Sheekadan waxay haystaa boqolal ka mid dhalinyarad somalida e ku kala nool dunida daafaheda Hadii aad la kulanto qof la nool ama la tacaalaya xaladan o kale garab sii
Riwayadn maanta ayaan wada dawaday social media ama talefan la qaato oo wax laga daawado waxay donto hanoqoto ama filim ama riwayad ama waxyaabo kalle lkn never ma arkin Wax noocaan iisaameeyo ama aan udareemo waxaan idin ka codsan laha Inaad qaybaha kalle noosoo dadajisaan sida ugu wanagsan thank you 🙏❤️😪
Woow Wllhy i loved these team😞💙💕I want to fast uploading the videos if they not quickly uploading the videos the supporters are hated and i ignoring that😭😭please quickly upload😭
Waa film aad uxiisa badan Waxaan rajaynayaa in Partiyo kale hadheen Fadlan nalasoo wadaaga Xog filmka kusaabsan sida inta part uu yahay iyo xiligaa soo gelinaysaan MAHADSANIDIIN.
Wlhi arinkaN waa dhab ma garan karo ilmada indhahyga iga qubanysa balse waaqica dhabta ihi waxa weeyan hargeisa dadka ku nool waa dad xun oo aad u kibir badaN sidaN bay ula dhaqmaan dadka aan mglda loo ool ama cid ku lhyn ma jecla in guryahoda cid an carurtoda ahyn kula nolato ma jecla dadka fmliyadooda waa dad xun reer hargeisa dadka ku nool in wanagsana way leyihin kolay lkin intaan arkay wey xunthy arinka filmkan lga smeyey mid lamida atyan uso taagnaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Walaal ha caayin laakiin, anigu aqaan reer Muqdisho ban ahay cidna lama naco xaggeenna dad xun wey jiraan laakiin waa inyar ayaguna school kama bixiyaan cun cab iska soo war wareeg waaye qofka taajirka ah mooyaane dadka caadiga ah wad la cuni uun ama qof kale bad u tagi oo hebel ban la joogaa ee wax waxbarashada iga bixi bad dhehee qofkaa kale baa kaa bixinaya. Ilaahay ha kuu saqiro walaale iska shaqayso cidna meel ha u fadhin
@@siradm wll aniga alx xfdaydana ah dhibna ma la kulmin lkin qisadan waan arkay dad aan azxapnhy o jmcda na kulmizey kana yimi gobolda ayaa ka hadlaYe ilhy dhibka hka saare 👏👏👏
Nagu Soo Biir (SUBSCRIBE ) Hoyga Filimada iyo Taxanaha (Somali Drama)
Markasta Waxaan Jecelnahay In Aan Ka jawaabno Dareenkiina iyo Baahidiina . Cida Aan Wax ku Noqonayno Waa Idinka . Haddad Naga mid Noqoto Waa Noo Horumar . Hadii Aad Na Dheerigaliso Waa Noo shidaal . Markasta waxaan U Taaganahay Inaan Wehel Idiin Noqono
Waad ku Mahadsantihiin Waqtigiina Aad noo Hurteen 🙏🙏🙏
qT5passagers aaràmatamq de qmqmmmmqqq ont thalasso de mqqq.m
qq7Wwwwwwwwwwwwwwwwwwq8
Hore u socda wllyal .
