Siyada waa yaqaane! ee shaqadiisa ah in kala fur furo ethiopia! sheeko dheer socoto ka bilaabato melez dilidiisi marki somalia loo diray ... soo xasuuqay dadkii shacabka ah .. suaashu waxay tahay somali galbeed diyaar ma u tahay ineey ayaaheda ka tashato
Abiy waa nin caqliga canjeero kagaga jirto oo malnba meel isku qaada lkn waxba keeni karin Ee somali ha isku tashato insha Allah oo wadankeeda inay dufacato markasta diyar ha u ahaato Somalia GUUUUL GUUUL IA
Madaxweyne xasan sheekh ha loo sheego waa hanjabaad. Wadan aan ciidan lahayn waa laga adagyahay War hadalkan ku adkeey oo sheego dhulka ay naga haytan ogaadeniya
@@abdullahahmed6090 aduu qabyalad ka hadalsiine adaa ku weydiina xagee lagu arkey dowlad ku hanjabtey waliba shirlagu laha dalkooda aad tagtey qolki hotel ka dagana lagu xirtey ilaa uu ka soo baxi wayey uu uyertey madaxweynahi jabuti intaas xun kugu sameyay Wali safaradodu iyo diyaradodaa iyo qaadkooda uga shaqeynayaan dalka awey Dagaalki uu kula jiro etobiya film ayuu inoo dhigaya ama wa fuley
Xasan sheikh talow sidaan ma ugu shaqeeyaa dalkiisa sida aby oo warkiisa cad yahay mise waa uu khiyaamayo dalkiisa iyo shacabkiisa bal waxaa yiri way rumoowi riyadii boqolaal sano oo aan heli doono.
Bada Cas Jamhuuriyada Somalilaand ayaa leh oo ka talisa ! Adoo dhulkaagii Washaysi iyo Amxaar kugu adoonsado, maxaad ka qaadi Somalilaand, Bada Cas iyo Ethiopia ka qaadaysaa ????! Halkaas uun baad fuqa waraabaha soo kala haysaa !!!
EE XASAN WAA KA RAALI CIIDANKA ITOBIA EE JOOGA KOONFUR GALBEED IYO MUQDISHO. LAFTAGAREENE WAABA LAJOOGEE GOORMUU XASAN KALA HADLAY IN AY CIIDANKAAS SAARAAN ?
Badda cas ee soomaaliya hadoowba afkiisa ka yiri waa okeeye ee bax dhaha narka intaas ayaaba ku filane nashaaf ku dhaha hadoowba qiray inaan waxba noogu darreeyn
intuu wiil somali noolyahay lagama yaabo ee riyo ayuu ku jiraah Somalia 🇸🇴 guul gobonimo inshallah 🇸🇴
Abii baqti dantaa u run sheegtey mooyee mar horuu soo qamaami lahaa soomaaliya ha is raacdo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
War heedhe Oromaka waa riyonayaa 💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@abduwelidimbile4183 Oramo maaha ee waa Garac Axmaar.
Marnaba heshiis in lalagalaa badeena wa inoo dacifnimo allow Somaali mideey cadowga aan ka ceshanee dalkayaga
Kan Waa waashay wallaahi war waxan soo gal dheh somalia ha la is bartee
🇸🇴Cabsida ciidanka turkey iyo masar iyo muuse oo guuldarro qarka u saaran ayaa kakeenay inuu yiraahdo xoog waxba kuma rabno wallaahi Ethiopia inaysan Somalia oo dawlad xoog leh aan lahayn inaysan hal taako ka qaadan Karin tan kale waligood Ethiopia waligood waa jabin jiray
Guul Ayaan kuu rajenayaa walal
Intuu.wiil.soomaaliyeed.lagamayaabo.inlaga.guulaysto❤❤❤❤❤guul.iyo.gobonimo
Ninkani wuu xanuunsan yahay, qof caadimaaha siyaasadna ma yaqaano wakhtigiisii waa gebo gebo
Siyada waa yaqaane! ee shaqadiisa ah in kala fur furo ethiopia! sheeko dheer socoto ka bilaabato melez dilidiisi marki somalia loo diray ... soo xasuuqay dadkii shacabka ah .. suaashu waxay tahay somali galbeed diyaar ma u tahay ineey ayaaheda ka tashato
Somaliland and Somalia same they are Somali 🎉🎉🎉🎉together we are strong 💪🏼 Great nation of Somalia
@@suleimanabdi4437 gy7
Tabartaa u runsheegtay awalba umuuna seconds lkn wuxuu rabey dabka kaholcaya Ethiopia inuu isaga khafiifiyo lkn way ooga dartey wadana gacan kuma hayo cidluu taagan yahay ninkan waalan
Abiy waa nin caqliga canjeero kagaga jirto oo malnba meel isku qaada lkn waxba keeni karin
Ee somali ha isku tashato insha Allah oo wadankeeda inay dufacato markasta diyar ha u ahaato
Somalia GUUUUL GUUUL IA
Illahy bad uma qadaro in yar oo xitaa il biriqsi ah somalia ha israacdo insha Allah guuul 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Waa indho adagyahay ma dad baddoodbuu qaadankaraa
Abiye waa kornayl waalan
Soomaali dagaal ayeey diyaar utahay ee soo soco
Ilaahow quwadeenii noosoo celi Abiye mama haweysteene
Abiy warkiisu waa cadyahay balse Hassan Sheekh warkiisu ma cada !!
