Caqli xumidaaa reer galbeed ma waxa ay ku yidhaahden tolkaaa ha u hiilin adiga unbaa kala garanwayay tolnimada iyo kursiga imigana waa xaq lagugu laha anagana waa la magi leyahay waanaanu soo galaynaa dagalka tolnimaaa Isaaq deeqda
Sit together and solve problems in peace you all have blood relation Each tribe should stop their bad ones. Tribalism war will destroy us. We can save the country by peace and unity May Allah keep our heart free from hate and enmity May Allah keep the devil away
Muuse Ciidankii qaranka ee uu masuulka ka ahaa moralkoodii isaaga jabiyey. Xaasha lilaah, Ciidanka ceeb ma laha mana uu jabin. Waa ciidan dhisan oo xoogan. Lakiin hogaan xumida muuse iyo janan iyo abaanduulaha ayaa ka mas'uul ah dhacdadaa foosha xumayd. In military settings, the commander in chief of military is responsible both defeat and victory. To summed it up. " Army of lions led by a sheep will lose against an army sheeps led by a lion" Hence, who is the sheep?. Obviously Muuse is the sheep whom we entrusted with our beloved capable and strong somaliland military.
HALKIINII HORE KU HAYA ..COD HELIMAYSAAN.WAA LAYDINKAGA BAXAYAA DOORASHADA EE DHULBAHANTE HAYSA SEEGINA .WAA MAXAY NUGAYLKANI..HAGAR AADAN WAA TAQAANAN
Isaaqu waa jilicsan dhulbahante deegaankiisa buu jooga cidna kama baqayo futo soo oroda hadana dib u cararta isaaq baa lagu yaqaana Kuwana awalba way dagaalamyeen sheeka khiyaali ah bay ku hadleen
Adeer awelbe ma maqneyn ee isaqow waxaa rabtaan sameeya calacalka raga uma roone xininyihiina fuula fulaygaa qaylo badane tankale dhulbahante is arki meysaan ee waxa is arkeysaaan beesha harti
Guul guul guul reer talky garxajis walaleen laynuguma ag cunaayo isaaq waa isaaq walaalnimo
Allah subxaanahuu Watacaalaa hakala qaboojiyo...aamiin
Ilahayow dagaal naga qabooji.
Gardaradu ma fiicna waa lagu jaba.
Waligiin meel kala tagimaysaan dhulbahantaha deegaanka leh caqligu ha shaqeeyo raga deegaanka dega dagaal wiil baa ku dhintee wiil kuma dhasho .
Waligiin kala tagi maysaan idinka wada deganaanaya.
Shalay ha looga soo baxo dhulkooda ayaanu lahayn maanta kolba wax soo weerara waa qalad.
Deegaankii waad haysataan.
Waa mahad san tihine abtiyaal Haina kala reebina
Waa rer shekh isaxaaq
Together we strong 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪Masha Allah tolkii jira ahaada.
Dadka waxaa sameeyay dhulbahntii wanaaga doonayay maaha...meel kalaa laga hoggaaminayaa ...Allah subxaanahuu Watacaalaa sharkooda haynaga badbaadiyo..aamiin
Cadawga cagta hostisa guuuul guuuul duriyada sheikha ❤
Waad mahadsantahay walalayaal
Alxamdu lilaah kol haday reer sheekh isaxaaq midoobeen
GARXAJIS IYO HABARJECLO WALIGOOD AYAY ISKU AG DHIMANJIREEN . LAKIIN IN DHAWAYD REER GALBEED AAN DAGAALNA WAX KA TARIN AYAA TASHUUSH KU FURAY REERAHA
Caqli xumidaaa reer galbeed ma waxa ay ku yidhaahden tolkaaa ha u hiilin adiga unbaa kala garanwayay tolnimada iyo kursiga imigana waa xaq lagugu laha anagana waa la magi leyahay waanaanu soo galaynaa dagalka tolnimaaa Isaaq deeqda
Illaahay ha kale qaboojiyo dagaal wil kuma dhashee wilba ku dhinta illaahay masalaxo ha dhex dhiigo aamiin aamiin yaa allaah 🙏🏼
Masha allaah marhore hadaad intaa odhankahaydeen qurjile muukibreen tafaraaruqeenuu arkay dadkaygoow iskuduubnin baa kaguhoremaraa guul isaaq intaas baa igufila tolkaygoow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gob gobi dhashay guul reer sh/isaxaaq guul garxajis guul somaliland Guul WADANI
guul guul insha allah gobonimo reer tolkay nimanka way kibren basriya faqashta
GARXAJIS WAA CUDUD BALADHAN WAYNU U BAHANAHAY WALAALADEEN HUWANBA WAY WADA SOCOTAAYE WAA MAHAD ALE HADII GARXAJIS SOO GALAY DAGAALKI👍👍
Hhhhhh horaa looga baahnaa
Quruxeey garxajis waa kuwii nala dhimanayay ee adigu galbeed xasiidaada kucun@@NimcoHassandhere
@@NimcoHassandhereHadaba waa loo baahanyahay xoog iyo xoolaba.
