Farxaan Qaboojiye ft Ikraan Jaamac| Ma Ogtahay | © HCTV 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #FarxaanQaboojiye #LiveKaban
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

КОМЕНТАРІ • 566

  • @fiiromedia1791
    @fiiromedia1791 3 роки тому +5

    han durugsan hargaysay
    himiliyo aqoon badan
    Hoogii fanka inaad tahay
    halyeeyada kaaso baxay
    hubaal waa cadayntii
    Mnsha allah
    ikraan jaamac and farxaan qaboojiye 💚🤍❤💯💯💯💯💯💯

  • @maanka348
    @maanka348 4 роки тому +90

    Duriyadu intay Somali dheertahay ayaa ah cimaamada inay kuturaan Jooga ugu yar ❤💯✌
    Mom ikraan cimri dheerer eebe kuugu deeq

  • @nimcohodan2350
    @nimcohodan2350 4 роки тому +30

    What a respect !!!❤wlhi waxan rajaynayaa Farxan inaanuu abaalkaa ay fanaaniintu ugadhay inaanuu waligii Iloobin Yaa Salaam

  • @fatximuuse5258
    @fatximuuse5258 4 роки тому +151

    Wlhi somalidu waaa dad wnsgn ways gacan qabtaan durbaba fanaaanintiii waawayneeed baaalagu daray wiiiilki specially somalilalnd👍👍

    • @jgbfilms7637
      @jgbfilms7637 4 роки тому +1

      Ina muse haa 👍

    • @eng.abdikanimohamedhussein6312
      @eng.abdikanimohamedhussein6312 4 роки тому +6

      Cidkiisa buukutagay walh waa mucjisada Fanka 10 ka sano Soo socoto xureeysan doono
      Yaa iska fasaxi Karo Messi oo 20 jir eh hhhhh 😀😳

    • @aayahenatours
      @aayahenatours 4 роки тому +2

      Wilkan waa cadceed banaan taal sacab ma qariso wax walbo fanaan looga baahna wuu haysta maxaa lagu diidi karaa asaga loo baahna

    • @bintushukri6933
      @bintushukri6933 3 роки тому

      Haaade wll waa lagu yaqaan gobanimada

  • @khadar3166
    @khadar3166 4 роки тому +63

    Kaalay adhaxda igu qaad 😅😅😅😅 waan ka yara naxay farxaaan

  • @khadrayuusuf3742
    @khadrayuusuf3742 4 роки тому +71

    Way so shaac saraysaa wana gacan qabasho axyaa fanaan aad u cod mcn farxaan

  • @mr.fuadawilqorane6433
    @mr.fuadawilqorane6433 4 роки тому +621

    Markay tiri adhaxda igu qaad hadaad ka yar ka naxday waad qalbi jilicsantahaye ee like ii saar kkkk

  • @AnfacD
    @AnfacD 9 місяців тому +2

    Masha Allah waa hees aad u macaan Khadra DAAHIR ALLAHA Unaxariisto. Farhan Yare Mahadsanid. IKRAN JAMAC Mahadsanid. 3 sano KAHOR ayaa la qaadey heestan. HCTV & intii la Shaqaysay oo dhan ayaan u mahadcelinayaa.

  • @yonisducaale866
    @yonisducaale866 4 роки тому +42

    Qosolka ikran jamac Iyo Codka Farxan yare waba Cajiib runtii 🤗

  • @mustafabashiir7050
    @mustafabashiir7050 4 роки тому +340

    Wlhi gobtan ka dhashay waxn ku jeclahy isma yasaan yar iyo wayn way is garab taganyihin duriyada xalsha wataa

  • @Mustaferooney
    @Mustaferooney 4 роки тому +142

    Somaliland in ey tahay hooyga fanka wad arkaysan. ee like ta ana aan arko

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 4 роки тому +40

    Nasiib Wuxu U Helay Farxaan Yare Inay Waxasoo Fanaan Oo Waaweyn U Kacaan Nasiib Wacan Adero 🔥😅

