Debate in Hargeisa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 168

  • @khadijaali9045
    @khadijaali9045 3 роки тому +10

    The difference between the locals and the ones who have returned is we are running towards our land Somaliland and they are running away from it. Every locals back home even the rich successful ones wants to come to the Western world. They never wanna listen when we tell them these Western worlds are truly worthless. Locals need to appreciate their lands and listen to us when we say no place is better than Somaliland. Let work together to create more opportunities for our local people and youth.💚◻❤

    • @abdimajiidmahamed7258
      @abdimajiidmahamed7258 3 роки тому +4

      Thanks for your open mind, to work together locals and and those who returned back to their homes let's go forward all.
      But in my point of veiw locals are better than the new comers of our people in every side.

    • @baaxwarrya8681
      @baaxwarrya8681 3 роки тому +1

      You mean Somali??

    • @khadijaali9045
      @khadijaali9045 3 роки тому +1

      @@baaxwarrya8681 No it's Somaliland nice try.🤣

    • @khadijaali9045
      @khadijaali9045 3 роки тому

      @@abdimajiidmahamed7258 InshaAllah let just focus on making better Somaliland.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 роки тому

      @@khadijaali9045 What is Somaliland again? You meant Marqaanland or Maamulgoboleed? 🤔🤔

  • @abdiomarmohamed1103
    @abdiomarmohamed1103 5 років тому +14

    Pls let's fix and develop our country together, forget about pointing fingures!👉🏾

  • @bilanali9828
    @bilanali9828 3 роки тому +4

    People from abroad contribute a lot financially to Somaliland

    • @jamiljama3904
      @jamiljama3904 3 роки тому

      Even SNM was founded and funded by the Isaaq Diaspora.

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 роки тому +1

    Great!we needed this program

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому +4

    1:23 mins well said! Don’t create division in your own country because hey they can take their money to Addis Baba and Nairobi

  • @shareefcondon
    @shareefcondon 3 роки тому +3

    Excellent program and discussion. Subtitles need work but still very good. Great insight into social issues. I think Somaliland will do very well.

  • @somalismartchannel
    @somalismartchannel 3 роки тому +4

    Getting a job doesn't depend on whether you are a local or diaspora person, but it's dependent on qualification and skills the person has. Somali disappora didn't work in public institutions, because public labor takes the lowest salary compared to the private and INGOs.

  • @nuhmohamed12
    @nuhmohamed12 3 роки тому +6

    Some of the panelist have the view of, if in doubt blame it on the qurbo joogta. May I add that I am totally offended by this discussion and I can't believe my fellow sisters and brothers would give me label and would treat me like an outsider. I was so looking forwards to returning to my motherland after 30 years of being away. Oh well I guess I better get use to being called a member of the BAME label.

    • @hidayanur7995
      @hidayanur7995 3 роки тому

      Gģgģggggģgyggggfggggggfggfgffgggygģfgfffffttgfffff

    • @nuhmohamed12
      @nuhmohamed12 3 роки тому

      @@hidayanur7995no trolling please

  • @cadaankaIskailaali
    @cadaankaIskailaali 3 роки тому +2

    lol why's the Finnish ministry of foreign affairs uploading this?

  • @tonyausten2168
    @tonyausten2168 3 роки тому +3

    Ridiculous forum. You think Qurboo people will choose a life of glitter in the west for rusty dusty Somalia? Or Somalia land? I don't think so. I say, build your country without asking for hand outs. Start from zero.

  • @rainfall1653
    @rainfall1653 3 роки тому +3

    That mustafa guy sounds like a real Hater ! Haters gon hate 🤷🏾‍♀️

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 3 роки тому +3

    The Young Man Mustafa is Generalizing using his own personal experience that may be is affecting his thinking and reasoning. Everything has its positive and negative parts. Most of the discussion is very shallow here because the debate is not based on research based on facts.

