Dood ku saabsan Damaca Itoobiya ku doonayso deked ay ku yeelato Badda Cas

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 132

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo 7 місяців тому +9

    Cimriga Allah kuu Barakeeyo iyo Caafimaad ka Gary aqaan Guuleed dafac Soomaali Dhalada🎉🎉🎉

  • @abdullahiwaqooyi7355
    @abdullahiwaqooyi7355 7 місяців тому +2

    Garta ina sanweynaa loo geysan jiray guul guul Garyaqaan guuleed meel wacan baad biyihii isugu geysay❤❤💪💪💪👍👍👍

  • @user-lh7dx7cf4p
    @user-lh7dx7cf4p 7 місяців тому +4

    Waaa geesi Guleed wlhi dhalanyaro sidaas oo kale u baahanaahay dhamaan somali oo dhan

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 місяців тому +8

    Odayaal jaahiliina baa noo taliyo oo qabyaalad keliya yaqaan

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 місяців тому +10

    Maashaa allaah garyaqaan guuleed madaxweyne buu istaahilaa waa nin dhalinyaro ah lkn aragti dheer leh alla haku sharfo huuno

    • @baaqshacab1440
      @baaqshacab1440 9 місяців тому

      Madaxweyne heebel istaahiila waa waaxa muuse biixi aan odhan jiirnay intuusan noqon madaxweyne waa halgaama ayan odhan jiirnay maantaana allah Mar kale maaso ceeliyo leenahay marka degdega joojiiyaa dadkeeygow heebaal waxas istaahiila Haa iska odhaniinaa

  • @kaysesacad5326
    @kaysesacad5326 9 місяців тому +4

    Guuleed dafac waa cajiib siduu wax u dhigey somaliland dadka maanta halkey taal dhigey waa SNM ma waxaad aragtey taariikh 1982 ay kasoo bilaabayaan runtii waa gun nimankaasi, dad miyir qaba sida guuleed dafac oo runta u sheega.

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 9 місяців тому +6

    ma dhici kartaa inay Somaliland iyo Somalia Midoobaan oo Cadowgooda u midoobaan iskana kaashadaan.
    I interesting that ☀︎︎

    • @saeedadem4205
      @saeedadem4205 9 місяців тому

      Soomali sidi xidigta calankan ku sawiran ka muuqata waa shan, British Somaliland, France Somaliland (Djibouti), Somali Italian, Hawd and saver Area, Somali NFD,,
      Waxaan uga jeedaa Somaliland iyo Somalia waa laba ka mid ah shanta soomaliyeed waa inaad sidaas ufahntaa. Hadaanu nahay Somaliland 1960 bay caadifad iyo muxibo naqaday oo aanu kula midownay koofur without condition si aanu isula doono sadexdii kale ee maqnaa wixii naloogu abaal guday taariikhday ku xusan tahay wll.
      Hadiise maanta shantii soomali midoobayaan waanu waa wax fiican lakiin shaqadaas anagu hadaanu nahay Somaliland maanta is xilqaami maynee bal cid kale hays xilqaanto .

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 9 місяців тому +1

      @@saeedadem4205 Lafataydu Somalilandtaa maanta aan lugaha la sheego aan ku taagneyn ayaan ka soo jeedaa dhex joogaana blse hadda hadii la eego labada la haysto NFD iyo H&R area iyo Djabouti oo dictotary iska yeeshay. Waxa la odhan karaa labadan isla laalaada ayaa ugu dhaw, mar hadday iyagu wax isla meel dhigaana intan kale ee cid kale gacanta ku hayso waa la soo furdaamin lahaaa.

