SAFIYO TUSMO HEES CUSUB CAASHAQEENA KOOWSADAY 2019 SOO DHAWAYNTII LONDON 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024
  • Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
    instagram faiza_amir_2019
    snapchat faisa132
    twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
    thanks my ppl

КОМЕНТАРІ • 282

  • @ahmedhassanhusein419
    @ahmedhassanhusein419 5 років тому +21

    wcaad alle iney fanaanad iyo jilaa qiimo badan tahay tusmo jir oo joog fanaka soo nooleysaye adiga faladagan ilaah u simanatihiina bal mirahaa noogu luuqeynsid qiimahooda iyo waxa uu la soo shiratagay nsb kamil tusmo love you mum

  • @galayrhalac6374
    @galayrhalac6374 5 років тому +3

    Safiya tusmo waa gabadh marwo ah oo si asluubaysan fanka ugu jirta waanan taageera haddii aanan qaldanayn waxaan filayaa inay single mather tahay haddii way ka muuqataa haddii ayna ahayna ha iga raali ahaato hore u soco ayaan leeyahay sharaf baad leedahay safiya tusmo

  • @abdifatahabdiazizbarkhad6945
    @abdifatahabdiazizbarkhad6945 5 років тому +76

    Safiya Tusmo sharafi korkaga ha ahato
    Codkaga💯%✔✅❤
    Dhaqankaga 💯%✔✅❤
    Quruxdaada💯%✔✅❤
    Xishoodkaga 💯%✔✅❤
    Asdurnantaada💯%✔✅❤
    Big respect Borama hoygii aqoonta ilbaxnimada iyo xadaarada🤗🤗❤

    • @FaisaAmir
      @FaisaAmir  5 років тому +2

      Abdifatah wiilka wadaniga 5.Somaliyed Mahadsanid walale ❤️

    • @faizafarahgarage2513
      @faizafarahgarage2513 5 років тому +1

      Kkki

    • @getasewkasahun76
      @getasewkasahun76 4 роки тому +1

      So nice muck but I'm not understanding.

    • @user-lh7mr7os8g
      @user-lh7mr7os8g 4 роки тому

      من قلب السودان الف تحية

    • @mustafeahmed7171
      @mustafeahmed7171 4 роки тому +2

      Mahadsanid sidaa noo sharaftay borma ama magaloyinka kalaba hadaa timado ila soo hadal.
      Sharafbad nagu leedahay sidaa loo sharaftay

  • @abdirahmanabdi5084
    @abdirahmanabdi5084 5 років тому +23

    She is really awesome lady with great patriotic elegant prestigious lady's.....😘😘😘she look like my wive

  • @hibaaqmaxamed9625
    @hibaaqmaxamed9625 3 роки тому +2

    Caalamkiyo aduunyada adigaa I cajabiyooo curad aan ku garab dhigo wali hooyo may curad nice word safiya tusmo gacalo mapruuk ♥️💚💚💚

  • @ahmedkaafi8504
    @ahmedkaafi8504 5 років тому +27

    Waxaa jira dad caamoo dadka laba is caashaqay camalkoodo yahayoo yaaah meelbey itaabatay heestaano inta ila damqataay like ta ha iga baqiilina

  • @midnimadasscdrahmadsooyan4765
    @midnimadasscdrahmadsooyan4765 3 роки тому +5

    Safiyo wll Gulayso kuwa KU mashqullsan ceebahaga waad ka gulaysan Samir qaaddo wll matahayga ahmad wadani reer lascanood 😍

  • @hadafmohammed3277
    @hadafmohammed3277 5 років тому +9

    والله ررررررروعه من جمهورية السودان
    سلام

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 місяці тому

    Qado Qado tanay Yartaan QatraayEEy Murwodumaroo samsamEey yariiseey lagufarxeeeey RiYaQEEy RaysaanEEy lagufarxeeeey waan uwataa Qaasatan dhigtaashEy facyaashay E mashaaaaalah tabaarakalah , Familyyy Qiimobadan murwodumaroo

  • @user-bw8qu9iy8f
    @user-bw8qu9iy8f 5 років тому +26

    من السودان لكم مني سلام وتقدير

    • @drgabriel4216
      @drgabriel4216 4 роки тому +1

      عبدالرحيم الصعدي ربنا يخليك يا غالي تعاملت في الجامعة طلبة سودانين كتيبر والله هم احسن واظيب خلق الله تحياتي لك من صميم قلبي

