Qosolkii Aduunka: Wixii kala Qabsaday Wajji Iyo Reer London
Вставка
- Опубліковано 23 лис 2024
- Wajji & London Uk == DHAMAYS MEDIA PRO==
=== Our Channel: / dhamays ===
Subscribe: bit.ly/2SHt54u
Website: bit.ly/2SnLhBr
Facebook: bit.ly/3bAlVrt
Twitter: bit.ly/2OPlM9T
Instagram: bit.ly/31MG7SF
Caqli iyo wanaag ayaa illaahay siiyey cimrigiisa Alla haraajiyo
Maa sha allah aderkiis nolow intay nolali jirto amiin
Waji mashaa allaah illaahay ha ku xafido Macalinkaygi Dugsigi sare 21 Oktobar Muqdisho
21 oktoobar anigaa dhiganayay sanadkee ahayd
Waligay maan dhagaysan ninkan waa caqli miidhan maanshalaah 😭😭😭😭😭😭
Nabiga scw wuxuu yiri sadax qaf walba oo Muslim ah xaaraam ayeey ka thy.
1#Dhiiga muslim kle
2#maalkiisa
3#iyo nasabkiisa qolada uu ka dhashy
Xadiiska ha qaldan, yaanad noqon ku nabiga ku been abuurta ee ku naar gala. Xadiiska qodobkiisa 3aad maaha nasab ama qabiil. Ee waa cirdigiisa (sharaftiisa). Macnihii wax kasta oo sharafta qofka lagu xumaynayo sida magiciisa, shaqadiisa, darajidiisa, carruurtiisa, noloshiisa, diintiisa iwm. Lakiin xadiisyo kale ayaa jira oo mamnuucaya qabyaaladda, reer ku faanka, xaqiraadda iwm. Quraankuna waxa ku taal in u dhiwaansha Alle tahay cabsida Ilaahay uun.
Wallahi Allahi Nabi Mahamed scw xaqa kuso dira ku dhartaye isku mid baa nahay meelna aanan isku dorin Illahow qalbigena burcad isku mari xaqana nawafaji kuwi midoowa naga yeel Somali wa isku diir isku Af waana isku qomiyad xage kala jirna Naxli aya nahaleelay ❤❤ ❤ ❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin Aamiin
Waxaad ogaataa .
Qofka umada ugu laan dheereysan waa Kan allihii abuuray ugu cabsida bdn.
قال تعلي ان اكرمكم عندالله اتقكم--------.
Rasuulka scm kadib waxaa ugu laan dheereysan ama ugu karaama bdn dadka marka laga imaado cabsida alle.
Waa nabi yuusuf ayuu yiri.
Ileen asigu waa nabi aabihii sidkle awoowgii sidoo kle awoowgii lawaad sidkle.
Marka waxaas qalbiga haba galinina i.n wllaheeyga ku dadaala cabidaada alle iyo cabsidiisa.
Waxaa laandheer ah kii naar ka badbaadow jajo galo .
صل الله عليه وسلم ❤
صلى الله عليه وسلم
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم
Maxamed Xasan Cali Waji alla cimriga iyo caqligaba hakuu barakeeyo. waxaad tahay hanti qaran.
mashallah Allah hakuxafido abwaan Wajji. caafimaad kunooloow ebid inshallah. nin qaali baa tahay
Waa sax maxamadow reerna reerkama fiicnee qof qof ka fiican ayaa jira
Mansha Allah walal waji isku midbaynu nahay dhinac walba Allah haku xiftiyo wllo
Mohamed Ali Waji is an intellectual, scholar and respectful person. May Allah reward him with Jana. Amiin
Aad baan u qoslay anoo london jooga buugaa wow baahanahayy abwaan maadeeye wasiir iintaba weji wuu yahay illaahay haku xifdiyo
Wall sanad kasta miya la qabta?
Mohamed hassan ali (waji) ILAAHAY cimriga iyo caafimaadka haku siyaadiyo🤲, waligaaba sidaas ayaad nooga qosolsin jirtay, habenka marnaamijkaaga so galaayo radio hargeisa diyaar ayaa loo noqon jiray, qof qalbi fican ayaad tahay, wanu ku jecel nahay hadaanu nahay reer hargeisa 🥰🥰
Alle Cimriga Ha kuu Dheereeyo Aqoon yahan Mr. Weji Waa Aqoonyahay ka Tirada Yar Ee Somaliland ku Hadhay
wll kula mid baan ahay adna ila mid baa tahay Maxamed Cali Waji
M.a waa aftahan misna xaqiiqda jirta marka u shego lagu qoslaayo allow ku xafid
Mohammed xassan waji, waa macalinkeygii.
