Hudeidi - Uur Hooyo (Feat. Aar Maanta)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 бер 2012
  • Hudeidi - Uur Hooyo (Feat. Aar Maanta)
    Ahmed Ismail Hussein Hudeidi, the Somali 'king of oud' and founding father of modern Somali music performs one of his most popular songs 'Uur Hooyo' (Mother's Womb) with Aar Maanta.
    Mother’s Womb (English Translations by By Dr Martin Orvin )
    You, the abundant light
    That my eyes graze on
    Do not take me lightly
    You who shared
    My mother’s womb
    You born of my father’s back
    Who shared the breast
    We weaned from the same
    I shall never forget you
    Two born of a father
    Children who are brothers
    Who, whatever occurs
    Help and lend
    Each other a hand
    The soul is a pledge
    At the time of my death
    It’s you who’ll place me
    In the grave, and your hand
    Throw the final soil
    My human inheritance
    The one closest to me
    The trials of the world
    Have brought us apart
    I cannot endure
    Being on my own
    I sway with melancholy
    I’m no better off
    Than a lone son
    #UurHooyo #Hudeidi #AarMaanta

КОМЕНТАРІ • 769

  • @k4konie991
    @k4konie991 3 роки тому +100

    Beautiful melody (didn’t understand a word) RIP ❣ 🇪🇹

  • @abdirahmanmohammedwehlie4383
    @abdirahmanmohammedwehlie4383 2 роки тому +118

    Hooyadey ma dhalin wiil igu hooyo ah oo kaligey bay rag oo dhan iga dhashay lakin abahey mcn 4wiil buu igu Aabe iga dhigay thnk you aabo ilahey haku naxariisto
    Inkastoo ragga ilintu ku ceeb tahay hadana heestan Emotionalkeyga ayey badashaa wana ilmeeya 5gabaroo boqoro ah iyo 5wiil oo boqoro ah buu Aabe mcn ifka uga tegay rabbi godka haydinku irsaaqo waalidkeygiyow😭🤲
    Saxib mcn adiga qoraalkeyga arkaayo 13/7/2022 wixi ka danbeeyo waxan kaa codsanaa inaad Iso duceysid hami iyo han sare ban leeyahe adigana riyooyinkaada rabbi haku rumeyo walal /abaayo

  • @ahlam13123
    @ahlam13123 2 роки тому +24

    Waa habeen badh 1:50Am indhahaygu waxay u ilmaynayaan xiiso aan u qabo walalkay iga wayn ee Aabahay dhalay lakin kala Hooyo aynu nahay jooga USA aniguna Somalia jogaa 7sano ismaana arag😭 waxan rajenayaa inuu waqtiga ina kulmin doono oon laabtiisa galo si aan uso xasuusto uduga iyo carafti laabta Aabahay😭😭 Aabo mcn rabbi haku naxariisto wllky dardaarankaadi wuu fuliyey sifiican bu noo koriyey waxna noo baray Alxamdulilah ❤️

    • @mohameddhagey414
      @mohameddhagey414 8 місяців тому +1

      Walalku waa abaha 2 aad

    • @cabdiraxiinmacalin3116
      @cabdiraxiinmacalin3116 18 днів тому

      Yaa salam ax yahes 😢ilin bu iga kenay inti walidkod aasatay alle ha uwada naxaristo intuu unilyahay alle ha.udaayo

  • @SomaliWorldOfficial
    @SomaliWorldOfficial 4 роки тому +64

    Allah ha u naxariisto Hudeydi King of Oud

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 8 років тому +189

    Waa Heestii "Uur Hooyo", "Laba Aabbo wada dhaley iyo Ubad Walaala ah, Arinkii yimaadana isla kaashanaayo, isasiiya Kacantee" WOW, waa Hees run ah, waa Walaal Walaalkiis U heesaya, Maansha Allaah. Waa Erayadii Abwaanka/Fanaanka/Macalinka Kabanka ama Cuudka Soomaliyeed Axmed Ismaciil "Xudeydi" oo u Sameeyey Walaalkiis, Waxaad Ku arkidoontaa Isaga iyo Walaalkiis "Aden YEMEN" Albumka uu tusinayo Fanaank Aar Maanta . Hadaba Waxaa Marti u ah Xudeydi Fanaank Caanka ah ee Codka Baxsan---> Aar Maanta, oo Heesta "Uur Hooyo" Qaadi doona, Macalin Xudeydi baa Kamanka u Garaacey.
    Hadaba Heestaan Afaf kale lagu badaley waxaana ku qaadey Fanaaniin Badan oo Geeska Afrika ka tirsan (sida Ethiopian-Amxariga, Eriterian-Tigranya iyo Sudanese-Arabic).

