Wali kama caajisin dawashada ruwaayadan yaa kaloo ilamid ah oo wali daawanayo ( Tankle Aan u duceeyno Walaheen markasta inuu alle u waasiciyo Qabrigooda 🤲😓
Waagaas aan "bitbox" sameyn jirne kwrma. Soomaali aduunyada wa ka horeyse shalay maantana sidaan ayaa isku galne qabyaalada iyo reer hebel Aan iska dhaafno waan guuleysaneena insha Allah
Somalidu aduunka way ka horeyssy waxaana kuu Cadeynaayo wax badan aduunku hada xiiseeyo somali waqti hore ayay caado u aheyd tusaale rasta gabdhaha somalida baadiyaha iyo meel walbo way utidcanayeen 500 sano ka hore hada rasta ayaa la dhahaa timaha ragu daysto geel jiraha lagu yaqanay ciyaarta Rugbiga waa dhaanta da ciyataha Socetka 1970tiyada ilaa 1991 gobolada laga ciyarayey iyagoo xiiso leh. Music warkiisa iska daa amaanka Aduunka Meesha ugu amaan Badan eheyd
waxa la dilay 1999 malin qamiis eh waxa u xasuusta meel spare parts aan ku lahaan jirnay o sanca ku taalo subaxdi noogu imaaday wax yar ka dibne wala dilay
Horaantii Alle ha u raxmado marxuumiinta, Aniga iyo familkyga ayaa riwaayadan si wada jir ah u daawan jirnay habeenada qaar 2006/7 WAKHTIGAAS TV-yadu waa yaraayeen, aad baan u qiirooday markaan arkay riwaayadan waxaan dib u xasuustay familkaygii, waan u xiisay Hooyaday iyo walaalahay Love uuu.
7 October 2024 Monday night 9:55pm USA 16 years old watching while laying on my bed laughing typing a comment 😂😢😢😮🎉❤ xasuus marki sanad kale lagaaro reply isogal inshallah ❤❤❤
Allaha u naxariisto,allaha sw ha u dhaafo. Laakiin walaalayaal,xadiith ayaa wuxuu ahaa,qofka islaanimmadiis wanaaggeeda waxay ju jirtaa in waxyaalaha maalaa yacniga ah in uu katago,dhammaanteen qof aan dambi galin AMA khalad sameyn ma jiro,inkastoo jeyte gacan ka xaq daran ey dishay,allah ha noo dambi dhaafo iyagan allaah jannadiisa ferdows ha geeyo,aammmiiin.
2023 still watching this my childhood memories I love them may Allah swt grant them the highest ranks of jannah amen 🤲🤲
Anixitaaaa😂😂
Amiin
Jeyte & Awkukuu Sidaad nooga qosliseen Janada Allah idinkaga qosliyo Amiin
Dr_ Sihaam
saxibey meela kasata waad ika sohoresa😂😂😂😂😂😂😂
hanaan ku jaceliya
Kkkkk Janada xitaa armaan kaga hormaraa habalayabee huuno 😂
Hhhhhhh weeya dhicikarata xabiibti macn 😂😂😂😂😂😂😂😂
maaha
2024 who is watching 😂😂😂
Me
Meeeeee
Me
Haa
Miiih
Waxaan dawanaya bil ramadaan oo ay tahay
2 ramadaan 1445
12 mar 2024
saacady waa 2:07 habeenimo 16 marso 2024
5 ramadaan 1445
كل نفس دائقت الموت
اللهم اغفر لهم ورحمهم ووسع مدخلهم
Ameeen
May Allah grant him jannah our legend Awkuuku it’s truly an honor to watch some of his work.❤️
qalbi lagu dhuftay. maskax
waxa so baxayaa inta dhimatay
allah u naxaristo
Mohamed FILIMS. Hhhhhhhhhh jeyte allaha u naxariisto nin qaali ah ayuu ahaa
fhjkkll
Mohamed FILIMS. hj
loll waalhi I love jeyte dhalka marate loll
Wali kama caajisin dawashada ruwaayadan yaa kaloo ilamid ah oo wali daawanayo ( Tankle Aan u duceeyno Walaheen markasta inuu alle u waasiciyo Qabrigooda 🤲😓
Majirtaa cid ila midoo ilaa waqtikan dawaneso rubayadan ee anan ka daalin2017
Jeyte is my fav somali comedian
ha bro anaa kula mida oo dawanoyo
Sanka Cade kama caajiso wlh ninkan😂😂
Aniga manta daawanaya 9/10/2017 Alle ha uwada naxariisto wllhi waa dad loo xiisay oo aanan soo noqonayn
queen najuu allha u naxarista waa dad qulubtena ku dhex nool qasatan jeyte si gaar ah ayan u taageraaa
xaad kr aniga wayo waxmagaran so somaligan yutubka kabartay
Jeeyte allah u naxariste waxan u ciishoda alla mxu u noolan waye wlh nin aya God nooga jiro majajilo talent uleyahy
2023 who is watching
I am not watching 2023
I watching 2024😅
me
Am watching 2024😅
2024
2024 😂😂
nuur cusmaaan jeeete illaaah kuunaxriiso ameeen
damaceey. hh h. elmi
damaceey elmi aamin
Wow wa waqti hore cadi maha 20 year kahor
Kkk
Aaamiin dhama tod
hhhh, Allow idiin naxariiso they were my favourite Somali comedians.