ALLE caafimaadka ha kuu barakeeyo, cimrigana ha kuu dheereeyo.
Viva Somaliland Viva reer dami !!
Whatever happened to Islamic ثقافه
Don’t forget to read اذكار الصباح والمساء
MaashaAllaah tabaarakalaah maxaad aadame xunoo liita ku falu. Illaahey agtiisa baad sharaf ka leefihiin. Oo illheey agtiisa waxa ugu sharafta badan kan illaahey ku xiran. Midna ogaada adeer dambiga laydinka galey waa taas gabdhaheenii ajaanib keensadey.
Allaa manooli 🤣maxan qoslay ilaahay ciriga iyo caafimadkaba ha kuu barakeeya abwankayga ader ilahay agtiisad cisi iyo sharafba ku leedahay🥰🥰
inaba caadi maaha abwaanku saynab
@@mustafehirsi592 oo
Masha Allah tabarakallaah Adero Mahamed Grand homme Salam sare .Q'Allah vous aidez.😘
Tollow buugan ma laga helaa USA Let me know thanks 😂😂😂😂
Wallaahay waa arin dhacda adeer waji waa kusalamay fariid qalbi fiican cafisbadan baatahay illaahay hakudhawro dadka taqwadaa kalasaaraysa jahliga allehareebo
Maxamed cali weji qof culus Alle haku xafido
Masha Allah ,Allah garrad ku kordhiyo, Aqooniyaan
Asc Waji walaal kula mid baan ahay Illaahay Ha Ina xafido Aamiin
Waxaas Iska dhaafa oo iska ilaawa dadka waxaa ugu laan dheereysan
Kan allr ugu cabsida bdn .
ان اكرمكم عندالله اتقكم
@@mahatmustaf4882 waa hubaal kan Illaahay uga cabsibadani inuu Illaahay agtiisa yahay marwalba
@@ahashi7828
Aad iyo aad
@@ahashi7828 Adaa ugu sareeya dadka
Masha allah Max, ed Cali Waji waa Saxafi weyn radio and video presenter sido kale waa Abwaan iyo Macalin labadaba Waa Nin hargeysa iyo guud ahaan Gobolada Somaliland Magac iyo maamus ku leh aadna loo qadariyo Aragtidisa iyo ra, ayigisana cidi Cabudhin reer Somaliland waa Gob weye walee
ASC,Maashaa ALLAAH, Odayga MUXAMMAD ahi waa ABWAAN,QORRAA,iyo MADDADDAALLIYE heer sarre ah,Qaallinna ah,Oo isagga oo kalle walli aannan soommaallidda ku arkin,
ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye baa mahad leh u fudduddeeyay in uu hibbaddiisa gaarka ah,Dhifkanna ah innooggu xafiddo buuggaag,isaggunna daddaalkiisa wuu ku mahadsanyahay,
ALLAAH subxaannahuu wa tacaallaaye ha dhawro,AAMMIIN AAMMIIN.🤲❗
Wa BILLAAHI tawfiiq.
Walaal kula midbaan ahay walaahi your my dear brother en sister i love you my brothers allah yaxfidag
❤ ma lagu qabaa
Weekend waxan ka cararaay phone soomaalinad ka soo hadalayay shaxadaka dhaliyarada
Maasha alle weji aad iyo aad ayaan kuugu faaraxsanahay waa Ciro.
ustad waji waxa tahay walalken srry waxi Horay u dhacay caafimad ban ku Rajen
He is very funny 😁😁masha allah allow ku xafid
Masha Allah waa Aqonyahan
M waji guuleeso
Walaahi wuu kaqosliyey arinkaa Wasiirka iyo dhagoolayaasha
You are our brothers, you deserve it.
Indeed 👏🏼💯
You're our brothers waxaad tihiin walalhayaga walale
Gobanimadu haday qof ahaan lahayd waa isaga ✍🏾
Waji waa abwaan macalin waallid halgamaa
Ascw, istaadkaan ugu jeclaa si aad ah Ayaan kuu salaamay
Legend xigmad iyo aqli iyo haybaad alle siyay nolow 🙏🙏🙏🙏
somalidu waa wada qabyaalad lkn reer Hargaysa anigu intaan ka arkay waa dad lagu dhex noolaankaro, (i'm Daarood btw)
Anbaa daarood ayn ahay izaaq waa aptiyashy dad nazab ah whll weyaan gop
We could tell your Darood from Cuqdada lol. Go back to where you came from
Asc waxay ahayd inaad noo so qortaan halka laga helo Buugaas uu qoray Aqoonyahay waji gaar ahaan inta London joogtaa si ay u iibsadaan fadlan so sheega addresska laga helo.