    • @solemanforce8341
      @solemanforce8341 3 роки тому

      @@drgabriel4216 'de CSC, WXzr

    • @solemanforce8341
      @solemanforce8341 3 роки тому

      @@drgabriel4216 pp

    • @vossbuddy7541
      @vossbuddy7541 Рік тому

      Syhfyhtyhsomyhnyhlyhwyhlyhgyhsyhmyhlyhwyhbyhsingyh

  • @nasiibbadanmohamed5291
    @nasiibbadanmohamed5291 5 років тому +14

    Safiya tusmo Ku jecliya hpo
    Boqoradi Boroma
    One love Reer boroma

  • @fatumaomar9756
    @fatumaomar9756 5 років тому +7

    Safiyo mamo alle hakugu so hanuniyo inad codkan qurxan inad Quran kubadasho

    • @abdiweligabairegas4508
      @abdiweligabairegas4508 4 роки тому

      TABTA TOGGO.
      ✍Tusmooy Sama Haadisaay
      Tusmada Nolashaad Tahoo
      Tilmaan lahubaa Tahee
      Taraarka kadaa Tirada.
      ✍Haween Dumar Tiirisaay
      Tubtaad kulahayd Astaan
      Tilmaantaadii Wacnayd
      Codkii Loo Toosi Jiray
      Samaha Noo Tiirin Jiree
      Sidii Tusbaxii Taxnaa
      Tixaha Laga Meerin Jiray
      Gabaygu U Taran Sanaa
      Buraaburku Taari Jiray
      Heelada Hoobayda Taxay
      Tusmooy Qoobkaan Ka Tiray.
      ✍Halkaan Ku Lahayd Tilmaan
      Tubtii noo Toosanayd
      Waxaan Tabaynaa Hankaal
      Waxaan Tiraynaa Tilmaan
      Tirada aan noogu jirin
      Tacabka Shaydaan watoo
      Heesuhu Taban Taabiyaan.
      ✍Tilmaan adigoo Wacanaa
      Misna Taash Ku Suranaa
      Tabantaabiyay Maanka
      Maxaa Tamashlaha ku baday
      Tilmaan taas yaa lahaa
      Xaflado Tiir kaaga Dhigay ?
      ✍Codkii Lagu Taami Jiray
      Wanaagana Tiirin Jiray
      Xageebaad Ku Toortoo
      U Talaabsatoon Tabin.
      ✍Bal Tijaabi Garashada
      Taladaydana Usaab Tollo
      Waana Tii Illaahay .
      ✍Tagtadiyo Timaadada
      Labadaba U Toog Hay
      Tii Rabaan Ku Seegayn
      Markaa Toos U Hoyatee
      Wax ku Tara Waxaa Jira
      Camalkaad Tusmaysiyo
      Waxaad Sama Ku Tacabtee
      Xuma Kaa Tirtira Abid.
      ✍Bal Tijaabi Xaajada
      Aduun Taransi Malahee.
      Aakhara U Toog Haay.
      👍👍👍👍👍👍👍👍
      Carbiye: Xiddig Gabayre.

  • @soomaaliweyn215
    @soomaaliweyn215 4 роки тому +13

    maamadaan waan ba ka helay ee ma madax banaan tahay really 25 jir baan ahay inaan ku qabsadana waan rabaa ee inta iga danbeysooy igu saacida

    • @EYE-ON-SOMALIA.1
      @EYE-ON-SOMALIA.1 4 роки тому +2

      Address keda marabtaa

    • @soomaaliweyn215
      @soomaaliweyn215 4 роки тому

      @@EYE-ON-SOMALIA.1 ma rabtaa bisaa?
      allaha kaa ajar siiyee bal igu caawi

  • @nimoqueen9787
    @nimoqueen9787 4 роки тому +4

    mama safiyo fankaa kuubahna ⚘casaanka haloogu dadaalo tusmo

  • @boqoradadhaharguuul5565
    @boqoradadhaharguuul5565 5 років тому +2

    Safiyo tusmo saas yaa ka rabaa jaceelka cadowgiisa casaanka u dhiib wallee hees dardaaran iyo cod mcn iyo qurux dumar 👏👏🤝🙏

  • @badi722
    @badi722 5 років тому +16

    الله الله اغنيه جميل جدا جدا والأجمل ان صاحبتها متحجب الله عليك ما اجمل المرأة المتحجب

    • @horyaalmedia4857
      @horyaalmedia4857 4 роки тому

      I agree with you there is non beuty person who wears ahijjab becouse allah gives us special womens

  • @aliahmedabas577
    @aliahmedabas577 3 роки тому +1

    qoftaas wlh nin u qalma oo xishood iyo sharaf lagu soo koriyee mudnayd. bidhikoole baa helay . muxuu yiri relationship.......!

