Fataaliin baa tihiin ee ka soo hadla 3da gabdhood ee aad nairobi ku gawracdeen....mar qura iyagoo ka hadlaaya lama hayo...because ninka gabdhaha gawracay baa ogaadeen ah..
Adeer jaamac Mustafa ma ogaadeenbaa sayid axmed madoobane was ogaadeen waana kaaf iyo kala dheere ogaadeen kismaayo hadoo aadan ama hubka haqaateen hana maayaan waxa ushaqeeya itoobiya
Jaamac & Guuleed waad salaamantihiin Ethiopia & kuwa ushaqeeya wanaag hakasugin run buu sheegayaa Jaamac
Waan idin salaamey Guuleed iyo Jaamac
Ethiopia wayburburtay ma oga maamulka Soomaalidu
Wcm Galaad Waar waan yaabne ma nala yaabteen !!!!
Asc Jama en guleed
Jaamacoow waa hurada ee dhulkii Somaali Galbeed duulaan baa lagu yahay shirarkan hada socdana waa kuwii lagula wareegi lahaa. Sheekadaadu ma af wax cunay xishoow baa? Kkkk
Jaamac galadow wagiihore sifiican bad ugahad lijirtaye hada mamushaharbuu idiiqoray sidii hore kusoonoqda
❤I Keep going
Madaweyne Mustafe dadkiisu dhabaato kala cararayaa
Itoobiyaan ayaa wareysi sii daayey.
Madaxwayne mustafe intuu joogay wax badan buu deegaanka u qabtay wuuna ku aanayahay sifiican buu na u hadlay madaxwaynuhu
Shaku kumajiro in adiga iyo asagaba fikir oromo uun cabsantihiin
Ascw jamcaa maa waxau noqdayi suufii
Fataaliin baa tihiin ee ka soo hadla 3da gabdhood ee aad nairobi ku gawracdeen....mar qura iyagoo ka hadlaaya lama hayo...because ninka gabdhaha gawracay baa ogaadeen ah..
Waa runtiisa inoo la hallo ma habboonaynba
Adeer jaamac Mustafa ma ogaadeenbaa sayid axmed madoobane was ogaadeen waana kaaf iyo kala dheere ogaadeen kismaayo hadoo aadan ama hubka haqaateen hana maayaan waxa ushaqeeya itoobiya
Dhinaca dhulkaa oromaadu qadatay inta baddaan kamaa hadlo mdwynahu
Wsm ka qaadny zhp jaamac
Sxb aliflooy
Wan idin salamaya rag culus 4:00
mustafe gobolka siti ceeb kuma laha isagaa ku dagaalamay adeer ciise ayaana kahadlin oo daawlada kujira lana socday itoobiyaanka adeer
aduunyo jaamac baa leh dadku aqoon malaha
Jaamac waa aqoonyahan sidaan maqlay
Ninku mar haduu jaamacad ka baxay kolay waa aqoonyahan
War ninki Jamac ahaa wa maxey kuahu
16 2
Tusbic weeny ma suufi miya
Odaygu waa ciyaal yow yow ⁉️😂😂😂😂😂😂😂
qaabilbinadu yey ku qaadin ee adigu wariye ka ahow dadkii deeganka ayaa ku daawanaye
Waa qabiilaystayaal qurun ah bal mar qura maxay uga hadli waayeen kiiska ka socda nairobi ee ninka ogaadeen ku dilay 3da gabdhood
Bahda dhab ka hadal horta sln asc wr wbr sln kdb arinta dhulka canfarta si fiican ayaad uga hadasheen lkn xogo muhiim ah ayaa idinka qarsoon marka anaga meesha joognee xogta maydin siinaa
Ok😂😂
We
Guledow ninka caytamaya maxad kadhageysan mad qabatid ninku waa nin cilane guuuuuuu deganka somalida ithooo
🤑🤑🤑🤑🤑
Sxb aliflooy
Jaamacoow tusbaxa ama kuusha maxaad u xidhatey?
Ma fooxlayaashhaad ka mid tahay?
Waryaa jaamac suufi maad noqoty tusbax weynidaa
Tusbaxa 😂😂