Khadar Keyoow-Hees Cusub Gooni Socod

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лип 2024
  • Khadar Keyow Hees Cusub Gooni Socod
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 492

  • @wapaaakiki5437
    @wapaaakiki5437 Місяць тому +45

    Still watch 2024😂😂😂❤

  • @CABDULAAHI_QARXIS
    @CABDULAAHI_QARXIS Рік тому +132

    Wxan Hubaa inaa heestan miraha mcn Dib uso boqatay hda iga danbyso Like iireeb 👍🙏🥺

  • @AnwarAbdalla-zn6sb
    @AnwarAbdalla-zn6sb Рік тому +179

    Xiligu Waa Happeen 1:50 Hapeenimo taariikhduna Ku beegan tahaY 20 April 2023 Waxaan dhageysanaya heestan kadip markan kusoo arkay tiktoka Xusuus dheer aan galaa markan heestan maqLo kadip muddo dheer oo aan Gooni Socod ahaa Alx ugu dampeyna wanka baxaY Waxaana ku noolahay Dalka Botswana Wan idin saLAamaya inta Commentigan arki doonta😢🙌🙌

    • @wardaosman5641
      @wardaosman5641 Рік тому +5

      Horta wanku salaamay heestan hore uma arag xitaa ma mqalin wlhi lkn tiktok ayan kuso arkay kadib wan soo raadiyay sidada oo kle lkn dalkan aad ku noshahay xagee ku yaala

    • @jano359
      @jano359 Рік тому +1

    • @daakirsaid3091
      @daakirsaid3091 Рік тому +1

      Oh sorry

    • @yasirAbdi-ji3oy
      @yasirAbdi-ji3oy Рік тому +2

      Waan kaa qaadnay walal

    • @akramjamal3212
      @akramjamal3212 Рік тому +2

      Monday 12 June 2023 11.02 pm tiktok ka so arkay 🦈🦈🦈🦈🦈🪼🪼🪼🪼

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 10 місяців тому +21

    Waxad tahay qofkii ugu dambeyey ee dhagaysta liketu waa xasus

  • @sakariyeasedcali463
    @sakariyeasedcali463 10 місяців тому +22

    Sacadu 10:30 hpenimo tarikhduna waa 19/9/2023 haljogana waa somllalia 🇸🇴 waa idn salmy inta comingtayga aragty 😊

  • @xamdisiciid228
    @xamdisiciid228 2 роки тому +102

    Kaan gobayaa god dheer iqoday midbaa aad ixumeyy lkn mid ban ogaaday qof hadu kuxumeeyo alalh ayaa loo xamdi naqaa waayo markuu qof an aminay anoo si xaddhaafa u jecel uu ixumeyy ayan samray saaa mid la magaca oo sharaf iyo qiimo aqoon iyo lacag dher baa i helay oo mel kasta dahab iga suray walhiya 😍😍🥰🥰

  • @user-vx6gb3le6g
    @user-vx6gb3le6g 4 роки тому +109

    Qof jecel bena lagu aburey ba fahmikaro ☹qofki ano kale like ha isaro

    • @iqranuur6320
      @iqranuur6320 4 роки тому +5

      Wlhi been ma ahan aniga wilka i qabo gabar kle u shukansanayy wuu jecla ana wu i waday ani qiyano inu igu sameyo u rabe lkn qiyanadii asiga kasoo baxde oo gabdhii kle wuu kasoo tage aniga i gursade gabdhii ayadane wey jecled ileen waa dumar hestan istatuskeda ku arke thats why u dhageysanaya wlhi qiyano xanunkey ledahay waan daremi karaa qof aad jecled oo dacad u ehed hadane ku qiyanay aniga la ila rabay lkn alle iga bad badiyy alx ayadane allah u boga dhayo 😭😭😭😭😭😭

    • @sapirinasapna8341
      @sapirinasapna8341 3 роки тому

      @@iqranuur6320 😢😢😢😢😢😢😢xanuun bdnaa gabdhaa kale ayadaanaa wa walshaa cml abyo laabdina wxn waka baaxsaanadeen sowmaahaa maanaa ogeen 😢😢😢u duuceey gabdhaas mr wlbo inu qalbigeedaa alle warqad caad ugu dhiigo adnaa I faraax mr wlbo walal mcn qiisadiina wa I tabtaay 😢