Hhhh waji legend weeye walahi alle cimriga hakuu barakeeyo
Walahi waa soomaali jira maanshalaah
Masha Allah buugas melwalba hala gaarsiiyo somaliyey oo aan gadano ilahy qalbiyadena burcad ha isku mariyo umadu ilahy waa usimantahay jahilnimase nakala qolaysay 💯
Aad ayaan u jeclahay maxamed xasan ilaahow ku Daa ayaamo... alla maxaan dhagayastay barnaamkaagi.
Cimrigiisa iyo caafimaadkiisa ALLAHA barakeeyo
ALLAA YAACISEG. WAALILAMIDBAATAHAY.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹😭😭😭✌️✌️✌️❤️❤️❤️🙏🙏🙏
MashaAllah adher Allah hakuxafidho
Wad naga qoslise {ALLEH} c c iyo cibado suban ha ku siiyo
Waxaanisleeyahay Hadii Maxamed Ali Weji Somaliland Meelsare Loomagacaabilaha Inwaxweyni Isbedelilahaayen Wallaahay.😊
Waa loo magacaabay waa guddoomiyaha dhaqanka ee wasaaradda warfaafinta Somaliland
He is very funny
Very painful in one million events
Intelligent and hilarious what a great comedian
Ilaahow habka saami qeybsiga noogu qaybi kulahaa😂😂😂😂🤣 waji waa legend allaha unaxaristo aakhiro iyo aduunba❤️
We have great respect for you, can you come to Norway Oslo too🙏❤️
We would also like to buy your book in Oslo☺️
Mohamed Ali Waji
Walaal kula mid baan ahay. Waxba kuma dheeri Adna waxba imma dheerid.
Waad iga oohisay walaal
Waa wax laga xumaado, runtii.
Alla weji inta jeer ee u igaqosliyay
Tiro male
Hhhhhhhhhhhhhh
Masha Allah wlhi waan jeclahy abwaankeena Allah ha barakeeyo
You're our brothers.
Fadlan xageeboogaas Kahela USA Ayaan Joogaaye ???
Keydka somalida
Wlhi Abwaanka waa gobanimadi oo qof ah Allah haku xifdiyo adeer mcne
Come to Reer Oslo too🙏🙏👍
MAASHALLAH WALAALA BARACK ALLAH FEEK
Wallayaa waxaa tihin wallalhayag oo walib curadkena kun jeer raali noqda
Maxamed xasan cali xaaji is not easy ❤😮😊
😂😂😂. Walahay waa nin rageed adeer waji
Walle kan Weji Waashaydaanka Layskanaaro😂😂😂😂
Hadii aad aragto qof laan gaaba waa kan aan aqoonta iyo maskaxda wanaaKsan aan lahayn.
ALLAHA cimrigisiiisa ha dheereyoh.❤️💯✔️
Wow great story teller comedian
Mashallh waa nin caqli badan.
Nimanyahaw tasbixda iyo cibadada ayaa farxadleh
Masha Allaah,,
Kkkkkk, waa legend, walaahay
Noolow
Ree,londen,waji,ilka,usoo,dhameeya
Odaygu waa funny
Jamac's story is really hilarious 😂
Halkee laga helaa bookga
🤓😂😂😂😂😂 qosolkii adduunka wllhii 🙊🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂
You are my brother ,
masha ALLAH ❤❤❤❤❤
Mshaalah wlhi si niyada u qasley jir oo joog abwaan waji🤣🤣
Mohamed haji great fun,
Waa nin aqoon & waayaarag soomaaliyeed.
Guul & Gobanimo adiga ayay kula jirtaa
Wlhi anigu aad ayuu iiga qosliyaa legend
We're in one.
Odaygan waa legend
maansh allh maansh allh maansh allh wll maxamed❣❣❣👍👍👍💖💖💙💙💙❣❣💙💙👍👍❣❣💙💙👍❣
Taaberibaanu Eednay Kulahaa Weji 🤣🤣
Buugaa Weriyahii Weynaa Weji.
Aad haloo iibsado. Buuga meel fog gaarsiiya 👍
Ilahay cimrigisa ha dheereyo ❤
Waaa iga yaabisey waji xalka somalia adigà baaba haya
qofkii janda lagu arkin laangab eh
Mnsha allah 😂😂😂😂😂😂😂❤
Maasha allaah
Cajiib.
Reer woqooyi waa funny people.
ALLAAH hayo dadkayga ISU qalbi wanaaji.
Walahi habarti iyo haprkyga kulmy cawe
xageen ka helaa buuga❤
Asc walaalo maheli kara book inaan iiba sado ayan rabA xagen kadonta