A/U Cabdillaahi Qarshe 🔥Iyo Heesta "QOLABA CALANKEED"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 35

  • @badrudiinnuur1060
    @badrudiinnuur1060 4 роки тому +2

    Allaha unaxariisto Labada Abwaan Xuseen Ow Faarax dubad iyo Cabdilaahi Qarshe🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 роки тому +2

    Shineemooyinkii Xamar, kolay meelaha kale ma arkine, calabkaa la saari jiray oo loo istaagi jiray. Hada waan xusayaa waanan taagnahay. Intaasaan awoodaa. Somaliya hanoolaato. Intii dhimatay Alle hawnaxaristo. Aamiin. Thanks WWW

  • @tygaroyusof-jj4qf
    @tygaroyusof-jj4qf Рік тому +2

    heesaha.hargaysalahayd.iyoabwaanada.fankasuugaanta.calanka.intaba.hooydafanka

  • @FaaraxSiciidxaynoosh
    @FaaraxSiciidxaynoosh 4 місяці тому

    Ax yaa hees

  • @ahmedtabit
    @ahmedtabit 4 роки тому +1

    ya Salam thanks brother

  • @binuashkir6764
    @binuashkir6764 7 місяців тому

    mash allh

  • @Mohajabaanyare
    @Mohajabaanyare 4 роки тому +1

    Mahadsanid kaabe

  • @mardaadisana6962
    @mardaadisana6962 4 роки тому +5

    Halgamaa somaliyeed dhanka abwaanada. C/laahi qarshe ,cali sugule cigaal (duncarbeed iyo timacade ilah haw naxariisto waxaa calool xumo ah in aan carurtoodii cidiba daryeelon

    • @khadarahmed3774
      @khadarahmed3774 4 роки тому +1

      Qaladkay galeen weeyaan hadaaney 60kii somalia tagi laheyn maanta dalqaniya ayey caruurtoodu kunoolaan lahaayeen

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 4 роки тому

      khadar ahmed ragaas koonfurta waalaga xusaa waqooyi kuwuu hore iyo kuwa hada ku nool sida hadraawi xassan ganey axmed s bide dacar dayac bayku qabaan cumar seerbiya o xamar ka yimid ayaa ku booqday guryahooda tusaale laabsaalax beyka jecelyihiin beertii ilma saleban bide ilaa hada waalugu haystaa Kkkk

    • @mustafadiriye6870
      @mustafadiriye6870 4 роки тому +1

      Mahad Dirir geesood koonfur Reer dhan ayaa baytari lagu gurey Oo. Dhulkoodii laga qaadey somaliland. Cid wax laga haysta Ma jirto

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 4 роки тому

      Mustafa Diriye sxb waa sax dhibka koonfurta ka kadhacay lama inkiri karo laakiin 1991 ayaa ugu dabdesay dhul lakala qaado balse waqooyi hadeer waxaa arkaysaa dad walibaa caan ah o ka calalaya dhulkoodii o dowladu ku haysato axmed s bide ayaa ka mid beertiisii o waliba dee beer caanka ah Hargaysa sida Hargaysa club o kale dhulka hada madaxweyne iminka dad gaar ah u rabaa leeyihiin marka ceebteena allaha asturo somalidu wa maxaa hadhay o laysku haystaa mahadsanid sxb

    • @mustafadiriye6870
      @mustafadiriye6870 4 роки тому

      Mahad Dirir geesood dadkii jig jiga yar lagu beerayey si isii nino dawladii afwayne bare ayaa guryahoodoo loo celiyey maxaad u maleyn muwadin somalilander ahna. Ta labaad Ilaahay ayaa cadaaada agtiisa taala qaladad way dhici karaan Lakiin waan hubaa koonfur dulmiga ka dhacey in aanu somaliland. Ka dhicin kaba jirin ishaaada ayaaba kuu macalin ah

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 4 роки тому +2

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙌👏
    ALLOW GABADHAAS SALAN SHARAFTA BIXINEYSA XUURAL CEYN JANO C/LASHI QARSHE UGA DHIG AAMIN!!

  • @maxamedshariif4046
    @maxamedshariif4046 3 роки тому

    Mirihii xusen aw faraax laxankii abdilaahi qarshe

    • @ibraahimmohaned7176
      @ibraahimmohaned7176 2 роки тому

      Xussen aw faarax ma koonfubaa walal

    • @loogge2022
      @loogge2022 2 роки тому +1

      @@ibraahimmohaned7176 reer waqooyi ( MUUSE DHARIYO ).

    • @ibraahimmohaned7176
      @ibraahimmohaned7176 2 роки тому

      @@loogge2022 ma Ninkii Arabkaabaa mise waa Garxaanis horta waan soo badhaya taa
      Ciduu isaaq ka yahy

    • @loogge2022
      @loogge2022 2 роки тому

      @@ibraahimmohaned7176 AHU waa awoowgay hadaa

    • @BintMohamed-q5c
      @BintMohamed-q5c 2 роки тому

      @@ibraahimmohaned7176 Abwaanka Abwaanada xusen aw Faarax Dubbad Waana Muuse Direed Reer Hargeisa

  • @XasanCarab-qc6dj
    @XasanCarab-qc6dj 8 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @xaashixshi4047
    @xaashixshi4047 3 роки тому

    ❤❤❤💖💖

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 2 роки тому

    Hampslyo 1da Lulyo

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 5 місяців тому

    REALLY IAM DREAMING !!! WHERE IS MY FLAG. .THEY ARE STEALING. ?????????? ..

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 роки тому +3

    Nacdal ayaa ku taal calan blue ah iyo midnimo been ah Oo lagu hunguumey waanu ku qasaaaarney xoog iyo heelo iyo hees iyo gabey iyo muruq iyo maalba waanu u horney waxaanse ka faa idney xin xaasid bur bur iyo lugoooyo se al alhamdulilaah maandeeq 1991 ayay Soo noqotey nacdal ayaa ku taal midnimo been ah

    • @abdihakinabdullahimuse7723
      @abdihakinabdullahimuse7723 3 роки тому +1

      wax iskula har somali naga badan

    • @xujeerabdi
      @xujeerabdi Рік тому +1

      Nacdal adiga kugu dhacday ciil qabe yohow 5:21

    • @tygaroyusof-jj4qf
      @tygaroyusof-jj4qf Рік тому

      futada.kawasa.somali

    • @ahmeddini9519
      @ahmeddini9519 5 місяців тому

      Waad marin habawdeen heer aad kashakiseen haybka iyo halkad kasoo jeedaan calankas ayaan kuligeen kuqasban nahay cawaan ciilqab ah baadna tahay