  • @dahirguuleed6853
    @dahirguuleed6853 3 роки тому +4

    Mashaa allah aad ayaan ugu faraxsanahay dhagaysga dooda waa reerwaqooyi waa nalkii somaali oo dhan

  • @alimtanta2934
    @alimtanta2934 Рік тому

    The girl at 53min she really proof the point. Big up

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 3 роки тому +1

    Qolqol joog eray fiican maaha ee QARAN JOOG isticmaala

  • @dulmidiid3713
    @dulmidiid3713 5 років тому +9

    *Waa dood Aad uqaali ah Dalku Wuxuu ubaahanyay Dad Cilmi le oo Aqoontooda dadka uga faaiideeya lkn Maaha in Qurba joogtu Noqdaan wax dadka dhiiga kajaqa*

    • @bashiirkenedi8058
      @bashiirkenedi8058 5 років тому +1

      Jurba Joga Horta Wadnka Lagama
      Xigo wa Qodob.
      Ka Labaad Hadiiba ay jurbajogasi
      Ay Aqoon lo bahan yahy wadnka
      La imanayan wa Lo bahan Yahy
      Rayi Ahan Anigu Qurba Joga wn
      Tagersanahy inay so Noqdan
      Manta Dadkaa Dhismayasha
      Ugu quruxda badn dhisay wa
      Iyaga.
      Marka Gebagebada
      #Qimaha Dadku Ha Sinado
      Tasaa Muhiima

    • @abdirahimmussa2708
      @abdirahimmussa2708 Рік тому

      Af English ha da la mamnuuu heer Waynu gaadhina

  • @moahmed3790
    @moahmed3790 3 роки тому +1

    Abdirashid sxp u r good man

  • @ChiChi-fv8lf
    @ChiChi-fv8lf 3 роки тому +1

    I'm not diaspora but i believe that locals and returners have the same rights becouse they both are somalilanders and if the chance came to locals to leave the country they wouldn't spare it . We have to blame corruption makers , also when talking about the marriage if someone left you becouse of someone with more money beleive me they didn't love you 🙏

  • @djhani5060
    @djhani5060 3 роки тому

    Fadhiyo kuu xoogay waaxan kuu sh sheegaya ma jiiro mana jiiri doono qoof reer soomaliland ha oo isago faadho maaran soolabta qoof kaasta oo haaysta caaqli saalima waaxa kaaliya oo uu ku feekera ayaa waaxay taahay siidebad uu hoormrisa waadankaga waadanka dhiibato gaadhay waalid tashada ayaa keeliftsy inanu taagno waadamo shiigeye laakin 18 may day we are number one🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 3 роки тому +3

    Viva Qurbojoogta
    Guul iyo gobonimo Somaliland Republic.
    Allah dhowr Somaliland.
    Aamiin

  • @jafarahmed5142
    @jafarahmed5142 3 роки тому +1

    Mashallah. Waa food wanaagsan runti.. qurbo iyo qulqul joogba malaha arimaha ijtimaaciga ah. Waxaa jira differences mar waliba jira , jirina doonaa..

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому +3

    53:33 mins you go girl!

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 роки тому +2

    Is xiijaab gabadha wariiyaha aheey allaah ka cabso ha u turjumina ajahanabiga sirtiina dabaalnimo ma fiicna

  • @axeldurman5224
    @axeldurman5224 3 роки тому

    No surprised at these sentiments...only a matter of time before returnees/diaspora outgrow the welcome....

  • @koofirokoofiro7503
    @koofirokoofiro7503 3 роки тому

    Very constructive debate. Waa dood aad loogu baahanyahay

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 роки тому

    Thanks sister with blue hijab
    Mansha allah
    You are very smart

  • @osmanelmi5805
    @osmanelmi5805 3 роки тому +1

    SCW Dhamaan SL
    Waxaan Ku Talin Lahaa in Dowladu Dhalinyarada Laysu Guuriyo Labadii is Jecel oo Kharashka Guriga iyo Arooska
    Kolba 10 Lamaane Laga Bixiyo Sidii Jabuuti ka Dhacday
    Khayr baa Ku Jira.

    • @Yana-tu3el
      @Yana-tu3el 3 роки тому

      Maanshalaa@osman Elmi
      Waa talo fiican ilaahey dowlada ha garansiiyo taajiriintu xitaa way sameyn karaan dhalinyarada isjecel isku guuriyaan.ilaahow faqriga kasaar dalkeyna

  • @jamiljama3904
    @jamiljama3904 3 роки тому

    I think this is just jealousy, because the diaspora Somalilanders are able to travel to Somaliland and to the western countries easily. We also have more money than the local Somalilanders. It's jealousy.

