Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Waxan Raadiyey Dahab - Gold mountains in the Horn of Africa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лип 2024
  • Waxaan booqannay goobtii Dahabka, waxaanan isku daynay inaan habeen Dahab qodno.
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

КОМЕНТАРІ • 483

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Місяць тому +124

    Fadlan 10 kun Like iyo Share
    Salax UA-cam kiisa:
    youtube.com/@saalaxdigle?si=atBGNnP88H0t0BHg
    Jamac Salax ( Tukaanka ): 00252638226780

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Місяць тому +5

      Dukankan ninka leh waa inbtigey jaamac saalax shanfoole

    • @user-jy2ey2bh9d
      @user-jy2ey2bh9d Місяць тому

      ​@@siciidcawil9894sxb miyaad igu soo xirikartaa ninkaan

    • @anaayaqurux1361
      @anaayaqurux1361 Місяць тому

      Ma runba wll marka warkani mise waa views raadis​@@siciidcawil9894

    • @11naa44
      @11naa44 Місяць тому +2

      Sxb english ka ad kor ku qorty ka bedel sii ajnabi ga nogu iman oo nogu qabsan meesha 😂😂😂😂😂

    • @Moproya
      @Moproya Місяць тому

      Asc walaal kusali nabiga scw ❤

  • @Mohamuudcaaqil
    @Mohamuudcaaqil Місяць тому +123

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Місяць тому +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

    • @f.o847
      @f.o847 Місяць тому +1

      Laa ilaaha illallaahu Muxummad rasuulullaah.
      hadal afkaaga ka soo baxa waxaa ugu wayn kalimatu tawxiid

    • @Geomahamed
      @Geomahamed Місяць тому

      صلي الله عليه وسلم

    • @Geomahamed
      @Geomahamed Місяць тому

      ​@@f.o847صلي الله عليه وسلم

    • @user-kx9hi3qg2s
      @user-kx9hi3qg2s Місяць тому

      Scw scw scw ❤❤😊

  • @kulluc
    @kulluc Місяць тому +14

    walahi lacagti yurub usoo radiyey wadakeena ayba taala masha allah

  • @ayanledirie8971
    @ayanledirie8971 28 днів тому +9

    Waa dal qaniya oo qabyaaladu kharibtay iyo jahligu laakiin qalabka indhaha iyo gacmaha soo iibso yaan dhagax indhaha kaa ridin

  • @HilaacMedia1
    @HilaacMedia1 Місяць тому +38

    Dalka hooyo waa dahab 🪙🥇geedi sahan my brother amazing video

  • @ahmedshariifsomali8569
    @ahmedshariifsomali8569 Місяць тому +88

    Hoo dahab soo qodo miyey maree ileen dhulku waa qani masha allah

    • @Dr.Muhiyidin
      @Dr.Muhiyidin Місяць тому +15

      wallhi billahi mesha lkuyabay ba ila hada fadhiyaba magaca ilahay ba ku dharte 24 saac wan qodan lahay ila an ka helo 10kg ama 1 milyan dollar ahahha

    • @user-jy2ey2bh9d
      @user-jy2ey2bh9d Місяць тому +9

      ​@@Dr.Muhiyidinninyohow xoogaa aruurso oo aad meeshaas sxb waa cajaaib lacag wadanka buuxda shisheeye ayaa naga faaiideysanayo anaguna dadku baahibay sheegayaan

    • @falisa576
      @falisa576 Місяць тому +4

      Dahab.dhayman.malaay.xoolo.
      Shidaal.macdan.dhul barwaaqo ah
      O qani ah baa Alle nasiiyey dadkina
      Wa baahan yihiin isma qabanayso
      Dhulkena barwaqada taala Allaha
      Na solansiiyo

    • @user-jy2ey2bh9d
      @user-jy2ey2bh9d Місяць тому +2

      @@falisa576 taas been mahan abayo dadkeenu qaarkood iny tuugsadaan ayey kajecelyihiin walhi lkn adigo raliyah gobolkaas maad kunoshahy

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 Місяць тому

      Xagee wye gobolkee​@@user-jy2ey2bh9d

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 Місяць тому +10

    Somaliyay qurbaa iska dayoo orda mesha u shaqa taga oo dahabka soo qota masha Allah 😍

    • @someditins
      @someditins Місяць тому

      Hhh 10 miter baad qodi rafaadki aduunka

    • @yusuffarah6873
      @yusuffarah6873 Місяць тому +2

      @@someditins hadaase qurbaha miyaa lacagta si fudud lagushaqeeyaa ayee kulatahay.

