Qaddar | Part Five | Somali Drama |2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 253

  • @bisharciro6887
    @bisharciro6887 4 роки тому +51

    Thnks aadban ugu faraxsanahay in an ka mid noqdo asxabtina adinkana waxan idin leyahya si hufan ino tix galiya dahitaan wu jiraa lkn no problem am waiting for u until last minute

    • @bisharciro6887
      @bisharciro6887 4 роки тому +2

      Waxyabo badan o tusalayn ahban idinla wadagi laha private kiga hadan aqano adban idin taageera sheko walbana in la dhamaystiray Ku fcntahay thnks guys

  • @cabeyy49
    @cabeyy49 3 роки тому +6

    Filmkii ugu horeeyey oo ay gabari DIRECTOR ka tahay cajiib masha Allaha aad baan ola dhacay horay u socda

  • @cawoburco9310
    @cawoburco9310 3 роки тому +3

    Waaa filin cajiiba wlllhi
    Xooga laakin wiiilku inta dharka iska bedelaayo inaad ka reeebtaam ayey ahayd hore u socda

  • @mohamadabdalla229
    @mohamadabdalla229 4 роки тому +13

    Waa goobtii sh isaxaaq cadawgiinu hajabo walign noolaada guul Iyo gobnimo keep going 🙌🏾✊🏾💯

  • @quennancy705
    @quennancy705 3 роки тому +4

    Yasir waa nin xidhxidhan 😪
    Marna ma qoslin 😢

    • @queenyasmiin9002
      @queenyasmiin9002 3 роки тому +1

      Haaa waa sidi ujilayo murugto mxa yelay noloshaa ka dhigtay sidas

  • @samatarmohamed7768
    @samatarmohamed7768 4 роки тому +18

    Nolosha waa mid adkeysi iyo samir u baahan waana naxriis aan qof walpo laga helin 😢😢😢

  • @nimcofaaraxyuusuf1496
    @nimcofaaraxyuusuf1496 4 роки тому +16

    Gabdha jilysa waa gabdha ilhy qurux udhameye sfcn ha isku asturto marya waasaca ha qadato isha aad miga ilhy ha kaaduwo

  • @hoodagaras214
    @hoodagaras214 3 роки тому +10

    𝙔𝙖𝙨𝙢𝙞𝙣 𝙬𝙖𝙖 𝙜𝙖𝙗𝙖𝙙𝙝 𝙖𝙖𝙙 𝙪 𝙘𝙖𝙦𝙡𝙞 𝙗𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙖𝙡𝙖𝙝𝙖 𝙠𝙪 𝙭𝙛𝙙𝙤 𝙦𝙧𝙪𝙭𝙙𝙮𝙙𝙞 ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @bulshawiyare9506
    @bulshawiyare9506 3 роки тому +3

    Best Filim Ever Wan Ka Helay Wa Filim Si Fiican Looso Agasimay Wakhti Iyo Maskaxna Lagaliyay
    Part Six Wan Sugi Lanahay Ee Noolo So Dhakhsada Pls

  • @abdiazizmuhudin8659
    @abdiazizmuhudin8659 4 роки тому +20

    Hooyo alle ngama qaaado😢😢

    • @maankadeeqa8030
      @maankadeeqa8030 4 роки тому +1

      Amen Alle namakala qaado hooyadey mcn dhaman Hooyoyinkana Alle hainodayo

  • @bashkaasensio4176
    @bashkaasensio4176 2 роки тому +1

    Inta og inay yaasmiin qoraalka akhrinayso like iisaara🥰😁

  • @sharmarkey.5165
    @sharmarkey.5165 4 роки тому +26

    Filmkii qaybihii horeba wan ilownay in aan dib uso bilaabano mooye🥺

    • @sharmarkey.5165
      @sharmarkey.5165 4 роки тому

      @@macaaneeyahmed dee wllo wakhti aad u bdan baa u kala dhexeeya marka way imanyaa ilowshuhu 😂😂

