NIMCAAN HILAAC HEESTA JIGJIGA WACDARIHII SHOWGII MAGAALADA JIGJIGA 2019HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • KU XIDHNAW MARKASTA NAGA FILO MUUQAALO SHIDAN
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 858

  • @aswaangooh2028
    @aswaangooh2028 5 років тому +213

    Reer Boorame iyo Reer Jigjiga iYo Nimcaan Hilaacba Wllhi Waan idin JecelahaY❤
    Darwizh girl Form Lascanod💪

  • @saidabdulahi3180
    @saidabdulahi3180 5 років тому +344

    Cafimad iyo farxad allé ha ku siyo Adiga comment akhrinaya like igu sharf❤️😍

  • @princeguray4551
    @princeguray4551 5 років тому +87

    Afka gaarka inoo ah kol hadaanu sal-guurin guuloow adaa mahadaa leh One Love Jig jiga cadeey All the way From Muqdisho ❤️🙏🏽🇸🇴

  • @boqoradadhaharguuul5565
    @boqoradadhaharguuul5565 5 років тому +107

    Ax ax ax wllhi heestaan marka dhageestay waa ooye jaceelka u qabo dadkeyga ama walalahayga jig jiga heestaan waxaa ku duugan ereyo cajiib eh oo walaalnimada eh oo isku soo xiisay ninkii wadani eh oo dadkiisa jacel yaa dareemi karo 😭😭😭🤔🤔🙏❤

    • @sahrahassan6628
      @sahrahassan6628 4 роки тому

      Saxiix hees iyo nus

    • @swesomgoteborg2563
      @swesomgoteborg2563 4 роки тому

      Özz

    • @halbeegawaayaha4905
      @halbeegawaayaha4905 3 роки тому +3

      Dadka soomaliyeed waa dad isjecel meelwalboy joogaan ee lkn waa loo fikiray si kasta oo lookala fogaynkarayo ama laysu nacsiinayo.
      Aad ayaan u jeclahay inta somali Allah cadowgiina hajebiyo.

  • @sahalosmanzaazaa3055
    @sahalosmanzaazaa3055 2 роки тому +38

    Heestan Gabar Baa Curisay 💋Gabdhuhu waa Naga heeso mcn yihiin 🥰☝️ inta igu raacsan ♥️one Love🩸♥️

  • @ahmedadowadam3288
    @ahmedadowadam3288 5 років тому +544

    Inta jecel in qalbigooda u kuxasilo quranka iyo atkaarta farta taga in ilahy idinkubishareeyo janada

  • @izumi4954
    @izumi4954 5 років тому +54

    Codkiiiza waaan ku yara qiirodaH🤤🤤. Reer Jigjiga one love walalayal♥️💯

  • @nasraaali7283
    @nasraaali7283 5 років тому +91

    Wlhi nimcan nin lajecel yahay weye hadii aan askarta joogin nimcan lamaba arken shacabka qadaan lahaa bal egaa siidey u daba yacayan illahow Wax najecel hano wayiin somali one Love Wlc nimcan wiillkayagii baa tahay Wan Ku faraxsanahy in aad mantay dhulkan u dhashay Ogadneia aad adigo nabad qaba Kaa heseysid we Love u Huno mahadsanid heeskan macanka badan 💚💙❤

    • @nuramallinyusuf7844
      @nuramallinyusuf7844 5 років тому +2

      very true thanks brother 🙋‍♂️🙋‍♂️

    • @ameeshaqalih8088
      @ameeshaqalih8088 4 роки тому +2

      Masha allah ilahay saa haa isku jeclisiyo soomali oo dhan 🙏🙏🙏

  • @sakarie3554
    @sakarie3554 2 роки тому +17

    Jigjiga , Hargeisa , Jabouti , Garissa , muqdisho, caasimadaha dadka aan ka dhashay ee soomaaliyed i love you all somali pple Jecliyaa'.🥺❤️🕊️

  • @nasrahassan29
    @nasrahassan29 5 років тому +306

    nimcaan hilaac fanaan gaadha la waa inta reer jigjiga iyo reer borame like zaar reer borama nimcaan hilaac waa fanaan borama u dhashahy like zaara nimcan hilaac