  • @abdirashidgaandaa7305
    @abdirashidgaandaa7305 4 роки тому +34

    Walahu waa la idib waydiinayaa nucmiyinka allaah idin siiyay eed dhanka xub ula dhaqaqdeen ee arag maqal dhadhan socod seexasho neefsasho iyo qaar kalio badan

  • @nadiirovardy8232
    @nadiirovardy8232 4 роки тому +19

    Ilaahy dartii like iigu saara

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 роки тому +43

    Yaa salaam Cod macana yarku Hargsaysi inay tahay hoyga fanka maxa lagu garanaya ila yaryarkaygi sidaa u laba ridaye

  • @deqaali5866
    @deqaali5866 4 роки тому +77

    Omg he’s the most talented guy I have ever seen, he’s lit 🔥 wlh.

  • @TheDhiibsane
    @TheDhiibsane 4 роки тому +9

    Farxaan qaboojiye isku Koox ahayn walhi✌😍😋

  • @mozudi8897
    @mozudi8897 4 роки тому +22

    Mudnaanta ay fanaanintuu isu muu jiyaan waa tan oo kale
    Farxaan qalinle iyo igraan jamac way is dhali karaan 5o jeer.

    • @sarahussein5872
      @sarahussein5872 4 роки тому +4

      Meesh wa cod 😁😁 dhalmo iyo d'a mahaa. Wa la arka inu ilmaheedi oo kale yahay

  • @mohamedibrahimguure6171
    @mohamedibrahimguure6171 Рік тому +1

    Farxaan runtii wa nin dhalinyara talent leh wali ma arag qabka u Heseye cajiibka mnshlah sii sosoco dcb talent bd ledhyaye

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 4 роки тому +7

    Dib u xusid,, maaama Khadra daahir iyo Rooraaye,,,,
    cheers positive Somalian ppl

  • @ahmedelmahab1424
    @ahmedelmahab1424 3 роки тому +17

    I feel that with deep feelings about my family love you more Sumalia. Khartoum

  • @jwxo9313
    @jwxo9313 4 роки тому +80

    Much respect to Ikran Jaamac got showing the young man the respect that he deserves 💕💕💕

    • @caica4503
      @caica4503 3 роки тому +3

      u better talk Somali wicilyahow. Why would u comment some forieng language that u can't even speak correctly.

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 2 роки тому

      Lmfaooo 😳😆😆

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 2 роки тому +2

      @@caica4503 adigu miyaad dhaantaa gaashi idin dhashay wasee af-Soomaali ku hadla 😂😂😂

    • @muminochanel5191
      @muminochanel5191 2 роки тому

      @@caica4503 maxaa waayo cayda adiga maa qasab kuleh qofka luqaduu donuu kuhadlikaraaye 🤣😅😅

    • @muminochanel5191
      @muminochanel5191 2 роки тому

      @@fahad_cigaal adigaa kadaray oo hooyadood gaalkutilmantay subxanallah war orad ashahaadada qabso 😅😅😂🤣😅

  • @nimcohodan2350
    @nimcohodan2350 4 роки тому +19

    Heestani aadbay umacaantahay wlhi waliba qaybta farxan yare waan dhagaysan doonaa In sha Allah dhawr mar ookalena

  • @ahmedabdi5823
    @ahmedabdi5823 4 роки тому +20

    Ninka suudhka blue-ga xidhan inu Ahmed Ali Cigaal u eegyahay inta igu raacsan like Ii saar

  • @Syfyany
    @Syfyany 4 роки тому +197

    Somali women are the most beautiful women in the world who have universal beauty standard

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 4 роки тому +9

    Farxaan fadhi xume waan ka badalay, magaca cusub ( farxaan cishqi) yaroo wayn..