  • @soojirefilms2163
    @soojirefilms2163 3 роки тому +3

    Waxaa la yaabay qurbaha suuli baa laga shaqeeyaa been weeye

    • @tormundgaint1022
      @tormundgaint1022 3 роки тому

      Been bay naga sheegayan 😅😅

    • @diiriyetv
      @diiriyetv 3 роки тому +1

      Ka suuliga ka shaqeeya ee maalin nololeedkiisa si xalaal ah ulasoo baxa ayaa boqolkiiba boqol ka sharaf badan ka xaaraanta ku naaxay iyo ka mashaqaystaha ah ee shaxaadka ku nool.

  • @hackney2.030
    @hackney2.030 Рік тому

    Let's behonest some of the university in the country aren't really quality

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 3 роки тому +1

    Waa arin xiisaleh. Laakiin qurbo joog iyo dal joogba dhulka waa la wada leeyahay qof gaar u leh ma jidho. SaaS darteed kuwiina dalka jooga dhulka ugama sokeysaan kuwa dibDa ka imaanaya.

  • @therulesoflaw579
    @therulesoflaw579 3 роки тому

    @44.23 This guy is wearing a scarves when everyone else is sweating. reer baadiye

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 3 роки тому +3

    I hope it's a good debate in Hargeisa City the capital of Somaliland Republic.

  • @baashie
    @baashie 3 роки тому

    Sheeko macaan... mansha'allah gabdhaha Soomaaleed. Gaar baan ugu hambalyeenayaa. Naaga ciyaaraya ma'ahan. Guuleysta!

  • @therulesoflaw579
    @therulesoflaw579 3 роки тому +2

    @52:50 , That girl says it all, the truth. well done sis

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому +1

    54:38 mins omg 😱 it’s sooo true their children are swearing 🤬 like adults

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    Look at the lady wariye face she is disappointed.

  • @daganabdikareem8836
    @daganabdikareem8836 3 роки тому

    Masha allah wllo sharmarke nolow inbti hore u soco

  • @mahameddouksieh9072
    @mahameddouksieh9072 3 роки тому

    I am enjoying life with no stress.

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 2 роки тому

    Nijaas iyo Qudhun intay is leyihiin gaalada iska dhisa ayay illhy ka cdhysiinyaan mrksy Raggii iyo Dumarkii isdhex fadhiisinyn duli foqal duli wlle iyo bille wydn wligiin ka bixin busaarad iyo nolol cidhiidhiya intd gaalo ku dayanysaan illhyna idiin nxrisn myo gaaladuna siwlba wy idiin bah dili , necbiyaa kuwan isku shega tv-yda iyo joornalytysha waa kuwa umada u horseedaya dhqmda gaalada

  • @mahameddouksieh9072
    @mahameddouksieh9072 3 роки тому +1

    I am a pensioner now, and never looking to marry a second young lady , since we departed ways my old wife..

  • @mahameddouksieh9072
    @mahameddouksieh9072 3 роки тому

    He is right

  • @ahmedqolombi2267
    @ahmedqolombi2267 3 роки тому +2

    Nimco god idea runtaad ka hadashay

  • @djhani5060
    @djhani5060 3 роки тому

    Fadhiyo my dear blood ma amin saan taahay daadka ad shaaqoyinka uu xuulanaysan inaany laahan daalkale oo ay uu laabtan oo an ka ahaay waadan kooda soomaliland shaaqalaysha ad xuulatan waaxa dhaalay hooyoyin reer soomaliland ha waaxaany kuu baar baariyan awlaadoda inaay waax kuu baartan laal kooda iyoo diiinyoda ... baarmamijkan waaxu haalayn kaara daadka waadanyin taaha iyaagonba arkiin swaadan soomaliye waaxan amiinsanhay maawducani inuu yaahay qaalak waayo waaxa kaalal saaraya dhaalinti isku kuubnaan laahay kaada maarkanu daawano maawducan waacanu daaremayna waadan laa an wayo Europe America Australia Airdrop waaxanu naahay soomaliland ro soomali markan waadan keeni imano naa taan baa soocota siidan waa gaarsho daaro😭😭😭🇭🇺🙏🏿🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @Mo-fd9ri
    @Mo-fd9ri 5 років тому +3

    kaas mustafe la dhaho waad arkasa inuu yahay nooca miyaga laga keenay oo bartay sida afka somaliga loo qoro then isu qaatay aqoon yahan! Hargeisa oo 40c ah ayuu scarf xidhan yahay!

