NIMCAAN HILAAC IYO HABEENKA HOBOLKA HCTV 2018

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

КОМЕНТАРІ • 399

  • @mukhtarasad4145
    @mukhtarasad4145 6 років тому +29

    Nimcaan hilaac hees kasta bilaa music ka horaysiinayaa waa *fanaan kalsooni ku qaba codkiisa*
    👏👏🙏🙏🙏
    Heesta cusub hore u sooo saaar

  • @user-kp8ds8pl5x
    @user-kp8ds8pl5x 6 років тому +22

    Aaar wixii duriyada samarooon siciiida like ta yaaan layla dhaafin specially from saylac xaruntii ilbaxnimada

  • @ayaannuurka9277
    @ayaannuurka9277 6 років тому +191

    Nimcaan hilaac dartiis waan idiin wada saaray leik keyguna waa xagiina isma dhaafno 👍

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 6 років тому +109

    Nimcaan Hilaac Waxa lagu tilmama Boqorka codka 👑
    Manta waxa laga joga 6 sano marku fanka kuso Biiray wali waxa weyi fananka ugu codka macan sida la aminsanyahay live na kuhesa ❤️😍❤️
    Dabcan waxan odhankara legend is legend waa Habenki iyo Boorama 🌹😍🌹

    • @hibofarah7304
      @hibofarah7304 6 років тому +4

      Suldaanka Reer Nuur yes anaa kudu raacsan taas bro

    • @yusrahassan2875
      @yusrahassan2875 6 років тому +3

      Suldaanka Reer Nuur

    • @kaalid143
      @kaalid143 4 роки тому +2

      Xabibi Mcn ❤️ 💗 💗 💗 is a small business

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 6 років тому +222

    Wiilkan waxaan Ku taageera edebta iyo ixtiraamka iyo waliba siduu su'aala la waydiyo uga fiirsado waa shaqsi aad udagan xaqiiqdii
    Masha allah

    • @ayaannuurka9277
      @ayaannuurka9277 6 років тому +5

      Kun gabdhood Karoon waa runta huuno

    • @abdourahmanalinouh2153
      @abdourahmanalinouh2153 6 років тому +3

      garatay

    • @rahmomohamud4812
      @rahmomohamud4812 6 років тому +4

      Kun gabdhood Karoon haa wllo waa runtaa dadka lama xaqiree waa qof degan

    • @ikrasalad9066
      @ikrasalad9066 6 років тому +4

      Mashllh rabi codka hakuu barakeyo

    • @ifrahkourouh1017
      @ifrahkourouh1017 6 років тому +7

      Samaroon waaaaaa dad aqoon leh Oo dagan NIMCAAN HILAAC Nooolow cadowga ha jabo

  • @sawsanabdi7197
    @sawsanabdi7197 6 років тому +15

    Maanshaallah wlhi nimcaan wali ma arag fanan la siman fanaaniinta hada jirta hadii la eego xaga dabeecada xishoodka waa wiil dagan runtii horay u soco wll 💕💕💕💕💕

  • @munasirabdi6758
    @munasirabdi6758 6 років тому +17

    My dhiigayga nimcaan sxp xidigaha kaligaaa ayaa ka quruxbadan allah ha kugu wadao sxpkay waxn ahay hal yay

  • @hibofarah7304
    @hibofarah7304 6 років тому +11

    Masha allaha My ex claas met Nimcaan hilaac hirgalay wale waa lagaa dareemayaa inaad jogto my home sweet Borama cade

  • @hiigsiofficial3163
    @hiigsiofficial3163 6 років тому +6

    Allha barakeeya nimcaan aduunya qayr kujoog aqirana janadii kunolow anigu wali manan arag nimacaan balse waan iskajeclhy somali nima ❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌

  • @zuusuugaasoomar116
    @zuusuugaasoomar116 6 років тому +15

    Alla jecliya borama hal mar tagay waligey insha allah wanku soo laban dona markale ilaheyow dalka no hagaji nimcaan hilaac abowe mcn wanku xisnay hada nahay rer muqdisho kuso laabo caasimadaada dalka hoyo love u dhamaan walaalahen reer owdal