    • @rasta023
      @rasta023 4 роки тому

      Hhhh

    • @sarahussein5872
      @sarahussein5872 4 роки тому

      Malinti hore ee ad waxa iso qortay wan kula yaabay. Wad ficantay hadad isla yaabtay

    • @faysaljaaliyada3551
      @faysaljaaliyada3551 4 роки тому

      @J C waan daacaayadaynayay wall
      Waa xiin finiin farxaan waxaabu la heesay fanaaniin waa wayn cod jiniyad iyo qaab fanaan ba waa leeyahay

  • @fatimadiamond3450
    @fatimadiamond3450 4 роки тому +6

    Kani wa kiii fanka looga nasan lahaa kitaabka farxan yare keep going bweh waxa tahay wiil yaro codkiisa ku meel marayah ❤❤❤💞💞💞💋

  • @mustafatalaal5734
    @mustafatalaal5734 Місяць тому

    Ciidagale iyo Fanku waay wada dhasheen ❤ Kii aad aragtid ba kii kale ka daran 😊

  • @abdihakim4634
    @abdihakim4634 4 роки тому +17

    wa score wiil iyo ayaydi o wada heesay hora lo soconaya !

    • @ayanqurux7998
      @ayanqurux7998 4 роки тому

      😂😂😂😂😂😂😂Ayeeyo

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 роки тому +2

    Mansha alaah somali land fanka way nooleyeen aad ayaan ugu faraxsanahay mansha alaah inan somali landerad ahay wow hore usocda hoyga fanka ito hargaysa caday

  • @hersimadobe1439
    @hersimadobe1439 4 роки тому +21

    War NINKAN wa niin JIRAA oo waliba isku kalson. Intu legyahay hadanna Wuu HAYAH alabta. Yaan Laa DHAYALSAN👍🏿

  • @khaalidbashe4992
    @khaalidbashe4992 3 роки тому +3

    Dadka caqlig u saaxibka waxa lagu gartaa isla wayni ma leh hargeysina waxay somalida kale ku dhaaftay yar ilaa wayn way is wataan😍alleh ka yar codkiisa ha u barakeeyo

  • @abdirahmanfarah7268
    @abdirahmanfarah7268 4 роки тому +13

    Hoobalka qarniga farxaan qalinle ft Ikraan jaamac waalayaabay
    Xasuustii khadra iyo Roraaye

  • @abdirahmaanmohamed5139
    @abdirahmaanmohamed5139 4 роки тому +8

    Fanan baa lanoqdaa beey somali baraya ee waakaaa asal fanaan sida faxaan ayaa loodhashaa ManshaAllaah il iyo coowriba ba alawo

  • @yusrahassan8352
    @yusrahassan8352 4 роки тому +4

    Farhan qabojiye waan ku wataa yaaqey dhamaan waan islamaayay reer dayax band🙋🙋❤️💓💋💯 qalbikaan idin jeclhy alle haidin xifdiyo😘😘😘

  • @AhmedHassan-ok1bk
    @AhmedHassan-ok1bk 4 роки тому +6

    ikraan jaamac habo alle ha ku xafido waxaad na bartay fanaan yar oo aad u cod macaan farxaan qaboojiye

    • @zaamnews4717
      @zaamnews4717 4 роки тому

      Ikraan hortii ayuu jirey wllo
      Codkiisa ayuu goobta ku yimid wllo cidna cid ma soo kaxeysee
      Bal halkaa ku yar noqo wllo

  • @susum9099
    @susum9099 4 роки тому +15

    Markaad rabto in aad soo baxdo sidaas baa loola heesaa dadka fanka kago waayo aragsan ikraan Jama👍😘❤

  • @kadrafouad6830
    @kadrafouad6830 4 роки тому +7

    Kadra daahir iyo hooraaye ax waa reer biyo macaan ama huluuq arbsiyo hooraaye actor's fantastic viva ❤❤🌟🌟🌟🌟💪💪🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

    • @loobogay5895
      @loobogay5895 4 роки тому +2

      Abti aan ku saxo maaha hooraaye ee waa rooraayo

    • @hodanahmed5129
      @hodanahmed5129 4 роки тому

      Huluuq halkay hooyadey mcn ku barbaartey🥰🥰🥰🥰

  • @xasanabdillahi6786
    @xasanabdillahi6786 4 роки тому +9

    Farxaan yare Cod Iyo Masraxiyad Cajiiba ayuu la so galay fanka walee Xidigaha ayuu tagayaa.