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 3 роки тому +4

    Leave qurubojo a lone , do you know gurubojo helped in liberating your country from faqash ?

  • @djhani5060
    @djhani5060 3 роки тому

    Waaxan ka xuumahay inaay dhaalinyarada reer soomaliland ayaa uu arkan quurbo joogta ajaahanab😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waaxay tiidhi gaabadha daadihinaysa baarmamijah waaxay dhaalinyarada reer soomalilan uu arkaan quurbo joogto inaay kuu soo duulen shaaqoninki dhaalinyarada hoore oo joogtay waadanka miiyey is waaydiyen siidenabu waax kuu soo baaranay mise siidebanu kuuso laabanay ...waaxan xaasustay hees an yaaran taahdi maaqli jiiran nin daar kuu jiira daarur ma arke ilayn xaalay ruubki wuu daay diiil ayaan daaremaya aniga ah gaabar reer soomaliland ah weeliba kuu le business soomaliland haadan jooja quurbar noo nooqday maagac cuusub

  • @therulesoflaw579
    @therulesoflaw579 3 роки тому +1

    40 DEGREE AND WEARING A SCARVE? WAAR BAADIYE KU NOQO

  • @saadochannel3316
    @saadochannel3316 3 роки тому

    Ko ik ben het helemaal niet zo goed mogelijk om een afspraak te maken van

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    1:03:00 mins tell them.. they forgot the work we did

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    5:46 yes invest your education in Suuq ka banan. And they can put in a legislation to force these Arab guy to trained the public

  • @djhani5060
    @djhani5060 3 роки тому

    Xildhibanka ayaan sii tooosa ugu mahaad ceelinya waado waa aqoon yaahan laayskamna heelo

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 3 роки тому

    Kuwa halkan ka noqdey yurub bay shaqo kaga waayeeñ with tjeir qualification i mean

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    50:38 mins yes, absolutely walagu dacay

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    25:55 mins Yes… it’s called humain condition it happens every where. Cheaper is cheaper both in somaliland and in western countries

  • @ServentOftheGracious
    @ServentOftheGracious 3 роки тому

    52:15 Inanta hijabka beluga Hiran wlh hadal cajiiba bey ku hadashay! Maa shaa ALLAH

  • @djhani5060
    @djhani5060 3 роки тому

    Anigo kuu haadalaya maagaca quurbo joogta meel kaaska waaxa noogaga fuuran taahdid haadanu uso laabano waadan kaayaga oo anu waax kaa qaabono waaxay daadkayagu noo arkan qoorbo joog haadanu joogno waadan shiisheye waadanunhay qaaxonti kaageba laagu baadbadya waaxan usheegaya dhaalinyarasa soomaliland inaaydan uu arkin dhiibato quurbo joogta reer soomalilan inaay uu adaan dhuul shiishey inaay waadan kooda waa uu qaabtan laakin waaxa inaaga qaaldan ama aynaan laahay xaafisyo laaga daawan geeliyo qoofkastaba wiixi soo baarta taasi waaxay ino caadaynsa dhaamanten in waax yaabo baadan oo inaga dhiiman yiihin xaaga shaarciga iyoo kaala danbenta taas haadi laaheto daadku shaaqoyin kuu haabon haay heeli laahayen lakin plz daadka waadanka waax uu soo baaryay haaniyad jeebinina oo haawgu jeedhina quurbo joog ilen iyaagu iskamay dhiigin qoorbo jooog qoorbahan ayaanu kuu joogna soomaliland & soomali waa ayoo ok black ayaad tiihin markanu imano waadan kaayagana waaxaba noogso hooreya maagac kaale oo ah quurbo jooog la ilaha illha maxamado raasululah siisad wa siide

  • @anapfarax5144
    @anapfarax5144 3 роки тому

    👍👍👍👍

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    52:11 mins she’s right Somali have so much connections to the rest of the world

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    45:14 min that’s a big accusation… how will he knows.