    • @someditins
      @someditins Місяць тому

      @@yusuffarah6873 haa

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 24 дні тому +2

    Allah SW rewards Somaliland for always loving all Somalis that brought immense suffering to themselves in the process ❤ you from Kenya 🎉

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP Місяць тому +29

    Dun-wanaagsanida waa loo dhashaaa! Noolada intay nololi jirto.

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 Місяць тому +9

    Mashalah Waa in Aan Tagaa Meeshan inshalah Reer Ayeeyadey G36 Ayaa Dagan oo Waan Rajaynayaa in ay isoo Dhaweeyan

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 Місяць тому +21

    HALKAN CIRSHIIDA AYAA LA DHAHAA WAXAY HOOS TAGTAA CEERIGAABO WAXAANA DEGA HABARYOONIS SIIBA MUUSE ISMACIIL ❤❤❤❤💕💕💕

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Місяць тому +11

    MEESHAN waa sanaag waxaa daga HABARYOONIS gaar ahaan muuse ismail waa niman gob ah hada ka hor ayaan laba habeen daganaa waa dad marti soor leh ❤

    • @bigfunny7078
      @bigfunny7078 Місяць тому +1

      Zxpow xamar baa joogaa sideen kutagaa

    • @Siraaj23
      @Siraaj23 Місяць тому

      @@bigfunny7078war nio aniga xita kenya jooga inaan tagaa rabaa

    • @husseinapokor6195
      @husseinapokor6195 Місяць тому

      ​@bigfunny7078 😂😂😂

  • @IsmailHussein605
    @IsmailHussein605 Місяць тому +5

    Waan ku farax sanahay in aan maanta kugu soo biiro wllky geedi sahan. Good job 👏

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Місяць тому +6

    Waa dad gob ah hadday dadku u siman yihiin qodoshada dahabka

    • @the.beast.
      @the.beast. 23 дні тому

      Masina wllo hadaanad deganka kasoo jedin qodan maysid

  • @user-eb1zj4ob8c
    @user-eb1zj4ob8c Місяць тому +8

    Reer Ceerigaabo waa ku sifoobeen wadaninimo soomaaliyeed iyo soo dhaweyn wacan waxaana idiin rajeyn inay ka dhalato midnimada soomaaliyeed ee hada kala qoqobka ku jira waxan lagu tilmaamo maamul goboleedyada ragaadiyey midnimo soomaaliyeed. Kusuntanaada midnimo soomaaliyeed waadna helaysaa insha allah hadii rabi idmo

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 Місяць тому +4

      Ceerigaabo waa Dhul Somaliland, Somalia lahayne kkk😂😂

    • @AnsaarCarbeed
      @AnsaarCarbeed 26 днів тому +1

      Dhulkan waa dhul Somaliland iyo walaalaha Ethiopia Guul Somaliland Guul Ethiopia. Wax somaliya la yidhaa meeshan laga dheelo. Midnimoooy xaal qaado.

  • @falatoking1761
    @falatoking1761 Місяць тому +15

    Dukaanle geedi sahan in aad soo dhawayso ayeey ahayd.

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 Місяць тому +11

      Waa la soo dhaweeyay oo waxa la siiyay qalbkii uu dahabku.ku soo saaran lahaa oo free ah kadibna dahabku shaqeysta laga iibsan.

    • @AhmedAbdullahiFarahh
      @AhmedAbdullahiFarahh 25 днів тому

      @@faisalmohamedabdulla3600aad iyo wlhi dariska xalshoow gob baa tihiin , gobtu isma qariso runtii ❤

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Місяць тому +2

    ماشاء الله واايد خيرات في بلادنا رائع 👏

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Місяць тому +45

    Lacagtu illaa dhulkayga ayey taallaa, hadii aan ogaan lahàa,Tahriib iyo Libiya maba aadin lahayne.

  • @xikmatzoor.486
    @xikmatzoor.486 Місяць тому +5

    Mocha Allah wlhi waa wax kale meeshu waar aan ushaqo tagee,Allow dhulka noo barakee.😍
    Waar mhatzanit zxp Geedi sahanow.