  • @ahmedjr3788
    @ahmedjr3788 3 роки тому +9

    Heestan 1 milyan wayba gariye 2021
    Inta daawanaysa
    👇🕳💨💫💥💢💯

  • @kingjaarevi2032
    @kingjaarevi2032 5 років тому +5

    Naagtu naaga ka dheraa waa dumarkii 100ka gela iyo faraska laga dhipi jiray mnch allh

  • @kokaali889
    @kokaali889 3 роки тому +2

    سوداني معجب بالصومال أحبكم

  • @najmodeirie1673
    @najmodeirie1673 3 роки тому +2

    Msha allh tusmo abaayo quruxeey xafidahullh

  • @xasankeyse6648
    @xasankeyse6648 4 роки тому +1

    Safiyo tusmo wlahi waan ku haystaaa waxay haysaa cod iyo qurux mnsh allh

  • @bacaadmediauk4399
    @bacaadmediauk4399 4 роки тому +4

    Safiya tusmo Waan Maqlaa Waligey Maan dhageysan Heesaheeda Illaahey amarkiis Nasiiba Umayeelan Lkiin Bismilaah Maasha Allaah Wax kle Amezing Voice Naxariis Leh Dagani 🙏🙏🙏 Cod buu Illaahey Kusiiyey Hbo 🙏🙏🙏🙏 Illaahey Hakuu Danbi dhaafo❤❤❤❤🙏🙏❤❤🙏❤🙏

  • @ugaaskagabdhisaa7954
    @ugaaskagabdhisaa7954 5 років тому +5

    hoyada fanka manshallah daganan cod qurux ❤❤👌

  • @siyadrage4551
    @siyadrage4551 3 роки тому +7

    she is a great singer with a blessing voice masha Allah

  • @user-bf6bh3cr8x
    @user-bf6bh3cr8x 4 роки тому +3

    والله العظيم شدتني الموسيقى والاغنية رغم اني لا اعرف من لغة المغنية كلمة واحدة والجميل لباس وحشمة النساء في هذا الفيديو الجميل

    • @fardusaxmed9888
      @fardusaxmed9888 4 роки тому +1

      اهلا قول من شاء الله اخى

    • @user-bf6bh3cr8x
      @user-bf6bh3cr8x 4 роки тому +1

      @@fardusaxmed9888 ماشاء الله تبارك الرحمن

    • @adamyusuf5302
      @adamyusuf5302 3 роки тому

      I love you

  • @bareabdi6448
    @bareabdi6448 3 роки тому

    I am watching from Kenya if you are from Kenya love saar

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 5 років тому +1

    Asc safiya waan ku salaamayaa inadeer mar hore mar labaad nice song nice music you are legend thanks safiya best Yusuf jama UK Birmingham

  • @zaidtecle2068
    @zaidtecle2068 4 роки тому +6

    I am eritrean and I love somalian musice.god job sister.

  • @aadanjaamac6520
    @aadanjaamac6520 5 років тому +5

    Hadaan dhinto caawa gabadhaan udhintay coos I love her ❣❤❤❣❣❣

  • @shaafoyare9274
    @shaafoyare9274 3 роки тому +1

    Maamo safiya thanks codkaaga waan ka helay

  • @HargalTv
    @HargalTv 5 років тому +23

    Thanks sis faiza amir
    Keep going
    Maamo safiyo tusmo

  • @rahma_daqueen9297
    @rahma_daqueen9297 3 роки тому +2

    Manshaallah sofio tusmo, I love you keep your head up honey 💜💜💜💜

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 роки тому

      Kkkkkkkkk miskiin inanyar bay rabtay inay noloshiisa ku ciyaarto

  • @AbdiAli-lu2ew
    @AbdiAli-lu2ew 5 років тому +4

    Hees MCN iyo hagoog wacan.
    Caleek caleek.

  • @abdiaziizazeer8376
    @abdiaziizazeer8376 4 роки тому +2

    Tusmo Quen in the Borama hoygi Aqonta Allah haku xafido

  • @sagalgedi5682
    @sagalgedi5682 5 років тому +2

    Maasha alaahi heesa qurux badan waaye ilaahay xafido aamiin yaarabe

  • @mariyasiiciid1069
    @mariyasiiciid1069 3 роки тому +2

    Masha allah

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 3 роки тому +4

    Casaanka u wada dhiib waa cadowga ignore saar nacabku derbiyada ha jiiro Safiya qurux 👍👏🌹

  • @mahdiyadaahir4460
    @mahdiyadaahir4460 3 роки тому +1

    Masha allah Edo mcn safiyo tusmo nolow

  • @alimahamud2842
    @alimahamud2842 5 років тому +2

    Safiyo tusmo thanks codbaad meesha kuhaysaa Weli hooyo my curin

  • @milyarawes6425
    @milyarawes6425 11 місяців тому

    Wow what Sawend(Voice- Pawer Fuul you are The bast of The best senger

  • @ibtisaamibtisaam1649
    @ibtisaamibtisaam1649 5 років тому +2

    Mamadan labiska cajiiib ayeey ku tahay❤️

  • @abdulhassan5369
    @abdulhassan5369 5 років тому +16

    Wow awesome voice Safiya.