    • @laydhcaafimaad1814
      @laydhcaafimaad1814 9 місяців тому

      ​@@saeedadem4205wixi ay aqoon-yahannadu ka hadlayeenna waxba kama aad faa'iidin, farqiga u dhexeeyey NFD, R/AREA, DJABUTI oo dhinac ah iyo ITALIAN SOMALILAND & BRITISH SOMALILAND oo dhinac ahna maad fahmin waayo koonfurta & woqooyigu iyadoon midna United Nations seat & flag ka haysan bey midoobeen oo ay sameysteen Somali Democratic Republic, Calankaa blue/ga ahna loo sudhey UN/ka, that's why ay Somaliland Adduunka uga gadmi la'dahay dal baan ahaani jirney waana sheeko iska laab-lakac ah, laakiin 3-da kale Djabuti iyadu markey France xorriyadda ka qaadateyba toos bey UN/ka aqoonsi & Calanba uga raadsatey oo dal gaar ah u noqotey oo iyadu dooddanba kuma jirto, R/AREA & NFD-na weligoodba gacan Somaliyeed mey soo gelin oo tan uu Garyaqaanku leeyahay Somalida waa dalka keliya ee aan weligood aqoonsanin xuduudihii gumeysiga, waa sababta aad illaa hadda idaacadaha Somaliyeed aad uga maqasho dhulka Somalida ee Ethiopia naga haysato & Dhulka ay Kenya naga haysato, aan usoo laabto xaqiiqdee haddii aanad fahmin waxa isa-sudhey Somalida koonfurta & Somaliland weligaa sheekooyinka hallaasiga ah ee madaxda Somaliland ay doorashooyinka ku Campaign/gareeyaan uun baa madaxa kuu fadhinaya, waxa kale oo uu Garyaqaanku kuu qarinayaa markuu leeyahay taariikhdiinna barta iney dhallinyarada ka korto Brainwash/ka lagu sameeyey ee ah taariikhdan dagaalladii 1988/ka uun kasoo bilaabanaya ee kuxiga 1991 Somaliland Burco odayaal kushireen & Shir kale oo Borame ka dhacay oo kusoo gebageboobeysa 18- may, in indhow-garadnimadaasi laga koro, haddii intaa la fahmi waayo iga qor maalinba nin baa farta idiinku fiiqaya badaha gadaashooda isagoo leh waakan ICTIRAAFKII.
      riyo nolol ma noqoni karto.

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 7 місяців тому +1

      @@saeedadem4205 inader qodobkaa waan kula fahansanahy waana midka aynu ka somalilnd ahaan ku dooodno , blse sida xaqiiqda ah harto somali shantaa la sheego ma aha oo Hawd and reverse area aniga oo Somaliland ah ayaa la inaga jaray, NFDna Somalia aya laga jaray halkaa markay marayso labda gobol ee la inaga bixiyeyba inaga so ceshan karna, mida ah somali midowdana ugama jeedo in Somalia xukunka rido blse Carabi maanta waa kala wadan wadan hadana midow weeye. Markaa midowgaa ayan ka hadlayaa ani

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 10 місяців тому +5

    Ku saliya nabiga ❤

    • @ahmedsaladmohamed9718
      @ahmedsaladmohamed9718 9 місяців тому

      S.A.W

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 9 місяців тому

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @hassanismael4706
    @hassanismael4706 7 місяців тому +1

    Maasha allaah Amniga Iimaanka Caafimaad ka Cimriga Arsaaqda Cilmiga dhammaantiinba Allaha idin ku abaal mariyo aqoonyahannadeenan !

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 7 місяців тому +4

    Wlhi waa wax laga yakhyakhsodo in ilmaha somaligi uu garan waayo wadankisa in an lasin karin xabashi waxa kenay in lo dhigi waayo oo uganda iyo wxan la garanaen tarikhdoda la baro

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 9 місяців тому +4

    ❤mansha allaah ❤guulleed dallfac ❤

  • @mohamoudabdiqadir5457
    @mohamoudabdiqadir5457 9 місяців тому

    Dr ahmed zaky wonderful wax weyn buu ii iftiimiyey oo madmadow badan igaga jiray mahadsanid aqoon yahay dr axmed zaky

  • @concisehistory2358
    @concisehistory2358 7 місяців тому

    Thank you Guuleed, khayr Allah ku siiyo.

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 10 місяців тому +7

    Qaryaan guuleed runbuu sheegay, maskax maydh baa inagu dhacay , taariikhdeenii somalinimo iyo islamnimoba waa laynqga masaxay si ethiopia loo raali galiyo.

    • @King-lp1my
      @King-lp1my 7 місяців тому

      Guleed dafac aa la prdaysaan miyaanu ahayne cilmaanigii xiduuda alle diidayey ma hadu muumin noqday?

  • @fahima6186
    @fahima6186 7 місяців тому +2

    Weli riyeey kujiraan cida😂kulahaa “artinta Lascaano nabad halagu eego”
    Miskiin😂😂😂😂😂😂

  • @cabdalexaji4588
    @cabdalexaji4588 9 місяців тому +8

    Garyaqaan Guuleed baa xaqiiqada si fiican u sheegay. Taariikhdeenni manhajka ha lagu daro.

