FARXAAN YARE ADAA NOLOSHABA MACNEEYA NEW OFIICIAL VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 80

  • @awaalemohomed3643
    @awaalemohomed3643 3 роки тому +11

    Hargeisa caasimada fanka umada somaaliyeed go forward ☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @ameinka5668
    @ameinka5668 3 роки тому +19

    Farxaan Qaboojiye waa Fanaan mustaqbal fiican leh❤️

  • @zakiyare2956
    @zakiyare2956 3 роки тому +22

    Wiilkan yari talentigii adeeradii ayuu leeyahay waa GX36 kii asalka ahaa❤😆

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 3 роки тому +7

    He sound like Sudanese mashallah kanyari waa asal 👍🏼👍🏼👍🏼😍

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 3 роки тому +6

    Farxan yare waa mucjisada fanka.waa legend farxan qaboojiye

  • @maarshaallyrics
    @maarshaallyrics 3 роки тому +5

    Wow Wataa Hibada Dhabta Ahi Hiba La Mood Baa Fanaaniin isga Keen Dhigaye
    Afkaaga Caano Lagu Qabay

  • @somalinative8326
    @somalinative8326 3 роки тому +4

    Kooxdaba Ninkan Baa Codka kaga Sareeya iminka 🔥🔥🔥

  • @abdifatah_jm
    @abdifatah_jm 3 роки тому +5

    Wooooooooooooow wlahi fanaankan da'da yar waa mucjiso😮

  • @yasinmaxamed7172
    @yasinmaxamed7172 3 роки тому +5

    Farxaan qaboojiye runtii hibadadu waa mid aan laga indho qarsan karin keep going

  • @deeqsimohaliofficil959
    @deeqsimohaliofficil959 3 роки тому +4

    Farxan yare
    Fanan MusTaqbaL Leh keep giong brother🥰🥰

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 3 роки тому +5

    Maasha Alaaha alfanaan farxaan qaboojiye, codka macaan heesta mid loo riyaaqay, dayaxa kooxda dayax 🔥👍

  • @caaisha71
    @caaisha71 3 роки тому +3

    Kan yari wa most talented 🖤🖤🖤

  • @khadarmaxamade3344
    @khadarmaxamade3344 3 роки тому +2

    M.a farxaqn qapoojiye wlhj wa fanaan mustaqbal leh❤️❤️❤️

  • @maxamedaadanyuusuf2096
    @maxamedaadanyuusuf2096 3 роки тому +3

    Habadiii oo qofa waaa farxaaan

  • @mahamedgabobe8438
    @mahamedgabobe8438 3 роки тому +3

    Haw rar keep giong

  • @abdaa8152
    @abdaa8152 3 роки тому +6

    Heesta ugu shidan barnamijkan jaaf jaafka ah 💯

  • @xamdacalixasan9339
    @xamdacalixasan9339 2 роки тому

    Mansh allah ilahay codka haku barakeeyo kieeb going farxaan yare

  • @salwa8962
    @salwa8962 3 роки тому +1

    Waah waah abwaanka sameye mahadsanid 💘💘💘💘💋💯 iyo wiilka qaaday wiilasha tumay ba 💋💘💯💯

    • @zainabahmed4198
      @zainabahmed4198 3 роки тому

      Daaha gaas u mahadceli heestu laxanka la saaro kama soo hadho

  • @suldaan3448
    @suldaan3448 3 роки тому

    Thank you farxan yare booskii uu nagu cidleeyay m.bk waad inoo buuxisay....walee mucjizada qarnigad tahay

  • @yousbroido8359
    @yousbroido8359 3 роки тому +1

    ROCK SOUL MUSIC SOMALI AL SOMALILANDAISE.
    HOYGA FANKA
    THAT TRUE

  • @riwanawilmohamed8261
    @riwanawilmohamed8261 3 роки тому +3

    Farxaan qaboojiye waa ku wataa keep goin

  • @maxamedxuseen4055
    @maxamedxuseen4055 3 роки тому +4

    Farxaan cabdi muuse qaboojiye mid ka mida fananiinta cidagale

  • @istaahil1384
    @istaahil1384 3 роки тому +1

    Faraxaan qaboojiyow hore u soco wll my lil brother❤🥀💯

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 3 роки тому +3

    Fanka dadkii lahaa 🙏🙏

    • @nohadal9669
      @nohadal9669 2 роки тому

      Ciidagale nimo 😂😂😂😂aptio

  • @mcschannel9912
    @mcschannel9912 3 роки тому +1

    cawa wa habeen tariikhiya nolosheyda baal kga yaala hadl aan iga qabn ayn jaceylkeyga ku idhi , 30/9/2021 Xasna dharar xubi wn ku jeclhy wxn ku leeyhy
    NASRIGU DHINACAGA WEEYE

