DEG DEG TPLF oo Go,aan lama filana ku dhawaaqay, & Heahiis Gatechwa Reda & Debretsion, Ola & Fano oo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 10

  • @ccasiisismaciil8406
    @ccasiisismaciil8406 Годину тому +3

    Ethiopia rajiimka markaas talada haya umbaa laga takhlusaaya ma,ahane doowlad Ahaan uma burbureyso inta an taariikhda ku,aragney iyo inta an goob joog uso ahayn saas ayaan ku,ogaa midda kale faano wax ay lajoogto malahan qoorsho siyaasaded ay hiigsanaayan malahan xitta iyagaaba kala daad san goobol ayey udhisan yihiin midnimo malahan hasse ahaate ciidanka Ethiopia wey curyaamiyen xisbiga barwaaqo ee maamulka axmaaradana goolihi degaanka ee degmooyinka.qaar iyo dhulka baadiyaha ah wey kaso ceeyriyen laakin lagama yaabo adis ababa in ay qabsadaan lagama yaabo
    Kuwo abiy Axmeed qatarta ku ah waa TPlf walhi bil kuma qaadaneyso adis ababa in.ay qabsadaan waayo Ethiopia oo dhan.lagu darey Ereteria ayaa laga adkaan waayey iyado hadda kuwi shalay isla.jirey oo maanta dhaxdooda dagaal dhaxmaraayo Tplf Ethiopiyada maanta tplf ayaa katakhlusi doonto

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 2 години тому +1

    Baxardaar hadii la Isku haystoh Amxaaro iyo Tigray weli waa laga adagyahay. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq

  • @Amiin-k9j
    @Amiin-k9j Годину тому

    Warka hakurumanine kalawad

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj 3 години тому +1

    ABEY 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎ABEY is a warlord he must resign immediately

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 3 години тому +2

    kan asigana ciyaalkii ogaadenka oo kale ayuu noqaday abiye axmeed ayaa dhuunta ugalay

  • @HalimoMuuse-c6n
    @HalimoMuuse-c6n 3 години тому

    Oromo aa muqdishu iigu imaanee miya dhegta aan dhiiga u daraa naftooda hadey rajo kaleeyihiin zonaha redka ah ee muqdishu ma imaan karaan waa ka mabnuuc oromo

    • @hasandiriyeabdifarah6379
      @hasandiriyeabdifarah6379 2 години тому

      Ma Amxaaro iyo Tigraygii miyaatahay sababta Samali Abow aaddhigta dhiga ugu darilaheeyd maxaytahay. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq

    • @HalimoMuuse-c6n
      @HalimoMuuse-c6n Годину тому

      Oromo waa tuugo tuugana cid dooneysa malahan tigree horey aan muqdisho ugu xasuuqay axmaarana waa dad maqribki seexda maxaan isku sheegeynaa