    • @jamalibrahimali1347
      @jamalibrahimali1347 5 років тому +11

      Ssomali oo dhan baa like saari ee reer borama kali ah ha isku soo koobin wllo

    • @ahmedkafiakak6479
      @ahmedkafiakak6479 5 років тому +7

      fanaan qaran reer borame gobanimada nigu ogaaaaaaaa😍

    • @durdurmuhidin5272
      @durdurmuhidin5272 5 років тому +1

      Hduu reer borama yhy so Fanaan somliyed mhn duluf

    • @abdisacad2482
      @abdisacad2482 5 років тому +1

      Nimcaan hilaac ku dawarso garacad

    • @jimcaalesaleebaan2925
      @jimcaalesaleebaan2925 5 років тому +2

      @@abdisacad2482 kadaa inanta cayda doqonyohow

  • @ducowaalidwaadahab4217
    @ducowaalidwaadahab4217 5 років тому +151

    Hilaaci hiirgalay iyo caasimadii Somali Galbeed. Dareen somalinimo 🎤🙏

  • @abdullahidaud4878
    @abdullahidaud4878 5 місяців тому +4

    Anoo reer jigjiga aheyn baan heesta iyo fanankaba jeclahay heesahiisa kuwan ugu jecalahy kamid tahy Allah dhowro dadka reer jigjiga iyo fanankaba❤❤❤

  • @mubarakhassanmohamed5395
    @mubarakhassanmohamed5395 5 років тому +181

    Qor qoraal fiican umadana wax tar u leh si beri hadaad dhimato aanu denbi kaaga kordhin ..ilahay ha soo hanuunsho dhaman dhalinyarata rag iyo dumarba aamin aaamin ...

  • @umumohammedamiin5690
    @umumohammedamiin5690 5 років тому +32

    Walee heestaan jigjiga wey iga gadantahay Nimcaan hillac 👌👌👌👌

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 5 років тому +92

    Nimcaan Abdirahmaan Hassan Hillac Alle cadaabka haka xoreeyo Janno ayan illahay kaga baryey If iyo aakhirba rabbi wax ku dhiba kuma tuso

  • @somaliawillbefirst139
    @somaliawillbefirst139 5 років тому +24

    nimcaan hilaac wuxu ahaa laf dhabarkii xidigaha geeska in ey ka saraan wey ku dag dageen
    meeyay xidagaha geeska xagee ku dambeeyaan yaa maqlay 💪💪💪💪 hilaaac horey u soco

    • @juweriahashi4515
      @juweriahashi4515 5 років тому

      Xidigaha Geeska Nimcaan kamay danbeyn way kala daaten

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 років тому

      Haa walaahi go'aankaas waan hubaa iney ka qoomamoodaan imika.

    • @nasriadan8854
      @nasriadan8854 4 роки тому

      Masha Allah fanan culus

    • @abdifatahabdi1349
      @abdifatahabdi1349 4 роки тому +1

      Xidigaha geeska waa fananiin qabiiL uheesa nimcaan waa fanaan qaran uheesa kamay saarin plse faLaL baH,diL aH iy0 damiirkisa diiday meeL somaLi laga necebyhy kuMa noLan kar0 nimcaan imika hooyadij somaliyeeD ayuu jooga xeepta liido ku bashaaLaya

  • @cabdirisaaqcarab6371
    @cabdirisaaqcarab6371 5 років тому +150

    Fankii wuu talabsado jigjiguu katisqaday odaygii nimcan ah waka kadhax doobinay viv inta somali jecel ee an uqdadu hynin ee qlbiga kasaliimka ah

    • @ahammednur8737
      @ahammednur8737 5 років тому +5

      War inta somalinimada iigu jecel like haa ila dhaafin

  • @studioreebi1630
    @studioreebi1630 5 років тому +25

    Allahayow ha idilin anigon arag jig jiga oo Ethiopian iska xoraysay oo gaar utaagan i love U 🖐ta 😍💓Somaliyed 🇸🇱🇸🇴

    • @clqanicabdul7454
      @clqanicabdul7454 Рік тому +2

      Jigjigo Ethiopia laakiin dad soomaaliyey baa kunool hadaa tagasina cidu kaama xigto❤🙏

  • @naciimoyaar3337
    @naciimoyaar3337 5 років тому +16

    nimcaan hiilaac wan jeclhy waliba heestana sii ad iyo adaa usijecladay
    markow dhahayo
    calanki naamiideyay🇸🇴🇸🇴 ✍ taariiqda ku xusiidonta wll nimcaan abdirahmaan nimcaan hiilaac

