Sxbyl haddii aad ruwaayadaha soo dhigtaan aa uga faa iidaynaysaan faransiis ee iidna ugu talo galin inay somaliwayn uga faa ii daysaan inaaanu daawano oo like iyo share dhahno maba mudna saw maahan Waayo annagu fahmi mayno haddaanu soomaali inteeda kalr nahay laga reebo reer japuti
Wallhi uku may dala kalin françis lkin anagu sida aya nogu macan tahay oo ku fahmii garna galmado aan badnayn weeyan waxa ku jiira ee somali ayay ku hadlayan hn 😢😂😂😂😮
Please walal dadka idin daawanaya france maaha ee waa soomali idinkuna soomali bad thiin ee french ga mafahmayno luuqadena af soomaliga ku hadla waa codsi
@@mohamedcasanyo2998 hno adiga ma dadka jilaya riwaydd ku jirtah ama tvga ayd leedahy waaxey meelkasta wa adign ku hya ma dyn kro de ord oo tv ku gar ah smyso hdynan fhmeyn ma qasb baa hdana codsiga ma adigey kuso jeedinyn yra xishod anugba rer jbouti wn nhy lkn wdnki mudo inogu dambysy hdii Somali lga wdo dhigna dhibto uma arko hda franch lga wda dhigna waxba u arko ee dadka daa waaxey subxnlah melo ksta wa adign ku hya ma dyn kro bala bala.
Ma reer Jabuuti uun baad ugu talo gasheen illayn Soomaalida kale haddii aan nahay faransiiska ma fahmaynee.
That's your problem !
Anigu jigjiga Ayan joogaa hadana si fcn BN u fahmayaa (français,)
@@ADEHMMO he ask a question so be respectful when you answer him or just shut your mouth he didn't ask you
Wan ku fanaa
Sxbyl haddii aad ruwaayadaha soo dhigtaan aa uga faa iidaynaysaan faransiis ee iidna ugu talo galin inay somaliwayn uga faa ii daysaan inaaanu daawano oo like iyo share dhahno maba mudna saw maahan
Waayo annagu fahmi mayno haddaanu soomaali inteeda kalr nahay laga reebo reer japuti
Wll qaali anagu wn fahmayna wayo somali intaa faransiiska kuhadalno aya kabadn swmad garan share io liketana ama sii ama kadaah somalida kle wy fahman inta somali kudhexjirta intaklena waa faransiiis iskabaro luqaada frenchka
@@mohamedcasanyo2998 qac qac daas baran karimayne walpa translate kusoo dara 😂😂😂
Like iyo share tu ma somaali baa
@@xidigahamidnimo6775 magaca iyo dulucda riwaayaddu waa kala labo sxb taas ogsoonow horta mgrty
Bouti TV is back 🇩🇯📌🍾
Machallah bien réalisé mes frères
Reer jabuuti hore usocda
From baligubadle somaliland
Inader wnku salmaya from casimadeni 💖
@@inacumar170 waan kaaqaaday sikal iyo laab ah wllo
Bila calek vs êtes une fierté pour tt les artistes DJIBOUTIEN
The fact that I understand little bit of there french makes more the difference. Thank you 😊 💓
you
58
22 44
6m9
FRee
Second ann ahay✌✌✌
I'm the first😁😁😁😁😁😁😁
This is what we need voila c est quand veux waxan o kale ba rabna
Wlhi Khadar iyo khadra waa funny 😂😂😂😂
Cheer djama msha allh wllhi wan u xiisy
BUUTI TV
The best Somali TV
Bouti Tv is legend
I'm first😂😂😂😂😂😂
Very funny comme d'habitude les fille sont hyper jolie 😂🥰🥰🥰
114
Repjjes
124
125
Too
Merci pour votre retour BTV
Wlhie wn inii xiisneY 🥰ee taxanyashii soo daYa
Habluhu walhi waa zazabaad uun wey degtey markii la dhahy suuqaan caawa ku geyn😉😒
lam second😁
23
59
Buuve
lam second
Subxana Laah war ilaahey ka capso gabarey xijaap qaado
Langouste thermidor ,c est le meilleur plat 🥰😋❤🇩🇯
🤣🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi waa funny
Qalaafo bay leedahay😮😮
Horta qoladii buuti tv maxaa ku dhacay sanad waxba lama soo galine
Reer jabuuti wan idin wataa walalaha balse af francisca naga daayo
Af faransiska madyn karayno wllo somalida intakuhadlno wxa kabdn faransiiskaa
Francega naga daaya haye🤣
Faransiisku macan weyan whll😭🇩🇯❤
Waaaaaat killed me 😂😂😂😂
Asc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Back il buuti tv
Good luck
Walal af France ma fahmayo
😂😂🤣
@@yacineriksen maxaad ku qosli sxb
@@ibraahm4519 IfYou dont know French why do you Watching bro?
