Asc my brothers and sisters Allah hauraxmado mama mama Xaliimo thinks nice voice Sofia tusmo but i have a question for you sababta oo usoqadan weeysay maxeeytay heeskii nin lagu seexdow haseexan guwaawaawo waaye because badeenaa nalaku heestaa war Somaliyeey kaca oo badina difaacda Axmaaro aan iska dhicino I'm ready back homeland Somalia fuck Abii Ahmed so please sorry if I make mistakes My Abaayo safiyo tusmo siin salaami ariirti owkeekay im ciyaal xamar reer Deyniile I'm in a America Seattle Washington tanks
Xasan Dhiiqo, waa in Dalka Dadka Diinta Dhaqanka iyo Caqliga Suuban Gacanta looga qabta, Somaali Oo isku dhan, waayo Labada Sano Ee uu Joogo, hadan Alle ka cabsayno Oo Daacad u hadlayno, wax uu Soo Siyadiyey Xasan Dhiiqo Ma Aragno, bes in hada Dalka iyo Caasimada dalka ku Jiraan Khalkhal Baahsan, Marka Fiiriso, ( DILKA ) Dilalka qarson Ee Haweenka Masakinta Birmageydad,Dhulki Danta guud Ee Dalka Somaliya,Oo ka dhaxeya 5 Shanta Somali,In lakala Booba Dadkii Oo Banaanbaxyo Loga Soo Horjedo Dowlada u hogamiyo Xasan Dhiiqo, Dhaqaalo Xumo Gaajo, Dhaqtaradi Oo aan qof haysta Dolar, Ma hee Aanu Hawaysan Karin Miskiin Birmageydo Hawen iyo Ciyaal,Hungurigi Oo Cirka isku Shareeray, Jidadki Oo in la'maro laga Cabsaayo, Oo qof walba dhahaayo Ama Miino kulla kacda, Dadkii Oo sii kala Foganay Cabsi Darteed iyo kala Fogaansho iyo wixi La mid Eh, Zo waa in Duq Xasan Dhiiqo, Dulmiga uu wado iyo ku tagrifalka Dalka laga Qabto, Ee aan loo Eegin qabiil iyo qof Jeclaysi 35 Sano Oo Dowlad La'aan Ah wax laga Xishodo Waaye, Aduunkuna Indhaha lee naga Fiirina, waayo waxow noo Arkaa Kuwo iyagu Gacantoda isku Dila Oo isku Soo Xarayna,Dad Muslin ah Oo is dila qabriga isku dira waa u guul Carab Gaalo Aasiyan Iyo Afrikan, waayo, waxay qaban wana nahay hal diin hal dad hal dal zo, waa in caqligu shaqeyo Somalay Xasan Dhiiqo, iyo kuwa hoos Fadhisa Waxay ilashayan Besadoda, uma maqna Miskiin iyo Birmageydo,Xaqa Allaha nagu Duwo hadan Somali, nahay Amiin🤲 wabilaahi towfiiq☝🏼.
Walee cadaabka bilaash l9ma samayn bal kuwa duubaya iyo idinka soo tabinaya warbaa idiinyaal aakhiro hadaydaan katowbad keenin. Idinku ma iswaydiiseen waxaan aad soo daynaysaan lacagta idinka soo galaysa masax baa mise waa khalad!!!!
رحم الله الفنانه الصوماليه حليمه خليف مقول اخوكم من السودان الشقيق محب للصومال الشقيق 🎉🎉🎉🎉
❤
We love
Thanks again and again my dear brothers sudan
Are they related?