  • @Yaasmiinkhalidsido
    @Yaasmiinkhalidsido Місяць тому +3

    MaashaALLAH geedi sahan soomalidan hurudo bal toosi ninyahow howl qurux badan baad bulshada uheysaa Allah ku barakeeyo

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 Місяць тому +2

    Mashallah gedi Sahan XAFIDHAKA ALLAH

  • @KING_ZACK_275
    @KING_ZACK_275 Місяць тому +20

    Dhul habar yoonis
    Muuse ismaciil
    Cabdi xaamud
    Mulkiilayaasha Gobolka sanaag

    • @manitbaacy3413
      @manitbaacy3413 Місяць тому +4

      Harti Warsangeli owners of Sanaag

    • @mohamedzidiiq7969
      @mohamedzidiiq7969 Місяць тому

      Sanaag badhan aya ka dagta iyana wa saxare​@@manitbaacy3413

    • @AyoupApdilahi
      @AyoupApdilahi Місяць тому +5

      @@manitbaacy3413 Oo mad ka talisid hadad ledahay sanag 😂

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 Місяць тому

      ​@AyoupApdilahi ma ada ka taliya xafad atyad ka degen tahay ceeragobo ,ceel afweyn xiis ,meydh miyaaga dahab lagama helo ,dhulka warsangeli weeye meesha dabka ka buuxo mana ka talisaan reer af ka nool 5:18

    • @AfiyaIbrahim-tn8fn
      @AfiyaIbrahim-tn8fn Місяць тому +3

      Cidii lehba waa dhul barwaaqo inaga wada badan,ee aan shaqeysano saan faqriga ka baxno iyo tuuhsiga Imsha Allaah. Mahadsanid saa noogu saa noogu soo gudbisey.

  • @migo2444
    @migo2444 Місяць тому +3

    Masha Allah dahablehyaashi iyo adeegoodii waa rag garaad fog

  • @zubeetdaahir7677
    @zubeetdaahir7677 Місяць тому +11

    Meeshaan hada tag hada shaqeeso ahaa, walee barwaaqaa fadhido dhulkeena, Alleh nabad buuxda hanoo sahlo & iskaashi.

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 Місяць тому +14

    mashaallah gobolka sanaag waa gobol ad qani u ah, waanan ku faraxsanahay inay dadku ka faa idaysanayaan, mashaalah horumar wacan

  • @Ahmedmahamed_11
    @Ahmedmahamed_11 Місяць тому +9

    Wadankeena SOMALILAND nimco fadhida elahi ilahy hanuu parakeeyo❤

    • @abdiseed3363
      @abdiseed3363 Місяць тому +1

      Somali waye wadan bro

    • @Ahmedmahamed_11
      @Ahmedmahamed_11 Місяць тому +4

      @@abdiseed3363 somali wa nhy lkn ka lapa dawladood uu kala madax banaan nhy pro respect is the best

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 Місяць тому

      ​​@@Ahmedmahamed_11laba dowladood ku ye qararka liq saddex habrood dawlad ma noqan karaan 😂😂?t?

    • @amedsiciid5598
      @amedsiciid5598 Місяць тому

      @@nasriina12345iska aamuus adeer

    • @AnsaarCarbeed
      @AnsaarCarbeed 26 днів тому

      ​​@@nasriina12345khatumo naaso yareey huuno cadhadii ka soo laabo waanu ku jecel nahay 😂😂😂

  • @muse1982har
    @muse1982har Місяць тому +2

    BEST SOMALI U TUBER GEEDI SAHAN KEEPS THE GOOD JOB BRO,

  • @NimoMohamud-ct1jb
    @NimoMohamud-ct1jb 21 день тому

    Mansha Allah tabarak Allah dhulkeenu waa hodan Mansha Allah ❤❤❤

  • @PerfectZizou
    @PerfectZizou Місяць тому +10

    Gold Mine🔥

    • @GeediSahan
      @GeediSahan  Місяць тому +5

      Kaalay sxb
      Meeshan Caadi ma aha

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d Місяць тому +6

    Waraa waa lacage manshalah alle ha dhowro war meeshaan sxb meeshan iisoo sheega qof joogana hayla soo xiriiro asxaabey waa codsi