  • @shamsudiinaxmad1158
    @shamsudiinaxmad1158 4 роки тому +3

    Safiyo tusmo mansha Allah

  • @yasindacaro6416
    @yasindacaro6416 5 років тому +2

    Mnsha allah gabadhani ma sahlana

  • @mohamedamiinmustafe3276
    @mohamedamiinmustafe3276 4 роки тому +3

    Naagtan way qurux badan tahay walhi❤️

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 9 місяців тому

    Samaroon waa reer dumar qurxo badan dhaloonti gabadh samaroona meel iigu sheega

  • @xidigabaaraan
    @xidigabaaraan 5 років тому +5

    Safiyo tusmo Qof tagy waxba lama Qaban kara ❤

  • @nimcoxariir8246
    @nimcoxariir8246 3 роки тому

    Safiya tusmo allhe niyada ha kuu qaboojiyo

  • @ayanhassan1207
    @ayanhassan1207 4 роки тому +4

    Wewe mama safiyo tusmo💋💋💉♥️👌🙏

  • @naciimoladan2507
    @naciimoladan2507 3 роки тому +3

    Gabda jelhya macno inolo ❤❤❤❤❤

  • @drxaayoow2105
    @drxaayoow2105 3 роки тому +2

    Waa dhamees haween 😍😍

  • @calibaashi1653
    @calibaashi1653 3 роки тому +2

    You so beautiful keep going don't let you down people

  • @zeinabahmed4696
    @zeinabahmed4696 4 роки тому +2

    Mashaallah inader Safia Allahcouhafido Amiin

  • @mahamudxasan2442
    @mahamudxasan2442 3 роки тому

    Heesatn way uqaaday candi ciise

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 5 років тому +2

    Masha Allah safia tusmo sowtul raxma
    ❤❤❤🙏🙏🙏

  • @adanhassan1682
    @adanhassan1682 4 роки тому +1

    Halgama sare cadow kuma haleelo from wiil dhulbahante

  • @ahlam33mohamed77
    @ahlam33mohamed77 4 роки тому +2

    Heestan waa inaan xaajigeyga uqaadaa asageyba ka hadleysaa allow ii daay my xaajigeyga 💘💘💘💘💘💘💘

  • @bashirmohammed8293
    @bashirmohammed8293 4 роки тому +5

    Mashallah axsan hees amazing voice wan ku tagera ❤ nolaw abid

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 3 роки тому +1

    Tusmo walaashay Maashaa alah
    Love you

  • @user-jy7rh9vz9o
    @user-jy7rh9vz9o 3 роки тому +2

    تسلمي ياروعه صوتك جميل

  • @fathifaysal3361
    @fathifaysal3361 4 роки тому +1

    Mnsha allah hbo tusmo kujecliyaa ❤️❤️

  • @abdirisaqboqore3368
    @abdirisaqboqore3368 5 років тому +4

    Waa halkee meeshani dumar ka qurux da badani joogaan kolay muqdisho ma ahan e

    • @zakigafane4833
      @zakigafane4833 5 років тому +1

      Uk

    • @Rolcm
      @Rolcm 5 років тому

      midab cas kaalay mugdisho ma Dumar fool xumaa ku ogeed😏

    • @fardowsafarah619
      @fardowsafarah619 5 років тому

      Waa Minnesota North America

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 4 роки тому +2

      waxaan maa qurux ah
      muqdisho imaaw kaalay ayagoo 15-22 jir ah oo alle qurux ku maneeystay ayaa joogo

  • @subeercalanle9074
    @subeercalanle9074 4 роки тому +1

    Allaylehee Safia tusmo waa fanaanad jirta

  • @nurdiinasalsomali9762
    @nurdiinasalsomali9762 5 років тому +6

    Safiyo waan jeclahy😢❤️💋❤️💓

  • @bashirmohammed8293
    @bashirmohammed8293 4 роки тому +1

    Casaanka uun u wada dhiib 🔥💝

  • @mohamedb42
    @mohamedb42 4 роки тому

    Alla Tusmooy sideen jacaylkaan igubay kugu soo bandhigaa...Billaahi gabadhu ma single baa