Ha israacdo Somaliland iyo isaaq❤❤❤
Somaliland ha midowdo ❤
War tolow Colka jooja habarjeclo iyo dhulbahante iyo Garxajis waa walaalo nin idinka imid yaanu ilahey hortagin isagoo dhiig Muslim gacanta kusida warhooy dhulka aan kusocotaan yaa bari saanqaaf idin noqondona
Mashallah mashallah guuul somaliland guuul guuul mashallah rerer sheik issaxaaq 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Oo ma meel baad ku kala maqnaydeen😂😂
Soo soco siraadeey.
Ssc khaatumo guulaysta .🇸🇴🇸🇴
MAANTA AYUU DAGAAL ISAAQ IYO DAROOD BILAABMAY WIXII HORE BEEN ❤❤
Yaad wax kaqaadi markaa?
Waa mahadsantin ilmaderayaal tolkayo garxajis
Isaaq waa Isaaq soomaliland waa soomaliland keep going
Hoyadaa isaaq was u from awal
Shaymay yan laga daremin😅😅😅
Daaroodbaa hooya cay ku caana shut up
Isaaq muxu iskugu dhereriyaan Dhulbahante.....maba aqoonsana Dhulbahante inuu udhigmo sacad muuse ...
Waxsi wax lagu hadlo mhne Amusa Dad yahw 😢😢😢😊
Sow dhulbahante weerar muu joojin wayin way saxanyihiin inay is garab tagaan waa guul
Maalin walba idinka ayaa dadka soo gaada oo nin xoolihiisa waraabsanaya dila waa idinka. Idinku dulmiga joojiya yaan ibliis dawyo idinka ridine. Odayaashan hadlayoow awalba waad kuwada jirteen dagaalka gardarada ah ee aad dhulbahante kuhaysaan.
Dee awalba wad kujirten dakalka😊
War Garaadada Dhulbahante arinkaa ha qaboojiyaan...maanta iyagaa laga rabaa inay arinkaa qaboojiyaa.....Allaah Subxaanahuu Watacaalaa ha waafajiyo
Dhulmahante maanta cidi baryi mayso.
Ader habarjeclo aya da aya lakari layahey
Sit together and solve problems in peace you all have blood relation
Each tribe should stop their bad ones. Tribalism war will destroy us. We can save the country by peace and unity
May Allah keep our heart free from hate and enmity
May Allah keep the devil away
Walahi waxad Moda inu yahay super power 😂😂
maansha allaah caawa ayaan seexanayaa
@@saleebaancali9690 libaxyaa inoo yimi soo dhawaada
Waa Wareey !!! Oo Waa goorma ayaa la barbartaagan yahey Habarjeclo Markii Dagaaalku Socdey xagee lagu maqnaa mise waa ku cod madqxweyne ku doonbaaa
Muuse iyo ciidankii qaranka xagay ku maqnayeen taas iswaydii wayku saxan yihiin hadana loo baahanyey
Waa taan ka yaabanahay waa cod doon ee habarjeclo doon maaha
Habarjeclo iyo Garxajis waligoodba cadow beelo kale oo kusoo duulo biyo uma kabadaan.
Waa xooga Isaaq.
Muuse Ciidankii qaranka ee uu masuulka ka ahaa moralkoodii isaaga jabiyey. Xaasha lilaah, Ciidanka ceeb ma laha mana uu jabin. Waa ciidan dhisan oo xoogan. Lakiin hogaan xumida muuse iyo janan iyo abaanduulaha ayaa ka mas'uul ah dhacdadaa foosha xumayd.
In military settings, the commander in chief of military is responsible both defeat and victory.
To summed it up.
" Army of lions led by a sheep will lose against an army sheeps led by a lion"
Hence, who is the sheep?. Obviously Muuse is the sheep whom we entrusted with our beloved capable and strong somaliland military.