    • @omardaadshe3179
      @omardaadshe3179 2 роки тому

      @@iqranuur6320 wlhi wa qiso xanun badan😭😭😭😭

    • @sumayosiman9810
      @sumayosiman9810 Рік тому

      2 years ago kadib comantigaga arky sory🥺😭

    • @AyaanBollina
      @AyaanBollina Місяць тому

      4 years kadip qofkii jcyl benta lagu abury noqdy😢

  • @saabiriincabdulahi3591
    @saabiriincabdulahi3591 Рік тому +13

    Xiligu waa habeen 21:29 p.m 😫musalsal ku arkey heesta wan jecleystey waana soo raadiyey😢❤🎉

  • @queenrazaan6913
    @queenrazaan6913 3 роки тому +49

    Xasuusteyda kama going qisadi xanuunka badneyd ee igasoo martay nolosha jaceylka 😥😥😥😥😥😥

  • @shukriabdi5749
    @shukriabdi5749 Рік тому +44

    😢xanuun Badanaa Qofaa jeceshahy misana intuu kaa tago aadan Aqoon waxoo kaga tagty hadana Aad melaha ka Arkto asigoo faraxsan💔😥

    • @shafihassan700
      @shafihassan700 Рік тому

      Xanuunka ayaa roon waaba kaga bogsadaa xanuunka

    • @AwoAbdirizak
      @AwoAbdirizak 4 місяці тому

      Wataa I haystaa wllo insha allh Mar uun Waynu ka bixin murugada😭😭😭💔

    • @Moh-Azad90
      @Moh-Azad90 Місяць тому

      Ha Wa laga bixi mar uun HablahaygiiH 😏🤷‍♂️

  • @ahmednucman4333
    @ahmednucman4333 2 роки тому +36

    Gami wayoo Nolasha ku dhibtooday Sanad walba Wa i murug iyo qalbi jab 🥺💔😭😭

    • @roodoabdullahi3562
      @roodoabdullahi3562 2 роки тому

      😭😭❤️‍🔥❤️‍🔥💔💔

    • @hiponuur1541
      @hiponuur1541 2 роки тому

      Kula mid baan ahey wll lkn inchllh wax khyr qaba hali doona😟

    • @walalaarka9302
      @walalaarka9302 10 місяців тому

      @@hiponuur15411sano kdb aya arkya mssge kaada kwrn Hada maka bxde wll😢

    • @abdinasirabdulahi7930
      @abdinasirabdulahi7930 Місяць тому

      Badal kheyr qabo sxb samir

  • @abdisamedhamudbarreosmanch5564
    @abdisamedhamudbarreosmanch5564 3 роки тому +42

    waxaan dawadey heestan 2018 lkn markaa wax micno ah igumay fadhiyin xataa comenti kama bixin lkn 2021 heestaas diba ayaa usoo daydayay like waa saarey comentina waan ka bixiyay waxaaba moodaa inay aniga igu socoto😢

  • @irshaadshire-tk1de
    @irshaadshire-tk1de Рік тому +9

    Zxpyaal In Allh Janada Igeeya Iso Duceeya Hadad Aragtaan Qoraalkaan🥲

  • @omarkahin8962
    @omarkahin8962 Рік тому +15

    21/4/2023 habeen ciidul fitri ah Hargeisa somaliland allah ciida ciideeda nabab qab iyo cafimad iyo hormar hanagu gaadhsiiyo amiin 🎉🎉 insha allah

  • @faisalmunaa4
    @faisalmunaa4 Рік тому +25

    Eid mubarak dhamaan somalida luqada diinta iyo dhaqanka aan wadaagno

  • @HamzagangzHaliztaUrur6Danab
    @HamzagangzHaliztaUrur6Danab 8 місяців тому +6

    Alx 🤲 Gooni socod mi.ihi balse allaha isku xafido labadiinan isla socda oo xurgufta ka.dhaxeyso midkiina midka kale ka durgaayo oo heestaan soo raadiyey Raali noqo 😢waxba madhibto waxaa laga yaabaa 😊 curadkaada inay kuu dhali rabto ama ilahey gabar baariyad ah dhankiisa kaa siiyo isku laabta insha Allah zhpyal ❤🎉🎉