Soo soco dheh hadii xog wax lagu helaayo Oromka NIjaaska ah axmaqa, dhulka naga maqan ba u soo socona duliga qanjaha wen adigaba kuusoo socona
Madaxweyne xasan sheekh ha loo sheego waa hanjabaad.
Wadan aan ciidan lahayn waa laga adagyahay
War hadalkan ku adkeey oo sheego dhulka ay naga haytan ogaadeniya
Ethiopia iyo soomaaliya ilaahay baa deris ka dhigay inay Wanaag ku wada noolaadaan ayaa muhiim ah.
Abii wawashay bad an Allaba SII in ayu kukhafifay
kaalay kudheh adis ababa haka ooyine hadaan xiniinyo haayso xasan xabaalo qotaad il ka aragtaye maad hadasheen
Wa run hadusan xassan fuley uun ka arkeena sidaas Uma haweysteen badeena
Haddaad arki weysay geesinnimada iyo wadaniyadda madaxweyne HSM cuqdad iyo dadnimo xumo ayaa qalbiga ku madoobaysay. Madaxweyne HSM geesinimadiisa iyo mowqifkiisa wuxuu ku caddeeyay Addis Abeba,
@@abdullahahmed6090 aduu qabyalad ka hadalsiine adaa ku weydiina xagee lagu arkey dowlad ku hanjabtey waliba shirlagu laha dalkooda aad tagtey qolki hotel ka dagana lagu xirtey ilaa uu ka soo baxi wayey uu uyertey madaxweynahi jabuti intaas xun kugu sameyay Wali safaradodu iyo diyaradodaa iyo qaadkooda uga shaqeynayaan dalka awey Dagaalki uu kula jiro etobiya film ayuu inoo dhigaya ama wa fuley
@@abdullahahmed6090 iska dhaf wa orom somali iska dhigaye hasan wa Madaxweyne somaliyed haduu xun yahay iyo haduu fican yahay
Horay usoco wariye kii cuqdadaysan asageey utaalaaye
Soomaali.dad.lajabsankaromaaha badaadii waatahaysata eertariya haysatee doono badaw badaw maxoogbaawaxlagukalaqaataa waanisarkidoonaa waxaanadlahayn.jeclide
AF SOOMAALI BUU KUHADLAY!!
Abiya waa iska hadlayaa !!!!!
ITOBIA IN BADAN BAY DAMACOODA SHEEGEEN. DAWLADEENU WAX KAMA YIRAAHDAAN, MAWQAFNA KAMA QAATAAN.
Faano lee iska celi af baqti laheeydee abii baqtiyow
Xasan gurguurte iyo kooxdiisu ayaa magicii soomaaliya God madaw ku ridey waayo ma ahayn in oromo noo hanjabto
Madaxweyne Xasan isagaa ku dagaalamay badda soomaaliya oo buriyey heshiiskii muuse iyo Abii
Maxaad u arki weydey
Soomaaliya soomaali baaleh
Waa ku dhahanyahay badda
Ethiopia 🇪🇹 🧡 brother of Somaliland ❤ heshiski waa gorma from berbera 😅
Muuse baahane waydii anaga maha dadka uu adoonsanayo waa idnka from
@@sahradhoolchannel8657.. waa oram haduu u bato waa habar khaniis
ABY WAXAAD MOODAA INLGA DHAX HADLAAYOO AMA SINUU ISKU HALEYNAYA QURUUMO USACAB TUMAYA MALAHA WEY SOO AJAREEN
Abiy waa kalab edeb daran waana inuu ku baxo gacanta somaliya
Ilahay ayanad aqoon axmariga wan aqaana somaliya nomadhawa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Abiye mad iska riyood bada soomaaliyeed waxaa iska rag waana difaaceynaa rag iyo dumar
Somali inad tahay cidkugu qabsankarta maleh
ABI WALAALKA UU SHEEGAYO WAA XASAN SHEEKH😂 IYO KOONFURTA UU DEGEY. SOOMALI UUNBAA WAX OGEYN.