    • @somaliboy8044
      @somaliboy8044 5 років тому +4

      Feysal WALASHMA - IFAT SULTINATE. I have special thanks for u legebd🙏

    • @abrahamhashimi72
      @abrahamhashimi72 4 роки тому

      Good brother

    • @zuadnuur1691
      @zuadnuur1691 Рік тому

      Thanks huno fananinta kale ee qady fadlan ila wadag hada noshahy huno

  • @mohamedhamake7
    @mohamedhamake7 6 років тому +37

    Naftu wa amaane aaskayga geerida ka i budhigaye igu gacan danbeyow dhaxalkayga aadmiga ki ugu dhawayow 😢❤

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 5 років тому +174

    Heestan hadday meel ku taabatay LITEta iisaar qli

  • @khadarsomali6491
    @khadarsomali6491 3 роки тому +15

    Aar maanta.
    I recognize this guy ninka somalida ugu ilbaxsan.
    Still 2021 hadad dawanayso xasuustii xudeyfi allah u naxariisto, like the hit bottom.

  • @afandiimuttaqii2894
    @afandiimuttaqii2894 Рік тому +9

    I knew this song through the famous Oromo- Ethiopian singer Ali Birra.
    Oromo and Somali are brothers for ever.

  • @fatimahnoor-ix2wk
    @fatimahnoor-ix2wk 9 років тому +136

    This song waxeey katur jumta intay somalidu walalo yahiin hope you guys got the message it has nothing to do with brother or sister you lost but there is bigger picture behind it. may Allah put peace in our hearts ND love and maybe we become the big happy family we were once. ..

    • @hanansharaf9064
      @hanansharaf9064 8 років тому +2

      mahan ee odayga music gaaracayo eey ka turjumtaa iyo walalkiis

    • @hanansharaf9064
      @hanansharaf9064 8 років тому +2

      mahan ee odayga music gaaracayo eey ka turjumtaa iyo walalkiis

    • @naimaahmed2604
      @naimaahmed2604 7 років тому +5

      Hanan Sharaf but this is for somalinimo walaal that's why aar manta remade it. For all our walaalo who died in the famine, the Ethiopian oppression, and dagalada sookeeyo iyo Kuwi tahriib kudhintay

    • @bintuturaab7746
      @bintuturaab7746 7 років тому

      Hanan Sharaf right

    • @darselamahmed7531
      @darselamahmed7531 5 років тому +1

      Thanks for the clarification Fatima

  • @MrGiorgioud
    @MrGiorgioud 12 років тому +51

    Hudeidi is the greatest oudist ever!!!!

  • @missabdulle
    @missabdulle 3 роки тому +38

    I've been listening to this song for decades and it brings tears to my eyes! Mothers are our Queens! Our earth, wind, and fire 🌻💕🎉

    • @0GS0
      @0GS0 3 роки тому +2

      Love this one song :)

    • @burhaanhassan5498
      @burhaanhassan5498 2 роки тому

      isn't even 9yrs old

    • @prism0_0
      @prism0_0 2 роки тому +3

      @@burhaanhassan5498 This is just a cover. The real song has been around for ages.

  • @hafsamusa9769
    @hafsamusa9769 6 років тому +143

    This song made me sob😭😭😭😭😭because i no longer live with my mum and my other siblings...i really miss you fam😭😭😭😭😭it has been 9 years

    • @buulle1995
      @buulle1995 5 років тому +1

      Insha Allah u will one day sis

    • @ikhlaasabdirizak6676
      @ikhlaasabdirizak6676 4 роки тому +2

      Me as well been living alone 6 years insha allah will meet em soon

    • @naimamohamed7344
      @naimamohamed7344 4 роки тому

      😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @Saving_Money10k
      @Saving_Money10k 4 роки тому

      hafsa musa kkkkkkkk

    • @aboubakermohamed4732
      @aboubakermohamed4732 4 роки тому

      I am like a sis to you because i have not seen my brothers for ten years 😣😥😥😥

  • @MalamIbnMalam
    @MalamIbnMalam 2 роки тому +19

    What a great song! Love from Nigeria!