    • @abdourahmanalinouh2153
      @abdourahmanalinouh2153 6 років тому +1

      dhab

    • @Hindaladan4455
      @Hindaladan4455 6 років тому +1

      Suad Omar shukran hno waad amaantay
      Magaaaldayadii somali oo dhan baa iska leh somaliya meel walba o somaliya ka mid ah waa dalkaaga ku soo dhawow mar labaad iyo marar badanba

    • @muscabyare4569
      @muscabyare4569 3 роки тому

      Noosoo laapo hno mcn we love muqdisho

  • @hayfacadey9898
    @hayfacadey9898 6 років тому +27

    yarkan edeb badnaaa wxn Ku jecelahay aqlaqdisa wlhy noolow bro 😍🙏

  • @freefireplayerpro3405
    @freefireplayerpro3405 6 років тому +22

    Hilaac
    Tageran ku hayna wlhi boqorka codka somaliyed
    From jamhuriyada brkysan

  • @abdinajiib7955
    @abdinajiib7955 5 років тому +5

    Nimacaan hilaac zxp qali ma aniga iga hadsha zxp heesaha niccaan cida aya tabanayan like isra fanaanka somaliyed keep going pro

  • @umalkheirmuhamed2234
    @umalkheirmuhamed2234 6 років тому +10

    Boqorka fanka nimcaan hilaac
    Hilaacii hirgalay rugcadaagii soo rogaaL
    Celiyay 😍😍😍 lagu tapay ina badan

  • @mesutozil5649
    @mesutozil5649 6 років тому +13

    03:28 saacada habeenimo casimda singapore nimcaan hilaac legend poqorka codka
    salam sare tagerayasha nimca👋👋👋an

  • @mahadisse1801
    @mahadisse1801 6 років тому +166

    Nimcaan hiilaac iyo fahiima
    Caadi mahan Teyda kale fananka qaranka Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Hambalyo hambalyo
    Inta tagerrsan like saraa

  • @nawaafloovehshshsh4635
    @nawaafloovehshshsh4635 6 років тому +18

    ala qof kaan ilahey amarkii waa iskajeclahay runtii bro horey u soco axasan fanaan hergalaey nolow

  • @ayaannaxidigtaawdal6408
    @ayaannaxidigtaawdal6408 6 років тому +19

    Nimcaan hilaac io fihima yasiin wan idin salamayaa io borama deyda cashaqA walhi dad nasabaa ku nol horey usoco hno nimcaan

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 6 років тому +43

    Ixriraam Badnaanta Iyo Cod Macaanida Ayuu Ku Muteystey In La Xiiseyo Ceeb Uma Arko In Fanaanku Meesha U Doono U Tago Balse Aanu Wadankiisa Iyo Meesha Ukaso Jeedo Aanu Marnaba Aanu Ilaawin Somaliland Waa Dalkaagi Iyo Halkaa Aad Fanka ka Bilowdey Xamarna Waa Dhul Somaliyeed U Sinow Balse Jaceylka Dhulkaga Lama Ilaawo Nimcaam hilaac 💋😍

  • @abdinaasirali4082
    @abdinaasirali4082 6 років тому +21

    www mashallah Nimcaan C/raxman Hassan ilxuni kuma argto Aragan kufarxna nolow intay nololi jirto ilove borama inta rer borama lkn bal lkn bal isara an arko waxa laga laga helo

  • @sawsanabdi7197
    @sawsanabdi7197 6 років тому +11

    Hilaac waxaan ku jeclahayba waa akhlaaqda Wlhi waa fanan dagan horay u soco Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @nasrocumar7299
    @nasrocumar7299 6 років тому +5

    Nimcaan aboowe wan ku salamay masha allah ilah haku dayo aad ba ku tageraa ilove you walaalkey alah ha ku dhowra🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bellaomar3634
    @bellaomar3634 6 років тому +8

    Haybad wxd ku ledahy dhulkaga hoyo #Borama
    #Samaron dhalad inad tahay halkasay ka muqata wlhi ku dhax bashalaya halkad ku dhalaty 😍😍