  • @yusuffamily9799
    @yusuffamily9799 3 роки тому

    1:07:20 inanta malkhabada pink ga ah xidhan very macquul walaahay hambalyo wll iyo maxamad bilaba, cabdikariin na inata danbuu yara caadifadeeyee inta hore si fiican buu uhadlay

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    39:36 mins absolutely

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    47:15 mins yea yes yes … self-right nimo! I saw soooo many bad things

  • @buraale134
    @buraale134 3 роки тому

    Wlhi afsomali gi wasii dabar go aya

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    43:14 mins it’s not 2000, those problems.

  • @husseingullet3524
    @husseingullet3524 3 роки тому

    Xin badanaa kuwani horabaa goni istaageeni maaro loowayee hataan maa somalida kalaqeebineesiin yaahuu

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 3 роки тому

    Waaaw barteeday dhigtay inan taasi aqoon baadi ah ayay bartaan dhulkiina dalka iyo dhaqaalihiisa barta

  • @gabarwaalan
    @gabarwaalan Рік тому

    halkaan waxaan ka salaamaya macallinkayga saciid jaamac marka wadanka ku cusbaa luqada kaga faa i daystay asigoo muddo yar wadan jooga ayuu luqada baraty kana faaid nay Joensuu xasuus wlh nin legen ah salaan sare

  • @fadumobarqad204
    @fadumobarqad204 3 роки тому

    Xildhimaanku waa benale qabiile baad ku shaqaysiin

  • @MohamedAhmed-vt9uv
    @MohamedAhmed-vt9uv 3 роки тому

    Intanay ka hadlin shaqada. Waxay ahayd inay afsomaliga inay ku hadlaan isu shegan. English. Is not education is the language. Waxay isku shegeen inay aysan mahmahan.

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 3 роки тому +1

    Nimco wax la fahmi karo kama hadlin!

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis 3 роки тому +1

      She has Walaalo. Social structure theory was the basis of her argument, and she made a plausible explanation for the negative impact of the diaspora.

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    18:10 mins MashAllah we’ll said

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 роки тому

    Qurbo jooga ayaa ba wadnka siday ee niyda Ha ka jabin raga wadnkooda inay ka guursadaan raba ama dumrka rabta inay ka guursda wadnkooda

  • @yusuffamily9799
    @yusuffamily9799 3 роки тому

    Inanta wariyaha ah nin qurbo joogaa xumeeyay magaciisa masoo dhigaa mise? Cadhadii bay qurbo joogta kula dhacaysaa

  • @therulesoflaw579
    @therulesoflaw579 3 роки тому +3

    Bro, look at what's happening in Hargeisa before you blame diaspora

  • @hodaali3460
    @hodaali3460 3 роки тому +1

    M

  • @djhani5060
    @djhani5060 3 роки тому

    Nimco sis maxa dhaacay weelsha reer soomaliland ee kuu nool quurbha ma ogtayag inay dhaalen hooyoyin reer soomaliland ahi mahaadsanid maadmad magaacWday ceergabo waayo ma baardahaygi 🤣❤🇭🇺 laakin intas kaadib waaxa looso adaa in laaga guursado waadan keena waax saababya diinteen iyoo dhaaqanken maan xuumanto ay kuu haaligayan qaabdhaha soomaliland $ soomaliyed waayo wiilkasta iyoo qaabadh waalba oo kaa tiimad qoorbaha waaxa dhaayay hooyo soomaliyed oo kuu baarbarisay wiil keed am gaabadheda iyaad goorsadan daadkod amaa qaadhan ahaan marba xuuman raadismahan quurbo jooguna waa soomalilander lee en this program is the first time fro me🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 роки тому

    Waxaad ka dhigteen qurba j joogta ajaanb cajiib

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 5 років тому +1

    That mena womens depend money

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    23:03 mins what’s wrong with it… ?!

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    1:07:18 mins yea she is right a lot of Somali no matter where they are they are guilty about it.

