NIYADA MIYAAN KA JABIYAY SUAALO.. ???

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • Nagu soo biir hadii anad hore nola joogin si aan u gadhno 100k inzha allah
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 786

  • @iissa7685
    @iissa7685 7 місяців тому +55

    Labadiina yaa quraan akhriska ku fiican
    Bal ku tartama quraan akhris hadaad awoodaan..thanks isku waara

  • @Inaineciyaaroge
    @Inaineciyaaroge 7 місяців тому +82

    Waxad tihin lamaane aan aad ujecelay wanan idin ducenaya farxad kuwada dhamesta nolosha lkn nacabka io isha wabadan te farxadina qarsada❤

  • @ayaanibraahim9933
    @ayaanibraahim9933 7 місяців тому +174

    Wlhi wan soomanahay been masheegayee habeen ban ku riyooday idinkoo wiil ku curtay wiilka aan eedada u ahay ilahay haydiin rumeeyo idinka wxaanan jeclan lahaa in aad hamze u bixisan ❤❤

  • @rahmamohamed8554
    @rahmamohamed8554 7 місяців тому +3

    Wiilkan wa boqor sidu respect usinayo xaaskiisa u dadkana uga tiiryo wan ladhacay wada jira idim alle ❤

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 7 місяців тому +38

    manshaAllah Barakobaaa ❤iskuwaraa Abidh😊 from Garissa🎉

  • @Amiiqurux123
    @Amiiqurux123 7 місяців тому +35

    Anoo sooman idin duceeyeyyy Alle haysku kiin xifdiyo Lamaanahyyy AwLaad Baariyana ha idin siiyoH 😢🤲💝My fav couple 💑

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 місяців тому +15

    : : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso❤

  • @NaimaYusuf-xw4xj
    @NaimaYusuf-xw4xj 7 місяців тому +38

    mashalllah lamaane isku faraxsan baatihiin.
    lakiin hal talo idin siinayaa noloshiina ka qarsada . weliba nolosha miidhiyaha taal ma gaarto. alleh ha idin barakeeyee.noloshiina qarsada si ay idinku qurux badnaato

  • @siteenismail4511
    @siteenismail4511 7 місяців тому +8

    Maa Shaa Allah Tabarak Allah, beautiful couple May Allah protect and bless you Amiin

  • @willoabdilahi9368
    @willoabdilahi9368 7 місяців тому +26

    Gabadhaaan waa dacad wiilkana aad bay u jecehshahay allh ha isu daaayo insha allh

  • @Innamadar
    @Innamadar 7 місяців тому +20

    Mashaa Allah isku waaraa❤❤ reer yar oo qurux badan ayaad tihiin, akhlaaqda iyo wanaga iyo asturnata ku wada jooga. Dadka bilaa akhlaaqda ah ee bila xoshoodka ah ee sosial media ku jira ka fogaada

  • @sagalgulde190
    @sagalgulde190 7 місяців тому +3

    Good sualo fiican ayaad is wayfiiseen .
    Waxaad kaloo samaysan is waydiiya idinkoo kaligiin ah oo indhahanana iska fiirinaya iskasoo horjeeda gacmahana is haysta markaas qalbiyadiina run ayey sheegayan 1. Indhaha iska fiiriya 2. Gacmaha afartaba isasaara is qabsada .waa arin lahibiyey oo cilmiyeysan
    Sanad walbana is waydiiya
    Isbadada aya yimadee ❤🎉

  • @saharamohamud7705
    @saharamohamud7705 7 місяців тому +78

    Wlh waniskukin jeclhy iskuwara waligin walshey iyo dum❤

  • @MaarioAxmes-fb8pn
    @MaarioAxmes-fb8pn 7 місяців тому +1

    Allh ha isukiin dayo Dumaashi iuo wallaallkyyy maxamed Dayax yare

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 місяці тому

    Masha Allah barakumu Allah jamiican. Allaha idin xifdiyo. You're a very talented and beautiful couple ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @HoodoMohamed-h9f
    @HoodoMohamed-h9f 7 місяців тому +17

    Maansha allaaah wallkay iyo dumashiday allow isku kiiin daa waa bil ramadaaane alle awlaad baarri ahna ha idinku arsaaqo,barnaamijyadan oo kalena noosobadiya 😊❤