Majaajiladoda unbaan ka hela nro
@@ibraahm4519 dont worry bro anagu somali io faransiis kuhadalnah
shomeer waa maxay✌
Waa biila shaqo
Part 4 maso socda😂😂
❤❤❤❤❤😅
Part 4, 5, 6 please 😂💔
❤
2 second
Hadhow iska dhimo kulha😂😂
Wllo ma france baad la rabteeen ✋videogaan anuu waxpa kama fhmo
Ana kufahansiin sorry bro anagu faransiiska wn kuhadalnah whll wn jecelnhy rali ahaada wxy kahadlysa laba asxb ah o cashotagay
Somali kuhadla fadlan reero mustacmar France
Casse toi ( shit up)🤫
IL nous faut bocoup plus des video
Wan ku haystaa reer jabuti afkoda
Sheeko Cadan iyo Sheeko Raja Sheeka Raajo Nodhamta
Caadi maaha soobadiyo ruwaayadaha hhhhhhhh
Reer jabouti 1milyan ma Gaadhaane ilmaaderayaal France inaga Daaya Waa Talo Idinkana Horumar kiina Ku Xidhan somali Oo dhan Ayaa daawan
waa riwaayadihii ugu horeeyay aanu samayno, talada waanu qaadanay wanan ka daynay af faransiis kuwii danbe oo dhan waad soo daawan kartaa
@@BUuTITelevision on n es obligé de parlé en français dhee keskon pourra faire pour ces gens isheg
Iaa✊
Kool
Reeer jabuuti wan iska taageea
So funny guys
😂😂😂😂😂🥰🥰🥰
Caadi maahan from noorweey
Haween sasabiyo been sir ba lagu noolyo rag na u silcinaya xilbxoga soleya
😂😂😂😂🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wey bilaabaty 🤣😂😂😂
Dee afkan afkewayey dee
Somali iyo Fransis isku jiira 😂
❤❤
Apti faransiiska meesha ka daya Ilaahay baa Soomaali idinka dhigee luuqadiina ku faanaa
🤣🤣🤣🤣🤣😅😅😅😅😅😅😅
Rahma Roos bn tageeeraa anuu ee aaway dee
nio wx ma idiin sheegaa ku dadaala sidii aad u raali galin lahydeen dadka idinku xidhan siday idiin fahmi karaan ama ugu macquulsan ileen somli maryoolay ayaynu wda nahee
Af somaliga nooga dhiga sxbayaal joojiya faransiiska .somalibaad tihiin dadka aad wax u sheegeeysaana Somali beey u badanyihiin
War waa wareeray
Ali omar mohamed Hassan
Dadkan Horta itopian Mia 🤔😂
Non maxa nagu cayday hn somali aa nahay 😢😢😂
War waxani maxy kuhadlayaa
Boqolkiiba shan ayaan ka fahmay hadalkooda
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😅😅😅😅😂😂😂
War French ga naga daaya wlliyal ree jabuti kali maa u duubten vedeo ga
Shomeer mxey tahay
Bila shaqo
France maad ugu talagasheen iney daawadaan
Anaa hafa dhahayay
Wallhi uku may dala kalin françis lkin anagu sida aya nogu macan tahay oo ku fahmii garna galmado aan badnayn weeyan waxa ku jiira ee somali ayay ku hadlayan hn 😢😂😂😂😮
Bjbv😊
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😮😅😅😅
😂😂😂😂
Uf ma,soomaalibaa tihiin mise france 🇫🇷 nacaala nidhalee soomaali iska dhiga
Rarxma xasan wata
Qolyahan wey isu mehersanyihiin sharicada islaanka hadii lonoqdo wu dhacey meherkaa
Meher diiniyan ah ma ahn ee wa kii gaalado kale mrka ma dhicin 😂
plz wax cusub soo sameya
Afka gumeystaha iska tirtira kii ku qurx bdntihin
War waxn maxd kaga so celisen chnlka ma wax kald waydeen
may ee xalqadihii hore ayanu idin xasuusinaynaa waayo kuwa kale oo cusub ayaa soo socda
Plz wani tageera lkn af France nagaadayaaa maba fahaame
Comme ça les filles sont manches les gars sont manches
War afsoomali ku hadla pls fransiiskaan ma fahmayn
But riwayadaha wan sugnaa😩
Waxa dawada somali ee faransiis ma dawanayo ee video somaliga soobadiya
🤣🤣🤣
😂😂
Longister mido maxaa laga wada
Argosato weyane
Simali ayaa idin dawanaysa fdln faransiiska kareeba
🤣🤣🤣🤣
Soomaali ku hadla yuukaa idinkeentaye
Daad ha caynin qasab maahe 😏
War bal soomaali ku hadla dee wxay faransiskan
Please walal dadka idin daawanaya france maaha ee waa soomali idinkuna soomali bad thiin ee french ga mafahmayno luuqadena af soomaliga ku hadla waa codsi
HAYE WLL, WANU KA DHIGAYNAA WANAN KA DAYNAYNAA AF FARANSIISKA INTAAN AWOODNO
Kkkk
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Buuti télévision 📺 🥰
sxb somaliga noga dhiga aad ban idin tagerna
ma jabuti basa ogu talo gashen franciska ma fahmayni
akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak akakakakak 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😂😂😫😂😂😂😂
Aad baan u jeclahay inaan idin daawado lkn wax yaaba qaar idin mafahmo afka qalaad naga daaya somali oo dhan baa idin daawatee
Afka madyn karyno whll wn jecelnhy af faransiiska dhee mxan sameynah😭
@@mohamedcasanyo2998 hno adiga ma dadka jilaya riwaydd ku jirtah ama tvga ayd leedahy waaxey meelkasta wa adign ku hya ma dyn kro de ord oo tv ku gar ah smyso hdynan fhmeyn ma qasb baa hdana codsiga ma adigey kuso jeedinyn yra xishod anugba rer jbouti wn nhy lkn wdnki mudo inogu dambysy hdii Somali lga wdo dhigna dhibto uma arko hda franch lga wda dhigna waxba u arko ee dadka daa waaxey subxnlah melo ksta wa adign ku hya ma dyn kro bala bala.