  • @alidaahir-rn4vd
    @alidaahir-rn4vd Рік тому +96

    still 2023 the lagend keeyow king of music🙏❤️❤️

  • @amataabdi7647
    @amataabdi7647 2 роки тому +40

    2022 still yaa dhagaysanaya 🥺❤

  • @abdirahmanofficial5065
    @abdirahmanofficial5065 5 років тому +40

    Intii ka heshay heesta lik ha la ii siiyo he

  • @mohamedheykal6750
    @mohamedheykal6750 5 років тому +54

    Laxanka wa mid ku hara mar walba qalbiga hadi cod iyo ereyo taabasha leh ay raacaana waxa mar walba danqada qalbiga. galinka danbe habeenki sababtaan heestaan u dhagysto baan waydiiyay qalbigayga lkn wsxa iga jawabay waqtiga oo kalifa inu wagu baryo anon helin sababta aan u danqanayo iyo waxaan tabanayo

    • @anfacaragsan3742
      @anfacaragsan3742 4 роки тому +2

      isku mid beyninu nahy

    • @istaahilabdihuseen4271
      @istaahilabdihuseen4271 3 роки тому

      😢😥😥😭😭😭

    • @ashkiromaxamed4209
      @ashkiromaxamed4209 2 роки тому

      🥺🥺🥺🥺

    • @su-bare6601
      @su-bare6601 2 роки тому

      😭🥺🥺🥺🥺

    • @mohamedheykal5837
      @mohamedheykal5837 2 роки тому

      Laba sano ka hor ayaan comentigaan so dhigay ano isticmalaya magacayga heykal waxaan arkay caawa ano dhagaysanaya heestan, waxaasa cajiiba caawa inaan xiligaan o ay tahy 00:36 daqiiqo in aan fadhiyo xaaxiga bada oo waliba ay tahy gudcur badanu ay aad u buux dhaafsanthy balse sababta aan xiligaan ugu so lugeeyayay ayaa ah inaan jawaabo u raadiyo su aalo anan la heleyn jawaaba hoooda,
      Ma ahi mid dhaawacan ee waxa ahay mid day daya jawaabaha qalbigaygu su aalaha u qabo, mase helaaye

  • @indhacaadahmed
    @indhacaadahmed 4 місяці тому +7

    Still 2024. Him is King Mugadisho

  • @rahmaabdirahman1670
    @rahmaabdirahman1670 2 роки тому +46

    Inu qof ad jeclyd ku xumeyo ama ka tago wa wx dhici karta lkn in wakhtigu kaga hilin wayo wx ka xanun badn ma jirto wlhi 😭💔 nabsiga la shega wa ben 😏2015 ila 2022 wu faraxsan yhy ana malin qudha indhahayga ilmadu kama dhamato🥲

  • @MohamedAli-yv9vt
    @MohamedAli-yv9vt Рік тому +11

    Adoo xaalad dagan bilaa xariir ah waliba nolol farxad leh ku jira intaad gabar isbarateen dhaawac horey ugaaaray iyo dhibaato makuu sheegatay inta aad la damqatay waqti iyo wax walboo wanaag intaad usameysay jaceyl intey kuu soo bandhitay si wanaagsan intaad kaga aqbashay oo aad istiri nabaradii hore ilowsii jaceel xaddhaaf ah intaad siisay aad isku dhiibtay makugu ciyaalowday😭😭

    • @Abdiichanelll
      @Abdiichanelll Рік тому +1

      😢😢😢😢ayzooo zhp🤲🏾

    • @jalwa3906
      @jalwa3906 Рік тому +1

      Isku qiso ayaan nahay lkn anigaa u bandhigtay deetana😢

    • @abdullahihaji
      @abdullahihaji Рік тому

      Saxib makaa dhab😂

    • @YussufsacdiyaYussuf
      @YussufsacdiyaYussuf Рік тому +1

      Sxb dhib malahn ciil ay horey uqabtay aye arsaty sorry

  • @bahjaabdirashid7484
    @bahjaabdirashid7484 7 місяців тому +4

    Waxaan dreemaya xanuun jcyl mrkaaan wyey qofkaygii u qorshaystay nolal wadaag last year 31/12/2023 by by alayeey mkaaa fileeen ssidaaase💔💔godkaaa iiqoday wllhi anoo arkaaaya kudhacay 😭😭😭😭