  • @hersimusse3360
    @hersimusse3360 3 роки тому

    I feel sorry about the quality dumarka somaliyed waa dinu fulus baan amin sanahay

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    19:10 mins SubhanAllah true true…

  • @mahameddouksieh9072
    @mahameddouksieh9072 3 роки тому

    I was trained as teacher when I was young man long before most of was born, and yet i doubled my efforts to change careers as an immigrant. I attended different colleges to up grade my qualifications. So stop blaming the diaspora .

  • @hamzehussein3
    @hamzehussein3 3 роки тому +1

    Inantaa nimco runtay ka hadashay sidan u fakraysaana waa heer sare masha Allah

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 роки тому

    Qurba jooga niyda Ha ka Dillon waxan rabna inaan u Soo guuro wadnka

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    35:58 mins yeeesss! Mind you God damn business

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    34:09 mins yea smart ppl

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 3 роки тому

    Qurba joog iyo qolqol joog
    Wax aad u kala bixisaan maba
    Heysaan illaa 1991 waxa cuneysaan
    Wax ku baraneyseen desktop , labtop
    Cellphone wixii xataa xildhibaanada
    Idiin ahaa suitkoodii xtaa waxan
    Qurba joog ka iman maba jiraan!!

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    25:18 min SubhanAllah that haram… it shouldn’t even happens. It’s not a qurbajog problem it’s just plain old dambi

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    47:16 min Allah! Bisinka deenta Islamic ka aya xaaqa reerka so dajisay. Here we go with Siad Barre again. Somalia had its women voting before Siad Barre.

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 роки тому

    horta dadkan waxa ka muuqda masayr xoogan kuwa qurba jooga fogaynaya war mar wlaba waa laga tagaa raga qar wayo hadi qofka la shekeaysto barato uu xumado lama joogaysid nafta mid bay dooranaysa ama qurbe ha ka yiamdo ama wadanka ha joogo dadkana ha fogaynina inta idin soo noqonaysa ama wx idin siinaysa wa inta waa wayn ubadkay dhaleen lacagna kama helaysan dumar iyo nintoona idin soo doonan maayaan masayrkana iska daya sidaa shaydanka ha noqonina risiqa iyo guurka ado 40 habeen uurka hooyada ku jira lagu qoray dad qurbe jooga shilinba soo gelin way jiran waayo ilahay uun baa qofka wax siiya inaad qurbe joog ugu abaal gudan sidana walahay wa khalad waxay idin soo geliyan maalaayin lacaga balse yar suga inta ubadkooda qurabaha ku dhasahya la gaadhayo waala guur bay idin soo dooonan doonana walaa lacag bay idin soo dirayaan intaan waawayn idin rabta ha isku dirina

  • @Dhuuso500
    @Dhuuso500 3 роки тому

    Ardayda soomaaliya waxaa wax baro hay ado wax barasho oo isu tagay baa leh su aashu waxay tahay ma la tartami karaan hay ado sida Oxford oo kale ah in ay la tar tamaan 😂😂😂 adeer ogaada in lagu kala horeeyo cilmiga.

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    56:59 mins lol 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @wardheerewarsameshire8390
    @wardheerewarsameshire8390 3 роки тому

    Mom by by

  • @ifrahismailhoggren5550
    @ifrahismailhoggren5550 2 роки тому

    Ha Ilaawin 222 ayaa la joogtan min yahow

  • @qeeybta
    @qeeybta 3 роки тому

    Waxaan ka helay sida qiimaha badan ee dooda loo daadihiyay
    Sido kale dadka doodaya waxay muujiyeen daganaan.

  • @JibrilMAhmed
    @JibrilMAhmed 3 роки тому

    Shaqo la.anta bahsan waa arin kajirto Caalamka oo dhan. Wax yaalo badan ayaa usabab ah, diaspora waa least problem ee waxa kahaboon in dood laga dhigo mid Cilmiyeysan sida
    1. Corruption baahsan oo ah debatada ugu weyn
    2. Skills la.anta wadanka kajirto.
    Mida xigta manta somalida umabahno ee shahado degree mise master ah. Ee waxa lobahanyhy waa skills.
    Skills wuxuu kuu fududenayaa inadan shaqo raadin ee in adiga shaqo abuurtid or lagusoo raadso. Fadhigaaga lagugu yimaado

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 3 роки тому

    Þùey dont get a job in here thats way

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому

    41:32 yes… there are many more important topics to talk and discuss about