  • @nasraaali7283
    @nasraaali7283 5 років тому +44

    Aax aax Wlc Huno mcn dhulkadii dadkadii o Ku jecel nimcaan yaroow heeskan abaalkeda manaqano waxaan kugu gudno blse inankayagi baa tahay aadbad u mahadsan tahay hno qali jigjiga gariisa jabuti xamar hargeysa borame adiga iskale boqorkodii baa tahay shacabka rer Ogadenia qalbi fiicaan ugu kalaya dhaman walalayhow naso boqda o no imada we love u all somalia Ogadenia 💚💙❤

    • @mohamednoor3928
      @mohamednoor3928 5 років тому +1

      Ogadeenia waa mxy shuubo magaalada waa jigjiga lasoco 😂

    • @nasraaali7283
      @nasraaali7283 5 років тому +3

      @@mohamednoor3928 maxad igu ceyday Huno?

    • @mohamednoor3928
      @mohamednoor3928 5 років тому

      @@nasraaali7283 hankaagu ayaa ku yeelay hno
      Thankz 🙏

    • @morethanbesties5868
      @morethanbesties5868 5 років тому

      💚🇸🇴❤

    • @ameeshaqalih8088
      @ameeshaqalih8088 4 роки тому

      M.a hno waa saa anaga makala sarno soomaliya fananitida ama dadkida hadan reer jigjiga nahay ama shacabka ogadeeniya welcme magalada waa magaladine💓💓💓🙏🙏🙏

  • @tamamqalbi1271
    @tamamqalbi1271 5 років тому +32

    Jigjigaay Gudahaada Heeso Xur ah in Laga Qaado Guulow Mahadaa Dheh 😍 100% 🙋‍♂️

  • @umalkhayr5195
    @umalkhayr5195 5 років тому +29

    Fanaanki fanaaniinta nimcaan hilaac ninka fanaaninta qarniga ugu akhlaaqda ficn ee afkiisana laga nabad galay een idna waxba uqabin soomaali oo dhanba usiman❤❤❤❤❤

    • @ameeshaqalih8088
      @ameeshaqalih8088 4 роки тому +1

      Masha allah ilahay hanu dayo waa fananka kaliya ee qaranka uu tagan hadi soomali dhan ladhahu m.a nimcan cadowga allow kaqabo kulay kuma garan ee 💓💓💓💓we love you nimcan hadan soomali nahay💓💓💓💓

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 5 років тому +15

    Fanaan qaran nimcaan hilaac hore u soco viva jigjiga walalaheena love from muqdisho
    ❤❤❤🙏🙏🙏

  • @ubaxabdirashiid2747
    @ubaxabdirashiid2747 5 років тому +70

    Ala jig jiga yaa igu dhex tura barta calanki somaliyed ka bananyo manta xoriyad logu Nol yahy jeceliya jig jiga cady 💭💭💭💭💭💋

    • @abdullahiomar8044
      @abdullahiomar8044 5 років тому

      Ubax Abdirashiid welcome hunno hana ilowin jigjiga in ay tahay xarunti lagu curiye calanka buluuga ah ee somalia 🇸🇴 manta dunida ku ledahay shirki lagu xushay calanka an manta lenahay jigjiga ayuu ku qabsomay shirkaas Lkn nasiib daro wali ma rooxibin Insha Allah way qadaneysaa

    • @ameeshaqalih8088
      @ameeshaqalih8088 4 роки тому

      Masha allah hno nu imow waan kuso dhawanina welcome quruxay💓🙏🙏🙏🙏💓💓

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 5 років тому +98

    Nimcaan sida lo jecelyahy kadarana ujeclhy Wallky inta ilamida like isaara

  • @KariimBenzema-j3p
    @KariimBenzema-j3p Рік тому +4

    Maalintii fanka soomalida la aas aasey wiilkii loo dhiibey hilaac❤ wiil qaran❤

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 5 років тому +11

    Somalia Nimcaan USO baxeey xaaga faanka qabiil iyo quraan ka dheer 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴nimcaan hilaac Somali boy🇸🇴🇸🇴

  • @amiinkeyy
    @amiinkeyy 4 роки тому +14

    Jig jigaay Gudaha bal inaan yara gaaroo xamar kaaga imaado waa rajaynayaa i.a♥️

  • @billebuksia115
    @billebuksia115 5 років тому +75

    walaalahay somaali galbeed waxaan idhiin kaso salaamayaa NFD shanta🖐 Eebow midee aduunka ka harnaye😢