  • @AAB-mo2ur
    @AAB-mo2ur 7 місяців тому

    Very smart men and much needed topic

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 7 місяців тому

    Shugran garyaqaan guuleed dafac❤

  • @musab4181
    @musab4181 7 місяців тому +1

    Ragan baa warka dhameeyey Waa October then what happened January 1st.

  • @ahmedsaladmohamed9718
    @ahmedsaladmohamed9718 9 місяців тому +1

    Very true

  • @hassansaididle5782
    @hassansaididle5782 7 місяців тому

    Mashaalha alhaalla waa si fiican waa Somalidu waa mid.

  • @antitoogtakulmiye2485
    @antitoogtakulmiye2485 7 місяців тому

    Waxaan u dhashay somaliland islamrkana waxaan dagaa goblda ugu baldhan somaliland SIDA GUBALKA MARODI JEEX. TOGDHEER SAXIL DAADAMDHEEDH IYO GOBALKA SANAG isla markana waxan ahay soomali wan ku faraxsanahay dhirbaxada ku dhacday Ethiopian iyo muuse biixi bentay la kala ibsanayay GUUL.🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 9 місяців тому +1

    20 dawladood oo Austria, Switzerland iyo Zambia ka mid yihiin ayaa weligoodba landloced ahaa oo dhib aanay ku hayn oo xoog deked aanay lahayn ku doonayn. Oroomadan dumarkoodii caruurtooda ku dawersanayaan Somalilaand miyay Switzerland ka mudan yihiin, miyay ka awood weyn yihiin ?!!! Waar xabashidu kibir iyo gardaro way ku talaxtagtay, calaamadihii ayaa muuqda in burburkoodii iyo kaladhaqaaqoodii taagan yahay. Waar cirka ha soo leefeen ama nukliyeer ha soo rideen ee jawabaha ugu kulul ha la siiyo ! Qaadka ha la joojiyo, Ethiopian Airlines ha la joojiyo, Berbera yaanay joonyad kala soo degin, safaaradooda ha la xidho, sibidhkooda ha la joojiyo !!!
    Oroomo Abiyey ! Oroomo women and children are beggers on the streets of Somaliland. Feed them first before you send hollow threats to Somaliland !!!

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 7 місяців тому +1

    Itoopiya haday bad rabro maxay badaha dheer oo Somaliyed oga doorteen Seylac iyo Lugjaya? Sababta waa tarikhda Somaliyed inay burburiyan waa xidido goys waxay rabaan in Somalia oo dhan ay dhulkooda ku darsadaan!

  • @yusufmohamed1769
    @yusufmohamed1769 7 місяців тому

    لن تكون ارض الصومال إلا ماكانت دوما مقبرة لغزاتها

  • @camosalax5599
    @camosalax5599 7 місяців тому

    Ciyaalkan TV Yada yaryar ku qadhaabanaya view amma Like uunbay rabaane aqoon malaha waxna kama fiirsadaan, markii damaca itoobia u horaysay maaha xiligii abiyee, way ka horaysay, fibro yeesha si qaladkiina u yaraado

  • @ismaaciilyamani4986
    @ismaaciilyamani4986 10 місяців тому +2

    Weli dhalin yaradu may fahmin qaarkood , sidii ay dadkooda wax ugu sheegi lahaayeen , xikmad maaha in af ingiriisi lagu Hadlo laakiin waa in la fahmaa , mawduuca aad ka hadlaysid

    • @abdik9002
      @abdik9002 7 місяців тому

      Si fiican ayaad u aragtay! Mashallah

  • @yaacquubmowliid
    @yaacquubmowliid 9 місяців тому

    Dhalinyarada waxan u sheegaya inaad liqdaan waxan aad leedahiin wadan wadan kuduuli karaa ma jiro ruushka waynu ognahay Azerbaijan waan ognahay Israa'iil waynu ognahay wax layidhaahdo rayul caam majiro hadii uu wadan ka awood badan yahay wadan kle Awood uu isticmaali karaa

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 місяців тому

    ITOOBIYA DOWLADDAHA AQOONSIGA HEYSTA KANA MIDKA AH QARAMADA MIDOOBAY, BADDAHODA MA DOONEYSO WAAYO SHARCI CAALAMI AH AYEY KALA SAXIXDAN, SOMALILANDA WAXAY OGTAHAY IN AYSAN DACWOONI KARIN, 50 SAN0 WAXA NOQONEYSA, MID AY WALIGEED ITOOBIYA LAHAATO.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 місяців тому

    WALI MA WAXAAD KARI LA'DIHIIN, IN MUUSE BIIXI AAD KU TIRAAHDAN KA NOQO DAMBIGI AAD UMMADDA KA GASHAY.

