FARXAAN QABOOJIYE FT AAMINA CIISE QAACI LIVE MUSIC ANIGU WALI SIDII BAAN OFFICIAL VIDEOW 2021

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 87

  • @abdiasishashi8579
    @abdiasishashi8579 3 роки тому +13

    Ruwayadii isuma qado wax hal abuurey alle ha u naxariiste abwan sangub heestani heesihii ruwayda ka mid ahyd old is gold
    Farxan yare waa fanan hibo fananeed oo saraysa leh

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 7 місяців тому +1

    Nigu walisidiiban soodhawoow kuleeyahay...❤❤..

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 роки тому +14

    Woow wlhi Digaale yare Waa Mucican Cajiib ah I love him keep going bro From Berbera xaruntii Jclhka❤️❤️❤️🙏🙏

    • @crewaxl2697
      @crewaxl2697 3 роки тому

      Sorry to be off topic but does anyone know of a method to get back into an Instagram account?
      I somehow lost the account password. I would appreciate any help you can give me.

  • @SomaliGlobal
    @SomaliGlobal 3 роки тому +6

    All The Best Farxaan Qaboojiye Ft Aamina Ciise Keep Going Sxb Digaale Yare

  • @wiilkatabkayomadow5459
    @wiilkatabkayomadow5459 Рік тому +1

    Wiilkaan aad ayaan u jclhye runtiii

  • @cabdiqadiribraahim4046
    @cabdiqadiribraahim4046 3 роки тому +4

    Ayyy kani fanaan waa dhaafay magic kale halo bixiyo

  • @mahamedbilal1932
    @mahamedbilal1932 3 роки тому +5

    Masha allah wlahi kan yari wa qabojiye runa fram jibuti farxan yare 1000 jer thank

  • @mohamedabdi299
    @mohamedabdi299 3 роки тому +9

    Ninkaaan islamaha yaa ka qabta dhagahoo ka wada garacay
    Fanka asagaa kuu bahan adeer 👌

  • @ugaascismaan4194
    @ugaascismaan4194 3 роки тому +5

    M.shaa allaahu hooyada fanka horyaal ayaad utihiin

  • @SPM123
    @SPM123 3 роки тому +3

    Dauud cali Maaxaf ft Khadra daahir...mansha allah

  • @ntvugandauganda2164
    @ntvugandauganda2164 3 роки тому +4

    Hees Daren leh wixi fhmaya fhmaya🤗🤗🤗

  • @zadaamyaaziin2659
    @zadaamyaaziin2659 3 роки тому +8

    Luuqda INA HOOYO QAALI inta heesta ku JeceL
    I still watching 2021

  • @faaraxkhaliif6561
    @faaraxkhaliif6561 3 роки тому +3

    Masha allaah gabadha ayaa iga degtay codkeeda

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 роки тому +7

    Aamina Ciise Fanaanad Cod Cajiib ah weeye Dadki Fanku u baahna weeye heesaha Khadra Dahir noo soo qaad iyo heeso kale best sound wlhi❤️❤️❤️🙏

  • @hamsehoopal8256
    @hamsehoopal8256 3 роки тому +12

    Farxan qalinle 🤴🏻 fananka faninta

  • @rashiid187
    @rashiid187 3 роки тому +2

    Heesta ugu music macaan. Jub a original song

  • @faraxaanabdilaahi7347
    @faraxaanabdilaahi7347 3 роки тому +3

    Caadi ma aha codkisa magaca farxaan oo dhan aya cod fiican

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 роки тому +5

    Heesta Ugumacan dunida

  • @fadxiyacumar5744
    @fadxiyacumar5744 3 роки тому +6

    mash alaah waxasa fanlayidha

  • @maslahbarkhadle952
    @maslahbarkhadle952 2 роки тому +2

    Fanaanka wuu qaaday heesta balse Ninki Horay uqaaday Jubba Walee Ninkaasbaa Qaaday heesta

  • @abdikarimnour4052
    @abdikarimnour4052 3 роки тому +2

    Isa seega dunidaa subax walba joogta madhamaato saakana

  • @cabdikaniismail5839
    @cabdikaniismail5839 3 роки тому +2

    Waayo waayo
    Codkii a.all igala
    khadro daahir cige
    Laxankii a.ali igaal

