КОМЕНТАРІ •

  • @farayaremadia435
    @farayaremadia435 5 років тому +395

    Markaano kale waxaa igu beerma maxabo Fan, Walahi Dareenkeyga Ayaa isbedelay Maxaan Nasiib Badanahay Hadan isku Sinji Nahay labadaan Fanaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴📗

    • @macab6141
      @macab6141 5 років тому +1

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗💗💗💗💗

    • @sochedorg5775
      @sochedorg5775 5 років тому +1

      Waa runt

    • @Akqanciye1
      @Akqanciye1 4 роки тому

      ❣❣❣

    • @hibolucky5523
      @hibolucky5523 4 роки тому +1

      Manshallah 💕💕💕❤️🙏🌹

    • @axmeddaariq8914
      @axmeddaariq8914 4 роки тому +2

      wlhi ereyadada wxy itusinayaam inay muwadin dhaba tahy .... sharf iyo gobonimo ayn ku rajeeyy

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 5 років тому +128

    Weligey maan arag fanaan sidaan oo kale u ixtiraama walaalkii kaweyn Maasha Allah soomaaley hore u socdaa.

  • @omergedi9428
    @omergedi9428 5 років тому +73

    nimcaan farxad umadhina wlhi waa qiireysanyahay markaad qof aad raadin jirtay amad kudayato lakulanto waa iska sidaan hore usoco hilaacii hirgalay👏👏👏👏👏😍😍

  • @abdiahmed9054
    @abdiahmed9054 5 років тому +114

    Waxaan xasuustaa mar walboo la wareesanaayo hilaac wuxuu oran jiray lafoole ayaa ku daydaa oo taageeraa inaa arkana waana jeclahay insha allah wax badan kadib wakaas heestii lafoole live ula wadaagaya iyo xushmada iyo farxada ka muuqata waan kula qaadanay big fanan hilaac hirgalay

  • @ilwaadnuur7298
    @ilwaadnuur7298 5 років тому +60

    Nimcaan wuw u so dhawar adegay dhib iyo dheefna wuw u so maray fanka qufka dacada wuw guleysta nimcankeyga hore u soco 💘❤

  • @mohamedosman1740
    @mohamedosman1740 5 років тому +175

    waxan ku farxay farxada uu dareemayo wllky nimcaan abdirahman xasan hillac wuxu u muujinaya fanan kiisa inuu ka wayn yahay marna uu yahay macalin kiisii uu kaga dayday fanka qaabikisana uu matali jiray marwelpa micnaha mahan hees uu soo qaaday fanan kaa wayn fankana kaaga soo horeeyey inaad xado isagoo nool heesihiisa lanbar one qadari una ogolaw inuu yahay qof kaa wayn respect na kugu leh marka xigtana ka fasax qaado markaas ayaad bulshadana ku dhex leedahay sharaf nimcan dadkaga saad u jecel shahay eed u sintid shanta soomali oo dhan bay iyaguna kuu jecel yihin ma tihid fanan qaran ama fanan qabiil sida bk ee waad ka wayn tahay waxas no cunsuri bk halaga qariyo clipkan legend hilacii hirgalay anoo marna wllsha somaliyeda marna kala soo jeeda gobolkii awdal marna ah class mate kaygii socondry adan isak clas 2c hore u soco hno

    • @mustafeabdi1756
      @mustafeabdi1756 5 років тому +5

      Mohamed Osman waan ku saamay Huuno my ex adan isaq Nimcaan Cabdiraxmaan xsan iyo intii aan isku classka ahaynba waxaan xasuustaa anagoo xili biriig ku jirna uu Nin macalina oo la odhan jirey sakariye dheeree ninkii garan ayuun baa garan uu heeskaa ka codsadey anoo geed hoostii fadhina halkaana uu heeskan ka qaaday Wada joog rageed waayaha ayaa Diidey