  • @zakariyefaysal7424
    @zakariyefaysal7424 Рік тому

    Heesti abwaan hutuu zxpky iga gadan heestani

  • @cabdallagurey6628
    @cabdallagurey6628 3 роки тому +1

    Naftad mooday iftinka qofka an ifka ugu jcelaa way iga tagtay 😪😭🥺

  • @engabas_10
    @engabas_10 3 роки тому +2

    Markaan Eegay Miraha Heeskaan Luuqada Fanaanka io Music beatka saaran runtii aad baan uga helay.
    Keep Going Guys Fanku waa hibo ee maahan isku day.

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 3 роки тому +6

    Absolutely heestasi way qarxaysa keep going 👌

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 3 роки тому +2

    Original, fresh and raw talent 💯

  • @adnamaxamed3818
    @adnamaxamed3818 3 роки тому +4

    Abtiyooo ♥

  • @MK-th1xd
    @MK-th1xd 3 роки тому +5

    Iska heees looma heeso EE waa hibo farxan qaboojiye Socotay Adeer

  • @abdisalanmahamedmahamud8415
    @abdisalanmahamedmahamud8415 3 роки тому +1

    Mustaqbal aan daah saarneen ayaa leedahay wllky keep going

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 3 роки тому +4

    Fankiiyo qofa wlhy

  • @saleebaanmadobe
    @saleebaanmadobe 3 роки тому +2

    Shinbiriha iyo dhirtaa istaagtay codkaaga awgii no no no nuuxnuux si weeye

  • @abdijamac5303
    @abdijamac5303 3 роки тому +4

    Hawraar maxaa samaysay

  • @mohamedsuleiman8796
    @mohamedsuleiman8796 2 роки тому +1

    What song what a melody Farxaan Yare.

  • @salahismail3723
    @salahismail3723 6 місяців тому

    Abaaabala heees iga Gadan ✋🏻
    Naftaa moodaye iftiinku
    ma noqonin Dayaxaan u haystay
    Nalkii quruxdaada weeyi
    Nuurkaagi baa baxaaya
    Adaa nolasheyda macneeya
    Adaa naxariista beera
    Naxlina Adigaa ka maydhan
    Shaydhaanka lagaa najeeyay
    markaad niyadsami jaceylka
    Nus iga midaheey daryeesho
    inaan janadii Naciima
    Nagaansho u degay dhexdeeda
    Naftaa mooda’ e xaqiiqda
    Nasrigu dhinacaaga weeyi
    Naftaa moodayee daruurta ma Di;in niyadeyda qoysay
    Naquba hadalkaaga weeyi
    Adaa nasiyaay i doojay
    Hadaan anigoo ku naadshay
    Nudaha-qalbigayga ku waayo
    Inuu nabar wayn i Gaadhay
    Nuglaadaye sow ma moodo
    markaad niyadsami jaceylka
    Nus iga midaheey daryeesho
    inaan janadii Naciima Nagaasho u degay dhexdeeda
    Naftaa mooda’ e xaqiiqda
    Nasrigu dhinacaaga weeyi ❤️
    Al fanaan farxaaan qaboojiye 👌

  • @sadar_muqda
    @sadar_muqda 3 роки тому +1

    Hawraar media iyo dhamaan tageeraysha waad salaman tihiin🥰🥰🥰🥰

  • @diran1234basbaaso
    @diran1234basbaaso 3 роки тому +4

    wiilkan fanka dadbadan ayuu booska ka saaraya haduu apdate ahaan lahaa i like this guy

    • @caaisha71
      @caaisha71 3 роки тому +1

      Mxa ka dhiman🤣

  • @Raad099
    @Raad099 3 роки тому +5

    Hotelkaasi magacii? Hargeysa iftiintay!!! Dayax band

    • @napilahmed4411
      @napilahmed4411 3 роки тому +3

      Gabiley weeyi

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 3 роки тому +2

      Tiyatarkii gabiley weyaan

    • @Raad099
      @Raad099 3 роки тому

      @@hamdaqueen5278 Mahadsanid walaal

    • @Raad099
      @Raad099 3 роки тому

      @@napilahmed4411 Gartay saaxiib.