Tusmo qalan jadii iyo codkii soomaalida cimrigaa ha kuu dheeraado insha allah❤❤❤
Gabadhu gobsana waxan Joga 🇩🇪 Germany 19/10/2024 ayaan hada dhagaysanayaaa Safiya tusmo
Somalay gabdha ilaaliya heshan208 ayey is xasuusisay
inaad qurbaha joogtid baad noo sheegaysaa miyaa
Mashallah Safiya tusmo Cod iyo Daganaan waad isku darsatay noolaaw walaashey
Heesta Sanadks Cusub ee Saalax Sanaag waa shirki laftiis waayo Alle wax mudan inlaweydiisto ayuu ayaamo weydiistey haku kamin Muusikada Alle unoqo Hooyo
K6
Ilaahow rabiyow Xaliimo khaliif janna Fardowsa’s sa ka waraabi yaa rabbi❤
What a golden voice ❤❤
wa sida tusmo sii,da
Inshaa allaah USA baan kuugu imaanayaaa
20/11/2024❤🎉🎉🎉🎉
#ERAYADA |HEESTA| LYRICS👇
00:01 DHIRTA xididka hoosaa
00:01 DHULKA loogu beeree
00:01 WAY dhici Lahaayeen
00:01 DHISMAHOODA weeyee
00:01 DHISMAHOODA weeyee
00:01 KII DHABA Jacylkuna
00:01 HALKII kama dhaqaaqoo
00:01 DHIDIBAA u aasane
00:01 SIDA dhuda haween
00:01 YAAL isu dheeli tiranoo
00:01 MIDBA dhan u baxaysoo
00:01 DHINACA isa saaree
00:01 DHINACA isa saaree
00:01 KII DHABA jacaylkuna
00:01 WAA DHAQAN wadaagiyo
00:01 ISU dhalasho daacada
00:01 WAA sida dhooyahan
00:01 INTUU naag isaga dhigay
00:01 DHEXDA oogu marayoo
00:01 DHAKSO uga baxaayee
00:01 DHAKSO uga baxaayeee
00:01 KII DHABA jacaylkuna
00:01 LAMA kala dhantaaloo
00:01 LAFAHOODA dhameeyaa
00:01 SIDA DHUMUCDA weeyaan
00:01 DHEEHAA caleentuyye
00:01 UBAX wada dhalaaliyo
00:01 DHINBIISHAA hadhaysee
00:01 DHINBIISHAA hadhaysee
00:01 KOL haduu ladnadan yahay
00:01 KALA dhuuman maynee
00:01 WAAGAA dharaar noqon
00:01 KII DHABA jacaylkuna
00:01 HALKII kama dhaqaaqoo
00:01 WAA dhaqan wadaagiyo
00:01 ISU dhalasho daacada
00:01 KOL HADUU ladnadan yahay
00:01 KALA dhuuman maynee
00:01 WAAGAA dharaar noqon.
Sadly codkii ma keeni karto marnaba..waxa heestaan ku qaadi jirtey Magool.. ALLAH YARXAMA 😢..SADLY WAALA BAHDILAY HEESAHEEDA..😢
Allah unaxariiiista Ayeeyo xaliimo khalif magool
Wow! Habo waad dul dhigtay❤
nimcan cbdiraman godkafanku ushidanyhay wll sharfiyokarmo❤❤❤❤
Xusuuustii fanaanada Qaran haliima khaliif magool ilaahow kuu naxariiso
Ellahay hakuu xifdiyo safia tusmo love you ❤❤❤❤❤❤
May Allah protect safiya tusmo from cadowka
Mashaa Allah❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasuustii xaliimo khaliif magool ilahay hawnaxaristo ❤
Kan ilaahey ummadda ha ka qabto. Madaxweyne daacada ilaahey ha noogu badalo.
Waa runtaa Sharmaboy noolow waligaa
Waayo waayo ayaan xasuustay
Queen safiya tousmo keep going.