    • @mohamedosman1740
      @mohamedosman1740 5 років тому +1

      @@mustafeabdi1756 wllhi aad ban u xasusta walipa

    • @mohamedosman1740
      @mohamedosman1740 5 років тому +1

      my teacher sakariye

    • @mustafeabdi1756
      @mustafeabdi1756 5 років тому +1

      Mohamed Osman Adigu Wiil mise gabadh keebaad tahay anba macalinkeygii ayuu ahaa my Ex galbeedi

    • @mustafeabdi1756
      @mustafeabdi1756 5 років тому +3

      Mohamed Osman Ala maxaan wakhti wanaagsan tagey oon soona laabaneyn My teacher 👩‍🏫 Sakariye iyo rag kale oo badan From boorama cadey ayay joogaan ani iyo Nimcaan Xasan Muqdisho iyo Australia 🇦🇺 ayuu waayuhu naga kala tuurey waan ilmeeyaa markaan wakhtigaa xasuusto

  • @lonegirl1550
    @lonegirl1550 5 років тому +68

    Inaan isu gobol ka so jeedna i sharafa ana hilaaca hirgalay proud f u hno

    • @keedkafanka4337
      @keedkafanka4337 5 років тому +2

      In oo somalia dhab yahay aan ku faraxsanahay ninka garab tagan yahay from moqdisho xalal ah

  • @sumayoahmed3721
    @sumayoahmed3721 5 років тому +137

    Lafoole he still young handsome man 😂😂❤️ legends

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 5 років тому +53

    Big respect lafoole and nimcaan hilaac
    From Boorama

  • @cismailhassan120
    @cismailhassan120 5 років тому +61

    Nasab waa iska sidaan hadaa maqasho nimcaan hilaac really big respect ayow u hayaa al fanaan lafoole🙏🙏🙏

  • @hamzahassan1409
    @hamzahassan1409 Рік тому +15

    The Respect Nimcan has for lafolle is really something else 😭❤

  • @farhiaahmed3744
    @farhiaahmed3744 5 років тому +717

    Sidaad u promote gareeyneysaan heesaha u promote gareeya wacdiga iyo aqrinta quraanka oo ilaahey ka cabsada

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 5 років тому +13

      Maxaa Adiga meesha ku Dhigan Hadaadan Muraad lahayn,

    • @abdiqanicade1736
      @abdiqanicade1736 5 років тому +7

      Aad alle xaqa hana tuso

    • @gbgstar7316
      @gbgstar7316 5 років тому +10

      Aniga waaba ka shakiyey Ina Bk taahay oo magac naag comments kuu bixineysid

    • @yasminahmed3171
      @yasminahmed3171 5 років тому +1

      @@MohamedHassan-nw4yo 😂😂😂😂😂

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 років тому +1

      @@gbgstar7316 🤣😂🤣😂🤣😂 Caqli badnidaa walaal.

  • @sucaadcrahman6420
    @sucaadcrahman6420 5 років тому +172

    Wooow legend fanankena nimcan london mad uso gudubtid inta london iyo muqdisho joogta like haladhafnina 😍😍😍😍😍😍

  • @mehekbintuhaji5572
    @mehekbintuhaji5572 5 років тому +25

    My Love keyga riiyada Nimcan Hilac And fanan nagu weyn o la wayay Lafoole mashallah ilahay haidin dhowro

  • @somaliawillbefirst139
    @somaliawillbefirst139 5 років тому +49

    lafoole iyo nimcaan hilaac iyo dj zuber waa rag mar walbo jecel somalia oo nabad ah cadalad ka dhalatay hormartay

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 5 років тому +48

    Nimcaan waa nasiib badanyahay mar haduu garab istaagay fanaanku heesihiisa ugu jeclaa keep going sxb

  • @kaysesaidofficial
    @kaysesaidofficial 5 років тому +64

    Taariikh bay reeben Nimcaan iyo Lafoole xalay 💙

  • @MohamedAmin-ey2hr
    @MohamedAmin-ey2hr 5 років тому +20

    2 legend is heehay
    Oo mudo lisla sugaayay
    Nimcaan iyo lafoole

  • @maajiddhunkaal6273
    @maajiddhunkaal6273 4 роки тому +13

    Shacabka somalida ee lugu sheegayaba Wa Habalaha Wadanki burburay 30 kahor Waxa uu Ila hadda Ku taaganyahy Wa Dumarka soamaliyeed ❤️❤️♥️♥️