  • @PhalastiiN
    @PhalastiiN Місяць тому +4

    🥹💔 noloshan mugtiga aan manta ku jiroh qof ayaa u sababa illhow cid walbo I dhawacday qalbikeyga ka saar 😭😭😭💔hada is dhahaba nolosha horey u wado oo wixi horey iska illow ma sameyn kri illhow adonkaga nolosheda sido ka dhigay waa aragtaa illhow nolosheda ii qurxi oo mugtigan iga saar 😭💔🤲 15:53

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed723 2 роки тому +10

    Heestan isla maalintay soo baxday qofkii sadexaad daawada aYaan ahaa waa hees aad u macaan waxaan ku xasuusta inan aan jeclaa 2 sano lakin aan sheeda uun ka eegan jiray.

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 Місяць тому +2

    Yes kayow heesaha sidan ukala ah u macan so qad❤

  • @mohazahmett564
    @mohazahmett564 2 роки тому +9

    Gaabsan waayayoo maankay gadaa igujeynayo guul la doonayee🥺

  • @camirsomali9610
    @camirsomali9610 Рік тому +4

    Sabriin wa kujeclhy 😢😢

  • @farahhussein5080
    @farahhussein5080 Рік тому +28

    The tone and mood of this song has indeed reflected my intention 😢

  • @farhanabukar567
    @farhanabukar567 3 роки тому +18

    Fananka kliya aan heesihiza Ku Raaxeyzto The one and only legend Khadar keeyow🤞🤞🤞
    Keep up lpx

  • @baarliincabdullahi1948
    @baarliincabdullahi1948 Рік тому +5

    😮Gabsan wayayoo mankey igu jenayoo gagol donayee ❤😢
    2023 ya ila dhageysanaayo axabta like iga dhisa 😂😂

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 10 місяців тому +3

    Waan ka helay heestaan wxn soo booqday 2023 anigoo xasuus hore galay ❤

  • @ibrahimadam7600
    @ibrahimadam7600 2 роки тому +25

    Cnt be tired listening diz song as i pass broken heart 😭😭😭😭

  • @user-ye6cx3ig4v
    @user-ye6cx3ig4v 4 місяці тому +2

    Xiligu waa duhur saacadu waa 1:56 pm Tue,Mar 12-03-2024 Ramadan 2 maalin aya ka galnay heestan ayan so raadiyay kadib markan ku arkay tiktok ga walhi waa hees dareen ahaan itabatay wan idin salaamay inta comment akhriska uso gashay meesha❤

  • @NacaybTire7382
    @NacaybTire7382 10 місяців тому +4

    I don't tired listening much-loved keyoow Legend always Legend ❤️ 2023

  • @yasincabdikani6579
    @yasincabdikani6579 9 місяців тому +3

    If you still listen many years letter actually your are legend 😢

  • @abdirehmansudais2113
    @abdirehmansudais2113 4 місяці тому +3

    Heestan nin aan sxb nahay oo @ustaad farma la yidhaahdo waa nin caan ah oo tik-tok-ta malaayiin qof ka daawato ayaa i jeclaysiiyay.

  • @Shido748
    @Shido748 10 місяців тому +3

    29/9/2023😢 waxbn gocanaya in mudaa ilhy qalbiga hey xasilio😢😩🫶

  • @daganmohamed-xq1iv
    @daganmohamed-xq1iv 10 місяців тому +2

    Zxp Heestaan Dareen ayay Igu Beertay wllhi zxp Hadana zxp wanaag iyo wacnaan ayaan kaaga Tagayaa zxp 😢😢😢

  • @artanhashi2160
    @artanhashi2160 2 роки тому +5

    Ma Aqan xalada aan ku suhanahy
    Wax aan ku qexo Ax oh 💔🙈

  • @mediasomalia6345
    @mediasomalia6345 4 роки тому +9

    Keep going pro but I still used listening your song till now khader 2020

  • @najiibrohaman7935
    @najiibrohaman7935 3 роки тому +14

    Ax ax jacaylka waaan la liitaaa😪 2021

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 5 днів тому

    Gooni socod. Dareen cajiib ah buu gudbinayaa.

