ALLERGIC IYO SANBOORKA SOO NOQONOQDA, IYO DADKA SOKORTA QABA JIRKOODA UNUGUL XANUUNO BADAN!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 21

  • @sakariyaaden7309
    @sakariyaaden7309 3 місяці тому +1

    Asc wr wb xbt maasha allaah alaha ku barakeeyo jizaaka laahu khayr walaal qaaliya ❤❤❤❤❤❤

  • @caishacali2186
    @caishacali2186 3 місяці тому +1

    Asc naima abaayo Ciid mubaarak adiga iyo familkaaga

  • @hanefa283
    @hanefa283 3 місяці тому

    Naciimaay JAZAAKALLAHU QEYRAN

  • @ubahtohob3158
    @ubahtohob3158 3 місяці тому

    Amiin yarabi

  • @haninora533
    @haninora533 3 місяці тому

    Wcs
    Amiiiiiin Yaa Rabi🤲Eid wanaagsan dhamaan familkaaga Jazaakallaah ☀️🌻✨💫✅

  • @hanefa283
    @hanefa283 3 місяці тому

    Be Your Self Adiga IS Ahaaw 😊❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 3 місяці тому

    Waan daawaday indhahaas gaduugan 4 saac kadib indhihii gaduud caawa 😢😢

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 місяці тому

    Asc nacimo ciid wanagsan all family thanks 😊

  • @kafaayaabdilahi
    @kafaayaabdilahi 3 місяці тому +1

    Mashaa allaah Wll markasta waxaad ka hadashaa wax faa ido u leh bulshada
    Nacima waxaad noo sheegtaa ilaa imisa vitamin ayaa maalintii la qaadan karaa dabcan vitamin kasta faaiidadiisu wataa waan jeclaan lahaa in aan ogaado iyo waliba noocyada la wada qaadankaro iyo kuwa aan la isla qadan karin mida kale aniga varicose veins ayaan qabaa sharabadooda ama socks kooda ayaan qof wayn oo da u keentay na ma ihi 35 ayaan jiraa markaa hadii vitamin iga caawinaya jiro na waan jeclaan lahaa
    Sorry hadalka waa badiyay JazakAllah 😊

  • @mohamednoor1599
    @mohamednoor1599 3 місяці тому

    Habo hoyo nujusa ma iscti màa likar taa?

  • @munaa7
    @munaa7 3 місяці тому

    Ear infection kasoo hadal please..

  • @rahmaadam7802
    @rahmaadam7802 3 місяці тому

    Asc naima abyo ciid wanagsan wlh
    Wan qaba sanboor waxana xirtaa olkiyaalo garaado ah videogan ina manta daawada qeer ay i tahay wana mahadsanatahay kun jeer

  • @1quuran813
    @1quuran813 3 місяці тому +1

    ♥️❤💚♥️💚❤👍

  • @fatushhussein7116
    @fatushhussein7116 3 місяці тому

    Asc abyo nacimma qer Allah hakusiye endometriosis kasohadal xanunkas aya igudhece

    • @hanefa283
      @hanefa283 3 місяці тому

      Waa dhexdaas ah ayey kasoo hadashay 😊dib uraac shukran

  • @yayahaji1174
    @yayahaji1174 3 місяці тому

    Mahad sanid abayo ❤

  • @Saynabhussainisaq
    @Saynabhussainisaq 3 місяці тому

    Zinkiga iyo megnesimka halmar maleyslaqankara

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 3 місяці тому

      Afweynida, xabad xabad biyo ugu cab mahadsanid.

  • @Saynabhussainisaq
    @Saynabhussainisaq 3 місяці тому +1

    Häben mise Malin kelaqadanaa

  • @xalaanxareed8911
    @xalaanxareed8911 3 місяці тому

    Walsham afsoomaliga aad ku hadlayso lama fahmikaro