  • @abdiali3111
    @abdiali3111 5 років тому +10

    Lafoole ciyaalkii hore weeye caadi maha hadana nimcaan hilaac baa soo baxay waa addun long life sxb yaal

  • @wayelkajaqafsada7401
    @wayelkajaqafsada7401 5 років тому +13

    Nimcaan hilaac waa Fanan qaran oo Somaliwayn usiman waa fanan ay somali oo dhan jeceshay.waa fanan wang mooye xumaan laga sheegin msha allah hormar wacan Hilaacii dalkaa thy wakaa 28 dal ee yurup Haaf shitay msha alalh .wali maysan dhicin sida shawyadii dalalka kala duwan loogu soo camiry fanan loogu camiray.

  • @bilanbarwaqo7957
    @bilanbarwaqo7957 5 років тому +19

    Finally Nimacan dreams came true Mashallah he is so happy inu Xaji Lafole stage lafulo role model kisa u aha Qira kamuqato. Aniga haray ina one ☝️ day both Nimacan iyo Lafole ina lakulmo Inshallah because they are my 2 favorites Somali Singers 🎤

  • @youngstar764
    @youngstar764 4 роки тому +40

    10 jeer in kabadan ba Kuso ceshada oo daawada heestan 😘😍

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 5 років тому +66

    Markay is helaan dadkii hibada ulahaa fanka
    Codad dixiin ah hees si weyn loo wada yaqaano oo qiiro badan wadata
    Wakhti fanku buuq badan yahay
    Muqaalkanse waa mid aad iifarxad geliyey wx ka fcn majirto fanaan aad ku dayato oo heestisii siwada jira ula qaadaysid adoo intaaso shacabi kuso baxday Hilaaaci higlay👏

  • @ikraanhassan1001
    @ikraanhassan1001 5 років тому +18

    Fanaanka dadkiisu u sinayihiin saan ayaa loo jecladaa waliba ixtiraam loogu hayaa nimcaan naga badan👌🏼👌🏼

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 5 років тому +31

    Dadkii Fanka Hibada ulahaa baa is helay💙
    Well done my broda Nimcaan🚶

  • @xamdacawil5753
    @xamdacawil5753 5 років тому +8

    Lafoole waa abriga alle haku daayo abtiga mcn wn ku jecelahy abtiga Aamiin 😘😘😍😍😘😘🤴👸💑

  • @maxamedjeceelow752
    @maxamedjeceelow752 5 років тому +20

    Labada fanaan aan fanka somalida ka jeclahay ilahey cimri dheer ha idin siiyo 😢😢😢😭😭🙏🙏❤❤

  • @suhaybgafaneh5687
    @suhaybgafaneh5687 5 років тому +5

    waxan xasuustaa 2011-kii Borama school-ka Sheekh Ali Jawhar ayuu Nimcaan Hilaac oo berrigaa loo yaqaanay Nimcaan Lafoole uu noogu qaaday hees ka mid ah heesaha lafoole. and now he is the best Somali super star! great wallahi wuu dedaalay.

  • @sadiyoismail5639
    @sadiyoismail5639 5 років тому +27

    weey lafole and nimcan hilah fananin aan tageero horusocod fcn

  • @ahmedweliabdirahmanbare4307
    @ahmedweliabdirahmanbare4307 5 років тому +8

    LEGEND LAFOOLE
    NIMCAAN HILAAC
    waa kuwana dadka faanka logu talagalee

  • @allowadaaweyn6559
    @allowadaaweyn6559 4 роки тому +2

    Ixtiraamka taagyeerada & xushmada dhabta waa tanaa nimcaan ka muuqato Wan jeclahay labadaba noolaada lafoole iyo nimcaan 2 legend 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️