  • @MK-th1xd
    @MK-th1xd 4 роки тому +17

    Hala soo gacan qabto waa xidig iftiin badan farxan yare oo fanku u bahan yaye

    • @deeqabdillahi3511
      @deeqabdillahi3511 4 роки тому

      Maansha allah waa fanaan aaaaaaad ucod macaan adeeer il iyo cawriba la aw

  • @AbdirisaaqMohamedabdi
    @AbdirisaaqMohamedabdi 3 місяці тому +1

    Allh urxmo heskan wax kusow xasustay maxmed salman Tubec

  • @abdulaahiaxmed2279
    @abdulaahiaxmed2279 4 роки тому +13

    Hiiif! Waa qicu waa is xushmayn iyo qadarin 💯 wll done ikran jmc fananadena♥️🥰⚘

  • @mukhtarmahamed3119
    @mukhtarmahamed3119 4 роки тому +8

    Xusuustii.Rooraye iyo Khadra.Daahir farxan.yare waxa uu jaanis uhelay inuu laheeso ikraan.jamac.ismacil Hargeisa hoyga fanka soomaalida Hargeisa Somaliland 💯💯💯💯💯💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤

    • @khadarqadha9277
      @khadarqadha9277 4 роки тому

      Mukhtaar maxamed mawlid shabel waa run viva hoyga fanka hargaysa somaliland

    • @ramadankarim7520
      @ramadankarim7520 3 роки тому

      abwan mukhtar

  • @umismail8037
    @umismail8037 4 роки тому +6

    Omg that boy is fulllll of talennnnttt. Way to go bro

  • @mohaabdi757
    @mohaabdi757 4 роки тому +7

    Memories truly make us rewind back.this is my heyday music.
    The young man has really done.

  • @filsanahmedyarre8881
    @filsanahmedyarre8881 4 роки тому +12

    Wiilkan yar mnsha allah Haloo Dheho farxaan yare 👏👏

  • @aliarten77
    @aliarten77 4 роки тому +4

    Haday gabadh yar ahaan lahayd intuu jacayl ku dhici lahaa love igu cumaamada oh

  • @Koomaaldhegweyn
    @Koomaaldhegweyn 6 місяців тому

    Masha allaah Alle ajir haka siiyo shikha wax bdn ka faa,iiday wlh❤❤❤

  • @qalbitaajir5942
    @qalbitaajir5942 4 роки тому +4

    *oomggg weye wilkan yari cod halasiya ayu leyhy ikrana waba mamo cod allah siyay teda kale fanaaninta way u hagar baxayan wilkan in la isa soo sarana wa gobonimo lagu yaqaan dadka fanka hidaha u leh mnshallh*

  • @crisaqrastamedia70
    @crisaqrastamedia70 4 роки тому +8

    m a keep going rer argeysa dad qalbi wngsn ba tihin wlhi

  • @mustafewaji5786
    @mustafewaji5786 2 роки тому +3

    1.3 m Hadaad ku dawaanaysid like 👍 Ha ila dhaafin

  • @mohamedmohamud3639
    @mohamedmohamud3639 3 роки тому +23

    Nice to see Mom and Son on stage taking on old somali classic bringing it almost to the original no doubt amazing talent

  • @mohamedjiir8137
    @mohamedjiir8137 3 роки тому +1

    Ruxi qofta isdhaafiyay o geeyay inta ka yar like dhac

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 3 роки тому

    Ikram Jaamac allow ma xusuus, Farxaan yare waa mustaqbalkii fanka isna

  • @hamdamahamed1069
    @hamdamahamed1069 4 роки тому +6

    Wow farxaan yare kp going ❤❤❤❤❤

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 3 роки тому +1

    Ruwaayadii Dirqimaha Jacaylka, (Abwaan Dacar) Fanaada Sare Ikraan iyo Faraxaan Qaboojiye waayo waayo

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 4 роки тому +5

    Wooow yarku caadi maaha keep gowing bro

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому +3

    WOW knowledge people Good to go Always Alxamdulillah ❤.