  • @faisalabdiraxman6036
    @faisalabdiraxman6036 3 роки тому +2

    Iska dhaaf sxp wax fcn maahe wlhi yaan lagugu dhiiri gelin ku dadaal quraanka kaasa wax ku daraya aakhiro iyo aduunba sxp 💟

  • @hafsamacow5384
    @hafsamacow5384 6 років тому +31

    Wixii reer borama like

  • @15kbeforesubsmay37
    @15kbeforesubsmay37 6 років тому +6

    *_Somaaliland_* dadka ku dhasha iyo fanku waa walaalo.
    *_Hargeisa_* na waa "Janno"❤
    Love all somalis❤.

  • @najlaaaahmed6039
    @najlaaaahmed6039 6 років тому +5

    Wlhi dhal boqortoyo inaa tahay wey ka muuqata nimcaan bilad dahab ku galin lahaa 🏅😍

  • @miskiabdullahiali9427
    @miskiabdullahiali9427 6 років тому +12

    Boqorka fanka nimcaan hilaac hilaacii hirgalay rug cadaagii Soo rogaalcelay 😍😍😍 fanku waa kutabday hilaacii fanka nimcaan nolow intay nolol jirto

  • @Zuldanzomali
    @Zuldanzomali 6 років тому +9

    walalky Nimcaan cabdiraxman xasan hilaac Hore usoco😍😍😍😍

  • @hondek536
    @hondek536 5 років тому +8

    Rer Boorame One Love Like ta Rer Jarka....

  • @moxamudhallac_official9117
    @moxamudhallac_official9117 5 років тому +5

    Legend will remain legend
    The 1 nd only artist ilov

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 6 років тому +12

    We love from muqdisha

  • @mouna__zadiq958
    @mouna__zadiq958 6 років тому +5

    Inanki Inmda thy wlhy nimcanaw😍👈

  • @noproblem524
    @noproblem524 6 років тому +9

    Apti nimcaan no qabiil 😍😘🇸🇴

  • @akahiye22
    @akahiye22 6 років тому +21

    Nimcaan Cabdiraxmaan Hassan Hilaac Fanaan Soomaaliyeed Horey usuco adiga iyo wariye Fahiima Shukran labadiinaba 🎆🎆🎆🎆🎆

    • @jirfe
      @jirfe 6 років тому

      Cabdikadir Kaahiye kkkkkk muqdisho siduu ku soo noqday bal eega daamankii baa soo baxay inaadeer dhulkaaga iska joog durtaba huuno waa adigaa nuuray

  • @shucaaybjamaac4550
    @shucaaybjamaac4550 6 років тому +5

    nimcaan hilaac zhaqzi qlia taageero buuxda kuu ahay

  • @somayaem4063
    @somayaem4063 6 років тому +10

    Alfanaan Nimcaan Hilaaac Keep Forward
    Hubaaaal Fanaaan Zare Ayaaa Tahay
    The Only One Ku Taagerzanhy

  • @oumoulkhairbouh2040
    @oumoulkhairbouh2040 5 років тому +4

    We love you from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
    @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351 6 років тому +8

    woooow Alaycisk
    waxaasa cod ah inaad
    nasatod dagtiyo naruuro
    ku hay qalbiga😍💝💞

  • @lildrako5524
    @lildrako5524 6 років тому +4

    always keep going Big singer Nimcaan Candiraxman Xassan ku raaxayso dhulkaga baba udhaqan sidii aad xor tahay adiga uunba heestana qaaday markaa wad udhaqantee ii raxayso baba nimcaan

  • @asadnaasir5389
    @asadnaasir5389 6 років тому +1

    Nimcaan hilaaac wale in aad fanan tahay ayaa la hubaa fanka waa u dhalasho aqli $ dagnan rabbi baa ku siiye sharaf ku nolow waligaa dhal boqortooyo👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @kafiakafia2440
    @kafiakafia2440 6 років тому +1

    anaa ku dhowrte ila jog waa dhaqan jacelkuye dhadhan nolasha igali hees iga dheh bro hore usoc nimcan abdirahman hassan nimacan hilaac 😘😘😘😘😍