Asc.wariye sarre
Jaamac Galad.sxb.
Somali maxaa la gudboon!?
Waa muuqataa in Hogaada siyaasadeed
We Somali in eey wali ku baraarugin Amxaarku waxa uu damacsan yahay.
MAHADSANID ❤
Masar surwaalka yeeysan kaa siiban
Xasan sheikh talow sidaan ma ugu shaqeeyaa dalkiisa sida aby oo warkiisa cad yahay mise waa uu khiyaamayo dalkiisa iyo shacabkiisa bal waxaa yiri way rumoowi riyadii boqolaal sano oo aan heli doono.
Somalisomali Dhabi aatahay cidna uuguma fadhisid
Aawey citiraafkii?😂😂
Meesha garxajis ayaa lawareegayaan. Wadani waa Somali weyn
Somalia ayuu kuwaashay war Bad iyo Berri Somali leedahay indhamasaaraysid ee haku waalan alle kuwaalye maba fiyoobide
Abiy ahmed indhaha dhiig hadoo ka keena xataa bad somalia ma arkayaan oromada iyo xawashida
Ciidan itobiyana hadee Sanadkan dhamaado ee ka bixi wayaan wadan keena 12kun askari wax kasoo laabanaya ma jirto gabi Ahaanbo meedad kooda ayoo ku diimi doona
😂😂😂😂 Si Fican Aa Loola Soo Taliyy
Bada Cas Jamhuuriyada Somalilaand ayaa leh oo ka talisa ! Adoo dhulkaagii Washaysi iyo Amxaar kugu adoonsado, maxaad ka qaadi Somalilaand, Bada Cas iyo Ethiopia ka qaadaysaa ????!
Halkaas uun baad fuqa waraabaha soo kala haysaa !!!
Ciyaal yar yar ayaa kasoo eryaday gobolkii sool markaasad leedahay bad baan difaaci waxaa kale ee aad rabtiin inad dhulkeena keeentaan yuhuuda madaw mana dhici karto awow yaasheen ayaa diiday taas????
@IlyasCdosh-le3fk Dameer yahaw cawska loo daadshaa Bada Cas kun cadaabood, kun Balidhiig iyo kun Dhoqoshey ayaa kaa xiga ! Farmaajo markuu gacanta haystey Abiyey ee 7 da dekedood ee aanu lahayn u saxeexay Ethiopia may ahayn Yuhuud? Xassan Damiin markuu la baryayey Abiyey dekedaha Somaalia Italiana Ethiopia may ahayn Yuhuud?
Maraykan iyo Ingriis ayaa Wenleweyn oo dhan afka wax ugu gura, Maraykan iyo Ingriis miyaan Yuhuudi iska lahayn ? Yuhuud xaarkeeda ayaa ka qiimad badan Wenleweyn, Qadaadweyn iyo Carab oo dhan !!! Somalilaand iyo badaheeda anakaa leh. Ethiopia,Yuhuud, Maraykan, Ingriis
Yuuj iyo Ma'ajuuj ayaanu keenaynaa !
Maxaad ka qaadi kartaa ?
@IlyasCdosh-le3fk Waar Dhulbahante Qurji iyo Huwan Badhya Culus maxay Laas Caanood ku haystaan? Gaajo iyo silic ayaa looga baxay oo ay ku dhamaanayaan ! Naagahoodii ayaa maqaaxida khamriga isku shubaya oo jidhkoodii ka iibinaya haday cid helaan ! Waa dhul Somalilaand. Markay saacada gaadho Huwan Faqash waa lagu rogayaa, dhulkuna Somalilaand ayuu noqonayas !
@@januarySl2024 inaad riyoto inaad jifsato ayaa kahoraysa
adiga you nothing somaliland dhulbaahante kaliya ayaaba ku filaan odayaal ilka beelay miyad soo diraysan ileen ciidan malahdiine dhulbaahante oo beel ah ayaa hubka dhiigis kugu sameeyey.