  • @ilhanmohamed6807
    @ilhanmohamed6807 4 роки тому +8

    Waa legend wilkan yaar wow

  • @moismail2675
    @moismail2675 4 роки тому +8

    This young man has something that important (charisma)😄👍🏾👏🏾

  • @naimanaima2527
    @naimanaima2527 3 роки тому +2

    Wiilka yaaar aadbaan ugahelay farxay yare inabacadimaha xly ilahada wankuheysa adban ugahelay masha allh ragba inosobaxay kuwiii dhahayey nabarbathy naxdinaleh mahan ck cml fanan iskkushega melaaha kanikiya farxan💋❤️

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag7077 4 роки тому +3

    Mucjisada fanka farxaan keep going axsan fanaan

  • @abdikhadirlibaxow8015
    @abdikhadirlibaxow8015 Рік тому +1

    Don't kill the talent of this young man by equating with such old voiceless women; I don't interest songs but this young man seems with a nice voice tone. Thanks 👍

  • @husseinwarsame200
    @husseinwarsame200 4 роки тому +8

    Wad ku mahadsantihiin hadii aad tariikhdii jacaylkii Khadra Daahir iyo Axmed Cali Cigaal dib noo xasuusiseen🌹❤️

    • @omarjunior9290
      @omarjunior9290 4 роки тому +1

      Axmed Cali cigaal maaha ninka khadra heesta la qaada

    • @mahadguleed7328
      @mahadguleed7328 4 роки тому +4

      Khadra Daahir & Cumar Rooraaye Riwaayadii Dirqri Ma'aha Jaceylka

    • @osmansadiq5603
      @osmansadiq5603 4 роки тому +2

      Heesta waa khadra iyo rooraaye walal

  • @ccc-uk2nu
    @ccc-uk2nu 4 роки тому +3

    Aboow aboow this kid is a star in the making.

  • @ridwantimo4164
    @ridwantimo4164 4 роки тому +17

    Woow wlhi inankan yari waa cajiib😘

  • @yasminhassansaad9134
    @yasminhassansaad9134 4 роки тому +2

    kayar waa top walee hore u soco habo islaamahan yey ku kufssn ee iska jir kkkkkkk

  • @arafaadabdi8945
    @arafaadabdi8945 4 роки тому +6

    Masha allah farxanyare wamarkii labad eendawaado waa fanan yare lkn halkeeda dhigaya waxan leehay heesaha qaramida noogusoo wada celi intaad karto

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 3 роки тому +2

    Xasuustii Cumar Xasan Roraaye iyo Qadar Daahir ❤❤

  • @hafsamohamed685
    @hafsamohamed685 4 роки тому +3

    Dad badan buu dhamaa keep going bro💟💟💟💘💘💗💗⚘⚘⚘⚘

  • @Hamse_Dualleh
    @Hamse_Dualleh 4 роки тому +18

    Marduuf iyo Buullo-xuubey, labada oday ee Kabanka iyo Durbaanka tumaya ayaa qurxiyay madasha.

  • @sadiaali271
    @sadiaali271 3 роки тому

    From muqdisho love Somalia land sida Isku duban yahin ayaba jeclhy

  • @m.h.phorahuurdooh412
    @m.h.phorahuurdooh412 3 роки тому +1

    Hargeysa waa hoyga fanka iyo suganta baxsaney hargeysay bara caafimadey beertii xoriyaday cudurada aduunkiyo carqaladah rappi baasha kaa marii

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому

    In Soomaaliye 🇺🇸. On Always Alxamdulillah.

  • @nasrinmaxamed1470
    @nasrinmaxamed1470 4 роки тому +6

    Woooow 👏👏👏👏👏

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 роки тому

    Farxaanow waxaasi waa marooradilaace kuma eegikara yeeh oorod oorod aragaaga igaqarih is not goog🦁🙋‍♀️💐🌿💕❤️👍💪🏻🏆👏

  • @asaldhaladofficial4148
    @asaldhaladofficial4148 4 роки тому +3

    Wow farxaan yre codpa ka guxaayah 🔥🥰🙏 ikraan mrky tirih kaaly igu qaad adhaxdah mrpuu wiilka yr ku japab meezha😂😂

  • @filsanabubakar
    @filsanabubakar 8 місяців тому

    Old fashioned notice such golden voice

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому +6

    Knowledge people Always Alxamdulillah 💯. 💯 👌.