  • @mohamudsamatar8993
    @mohamudsamatar8993 7 місяців тому

    Dulcad iyo Daroor bad may lahayn
    meeshii waalidkaa u qaxay ama aad ku dhalatay Oromia/Ethiopia,
    waa duul shalay dhashay oon waxba ogayn una dhaqmaya
    Sidii Nageeyihii u tagay Xamar N&N imakana u galay Alshbaab
    waa I arkaay imaqlaay !!!!!!!
    Mr Gulled go and follow your kind abwaan Nageeye to AS or N&N

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 8 місяців тому

    ITOOBIYA BADAHEEDA CASAB IYO MUSAWAC MAY DOONATO WAA YAAB

    • @IikaalayAdiga
      @IikaalayAdiga 7 місяців тому

      Eritrea xabad gumaceeda kulushahay beey haaysadaa.. lakiin somalida jileec beey ka aragtaa marka xabad beey rabtaa in eey soomaaliya ku disho

  • @ahmedyusuf441
    @ahmedyusuf441 7 місяців тому

    Waa dood qiimo gal ah waana ku mahadsan tihiin dhamaan tiin

  • @user-ku3eq6cv1q
    @user-ku3eq6cv1q 7 місяців тому +1

    Waar.xaamar.waarkama.maarmii.kaarno

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 7 місяців тому

    Walhi yarkan wixi uu kahadlayaay manta ayaay tagantahay

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 7 місяців тому

    4:10

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 8 місяців тому +1

    Imika.wuu.jabay.international.orderkii.ilaalinayey.ee.united..nations.wadamada.awooda.aan.lahayn.xuduudahooga.oo.imika.wadankii.xoog.wax.ku.qaadan.inuu.ku.qaato.waxa.hor.jooga.ma.jiro.wuxuuna.baabay.markii.mareekan.iraaq.iyo.afgaanistan.ruushku.wuxuu.ku.duulay.yugureen.marka.wadan.kasta.wuu.ku.duuli.karaa.cid.hor.joogsanayaa.ma.jirto

  • @user-ew8xu6zq9s
    @user-ew8xu6zq9s 9 місяців тому +1

    adeer dib ugu noqo waa sharcigii boobka badaha Africa loosamaystay.

  • @user-ew8xu6zq9s
    @user-ew8xu6zq9s 9 місяців тому +2

    International waters" is not a defined term in international law. It is an informal term, which sometimes refers to waters beyond the "territorial sea" of any country. In other words, "international waters" is sometimes used as an informal synonym for the more formal term "high seas", which under the doctrine of mare liberum (Latin for "freedom of the seas"), do not belong to any state's jurisdiction. As such, states have the right to fishing, navigation, overflight, laying cables and pipelines, as well as scientific research.

    • @gaadhayegaadhaye777
      @gaadhayegaadhaye777 7 місяців тому

      There are 200 nautical miles are known as a country's “exclusive economic zone. So i am sure what your point is here. These 200 nautical miles are part of our sovereignty in somaliland. International waters have different law even though some countries are too powerful to allow anyone passing by

  • @MoIntertains-hk1ix
    @MoIntertains-hk1ix 6 місяців тому

    Wariyahan ku waashay waxa lagu yiraahdo afka qalaad doodii ba wuu ku ciyaaray wallahay? Waar af qalaad cid dooneysa ma laha. Maad hindi, carabi iyo ruush ku hadashid nise ingiriis uun baa af qalaad ah??!!😢😢

  • @farhiyamohamed1243
    @farhiyamohamed1243 6 місяців тому

    Somalilland aqoon yahaney leedahay waxayse ka baabeen maamulka

  • @buullebarre
    @buullebarre 9 місяців тому +1

    garyaqaanku meesheeduu. dhigay ee hurdada kaco

  • @abdullahisheikh5880
    @abdullahisheikh5880 10 місяців тому

    Okay

  • @Danta77
    @Danta77 7 місяців тому

    Ninka ka hadlay taariiqda wuu saxan yahy, Somaalida taariiqdoodi waa la dhumiyay si gaar ahaan da'yarta waxba kama oga cunsurka Soomaliga wuxu yahay iyo xuduuda ay leeyihiin. Waa in iskuulada dadka lagu baro.