  • @caynicabdilahi7939
    @caynicabdilahi7939 5 років тому +22

    Nimcaan hilaac fanaan somaliyed ilhayow wax na jecel hanoo waayin😍😘

    • @daahiromarduurgal855
      @daahiromarduurgal855 2 роки тому +1

      Afka gaarka inoo ahaaa
      Kolhadaanu salguurin Guulow
      Adaa mahadaaa leh ✍️✍️

  • @sareedoxoosh4192
    @sareedoxoosh4192 5 років тому +391

    Inta Jigjig jecel Nimcaan hilaacna ilataagerta like ta

  • @amalsiyaad4213
    @amalsiyaad4213 5 років тому +147

    Inta nimcaan hillaac jecel taag farta😘

  • @MaxamedKadii
    @MaxamedKadii Рік тому +2

    si anan u gumowin gedigii 60 danki gobisti qarankena libinti an kuyalnay gesiyashi an kuqeyna inan wili garin tasna gar u ogada axsan nimcan hilac nolow adiga iyo rer Somali galbed boy marexaan from gedo🥰❤✌🇱🇺🇱🇺💪💪

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 5 років тому +66

    From Laascaanood Jigjiga iyo DDSI Dalkeeygoow & Dadkeygoow Guuleeysta

    • @kadirbashir3363
      @kadirbashir3363 4 роки тому +2

      Sidokale huuno😍😍😍

    • @nbafunny9912
      @nbafunny9912 4 роки тому

      We are not Ethiopia we are Somali 🇩🇯🇸🇴🤴🏾

  • @mohamedhussen6621
    @mohamedhussen6621 5 років тому +64

    Mansha allah hilaaca fanka xalay wuxuu noo ahaa habeen tariikhi ah
    Nimcaan fans like isaara jalayaal👌👌

  • @samatarcabdijamac3094
    @samatarcabdijamac3094 5 років тому +12

    Nimcaan Shakhsi aad Noogu weyn allaha ku xifdiyo adiga iyo qoyskaagaba shanta somali🤚🏽🇸🇴❤️

  • @fatimaahmed7788
    @fatimaahmed7788 5 років тому +27

    Sanadkan wa sanadki Nimcaan hillac reer abtigay waad ka tuntay ii nolada
    Love 😘😘 from Beledxawo

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 5 років тому +3

      Fatoma Ahmed thanks Abti

    • @fatimaahmed7788
      @fatimaahmed7788 5 років тому +2

      @@axmedyare2404 adiga mudan abti macane😊😊

    • @xaraaf1144
      @xaraaf1144 5 років тому +1

      @@fatimaahmed7788
      Hhh warkada wuu cadyahay gabdha bh ka timid
      Ma golan heyd bad ka timid mise

    • @abdifatahabdiazizbarkhad6945
      @abdifatahabdiazizbarkhad6945 5 років тому +2

      Abti allah haku dhowro balad xawana allah ha dhowro❤🥰

    • @fatimaahmed7788
      @fatimaahmed7788 5 років тому +2

      @@abdifatahabdiazizbarkhad6945 aamiin abti adigana allaha ku dhowro😘😘

  • @xildhibaanabdirahmaanabdil2021
    @xildhibaanabdirahmaanabdil2021 5 років тому +147

    Sbabta nimcaan lagu jecel yahay wuxuu noqday fanan qaran wuxuu diiday inuu noqdo fanan qabiil guulayso halyey sare garabkaaga

  • @ajomar5049
    @ajomar5049 5 років тому +5

    Wixi dhiig lahow kaca gobal gobal naga daaya Somalia wa mid calamkena wa 🇸🇴
    From Garisa

  • @asadismail1529
    @asadismail1529 5 років тому +14

    Jig-jiga dhawaan waa inaan taago haddii Alle yidhaahdo inzha allah jig jiga 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @glowgirl2988
    @glowgirl2988 5 років тому +101

    Hilaaca hirgalay Mohammed bakeeri halaga qariyo fanaan qabiiil🤣ninkii Kan aaminsan lee mel gaari kara👍🇸🇴❤