  • @asmadiomondinamahdi9529
    @asmadiomondinamahdi9529 6 років тому +3

    Mchllh nimcnkaygii nolw intey nloli jirto anah tgerahga ahy😍😍😍😍😍😍

  • @hassanismail7647
    @hassanismail7647 6 років тому +1

    Nimcaan hilaac waa fanaan igu qaalisan somalia waa nin reer borama oo dadka ka dawan xaqiiiq libaax horaya soco like qofkii qolka ka hela 👊👊🤘

  • @MohamedAli-zw3gx
    @MohamedAli-zw3gx 4 роки тому +2

    Yaaa dawanaya 2020

  • @baylka8619
    @baylka8619 6 років тому +46

    Nimcaan hilaac fanan qaliya ku bashaal dalkaga gaar ahaan Boorama city

  • @carafaddeeqzishow8180
    @carafaddeeqzishow8180 6 років тому +17

    Nimcaan hilaac hankagu kweyn sxip qabil iyo kooxda xidigaha geeska wlahi waxatahy nin aan talent caadi ahyn leh marna fankagu isma abadalayo horey usoco walow second tubec atahy hadana xaqiqdii fanan kubarejeyo lama hayo

  • @kafiyakiin3163
    @kafiyakiin3163 3 роки тому +1

    Manta dawanaya 17/1/2021 labadi fananinta sanadan u jecla bk iyo nimcan bk fanka waa ka baxay nimcan i hadhay ilahay heesaha dhagaysigoda hayga masaxo isna fanka hakagag bixiyo si sharfleh

  • @abdkarinabdullahi6927
    @abdkarinabdullahi6927 6 років тому +6

    Nimcan wa fanan qaran ma ahan qabil wanin somali mideyndona somaliland na masha kasarifona nolow nimcan 😍😍😍

    • @asmaladan4535
      @asmaladan4535 6 років тому

      Abdkarin Abdullahi kaaly ka saar adu cuqdad b ku hysa somlillnd l idhaaye

    • @jirfe
      @jirfe 6 років тому

      Abdkarin Abdullahi mxuu mideeyn intuu sland ka maqnaa wuu caatoobay weli intuu muqdisho joogay meel saa u qurux badan muu ka heesin

  • @sinyoritainamaxamuud7919
    @sinyoritainamaxamuud7919 6 років тому +5

    Nimcan hilac iyo my city borame
    I love you ❤️💕😘

  • @mariako5887
    @mariako5887 6 років тому +13

    Nimcaan hilaac aftahanimo udaa😏 heeso mcn udaa 🎤
    Ixtiraam udaa 😌
    Kaftam udaa 😂

  • @aadangamuur4000
    @aadangamuur4000 6 років тому +3

    Nimcaanow in muddo ahba waan ku waayeey hargeysa miyaad kulaabatey .nimcaanow welcome back again to baidoa and mogadisho somali weyn.

  • @bahgaahmet8903
    @bahgaahmet8903 6 років тому +6

    Nimcaan fanaan jira wlhi ku tageera💟💞

  • @degancaali4589
    @degancaali4589 6 років тому +4

    Waxan yari ilaahay baa dadnimo aqlaaq degani cod intaba isugu daray haybad ayuu ilaah kusiiyay almuhii alaha ku xifdiyo Hana kuhadeeyo insha Allah xageyga waa bilaa dhaliil noloow

  • @runtakudhinte4392
    @runtakudhinte4392 6 років тому +7

    nimcan Hilaac best singer in All
    somali 😍😍

  • @caashacuud6260
    @caashacuud6260 6 років тому +3

    Reerkeed ku filan ayaan waa.adiga gaari raad qabow ayan waa.adiga ehelkeed gob yahy Allow isu kiina daay😍😍😍