  • @ibraahimbarre9171
    @ibraahimbarre9171 2 роки тому

    DIGAALE yare haye ka cuudi

  • @ibraahimbarre9171
    @ibraahimbarre9171 2 роки тому

    Haye kala bax

  • @hibaaqmaxamed9625
    @hibaaqmaxamed9625 3 роки тому +2

    Anigu wali sidiibaan Soo dhawoow ku leeyahay

  • @khadarcabdiii3739
    @khadarcabdiii3739 2 роки тому +1

    Wow Mnsh allah

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 3 роки тому +4

    Anigu wali sidi baan
    Ubax kugu salaama
    Wali sidi baan
    A Sacaab ka kugu tumayaa
    Wali sidi baan
    Qalbiga saafi ku tahay
    Wali sidi baan
    Hurdada ugu selaala
    Haddu seego kheyrkeey
    Ku siiyey calafkii
    Waxba maad sameyeey
    Nasiib ka sidaa dhala

  • @abdulkadirosman4330
    @abdulkadirosman4330 3 роки тому +3

    Abdulkadir Shabel Gurey

  • @kowzarabdi3549
    @kowzarabdi3549 3 роки тому

    Kafogow dumarka fariid fankaagana iska tuuro

  • @mohamedshrife2309
    @mohamedshrife2309 3 роки тому +4

    Very nice
    قمة الروعة والجمال
    لكم التقدم والازدهار

  • @NOFarah-jl1du
    @NOFarah-jl1du 3 роки тому +3

    War caataygu waa balaayo...

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 3 роки тому +5

    wiilka funaanadda cad wattey markuu ciyaari waayay wuuba iskaaga tegay kkkkk ciyaar xumaa waxu oo mustiku miyuu raaci waayi

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 3 роки тому +2

    Farxaan yare legan

  • @aboudaher7159
    @aboudaher7159 2 роки тому

    War kani yar waa faajaax

  • @maxamedaaden4218
    @maxamedaaden4218 2 роки тому

    Daauud iyo khadra codkoodii mahayo

  • @charmarkearreh6350
    @charmarkearreh6350 3 роки тому +4

    Hadaan farxaan ka yara faaloodo:
    Fanaan farxaan wa firri cusub oo fankii soomaliyeed dib u soo celinayaa...kaba darane magaciisa iyo farxada ka muuqada inta uu fagaaraha ku sugan yahay waaba farxadii oo heesaysaa...
    Yeelkiiye: bal cibaadadana yaan la iloobin yarku wa iska ooraaydhee...

  • @pdisemed
    @pdisemed 3 роки тому +1

    Best song

  • @khadarsulub3377
    @khadarsulub3377 3 роки тому +13

    War ninkan faankii aann waa hore kafariisanay buu najeclayainayaaye naga qabta waa ibliis yare🤔

  • @muuminmaxamuud4325
    @muuminmaxamuud4325 2 роки тому

    M.a

  • @faysalahmed7801
    @faysalahmed7801 3 роки тому

    Xigmad iyo. Jacalyl is xanbaarsan oo oo oo oo ISU so soon xisayay

  • @muusiga
    @muusiga 2 роки тому

    Aamina ciise waa fanaanad wayn ka yar cidlo ayay kaga tagtay

    • @Updirisak_Caano
      @Updirisak_Caano Рік тому

      war isaga mayd garaacay islanta walahi 😂😂runta marka laga hadlyo

  • @ugaascismaan4194
    @ugaascismaan4194 3 роки тому +2

    Ihahanta hanbalyo kal iyo laaba tankle kusiidara

  • @ekb3848
    @ekb3848 3 роки тому +2

    masha allah

  • @hodanmohamethhaypeh9618
    @hodanmohamethhaypeh9618 3 роки тому +1

    Aala mashlha

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi8964 3 роки тому +3

    حلو صوت مروحة

  • @abdoulkaderyonis6101
    @abdoulkaderyonis6101 3 роки тому +3

    Yaa la qaday juba heskan kaligii ayaa kuu maqlee?..