Wn idin wadana
Somali Drama team ❤
Idinla midbanu nay se wll nagaday waxad horeen oo halqadi 1 iyo ti 2 nogadhiga si aan fahano dadku ingilishi ma WADA yaqanane
Fadlan isoo duceeya in illahy awlaad khayr leh isiiyo jacayl aan samir ku helay baan guursaday 😍😍😍. Waan idin jecelahay soomaali weyn ❤️❤️
Ilaahay hakugu irsaqo owalad bariya oo adun iyo aqiro ku anfaca
Allaha ku gu arsaaqo awlaad baari ah
awlaad bdn oo bariyaala🥰
Allaha kugu irsaaqo owlaad baariya
Waa film cajiiba walahay waan ka naxaa qofaan hooyo iyo aabo midna lahayn anaga hadda waxa nala nool wiil hooyo iyo aabe toona lahayn abtigii soo eryey inanadayada ayay sxbyihiin ooguriga keenay hadda mudo 6 bilooda wuu nala nool yahay sidii gurigoodi ookale ayuu uhaystaa illahay ummada haw wada gargaaro
🥰mnsh allh mamo wacan ba idin dhashay illahy ha barakeye 👍ilaliya Wiilka manta ayuu u bahanyahy gacan qabashee wax la dhaqdo dadba uwacane
Waan rajaynayaa inaan gabdha fiican oo so dhawayso noqoto insha allah
Waligay labadan qof ee matalaya filimka
Wali ma arag dad u dhigma
Ha laga war hYo labadan qof🤴👸👏🥰
Sheekadan waxay haystaa boqolal ka mid dhalinyarad somalida e ku kala nool dunida daafaheda
Hadii aad la kulanto qof la nool ama la tacaalaya xaladan o kale garab sii
Xaqiiqdi Flim lamid ah
Ama Riwaayad Lamid ah
Forever Ma Arag
Qaab Jiliinkiinu waa mid Aad Soojiidasho Uleh Keep going Wlalayaal🥰🥰❤
M.a wlhi yasmin &yasir wn iska jecladeh lajirkoda ya ila mid ah#like 🥰👈👈👈
Masha allh hore usocda dhamman xupnaha somli drama iyo hawsha aad wadaan aad nawaan uga helay the best film👍🏼
Waa filim xanuun iyo macaanba leh 😭♥️
Abtiyow talo yar inagu darsadee usbicii hal mar soo sii daayo
Mncha allah casimadii hargeisa watan Washington noqtey 😉🙏😁😁🔑
Waa filin dareenkiisa iyo jilayaashuba aad usareeyaan keep going waiting next episode
Well done @somaliDrama.
qisadani waxay u eeg tahay qiso aniga igu dhacday.
fadlan qaybta saddexaad noogu soo dhakhsada.
🙏🙏🙏🙏
Riwayadn maanta ayaan wada dawaday social media ama talefan la qaato oo wax laga daawado waxay donto hanoqoto ama filim ama riwayad ama waxyaabo kalle lkn never ma arkin Wax noocaan iisaameeyo ama aan udareemo waxaan idin ka codsan laha Inaad qaybaha kalle noosoo dadajisaan sida ugu wanagsan thank you 🙏❤️😪
Inaan waxa idiin soo gudbinayno Anaka nasoo qanciyaan ayaa markasta ku dadaalna inchallah More upload saxiib
Woow is the best team.
Keep ongoing brothers
waa qisada kaliyee ihaysata wakhti xaadirkan 😭😭😭😭😭😭😭😭
😥😥😥
Sorry wallo😥😥
Aniguba kula mid Ayan Ahy waxa daremi kara qofkan walidintisa La nolayn oo kaliya
ALEH HAKA SAAARO WLLLY
Alle hakaa Saaro wll
Mamo ismahaan xaashi jiliinkeeda waan iska jecelahay...
Alleh haku barakeeyo mamo
Wlhi filimkan adoo wadada socda Ayan dawanayaa markan mesha gaadhey ayuu iga dhamadey best filim inbadan sugayey qiso dhaba go forward
Gawaadhiyadu yeysan kujiidhin faraxow🤣
Sidan usugayay daalay😍
Welcome back somaLi drama ❤️❤️🤗🤗
Yasir wan Ka helay ❣️❣️♥️♥️💋💋
Well come back legends Somali drama ❤❤we love you
Waaaw best vedeo.