  • @hodanfaqi5282
    @hodanfaqi5282 6 років тому +2

    Masha alah fanaan aan aadka utaagyeero nolow nimcaan wiil edeb leh

  • @hamsehussen1195
    @hamsehussen1195 6 років тому +5

    Boorama my home 🏡 town my fanan nimcaan hilac

  • @sahrodahir2357
    @sahrodahir2357 6 років тому +17

    Masha alllah jacliyaaah inankaaan qalika ah

  • @allsomalivideos
    @allsomalivideos 6 років тому +24

    Waresiga n.Hilaan kaliya inta jcl farta taaag🖒🖒🖒🖒🖒

  • @ridwaanabdi9256
    @ridwaanabdi9256 6 років тому +14

    Fanaanka galiya codkiisa ku seexdo👏👏❤

  • @Ziizeman
    @Ziizeman 6 років тому +4

    RUUG CADAAGII ZOO ROGAAL CELI❤ JAWHARADII FAKA NIMCAAN HILLAAC🇮🇹

  • @abdukadiribrahim4000
    @abdukadiribrahim4000 6 років тому +18

    Sxb Nimcaan waxa codsi ah inad heesta cusub ee uu qoraay awbaan sakariyeel kociye inad sii dhaqso ah uso sarto ruunti heesta Waxa ku jiira murti iyo eraayo Mcn Sxb

  • @fatumaahmed4002
    @fatumaahmed4002 6 років тому +6

    Nanaan somaliyeed nimcaan xasn nimcan hilaaacii muqdisho and borama

  • @cuukeaxmed7702
    @cuukeaxmed7702 6 років тому +2

    mansha allah nimcaan hilaac waan ku tageeraa ilaa iyo xad jir oo joog

  • @SummerAbshir23
    @SummerAbshir23 6 років тому +7

    Boqorkii codka Nimcaan Hilaac❤️👑🌹👍🙌

  • @cabdiqaniaxmed3269
    @cabdiqaniaxmed3269 6 років тому +8

    Wow hilac kubaashaal dalkaaga borama city

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 6 років тому +3

    Nimcaan hillaac, cod mcn , dabeecad, iyo hadal asluubeysan. Mahadsanid byyy

  • @khadaromer5053
    @khadaromer5053 6 років тому +8

    sanadkii u kuso biirey fanka ilaa hada codkisa ayaa usita live ka

  • @MohamedAhmed-ej9tp
    @MohamedAhmed-ej9tp 6 років тому

    qolyahan reer koonfurtu waa dad masaakiina oo aan fanaaniin lahayn meelahaas bad ku arkaysaa iyagoo leh abooo aboo nimcaan unuka waaye kaliya u fiirso wajigii marki u xamar jogay waxa diif ka muuqatay wlhi been maha (there is no place like ur home ) boowayaaaaal anagaa helayna boqolaal ka khatare like abdi yare ahmed arshe ee iska qaata

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 4 роки тому

    Masha allh nimcaan qof afgaaban o dagan fanan somaliyeed batahay somalind waynu wadanahay keep going bro

  • @yassindualeh8791
    @yassindualeh8791 5 років тому +1

    Masha allah ilahay cod ayuu kumaneystay nimcaan hilaac ilahay haku daayo Sxb

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +1

    Nimcan abdirhman hilac😍😍😍fananinta fanankoda👏👏❤🔥❤
    Fahiima si qurxbadn bay udaadihisay barnamijka❤❤

  • @fahadibraahin1598
    @fahadibraahin1598 6 років тому +53

    Wixii rer boorama ah like

  • @aglitta9003
    @aglitta9003 6 років тому +1

    Jidhakagiii Hilaaci Hirgalay Boorme Cadeey igu Bazhaal HNO Qli Nolow wligaa 😍😍😘😘😘😍😚😗😙from Austarial

  • @istahilhassan4552
    @istahilhassan4552 6 років тому +3

    woooooooooooooooooooooooooow just brilliant n talented boy

  • @nasiriftimiyeibnuadam3203
    @nasiriftimiyeibnuadam3203 6 років тому +5

    waaaw fanaan sare Nicman nolow sxp

  • @mahdaali3565
    @mahdaali3565 6 років тому +2

    mnshallah codkagan iska jecly huuno
    Inkasto qadad wayn naga raacday nimcanow
    Viva my blood Somaliland 💚💬❤