  • @JiyaJiya-w4i
    @JiyaJiya-w4i 7 місяців тому +23

    Gbdhn ma aqano lkn wlhi waa gbr naxrs bdn sida ka muqata ilaali bowe🥰

  • @Abdikafi-Mohamed
    @Abdikafi-Mohamed 6 місяців тому +1

    Lamaanayaashu Waa in ay dayax iyo Hani wax ka bartaan xitaa Kuwii ka horeeyay Barnamijyadaan oo kale Dunida Waa sameeyaan lamaanuhu waxyaabo ay kala qarinaayeena Waa lagu ogadaa Dhabtii Horey ha iska dhihin may isu sheegaan Waa kaligoode!

  • @hudaosman4715
    @hudaosman4715 7 місяців тому +24

    Ilahow ha idinkala kaxaynin yarapi 😢😢😢

  • @hamdahassan5834
    @hamdahassan5834 7 місяців тому +16

    Masha allh dagnanta ixtiramka kalsonida allahuma barik alle ha isku kiin barakeyo❤

  • @HiboMaxamad-l5r
    @HiboMaxamad-l5r 7 місяців тому +3

    M.a hani iyo dayax laba ruux dacad ah m.a alow guurkiina barkee ubad qali ah allh hidinku deeqo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nadarey
    @Nadarey 7 місяців тому +8

    Hani she is so beautiful masha Allah ilaali gabadhan ❤vedioyada soo bardiya ramadanka ❤

  • @sulekam1806
    @sulekam1806 7 місяців тому +1

    Masha allah is ku waara ubad baari ah Kala hela farxad ku noolaada🎉

  • @NimcoYasiin-m2j
    @NimcoYasiin-m2j 2 місяці тому +1

    Mansh Allah dayax iyo marwadiisa isku waar ❤❤❤❤

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 6 місяців тому

    Maaashaaa alaaah ilaaaah ha isku kiiin xafido waaaka helay su aaalahiiina eedo isku waara🇸🇴

  • @wardamohamed2596
    @wardamohamed2596 7 місяців тому +28

    Wllkya ilhya waxn idank baya ilmo kharya qaba❤🎉

  • @SandaMahamed
    @SandaMahamed 6 місяців тому

    masha allah ilaaha has kuu kiin day wall xas kagaan ilaali 😊😊😊😊❤❤❤❤❤

  • @NasraFuad
    @NasraFuad 6 місяців тому

    Masha Allah wada walaaal

  • @xamdacayni2192
    @xamdacayni2192 7 місяців тому +6

    Masha allah wan ka helnay noosoo badiya Lamaane aaan isla jeclahay 🥰

  • @WardaXashi-n6q
    @WardaXashi-n6q 7 місяців тому +1

    Wlhi waxaatihiin lamanihi oguhoreeyay ee sual noloshootha kusaabsan ama wax oo midba midkakale diwaya ama ujeclanlaha inuiskabadalo isweeydiya intu qilaaf daxthootha sogalilaha wana arin wanaagsan oo logabahanyahay lamaanaha iney isweydiyaan ama midba midkakale waqti siiyo oo wixii xun ama wixii an habooneyn inu wargaliyo m.a😊waxaatihiin lamaane an aad iyo aad ujeclahay oo an kadigtawa role modelkeyga markii xiriir yimaado waxan ithinleeyahay dumashithey iyo walalkey dayax kuwii awid iskuwaara Allah haithinkadigo wllo qaali😊waxaa dardaaran igaah iniinan qof bilaadan ah inuuogolaniin inu daxthiina qilaaf kuawuuro waayo xasidka meeshu kasoogalayo war umahaysid wuxuu noqon kara qof ithinka aad ithinkudow ee is ilaaliya wllo qli wanithinsalamaya 👋❤❤