    • @Redux100
      @Redux100 4 роки тому

      😂😂 Ha wlhi pro hhhhh

  • @oromamoha6067
    @oromamoha6067 3 роки тому +3

    Aad baan ugu faraxsanahay in aan daawado awoowe abuukar cadaawe thanks walaalayaal dhamaantiin

  • @ubaaxcabdicali9557
    @ubaaxcabdicali9557 3 роки тому +4

    Filmkan waan daawaday 1_5 waxa ugu mirugo badan qaybta 5aad hore usocda ❤❤❤

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 4 роки тому +7

    MahadsanidiiN balse hal codsi ciwaanka somali ka dhiga wllyal( part five) /👉Qaybta 5aad/shanaad! Inaad dhahdaan ayaa inoo wanaagsan waxaa wax ku soo tabinaysaan waa luqadeena hooyo marka iyada ciwaan uga dhiga. English subtitle hadaad awoodaan waa u samayn kartaan riwaayadihiina kale si cid walba u fahanto.

  • @quennancy705
    @quennancy705 3 роки тому +2

    Musasalkaani wuxu la hadalaaya nolaal dhab ah
    Wx jira dhalinyaro sidaa ku nool
    Rabi hadin gargaaro🤲🤲

  • @maxamadfuube9115
    @maxamadfuube9115 4 роки тому +18

    Msha,allah qaabka filim-kan loo agaasimey waa qaab wanagsan , waxaan nigu dhirigalinaya inaad horey usocotaan.

  • @abdulahidigale8609
    @abdulahidigale8609 4 роки тому +7

    Alla dardarnka hoyo CALOSHA 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 4 роки тому +14

    Kooxdani waxay u baahantahay maalgelin iyo wershad films soo saarta iney helaan runtii waa koox ha-abuur wanagsan la timi.

  • @susum9099
    @susum9099 4 роки тому +11

    Reer Drama soomaalida waad taqnaan badankooda bilaa dulqaad oo taas waxa ku cadaynyaa sidaa wadankeenu yahay calaamku dulqaad iyo kala danbayn buu halkaa ku gaadhay , taa waxaan uga dan leeyahay ayaan dadkan idiinku xidhani idiinka tegin idiinkoo raali ah markaad diyaarka noqtaan uun soo daaya Musalsalka 👍

    • @tayoqaran.1446
      @tayoqaran.1446 4 роки тому +1

      Hada UA-cam Waa Ku Jiraa Qaybta Shanaad Laakiin Saacadu Markay Soo Gaadho kowda Duhurnimo la Sii dayne ee iska Samra Waxaa Hadhay Waa 20-Daqiiaqo.

    • @lilzaakirgamer6695
      @lilzaakirgamer6695 4 роки тому

      😂ina adeer soomaali sidaad ucayayseen caydiiba weyna saamaysay fuck off😓😰

    • @susum9099
      @susum9099 4 роки тому

      @@tayoqaran.1446 Haye walaalo Waad mahadsantihiin 👍

  • @maameahmett177
    @maameahmett177 4 роки тому +32

    inta hada daawanaysa like isaara

  • @abdikarimmusse791
    @abdikarimmusse791 3 роки тому +8

    Murugo weyn ayaan dareemay waxaase iga sii murugo badan kuwa hooyadood dhimatey taariikhdii la duugeyna aan garaneyn bal iska daa taariikhe xattaa xabaasheeda aaan nasiib u yeelan
    Waxani waa adduunyo un!!!!!!!!!
    Xasuuusin fadlan inta aadan waalid noqon baro sida loo dhaqo wax loo baro loo koriyo
    Wax badan baro intaadan sameyn !!!!!

