MAKO DEEGAAN FT FARXAAN QABOOJIYE HEESTA YAAD II TAQAAN OFFICIAL VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 51

  • @husseinahmed627
    @husseinahmed627 11 місяців тому +10

    Gabadha ayaa aad u cod macaan. Heestan Nimco Jaamac ayaa qaadi jirtay. Inantani si fiican ayay u keentay. Digaale Yarena walaahi si cajiiba ayuu u tumay. Saddex jeer ayaan ku ceshaday dhegeysigeeda. Mahadanid Digaaloow sxb

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 11 місяців тому +7

    Abtigey cabdi nuur allaleh iyo eedadey nimco jaamac ❤

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 11 місяців тому +3

    Waaw faraxaan qaboojiye iyo maka degaan halkeedibaad dhigteen❤❤❤❤❤

  • @DIGAALEMUSIC
    @DIGAALEMUSIC  11 місяців тому +9

    FADLAN like subscribe thanks guys

  • @xasancabdi1267
    @xasancabdi1267 10 місяців тому +1

    Wow Awlaad jacayL baa is heshay

  • @CabdirahmanJr
    @CabdirahmanJr 2 дні тому

    Farxaan abdi wiilkan abtiga u ahay❤

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 11 місяців тому +1

    Tuuryada ha lalin taagaana luud, gabar tima tidcani guur kama tagtee Beautifull song love it ❤❤❤❤❤❤

  • @khadarraamaale6754
    @khadarraamaale6754 4 місяці тому

    Maansha allaah way keeneen Farxaan yare iyo mako

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 4 місяці тому

    Digaale khattar cadiim

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 11 місяців тому +2

    Mako Deegan iyo Farxaan Qaboojiye, codad macaan oo kale dhicin❤❤

  • @HonadXuzzen
    @HonadXuzzen 11 місяців тому

    Machallah wuu keney fucad ilkacasey❤❤❤❤❤❤

  • @harago300
    @harago300 11 місяців тому +4

    Qoftaa shirkii Carta oo dawlada CabdiQasim lagu dhisey wacdaro ka dhigtey ❤❤❤

  • @zahrabon
    @zahrabon 11 місяців тому

    Mashallah habo qali allah cadawga iyo ka xunba ha duwo

  • @laylaali9203
    @laylaali9203 11 місяців тому

    Manshallh mako Keep going waliga cayilka iska ilaali 15 jirka kacaba waad la wadi ❤

  • @Dheemanina
    @Dheemanina 11 місяців тому +1

    Masha Allah moko jirkeygii wad dhigdat dan inader mcn ❤❤❤❤

  • @musiiabdirahman5767
    @musiiabdirahman5767 9 місяців тому

    Erayadii aun abwaan xasan cilmi

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 11 місяців тому

    Legend of legend Digaale yare❤Musicanka Faraha Laga Gubtay

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 11 місяців тому

    Adeero Abdinuur allaale iyo Nimco jaamac heestoodi 🎉

  • @YoussoufObama-j8o
    @YoussoufObama-j8o 5 місяців тому

    Mako legend

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 11 місяців тому

    Very good soobadiya qaraamiga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Honeysalvar
    @Honeysalvar 11 місяців тому

    Daa walba lama fil makko mashallah was Siri yaranesa

  • @AbdinaazirKaraama
    @AbdinaazirKaraama 11 місяців тому

    Digaale music

  • @halimayousuf8490
    @halimayousuf8490 11 місяців тому

    Simply beautiful voices 😍 ❤️ 👌 ♥️ 💕

  • @HonadXuzzen
    @HonadXuzzen 11 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @mustafaahmed1672
    @mustafaahmed1672 9 місяців тому

    👏👏👏👌👍✅

  • @MouhiyoAli
    @MouhiyoAli 11 місяців тому

    Masha allah mako cod macane ❤❤❤

  • @ZayntheyouTuber
    @ZayntheyouTuber 11 місяців тому

    Xasuustii Nimo Jama iyo Abdinour Allale.

  • @maanbilaahmednourjaangoow
    @maanbilaahmednourjaangoow 11 місяців тому

    Ayy Mako Mohamed:
    ❤️😍

  • @abdirashidkhalid5540
    @abdirashidkhalid5540 11 місяців тому +1

    Makadan naqanay miyaa dib u yaratay

  • @fatoumadeymanlareine2331
    @fatoumadeymanlareine2331 11 місяців тому

    Moko deegan❤❤❤❤

  • @fathiafany1918
    @fathiafany1918 11 місяців тому

    Rug cadagi so rogal ceeli mako❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 11 місяців тому

    AAN ISTOOYANEE II SOO TALOW

  • @YusufAhmedsaid
    @YusufAhmedsaid 11 місяців тому

    Tato loo xishiyo
    Hadal waad tidhee
    Waxay tahay murtidu
    Tuuryada ha lalin
    Taagtaana luud ❤love
    Taban taabo iyo
    Ninka tulud Qurxoon
    Sheed laga tusaa
    taahwiyo ma karo
    Tiigtiyo dhibtee
    taakulo isii
    Taws taan indhaha
    Toos kuula helay
    Lay taabayoo
    taakulo isii ❤

  • @TheWacan
    @TheWacan 11 місяців тому

    ❤❤❤🎉😊

  • @kawsarmubarakxuseen9036
    @kawsarmubarakxuseen9036 11 місяців тому

    Yaad iitaqaan
    Taakulo isii
    😂😂

  • @cabdiraxmanmuxumed8696
    @cabdiraxmanmuxumed8696 11 місяців тому

    Farxan legend❤

  • @Suhaybofficial7
    @Suhaybofficial7 11 місяців тому

    ❤❤

  • @ismailwadour9510
    @ismailwadour9510 11 місяців тому +4

    ALLAH MAXAAD NIMCO JAAMAC DAWATAY OO U SHEEGATAY WIILKA YAR INAAD LEDIHIIN HEESKA JABUUTAY

    • @zahrabon
      @zahrabon 11 місяців тому +1

      Mako mahamed Ibrahim mako Deegan waa fananad saare umaa bahnaa iney wax ku dabadaayato

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 11 місяців тому

    ❤❤❤ 😂😂

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 11 місяців тому

    😂😂😂😂

  • @IsseiyehFatouma
    @IsseiyehFatouma 8 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @MOMED-g1m
    @MOMED-g1m 11 місяців тому

    ❤❤

  • @MOMED-g1m
    @MOMED-g1m 11 місяців тому

    ❤❤❤

  • @MOMED-g1m
    @MOMED-g1m 11 місяців тому

    ❤❤

  • @Degaliah
    @Degaliah 11 місяців тому

    ❤❤❤