  • @Zhamso1
    @Zhamso1 6 місяців тому

    M.allah isla doonasho alle family qurux badan ❤

  • @abadansheikh
    @abadansheikh 6 місяців тому

    Masha allha. Lamano.qurx badan ❤

  • @haweeyomaxamuud1079
    @haweeyomaxamuud1079 7 місяців тому +1

    Allow isku barakeeh family kaan qurxda bdn ameen

  • @HindaBintuAbdirahman
    @HindaBintuAbdirahman 6 місяців тому

    My family ku dayasho mudan wllhi❤️💎
    Ilaahay idiinma kala geeyo awlaadna ha idiinku arsaaqo waa bil ramadaan alle ha iga aqbalo ducada
    Wallhi jaceylka idiinka I baray macaanka uu leeyahay iyo fahanka noloshu ubaahantahay 😢❤❤🤲🏻

  • @Nazlen-Moha
    @Nazlen-Moha 7 місяців тому +14

    indha jecel isma eeg karan maqli jirey😊❤😂😂ManshAllah

  • @NimcoYasiin-m2j
    @NimcoYasiin-m2j 2 місяці тому +2

    Haa noo soo wada wllo❤❤

  • @Muuseibraahin-rt6lx
    @Muuseibraahin-rt6lx 6 місяців тому +1

    Hani iyo dayax wllo soo badiya

  • @NasriinCismaan-m4m
    @NasriinCismaan-m4m 7 місяців тому

    Mansh allah alleh idiima kala Qado farxad warta inshll wllo❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @HafzaBarre
    @HafzaBarre 7 місяців тому +7

    Alle ha isku daayo Lkiin waxaa idinkula talinaa wlaalahayo Nolozhii qurux inaad qarisaan wayo il iyo ishaaroba wey jirtaa qoys cusubaa tihiin

  • @cabdiMacoo
    @cabdiMacoo 7 місяців тому +1

    Mashaallaah usku wara abid❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 7 місяців тому +7

    Mnsha allah family qurux daganan baa idinka muqdo ale ha isku kiin dhowro awlad bari ah bari ha idinku arsaqo guleysta baan idin leyahay wlliyaal❤❤

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 7 місяців тому +1

    Masha Allah isku waara abid ha kala tagina insha allah 👍❤️

  • @Caska139
    @Caska139 7 місяців тому +14

    Lamaanaha aan ugu jecelehay baraha bulshada farxad iigu noolaada abidkiin

  • @NimcoCilmi-r4q
    @NimcoCilmi-r4q 7 місяців тому

    Walahi farxadinu waa farxadeyda allaha isku kiin xafido family aad uqurux badan isku wara abid allow aqbal ducadeyda🤲🤲

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 7 місяців тому

    Congratulations 🎊 100K congratulations Abdirisaaq dayax❤❤❤

  • @umusihamsheikh
    @umusihamsheikh 7 місяців тому

    Masha allah

  • @RabicMacalin
    @RabicMacalin 7 місяців тому +1

    M a ALaaah alow isukin inbadan❤❤❤❤❤

  • @UbahhassenAhmed
    @UbahhassenAhmed Місяць тому

    Mash Alh mash Alh isku war ilxun Nima arakto🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @shadiafuad
    @shadiafuad 7 місяців тому +1

    Inanta Sanaag soo tus inder iyo sacada diin
    Iyo borama Waliba SANAAG gee inder ❤

  • @Hodanabdi-d2g
    @Hodanabdi-d2g 7 місяців тому +7

    Masha Allah tabaarak Allah❤️ilahy ha isu kiin barakeeyo badhaadhe iyo ubad Khayr qabana ilahy ha idin siiyo wll Kay iyo dumaashidayo qurux bdn❤️

  • @FartuunIsmail-i3u
    @FartuunIsmail-i3u 6 місяців тому

    Allow nin dayax cml unxriisbadan isii ❤❤❤nolada hani iyo dayax waidinjclhy😂❤❤❤❤

  • @HamdaAydurus
    @HamdaAydurus 7 місяців тому +7

    Waa isla join jecelahay inaderkay io dumashideyba inader inantasi waa inan Qalbi wanaagsan ee inoo ilaali hani ❤

  • @khadijamoussa8157
    @khadijamoussa8157 7 місяців тому +20

    Machallah coupe qurux badan allah haysku kin dayo

  • @adoontialle4681
    @adoontialle4681 7 місяців тому +3

    Manshaa ALLAAH isku wara dumashi farx sabow mar walba dumar ugusaree dayax inader noloshu isonma xumayso