  • @caashacali6810
    @caashacali6810 3 роки тому

    igaddaa hooyo la,aan waa tannoo klee allow hooyaday unnaxariiso aammiin

  • @ahmedjeeztostudioproductio1684
    @ahmedjeeztostudioproductio1684 4 роки тому +15

    Inta uu dharka iska bedelayo inad camerada ku qabatan ma ahey
    Taas wa rayigeyga lkin cid jiliin idinku gaareysa ma jirto runtii keep going

  • @nasirhassan4210
    @nasirhassan4210 4 роки тому +19

    2:07 😂😂😂 Waad mahadsanid sxb 2% kkkkk Abdirisaq waa ciyaal kii hore

    • @umuzaliim4527
      @umuzaliim4527 4 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @kingxamudi
      @kingxamudi 3 роки тому +2

      Hhhhhhhhhh hhhhhhh walahi si kal iyo laaban u qoslay

  • @hiilshacabmediainc3977
    @hiilshacabmediainc3977 4 роки тому +19

    Yaasir falka abtigiis ku sameeyey mid dhaqan ahaan u fiican soo gudbinta film boqolaal dhalinyaro ah daawanayaan waxay inuu abtigiis cafiyo wakhti siiyo wuxuu ku xasuusnoow inaan markasta waaalidkaa ahay filmka xiligan comments bixinayo ma dhamaysan ee hadii dib wax ka saxo ka raali noqdo qoraalkayga

  • @khudaaroofficial1698
    @khudaaroofficial1698 4 роки тому +10

    #Somali_Drama congratulations waa film taariikhi noqon doona 💐🎊🎉❤️❤️🌹

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 4 роки тому +3

    Somali drama siwalba waa idin wataa horey usocda

  • @muunaciise1458
    @muunaciise1458 3 роки тому +4

    Meeday xalqadii 6aad

  • @muxsincilmi1531
    @muxsincilmi1531 2 роки тому

    Hoyo mcn😓😭😭😭wa filim ad uqira badhan, wlh ninkii qalbii jelcan sidheyda cml, maagana sidhu kudawdii🥲

  • @abdifatahabdilahi6423
    @abdifatahabdilahi6423 4 роки тому +3

    ♥️♥️♥️sheekadan siquruxbadan ayaad u alifteen
    Caawan arkay bilaw ilaa dhamaad wandhamaystay wad ku mahadsan tihiin dhamaantiin
    Horay usocda ♦️♦️♦️

  • @ikrancali1671
    @ikrancali1671 4 роки тому +2

    Inader filmkan waan ka daalay kamana marmayo bal.noogu soo dhakhsada😢😢😢

  • @maxamedcali9276
    @maxamedcali9276 3 роки тому +1

    Caawa ayaaan dhamaystay
    Hawl wacanbaad qabateen eee soo badiya

  • @munaise9588
    @munaise9588 3 роки тому

    Wardee filim noo soo badiya

  • @mariaaaden7061
    @mariaaaden7061 2 роки тому +2

    Part 6 Malahayn??? 🤝🤣🤣 salaan sare dhamaantin

  • @abdulfattah6832
    @abdulfattah6832 4 роки тому +7

    Runtii dardaaranka Hooyo waan laqiirooday😭😭

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 4 роки тому +14

    Www fimki an sugayey inta ila sugesay o jiif ku dawanoya like dhac igu siya👎👈

  • @sadaqabdulahiahmed2321
    @sadaqabdulahiahmed2321 4 роки тому +11

    filku waqtiyo hantibu ubahan yehe mxaa dulqadka idinka qaday somalay

  • @cabdixakiinmohamedyuusufqa163
    @cabdixakiinmohamedyuusufqa163 3 роки тому +3

    Ax ilmada lama ceshan karo 😭😭😭😭😭

  • @AhmethAwath0
    @AhmethAwath0 4 роки тому +5

    Best film waaa flim laga shaqeyaay daad talanti leh jilayaan lkn gacanta fududeeya

  • @cabdullahicattoo1386
    @cabdullahicattoo1386 2 роки тому

    Congrats thanks from mombasa

  • @zamataryousof5404
    @zamataryousof5404 3 роки тому

    Mudalabka Inuit ninku ku yidhi waad mahatma aan they boqolkiba laba inta ila aragtay like😁