Waaa coda doon
dadka doqonka ah ma waxaad moodaysaan Dhulbahante waa keligii, walaalo badan buu leeyahay
Intaad COD ka fikireysaan dadka islaayey nabad ugu baaqa
Kkkkk wa runta cod ba ka dhex hadlaya
2 sano oo dagaalku socdee xagey jireen
@@NimcoHassandheredee cod ba ka hadlinaya 😂😂
Guul reer sh isaxaaq
Maanta baad tahay garxajiskii aan walaalka ahayn in dhaweyd waanu yaabaneyn jaanbiirow raganimadaa baa lagaa doonayey walise far baa noo taagan oo hubsiimo halbaa la siistaa
Guul iyo gobonimo
Masha Allah gull 😂❤❤❤❤
Waaa sax
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 GUUL Cidanka Darawiish SSC Khatumo GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍 dalka dadka iyo dinta Insha Allah ❤👏🦁🐴👍🙏👍🇸🇴
H.YOONIS CUQDAD BAA KA BUUXDA. WAXAY NECEBYIHIIN ISAAQA KALE OO DHAN...
Ilaahay kacabsada maslaxa Kataliya waxhasiihurinina sheydaanka garabhaunoqanina
Munaafiqiin
WAXAASI MAAHA JACAYL EE WAA COD HA IDINSIIYEEN....
Doorashadaba did baan u dhigaynaa haddii kibirka ay joojin waayaan Huwantu. Fr G36
Ilmaaderoyaal Istuska iska daaya o Allaaah ka Baqa oo nafahiina u Tudha Qiyaamaa idinka dambeeya eMunaafaqadu waa Xaaraaan, Horaaa Sheekadaas Laydinka hayaaye
أللهم أصلح ذات بينهم
GARXAJISOW DAAROOD WUU IDIN MAQLAYAA. HARTINA WUU IDIIN JEEDAA..!!!
Dhulbahante wakhti buu hayastaa
WAXAANU TAAGEERAYNAA MUUSE BALAQOO.
Kuwa odayaasha ku leh waa hadal olole, waa kuwa SL kala qaybinaya ee cadowga gudaha ku sheegaya walaalahood!
Adeer Naga hj ah h.yoonis bana Dani noogu jirta oo aan isku deegaan nhy mxay Ku qabtan kuwa galbeed xasida Ku cuna
Kuwaa waanu fahansanay arkimayaan muuse biixigaa ka aamusan reerka weerarku ku so socdo ee ciidankii qarankana loo dirkari wayey
Waaa sidaa
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland ❤❤❤
Ok
Ma hadad wlalo noqateen habarjclo 😂😂😂😂yusray xishood
Garxajisow waad cadaysateene xejista hadaad if iyo aakhiro seegi waydaan, muuse marku buurti idunku celiyo anaguna sidiini ayanu idinka yeedhsinayna ( hagar aadan iyo khaalid ban hawd umari waayay) waydiiya yawle
Qarankii la odhan jiray Somalilnd meee Waxay Hj io GR
Doqon baa moodaya meel lagu kaftamay in lagu kala tegey
Waa doorasho beri bay dhamaan lkn wada dhalashadu weligeed dhamaan mayso
Guul somaliland
Yaaahuuya
GARXAJISKII SHALAY DHL BARYAYEY OO MAANTA SIDAA U HADLAYA. YAAB.!!!
Guuuuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland
Xlada nabadbaa halagu soo dabaalo
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
CADE GUDE SIDAA CODKAGA HELIMAYSID HABARJECLO
GARXAJIS HODHODHOO
Mamarka leydidoortaa mise imikaad gurmanaysaan waan sidaa uleeyahay hore waxaad utidhaadeen huwanta ayaa nalatl ah
H.YOONIS MAXAY COLAAD U QABAAN H.JECLO...!!!
MAANSHAA ALLAAHI. MARHADII ISAAQ OO DHAN AY KAWADA QAYLINAYAAN DHL.!!!
G.XAJIS SOWTII LA GUMEEYEY, GOORMAY SOO NOOLAADEEN???
Kuwii dhulbahante godkooda ayey biyo ugu galeeen
Haa waanyaabay show burco ayey joogaan waa gogal kaga kaca
HALKIINII HORE KU HAYA ..COD HELIMAYSAAN.WAA LAYDINKAGA BAXAYAA DOORASHADA EE DHULBAHANTE HAYSA SEEGINA .WAA MAXAY NUGAYLKANI..HAGAR AADAN WAA TAQAANAN
DHULBAHNTE HADAA MIYIRKU 100% UGU SOO DAGYAA HADII ISAAQ QORIGA QAATO DHULBAHNTE CIIDANKA QARNKA U NAXAAYEY OON FAR SAARIN
Isaaqu waa jilicsan dhulbahante deegaankiisa buu jooga cidna kama baqayo futo soo oroda hadana dib u cararta isaaq baa lagu yaqaana
Kuwana awalba way dagaalamyeen sheeka khiyaali ah bay ku hadleen
😂😂😂😂😂😂😂
Yaa cirro Nala dhisa aaa
Cajaaib shekhaw ader bala kaa dheer haw qayshinina
Waa fiidyow uun warkoodu iyo ma idhi uun
Waa sidaa
Shibirayhaw heesa
Wana heestii ololaha
Waxan usheegayaaa wali may gaadhin halkan gurmadka uga baahnaaa
Awalba isaaq oo dhan ayaa ku jiray dagaal 250 maxabiste waa reerkan hadlaya.