  • @qnhahmt3217
    @qnhahmt3217 3 роки тому +8

    31 December 2020
    7:28AM Kamiis
    Aniga iyo Wlalkay abdi aziiz ba wada dhagaysanayna

  • @stuarthunter7559
    @stuarthunter7559 4 роки тому +89

    I don't understand a word.....but how beautiful is this!!!

    • @qwertyasf
      @qwertyasf 4 роки тому +1

      Wait till you hear the original, even more beautiful 😍

    • @tooshkabulshada9910
      @tooshkabulshada9910 3 роки тому +2

      The Song is about the love of brotherhood, He is highlighting how importnt your brother is

    • @Captainvamp
      @Captainvamp 3 роки тому +13

      Two born of a father
      Children who are brothers
      Who, whatever occurs
      Help and lend
      Each other a hand
      Help and lend
      Each other a hand.
      'You, the abundant light
      Chorus:
      That my eyes graze on
      Do not take me lightly
      You who shared
      My mother’s womb
      You born of my father’s back
      Who shared the breast
      We weaned from the same
      I shall never forget you
      Chorus:
      You, the abundant light
      That my eyes graze on
      Do not take me lightly
      You who shared"
      My mother's womb
      The trials of the world
      Have brought us apart
      I cannot endure
      Being on my own
      I sway with melancholy
      I’m no better off
      Than a lone son
      'You, the abundant light
      Chorus:
      That my eyes graze on
      Do not take me lightly
      You who shared
      My mother’s womb
      The soul is a pledge
      At the time of my death
      It’s you who’ll place me
      In the grave, and your hand
      Throw the final soil
      My human inheritance
      The one closest to me
      'You, the abundant light
      Chorus:
      That my eyes graze on
      Do not take me lightly
      You who shared
      My mother’s womb

    • @saidali5178
      @saidali5178 3 роки тому +1

      This is Somali music at its best, so beautiful and poetic. Please see English translation for non Somali speakers: Mother’s Womb (English Translations by By Dr Martin Orvin )
      You, the abundant light
      That my eyes graze on
      Do not take me lightly
      You who shared
      My mother’s womb
      You born of my father’s back
      Who shared the breast
      We weaned from the same
      I shall never forget you
      Two born of a father
      Children who are brothers
      Who, whatever occurs
      Help and lend
      Each other a hand
      The soul is a pledge
      At the time of my death
      It’s you who’ll place me
      In the grave, and your hand
      Throw the final soil
      My human inheritance
      The one closest to me
      The trials of the world
      Have brought us apart
      I cannot endure
      Being on my own
      I sway with melancholy
      I’m no better off
      Than a lone son

    • @ramadanbringsustogether490
      @ramadanbringsustogether490 3 роки тому

      @@Captainvamp plz heesaha somalig ah oo English lyrics ah soo gali youtupka it's so important

  • @almaahmed7417
    @almaahmed7417 4 роки тому +91

    Aun Ahmed hudiedi 😭😭😭😭😭🙏manta ayu geryoday xanunka covid 19 inalilah malin arabaca April 8
    Bishi 4aad
    2020😭🙏

  • @patricialambert1827
    @patricialambert1827 4 роки тому +21

    Sooooo beautiful...listened to it 4 times!

  • @hamseabdiweli8573
    @hamseabdiweli8573 4 роки тому +55

    2020 Uur Hooyo ❤️👑

  • @abulrahmanhashimiuk1099
    @abulrahmanhashimiuk1099 2 роки тому +7

    RIP 🙏 Legendary man Singer and Song writer musician Mr Hudeidi we shall meet in Heavens in paradise Insha-Allah 🙏 ❤.