Nin walan oo wareer san waye ninkan
ABIYE SAXIIB ILAAHAY BAD WAYDIISO ETHIOPIA CAGAHA SOO GALIN MAYSO
Abiy Waxaa Ka Miuqda Calamadahii Mar ka Rajim Ama Dictator Uu Jacayo Insha Allah Abiy Dulmigisa Allah Asaga Ha Ku Cesho Insha Allah
😂😂😂😂 cilaaj ayuu ubaahanyahay inta qof soomaali dhalada nool yahay madhici karto muusa biixina waanu eryaynaa insha allaah 12cisho kadib
Orad Airport gedo ka kici
MASAR ITOBIA LAMA DAGAALAMAYAAN. BIYAHA DARTOOD😂. MASAR SOOMAALIYA DANTEEDA KA RABTAA😂
Putin intu Ukraine weerarin 2maalin kahor muxu yiri Ukraine dulaan kuma nihin hadana wuu weeraray halka siyaasiga iyo ficilka isma lahan
Abi wa tuug mujrim ah Somali hakadig tonadaan
Are u Amharik 2??
Masar 24 saacadood ayay itoobiya ku qabsan kartaa xaqiiqdi
Masar lagama yaabo inay itoobiya dagaal ku qaaddo , laakiin waxaa suurtagal ah inay soomaaliya ka iibsato soomaaliya. Webiga biyihiisa igu wareeji anigana badda soomaaliyeed ayaan kugu wareejin .
Taariikhda dib uugu noqo dagaalladii ay galeen masar iyo xabashidu waxaa ku adkaatay xabashida. Masar lagama yaabo inay marnaba dagaal ku qaaddo xabashida.
Naya naya dad ma kala saarto oromyahow
SOMALILAND IYO ETHIOPIA WAX CADAWAD AHI KAMA DHEXEYSO BADANA ANAGA AYAA LEH OO AH SOMALILAND DHAWANAANA WAXANU KEENI DOONAA MARAYKAN MARKAA XAMAR LAGAMA MAAMUL SOMALILAND
Nacalad baa ku taal amxaaro iyo inta jawaasiista u ah.
Soo soco siraadeey xabad ayaa futada kaa galinaynaa.
Rageeni waa kuwaa sidii xoolihii badii saxiixaya maanta dhulkoodii iyo badahoodii muran gelinaya nina wuxuu leeyahay jiilkayga damaa helaaya
waxaasi waa riyo muusana waanu eryaynaa
WAR MAXAYNU LA JADLAYNAA ? XASAN BAABA KU DHAWAAQAY ITOBIA BAD UMA DIIDANIN EE ANAGA HANASOO MARAAN
Maku jiilka kadabeeya xooga yelanayan maxa somaliyab xooga udiiday huurale dheh ciil waxa igudili soomaaliyaa huruda guul iyo gobanimo somaliya
DALWEYNIHI FALASTIN AYA ILA MAANTA KHIYAANADAAS U BAABA,ASAN.
Ankuugu daro jaamacow talladega qabsadey ee sy sheegayaan inay awawyaasheen oomagacaasi sita ay ahaayeen way ogyihiin
Abi wu aqli hadlay anaga lakiin dhalacaday baynu nahay warkeena ilmaha xuta way cadaynayan xaqeena maxa dhacay madaxdi ba xumatay caruur iyo nin wayn dhalin yaro wa inaynu daafac galna afkeena ku dafacna dhulkena badeena
EE XASAN WAA KA RAALI CIIDANKA ITOBIA EE JOOGA KOONFUR GALBEED IYO MUQDISHO. LAFTAGAREENE WAABA LAJOOGEE GOORMUU XASAN KALA HADLAY IN AY CIIDANKAAS SAARAAN ?
WALAAL GAALADU ITOOBIA WAA IYAGA WAXA DAAFACA DIINTAY HASTAAN DARTEED. MASE QIRTAAN 😂.
Khiyaamooyin halisa ayaa loo soo dhisay oromka Xun ee abey ahmad. Waa in soomaali ka digtoonaataa. Koley xasan dhiiqo waa xaraash wixiisuye.