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo 7 місяців тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia waxa haysata dhibaato ka jirta abbay Dam.
    2.0. Waxa jirta masar inay dooneyso inay weerar ku qaaddo abbay Dam oo ku keenaya biyo yaraanta ku imanaysa swan dam iyo naasir dam oo laga dhaliyo korontada dawladda masar. 3.0. Haddaba dawladda ethiopia waxay geyneysaa agagaarka assab iyo asmara si aan loogaga soo duullin. 4.0. Haddaba arrintan ku darsada doodiina.

  • @user-vh1tr1vb8n
    @user-vh1tr1vb8n 10 місяців тому +1

    واعدوا لهم ماستطعتم من قوة

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 7 місяців тому

    QARAMADA MIDOOBAY HADA MIYAY SHAQAYSSAA HADAY SHAQYSO MAXAY ISRAAIIL WAX LOOGA QABANWAAYAY

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 7 місяців тому

    itaalka aad itopi aad ku sheegeyso ma jirosowtaan ka adkaanay 77ki ayadoo intaan ka xoog badan

  • @2r1d3209
    @2r1d3209 9 місяців тому

    Dr. Tigreega awooda ciidan iyo hub eey laheed deegaan leh Ethiopia fhaxdeeda majirto

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 7 місяців тому

    Dad sidii maqaaxi ay fadhiyaan usheekaynaya ma dalbaa dal kale dhaca xuduudihiisa Miyaa somalia 🇸🇴 intay bur bursanayd dhacaan Kenya 🇰🇪 iyo Ethopia

  • @AmatuallahMohamed
    @AmatuallahMohamed 6 місяців тому

    SOMALILAND @ ETHIOPIA pdf download free 28.01.2024

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 9 місяців тому +1

    Guuleed dafac cid ka qabyaalad badan ma jirtaa because intuu mawduucii ka baxo ayuu cid kaliya ayuu address gareeyaa isagoo aan si waaqic ah u soo bandhigin points xaqiiqda ah ee uu ku eedaynayo

    • @lailaalihaid8506
      @lailaalihaid8506 9 місяців тому +3

      Dadka qaar waxaa ku adag inay runta liqaan , khaladka xukuumada talada haysa hadii la sheego wuxuu u arkaa in reer loo jeedo

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 9 місяців тому +1

    Sheekadii 30ka sano miyaa dhamaatay??. War caruurta beenta fake news ka aayara.

  • @jamanour2880
    @jamanour2880 7 місяців тому

    Waxan layabay itobiya oo cadowga somaliyed ah badban

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo 7 місяців тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa dawladda la fillayo inay maal gelliso dekedda saylac waxay tahay dawladda UAE/DP World.
    2.0. Waa maxay sababta aan sidaasi u dhahay?
    Waxay tahay dawladda ethiopia waxa laga siiyey 19% dekedda berbera inay kala soo deggaan.
    3.0. Waxay adeegsanayeen waddada berbera corridor. 4.0. Waxa ethiopia ay ka dhasdhicisay inay diido 19% dekedda berbera oo ay ka codsato somaliland inay oggolaato dekedda lughaya ee somaliland.
    5.0. Haddaba arrintaasi waxa dabada ka riixayey mudadaasi ay ethiopia haysatey 19% ay ka heshay dekedda berbera.
    6.0. Aakhirataankii waxa soo ifbaxday inay somaliland iyo ethiopia samaystaan heshiiska is afgaradka ee dhexmarey somaliland iyo ethiopia.
    7.0. Dawladda ethiopia waxay oggolaansho ka haysataa dawladda UAE inay dhisto dekedda lagu asdeeyey degmada lughaya.
    8.0. Haddaba cidda maal gellineysa dekedda ganacsiga iyo saldhigga ciidamada badda waxay tahay dawladda UAE iyo DP world.
    9.0. Arrintan aad ku sheegteen dawladda china waxba kama jirraan ee waa Dawladda UAE iyo DP world.

  • @user-ew8xu6zq9s
    @user-ew8xu6zq9s 9 місяців тому +1

    International waters" is not a defined term in international law. It is an informal term, which sometimes refers to waters beyond the "territorial sea" of any country.In other words, "international waters" is sometimes used as an informal synonym for the more formal term "high seas", which under the doctrine of mare liberum (Latin for "freedom of the seas"), do not belong to any state's jurisdiction. As such, states have the right to fishing, navigation, overflight, laying cables and pipelines, as well as scientific research.
    The Convention on the High Seas, signed in 1958, which has 63 signatories, defined "high seas" to mean "all parts of the sea that are not included in the territorial sea or in the internal waters of a State" and where "no State may validly purport to subject any part of them to its sovereignty." ....