Cod × iyo qurux Masha alh
Illaahoow kuunaxariiso geesiyada wadani 🌺🌸💙🌸🤨🎊🎊🫶🥰🥰✌️🌼🌼🌼
I love you hbo tusmo ❤
Waxaan hadal kuugu koobay hogaanka uun hada noo wareeji yes👏👏
Yusra wll meelwaba Maad kaoyaysaa😢😢😮
Maashaha
❤❤❤
Wan idin salamay dhaman bahda xogmaal media special Mohamed paracetamool and deeq darajo
Masha Allah, my beautiful 🤩 African sister I love your address,
💚💚💚💚💚💚
Faan aan jecelahaye taageero weeyne u ahaye reer puntland America joogow Bashir jaawi Abaala ayuu inaku leeyahaye puntland oo faana inoo imaada jirin ayuu deegamada puntlnd dhaantoyin inooka dumijiraye xaata faani inagu malhyen faanta lama Simon faantii puntland nala soo kucisaye Bashir UK 🇬🇧 imo brother London kuushidne alllah ku xafido
Wow keep going
Safiyo tusmo waakusalamay abyo
Asc my brothers and sisters Allah hauraxmado mama mama Xaliimo thinks nice voice Sofia tusmo but i have a question for you sababta oo usoqadan weeysay maxeeytay heeskii nin lagu seexdow haseexan guwaawaawo waaye because badeenaa nalaku heestaa war Somaliyeey kaca oo badina difaacda Axmaaro aan iska dhicino I'm ready back homeland Somalia fuck Abii Ahmed so please sorry if I make mistakes My Abaayo safiyo tusmo siin salaami ariirti owkeekay im ciyaal xamar reer Deyniile I'm in a America Seattle Washington tanks
Heesta dee Somaliland baa leh, xageed ka waalan tahay koonfur xabad budhaasuqa oo ay xornimadeedii u tirisay ma haysaa
abwaan ustaad xuseen aw farax dube
Wow what a golden voice
abwaan xuseen aw faarax dube AHUN
Tow badu maa muhiim intaanu wadku kuu imaan
Katuma sarbaa hayee
Ragii katuma majogaan
Sidaan yeeli jirnay
Ah waan kaduqowey gacanteyda waxay kugoday wardheer oktober 1980
Hogamiye Indha qarshe ayaa duqeyey galabtas 200 ayan dilnay
Ragii waduqowe hada
Yaa katumi saarka ciilowba
❤😮
1second
waqooyiga dalkena somalia safiya tusmo heesayaa
🙏
Kii dhaba jaceelkuna
Kii dhaba jaceelkuna
Halkii kama dhaqaaqo
Dhidibaa u aasan
Xasuusti Xalima khaliif omar
Magool Alla iirahma
marba ma garyso magool
Wr mxa inika siya ilaa 4ti fiidnimo ini suganaa meeday ilmadi qarsonyd hush
Safiya. Tusaamo. Heesah. Cooda. Kuma. Leh. Laakiin. Gaabaga. Iyo. Buraanbuuraka. Bay. Cooda. Ku. Leedahay. Haaga. Xuumaan. Raali. A Jaawa. Abaayo. Bisiinka
Allaya cizaka cod baa ku duugan maamo safiyo magool oo nool waye
Ilaahay miyaanad ka baqanayn
Magool qof gaari Kara ma jiro
Waxkastaba su,aal muuse,
Sool raggii lahaa,
Baa Sakaawihiyo
Suuga u koree,
Saakiyo berriba,
Salabka u sitee,
Samir iyo Iimaan.Waxkastaba su,aal muuse,
Sool raggii lahaa,
Baa Sakaawihiyo
Suuga u koree,
Saakiyo berriba,
Salabka u sitee,
Samir iyo Iimaan.
Ilmaa iga timada markan maqlo hesta sacabka baa yab leh gabadh ii qaado jiray iyo koxdii yaa xususan
Somalian wayceebowday cabadka wey qarsN waayen
😅Q100😢❤
Xadku waa kee ma xadka waalidaa,yaa sameeyy hadkan ay kuwaa sheen?
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
Midna way heesaysaa, kuwa kalo ku shamuumaya oo teleefoonada watana maxay ahaayeen. Dumarka cajab badanaa.