  • @salmacawil3400
    @salmacawil3400 7 місяців тому

    Masha allah ❤❤

  • @Deeqayuusuf-rc6mg
    @Deeqayuusuf-rc6mg 7 місяців тому +5

    Inder
    Dumaashiday noo ilaali
    Isku waara
    Noqda kuwa is ilaashada❤

  • @AyanNuh-e3e
    @AyanNuh-e3e 3 місяці тому

    Manshalah isku waara abiid ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QueenAshi-j4m
    @QueenAshi-j4m 6 місяців тому

    Masalha best family hn wan jeclhay runti inkona❤❤

  • @SuhaybAbdirahman-vu2sv
    @SuhaybAbdirahman-vu2sv 7 місяців тому +1

    iLaHaAy HaA isKunKiiN DayoO iLaHayNaA HaA iDinZiyoO ciyaAL BaRaA kayXan 🤲🏽👸🏼🤴🏽😍

  • @CaydiidXasan-k5c
    @CaydiidXasan-k5c 6 місяців тому

    Wllhi nin baad heshay èe hayso illahay haysku daayo anagana gàar khayr qaba nogu duceeya

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 7 місяців тому +11

    M.a family qurux badan ilahey ha idin barakeeyo haniyey Rotinka ramadanka noso samey 👸 🤴🏻 ❤️

  • @Mamacaanka
    @Mamacaanka 7 місяців тому

    Jaceyl jaceyl daremonaa naga daaaya dee Mansha allaah isku waara

  • @QadarYare-t2p
    @QadarYare-t2p 7 місяців тому +5

    Ramadan Mubarak ❤

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 7 місяців тому +1

    Mansha Allah isku waara aamiin ❤❤❤🎉

  • @farahnasri236
    @farahnasri236 7 місяців тому +3

    Ilahay hayskukin dayo wan iskukin jeclahay wallahi noladaa❤❤

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 7 місяців тому +4

    Manshallah beautiful family isku waara oo u bad khayr leh kala dhala ❤❤❤❤❤

  • @LiibanCarab-e5k
    @LiibanCarab-e5k 7 місяців тому +3

    Go forward my couples❤

  • @xafsaabdimanaan2572
    @xafsaabdimanaan2572 7 місяців тому

    ❤DAYAXOOW habaryar wan idin salamaya adi iyo hani ilhy ha idin siiyo awlaad baariya i.a isku faraxsanaada weligiin i.a ❤ mida kle wiilow gabadha yarta yey ku cidloon magaalka intad shaqada jidho mahe sacad kle haka maqnan wa kaftan wn ogahy inad is ilaalinysan dhan kaste ❤🎉

  • @fartuuncabdi224
    @fartuuncabdi224 7 місяців тому

    Mansha allah isku wara ubad khayr qabana kala hela

  • @ZhaymaMaxamuod
    @ZhaymaMaxamuod 7 місяців тому +15

    Naso badiya❤

  • @Awo_khatter
    @Awo_khatter 7 місяців тому +4

    Masha allah hani waa gabdh aan iska jeclahy ma aqaano lkn qof naxariis bdn weyaan love you wllo noo ilaali dayaxoww😩❤️❤️❤️✨

  • @raxmamohammed9943
    @raxmamohammed9943 6 місяців тому

    Mnzhaa Allah ❤

  • @SophiaAbdullahi-p2i
    @SophiaAbdullahi-p2i 7 місяців тому +1

    Best family 😫❤️🤴🏽👸

  • @hanaxariir8981
    @hanaxariir8981 7 місяців тому

    Mansha allah ❤❤ilahay haydin barakeeyo ❤❤❤

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 7 місяців тому +1

    Mansha Allah guur ku waa isku tanasul iyo kala danbayn marka wada jira abid 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹

  • @mohaaamin9452
    @mohaaamin9452 7 місяців тому

    M,a farxad waarto indin rajeynaya lamanaheyga❤

  • @SharmaakeCabdishakuur
    @SharmaakeCabdishakuur 7 місяців тому

    Masha allah lamanahaygii noosoobadiya hppiipiyaa

  • @hafsoahmed2682
    @hafsoahmed2682 7 місяців тому

    Allaha isku kiin barakeyo

  • @khadijaahmed1559
    @khadijaahmed1559 7 місяців тому

    Mansha Allah tabarakalah
    Waxan gu farxaa jacelkina iyo darenka xadka dhafay oo aad isgu haysaan waxan idingu kordhinkaraa oo aad u bahantihin ducu un please isgu samra isgu dulqata noloshan macan ❤hesta