    • @husseinhandule
      @husseinhandule 3 роки тому

      waxa wada qaday ,,khadra daahir cige iyo cabdiqadir juba
      riwaayadii sidaa maysku qabna mise wan qasanaaaaaaaaaaaaaaaaa
      sda ula soco sxb

    • @fadxibarre6283
      @fadxibarre6283 3 роки тому

      Jubba keligii buu berri dambe qaadaye heesta fanaan kalaa khadra la qaaday marna daa'uud masxaf baa la qaaday

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 3 роки тому

      Heeska Jubba ma leh originalka ee waa Daauud Cali Masxaf iyo Khadra Dhool. Mar dambe ayuu heeska jubba la qaaday khadto

    • @nuur3272
      @nuur3272 3 роки тому +1

      Caruur baa meesha iskugu timid. Heestan waa la bililiqaystay. Juba iyo khadra iyo dauud intuba way kadaba qaadeen
      Heestan waxaa qaaday lix fanaan.
      Amina Abdilahi, Baraw, xeebow, Indha jacayl, kinsi iyo qof kale. Waxay ku jirtay riwaayadii sibgub ee Isuma Qaado.
      UA-cam ka way ku jirtaa

  • @abdaleahmed9718
    @abdaleahmed9718 2 роки тому

    Naaguhu waa waynaa bala idin dagtay

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 3 роки тому +3

    Farhan dhar cadi muu xidho

  • @abdihayd3415
    @abdihayd3415 3 роки тому +2

    Yaasalaam

  • @loveme3768
    @loveme3768 2 роки тому

    Sweeties songs

  • @paulquza9199
    @paulquza9199 3 роки тому

    M.a afkada cana luguqabi

  • @makokaireh244
    @makokaireh244 3 роки тому +3

    Sawkuga inankii yaraba wada dulbaxay 😂😂😂😂😂 u yara baneeya ha Idinka heese 😁😁😆😆😆

  • @hassanbogoreh8408
    @hassanbogoreh8408 3 роки тому +1

    ❤️❤️💯

  • @majorsalah7647
    @majorsalah7647 3 роки тому +1

    Surwaalka uu ka yari sitaaa Qaab Daranaaa yaa u geliyay tolow, waa huudhaykiiii bacadlayaasha yaallay kkkkkk

  • @rosojama5178
    @rosojama5178 3 роки тому +2

    M.a wall qali

  • @faysalahmed7801
    @faysalahmed7801 3 роки тому

    Faraxan yare waxba lagama qabankaro xadkuu ka talabay

  • @fartuunjaguug4270
    @fartuunjaguug4270 3 роки тому

    Gabadhaaa codfican isagu Waxba lamajogo somlidu waxbay iskajecladan

  • @xiinfiniinxiin154
    @xiinfiniinxiin154 3 роки тому +1

    Naagta dheeri waji maleh

  • @abdilahimaxamedabdilahimax8035
    @abdilahimaxamedabdilahimax8035 3 роки тому +1

    filoow

  • @waayo7766
    @waayo7766 3 роки тому +2

    ka yar maxaa naas ku dhacay waa in uu dacwoodaa

  • @calibakari8365
    @calibakari8365 3 роки тому

    Das

  • @الملكاحمد-ط7و
    @الملكاحمد-ط7و 3 роки тому +1

    صوت جميييل

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 3 роки тому

    ✋✋✋✋✋✋✋✋🇩🇯👍👍👍👍👍👍

  • @aliixoogsade26
    @aliixoogsade26 3 роки тому +1

    Inta ila aragtay in heesta ee tahay playback farta taga please

  • @raxmaaxmed3890
    @raxmaaxmed3890 3 роки тому +1

    💓❤💗❤🤗🤗🤵👸💓

  • @raxmaaxmed3890
    @raxmaaxmed3890 3 роки тому +1

    🎤🎶🎤👌👌🎶🎤

  • @husseinhandule3766
    @husseinhandule3766 3 роки тому +1

    אניגוא וולעי שדבן סעו דוועוו קוא

  • @abdirahman1835
    @abdirahman1835 2 роки тому

    Huuruuragosacdiyo

  • @abdiwahidomar1664
    @abdiwahidomar1664 3 роки тому

    Farxan copy caadi matihid is like original

  • @muuminmaxamuud4325
    @muuminmaxamuud4325 2 роки тому

    M.a