Masgalsh.tantan waa waxi laygu dooqoo laygu raacay ciyaar mood iyo dheeldheel caanaha igu soo haad ma ehayn waa layga tilmaamsaday laga baaraandagey hablaha jeerki layga daydayanaayey aalaaana aalnaanana aan kujoogoo kujiro tii ku jurtay aan ahay tu igaaraysana ama ii dhigmata lama helaan.mashalah.asww.
Kuli singel. Nin la aaan. Wadanka. Dumarkaa lakiin galanoon badan meesha war 50kun mahesaaa. Hidikale film. Hindi. Shid 😁🤣😂😎😎😎😎😘😘😘😘❤❤💪🇸🇴⚘🌱☘ safiyooo boqorada wuqooy
@@nanaothman6880 اعلم هدا ...شبه الصوماليات بالمغربيات يؤكد كلام العالم و المؤرخ ابن خلدون حين قال سكان المغرب الاقدمون اتو من اليمن و الشام عن طريق الحبشة و مصر
Wax xaq horjeedsado sax ah kama soo horjeedsado.iiihihhhiii.beesaaniyad wax badan lajclaadaan ahay oon a la isku quurin ebid. Tani hablo badnaana tilmaemahayga layga jeclaadoo dooqay jannatii baen ahay.mashmadh shamsaay iftiinaa dumar aa laydhahaa cadceed caday qimobadan igu soo haadna ma ehayn meeshan kuma soo koobidoono waayahayga iyo noloshaydaba.
Abaayo macaan no ducee Aduunka hadii nafta la qanciyo naftu meel xun bey kugu tuuri diintenu waxay na fartay in aan raga ajanibta ah iska asturno quruxdi iyo qalabkii ba bananka yaala
Habar waalatay wa maxaa meesha ka buuxda habartan tusmo way ku tumatay heestii fanaanada umada soomaaliyeed ee legend ka ahayd saado cali warsame ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo aamiin yaa allah
Waxaan layaabay dadka comments ka qorayo hal qol oo kawaramaya heesta taariikh deeda iyo cidii lahayd, malaha waanay aqoonba, heestaan waa heestii uguhooreeysay ee aay wada qaadaan muuse ismaaciil qalinle iyo saado cali warsame Allah uwada naxariiste, than hada waa compy lkn safiyo waa legendary lady
Nololbadan iyo Nolol an badnayn Qiimobadanlaguma agado bilyans yerss gaday taheyna stres lagamaQado, WELDOOOOOOWN soo dhawoow badanbadan Qado xalaaloo buuxdo, dumaaaaar iyo Rag, Reero Familyyyyyy sacabbadan EsEartiesflow Mashaaaaalah tabaarakalah
Safiyo tusmo hooyo soomaliyed oo xarago daganan iyo astur isku darsatay dar Allaha ban kujeclhy❤❤
Wow good safiyo tusmo cod iyo qurux keep gowing ❤💯👌👌👏🏼👏🏼
Asc safiyo waan ku salaamayaa inadeer mar labaad nice song nice music you are legend thanks safiya best Yusuf jama uk Birmingham
Safiya tusmo, masha Allah qof ilaahay haybad iyo sharaf u dhameeyey.🌹❤🌹
M.alaah fanandayda tusmo Afkada malab iyo caano lagu qabay.💖💖💖💖💖💖💖💖💋💋💋💋💋💋💋💋💋
Safiya Tusmo Hooyo Somaliyeeed Aaan Aad U Jecelahay Xaragadeeeda❤👑💫
Hadu caawa igu yidhi,
Badda cagaha galiyoo,
Timaha caarada usoo,, so xiro cunaabiga...