  • @Ahmed-Jaliil
    @Ahmed-Jaliil 4 роки тому +15

    this song brings tears to my eyes..😥.. Thank you to our fanan Aar Maanta for this amazing voice..love my brothers including you bro Aar.🙏

  • @ibrahimdalha6991
    @ibrahimdalha6991 6 років тому +17

    Aar maanta waa qof waddani ah runtii aad ugu farxa marka uu lakulmo qof soomaali maraan qaahira ku kulanay runtii aadbaan ugu farxay sida kalagacayl walalanimada ku dheexantahay waddaninimada

  • @cabdikarinmahamed9188
    @cabdikarinmahamed9188 5 років тому +61

    waxan dawanaya 2019 cidi ila daawanaysa like ii sara

  • @asmaabdi4698
    @asmaabdi4698 4 роки тому +3

    Yaa dawanaya ka dib markuu dhintay ahmed hudaydi ilahay ha kuu naxariisto 😭😭😭

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 4 роки тому +9

    😢😢wallahey uxiisey marwalba waan dhagestaa😢waana qiirodaa waa hees runta ka turjumasa😢😢😢♥️🥀
    Armaanta fanaanaa tageero wadani dhaba

    • @mesutozil5649
      @mesutozil5649 4 роки тому

      Ilaaahy ha unxristo maclinki sameyy 8/4/2020 bu corona udhimty Xudaydi

  • @abdinaasiraliahmed2371
    @abdinaasiraliahmed2371 2 роки тому +3

    Allah yarxma Ustaad Hudeidi😭😭😭

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 2 роки тому +2

    Wlhi markan hezkaN maqlO wan oyaH .......😪😭

  • @mohamedmohamed-sl1tf
    @mohamedmohamed-sl1tf 3 роки тому +9

    Runtii aad ayay ii Taabanaysaa heestani waayo waxaan marnaba maskaxdeyda ka dhamaaneyn walaalahey aan aad u jeclahay oo muddo ku dhaw 22sano aanan is Arag balse aan ku Rajo waynahay inan mar dhaw is aragno🙏

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled Рік тому +3

    Walalk kaya iga yar labo sano ayan ka way nahy ayan ku xasuusta heestan wana u xiisy😢❤
    Naas iyo abydin kii ila wadakow 😢❤
    Jiibta aadka u macani kaltun bacado weyan ayan filaya❤❤

  • @Said7530
    @Said7530 4 роки тому +6

    May Allah subhanahu wa ta'ala give shifa and a speedy recovery to adeero Hudaydi Allahumma Ameen Ya Rab Al Alameen. Please remember him in your duas Jazakum allah Alf Alf khair ❤️

    • @reflectonwhatsgoodm4980
      @reflectonwhatsgoodm4980 4 роки тому +1

      Said somal manta ayuu dhintay walal allah yaa rahma inalilah waina ilahi rajicoun 😢

  • @user-bn1xt4iy5m
    @user-bn1xt4iy5m 4 роки тому +10

    Allah unaxaristo xudeydi 😭😭🤲🏽

  • @aanoleosman3157
    @aanoleosman3157 4 роки тому +2

    Maanta ayuu dhintay Abwaanka
    Alla yaraxma Qabriga alle ha u nuuriyo 😢
    u duceeya Somalaay 😢😢😢😢😢😢

  • @sofiashariif8810
    @sofiashariif8810 2 роки тому +3

    Wlhi heestaa hadaan maqlo wan iska oyaaa walshey mcn oo aan adunka u jeclhy pan kala foganenaa
    2021/9/7
    Walee mxn hapno padan kaligey ooyay
    Rapi dip ha inoo kulmiyo Apyo mcn adunka pan ku jeclhy danta iyo durufaha paa ina kala fogeyse
    Adunka qofkii wax ku dhipan u necbahy
    Aduunka pan ku jeclhy waqtiga iyo wayah paa ina kala kexeye ❤💯

  • @GalaGymka
    @GalaGymka 4 роки тому +4

    Gabadha kadba Heyseysaa inaba caadi aheyn💕
    Hudeydii ilaahay haw Naxariisto
    Amiin ya Allah

    • @amiinabdi5373
      @amiinabdi5373 3 роки тому

      Ilaheey hauwada naxariisto.....hooyo waxaaa dareemaaaa qof asagooo sadax biloood jira eeeee ka dhimatay......allow unaxariiiso

  • @gacalhassan1588
    @gacalhassan1588 2 роки тому +4

    It's even sweeter than other songs🎬
    Dear parents and brothers, God bless you👳‍♂️👨‍👩‍👧