  • @husienyare2720
    @husienyare2720 4 роки тому +2

    ❤️❤️ Oll is the best

  • @user-jy7rh9vz9o
    @user-jy7rh9vz9o 3 роки тому +1

    ياسلام عليك لبسك جميل الله يحفظك

  • @mohamedadennoor8314
    @mohamedadennoor8314 3 роки тому +1

    Safiya tusmo ❤️❤️❤️

  • @ahmedmohamud7795
    @ahmedmohamud7795 2 роки тому

    Wow ax yaa hees safiya tusmo

  • @nashaadomar3121
    @nashaadomar3121 5 років тому +3

    Masha Allah tosmo wan ku aminsanhy

  • @saynabojamac2560
    @saynabojamac2560 5 років тому +4

    Waaw mnshaallh safiya tusmo Allh hkubrkeyo

  • @user-ew9nw9py3t
    @user-ew9nw9py3t 4 роки тому +1

    My fav song

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 5 років тому +16

    MashAllah habo safiyo Allow noka xafiid.

  • @qalanjo7611
    @qalanjo7611 3 роки тому +2

    Voice is amazing

  • @mahatkhalif1011
    @mahatkhalif1011 4 роки тому +1

    Keep going

  • @mubaraksaif37
    @mubaraksaif37 3 роки тому +1

    Safiyo wan jeclhy

  • @fatumali1829
    @fatumali1829 5 років тому +1

    Mashaallah my lovely mrs s,tusmo

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed 4 роки тому +2

    Favzz 😊🥰💛🖤💛

  • @nasronasib
    @nasronasib 4 роки тому +2

    Casaanka uun u wada dhiib yaa fahmay Aniga waan fahmay

    • @abdulfatahsomali1525
      @abdulfatahsomali1525 3 роки тому

      Laba qof oo is caaqashaqay balse dad warxumo tashiil ah ay ku jiraan si dhexdooda ay uga saraan kalsoonimada ay isku qabaan labadaas qof ee is calmaday wcs

  • @sihamabdiwali9159
    @sihamabdiwali9159 5 років тому +3

    Safia tusmo 💗🤝👍👏👌

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 4 роки тому +1

    weligeey ma maqlin, fannaanaddaan !

  • @sahroalimahamed1160
    @sahroalimahamed1160 4 роки тому

    Mash allh cod macanaa safiyo tusmo hor mar wacan

    • @user-gp9vy5ou4l
      @user-gp9vy5ou4l 4 роки тому

      الوليد عبد الله من السودان مطربة صوت طروب محجوبة

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 роки тому +2

    Caashaq midho dhalay lama arag wali waxan cololyow ahaan lagama dhaxlo😂😂😎😋😊🤔

  • @mariamshirdoonfarah7538
    @mariamshirdoonfarah7538 3 роки тому

    Wa ku faraxsanahay sharma boy inu xabsiga kasoo baxay hambalyo

  • @milyarawes6425
    @milyarawes6425 11 місяців тому

    Safiya Booqered Love yup very mach

  • @muusemohamed4361
    @muusemohamed4361 2 роки тому

    Safiyo Tusmo Mucjisada Fanka
    Heestani dhiiga ayay idhaqaajisay

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +2

    Safiya tusmo👏👏👏

  • @abdi-azizomer1621
    @abdi-azizomer1621 4 роки тому

    woof woof qalbiga iyo quluubtaaba waad dhaqaajisay

  • @ilhamsaeed8325
    @ilhamsaeed8325 5 років тому +5

    Maashaa allaah safiya tusmo edo qurux

  • @milyarawes6425
    @milyarawes6425 11 місяців тому

    Safiya Tusimay Sharif bedan

  • @abdihakimrooble6810
    @abdihakimrooble6810 4 роки тому +1

    safiya tusmo big love

  • @hauwalawal6468
    @hauwalawal6468 2 роки тому

    Masha Allah

  • @hormuudkiitogdheer5143
    @hormuudkiitogdheer5143 5 років тому +4

    maanshalah

  • @jamalsalah3800
    @jamalsalah3800 4 роки тому

    Wow Tusmo waa kabaxsatay

  • @abdullahomar9828
    @abdullahomar9828 5 років тому

    Very songs i like it

  • @jamalwarsame7124
    @jamalwarsame7124 5 років тому

    Safiyo Tusmo >>> Boqorada Reer Diini.

  • @khadarcali8534
    @khadarcali8534 Рік тому

    masha Allah 👍💯

  • @abdirahmanelmi8172
    @abdirahmanelmi8172 11 місяців тому

    What a voice.
    Wooooooow