    • @bare1965
      @bare1965 7 місяців тому

      Our water and land are not for sale.muse he couldn't sell somali land sea and land...he can sell his plots in hargeysa.somalia sea and land belong future generations. Before he went to abiye Ahmed why he didn't consult somali land people...his of president term is finished..and don't have to sign any thing...unless if he wants choas between Somalis.

  • @shiikhomar-hk1ol
    @shiikhomar-hk1ol 7 місяців тому

    Waxaan ugA cabsi qabaa guuleed oo aqoonyahan caafimaad qaba inaqoontiisa caafimaad qaba lagu xiro waA nasiibdaro shacabku dadkooda haya aqoonta caafimaadka qabta haka faa iideystaan Hana difaacdaan dadkan bukaanka ah heyska ceyriyaan

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 9 місяців тому

    Waxba.yaan.la.meer.merin.ethopia.waa.cad.yahay.warkeeda

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 9 місяців тому

    Kenyana.way.u.dhawdahaye.maxay.u.tagi.waayeen..Haa.somaliya.ayaa.liita.yey.leedahay

  • @jamanour2880
    @jamanour2880 7 місяців тому

    Waxaa wajib inagu ah inan iskacelino itobiya wacadaw

  • @mohamudahmed1018
    @mohamudahmed1018 6 місяців тому

    Doodani waa 3 bilood ka hor.

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 7 місяців тому

    Ethiopia will not get access somali's red sea as long as somalis men and women on earth

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 9 місяців тому

    anigaa adiin sheegaayo dee waxaa la sameeyey qolo basaasiin ah oo madax isku sheega oo mental issue somalida adigoo nool bey ku iibsan marka ragbaa shaqaalo looga dhigey somalileyn ayaa waxa ey ku qaadataa dhabar jebinta somalinimo oo waa basaasiin oo gaalo ayey u badan yihiin oo ma aaminsana diinta madaxdooda

  • @DonotDivided
    @DonotDivided 7 місяців тому

    Somaliland is going through identity crisis.
    Why Somalian are divided and fighting for the last decades while they have the prerequisite necessaries for nationhood - Land, Language, Legends and Religion?
    Please do not fall for the agenda of divide and conquer. United we stand divided we will fall.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 9 місяців тому

    Markay seddex madax ku dhawaaqeen in nabad lagu wada noolaado Farmaajo wuxu Itoobiya u ballanqaaday afar (4) dakadood. Sagaal maynaan maqal. Midda kale Itoobiya iska daaye quwado waaweyn ayaa ku hawlan burburinta Soomaaliya.

  • @hanooshart7103
    @hanooshart7103 9 місяців тому +1

    Waxaan idinka aan garaneeni baa kadoodeyseen xataa aayadii ilaah beeneseen xaggee kareysaan almtara keyfa waxaa tihiin dad indha la aan

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 9 місяців тому +1

    Ma dhici kartaa hab aan dagaal ahayn oo Ethiopianku ku qabsan karaan Saylac.

    • @ahmedopone4080
      @ahmedopone4080 7 місяців тому

      In soo saxiixo baa dhici karto cidna ma is leheen balse waa dhacday.

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 7 місяців тому

      @@ahmedopone4080 maantaba way taagan tahay

  • @xaajicige3688
    @xaajicige3688 10 місяців тому

    sualihii dadku meeye waxani tv maaha

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 місяців тому

    XUSUSO DOWLADDA DJIBUTI, GOORTEY IMARAADKU CEYRISAY, MAXKAMAD UK AYA KALA SAARTAY, LAKIIN SOMALILAND OO MAAMUL GOBOLLED AH, WA KUMA SHARCIGA CAALAMIGA AY KU DACWON KARTO.

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 7 місяців тому

    Garyaqaanka a wuxuu yiri qaadka waa daruuri mise

  • @abdiabdullahi2594
    @abdiabdullahi2594 7 місяців тому

    Cudud aan itoobiya iskagacelino malihin kuye Abti gacaliye dagaalku waa moral itoobiyana Maradona aan cabeynaa hadey afaraheena soogalaan keep ur head up isaaminsii inaad wax iskacelinkartid.

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 7 місяців тому

    Guuled kkkj you must be kidding 😅

  • @ifraaxmaxamud5850
    @ifraaxmaxamud5850 7 місяців тому

    Eey🐕🐕🐕🐕eey dhalay

  • @MoIntertains-hk1ix
    @MoIntertains-hk1ix 6 місяців тому

    Afka qalaad mxaa ina dabadhigay? Sowdigan af somali ku sheegay! Haddana afka qalaad lagu yiraahdo baad leedahay😅😅😅 waar maad naga dhaaftaan afkan qalaad!!