  • @Abdullahimohamoudali-v7n
    @Abdullahimohamoudali-v7n 14 днів тому

    Nolosha sidaa 😢rabto mar kasto manoqon karto qof kaa tagay qof geeryooday waa laga sabraa😢😢😢

  • @shakuuraala7931
    @shakuuraala7931 2 роки тому +11

    Waxan halkan ka salamay gabadha is la soo marnay jaceyl dhab eh waliba ilaa hada an ilaawin gabadha soo nakala kaxeyay calaf hadana reer ku aha wadanka 🇸🇪 waxan urajena cafimad iyo farxad waliga igu nolow aad aya ugu mahasantahay waqtigi ana isla so qadanay

  • @murtimaalmedia4115
    @murtimaalmedia4115 3 роки тому +40

    Cinice april 2018 up to now 2021 i lisinning it so sweet

    • @daadiryare7044
      @daadiryare7044 2 роки тому +2

      Englishka waa uu ka qaldn yahye ee Afsoomalika leee iska so qor

    • @mohaadzeko5080
      @mohaadzeko5080 2 роки тому

      We are same bro this is my fav song

    • @runtarabiigujecel6476
      @runtarabiigujecel6476 2 роки тому

      😂😂😂😂😂bruuhhh cinice❌"Since"☑️

    • @mohamedkhadar9632
      @mohamedkhadar9632 2 роки тому +1

      Cinice✖
      Since✔
      Mid aan ku weydiiyee ma Idle yare ayaad alabaadir isla dhameyseen
      Ardayda waqtigaa dhameysay alabaadir inta fannaniin noqotay sida idle moyee Ardada kale ku celis waaya baa la yiri
      Go,aan kaso baxay mamuulka alabaadir aniguna ka mid ahay😂🤣✌

    • @khadardablee2077
      @khadardablee2077 Рік тому

      Khadarjamac123

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 7 місяців тому +2

    Waxan so noqday December 13 2023 blse waxan rajeyna inu Alle iso celiyo zowjkeyka 2024. Aan isla halkan faraxdeyda kuso qori dono in shllh Aad be itabay hestay😢😢😢😢

  • @yuusufmafiya876
    @yuusufmafiya876 4 роки тому +8

    Www kal iyo laab wey iga gadantay waa hees wax badan i xasus sisi wlhi horay usoco fanan qeeyma badan walhi ninan tageerow in badan qadar

  • @Faraxelmi
    @Faraxelmi 12 днів тому

    Waheey miyaan goni socod guura noqdoo😢11:50 14July 2024 😢😢

  • @abdirahmanabdullahibare4705
    @abdirahmanabdullahibare4705 Рік тому +2

    Gooni socod miyey nafta idorbidey😭😭😭7 years 💔💔💔

  • @shafinholyrics7104
    @shafinholyrics7104 Рік тому +2

    From tik tok yaa ila mid ah😳🔥

  • @Aliyou2058
    @Aliyou2058 2 роки тому +14

    Unbeatable song 🎵 one love prother keeyow

  • @xamsemalyga191
    @xamsemalyga191 Рік тому +3

    Waligay ma ilaawo dhawicii iyo guul daradii jaceylka ee isoo mrtay🥺😰😰😰😰

  • @abdikariin_ak
    @abdikariin_ak Рік тому +19

    After 4
    5 years letter keeyow still is a legand

  • @drhammadihassan5347
    @drhammadihassan5347 4 роки тому +7

    Waaw wax badan ayaa ka fahmay waa wax layaab ah qofki loogu qaaday heestan

  • @anasadensheikh3591
    @anasadensheikh3591 7 місяців тому +1

    JACELOOW Xal qaado 2023 by
    Anigoo wali Single ah alle ii kkoray. 💔 Gooni Socot💔🚶

  • @munirmunir8586
    @munirmunir8586 3 роки тому +3

    Xasus 2019 adanjirow degesani jiri manta oo ah 13oct2020majengo listening💕💎

  • @jamayussuf7357
    @jamayussuf7357 Рік тому +1

    Watching from Nairobi eastleigh ushirika estate

  • @mohametsultan7395
    @mohametsultan7395 Рік тому +32

    Comantigan waxan bixinayaa anoo socda waliba heestan dhegaysanaya wakhtiguna waa habeen saacaduna waaa 1:47marna ma ilaabo guuldaradii iga soo gaadhay jacaylka ilaa hada oo aay tahay ramdaan waan ducaystaa in aan ilaabo wax kasta oo aan ilaabi kari la ahay wax kaliyee aan ka dhaxlay wax weeye kali socod iyo in aan kaligay ahaado waxan idinkula talin lahaa qof kasta oo dhalinyaraa wiil iyo gabadh ba hadii uu jiro qof aad jeceshahay in aad isku dhiiri galisaan guur waliba si dhakh sa ah 💔❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @cmcwiildhald4927
    @cmcwiildhald4927 3 роки тому +20

