    @AbdiladifSharif-l9y Рік тому +1

    Somalia nabad Allah hanooga dhigo

  • @BintMohamed-q5c
    @BintMohamed-q5c 2 дні тому

    Waxa Qalad Ah Inad So Qaatan Hees Wadani Ah Abwaankii Lahaana Lagu Xusi Waayo Fadlan Ku Xusa Abwaankii Lahaa Ama U Dhiga Heesihiisa Alle Ha U Naxariisto Abwaan Xusen Aw Faarax Dubad

  • @caydaruussaalax3841
    @caydaruussaalax3841 Рік тому

    Heestan goormaa laqaaday xaqiiqdii dareen bay leedahay

  • @SuaadAwke-qr6ei
    @SuaadAwke-qr6ei Рік тому +1

    Somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢😢😢😢😢

  • @mohamedaden8427
    @mohamedaden8427 Рік тому +1

    Somali dhoylaay 😢😢

  • @abdullaminmohamed3748
    @abdullaminmohamed3748 Рік тому

    Hory ma u socoonaa😢😢

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 Рік тому +1

    Inaan Horay usocono
    Way ahaan !! Lkn Waysan ahaanayn
    Sida iimuuqata

  • @ROOBLEYare-dg8lg
    @ROOBLEYare-dg8lg 5 місяців тому +1

    MISE SABA XUMANTIYO SILICAAD KU NOOLAAN ALLOW ALLE😢

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 11 місяців тому

    Somaalidu haa nolaato🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fatumali1829
    @fatumali1829 9 місяців тому

    MashaAllah InshaAllah ay fahman

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima Рік тому +1

    legen cabdi Askarii no More silic ❤

  • @AhmedAlvarez-s9e
    @AhmedAlvarez-s9e Рік тому

    Waan Wadhwa Amina aadan

  • @AhmedXMacalimu
    @AhmedXMacalimu Рік тому

    Somali dhoylaay,
    Hore ma u soconaa?
    Mase saba xumaantiyo
    Silaacad ku noolaan?

  • @ilhaanabukar8373
    @ilhaanabukar8373 2 місяці тому

    Somalida waxeey u degi layihiin waa shacabka gobolkasta marada eey taagteen inteey kor u hayaan somali lama arkaayo 😢😢

  • @munaadan5122
    @munaadan5122 Рік тому

    Aad iyo aad wall

  • @munaadan5122
    @munaadan5122 Рік тому

    Cabdi askari hore usoco wall

  • @OsmanSaid-s8x
    @OsmanSaid-s8x 9 місяців тому

    Somali dhiylay waxaa sameeyey aun
    Abwaakii abwaanada hobalada wabari
    Xussen aw farax dubada 1965
    Codkuna aun xalimo khalif magool
    1965tii Soo baxay ayaa Somalida maanta
    Joogta ka hadlaya
    Waa sadal rumowdey
    Waa mahamed Hussein aw farax dubada

    • @rayaanmohammed8129
      @rayaanmohammed8129 8 місяців тому

      berigasay in habaren wayo somali waqtiga mid bay ahayd lkin heestan waqtigan bay ka hadlaysa

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 Місяць тому

    Waa Ceeb anagoo heerkii la ogeyd gaarnay.. Maanta Wadankeenu in uu saan yahay…..??! Kacdoon 2 Ayaan u baahanahay… Iyo aan ka takhalusno Siyaasiinta Calooshood u shaqeysta yaalka ah

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 Рік тому +2

    Somali maamul Gobol badaney ma siii kala goosanaa

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 Рік тому +4

    Meesha ay leedahay" Barwaaqa lasugaya wa qalad😂 wlhi isma lihi central Peaceful ba dhacaysa. In anywhere in Somalia waayo? Calamadahii khiyaamaha bataagan Right Now.

  • @UpdinajibMohamett-gf8ht
    @UpdinajibMohamett-gf8ht Рік тому +2

    Iʟᴀᴀʜᴀʏ sᴏᴏᴍᴀʟɪ ᴍɪᴅ ʜᴀᴋᴀ ᴅʜɪɢᴏ 😢

  • @fadumsajamac9202
    @fadumsajamac9202 Рік тому

    Amazing 👏

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p Рік тому

    Erayadii xuseen aw faarax
    Laxankii xasan gareed
    Codkii mogool
    Ma sidaanba loo haleeyay
    War heesa samayta oo dadka
    Cod xumada kala taga

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 Рік тому

    Muna Adan 👑👑🇸🇴❤❤❤❤✊✊✊

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 Рік тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢❤❤

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 10 місяців тому

    Jamahiir Laascaanood Libdhimayso

  • @bashirali4887
    @bashirali4887 Рік тому

    Ialhy Somali iscunisdah hakaxsaro

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 10 місяців тому

    💖💙💖💙💖🌸🌺🌺🌸🌺🌺✌️

  • @m.a.seeqrte-to3po
    @m.a.seeqrte-to3po Рік тому

    Wwwwwwwwwwwwww.m.a.abyo.xafidulla.ah.wale.tanii.heesweydhaftey.ee.wx.kl.halobixiyo