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 7 місяців тому

    asc somalilaand ayaad tiri itobiya maqasbi karto markaan kuunimaano ama isjilci ama isgiiji waa ku qasbayna waayo asas sii waxay haysaa300oo askari laasacaanood gudihiisa ayadoo aasaasantay2023/ 6/ 9 itobiya miyaad iskutaagi kartaa??

  • @yaacquubmowliid
    @yaacquubmowliid 9 місяців тому

    Imika Ethiopia hada qorshe Jigjiga degaanka laga hoos saaro godayna caasimada laga dhigo ka dibna Saylac uu diirada saaro

  • @user-px3br9hb7y
    @user-px3br9hb7y 7 місяців тому

    Aqoon yahanadii sidaan hadeey u halayaan maxaad ka filanynaa shacabka waqooyi galbeeed and ee masaakiinta ah waa wax laga naxo oo kaliya

  • @Talent-inspiration
    @Talent-inspiration 7 місяців тому

    Garyaqaanku wa wax garad hadi umada taariikhdeda la baro waxna la wda wadago cid wlba wan iskala hadki karnaa Ethiopia wax walo wadankena ka dhex socdana way la socota talabo talaabo

  • @fahima6186
    @fahima6186 7 місяців тому

    Waxeey ilatahay Ahmed zaki muuse dadqal baa soo dirsaday ee dhalinyaroy kafiirsada warkiisa 😂

  • @user-qw5ho1sy2l
    @user-qw5ho1sy2l 7 місяців тому

    Intertional ..waters. .is..not. .a .not..a. Defined ..term ..intertional. Law .it. Is. An. Informal .. term ..which ...sometimes..refers..to..waters...beyond ..the term.

  • @farhiyayusuf8724
    @farhiyayusuf8724 7 місяців тому

    Caqli baa loobahan uahey

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo 7 місяців тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa fadlan akhriya waxan ka dhahay doodan fiican eed haysaan. 2.0. Waana aragtideyda iyo waxan ka dhegeystey warbaahinta dawladda UAE/DP World oo ku caan baxday laaluushka bixinta madaxda africa.
    3.0. Waxay ay siiyaan madaxda africa oo ay ku jiraan kuwa somaliland xaqul qallam gaadhaya 30.0 million dollars.
    4.0. Sababta ay u bixinayaan waxay tahay waxa ka badan faaiidada ay ka hellayaan waana dawladda UAE dacda dalalka africa iyo madaxda africa.
    5.0. Marnaba nasteex ma noqoneyso waxay UAE/DP World ay waddaan.

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 9 місяців тому

    Markii.jiga.jiga.ingiriisku.odayo.ayuu.ka.saxiixay.jahiliina.boorame.hoostiisa.markii.xadka.là.marinyey.od'abord.jahiilina.ayaa.mariyey.oon.somali.ah.markaa.somali.hà.ku.tusa alors.qadato.ethopia.waxba.ma.haysto.waxna.waligeed.ma.maal.gashto.markaa.somaaliyey.halis.hà.galininadhulkiinz.iyobadiina

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 10 місяців тому +1

    kuwaan aqoon yahanka sheeganayo Somaliland in ay aheyn dowlad la aqoonsan yahay oo aan ka tirsaneen UN . waryaada aqoonyahanow dadka runta u sheega Somaliland waa gobol ka tirsan Somaaliya.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 7 місяців тому

      Dad aan ku rabin la iskuma dhajiyo shaqo tag 😏😏

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 9 місяців тому

    Garyaqaanku si sax ah ayuu u sharaxay

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 9 місяців тому

    Cid qaadankadha ma hidho waa
    Sheeko baraley wadan ba wadan qaadanaya badiis

  • @SuldaanMaxamedfoodcade
    @SuldaanMaxamedfoodcade 6 місяців тому

    Tigreegu half milion milatery ah buu leeyay diyaarado iyo tikniko kumanaana buuhaystay saraakiishii sirta ciidanka hayay buu haystay kaydka hubka ethopia dhacay iyo gantaaladii ridada dheeraa ee ethopia dhulka ugu adag inlagalo buukadagaalamay uu daganaa adeer xoogbuu kuhelay wuxuurabay oo lagagawaabtay Somali oo iscunaysa oo ak isku horjoogta oo halxaboo diyaarad dagaal iyo hal markab haysan iyo gantaal ethopia gaadhaya habarbardhigin tigree oo xabashi ereteria iyo faderalka ethopian iyo emarat waxkaqaadiwaayeen cir iyo dhul sadex jiho ayagookuladagaalamay sidaankawarhayno