Ayan Abdi Hashi amiin
Masha Allah
Amiin
legends all the best all of time RIP
All time I know I miss them
Who is wathing 2020?🤣🤣🤣🤣 really funny
aniga mohamed abdi mohamed
Your mother
Ani hada firsanoyaa 😜😜👆🏻🤣🤣🤣
Yoh English era
D
Waagaas aan "bitbox" sameyn jirne kwrma. Soomaali aduunyada wa ka horeyse shalay maantana sidaan ayaa isku galne qabyaalada iyo reer hebel Aan iska dhaafno waan guuleysaneena insha Allah
Somalidu aduunka way ka horeyssy waxaana kuu Cadeynaayo wax badan aduunku hada xiiseeyo somali waqti hore ayay caado u aheyd tusaale rasta gabdhaha somalida baadiyaha iyo meel walbo way utidcanayeen 500 sano ka hore hada rasta ayaa la dhahaa timaha ragu daysto geel jiraha lagu yaqanay ciyaarta Rugbiga waa dhaanta da ciyataha Socetka 1970tiyada ilaa 1991 gobolada laga ciyarayey iyagoo xiiso leh. Music warkiisa iska daa amaanka Aduunka Meesha ugu amaan Badan eheyd
@@halbowle0187 beenta ma’ahan sxb. Alle xaqa hana tuso soomali anagaa is dhigne meeshaan maante
@@ishmaelali3022 aamiin bro balse hadii dhalinyarada ay aqliga ka shaqaysiiyaan rabina ka baqaan qabyaalada iyo gaala raaca ka Faanaan wadankooda ka fikiraan danahooda gartaan alle mooyee dhul iyo dad kale uma baahna aaway hee intaan qolal facebuuk laga furtey magacna qolka somaliwayn loo baxsaday baad ugu tagahysaa aniga saakay 4 xabbo canjeeran kusoo qoraacday idinkana? Ama afartaan fanan aniga 1 baan doortay idinkana waaba afar fananimo waxbo ka ogeyn oo magacii fanan ceebeeyey ama labadan Calan kee taageertaa oo qabyalad ah ama sedexdaan laacib kee taageertaa iyo wax kasii xun
2019 ilaahay hau naxariisto inta muslimka ah ee dhimatay inagana haynoga daba naxariisto ameen ameen
2018 kaan yaila dawanayo wali alahu ha unaxaristo
Allow U Naxariso Cawa Zaid bay iga qosolsiyen.
Ayagane Rabbi Jannadi fardowsa san cml ha uga qosolsiyo.
Ilaahay ha u naxariisto Aw Kuuko iyo intii muslin ahba
الله يرحم أيام الفن الجميل والناس الطيبة
Ameen Ameen Yaa RAABBI
Yaaa wali dawanaya 2018
☝
ani 7/2/2018
👆👆👆
ana ka kow ah☝ 5/5/2018
2018/5/ 27
9:00 hben nimo
11 ramadan
Allow idin naxariiiso mawa ka daalo wlhi
Daawashada jeyt oowkuku iyo asxaaptooda .
Still watching 2022 April this is make me crazy 😂😂 who is watching again.