  • @kadrafouad6830
    @kadrafouad6830 4 роки тому +2

    Waa gacan qabasho wanaasan ikraan oo CODKEEDU MARA HOOS U DHIGTA MARNA KOR LOVELY IKRAAN FAARXAAN SOO DHAWAW COD KALA QAYBSAN FANAAN 🌟🌟🌟👌🏻👌🏻👍👍👍💯💯💯✅✅ IKRAAN 🌹🌹💋💋🌹👌🏻👍🦋🦋🦋

  • @siidiixaajisiidiixaaji6051
    @siidiixaajisiidiixaaji6051 2 роки тому

    Sida fanka leysu karabtaganyahay hadinta noqo leyd horumar ban gari lahayn

  • @sahrahassan4104
    @sahrahassan4104 4 роки тому +4

    Mashaallah very beautiful voice little man

  • @Omersdad_.
    @Omersdad_. 3 роки тому

    Wlaahi ka yari waa fariid waan ka yara naxay markii hore way yasi baan islahaa

  • @wardakorontooo8449
    @wardakorontooo8449 4 роки тому +4

    Omg faanka yar waaa faaannn

  • @turaabiofficialchannel1138
    @turaabiofficialchannel1138 3 роки тому

    Heestani maaha jacayl waxay ka waramaysaa markii ruushka siyaad bare saaray intii saas u fahayntay like saara

  • @sharmarkeahmed2932
    @sharmarkeahmed2932 4 роки тому +1

    Farxaan cabdi muuse is the best fanaan

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому

    Soomaaliye people in world 🌎 Always the ONE. ALXAMDULILLAH.

  • @abdalladalmar3007
    @abdalladalmar3007 4 роки тому +1

    Letterman keep growing and colonization initiative

  • @sahrahassan4104
    @sahrahassan4104 4 роки тому +5

    Amazing voice

  • @falhadhoaden8063
    @falhadhoaden8063 3 роки тому

    Nin weyn wan wata

  • @hamsejamaismail878
    @hamsejamaismail878 4 роки тому +5

    This is lit🔥

  • @guledahmed8545
    @guledahmed8545 2 роки тому

    Sida geed abaadiya❌
    Sida geed adaahiya✅

  • @ayoupyusuf7298
    @ayoupyusuf7298 3 роки тому +3

    Ma ogtahay ammaniyo waligod abal maleh ana kama sugaye hada donto orod ooy🤣🤣😔
    Dadis badna wxu🤣

  • @mohamedhersi1709
    @mohamedhersi1709 4 роки тому

    walee hargeysa waxay soo saareysa fananiin badelo kuwii hore maashaa allahi waa hoggasuugaanta somaliya

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 4 роки тому +3

    Zoomta Lagu Yareeeyey Baan Is Idhi Codka Saaran Iyo Masraxidda U Leeyahay Iyo Muuqaalkiisu waa Kala Weynyihiine😂😂
    FARXAAN QABOJIYE Guulayso Fanaan Mustaqbal Soo Ifaya Leh

  • @abdirahmanhaashi6557
    @abdirahmanhaashi6557 4 роки тому

    Qolada ku heesta play back wax ka barta farxan yare wllhi Wiilkan hibadiisa lama qarin karo codkiisa kalsoonida Sidu u galayo teembada ee uu ula socoda wxa walba top weeyi

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 4 роки тому +1

    Codka ilahey waxa u siiyey inuubku akhriyo quraan lkn hees lagu qaaday aakhirana waa la is weydiin doona macaal dhagaha aanu ku dhageysaneyno ismoog bal soo duceeys

  • @mubaarigruush7358
    @mubaarigruush7358 2 роки тому

    Ikran jalkeedii bay dhigtay......'sida geed adaahiya'...

  • @zamzammoha4895
    @zamzammoha4895 4 роки тому +5

    Masha allh mamadii codka iyo wiilka sanadka ❤❤❤

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 4 роки тому +3

    The right person the right position legend farhan yare