Maasha Allah waa heer sare hore u socoda kooxada jiilaayasha👍
Somali Drama in the another level
Shaqo Wacan Team Somali drama hala daahina taxanaha
Masha laaah riwaayad muhiim ah❤❤❤
Wlhi top waye thnks team somali drama keep going ayan idin leeyahay
It makes me cried so 😔
Masha allah waansugeyney inbadan lkin nooga dhiga jimce kasta
Waan U Bogay ✌ Keep Going Somali Drama
Filmka facebook ayankasoo dawaday inta uhoraysa wanan raadiyay inbadan allxamdulillah
Guul iyo Gopanimo my team
Actoradeena Shugri Shacni Alle ha ku xiftiyo Walal ❤🌹
Guuuul inchAll👏
M.a
Dhamntiin
Madax iyo mijaba waad salaamantihiiin ❣❤🥰😘🤩
My fans taaageero buuxdaan idiin hayaa kuligiiin 🤩😘🥰❤❣☝️😍
Woow Wllhy i loved these team😞💙💕I want to fast uploading the videos if they not quickly uploading the videos the supporters are hated and i ignoring that😭😭please quickly upload😭
Inchallah Thank you Dheerigalintaadu waa shidaalkiina saxiib
Keep Going 💥🙏
Mahad sanidiin 🙏🙏🥰
Filimkan aad ban uga helay dhinac walba wuuka dhisan yahay camera manka 🥰 caadi mahan
M.a
Masha Allah wllhi waa waan ka hely ruwaydiina ee no soo badiyaa
Indhihii ayaa iguduutay saan u ilmaynaayay subxanalah aduunka sana way kadhici kartaa ilen
Mnshallah hore usoco
Top jiliinka
Camerada
Good script weeye
😭Marxaladaa waan ku jıraa lkn ma aqaan waxaan kaga gudbı doono 😭😭😭yaa Allah 🤲
Niyada adkayso walalo tani waa Addunyo dhibkana laguma Waarayo 🙁 😟
Allah badal khayr qaba haku siiyo walal
Qisadano kale waxyi ku dhacan Dadka noloshooda horumarka Ka gaadha marka Danbe👌
😢
Waa jilin wanaagsantihiin taagere Buxaan Idiin ahay
Keep going 😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤
😍😍😍😍😍😍😍Keep going 🌹
Filmka music nihan io kamal ban ka arka yaa yee somalidii sowtan tagty mahan hhhh
Dhibkan waxa dareemi kara qof aan ku so korin gurigooda😭😭😭😭😭😭😭😭
Away part three azxby naga so galsha please 🙏🏽🙏🏽🙏🏽😥😥
Maxed Hayes
Aad baan idin salamaya bahda,turjumida qadar ku magac dheer,waan idinka mahad calineyna turjumida sida sifatiran aad u soo tabinaysaan,waxan halken aad uga salamaya sxp kay abdi risaaq siciid,inta kalena waan idin salamaya dhamantiin,aad ayey ii taabatay waana wax jira
waad mahadsantihiin team somalia drama
Magaca inaga sax
WOOO
Woow mazha allah
Momadan manay hayn momdii barnk ku samaysay burwaaqo ee cagada la dhacday🤣 filimku lki darenkisu wata keep going
Idinkaa ugu shidan idinkaaa ugu jiliin fiiiCan balse wx masoo galisaaan sabbTaaz maxey tahay isheeg Bal ?? ❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Caqabadu waa waxaas quruxda badan ayaa waqti markasta u baahda
In aan idin Qancino ayaa Waqti noqonaysa waxa quruxda badan ayaa inbadan qaadanaysa saxiib
waa sare masha.allah
It's more interesting
Waa film aad uxiisa badan Waxaan rajaynayaa in Partiyo kale hadheen Fadlan nalasoo wadaaga Xog filmka kusaabsan sida inta part uu yahay iyo xiligaa soo gelinaysaan MAHADSANIDIIN.