Alla yarxam inta dhimatay
Me too 😂
Pure Comedy talent back then, unlike the current existing ones May Allah swt have mercy upon them all 😢
jeyte wa xasuusta maalin Khamiis la dilay 4ta jardiino maqayad sharmarke hortiis qofki yaqaano Allay ya raxma dhamaan
Yusuf Ali zhp sanadkee la dilay jeyte
Yusuf Ali rijal cali walee wadxasusataa
waxa la dilay 1999 malin qamiis eh waxa u xasuusta meel spare parts aan ku lahaan jirnay o sanca ku taalo subaxdi noogu imaaday wax yar ka dibne wala dilay
Yusuf Ali 4ta jaardiiino maqayada sharmarke anigaa aqaan balse waqtigaan dhashe ayuuu dhinte allaya raxmaaa jeeyte iyo owkuuku
Maryan Roble awkuuku 2009kii oo dhintay
Who's watching this in 2021 it's really funny I can't stop laughing bro...😂😂😂😂
26/3/2022 still can't stop watching 😳 😅
@Baba Foodle keep ur fucking mouth out of my mom's name b*tch.
@Baba Foodle Ah sorry dude, I got u wrong.
2023 and I still watching 😂
2024😂😂😂
Yaadawa nooyo 2020 like dhac igu siiya hee
2024😂
10 sanno ka hor baan daawaday, maanta oo 2022 lagu jirana waan daawanayaa.
Allaha ku ziyadiyoo
Horaantii Alle ha u raxmado marxuumiinta,
Aniga iyo familkyga ayaa riwaayadan si wada jir ah u daawan jirnay habeenada qaar 2006/7 WAKHTIGAAS TV-yadu waa yaraayeen, aad baan u qiirooday markaan arkay riwaayadan waxaan dib u xasuustay familkaygii, waan u xiisay Hooyaday iyo walaalahay Love uuu.
2024 who is watching😂
wexeey ahayeen aqyaar qosol bahan Allaha u wada naxariistee say amiiiiin
Somali manta joogta maskaxda ayeey ka abaarobeen. Love sonalidii hore
jeyte iyo awkuku two legends allow unaxariso intii muslim dhimatay
Iam watching 2023 who else is watching ?❤❤❤❤❤❤
who is watching 10/9/ 2024😂❤
hadi aad 2024 soo radisay like saar😂 👍🏻
Same😂😂😂😂😂
Ilaa hada 2018 illehay ha unaxariisto dhmn koleey aduunyo lagu wari maayo
Anaa kuladabanayo
jeyte an awkuukuu iyo dhamaan waa majaajiliistayaal aan marnaba la ilaabi doonin allow unaxariiso aaamiiiin
Qofkii tiktok ka soo raacey gacanta ha taago ☝️
waakan xaadir☝️😂😂😂
Allaha unaxariisto dhamantood Amiin
They are the ones who were only number one comedies in our country
"Markii habartey idhashay ayaan dhashay"
Jawaab saxan soomaaha😂😂😂
Kkk😂😂 sanadki aay haabartay idhashay
2024 bisha March still 😂😂😮
April
May😂
WHO is watching 2024❤
Ruwayadan ani bes ma 2023 dawanaya mse😂❤
Farxiya meeshii aaway allow u naxariiso jeeyte gacan ka gardaran ayaa dishay awkuukune Allaha u naxariisto iyo seetom Allaha u wada naxariisto
lln afkena hooyo hadan ku hadalno soma fiicno dhamantod Ilaah ha u naxariisto
AHUN dhamaantood waydhinteen rabi naxariis tiisa jano ha;ugu deeqo insha;allaah aamiin aamiin aamiin
Alah unaxaristo dhamantoda 2021😍😘 dadki hore ayaa dad ah😅
allaha u naxriisto Jeyte iyo Awkuuku, wallaahi waxay horey bulshada ugu soo bandhigeen maanta waa la arkay.
yaa ila mida oo 2018 fiirsooyo ✋❤
2023 who still watching?
Alayarxamukum wlhi ❤️ dad qaliya meshan ku jira! Naxaristi jano alaha idinka wrapiyo😢
Aamin aamin aamin
Dad badan ayaad UA-cam ooga horeysay mr siciid
الـلهـم اغـفـر لـهـم وأرحـمـهـم يا رب 🤲🏽
alle ha idiin naxaristo sidad yaraanteni iyo maantaba muqaaladiinii nooga farxinayaan alle haydinku
naxariisto
Qofkii 2022 halkaan ila soo booqda waa legend hore oo ciyaal ruwaayad ah
Dadkan ma nolyihin hada aday dhinteen rabi ha u naxariisto from 2022 still legends
Dhamantood wey dhinten uduceey
Illhow unaxariiso😭🤲
Who still watching 2024
Who watch in 2024 still I watch illaheey uu naxarisso dhamantood
Who is still watching in 2019 🤔❤❤❤allaha idin naxariisto aamiin
Seynab Cali Cariif I’m still watching
Who is watching 2024?🤣🤣🤣 qosol badnaa
alloow nii naxariisay hah 😭😭 dad qiimo leh naga tagay
Allah uwada naxristo waa majajilista yashi ugu fiicna
Who’s watching 2021 really funny 😂
Illhy waxan idinkga barya naxaristi jano❤️
Yaa ila daawanayo illaa hadda 2021
Alle ha'unaxariisto dhammaantood
Inta ila daawaneyso sanadka 2022 🤣🤣🤣
War ma nooshahy hadda 2024😂😂
30/10/ 2024 yaailadawan haaya
habar maaji wali lama garanayo wax uu yahay eraygaa wuu la dhintay alle ha u naxariistee
Kaam saa kiilo gooriyaan kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkk
Habar maaji waxa la dhahaa dharka huudhey ah ama second hand ah, adi xamar ma joogi jirin miyaa
Far- Hareeri .