    2018 till now listening this futured song....26/6/2021....😪

  • @MaidahNoR
    @MaidahNoR Рік тому +4

    Mohamett 20/1/2023 Allow calaf igo daro mar uun Marwadiisa iga dhig🥺🤴🏻🫂❤️

  • @SharmaakemohamedCabdi
    @SharmaakemohamedCabdi 8 місяців тому +2

    Xiligu waa 13 :22 malin malinimo tarikhda ku began tahay 12 November hestan waxan dhagesanaya just 2023/12 /November ❤ wxan ku xasuusanaya wlshey mcn oo malinkas wesay lixadkeeda mid ka mida abyoh macan mel wlpa aad jogto hoyo iyo abbo allha kaga dhigo❤🥲

  • @Shaakiribraahin-cp2db
    @Shaakiribraahin-cp2db Рік тому +1

    nolashaada qof aad isbarateen naftaa lamada siiyo waa bilidaan siduu doonoonu kaa yeela ilaahay waxan ka baryayaa inta qalbiga laga jabiyey in uu ubooga dhayo

  • @Itsdatbella
    @Itsdatbella Рік тому +9

    My first fav song from keeyow.

  • @qaraami_
    @qaraami_ Рік тому +2

    Wn salaamayya mucaashaqiinta gooni socodka ah💔

  • @Nadiiraa-Ali
    @Nadiiraa-Ali Місяць тому

    Jecelna layga bixin waligy qof si dhab ah uma jeclan lkn heesa calacalka aye igu baxda waana dareema 😅

  • @youngplatnumz5069
    @youngplatnumz5069 Рік тому +5

    23/3/2021 till now i love her wish you happy life😭💔

  • @Horaad17
    @Horaad17 Рік тому +3

    Xeebta liido habenki labad ee ciidul Fitri 2023 sacaduna thy 9:25 ban dhagaysanaya ayado xeebta laba laba lo jogo ban kali fadhiya

  • @to2557
    @to2557 2 роки тому +4

    Gam i wayayoo
    Taan goobayaa
    Godmo i qodoo
    ( IGUHAADIISE )
    11/3/ 2022

  • @abdisamatsheikh1511
    @abdisamatsheikh1511 Рік тому +1

    woow esh calaa hees wey iga daxbaxday

  • @halimamohamed8002
    @halimamohamed8002 Рік тому +1

    Waa hess xasus igamudan oo ila hada anan ilowe karin since 2018illa iyo hada markaan hessan xasusanayo waxyalo badan ayaa soxasustaa una xisaa lkn waa waqti lasodafay oo solabaneynin ❤

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 8 місяців тому +2

    Lgend keeyow

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 2 роки тому +2

    Waligaa qalbigeyga kama bixi doontid 💔😭

  • @ubahhamda2127
    @ubahhamda2127 Рік тому +1

    23/4/23 Malinti 3 happy Eid france 🇫🇷 I.a iida kle somliya I.a diban usoboqan doona

  • @user-zk6xf1qy7y
    @user-zk6xf1qy7y Місяць тому +1

    30/11/2023 hapen jimco ee thy sacad nh wey ku began thy 1:40 mantas aa noqday Goni socod plz qofka waqti haka lumin 😭💔 nigada nh haka jabinina ado wax wlpo u cade kartiit 🥺 plseh kuma cafinin xanunka dawo lahey igu dhacay Lkn ilahay kugu daye 😭💔😩 ragi somaliyed darta u nacay 😩😭

  • @abdirahmanofficial5065
    @abdirahmanofficial5065 5 років тому +8

    Walee hees wa etan

  • @nastexoismacil2915
    @nastexoismacil2915 2 роки тому +7

    Still listening 2022🥺🎵❤

  • @ZekiAkramApdalle
    @ZekiAkramApdalle 3 місяці тому

    STiLL 2024 Big Legend keep going cpTern 🎉🎉

  • @ibrahimomar8663
    @ibrahimomar8663 3 роки тому +4

    Jclaahy hestaaaan 💌❤️❤️

  • @haniahaldhaa3566
    @haniahaldhaa3566 7 місяців тому +2

    Aniga bogsadayba waan kuso booqan💔

  • @maxamedaxmed3326
    @maxamedaxmed3326 7 місяців тому

    Miyan miyan goni socod guraha noqdo it's so amazing song 😢
    13/12/2023. 2:18pm