    • @soomaaligangster6992
      @soomaaligangster6992 Місяць тому +1

      Waykkm

    • @user-zg7gh7nx4p
      @user-zg7gh7nx4p 19 днів тому

      Welcome open the hands

    • @MoKadir96
      @MoKadir96 18 днів тому

      @@soomaaligangster6992 sxb tel aan kaala xiriiro ii sheeg adoo mahadsan hadaad aaga joogto

  • @MciB-gl5mk
    @MciB-gl5mk Місяць тому +4

    Maasha'Allaah❤ 2:55

  • @bashirmohamed474
    @bashirmohamed474 Місяць тому +3

    Maasha alla muuqaal aad u wacan maasha allah

  • @AliAhmedyusuf
    @AliAhmedyusuf Місяць тому +7

    Somaida waa dad kaliya eee dhulkooda hadey halsaac waqti galiyaan heleya sacabmugii oo lacag ah balse 20sano iyo inkabadn dhul aysan laheyn utaaribeya

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Місяць тому +3

    Geedi Sahan fariid ma Sha Allah.

  • @qaasimchannel
    @qaasimchannel Місяць тому +5

    Geedi sahan legend ❤ keep going ❤

  • @user-zp3do9qp6n
    @user-zp3do9qp6n Місяць тому +5

    Waa gobanimo inaad deegaankiina dadka ka dhaxaysiiseen

  • @Maxamuudmaxamed-fc8sq
    @Maxamuudmaxamed-fc8sq Місяць тому +2

    Hhh walee qosalba igadhamady meshani waca jib m.a in tad waxaddodtid cuntaabaad kadibna bir iyo sacad qadaneysaa midhyaroodahaba un badkenin hh mashalaah🎉

  • @foozia426
    @foozia426 Місяць тому +4

    Maasha allaah ❤

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 Місяць тому +1

    Meeshaaan iisheega aaan imaadeeeeed

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 Місяць тому

    Waxan sheekunban ku maqli jiray xaqiiqo uma malayn jirin masha allah tabaarakallah

  • @maskaxaaji
    @maskaxaaji Місяць тому +1

    Waa mashalah qota dahabkina ilaahey ayaa nimco nii siiyaye lkn ha iska tusina Caalamka,dad aanan tabar u heynin yeysan na soo kordagine, 😊

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 26 днів тому

    Ilaahayow dalkayaga noo xifdi. Amiin Amiin. Somaliyey qabiilka aan joojino si aan cadawgana dalkayaga nooga soo gelin. Kuligeen aan hal meel ka soo jeedsano insha Alaah, si aan u qodono Dahabka iyo batroolka insha Alaah.

  • @user-kq8hb4ux2i
    @user-kq8hb4ux2i Місяць тому +1

    Best UA-camr
    Somai travel

  • @HusseinshariifAadan
    @HusseinshariifAadan Місяць тому +3

    Dhulkeena waa qani laakiin nolasha ayaa qaali ah mesha fursad shaqo ayaa taala

  • @someditins
    @someditins Місяць тому +1

    Waa xage wll mesha

  • @Jamal.aljahjah
    @Jamal.aljahjah Місяць тому +1

    Mashallah brother, nice video well-done

  • @kaynaandacar9547
    @kaynaandacar9547 Місяць тому +2

    Nolol cajiib ah walhi xooggaaga cun oo practical ah weeye

  • @AbasAqil411
    @AbasAqil411 Місяць тому +3

    Wandhamestay gedisahanow video waxanrawa qalabkas lagu baro

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Місяць тому

    Masha Allah. Baarakallahu fiikum. Haybad waxaad ku leedahay, dhulkaaga hooyo. Waana lama huraane, hagar la’i wax ugu qabo.👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @HusseinshariifAadan
    @HusseinshariifAadan Місяць тому +2

    Bro Geedi sahan muqaaladan oo kale soo badi walal sidee dadkeena soomaliyed ee ay ugu shaqeysan lahaayen wadan kooda ay san u tahriibin bro

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Місяць тому +4

    Waaww caadi maahan sanaag visit to sanaag

  • @MounaDirieh
    @MounaDirieh Місяць тому +1

    Mashallah walaal

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Місяць тому +1

    Mansha allah war dhalinyarata shaqa la,aanta mesha ku yaaca shaqeysta ❤❤❤❤

  • @Libax962
    @Libax962 28 днів тому

    😂😂😂 geedi sahan respect kulahaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el Місяць тому +2

    NuGet, Raw, Gold kii cerigaabaad U dhawaatey. Cirshiida Iyo shidan Tag, 1kg. Kugu filane brother. Kkkkkk. great Geedi Sahan Ahaa, libaax
    👍

  • @noorein1946
    @noorein1946 27 днів тому

    Maashaa Allah . Soomali ha midawdo

  • @Hajjisaleban
    @Hajjisaleban Місяць тому +1

    Waa cajiib meesha lacag baa taala laakiin dawladee maamusha meesha.