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 3 роки тому

      @@Raad099 adaa muud wll mcn

  • @Bulshaawimedia07
    @Bulshaawimedia07 3 роки тому +5

    GOT TALLENT FARHAAN ON THE BEAT🎤🎤🎤🎤🎤

  • @mushtaqkingo6483
    @mushtaqkingo6483 3 роки тому +3

    farxaN apdi muuse

  • @mahamedbilal1932
    @mahamedbilal1932 2 роки тому

    Merci from djibuti

  • @MohamedAhmed-vy8mf
    @MohamedAhmed-vy8mf 3 роки тому +3

    Codka igu dishay farxaan masha allah

  • @ahmedmark5573
    @ahmedmark5573 2 роки тому

    Adaa noloshaba macneeya ada naxariista beera naxlina adiga kamaydhan 27/5/2022

  • @abmursalmuuseguure6388
    @abmursalmuuseguure6388 3 роки тому

    Go forw pro farxan yare

  • @hannaha188
    @hannaha188 3 роки тому

    Raw takent🔥🔥❤️

  • @sarahuseen5403
    @sarahuseen5403 3 роки тому +1

    Cigagle libaax yar

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 роки тому +1

    inankena farxan yare😍💔

  • @jimcaaleosman6049
    @jimcaaleosman6049 3 роки тому

    Wllkay keep going

  • @yasinmaxamed7172
    @yasinmaxamed7172 3 роки тому +6

    Kooxda kooxaha eryatay ee dayax band. Hargeisa

  • @sarahuseen5403
    @sarahuseen5403 3 роки тому +2

    Woow

  • @abdiyaremohamed55
    @abdiyaremohamed55 3 роки тому

    Farxan kululeya best song

  • @abdirisakxareed7886
    @abdirisakxareed7886 3 роки тому

    Xubxanallah illahybaa wax suura galiya

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 3 роки тому +6

    Made in somaliland

  • @officialabdikariimalishaah2625
    @officialabdikariimalishaah2625 3 роки тому +2

    HAWRAAR MEDIA 👑♥️🙏

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 3 роки тому

    __naFtaa moode xaqiiqda nasrigu dhinacaagaweeyi _Dadki Fanka HiDaha ulaHaaa Frxan qapojiYe🥺

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 3 роки тому

    Yarka maxaa saraawisha ka gaabiya? waar surwaalka hayska gaabin waad sii gaabanaysaaye

  • @mhassan9288
    @mhassan9288 3 роки тому +3

    Bulshaawi Beats...another One

  • @hamdamohamed6323
    @hamdamohamed6323 3 роки тому +1

    Wow

  • @yasinmaxamed7172
    @yasinmaxamed7172 3 роки тому +7

    Waar horta xagay ka dhaceen kooxihi xidigihii geeska iyo falsan band

    • @caaisha71
      @caaisha71 3 роки тому +1

      Kooxdanba luuq galisay🤣🤣

  • @amalhussein8209
    @amalhussein8209 3 роки тому +1

    💯💯💥

  • @abdikarimniman4922
    @abdikarimniman4922 3 роки тому +1

    FARXAN QABOOJIYE
    IFTIINBAAD TAHY NOO SOBXAY HADANHY SHACBKA S/LAND

  • @Barnibilan
    @Barnibilan 3 роки тому +3

    2:22🤍

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 3 роки тому +5

    Guul💚🤍❤

  • @istaahil1384
    @istaahil1384 3 роки тому +1

    🥺🥺🥺

  • @axmeddhuubanecareyz2860
    @axmeddhuubanecareyz2860 2 роки тому

    Xqq laxanka heestu waa mc🤔😍

  • @husseinmuse2611
    @husseinmuse2611 3 роки тому +3

    Woow