Heesti my great LEGEND singer Saadi Cali warsame Allow ku naxariiso, Tusmana sifiican u dhigtay waliba ereyada qaadisteeda♡
Somaali1
Mama Safiya Waan Kujecelnahay Iskadaa Heesaha Alle Markastee Hakula Jiree❤️❤️😸
Ma qof iimanlaani hayso o lacag arakayaba wacdinaysa kkkkkkkk
Wow nice song Safiya tusmo fanaanad jirda aun saado Ali warsame
Indeed cod macaan..wow..iyo musiga..gacanta ka danbeysa..Waberi iyo Saado AUN bikh..only AUN Qalinla la maqan
masha Allh xusuustii Alaha u Naxariistee saado Cali warsame
I love my beautiful somali woman. Seeing them laughing makes me so happy. God bless you
Masgalsh.tantan waa waxi laygu dooqoo laygu raacay ciyaar mood iyo dheeldheel caanaha igu soo haad ma ehayn waa layga tilmaamsaday laga baaraandagey hablaha jeerki layga daydayanaayey aalaaana aalnaanana aan kujoogoo kujiro tii ku jurtay aan ahay tu igaaraysana ama ii dhigmata lama helaan.mashalah.asww.
Wlshen Sado Ali ilaahay ha NJF ha geeyo,waa hestii ay ku soo gashay.
Illaah amarkiis safia tusmo waan iska jeclahay waa qof nadiif ah
Wallahi gabadhaan si baay iigu wayntahay...Allahayoow sharaftaada dhowr
اهلنا واحبابنا الصومال انا سودانيه صديقتى صوماليه ١٥ سنه الله يخليها لي
أنت رجال
الحساب رجال بس صاحب الحروف بنت
Kuli singel. Nin la aaan. Wadanka. Dumarkaa lakiin galanoon badan meesha war 50kun mahesaaa. Hidikale film. Hindi. Shid 😁🤣😂😎😎😎😎😘😘😘😘❤❤💪🇸🇴⚘🌱☘ safiyooo boqorada wuqooy
Wow heestaba Tusma saxday, Allow xifdi Hoyadaas ❤👑 wan jeclaan lahaa inaan la kulmo , mar uun dalkii hasoo aado
Way so dhamaysay codki saado cali alle hau naxariste
hooyo Aan jeclahy mama safiyo cilmi dheer iyo cibaado suban
لقد تعجبت من شبه الصوماليات بالمغربيات....تحية من المغرب لاهل الصومال
نحن نحيك يا اخانا
بس شمال الصومال مو كل الصومال فيهم عرق عربي
@@nanaothman6880 اعلم هدا ...شبه الصوماليات بالمغربيات يؤكد كلام العالم و المؤرخ ابن خلدون حين قال سكان المغرب الاقدمون اتو من اليمن و الشام عن طريق الحبشة و مصر
@@nanaothman6880 ههههه كلامك مضحك، وفيه سذاجه لبعض شئ
Waaw waad ka baxsatay tusmooy halkeedaad dhigtay ❤️❤️❤️
I love the best song in Safiyo🥰❤️💋
Gabadhani fanka waa ku ficntahy run ahaanti
Masha Allah huunaday noolow gob baad tahaye
Waa tani waa faseex luuqadeedu eesg calaa cod, way qurux badanty maashaallh fanaanadu oof anaa ku wacnaa inaan labadii bayd ee Qalinle la qaado ileyn fanaan isnacay baan anba ahaye😁
xasuustii saado cali warsame heestii calaf
barteedii bee dhigtay yaa igu raacsan
Dadka caanka ilaahay ha u naxariisto aida saado
M.a allaha ku dhowro mamo igu qaaliya an ad u jclhy😘❤🤲
Safiya tusmo noolow huuno fadlan saas u qaada heesta ereyada ha calaalinine🤣🤣😂 🙏🙏🛍🛍👑👑💝💝💝
Codkoo dhalo ah
Dhaayahoo wnagsn
Dharkoo udgoon
Maasha allah
11/1/2020 like
MashaAllah beautiful. Very nice voice 🥰🥰
ilaahay maxo ugu sheegay in u wakil u magacabay dholka
Great songs. I like it.