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Рік тому +2

    Gadabuursi(nimcaan hilac) iyo Garxajis(niciima abwaan qorane) love U from OG❤

  • @bakinabdullahi8171
    @bakinabdullahi8171 5 років тому +2

    Nimcaan hilaac fanaanka kaliya ee. Naftiisa u hibeeyay wadajirka somaliyed big respect bro cod na illaahey baa kuu dhameeyay style na kuugu daray dadnimana hadiyad kuu siiyay noolow intaay nololi jirto

  • @omarraage87
    @omarraage87 2 роки тому +4

    Heestan Ma garan karo waxaan ku qiyaaso allow dalkeena midee 2022 Ayaan dhageesanaa mar walbana waan usoo xiisaa marka aan dhageesanayo waxaan dareemaa diiqad iyo ciil aan uqabo gumeystaha mar walba nakala jarayo😭🇸🇴💙

  • @abdiyarekuluc2181
    @abdiyarekuluc2181 5 років тому +46

    Waxan aad ugu faraxsanahay in fanaan weyn sida nimcaan hilaac caasimadi galbeedka, magaaladi garaadadi jidwaaq absame show ku qabto❤❤
    Waxan sugnaaba waa Maxamed sicid bk in u dib nogu so laabto.

    • @abdirizakabdullahi6408
      @abdirizakabdullahi6408 5 років тому

      Cunsuri magalada hanaga kenin isaqisa ha dhex jogo ina ader

    • @mahamuttislam414
      @mahamuttislam414 5 років тому

      Dadka local marabno bro somali wax ka zokeya nama deeqo
      Fanaaninta zomaliyed o dhan mise bk local bk faninta naga badan

    • @anizah7435
      @anizah7435 5 років тому +1

      Really wlhi

    • @skrtube237
      @skrtube237 5 років тому +1

      @@abdirizakabdullahi6408 oo jigjiga yaa ku idhi jigjiga way ka maqan yihiin rio ayaad iskugu sheekaysay

    • @abdiyarekuluc2181
      @abdiyarekuluc2181 5 років тому +1

      @@skrtube237 ilmo adeerayal jigjiga waa magaaladeydi waana jeclahay fanaanin weyn na iney imaadan waan jeclahay
      Bk cunsuir maaha ee waa fanan qabilkisa jecel anigaba qabilkeyga jidwaq waan jeclahay ma cunsuri baan ahay???

  • @saariyamohamed9144
    @saariyamohamed9144 5 років тому +9

    Reer jigjiga waa dad gacal jecel wllhi mashallah alle ha idin barakeeyo my tolkay

  • @gfffdf4423
    @gfffdf4423 3 роки тому +5

    Jigjiga caalankii Somalia
    ah yaa ka baba nayaa🇸🇴🌷🇸🇴🇸🇴❤

  • @muqtaarabdinuur1194
    @muqtaarabdinuur1194 3 роки тому +2

    Mirihi nimoc Abawn Qoran iyo
    Laxankii xarir Axamde codkii nimcan hilaac waxab lagama .qaban karo dhalinyaro
    Isugu tagteey ✊✊🗣️

  • @mohamedalihassan556
    @mohamedalihassan556 4 роки тому +2

    Agasimaha hobolada waabari nimcaan hilaac fanan somaliyet nolow agaasime from muqdisho

  • @duuliyechannel1410
    @duuliyechannel1410 3 роки тому +1

    Inta 2021 Ismuujiya Guuleysta Dhamaan umada soomaaliyeed MEELKASTA AAD NOOGTAAAAN.
    FROM MAAMULKA SOMALILAND CAASIMADA Boorama

  • @falisabdi3206
    @falisabdi3206 5 років тому +5

    Si ayanan u gumoobin geeedigi 60 iyo gooobsti. Qarankena. Geeesi yashiii an u weynay. Libinteedi. Wali manan. Gariiin🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴waaa eryo. Qaaali. Ah ninki. Famayo ayaa fahmi. Karo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hassanabdihakim4239
    @hassanabdihakim4239 4 роки тому +12

    Nimcaan hilaac🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Fanaan Qaran 🙏🙏🙏

  • @hudaabdirazaq6953
    @hudaabdirazaq6953 5 років тому +5

    Yaaa khii mesha anaa ka maqnaa man iska jogo. Ax👉😢😢😢😢. Best love dadkgii jigjiga jexgii

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 5 років тому +7

    War ninkaani inuu taariikh dhigay miyaydaan arkayn. Iyadoo jigjiga aysan xor ahayn ayuu hees gobonimo ah ka qaaday. "Geedigii lixdankii"🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @adansaleban8437
    @adansaleban8437 5 років тому +23