  • @Mo_Amiin16
    @Mo_Amiin16 4 роки тому +16

    Allah u naxariisto odaygan he passed away today bless him and rest in peace to him ❤💯

  • @disisfunny88
    @disisfunny88 2 роки тому +8

    The melody and lyrics are Amazing very satisfying to listen this song Also it matches your feeling.
    inspiration for everyone

  • @mohameddhagey414
    @mohameddhagey414 10 місяців тому +2

    Hooyo iyo aabe ani unba wiil u aaha kaliya waxaa ila dhahshi boqoradyaal Alle diin iyo Akhlaqa wagan u Hibeeyi Alxm Hooyo iyo aabe sanad kii hore Ayaa wiil kale kuso biri ano mar waliba markan arko laba walalo wada socodo calosha I huri jirti Alxm mante inkato aan ka fogahy 20/10/2023 xadii aad qoralkey aragto sxp xami fog ayaan leyhy iso ducey sxp mhadsanidiin🙏❤

  • @abdinasirdhagadolol3127
    @abdinasirdhagadolol3127 10 років тому +32

    Amazing voice!!! Aar I couldn'n stop listening bro. Keep sharing your talent to the society . Really touching song

    • @samriycade7004
      @samriycade7004 7 років тому

      Abdinasir dhagadolol its tru abti mcn

  • @ahmedkhalifgure9659
    @ahmedkhalifgure9659 4 роки тому +26

    2019 haddii aad wali dhegetsato like ta jag ku sii

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +4

    Waxan maqli jirey anoo yara "Uur hooyo waa beer Qurxoon oo ubaxyo qurxoon kaso baxaan oo kala duwan waana dadka"... heesta Siduu Aar Maanta ugu luuqeyn baa aad isoo jiidatey👏

  • @hassanahmedjama321
    @hassanahmedjama321 4 роки тому +4

    I have a lot of brothers and sisters who are always by my side. I pray to Allah to protect them. what's better than the siblings around you and getting close to each other. Praise be to Allah who gave me that gift.

  • @aydarusabdi6638
    @aydarusabdi6638 4 роки тому +10

    Allllh waxan ka barya ina hooyo mcn igu simo 🤲😭😭💔🧕🤲

  • @amizaamiza5875
    @amizaamiza5875 2 роки тому +3

    Still wa heestan ugujeclaahy heesta walalaaha 🥲❤

  • @mohamedabdulahi8394
    @mohamedabdulahi8394 4 роки тому +10

    4/10/2019 habeen jimce so gelayo waanku murqamaya heestaas uganda allow xaladaha no hagaaji

    • @mahadxidig7189
      @mahadxidig7189 4 роки тому +1

      wn Marqaamayaa Io Allow Xlda Noo Hagaaaji Adaa isku Yaqaano
      Maa Cibaadeysatid Hadad Fabto inu Arin Kuu Hagaago

  • @hudja3745
    @hudja3745 5 років тому +5

    Ax ax waan iska ooyay wlhi midhaha heesta ayaa itabatay. Wayaha aduunka ila hala foogeyee yaa rabi wllahay iyo walinkay nabd igu tus yaa rabi ifka anagoon isku arag hanaku hala horaysii akhirana ku wa jadad ku rafiiqa nagadhig. Yaa rabi Qof kastana oo jecal famligiisa in u arko u fudaydi

  • @dhawrsancaqil9746
    @dhawrsancaqil9746 6 років тому +37

    😢😢😢😢😢ax wuxu wayuhu kala kaxeeyay walalo walaladay meel ad kala jogtanba wan idin jecelahay waa laysku so noqon wiixii nool aduunyada

  • @paulg8161
    @paulg8161 4 роки тому +5

    Love the rhythm and sound of this

  • @awazy1
    @awazy1 10 років тому +4

    this guy need a gold medal he done it again, well done aar

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi 19 днів тому

    Old is gold ✨️ hooyadey iyo aabo kelidey ayey wiil dhalen iyo labo gabdhod adunka ujeclahy I'miss you my sister's and my parents Я люблю вас, мои родители ❤️ wlahi xasus gelay 😢 nasiib daro,se idinma ag joogo waan ka so dheradey hada waxan suganahy dalka russia gaar ahaan.magalda kherson city xuduudka Ukraine город Херсон waxan ka mid ahay Guutoyinka halkas ku sugan .unit'special operation force.akhmet-Kadyrov,cammondos,of Russia🇷🇺🫡 isoo duceya wll ano nabada qaba dalkaygii iyo magaaladydii hargeisa tago somali Allahayoow mide xanunka dawlad la'anta waxad daremaysa markad ciidaan shisheye noqoto😪 ilove you everyone's somali🙏🏼😘😢❤