Habaryartay saado cali alle haku naxariisto 😥🙏🙏🙏
Ahlam Nuh aamin
Tusmoy codkaaga allaha ku daayo ruux lagu daydo waatahe❤❤💋
ماشاء الله تبارك الله
Allow codkeeda u fur quraanka Alle
Aamiin
Masha'allaah waa fanaanad asturan
Safiya turmo waa fanand cod wanaagsan
Heestan Waxa wada Qaadi Jiray ilaahay ha U Naxariisto labadaba fanaankii waaweyneeyd ee muuse ismaaciil(Qalinle) iyo Raadi cali Warsame
Waaba erayadii Abwaankii
Ibrahim xuseen wayd(Ciro suge)
Tusmo mamo aan aad u jeclahey cod macanaa mash allh
Smlk
Wooow luug macan safia tusmo sidi kiin jama
Safiyo tusmo waxad kalo naagaha dhzerthy asturka qurxoon maashalah
Soo dhawoow badanbadan QatraayEEy QaranEEy cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood oiriyareey marwodumaroo iyo saywadaygeed murwodumaroo tii kujirtayba dumaarNaago Terssss yerssssssssss Wadajir muqtishooy
As, iyaa iyaa Estlyyyyy Estlyyyyy Qatrayeey cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey shamsoooy Noocyadey lagufarxeeeey Shamsoooy cadceed
WadajirEey muqtishoooy. JEMAADEEEY tanogasho murwodumaroo samsamEey yariiseey an tanitani ta ahEy dumaar qasatan Facyaashay Abyultylyyy Inbadan Runrun. Noocyadey troonEey ugu jirtaay joog Nolow akhiroooiy Qatimo QEyr wanaagsan jano
Allaha kusohanuniyo habo mcntoo 💋
Cayuni kkkkkkk
Intaad daawatay baad comment sii dhaaftay xamiido
Said Adan صثقق
M O H A M E D ثثقق
Wali way is haysataa safiya
Wax xaq horjeedsado sax ah kama soo horjeedsado.iiihihhhiii.beesaaniyad wax badan lajclaadaan ahay oon a la isku quurin ebid. Tani hablo badnaana tilmaemahayga layga jeclaadoo dooqay jannatii baen ahay.mashmadh shamsaay iftiinaa dumar aa laydhahaa cadceed caday qimobadan igu soo haadna ma ehayn meeshan kuma soo koobidoono waayahayga iyo noloshaydaba.
Wow. Such a beautiful voice.
Saw cdse hhebs gehsbyppsh
D 64qp
'
Reer Uk waxan ku jeclaadey Soo dhoweynta, ,waa dad soomaalinimada ay ku dheer tahay ,waxaad ka dareemeysaa in ay waddankeena,xiisa u qabaan, noolaada,
Abaayo macaan no ducee Aduunka hadii nafta la qanciyo naftu meel xun bey kugu tuuri diintenu waxay na fartay in aan raga ajanibta ah iska asturno quruxdi iyo qalabkii ba bananka yaala
Tusmo waa fananad aan jecelahay waa hooyo somaliyed oo asturan qalbi furan jecel dadkeeda dhaqankeda inay waxtartana jecel alle naarta kaa xoreere
thank you walale
amiiiiiiiiiiin
Woof waa heestii marxuumiadii geesayadii halyeeyadii saado oo dhiigsiil xasan gurguurte iyo gabre qasheen waalaysaga dambeeyaa ggodobteedii uuuunmuuum
Alle ha unaxariisto saado Cali warsame
Mamo safiyo tusmo nooloow hooyo hebe alle siiyay
Tusmo waa fanaanad buuxdo hore u soco
Tusmo mansha ALLAH
Habar waalatay wa maxaa meesha ka buuxda habartan tusmo way ku tumatay heestii fanaanada umada soomaaliyeed ee legend ka ahayd saado cali warsame ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo aamiin yaa allah
London wawaynka aya kubadan dhalinti maxa helay😂😂😂😂 kaftan🙏
Anigaaba ka yaabay
Waliba waa wada garoob lama qabo
@@abdixakiimjaamac1006 hhhhh kuyaac bela weye garoboda 😆😆😂😂😂😂😉
Nuura Abdirizak malcaamadahaanu ku jiraa iyo jaamacadaha , ma tagto dhulkaas sis 😍
Dhalinyarada. Ayaa. Soodhawayna. No. Kuwa cusladay
shobihadi waan kadalay ee maad naga yara daysan
wllo tusmo waxaan kugula talin lahaa inaad hadeed fanka iskaga baxdo ood xaga eebe isoo laabanto
M. A allah sohanuniyo
Mahmud Omar waynu isu abaa allow tusmo xafid
Dadka heesa miyaa dambi ku jira fanka khalad baa laga fahmay
Mashallaah safiya walala qurux badanida allaah Ku deesto
Tusmo hargeisa haday timaado jeclaan lahaayaaaa
Nafsadayda khadraay fariid dumar gabadha.tantan iga dheh.