    My favorite singer Nimcan
    Nimcan With Out Songs No Relax
    ❤🤛🤜

  • @abdirizakuk6033
    @abdirizakuk6033 5 років тому +8

    Viva dhulkeena Jigjiga inkastoon arkin calankii 🇸🇴

  • @studioinaalioday6889
    @studioinaalioday6889 5 років тому +7

    Wow hilaaci hirgaalay waxba lagama qaban karo😙😙 markan arko calanka soomaaliyeed xada aya ikacda anigo ah nin Reer Djibouti plz like.ta igo qabta❤❤❤❤💕❤

    • @jamadirieh2235
      @jamadirieh2235 4 роки тому

      STUDIO INA ALI ODAY wali inaad xaq ku leedahay soo ma ogid calanka baluuga xidigta oo mesha beer ka ah jabaad leedihiin xuquuq ku diidi kartaana ma jirto dastuurkii 1960 naa qoraya in shanta somalia calankas leeyihin hadii aysan dastuuradaan gaaladu hada na siisay aan lagu dabaqin dalka

  • @superlula2674
    @superlula2674 5 років тому +8

    thnks somali ha noolaato walalyaal is jeclaada o iska daaya qabiilka ku dayada dariskeena dadka iyo dalku horumar ha gaaree inshaa allah

  • @codkaxaajitvt9778
    @codkaxaajitvt9778 5 років тому +4

    Nimcaan iyo nimco qorane hadeey ishelaan anagane hees aan ku raaxeeyso weyno heleena reer jigjiga love from amsterdam

  • @ubaxabdirashiid2747
    @ubaxabdirashiid2747 5 років тому +42

    Jig jiga jano casimada somali galbed allow somali sas isu wada jeclysi jecliya fanan somaliyed o casimadu tagaba sas inu ugu bashalo jig jiga sharafta somaliyed badtahy alle hydin xafido umada rer jiga jiga e fanankoda somaliyed sas ula faraxsan ❤❤❤❤❤❤

    • @adanjama1222
      @adanjama1222 5 років тому +2

      Markaan arkay videogakan ban go’ansadey inan mar iskudayo inan arko jigjiga inshallah. Nimcan waa my best favorite Somali and musician person. Viva Somali wayn.

    • @ameeshaqalih8088
      @ameeshaqalih8088 4 роки тому +1

      @@adanjama1222 m.a hno nu imada welcome waa dalkagi kuso dhowow hno insha allah wad iman hadan ladhiman

  • @shukrimusjeex2013
    @shukrimusjeex2013 2 роки тому +2

    Libinteynu guyaal badan
    Geesiyaasha uweynay
    Ineynan wali gaadhin
    Taana gaar u ogaada. 🥰🥰
    Dowlad deeganka ilaa uu kusoo noqdo khariirada Soomaaliya fadhi mayaal wali.!!!

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 5 років тому +14

    Yaasalaam waxaasa hees ah alaayacisak sxb nimcaan hilaac + laxanka fanaanka gayiga xariir + erayada naciima viva jigjiga caday 1❤ n all somali wayn❤❤

  • @hamdimocow1594
    @hamdimocow1594 5 років тому +13

    Fanaanka qarniga Somalia 🇸🇴🙏👌 wadani❤️

  • @abdiahmed9054
    @abdiahmed9054 5 років тому +82

    Mirihii nicimo abwan qorane laxanka xariir ahmed codka al fanaan hilaac hirgalay waxba lagama qaban karo dhalin yaro ayaa iskugu tagay

  • @engabdirahmanelmi7887
    @engabdirahmanelmi7887 5 років тому +9

    Nimcaan hilaac horay usoco from casimadadii borama

  • @axlanilkacase2458
    @axlanilkacase2458 5 років тому +32

    MnzHa AlH
    anigu waxna jeclhye magaca Somali oo aduunka meel kagaadhye IlhYowadad isu so hadeee wlhi tan lagu waari mayO aduunyda wlalala lagu yahye dad isku diin ah isku dhaqan hadan is Wada diidne shishiiyaha dantiina karacaaa umadadyiii somaliyeed azal origanl burco ahye hadan dadka midowga Somali jeclhye ahye