fadlan part 3 wll inoo soo saara
Www m.a waa xiso aad ad dareen uleh io jilitiin inaba caadi eheen👍👍
Plz waad la raagteen prt 2ga eh hada kdip nogu soo DHAKHSADDA 👍
Thanks waan sugayey
7 months ago ayan dawanaya😍
Anaba kaa daran 1 year ayaan daawanayaa 😂😂
@@raadiy4314 😂😂
Waaww.riwayasa.caadi.maha.wakhi.waa.kahelay.ee.tixane.fcn.kadhiga,
Waa film dareenkiisa wata
Filim kan
Soo badiya somali Drama
Riwaayad aad u fiican Darren xabaarsan weeyaan lkn soo wadda madaalayaasha
Wlhi daacad u ilmeeyey
Part three la soo qadsada thanks
woow jilayaasha camera man Ka Director Ka Dhamaan Waxaan Leeyahay waxaa Mudan Tihiin kudayasho Horumar Wacan filimka Waxaan sugnaa waa Part 3
Mahadsanid Saxiib Dheerigalintaadu waa shidaalkayga markasta waan jecelnahay in aad nagu qanacdaan markasta
Film kaan ohin ayan ku dhameystey wa film qiro leeh 😭😭😭😭😭😭
Asc bahda somali darama runtii waa anigoo kale aanan lahay sxp nagu soo dhawaaya magaalada kolkol qaarkoodna cidlo ayaaban seexanaa waayo sxp malihi walaahi waan ooyay riwaayadani waa qiso dhaba waayo aniga aabahay iyo hooyadayba way noolyihiin laakiin miyi ayay joogaan runtii. Way itaabatay riwaayadani
Runtii w film laga sameyay waqican wxa inagu xeersan
Soo dadajiya part 3 plz
Wlhi arinkaN waa dhab ma garan karo ilmada indhahyga iga qubanysa balse waaqica dhabta ihi waxa weeyan hargeisa dadka ku nool waa dad xun oo aad u kibir badaN sidaN bay ula dhaqmaan dadka aan mglda loo ool ama cid ku lhyn ma jecla in guryahoda cid an carurtoda ahyn kula nolato ma jecla dadka fmliyadooda waa dad xun reer hargeisa dadka ku nool in wanagsana way leyihin kolay lkin intaan arkay wey xunthy arinka filmkan lga smeyey mid lamida atyan uso taagnaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wll dadka intiisa xun ayaad ka argtay dad wngsana wey ku noolyihiiin e iska samir koley weqtiga qofba meel ka saacide
Walaal ha caayin laakiin, anigu aqaan reer Muqdisho ban ahay cidna lama naco xaggeenna dad xun wey jiraan laakiin waa inyar ayaguna school kama bixiyaan cun cab iska soo war wareeg waaye qofka taajirka ah mooyaane dadka caadiga ah wad la cuni uun ama qof kale bad u tagi oo hebel ban la joogaa ee wax waxbarashada iga bixi bad dhehee qofkaa kale baa kaa bixinaya. Ilaahay ha kuu saqiro walaale iska shaqayso cidna meel ha u fadhin
@@siradm wll aniga alx xfdaydana ah dhibna ma la kulmin lkin qisadan waan arkay dad aan azxapnhy o jmcda na kulmizey kana yimi gobolda ayaa ka hadlaYe ilhy dhibka hka saare 👏👏👏
Wooooow aaad ayaan ula dhacnay runti waxaan sugi lanahaybaa qaybihiisi kle
Wwwww filinkan sida loo jilayo waa top dareen goniya ayuu xanbaRsanyahay plz laso dhaqsada qaybaha harey
Wxann sugnaba part 3
I love Yassir and Yasmin
Part 3 laso dhakhsada 👌
Macan somaha
Agah
Somali Drama pls part 3 noola so dhaqsada
Wan la ilmeyay😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😭😭😭😢😢😢
Plese part 3 noso sameya
Waan ka helay flmlkan
Guusha yasir ya ila sugaya
War nio gabadha atirishada qurux badana oo mcna waaban ka helay wlhi lambarkeda tolaw yaa igu caawiya 😴
Hooyo soomaaliyeed waxani kama suurtoobaan ka dayaa ceebta..
Ceeb maaha wall lkn waa xaqiiqo jirta weeyi
Please noosobadi ya
Muddo dheer ka dib part 2 baanu daawanaynaa
Waan la dhacay runtii lkn ilaa haatan ma hayno qaybtii 3aad sxbayaalow noola so dheereeya
Part 3 ayaaa sugayaa dabtii film cadiii eeeeh maaahan
welcome back lkn noosoo dadajiya asxaabey
Video ga no dhereya plz
Wan iden jeceladay wllihi waqtega aad balta qawatan baa sogalesan
Where’s part 3
Plz nosoo badiya👏
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Wll yal away part 4
Filimka qeybihiisiikale kale meedey?!!
Hid waaye jiliinka iyo cameraduba
Inbadan ayan sugayey🙄