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Місяць тому +1

    Masha Allah 🤗

  • @alialasabdullahi1599
    @alialasabdullahi1599 Місяць тому

    Manshallh dhaqan wanagsan ba kajira meesha. Guuleyso walalkey ❤

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin7419 Місяць тому +1

    MashaAllah geedi sahan milxane tag please ee noo soo badi videoyalka dahabka please 🙏

  • @assiamoud7395
    @assiamoud7395 Місяць тому +1

    Macha ALLAH

  • @user-zx9cr8qo4j
    @user-zx9cr8qo4j Місяць тому +1

    Maasha allaah hadaysan kala soocaynin dadka waa nasab waa dad jira

  • @updyrahmanaaran1790
    @updyrahmanaaran1790 Місяць тому +7

    Borsadeyda wa ay ixiran tahay hello sanaag mogadisho by shiidkaga waka tagay😂😂

    • @MustafZoka-ln7wy
      @MustafZoka-ln7wy Місяць тому +1

      War wan isracynaa nio muqdish by😂😂

    • @MUNIIRYARE257
      @MUNIIRYARE257 Місяць тому

      Soo dhowaada sxb dhulku waa dhul somaliyees

  • @CabdooCismaan
    @CabdooCismaan Місяць тому +1

    Xabaalad faqateen sidani waa maxay

  • @JimcaaleCabdiraxmaan-rj9fk
    @JimcaaleCabdiraxmaan-rj9fk Місяць тому +1

    m.a gobolka sanaag waaba hodon 💯

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 Місяць тому +4

    Geedi sahan wu shaqo tagay 😂 Rag madaxa u tagtay doorkan 🎉

  • @hadayamohamed6732
    @hadayamohamed6732 13 днів тому

    Wa halke halkani

  • @izhwaaqeyyyyy143
    @izhwaaqeyyyyy143 Місяць тому

    Xariiif waye. Youtbare weye cml kalacageeso

  • @FANKAFILMS
    @FANKAFILMS Місяць тому

    Wow m a dhulkeena waa dahab miran

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Місяць тому +3

    War sanaag nimcaaa fadhida wallee
    War maxaa libya iyo meelo aan faaido laheyn dhalinteenii ugu dhamaanaayaan.
    War videogan ha idiin noqdo dhiiro galin.
    Waa hada shaqo gal oo 100$ caawa lasoo hoyo.

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 Місяць тому +1

    Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey 🎉 !!!!

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Місяць тому +1

    Waxaan daawadaa barnaamij dahabka negetka laga baadho Australia 🇦🇺 sidan oo kale hadii dhulku nabad ahaan lahaa oo isku halayn jiri lahayd maal galin ayaa lagu samayn lahaa cagafyo ayaa la galin lahaa cidaa waa la maydhi lahaa QALABKAA FUDUD EE DAHABKA LAGU BAADHO WAAN WADA HAYSTAA TAN HADA AY UGU YEEDHAYAAN SAACADA WAXAA LA YIDHAA METEL DETECTOR

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 Місяць тому

      Waa nabad meeshu.
      Shirkadu dahabka qodaana way joogaan oo dadka degaanku leeyihiin.
      Hindi iyo chenese xirfadlayaal ah na way wataan.

  • @ikranfarah6086
    @ikranfarah6086 Місяць тому

    Ma anaaba shaqo kale qaban lahaa sabaradeyda uunbaan wada lahaaye reer sanaagow isoo dhaweeya meeshu waa soo aadise

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Місяць тому +71

    Good bless republiken of somaliland is not easy

  • @user-ou4rc4li6u
    @user-ou4rc4li6u Місяць тому

    Masha allah dhulkenu wa hodan ❤

  • @STarzevinho
    @STarzevinho Місяць тому +3

    Dawlad la aan see wax loo qotaa muwaalantihiin niman yahoow😮

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 Місяць тому +5

      Dowlada haddii San jirin Mala sugayaa zxp.