  • @khadaradam6601
    @khadaradam6601 5 років тому +10

    fanaankan sidaan u jecelahay weligay fanaan uma jeclaan heesihiisa sidaan u dhegaysto weligay hees uma dhegaysan aad ayaan u jecelahay aar maanta, waxan xasuustaa 2013 anigoo iskoolka kasoo baxay duhur ay tahay gaadhi i jiidhay anigoo dhegaysanaya heestiisa caashaqa dhadhami dhudiya. wlhi allaah ayaa i badbaadiyay waxba maan noqon. fanaankan xiisayn aan xiiseeyo geeri ugu dhawaaday.
    Aad ayaan u taageeraa fankaaga wlll Aar maanta noolow, waxaan rajaynayaa inaan mar uun kugu arko aduunka oo kula kulmo.
    Noolow wlll

    • @caliguure3015
      @caliguure3015 4 роки тому

      Faanku waa kii.hore un

    • @nastexomawlid3775
      @nastexomawlid3775 4 роки тому

      Fanaaniintii hore dabadood isagaa u haysta wliba waa murti miidhan

  • @kinglaash8369
    @kinglaash8369 Рік тому +2

    This really brings tears to my eyes 👀
    Allah haidiin barakeeyo sadex wiil ayuu illah isku hooyo naga dhigay.
    May you stay blessed and healthy.

  • @fatmaumer875
    @fatmaumer875 4 роки тому +2

    Runtiiheestan emotional wllahay 2017 iyo kasii hor ayaa iigu danbaysay waanba iska qiiroday iminka, Alle nabad hanagu kulmiyo dhamaaantoda😍

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 3 роки тому +1

    Allah ha u naxariisto boqorka cuudka xudaydi aar manta waa legend wu qimeyay fananki wayna wuna sharfay

  • @muna6706
    @muna6706 9 місяців тому +1

    This is beautiful i have many siblings and I’m away from i miss them ❤❤❤😢

  • @magicalpencil
    @magicalpencil 4 роки тому +5

    Very peaceful song, much love!

  • @DrJaboo
    @DrJaboo 2 місяці тому

    The best song he ever sang, it reminds me of my brother who I haven't seen in ten years 😞😞

  • @barmudoproduction4733
    @barmudoproduction4733 4 роки тому +1

    GRIEF MAKES A MONSTER OUT OF US SOMETIMES 😥. Ebbe Haku Naxaristo Oo Nabad Ku Naso Legend Abo Hudeidi ❤

  • @user-tn9bt4cs5w
    @user-tn9bt4cs5w 5 років тому +10

    Saturday DEC 8.2018 waay iga oohesay my all family far away from me 😢😢

  • @hodansaalah973
    @hodansaalah973 4 роки тому +1

    Aroor walba hadanan dhageysan ima a noqoto walhi wa ay idhiri galisa hestani ilahayow wlalahey ii xafid 😭💋❤️

  • @shdi7312
    @shdi7312 3 роки тому +2

    Like from China💐such a beautiful song, RIP king Hudeydi

  • @misslucky2768
    @misslucky2768 23 дні тому

    Heestan waxaan dhagaysanayaa xilli aan walaaladey ka fogahay Ilaahow inagoo nabad qabna isku kaaya keena❤

  • @codmacaan
    @codmacaan 12 років тому

    finally u aar said it what a best song ever aar makes us long remember xudaidi u r master musician person ever

  • @waranjacyl2332
    @waranjacyl2332 4 роки тому +6

    Aar MaNtA 2020 YAA ILA DHAGAYSANAYA

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 2 роки тому +1

    Hudeidi Allah Hau Naxaristo 💔 Aar Maanta Cimri Dheer Fanan 🙏 Siden Idin Iloobaa (Aabo Iyo Wllyal ) Illahey Haykin Daayo ❤️