  • @nimcominivlogs7836
    @nimcominivlogs7836 4 роки тому +1

    Mahadsanidin dhaamaan soomali drama

  • @bashkayusuf4145
    @bashkayusuf4145 4 роки тому +2

    Wallhi filimkaan waaa filim aaad iyo aaad uqiimo iyo qiiro badan lkin maanta ayuu dhamaday saan ka daremay chanalka waaa filimyada iso maray kii ugula yaabka badnaa runti
    Jilayaaasha filimkaan waa dad loogu talagalay m.a waxaan rajaynaya inay noso jilaaan filimaan kale wa mahdsantihin 👌👌👌👌👌

  • @yaasirphaarah6794
    @yaasirphaarah6794 4 роки тому +10

    Mahad Samali Drama Waxaad Samayseen Sheeko Cajiib Balse
    Soo Galinta Muuqalada Labo Casho U Dhaxaysiiya

  • @abdibasidmuuse7320
    @abdibasidmuuse7320 3 роки тому

    Nolosha Ayaa aduunka ayaa ka samaysan rafaad iyo dhibato qof walbana waxa la rabaa inuu udulqaado caqabadaha nolosha thank you so much nacaanka hooyo nimo qof ay ka tagty baa daremi kara🥲😰

  • @hassanosmanabdi323
    @hassanosmanabdi323 3 роки тому

    Yasir inkastoo film ahaayen part five gebebadii abtigiis waji fican lama hor imaan film dhalinyarada dawaty inow asaga Ku ekada fila sababta thy waxa maqli jiray abti waa hooyo nasaha laheyn marka abtiyal allah noo daayo
    Gabdhana iyo abti guriga waji fican kuma tegin part five marka filmada kle naga qari waxa soo kle yaasir gabdha iyo abahaa farxad Ku noolada waan sugeyna Kuwa kle i.a❤️❤️❤️

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 4 роки тому +4

    Mahadsanid walal😋😍💚Jillidiin waa eesh calaa😍💚

  • @Wardasagal143
    @Wardasagal143 4 роки тому

    aniga ooy hooyaday nooshahy walhi waan ilmeyey horaanta warqadaas ax allahyow
    qof waly hooyadii dhimty samirka u adkee anagana nooga daba naxriiso yaa allah

  • @Ahmettttt2
    @Ahmettttt2 3 роки тому

    Film Kaan oo kale aad buu u saamin Bdn yahey Kuwa sidaan cml ahna anaaba Goob joog u ahaaaaa😪

  • @bashiirsulemanjama5119
    @bashiirsulemanjama5119 4 роки тому +3

    Inantaa Tallant fican ayay leedahay horre usoco sista 🙏🏻

  • @cgeedo02
    @cgeedo02 4 роки тому +8

    Waa riwaayad aan caadi ahayn walaahi wan ku xirnahay maxaa yeelay waa true story

  • @y__________2394
    @y__________2394 4 роки тому +1

    Yaasur watsapka ka wada hala cidii la hadashaay like

  • @farhanmotto8698
    @farhanmotto8698 4 роки тому +3

    Keep go my bro c/najiib mukhtaar🔥

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 роки тому +12

    Anigu waan saluugay halakaas inanku uu ka cadhaysan yahay waxay ahayd in metelaada uu gacan qaado Abtigii as a parent wuu is qaluufayaa macal inabti AY is jeclaayeen wuu huruufaya that is bad behaviour and attitude ninkii filmkan sameeyay hakkaas wuu ilduufay

  • @maxamedcarab7741
    @maxamedcarab7741 4 роки тому +6

    Wlhi sidaan part five u sugayey wn daalay. Maalin kaste wan soo boqan jiray page ka xataa anu subcripe gareyey. Hadana waan hubin jiray