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 10 місяців тому

    Waxan ingirisida iyo somaliga isku jira ku hadlaya mesha ka sara murti iyo doodna garanmaye

  • @gaadhayegaadhaye777
    @gaadhayegaadhaye777 7 місяців тому

    This man Guled and other illiterate people should have been asked to talk about something that they have no knowledge of.

    • @waabayaab7238
      @waabayaab7238 7 місяців тому

      You are the one that’s illiterate and I doubt you would understand the statement you made even if you read it

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 місяців тому

    AWDAL STATE WEY TAGTAY, ISAAQ IYO GABOOYE AYA ISKU SOO HALAY, KUWAASO AAN NOQON KARIN XATTA MAAMUL GOBOLLED.

  • @2011BARO
    @2011BARO 9 місяців тому

    Kuwan saylac maxaa ka galay?

  • @abdirahmanmohamoudahmed7777
    @abdirahmanmohamoudahmed7777 9 місяців тому

    Guuleed dafac runta ayuu taabtay.

  • @afqalaad1
    @afqalaad1 7 місяців тому

    mn
    loo

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 9 місяців тому

    Garyaqaan halkaa ka joog. Jsl way ku saxan tahay saaxiib garyaqaan inay xidhiidh la samayso J.Taiwan, isla markaana waad ka baxday Qormadii laga hadlaayey adigoo cadhaysan, waanan ka xumahay aragtidaada jiran. Adeer way cadaysatay Itoobiya inay colaad ka abuurto Geeska Afrika. Qn Jct, waa bilaahi towfiiq 😮🤔😐

    • @ashamohamud5038
      @ashamohamud5038 9 місяців тому +1

      Maan sha Allah guuleed waa mahad san yahay sidauu ubaraarujiyay Dada soomaaliyeed inay dhaxalka jiilashood Damme ugu ilaalin lahaayeen jizakallhu khayran wadanka ha ilaalishadeen Soomaalidu
      Thank you so much for excellent explanation about Soomalian Sea

  • @user-ew8xu6zq9s
    @user-ew8xu6zq9s 9 місяців тому

    wabiga nile ayaynu wax ku leenay haddii badda cidwaliba wax ku leeday ...go back to you reference

  • @abdiali319
    @abdiali319 9 місяців тому

    Darfac doodda iyo Wadani taageerenimadiisa kala daa. You are politically inclined to Wadani. Aqoonyahanka kale ayaa si cilmi ah u naaqishayo mawduuca.

  • @user-ew8xu6zq9s
    @user-ew8xu6zq9s 9 місяців тому

    shuruucda boobka khayraadka badaheena loo samaystay ayuiu akhriyaya inanku yaa samaystay ismuu waydiin ..yaa sharci ka dhigaya .. miyuu iska aaminay ..waar waxaa dadka hala hor iman ...mardambe

  • @abdiali319
    @abdiali319 9 місяців тому

    Darfac you’re out of the topic.

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 9 місяців тому

    Haloo diyaar garoobo iskana saara amxaarada idin dhex joogto

  • @lailaalihaid8506
    @lailaalihaid8506 9 місяців тому

    Guuleed waad khaldan tahay Soomaalidu maaha 3 milyan waa 20 milyan markay tahay difaaca gumaysiga dhulkooda ku soo duula

    • @fdact3dfqwrcxqaxgji7
      @fdact3dfqwrcxqaxgji7 9 місяців тому

      Haye itoopia mad garanaysa waa imisa😂

    • @lailaalihaid8506
      @lailaalihaid8506 9 місяців тому

      @@fdact3dfqwrcxqaxgji7
      Sxb waa 90 milyan iyo ka badan , waana iska celin karnaa hadii Soomaalidu qaybsanaanta iska dayso ,
      1977 Soomaalidu iyagoo 8 milyana ayay itoobiya jabiyeen hadaan quwado shisheeye u hiilin lahayna maanta dhulka Soomaaliyeed oo dhami gacanteena ayuu ku jiri lahaa

    • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
      @QURAN-ONLINE-SCHOOL 8 місяців тому

      Wuxuu ka hadlayaa Somaliland ama wuqooyi