DAHIR ALASOW GEBEDHA RAXAWEEN RAKAATO IYO HANDAD AYUU KU HEESTAA!! INDHAHA UGA CANDHUUFA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 58

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +6

    ua-cam.com/video/KYeDmEHo1aw/v-deo.html
    ASXAABTEEYDA SOO BOOQDA CHANNELKEEYGA KALLE, SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HAIGA HILMAAMIN!

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq 3 місяці тому +13

    Wixii dulmi wado musiibo Ku kooban Allah ha ku rido

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 3 місяці тому +1

    Subxanallah tolow dadka qaar miyeey hilmaameen qabriga yar iyo qiyamaha culus😭😭illahay swt inta dulmiga, beenta iyo qabyaalada wada umada haka qabto si degdeg ah. Allahuma amiin allahuma amiin.
    Naciima iyo akhyaarta ciid wanagsan . ❤️🌹❤️💙🇸🇴💙

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @juweriyaabdi2979
    @juweriyaabdi2979 3 місяці тому +1

    Markaada illaaheey ayaa ku sugeyso inshaa alllaah 😢

  • @WardaXaaji-vy7zh
    @WardaXaaji-vy7zh 3 місяці тому +5

    Asaga iyo kuwala saaran waxba isma dhaaman kan umada allah ka qabto yarabi Amiin🤲🤲🤲

  • @aaminomaxamed5374
    @aaminomaxamed5374 3 місяці тому +2

    Asc walashay qali Eid🎉 Mubarak sidoo kale guul iyo gobonimo❤❤

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 3 місяці тому

    Asc Naciimo iyo Asxaabta waa idin Salaamsy❤️❤️
    Naciimo Allshs ku Xifdiyo abaayo Dulimags I Odagaan duqoobay ee D Caloow out Kuwait la mid ah waa in aan hal meel ooga soo Jeesano Allah Cabsidiisa wuu hilmaamay Allsha dadka ka Qanto.
    Geesiyad Ayaad Tahay Allaha kuu siyaadiyo Aqligaada❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 3 місяці тому +1

    Wll somalia wali ma dhawa hadeyba Daahir dad ku xiran yihiin

  • @Queen_Z19863
    @Queen_Z19863 3 місяці тому

    Mashallah naciima waa runta love 💕 ❤you ❤

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 3 місяці тому

    Thank you sister ❤❤❤❤❤

  • @Aboabdulkader
    @Aboabdulkader 3 місяці тому +1

    ciid wanaagsan family maxamed iyo abaayo naciimo guul iyo gobanimo

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 3 місяці тому

    Masha allha abayo naciimo haqa allha tusiyo dahir jyo nagahan diin lanta ah u carbaka dheer

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 3 місяці тому

    Asc Naciimo run Ciid Mubaarak marka hore adiga adiga iyo Familkaaga marka xigta maxkamada uu isku sheegaayo dahir calasow waa maxkamad sidee ah teeda kale dahir goormuu Raxanweyn jeclaa uu u hiilin jirey halaaga sheego badanaa

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 3 місяці тому

    Dahir rikaatada dadka ayuu hunguri ka raadiyaa umadda Allaah ha ka qabto

  • @AdnanabdirisaqNuux
    @AdnanabdirisaqNuux 3 місяці тому

    Abayo video kusoo diyaari fartuun happy xijaabki baytuurtay

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 3 місяці тому

    Qisada wa dhagaysanayy sis intaa shegaysay Waa run lakin Daadir issga qolka maxas geeyay

  • @AbubakarMohamed-ro1qv
    @AbubakarMohamed-ro1qv 3 місяці тому

    eeda macaaan wankusalamaaa please Nambarkaga noosoodhig war ban kuuhayaaa oo layaableh

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 місяці тому +1

    Subxanalah nagaha daher u waxwodo maxiu uqaban kara gaalo ilmaha uga qadi karo yaabay

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 3 місяці тому

    Mashaa Allah naciimo abyo wllhi runta ayaa u sheegtay daahir haduu caqli leyahay lkn wax caqli ah ma lahan saan ogahay. War naago xun xun oo nolosha ka dhacay baa u nacamleya ninkan iyo wax caasi waalidiin ah.
    RAXWEYN AYUU IS BARAYAA LKN CAANO KAMA CABAAYO SO WAD DHEH.
    WLLHI ALLAH AYAA KA CABSANAYAA MOYEN ANIGAA KU FILAN. LUQADUU DOONO AYAA WAX UGU SHEEGI KARAA.
    LUUQADII SHARAFTA BADNED BUU KU CIYAAEAYAA. HAL MAR MA AHAN MAALMAHAN OO DHAN. ANIGA LALABO AYAA I DILEYSO MARKII UU SO WADO.
    Warka badan ma jeceli lkn hadii laga maarmi waayo. Waa u joognaa waqti yar baan siinayaa oo
    Ku fakiro kagana fiirsado.
    Urka iyo edeb darada uu wado. Si uu ugu fiirsado elaay kkkkkkkk elaay. Ka fiirso yaa dhoho

  • @fahima6666
    @fahima6666 3 місяці тому

    Naciima jir oo jooog sis♥️♥️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻♥️♥️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻♥️♥️♥️♥️♥️