  • @rengoku560
    @rengoku560 4 роки тому +4

    Noso dadajiya qaybahakale please ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Cawrala10
    @Cawrala10 4 роки тому +6

    😭😭😭😭😭hooyo hadalkeeda wa murugo

  • @xariiftuulolamaciilo7328
    @xariiftuulolamaciilo7328 4 роки тому

    Gabadha filmka ku jirta ku heystaa wlhi 🤝🤝🤝

  • @roxantajaceylkaitsme4143
    @roxantajaceylkaitsme4143 4 роки тому +2

    Woow wan ilmeyey walhey noso badiya filmka waa nolosha dhabtaa hadad i awoodaan wanba ka qeyb gali lahaa waliba qiso igu dhacdey wan jaclan lahaa in grobkan iga matalaan film

    • @SomaliDrama
      @SomaliDrama  4 роки тому

      Walal nala soo wadaag sigooniya waliba

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash 3 роки тому +2

    Yaasmiin waan kanaxay walahi😢

  • @amuunzakichannel922
    @amuunzakichannel922 3 роки тому

    Wllhi waa arin jirta wax hal abuuradni alifeen waa arin familga ka dhex dhc caadiyan wax hlgu qaato oo kliya yaan ladaawan wax inoolsoo gudbiyo🥺🥺

  • @happyaadem3049
    @happyaadem3049 4 роки тому +7

    Wan kahelya filkan walhya iyo gabdha caqligeda

  • @maxamedcali9276
    @maxamedcali9276 3 роки тому +2

    Dardaaranka hooyadu waa codkii yaasimiin recoding ah hhhh

  • @madarHantiqaran
    @madarHantiqaran 3 роки тому

    Part 6 mindhaa lama soo saarin wall

  • @bulshawiyare9506
    @bulshawiyare9506 3 роки тому

    Asc Marka Kobad Wllo Waxan Ku Waydinayaa Part 6 Away Wan Wayay Ruwayada Qadar

  • @zureer5014
    @zureer5014 4 роки тому +1

    waa FILIM waaLan😋intu doono bu iska maqnaanayaa saMali Drama sidan wax ka bedela wn idinku xidhanahaye

  • @jimcaalejoker4366
    @jimcaalejoker4366 4 роки тому +4

    Somali bilaa abaal waar dadkan dhahaaya film ka wuu raagayaa waar Dad ma wax moodaysan inay film American ama Hinda matalayaan dadkaan shaqooyin kale miyaanay lahaa karin 🤫 xiliga la soo dhigo uun arag 😶

  • @bilankabacabdi1084
    @bilankabacabdi1084 4 роки тому +2

    Asxaabta like iscareb isara youtubkan isoboqda wlhy somaliyed

  • @israchanell4296
    @israchanell4296 3 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Hooyo Waa odhah Qalbigeyga ka ohisey markan maqlay Hooyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ismailahmed9708
    @ismailahmed9708 4 роки тому +4

    Waxan aan u soo jeedinayaa mamulka chanelkan in ay ilaaliyaan dadka ku xidhan oo way taxane ka dhigan filmka