    • @fatumaosman2750
      @fatumaosman2750 5 років тому

      Inshaalah waay rumowaaysaa riyadeenaa

    • @mahamuudwarsame1787
      @mahamuudwarsame1787 4 роки тому

      M.allh

    • @ameeshaqalih8088
      @ameeshaqalih8088 4 роки тому

      Insha allah hno way rumbi donta tana🙏🙏🙏🙏

    • @abdifatahabdi1349
      @abdifatahabdi1349 4 роки тому

      Burco hooyada lapaad ee zomaliyeed weye wlhi la,aanteed zomali majireen bro Zomalia way Midawi awoodenii iy0 zharaftenii way so noqon inzha allH😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedmire1896
    @mohamedmire1896 5 років тому +7

    Heestan waa hees qiimo badan waanka gudoonay fanaan adiga iyo nicima abwaan qorane dad somali jecel

  • @amalolaad4642
    @amalolaad4642 5 років тому +5

    nimcaan hilaac walaahi wan ku tageeraa wadani Allaha ku xafido

  • @ayaamahalyricstm8137
    @ayaamahalyricstm8137 5 років тому +4

    2002 Ayaa iigu dambaysay jigjiga bilicsan♥️
    Ree jaraaqato waan idin salaamay❤️❤️

  • @dhuuxcabdikaafi7669
    @dhuuxcabdikaafi7669 2 роки тому +1

    Caasimadi jig jiga alow ha idlin anoo tagin gurigi boqortoyada salaama sxb yaal from puntland 🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maankayare-dr5gv
    @maankayare-dr5gv 5 років тому +26

    Nimcan Hilaac Nin Quluupta Umda Somaliyed Ku WYN
    KEEP GOING BRO
    TAG YOO
    TALAABSY
    WAX KA QABAD MA LEH🤣🤣🤣

  • @ayanlehassan1019
    @ayanlehassan1019 5 років тому +4

    Nimcaanow waxan kugu abaal gudno ma naqaano adiga iyo abwaanada niciimo qorone wad mahadsantihiin mar hadad na soo boqoteen dhulka waa dhulkiina idinka ayaa leh allow somali midee culayskana ka dulqaad shacabka ogadenia waa shacab midaysan oo aan dhulka kala xigin we love oll somali ogalbeed

  • @abdiqaniyare3345
    @abdiqaniyare3345 5 років тому +10

    Masha Allah magaladina jigjiga cdey iyo nimca❤️💋💋❤️💋

  • @zuzuugbizhimaan2361
    @zuzuugbizhimaan2361 5 років тому +14

    Mnsh allah meshan ku dhashen ku bar baray jigjiga ku xiisay wlhi 😘

  • @mohamedrooble6474
    @mohamedrooble6474 5 років тому +14

    Hees fariin wadata gumaysiga hayeelina reer jigjiga awoodiina muujiya markasta

    • @maulidmai600
      @maulidmai600 5 років тому +1

      Heesta qofkasta oo fahmaya gumasiga somali wu dareemaya dad midaynu gumaysi u dulaysto waynu nahay lkn waynu iska dulqadayna inshallaah anigu waaqoyi ayn ahyn inshallaah dhamantinba waynu didayna gumayste

  • @dahirfinin8135
    @dahirfinin8135 5 років тому +2

    waleee waa fanaan qali ah meesha wax isku heliye abwaanad iyo fanaan qaali ah dad xul ah iga dheh abwaano naaciima qorane nimcaan

  • @ayanlehassan1019
    @ayanlehassan1019 5 років тому +5

    Hoygii fanka jijiga cadeey dad iyo dhul ayaan haysanaa mnsha allah dhulkayga hooyo

  • @kabdi7146
    @kabdi7146 5 років тому +2

    Fananka igu codka tolomoon nimcaan noloow nooloow walal.reer jigjiga houga hidaha iyo dhaqanka guulaysta abiid. ♥️ 🇸🇴🇸🇴♥️from buuhoodle