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Місяць тому +1

      Meeshan dowladaba ba ka jira sxb iyadan amniga deeganka sugtaa

    • @a15.
      @a15. Місяць тому

      Dowladu umadiideyso muwaadaniinteeda lkn hadii shirkad timaado ayaa dowaladu maamushaa waa hadii ay u ogolaato Dahabka qotaan.

    • @abdirisakhoosh2483
      @abdirisakhoosh2483 Місяць тому +1

      Jamhuuriyada somaliland waa dhul hodan ah dadka degaanka degaana waa dad gob ah

    • @MoKadir96
      @MoKadir96 Місяць тому

      @@a15. sxb qof deegaanada kale kayimid sida koonfur oo kale ma qodan karaa dahabka

  • @siaragali1439
    @siaragali1439 Місяць тому +4

    Somaliland waa wada dahab iyo shidaal manshalla ❤

  • @user-my4mf6yz4s
    @user-my4mf6yz4s Місяць тому

    Geedi sahan dahab luu furanayaa😂❤ mnsha allh

  • @artaan8111
    @artaan8111 Місяць тому

    Mashallah Dhulka Hartigu wa wada khayrad waxakle oo an halkaan Fariin uga diraya Besha Warsangali oo sanagta wayn dagta fadlan Dhulkina wa aragtan waxa macdan iyo khayrad kujira ee utashata oo macdantan cidi donta iska labxayso ilaashada idinki ba ka qatan sde qofkle ugurta waxa layshegay in Somali mahane Itoobiyan iyo Ajanib carab iyo Cadan leh ay dhulkaas Dahabka ka gurtaan ee fadlan dhulkaas ilashada

    • @jimcaalecabdi1714
      @jimcaalecabdi1714 Місяць тому

      Kkkkk Harti maxaa la dhahaa dhulkan waa dhul habaryoonis.😅

    • @user-vu8id3wd3f
      @user-vu8id3wd3f Місяць тому +1

      ​@@jimcaalecabdi1714 habaryoonis kulahaa ceerigaabo oo dhinac ka degtaan ceelafweyn ,xiis iyo maydh ma ahane xgee kale oo sanaag ka degtan
      Badhan dhahar laasqoray iyo ceerigabo oo la wada degò ayay warsangeli leeyihiin 80% ayagaa leh maskiinoow kaalay bal coment u lahow iyo social media

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 Місяць тому

      ​@@user-vu8id3wd3f
      Meeshani ceergabo bari iyo ka xigtaa.
      Waxa degan Hy muuse ismacil.
      Cirshiida ayaa la dhahaa.
      Waa hadaad dhulka kala taqaan.
      Warsangeli ga dahab badan maleh dhulkoodu.
      Meel milxo la dhaho bay ka qodaan warsangeligu. Aad ayay u fogaatay say u qodayeen oo maalin walba way kusoo duntaa.
      Lkn halkan banaan walba waad qodaysa hal god maaha sida ta warsangeliga.

  • @wadania932
    @wadania932 Місяць тому +5

    SOMALIA 🇸🇴 HARGAYSA😊

  • @zakariyemohamed7656
    @zakariyemohamed7656 Місяць тому +1

    Guuleyso wqti wlbo 🙏💯

  • @Jarmo6677
    @Jarmo6677 Місяць тому +1

    Geedi sahan please meesha intaa i geyso iga carar😂😂

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 Місяць тому +1

    Haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo waana lama huraanee hagarli'i wax ugu qabo ❤❤❤❤❤❤

  • @SahalAli-c2t
    @SahalAli-c2t Місяць тому +1

    Waa gobalke fadlan

    • @SAYN2799
      @SAYN2799 25 днів тому

      Sanaag ceerigaabo

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv5672 20 днів тому

    Gedi sahan plz jaziirada kudaa JUBADDA HOOSE NEXT NOOGA DHIG

  • @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
    @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 Місяць тому

    Mahadsanid wll

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i Місяць тому

    Waa aanag sidan filayo meeshasi
    Guul iyo gobanimo

  • @AbdiladiifSuldan
    @AbdiladiifSuldan Місяць тому

    Dhulkeeno wa hodan

  • @salahmussesalah9389
    @salahmussesalah9389 Місяць тому +6

    Meeshan Dahab badan Kuma Jiro Laakiin Waxaan anigu talin lahaa Inaad Tagto milxo Oo ah Meel Dahabka soomaliya Laga Qodo marka Halkaa tag Anigaa Dad Kigu Xiraayah Geedi sahan