  • @abdijele7884
    @abdijele7884 Рік тому +2

    Best song khadar ibrahim keeyow i like

  • @zamzamclkaadirwezzzamzam
    @zamzamclkaadirwezzzamzam Рік тому +1

    Soomali oo dhan yaa qalbiyada iga dheelay waan yaabay marka comments yada akhriyey dhalinyro illahy waxa jeceshihiin ha idiinsahlo ileen dhibka waalawada qabaaye ❤😂

  • @abasjama5381
    @abasjama5381 Рік тому +5

    After 5 years still watching 😭❤️2023💔

    • @MaidahNoR
      @MaidahNoR Рік тому

      Sorry🥺💔

    • @Nazlinaaa
      @Nazlinaaa Рік тому

      Really in love with this guy kdar keyow

  • @luulkulmiye7138
    @luulkulmiye7138 Рік тому +3

    Heestan xasuus ayey igu leedahay waqti aad u fogeyn balse mudo laga joogo ayaan aad u dhageysan jire xalada aan ku jire darteed waxaan u heystay in ay aniga iga hdleyso😢

  • @user-fn2qu6sf2k
    @user-fn2qu6sf2k Рік тому +1

    Khadar keeyow nolow sxb ❤

  • @Zamiir77
    @Zamiir77 4 місяці тому

    Sanadku wa 2024Sacadu waa 4:34 🕦🌑night
    Wali waxan joga qaradi madobeyd afrika🌎 waam gam i lahy. 🥹qudcur baa gooni socod wali ahy🤲ilhyow meshan rabo igee

  • @alamudindawed3943
    @alamudindawed3943 8 днів тому

    I'm from tiktok still watch 2024😊

  • @yj_lak
    @yj_lak Рік тому +1

    Tariikhdu iyadaa is qorta 🖋
    9/5/2023 salaasa 1:09 habeenimo

  • @ilyaasilwailyaasilwa4073
    @ilyaasilwailyaasilwa4073 27 днів тому

    Inta dhageysan doonta 2025 halkaan idinka salamay✌️✌️

  • @amiiroamo5145
    @amiiroamo5145 2 роки тому +1

    Khader keyow faan wangsn wa kuu taageraa

  • @iqraahmedcabdi
    @iqraahmedcabdi 4 місяці тому

    Heestan 2019 baan dhagaysan jiray xili dabaylihii jacayl ka iqadeen oon cidlo badan daremayay😢alx hada waa bil rabadaan cawa soo boqday bacdal afur 15/3/2024 sacaduna waa 6:53 fiid nimo🙌

  • @nimcaanyare9800
    @nimcaanyare9800 Рік тому +2

    12/4 / 2023 baa daawan habeen khamis ah bacdal afur I love this song🥰

  • @imaansancadey1104
    @imaansancadey1104 3 роки тому +1

    Ax caku jecel xanuun badanaa wlee wan la tahayaa waqti xadirkaan

  • @Hayws
    @Hayws 8 місяців тому

    14 11 2023 haben arbaco sacaduna thy 11:54 waxana joga kenya ilhy riyadeyda ha i rumeYo i.a🇳🇱✈️🥺

  • @raabicahassan5300
    @raabicahassan5300 4 роки тому +2

    Khadar keeyow Wll mcn hore usoco

  • @ugbaadahmed9015
    @ugbaadahmed9015 Рік тому +1

    Xiligu waa galabnimo 1/may/2023 malin isniini 4:8 ayaan dhagaysanayaa🎵🔥

  • @mohamedyuzufapdi4532
    @mohamedyuzufapdi4532 2 роки тому +4

    I am remember this my love ayaaneey in2021

  • @hamsacabdi4113
    @hamsacabdi4113 2 місяці тому

    waaa xasuus heestani mudo hal saano ah qofkanu wada soconay hbeenkii nolashayda iskugu kaayo danbaysay aanu safar dheer wad galay o dalxiis ayay no baxaysay😢😢😢😢😢😢