  • @ayubyano2378
    @ayubyano2378 4 роки тому +15

    This song called (mother's womb)
    The first word is saying in the song
    Two father's borthers who are always gives asistances eacher ather ( give hand to each ather)
    Its a brotherhood song🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️♥️💕💗

  • @horologist1962
    @horologist1962 4 роки тому +4

    Beautiful music .. he will be missed

  • @abdidekmuhumed4510
    @abdidekmuhumed4510 4 роки тому +1

    Alle ha u naxariisto Xudaydi😢😢😢😢 Aar maantuna wuu mahadsan yahay sida cajiibka ah ee uu uqaadayo iyo siduu ula qabsaday ee uu kabankii luuqada soomaaligu kusoo baxaysay ugu luuqeynayo heestii uur hooyo 💚💙💟💗💖

  • @RogerioPereiradoAmaral
    @RogerioPereiradoAmaral 6 років тому +66

    parabens pelo trabalho querido somalio..

    • @antoinegriezmann2738
      @antoinegriezmann2738 6 років тому +2

      Rogerio Pereira do Amaral Muito obrigado. Saudações de Djibouti e Somália

    • @abdiazizwacays2516
      @abdiazizwacays2516 6 років тому +1

      meu amigo muito obrigado saudacoes da Somalia..

    • @milgo7357
      @milgo7357 5 років тому +3

      Mana amanten mise wa na caydeeeen

    • @ayubyano2378
      @ayubyano2378 4 роки тому

      This song is called (morher's womb)
      The words of the songs are saying like this' two father's brothers who are always gives asistance to each ather & evry issues which comes to them they help each ather (they give hand to each ather)🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @dr.naimaomargaras4965
      @dr.naimaomargaras4965 Рік тому

      Thanks this sing makes us so imotional

  • @abdirizaqshire2627
    @abdirizaqshire2627 6 років тому

    My distance uncle Hudiedi, Thanks for all you have done for SOMALI MUSIC'S SOCIETY. G bless you adeer. great song indeed.

    • @hassanmahamedhamda6367
      @hassanmahamedhamda6367 4 роки тому

      Waxaaan 26 /01/2020 waladaye alle ha isku keen tus nabad qab❤❤❤❤

  • @moruush
    @moruush 6 років тому

    waw wlhi axsan hees ka hadleysaa wanaga iyo walaal tinimada maashallah wll aar maanta waxaan tahay wall somaliyed admiga ii xiga

  • @calirigaax8786
    @calirigaax8786 2 роки тому +4

    It's fabolous! Meet by The king of Oud Hudeidi and talented smother golden voice Aar.
    Keep it up! This marvelous things.

    • @aiai9571
      @aiai9571 2 роки тому

      Hes dead Allah ha unaxariisto

  • @canabahmed9738
    @canabahmed9738 4 роки тому

    Naxariisti jano eebe weyne haku siiyo legendry Hudeid😪❤

  • @farhiodananvlogs5185
    @farhiodananvlogs5185 7 років тому +4

    I'm huge fan of ar manta ❤️

  • @lolkom1
    @lolkom1 12 років тому +3

    Finally the long awaited video....a big thank you Aar. You do really deserve the name AAR.

  • @juanestadian8471
    @juanestadian8471 3 роки тому +4

    Somali classical music is really beautiful

  • @mariamdubad3730
    @mariamdubad3730 8 років тому

    1 of my fav singers ❤✌

  • @haniahaldhaa3566
    @haniahaldhaa3566 Рік тому +1

    Hestaan markaan maqlo ilin iga imaado coz waxaan u xiisay wallalaheey misss you my 3 sisters

  • @supersakaawe6476
    @supersakaawe6476 4 роки тому +1

    alle ha naxaristo legend hudeidi

  • @mohamedelbaaruudi54
    @mohamedelbaaruudi54 4 роки тому

    Woooooow Amazing Song

  • @leylamohamedsalad5593
    @leylamohamedsalad5593 6 років тому

    Masha allah heestan wa hees jiro oo qiro leh

  • @HodoqaliHodoqali
    @HodoqaliHodoqali 7 років тому +2

    walhi hestan ad ayay itabaty waxan aad igu xisay walshy o iga fog thnkz aar manta boqorka codka😘😘😘

  • @farhanguled7640
    @farhanguled7640 11 днів тому

    So beautiful.