😊
Dhidib baa u aasane
Jah❤❤❤❤
Xasan Dhiiqo, waa in Dalka Dadka Diinta Dhaqanka iyo Caqliga Suuban Gacanta looga qabta, Somaali Oo isku dhan, waayo Labada Sano Ee uu Joogo, hadan Alle ka cabsayno Oo Daacad u hadlayno, wax uu Soo Siyadiyey Xasan Dhiiqo Ma Aragno, bes in hada Dalka iyo Caasimada dalka ku Jiraan Khalkhal Baahsan, Marka Fiiriso, ( DILKA ) Dilalka qarson Ee Haweenka Masakinta Birmageydad,Dhulki Danta guud Ee Dalka Somaliya,Oo ka dhaxeya 5 Shanta Somali,In lakala Booba Dadkii Oo Banaanbaxyo Loga Soo Horjedo Dowlada u hogamiyo Xasan Dhiiqo, Dhaqaalo Xumo Gaajo, Dhaqtaradi Oo aan qof haysta Dolar, Ma hee Aanu Hawaysan Karin Miskiin Birmageydo Hawen iyo Ciyaal,Hungurigi Oo Cirka isku Shareeray, Jidadki Oo in la'maro laga Cabsaayo, Oo qof walba dhahaayo Ama Miino kulla kacda, Dadkii Oo sii kala Foganay Cabsi Darteed iyo kala Fogaansho iyo wixi La mid Eh, Zo waa in Duq Xasan Dhiiqo, Dulmiga uu wado iyo ku tagrifalka Dalka laga Qabto, Ee aan loo Eegin qabiil iyo qof Jeclaysi 35 Sano Oo Dowlad La'aan Ah wax laga Xishodo Waaye, Aduunkuna Indhaha lee naga Fiirina, waayo waxow noo Arkaa Kuwo iyagu Gacantoda isku Dila Oo isku Soo Xarayna,Dad Muslin ah Oo is dila qabriga isku dira waa u guul Carab Gaalo Aasiyan Iyo Afrikan, waayo, waxay qaban wana nahay hal diin hal dad hal dal zo, waa in caqligu shaqeyo Somalay Xasan Dhiiqo, iyo kuwa hoos Fadhisa Waxay ilashayan Besadoda, uma maqna Miskiin iyo Birmageydo,Xaqa Allaha nagu Duwo hadan Somali, nahay Amiin🤲 wabilaahi towfiiq☝🏼.
Maxa meshan keenay madaxweynaha waayab wllhi orad meelaha loga hadlo aad hadii sidaas ugu kulushahay hesta hanaga qasin madaxdana nabad gali😂😂😂
Xanuun qabiil baa haya
Waad jiran tahsy dhaater aad hadii sheekh rusheeye u tak saarka qabyaalada ha kaa tumee
War yaahee yaa nasheegay
Dhilooyahan mxa laga wada!?
Dhilowyahan waa geed yar oo caleemo jilijilicsan leh oo geedaha ku dul baxa
Mach'Allah ❤😢
Naayaaya aduunkii waa dhamaadaye sida isu dhaama xishooda waxaan kama gabowdaan miyaa tuubuu ilalaah
Adigoo daawanaya ha iska reebin
@@MusaMunyiva madaawan intaan komentiga qorayey baa igu duud dheerayd
Walaal adiga intee kuu hadhay balnoo sheg madunikalad kunooshahay?
✅️✅️🫶🫶👍👍👌
waqooyi aa sameeyay fikrad heesta dhirta xididka hoose aa dhulka loogu beeray...
Yab habar gidirtu yay idin maqalin
Walee cadaabka bilaash l9ma samayn bal kuwa duubaya iyo idinka soo tabinaya warbaa idiinyaal aakhiro hadaydaan katowbad keenin.
Idinku ma iswaydiiseen waxaan aad soo daynaysaan lacagta idinka soo galaysa masax baa mise waa khalad!!!!
Hada adi maxaa kasoo doontay meesha
viking*❤£(wcb)2 bullring 3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
Vem.år.du
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤
❤❤❤❤❤❤