Kabax alla gabdhaheena qurux
Is this a wedding song?
Ba lay yiraah.Familyyyyyy shamsoooy cadceed iftiinaay murwodumaroo samsamEey lagufarxeeeey YariisEey Systems jiilbajiilba familyyyyy YYY
Xustii saado cali warsame
it is wonderful song i have ever heard
يضل من يشاء ويهدى من يشاء
wa in Aad barato yudilo iyo yahdi da
Great, beautiy somali girls and nice music and songs
2:56
Tusmo kala xidhan dar alle iskajeclahay waban aroosi laha islantan yar wayo xarago joogto ah iyo jiniyado iskudarsatay naag haxaragooto ama xabal hakujirto areebo ugu necbahay xata haday qurxoonthy😂😂
Waa reer Awdal hiddo umale cad doqonimo
Kkkkkkk adigana maseer joogta ah aya kudilayo sababtu ninkasta wula ciyara
Lool
Waleeeneey dumar yala aheeey, doqoney badan
Calaf waa 💝
waxbaaba hano sheegina eee يكتمو ن hadi Aad. naga dayn lahayden
Anaga hadaan reer koonfur nahay suugaanta waxaa nooga wanaagsan waqooyiga
Alow unaxariiso qalinle iyo saado
CALAF WAA HALKIISE ... Awesome! Superb! Sweet!
Calaf waa halkisaaa
cashqan iakeeen baray
doqoney doqoneey LE fariidad YariisEey facyaashay troonEey lagufarxeeeey Shamsoooy cadceed oiriyareey murwodumaroo Qiimobadan QEYOBADAN lagufarxeeeey
Inadeertay Tusmo guleysoo
Somali Waqooyi aa sameyay fikrad heesta hal-abuur qoray song writer
Mama tusmo love u wlh
Waanaagtan is oran jiray maruun ma guursataa wllhi inan habeen kama dhargeen habeen walba waan fuu shanaan lahaa
Safiyo Alfa mabrouk
Maamo Safiya tusmo waxaan dhihilahaa Hooyo mcn waxaad tahay hooyo soomaaliyed o sharaf leh ee
Iska daa heesaha
Ku cugtaye maxa loola jeeda??? 3/9/2021
Farxiyelaydhahaa quruxay faceed ka roona yareyna waa laydhahaa.haaaa iiiihiiii.
Gabdhan dar allh u jecly
Safia tusmo wlee fananad buuxda💯💯
Safiya cadeyey waadiga hargaysa caday yimide maanad shaw noogu dhigayn
Ala ya cizak safiyo tusmo hal maalin ayan fiirsady fankaaga walaahi raad qoto dheer ayaad igu abuurtay
Mom mooyinka somalida waa inay fahman xiliga bashalka iyo family time ku inay kala duwan yihiin
Nice
ياسلام عليك صوتك حنون ياروعه
noyara bayamiya miise dhaqan yaaydan u lahayn
Naaga naaxay.
Safiya tusmo mamo aan jeclahey
💋❤❤💔💔💜
Haaaa, doqon ma ihi kolayba tan.oo layga dooqay naago badnaaa waaba la ogaaa waxbadan lay jeclaaday tilmaamahayga iyo qiimo iyo caqli quruxba caday yaraydan qirax soo iftiintaay.fariidan filyaashay ka roon aba da 'day ka.roon.
inaba caadi maha safiya tusmo..salaan iga gaarsii plz
Plz faiza amir shareout isameya plzz
OK WALALE