WAXAA HAGAYAA DAMEER FIQI HASSAN XABAALE QOTE DAROOD MASAR I QADAR CHINE INTABA CAGTA WAAYNU MARIN KARNAA
SNM SIYAAD BARRE CIIDANKIISII XOOG LAGAA MARKEYN CARAB OO DHAN BAAY BURBURSEY
Dhulbahante habar awal ayoo u ololeeynayaa😂
Hee hee hee haya maxad awal dib umadheen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xaliimo shiikh isxaaqna uyeedhoo isa soo adkeeya kabo suun dambe lehna soo xidha
Abtiyaashay garxajis ❤
Libaaxyo isku filan oo hadii ay isku baahdaan ay cudooda aan la waabin karin. Guul
Hadalka dhawr jeer oo horena waanu maqalnay garxajisow ficilna ma hayno
Israaciya ficilka iyo qawlka awoowayaal
Adeer awelbe ma maqneyn ee isaqow waxaa rabtaan sameeya calacalka raga uma roone xininyihiina fuula fulaygaa qaylo badane tankale dhulbahante is arki meysaan ee waxa is arkeysaaan beesha harti
Kkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
D5 inbadan ayay sugayeen garxajis inuu cadaysto beenta u qarsoon oo banaanka u soo baxaan oo soogalaan dagaalka OKI argagixisada somalidiidka habro bahaley hamoogaanina inuusan dhulbahante ahayn leke dhulka keligiis ka soo foodhacay oo ka dhashay D5 OKI iidoorku haduu u midoobay dhulbahante waxa diyaara daarood midoobay ogow dhiiga daarood biyo maahee OKI
Umadan odayaashoodii kuwaa yihiin kawarama
Ciidankii Somaliland aaway? 😂😂😂😂😂😂
ilma dawaro waa xilima ma doorashadaa
HADAL YAY NOQON WAA IN AYNU CIIDAN DIRNA SI DHOKHSO AH DHUL BAHANTE ILAA QAC KA YEEDHO MA MIIRSADAAN
WAA MAXAY NINKAN HABAARTAMAYA...
Ilmaderayaal niman horra yidhi waanu idin garab taganahay ciidan banu sowadnaa ayaa nimankii darood oo dawanayayna isaso uruursaden 😢kuwii fatabakhda wadayna bariis bay nokenen 😢darodna wuu isukaya soracay markaa hanagu fogaynina mesha ee waad mahadsantihin😢
Maashaallaahu adeer thanks maxa markii hore ino diiday
Horayba wad ugu jiteen afka uunbaydan kag jirine wax idiin hadhsanaa ma jirin wax aad soo kurdhinaysan ba jirin.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Isaka hadale haday garadaro dabe dhacado waar khiyaamada jooji imka ka jawaab
Hiiil cod raadis aha😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ist!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Maanta maaha naftu haday kalxamaha soo gaadho toobada lama aqbalocodna sidaa nagaga heli maysaan maalin hore ayaa warkaa laykinka rabey namana khuseeyo raali naga ahaada waxaad shalay qorilugua geyseena waa la gubayaa raali ahaada waxaad tihiin waanu baranay habar jeclana nacasyo maaha
Awalba idoor oo midaysan baa la soo qabqabtay oo lafta naga u qaylo tagay ..
Jamaahiirta ssc waa diyaar idoor qotiyow
Dhulbahanta miyaa laga qaylinayaa
Muuse biixi baana gumeeyay ilaahay haayna dhaafshee
G.36 SOWTII LA GUMEEYEY, MIYEY NOOLYIHIIN? ISCADEEYA CIILKA ISKA DHAAFA...!!!!
Garxajisow doorasho ka quusta waayo dabin baad ku dhacdeen ina kaahin iyo muuse idiin qooleen dulmi baadna ugu hiilinaysaan HJ waayo iyagaa duullaanka soo qaaday waadna jabaysaan,mise lacagtii muusaa idin soo gaadhay