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 місяці тому

    Ciid mubarak walashayku,lu caame, waa ,antu bikheyrey

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq 3 місяці тому +1

    Xasbuna Allah

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 місяці тому

    Dahir dule asaga rabay iney libaxyada u derto wa hungure weyntahay mooryan an ilahey ka baxen

  • @munaroobleh5426
    @munaroobleh5426 3 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @hakimahassan2940
    @hakimahassan2940 3 місяці тому

    Subhaanallah

  • @bidhanchannel
    @bidhanchannel 3 місяці тому

    Walahi nimca sidadokale dad badano runta shego hadi la helilaha wey ficna lahed waku salamaya xabiibti adi iyo family gaga wax xun ilahey idinma tuso

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому +1

    Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh ❤ Ed Mubarak ❤ misss u Amin amiin amiin yaa raabi subxanllh yaab umada ninkan warersan maxay ogu dacwodan acdubilh isku dir

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +1

      Walaal mahadsanid anigaba waan idiin xiisay, Ciid wanaagsan! Cid u dacwooto majirto wuu kadul sameyaa beeenta!

  • @abdulmo1167
    @abdulmo1167 3 місяці тому +2

    Dahir ula jedkisa waa in uu dadir ka wato gabadha waayo. Gabadha waa tiktokar. Hada asiga rakato rabo in uu ku qabsado hada

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 місяці тому +5

    DAMEER CALASOW QOFKII DABAA FARIISTO AYAA KAASII XUUN

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 місяці тому

    Rabi hasoo hanuuniyo umadaan awalba soomaali waadhaqan xumaayeen hadana social media bayheleen

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq 3 місяці тому +2

    Qof hadii u ku dhoho qalad kaa dhacay aan banaanka keenayaa keen in la dhoho aniga waan ka toobad keeney adeey ku talaa in la dhoho waaye

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +1

      Dadka qaarkood dhiira gelin xoogan ayay u baahan yihiin, si sahlan ayaa lagu handadayaa!

    • @AM-jd2fq
      @AM-jd2fq 3 місяці тому

      Waa runtaa

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 3 місяці тому

    Subxanalah alle kabaqa

  • @ShamsoMaxamed-q3v
    @ShamsoMaxamed-q3v 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤nacimo hooyo sharaf leh ba tahay cadow umada somali u so baxay waaye daahir allaha naga qabto

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому +2

    Diin mas hestan waa jahilin ceeb xishod maaleh acdubilh acdubilh

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 місяці тому

    Asc abayo dahir dule dadka feersadana wa la qarabtan,wa wada mooryaan

  • @zainabosman6991
    @zainabosman6991 3 місяці тому +1

    Ninkaan cida fiirsataa ka liito, subhanalahaa. Kadaab weynaadey. Danuubtii oo hadleyso, biliqadii oo shar kale loo soo gashtey, wadankey soo fiiqdeen wax kama hayaan, shameless weli umada ayey soo hor fadhiistaa

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 3 місяці тому

    Abaayo naciimo daadir 2 point laga qatey why Ninka qolkiisa maxa geeyay qolalkale ma jiraan

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 3 місяці тому

    Aad waxan ula yaabaa Naagaha u macamleeya laakiin inuu iyagaba Rikaato ku haysto ayaa laga yaabaa Ninkaasi Umada Xumaanta uu kula jiro aad bay u badantahay

  • @Sara-bl1vn
    @Sara-bl1vn 3 місяці тому

    Daahir caacle deeqo wixii u nacamleeya duf ku baxa 😮

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 3 місяці тому

    Kkkkkkkkkkk funny thy dhiig ledahay

  • @munahassan880
    @munahassan880 3 місяці тому

    Daahir iyo eeyaha daba socdaba waa mooryaantii dalka burburiyay dadka laayay xaaraan kunaax maxaa kaloo laga sugayaa qof damiirleh umalaymaayo in daahir usacabtumaayo

  • @abshiramohamed6423
    @abshiramohamed6423 3 місяці тому

    Acuudu billaahi Ninkaan Waa Waalan Yahay

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 3 місяці тому

    Wlhi waa sax

  • @ifrahaden3886
    @ifrahaden3886 3 місяці тому

    Adiga shaqa kale majrysatid

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 місяці тому

    Wcs wrb

  • @abshiramohamed6423
    @abshiramohamed6423 3 місяці тому

    Maxaa Dadka Daba Dhigy

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 3 місяці тому

    Waa tuuga nin iyo naag is qaawayayan maxaa ka qasuuya😂😂😂😂😂😂

  • @AdnanabdirisaqNuux
    @AdnanabdirisaqNuux 3 місяці тому

    Plzzzzzz walalo

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 3 місяці тому

    Dad aanan asaga lahadal oo ii hadal dhihin ayuu rabaa in uu qasab ugu hadlo markee ka diideen in labada dhinacba inee afaarahooda kala hadlaan ayuu ku qaraaraa dayuuska

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 місяці тому

    Qabyaalad yasniin faan beena dil kufsi xumaanta oo laisku gufaano waryaarehee xagee loosocdaa

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 3 місяці тому

    Mooryaan candho calasoow ka sheekeyntiisa ayaaba denmbi ah hhhhhhh

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 3 місяці тому

    daahir afqashuush wa qof been badan oo raba inu u gefo beesha raxaweyn..
    runtii wa wax aan xitaa laga fikirin inta aan lagu hadaaqin....poolsht

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 місяці тому

    Wcs wrb