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 4 роки тому +1

    Allah u Naxariisto Abwaankii weynaa iyo Musicians ayuu ahaaa Mr Xudeeydii Aabo ayuu ahaa

  • @anwarali-zn7qx
    @anwarali-zn7qx 12 років тому +1

    hudeydi waxa aad samesay hees qali ah oo ka hadlaysa laba qof oo wada dhashay mansha llah ilahay ha ku daayo your bro

  • @yassermj5973
    @yassermj5973 4 роки тому +9

    Alle ha unaxriisto boqorka cudka ee xudydi😢

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 5 років тому +1

    qof walaalkay ah oo aabahay dhalay waxaa iigu danbaysay 2014 i miss my sisters and brothers waan idin jecelahay walaalahy😍😍😍😢😢😢qalbigaan idin kala jooga mar walba ilaahey dib ha inoo kulmiyo inagoo nabada aamiin yaa rabi

  • @maxammedraage12
    @maxammedraage12 10 років тому

    Wwwwwwww
    Best song 4ever thanks aar maanta nice u'r voice allah ku sharfo bro aar maanta nice song

    • @hamzehkoraan2268
      @hamzehkoraan2268 7 років тому

      Allah hau naxariisto Ahmed mooge iyo tubeec mahadsanid Inbadan Aarmaanta

  • @user-zp8fi7il3p
    @user-zp8fi7il3p 2 місяці тому

    Legend of the legendary Mohamud Ismail Hudedi Aun

  • @nafiisaaxmed3779
    @nafiisaaxmed3779 3 роки тому +2

    Uur hooyo hayd 2021 fri,9 Aprl 8:10 pm habeen sabti hady heestu melkutabaty like ismadhfno

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman 4 роки тому +1

    Naxariistii Jano Alle Haka WaraabiyO Xudeydi Wxuu Ahaa Qaran Naga Baxay 😭😭😭😭😭

  • @fardowsahashi8913
    @fardowsahashi8913 9 років тому +3

    Uur hooyo aar maanta Thnkz

  • @iamnuuriy3441
    @iamnuuriy3441 5 років тому

    heestani wlhi waa hees dareen kaar ah igalisa aar maanta hadi an mar kula kulmi lahaa salaan sare ku sari lahaa

  • @malyuunmuuse1717
    @malyuunmuuse1717 Рік тому +1

    Wxan ku soo xasuusta heestan curadkii hooyadey keyse muuse wll mcn wan ku xiisay ilahay qabriga hakaaga dhigo beer ka mida beeraha janada wll inuu mcn yahay ninkii madiyaa og😥😥😥

  • @liibaanliiburuuj
    @liibaanliiburuuj 4 роки тому

    Allah ha u naxariisto Xudeydi

  • @dhambaalstudio319
    @dhambaalstudio319 7 років тому +4

    heesta wllahi markii iigu horaysay hooyaday ayaan ka maqlay heestan runtii waan qiiroodaa marka aan dhageysto.
    Like wll hadii 2018

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +4

    Alx alloow hana kala fogeyn walaalahey❤emotion song🤗

  • @abbasdettergentabbasdetter8153
    @abbasdettergentabbasdetter8153 5 років тому +8

    20 6 2019
    Maalin qamiis ah
    Wadanka an joogo south africa
    Saacada 8 Am
    😢😢😢 Alla mxn u xiisay 7 wiil Ee ila dhashay iyo my parents
    😥😥😥
    8 years ma arkin Wlhi
    😢😢😢😢
    Sideen ku iloowa ma ahaan karaaye
    Indhaheyga nuurkey ku ildowgasadane adana ha isku ke ladhin Uur hoyo
    😭😭😭😭
    I miss my brothers
    Wàayaha aduunka na Kala fogeeya
    😢😢😢😢😢😢😢😢👬👬👬👬
    😭😭😭😭😭😭👭

  • @doorbacayn
    @doorbacayn 12 років тому +7

    calaashaan qiiro, heestani caadi maaha ilmo inay iga timaado ayaan ku dhawaaday!

  • @drmukhtaryusuf9606
    @drmukhtaryusuf9606 Рік тому

    Aarmaanta is the only singer that tries his best every song that he sings absolutely the man of golden voice