  • @aminojama7209
    @aminojama7209 7 місяців тому +3

    Lamanahan wan jeclahay waa dacad alaha isu dayo waliba hani dar ilahay ban ujeclahay alaha xafidolabadoda ❤

  • @marwomarwo-q1d
    @marwomarwo-q1d 7 місяців тому

    M.a wada jira intay nolol jirto 🥰🥰🥰🥰🥰💋💋❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @IfraaxBashiir-gp1dt
    @IfraaxBashiir-gp1dt 12 днів тому

    Illhy haysku kiindaayo wlhy wn idin jeclhy❤

  • @HindaBintuAbdirahman
    @HindaBintuAbdirahman 6 місяців тому

    Inta ka heshay ee doonaysa in lasoo badiyo isoo raaca❤❤❤😊

  • @hindaibrahim1409
    @hindaibrahim1409 7 місяців тому +1

    Mansha allah tabarakallah beautiful family

  • @asmahousseindijma
    @asmahousseindijma 7 місяців тому

    Masha allah so badiya

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 7 місяців тому +10

    Sidan aan hani arooskeda ugu farxay wax loo dhiigo majirto abayo allaha isku kiin barakeeyo awoowe iyo ayeeyo isku noqda insha llaah sidaa isku barateen ino so galiya

  • @HanaaSaid-m9e
    @HanaaSaid-m9e 6 місяців тому

    iskuwaara❤❤❤abid intaa aduunkajoogtiin❤❤

  • @quenafnan5719
    @quenafnan5719 7 місяців тому

    Dayah hani parki kuso saamey plz 🥰 dayah iyo hani waan idin salamay walhi waan idin tageera isku waara ubaad kala heela ilxun ilhey idin matuso 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ayaan3333
    @ayaan3333 6 місяців тому

    Mashalah ❤❤❤❤❤❤

  • @halimasugal1938
    @halimasugal1938 7 місяців тому +1

    Masha allah🥰 isku Wara abidkin Ilahay wax idinkala geyo idinma tuso💙🙏🙏

  • @nuuraibraahim953
    @nuuraibraahim953 5 місяців тому

    Masha allh❤❤❤❤❤❤❤

  • @MunoAbdiraxman-f7y
    @MunoAbdiraxman-f7y 7 місяців тому

    Haa soobadya adiyo duumuo having ❤😊

  • @LuuulXaasan
    @LuuulXaasan 7 місяців тому +1

    Mashallah isku wara owlad salixin Allah idin siyo ❤❤❤❤❤waxan rajeyna inadequate wadada jogtan wax badan

  • @ShamsoAliapdi-qs9to
    @ShamsoAliapdi-qs9to 7 місяців тому +1

    Masha Allh my favorite couples isku waara oo Upad qeyr qaba kale hela

  • @Iqrash.hassansiicowEglansh
    @Iqrash.hassansiicowEglansh 6 місяців тому

    Mnsha allh alh ha idin xafido

  • @PrincessNajah
    @PrincessNajah 7 місяців тому +7

    Iskuwaara isku barakooba my Couples❤️‍🩹🫶

  • @nimoidris2959
    @nimoidris2959 7 місяців тому

    Walaahi Hani Waa gabadh qalbi wanagsan markay tidhi aduunka dhan in ku hoos yimaado si aad u faraxdo 😢Waa qof qalbi wanagsan walaahi

  • @fatxisaid5519
    @fatxisaid5519 7 місяців тому

    Official baa noga dhigteen nolashii qarsoodiga 😂😂dhib maleh horey usocda my family

  • @Cabdicusmaan-f5d
    @Cabdicusmaan-f5d 7 місяців тому

    Noosobadiya wllo anigana markaan goorsado ayaa soodoobedoona

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman 7 місяців тому +5

    Masha Allah guuleyso dayax brothe 🥰🥰🙏🏽🙏🏽👍🏽👍🏽