Oromka waa waashay
Ballayo Hoosta Lama soo Gashado Mar Haduu Lugaha Lagalo Car Ka Kiciya yur yur Bas Lagu yiri
Wad ku mahadsata
Waa been cad weyn ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Waa beenale Abiye Axmed
Waa. Beenta
Riyadaas waxaa watonYahuud iyo Maraykanka lkn Awaxba ugoma suurtoobayaan walee Ethiopia walaa Yahuud walaa reer galbeed oo DHAN hadaynogaayeen Somali Iska hurudo hada waanu Soo jeednaa
Indha adkaa
Ciidamadii yaraa ee Turkey lagusoo tababari jiray xassan sheikh aya joojiyay asagoo dhahaya Farmaajo kuxumee, manta wax ciidamo oo tabar kujira majiro kuwii Eritariya lagusoo barayna xassan sheikh aya kaladiray marka haa laiska barbarya Ethiopia la iskama celin karee
Iska amus yaa laku maqlin itoobiya waayo waa oromo ciidanka la kuu sheegaya waa oromo jahbadii axmaaro ayaa hubka kadhig ku samaayaan malinkasto tankale 1 qoomiyad itoobiya ayaa dagaal lama maan kuwaas waa tigrey 2 sano ka hor ayaa itoobiya iyo eratira isku tagtay marka Abiya ahmed waxuu heestaa Oromo kaliya la soco
Guul somali
Soomaliya duuli cado qaato aya ka buuxo oo dhiig an laheyn
Asc galad
Jama galad scw walaalo
Abiye remember 1977 Somali 🇸🇴 lion of Africa
Haha 1977 soomaaliya ayaa laga adkaaday, dhulkii lagu dagaalamay Oo Dhan Ethiopia ayaa qaadatay. Soomaalidu waxba ma kala oga.😅😅
Absiye wuu ruyoonayaa Tigree iyo Axmaaro wax haqabto.
war Abi Wu isku dhaxyace
walaahi.somaliyay.idinkaaisduleeyay.oocalankiini.iyo.magaciini.lacag.siistay.oocadowgiina.garanla
XASAN AYAX CEEB UGU FILAN IN DORAAD MASAR ITOBIA IYO SUCUUDIGA WADA HESHIIS GALEEN OO GARBAHA IS HAYSTEEN😂
Asc
Galanow aduunka waxa u caqli xun abii iyo netalyahu waa labada nin ee qarniga maanta ugu caqli xun
U fiirso waxay sameynayan
Xaaarwayne adiga iyo Isaaq isa soo raaca.
Awdal waaa lagugu wasi hadaad cag soo dhigto.
Waa dhulkii Reer Ifaat Sultanate iyo Adal Empire.
Reer Awdal waaa u diyaar difaaca xeebaha Lughaya..
😂😂😂 is daji cidiba uma soo socoto awdal ta aad sheegeyso
Badda cas ee soomaaliya hadoowba afkiisa ka yiri waa okeeye ee bax dhaha narka intaas ayaaba ku filane nashaaf ku dhaha hadoowba qiray inaan waxba noogu darreeyn
Marka sidaa uu u hadlayo waxa wanaagsanaalaheeyd in nimanka mmul goboleedyada aay katanaasulaan oo aay si loo helo midnimo soomaaliya arin maanta ma ahaaten soomaaliya wixii handadaad ah ee gaara waxa masuul ka ah mmulgobaleedyada oo aan ogoleeyn tanaasul midnimo leeysugu yimaado jamhuuriyadda demoqraadigaah ee soomaaliya lagana saaro federaalka ee soomaaliya dhibaatada iyo cage jugleeynta waa mid maamulada madaxooda aay inoogu dhacayaan xukun jaceeylkiisa hadii lagu waarayo ragii rag ahaa ee taariikhda wanaagsan kudayashada mudan sameeyay ayaa kursigoodii fadhin lahaa waa halyeeyadii qiimaha badnaa ee tol la,aani ku dhacday sadaam xuseenkii ciraaq iyo halyeeygii liibiya mucamar qadaafi oo dadweeynihii dalalkaas maalin walba shallaaya kursi hadii laceshan karo sidaasaa uu uyaalaa
GALAAN FROM JARXAAGIS GIRLS FROM LONDON WE LOVE U GALAAN🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍊🍊🍊🍊🍊🍊🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍏🍏🍓🍓🍓🍒🍒🍒🍒😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Ok
Soo seexis soosexis dhalay oo xaaraan ah oo bilaa diin ah waa in loo jawaabo af-biijo xayawaan aan dhaqan lahayn orromm uuska caba.
Soomaaliya..siyaasad.xumo.ayaa..ceel.dheer.ku.ridday..maantay..maalin.ka.xun.maaysan.soo.marrin...halloo..duceeyo....soomaaliya...in.ayaa..masar.keento..khallad...itoobiy.
Waa.ku.saxantah..in.isdifaacdo..waa.waajib
niol itoobiya weyba na heesataa runtii federalka ayagaa naga dhigay iyagaana wali nagu dhexjira hadaan la baraarugin kililka lixaad ayaan u soconaa
Viva masar
yahuda aya waligod ku hamin jir tay magaca itobiyo ayey is tic Malan
War ninkan waalan abiya waxuu kuwashay bada somalia