    • @FootShorts12
      @FootShorts12 Місяць тому

      Milxo waa dhul daarood muxu ka doonaya

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Місяць тому

      Marka ma qeybta xaasidka ki shaqeyn

    • @Footballer1165
      @Footballer1165 Місяць тому

      War nio milxo cad walba joogta ilaa ajaanib qabyalad ba madaxa Kaagashe usago wa ba somali e dahab haduu rabo inuu wx ka ogaado milxo inuu Ada fiican wayo xita warshaday ledahy waaweyn ​@@FootShorts12

    • @abdirisakhoosh2483
      @abdirisakhoosh2483 Місяць тому +1

      Ceershiida waa meesha ugu dahabka badan aduunka ma ah meel la odhan karo waxba mayaalaan

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 Місяць тому

      Milxo waa hal god oo say ubqodayeen marna kusoo duma.
      Tana waa Wadan dhan oo aan qof na qof u muuqaan.
      Meeshaad rabtaad tegeysa o ka qodaysaa.
      Maxaa isu keenay.
      Ma godkan aad cadaabti kusii dhawdihiin baad ku dhamaan lahaydeen hadi milxo wada dahab tahay?.

  • @Cajab99
    @Cajab99 Місяць тому

    Dadbaan arkaa leh lamakala laha. Waa lakala leeyahay ee dadka dagaa ka gobsan somalida kale waan tagay anigu mudaana ka shaqaysanayay Warsangali suldaamadu waa nasab kaaamil ah. Waana ka jeclahay dadka kale. Mahadsanid geedisahan

    • @sharmarkeahmed2593
      @sharmarkeahmed2593 Місяць тому +1

      Waa Dhulka Isaaq meeshani

    • @axmedxadaari
      @axmedxadaari Місяць тому +1

      Halkan Cirshiida la yidhaahda waxa Dega Habaryoonis/mouse ismaciil oo isaaq ah

    • @abdirisakhoosh2483
      @abdirisakhoosh2483 Місяць тому

      Waa run dadka degaa ka gobsan somaalida kale waana degaan muuse Ismaciil/habar yooni kana tirsan ceerigaabo gobolka sanaag jamhuuriyada somaliland

    • @kimez1545
      @kimez1545 Місяць тому

      Koley aaga milxo ayaad tagtey huge deposits bay leedahay dhul balaadhan oo dahab laga qoto yacni ee warsangaligu dago sanaag ma yaro

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 Місяць тому

      ​@@kimez1545
      Milxo sidii loo qodayya way so dunta maalin walba.
      Yacni halkaas god oo shirkadi haysato weeye.
      Lkn cirshiida meeshaad rabto baad ka heleysaa?.

  • @xasanciise2535
    @xasanciise2535 Місяць тому +2

    Wuu dhiiqayaaaaa

  • @gavenblsn4753
    @gavenblsn4753 Місяць тому

    Waxan dadka ha inaga tusin. caddaan-kaa iimaan-ka ilaahay ka qaaday haday arkaan waa mashaakil wallaahi.

  • @IfraahMohamood-wj2vp
    @IfraahMohamood-wj2vp Місяць тому +2

    War igeeya aan dahab soo xaabsadee

  • @bellazio7410
    @bellazio7410 Місяць тому

    Meeshaan magaceed wasodoonan lahayn please soqor 🎉🎉

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Місяць тому +1

    Sababta Dumarku Dahabka u jecelyihiin ❤❤❤❤ maxay tahay?

  • @WACAYS_PRO
    @WACAYS_PRO Місяць тому +1

    Geedi sahan

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 Місяць тому +7

    Dahable iska furo Geedi Sahanow brother
    Salan sare 🙏

  • @abdalepeshd1243
    @abdalepeshd1243 Місяць тому +2

    Meeshaan waa inaan imaadaa😂

  • @KORNEIL-TRAVELER2
    @KORNEIL-TRAVELER2 24 дні тому +1

    Reer koonfuroow nagu kala wada aniga Somali lander baan noqonayaa😂
    Reer waqooyiyoow iga war haaya🏃🤛🤣

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab Місяць тому +1

    Waa yaabe dadka Sanaag oodhan ma Salaax baa la yidhaahdaa Ama ina Saalax?