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 5 років тому +2

      K Abdi thanks bro( buuhoodle , dhagaxbuur iskadhal) Alaabtii Ilkacase qeys

  • @bashircabdi8970
    @bashircabdi8970 5 років тому +8

    Allaah yaacizak nimcaan wan garidoonaa inshaa allaah

  • @crowlcamel8933
    @crowlcamel8933 5 років тому +7

    Kol haddaan hanku guurin Guulloow Adaa mahaddaa leh ❤❤❤

  • @xarago8126
    @xarago8126 3 роки тому +1

    Gobtu liicista mooye jabky guul kadhxlaan jig jiga jano😘😘🥰💔

  • @abdishakurkhalif1925
    @abdishakurkhalif1925 5 років тому +12

    Nimcan hilaac fanan lawada leeyahay hore usoco

  • @zapnalast8079
    @zapnalast8079 3 роки тому +1

    Walhi hestaan marka dhageyso said an udaremaa jig jiga jano wan jeclhy inaan tako 😰❤️ walhi wan jeclhy dhul walbo somali dagto ilinta ikaso dadatey marki odhahy fananka hoygii lagu gardadshey 😰💖❤️ love you dadkyga somaliyeed

  • @layanfarhan5468
    @layanfarhan5468 5 років тому +5

    sinaan iyo wanagaan idin rajeynaa dadkeeyga somaliyeed guul somaliyoo idil farxada kuwaar wixii isir somali ah

    • @fggg3697
      @fggg3697 5 років тому

      Masha allha aboowe 🤲amiiin

  • @crowlcamel8933
    @crowlcamel8933 5 років тому +5

    Waa hees dardaaran iyo xusuusin inuusan wali halgankii soomaalidu dhammaan 💪💪💪💪

  • @mahadiftin9417
    @mahadiftin9417 Рік тому +2

    Mxaa ka hees ah ax ax ax gobolada somali oo dhaman xor ah no balan ah i.a 2023 😭😭😭❣🇸🇴🇸🇴✍

  • @kikiabdi3194
    @kikiabdi3194 5 років тому +5

    Reer ayeeyday ugaadeniya ilaahow ii daa ❤❤❤❤❤❤🤘🤘🤘🤘

  • @asmaguhad1155
    @asmaguhad1155 5 років тому +18

    Dhul gobeed jigjiga caadey🥰🥰🥰

  • @maankey6048
    @maankey6048 Рік тому +2

    Yes heestan 4 month Ayaan radinayy waan helay 2022 ila io 2030 Ayaan radinyy alx mugoow I am from somalia ilove Nigeria 🇳🇬 🤭🥲

  • @apzhirfamouz9836
    @apzhirfamouz9836 5 років тому +5

    Mnzha allH Nimcaan Hilaac fanaan weyn Alle Haku xafido zhp

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 роки тому +3

    libintaynu guyaal geesiyaasha u waynay taana yaan la ilaawin 💙💙💙

  • @hodanhasan3985
    @hodanhasan3985 5 років тому +9

    Nimcaan hilaac fanan Qaran horay usoco ❤❣🔥👑

  • @faizamohamud813
    @faizamohamud813 5 років тому +4

    Woooow masha allah reer jigjigo salan sare and fananka cankaa nimcaan Abdiraxman hilaac❤❤❤❤❤👈

  • @hussenali9706
    @hussenali9706 5 років тому +7

    Nimcaan fanka kali ah aaan salan u taagay codkaga alah ha ku bareyo booowe

  • @zamzambadal8849
    @zamzambadal8849 5 років тому +5

    Man shalaah Alfanan Nimcaan hilac afkaga cano laguqaya wllky fanan somaliyed Keep going

  • @abdirahmanadam8869
    @abdirahmanadam8869 5 років тому +4

    runtii niciima qorane waa halyay geesiyad somalinimo jecel hambalyo ayaan leehay iyada iyo fanaankaba umada reer jig jigana weligiin gobonimo ku noolaada ayaan leehay

  • @sadimohdsadimohd6016
    @sadimohdsadimohd6016 5 років тому

    Wwwwwwwww
    Nimcaan hilaac
    Wanin eey kadhab tahay
    Somaali nimadu
    WAXUNE KU MUTEESTAY
    CISO IYO SHARAF EEY
    Uhayaan somaali ween
    Weligaa farxad iyo nabad ku
    Nooloow 💖💖💖💖✋👏👈

  • @abdiahmed9054
    @abdiahmed9054 5 років тому +5

    Ma anaa dhalay cod macaanaa horay usoco

  • @cabdiqader9988
    @cabdiqader9988 5 років тому +32

    Agaasime nimcaan hilaac wxd thy fanaan qaran ee hre usocod wngsan.

  • @abdulfatahahmed8054
    @abdulfatahahmed8054 5 років тому +4

    hees iyo badh fanaankena nimaac hilaac umada soomaliyeed oo dhan ba ku jecel 🙏🙏🙏🙏