Far- Hareeri habarmaaji waa gabadhi ugu horeesay ee shaqeysay oo soomaali ah
2018
wlhi kama daalo sheekadaan Allah u naxariisto dad somalinimada ku weyntahay ahaayeen 😍😍😍😘
still the best after all this years
.....😊
mushtaaq ahmed 1
2022 joga halkn wa dhelesin wlhi
Allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya rabi dhamantoda iyo walidinteyda all Muslim ❤❤😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
This bring me back back old memories😭
Me 2
Who's still watching in 2023 😅
Ma jirtaaa ciiid hda dawnysO 2018
Dhammaantood intii dhimatay ILAAHAY ha u naxariisto kitaabkooda Midigta ALLAH haka siiyo aamiin aamiin aamiin 😭💔💔😭
jayte he was so funny may allah rest in peace all of them aaameeennn
g
Ameen Ameen Yaa RAABBI
Waxuu Ku magac dheeR yahy intii dhimatay ilahay Ha u naxariisto amiin
Jeyte iyo owkukuw eebe ha idin janeeyo dad macanno badan ba aheeden
7 October 2024 Monday night 9:55pm USA 16 years old watching while laying on my bed laughing typing a comment 😂😢😢😮🎉❤ xasuus marki sanad kale lagaaro reply isogal inshallah ❤❤❤
Yaa dawanaya 2019 like saar
Addunkan Ayaad joogteen mantana ciida hoosteeda Allow inoo naxriis yaarabbi Adaa raxiim ahee.
Waxaan xiiseeya filimadooda oo idil ilaa xadda 2022.
Still wachting 15/4/2021
Ismuujiya👍
Ilaahay haw naxariisto saddexdaba aamiin
Soomali faa'iido ma leh waa nimanka legendkaa diley JEYTE ilaahay haw naxariisto
Maarkaa fiirsaado 😂 riiwaadhaaan makes my day ❤
In kasto aan horey u daawadey hdana 2020 ayaan daawanaya alle yarxamu waana ramadaan alle haydin naxariisto 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲 amiin yaa allah
2022 hada dawanyso like isaar
Who's watching,
2021-july-22 maalin khamiis ah
احلى كوميديان والله 😍 الله يرحمهم
21/4/2023/eeid mubarak ❤ allle ha unaxriisto dhamantood😢
One of my childhood memories😫🥺
2024 waching😂😂😂😂 😢😢😢 allaha unaxaristo
Walee dadki horaa qosolkalasheego jilay Allah haunaxariisto inta dhimatay
Rueayadii qimaled 70jir tumasho
2024😂 who is still watching
Wax yar kahor le dawate adi😂😂😂😂
202050 we gonna woch for ever. Allaha u naxariisto
jeete iyo owkuku iyo cabdala nuuradiin dhamantod ilaah ha u naxariisto amiin
allaah u wada naxariis tee waa asxaab qosol miiran ah
Talent hadad maqasho waxa lahay nuur osman jeyte allaha u naxariste majajilistasha kale wuu ka hibo badnaa
2018 aan daawanooya
one of my childhood memories 2009 and still date 2023 I am watching 😢
yaa ila mida ah oo ila dawonoyo 2018
Allaha u naxariisto,allaha sw ha u dhaafo. Laakiin walaalayaal,xadiith ayaa wuxuu ahaa,qofka islaanimmadiis wanaaggeeda waxay ju jirtaa in waxyaalaha maalaa yacniga ah in uu katago,dhammaanteen qof aan dambi galin AMA khalad sameyn ma jiro,inkastoo jeyte gacan ka xaq daran ey dishay,allah ha noo dambi dhaafo iyagan allaah jannadiisa ferdows ha geeyo,aammmiiin.
2023 hadaa daawaneysid ✋