  • @yousufdaahir8605
    @yousufdaahir8605 5 років тому

    Mnsha Allah Fanaankii Gayiga Somaliyeed Nimcaan Hilaac waanku Taageeraaaa Zxp

  • @qaliifrah4135
    @qaliifrah4135 6 років тому +1

    Nimcaan Abdiraxman xasan hilaac waa wiil dagan aad iyo aad ucod macan waana fanaan somalida jecel❤️💕💘

  • @mohamedkooombe8865
    @mohamedkooombe8865 6 років тому +6

    Nimcaan hilaac alfanaan salaaaaaan boQran💯✌

  • @queenanaya8562
    @queenanaya8562 6 років тому +14

    Iska looma heeso nimcaan wuxu isku darsady cod murti bulshda somliyeed qiimo uhya meel walba ay jogaaaan fanan wakano kle nimcn nolaw

  • @libandayib4372
    @libandayib4372 6 років тому +6

    Nimcaan abdirahmaan xasan hilaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac

  • @aminaosman3308
    @aminaosman3308 4 роки тому

    Nimcan hilaah wa fanan edeb iyo aqlaaq lagubarbariyo xishood Kuna udheeryahay xumana laga fogeyay ee aloow kuxafid Amiin Amiin Amiin

  • @zanaacadeey8305
    @zanaacadeey8305 6 років тому +2

    Fanaan cod dabacsan leh ahna fanaan qaaliya
    Nimcaan hilaac

  • @badriyusuf8226
    @badriyusuf8226 6 років тому +3

    boqorka fanka nimcaan hilaac horey usoco

  • @Sahal.moktar9308
    @Sahal.moktar9308 6 років тому +3

    NIMCAN HILAAC IYO FAHIIMA wan idin salaamaynaa , labadiinuba waad nuuraysaan.
    #gabadhu qurux badnaa mashallah , yaa ila arka qurxdaas.

  • @zultanzomali5923
    @zultanzomali5923 6 років тому +4

    Nimcaan Fanaan jiraH😍😍😍😍

  • @madinoahmed5108
    @madinoahmed5108 6 років тому +4

    He is the best

  • @mustafaoscar2208
    @mustafaoscar2208 2 роки тому +1

    Nimcaan hilaac wan ku wadanaaa geesi horay usoco

  • @madinoahmed5108
    @madinoahmed5108 6 років тому +2

    I like he songs

  • @sheruahmed5765
    @sheruahmed5765 6 років тому +4

    Fananka qaranka somalia ❤✌

  • @updyrahmanqaalib5976
    @updyrahmanqaalib5976 6 років тому +2

    Masha Allah my allfanan ugu Qaliya

  • @aminaosman3308
    @aminaosman3308 4 роки тому

    Nimcaan hilaac wafanan dacad ah adna ucod fican masha alaah jecelyihin soomali oodhan ee nooloow nimcaan hilaac

  • @abdiwadudshukri7474
    @abdiwadudshukri7474 6 років тому

    Nimcaan Hilaac Fanan An ad utageero Nolow in badan 🖐👍☝ 💯

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 6 років тому +6

    hilaaca hirgalay
    LEGEND

  • @hamdabureeqa8440
    @hamdabureeqa8440 6 років тому +9

    Mnsha allh nimcaan rugcadagi so rogal celi

  • @jamesgonzales4691
    @jamesgonzales4691 6 років тому +3

    nimcaan hilaac is the best

  • @umalkhayrciseh7697
    @umalkhayrciseh7697 4 роки тому +1

    Alfaanan an tageeroor nimcan hilaac hore usoo coo inta faanaan heestoo ayaan ku jecelahaya

  • @cabdixakincismaan1994
    @cabdixakincismaan1994 5 років тому

    nimacaan cabdiraxaan xasan hilaac mashalaa sharf baan kuu hynaa hdanahy shacabwaynaha somaliwayn