  • @hal-abuurrayaanboss1460
    @hal-abuurrayaanboss1460 4 роки тому +4

    film aan aad uxiseyo weye anan ragsaday noso dadajiya plz♥🙏

  • @FarhanAhmed-jb8gf
    @FarhanAhmed-jb8gf 3 роки тому +3

    War part six rabana🤣🤣

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg Рік тому

    Aniga waxn dawady manto tariikhda tahy 15/10/2023 malin axd ah Time 1:49 😅

  • @kaalmoorg.5395
    @kaalmoorg.5395 4 роки тому +2

    The best no 1 film

  • @daahirmahdi2372
    @daahirmahdi2372 4 роки тому +1

    Masha alaah filim wacan

  • @nimcoaadan7351
    @nimcoaadan7351 4 роки тому +14

    War wax izu zhega waa layzku lee ye waxa musiga fara badn ka daaya

  • @mustafeabdi6228
    @mustafeabdi6228 3 роки тому

    Walaahay waa qiso soo marta dad badan😭😢😡🤬🤲☻👆😥😰😱🙄😪😭😢🤒🤬😡

  • @engineerabdull8204
    @engineerabdull8204 3 роки тому +2

    Everything you know is in your mind

  • @hamdahassan6308
    @hamdahassan6308 4 роки тому

    Masha alllh qaybaha hadhay noogu soo dhaqsada

  • @kamilomohamed3323
    @kamilomohamed3323 4 роки тому +1

    Www film wx kle waaye lkn la soo dhaqsada plz so filmkina xiiso u yeesho

  • @Maftuuxgool
    @Maftuuxgool 3 роки тому

    Soomaali meel kastay jooggto Alle
    Hadaayo

  • @muhiimxuseen784
    @muhiimxuseen784 3 роки тому

    M.a aadban idin bogadinaya qab jilinka sida umatalesan waxan jecla laha qiso igu dhacde ina riwayad iga samesan meel private ah waliba whatsapp ayan jeclaa laha ina iso gudbisan adinko mhdsn wlloyal gulesta dhamantinba🤲🙏

  • @fadumocabdisaq6287
    @fadumocabdisaq6287 4 роки тому +6

    8:55 gabdha wajigeda maxa kasiya 🤔

  • @fahiimamoha8155
    @fahiimamoha8155 4 роки тому +1

    Allow ku xifdi bro ku aminsanahy

  • @sihaamaxmed6490
    @sihaamaxmed6490 2 роки тому

    Ax ax ale hooyo iidaaa waa iftiinka kaliya aan haysto

  • @abdiazizmohmud9109
    @abdiazizmohmud9109 4 роки тому +8

    Maamulka chanelkan wax badana ka qaldan tambe waqti kuma bixin doono chanelkina salaama.

  • @jamesharding6758
    @jamesharding6758 4 роки тому +3

    A natureza é maravilhosa

  • @farhiyaali3344
    @farhiyaali3344 3 роки тому

    Aawey qeybtii 6aaad

  • @kororsimediapro2632
    @kororsimediapro2632 4 роки тому +4

    Mashallah waa sheeko xaqiqda ku saleysan runtii lkn xooga waad nga soo daahiseen lee bas

  • @xamdamuuse7481
    @xamdamuuse7481 3 роки тому +2

    Wlhi wan ilmeyay ax ax

  • @daarufurqaan738
    @daarufurqaan738 4 роки тому +8

    War waxay waxan gumaysiga wartaga bil iyi 19mimit hagay iskaqabata taga subcribtana kaalanoqda

  • @hayaat2209
    @hayaat2209 4 роки тому

    Asc wlllyaaal ruwayadani may so idlaatay😥😭😭😭😭😥😥wllhi bil baan idin sugaye maalin wlba waan kuso noqdaa UA-camkiina😥😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭plz iga soo gaara

  • @guuleedcumar8446
    @guuleedcumar8446 3 роки тому

    War niyaw inanta DHARAGTARKu halkeeda Ayuu dhigay runtii waaaaw okisa

  • @caliyaaxmed6550
    @caliyaaxmed6550 4 роки тому +3

    Taxanahani aad bu u shidanyahy nio

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 роки тому

    Thank you so much all of you

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 4 роки тому +3

    yaab hadana malaba daqiiqa ayaan idin fiirsanaah iyo musig

  • @siciidcabdulhiabshir632
    @siciidcabdulhiabshir632 3 роки тому

    noo dhamas tira filmk

  • @princesssmily8442
    @princesssmily8442 4 роки тому +2

    Somali drma wll bila cleykum filmk wd na nacsisnba wxy wxn 4ta week maqnanaye 18mint ahi ader sidn naga daya

  • @hamdahonesty2415
    @hamdahonesty2415 4 роки тому

    Filimkan waa best wallhi