  • @abdulkadirhassan6591
    @abdulkadirhassan6591 5 років тому +17

    When two legends shared together in a stage is like that 🔥

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 5 років тому +42

    Waaaaaaaaaw fanaanin aad u cod mcn aan marnaba la soo gaarin horaa losoconayaa fananiin qiimo weyn ku dhax leh bulshada lafoole iyo hilaac waxba lagama qaban karo

  • @omarmungani7989
    @omarmungani7989 5 років тому +17

    The legends lafoole and nimcan hilaac.Dj subeer. Together we can do every thing being malyuun by OSMANETO

  • @achmetdaahir281
    @achmetdaahir281 5 років тому +8

    From eritrea love Nimcan and lafole❣

  • @abshircasri5326
    @abshircasri5326 4 роки тому +28

    Waa markii 7aad aan kusoolabanooyo heestaan inaan dhageesto waliba labadaan fanaan isgarab taagan

    • @xusnilove738
      @xusnilove738 4 роки тому

      Sxp sare hadaad hayso iyado fadiix ah ila wadaag xoogaa codkooda lama maqlo

    • @abshircasri5326
      @abshircasri5326 4 роки тому +1

      Sxb lama helaayo si live ah ayee uqaadayeen balse lafoole oo kaliyaha waad helee.

    • @xusnilove738
      @xusnilove738 4 роки тому +2

      @@abshircasri5326 haa wlh sax angaba hore UA-cam kawaayay marka iyago showgaan bis ku qaaday maba jiro muuqaal kale

    • @abshircasri5326
      @abshircasri5326 4 роки тому

      Haa bro kan lee buuqiisa iskaga dhageeso lafoole aa sifcn loo maqleenin nimcaan ok waayay

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 5 років тому +2

    Nimcaan iyo laahaifola keep going nimcaan nolow boht of you keep going we love 😘😘😘😘😘💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @yasirqaysstudio2795
    @yasirqaysstudio2795 10 місяців тому +1

    Waa hees qiiro leh legend lafoole legend nimcaan oo riyadiisi urumooday❤❤❤

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 5 років тому +85

    Ragii ilaahay fanka haybada u siiyey baa is heley hore u socda wiilasheena Soomaaliyeed.❤Ku darsoo DJ subeerna waa hogaamiyaha fanka, la'aantiis abaar.

    • @mohaofficial7975
      @mohaofficial7975 5 років тому

      lee ar ilahey iyo fan haisku tirinbal hhhhh

    • @Basso1099
      @Basso1099 5 років тому +2

      InTan IsLahaa Dhe Bad Tidhi Faizay WlHi RaGBa Is HeLay

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 років тому +2

      @@Basso1099 Sow maaha walaalo 😁 walee rag qiimo ku leh bulshadeena ayaa meeshaas isku heley. Adna mahadsanid walaal, maalintu hakuu wacnaato.

    • @StarStudioSomali
      @StarStudioSomali 4 роки тому

      ua-cam.com/video/SHbDe8i2gKE/v-deo.html

  • @nehanassah6457
    @nehanassah6457 5 років тому +14

    Lafoole
    Dumarkaba Aduunbaa
    iigu dhaga nuglaayoo
    aan soo dhaweeyee
    Dhaawicii horeen qabey
    waxad tahey dhakhtaradii
    Dhibka iga dhayeeysoo
    waad i dhiiri galisee
    Hadii aad dhaqaaqdood
    inaad dhoofto jeceshahey
    gaadhigaa dhakhsanayee
    kusidaa ma dheeliyo
    uma seexdo dhinacoo
    Ilaahey dhantaalkiyo
    kuma tuso dhibaatoo
    ayaan dhalad nasiibliyo
    mid hoodale hakaa dhigo
    Adaa dheeman iyo luul
    iyo dhagaxa dahabka ah
    qiimiga wax dheeroo
    Adigaa dhir ubax
    iyo dhool aroor da’ay
    dhul xareedi wadhantahey
    uga dhigan nafteeydee
    Haduu taarku soo dhacey
    dhawaan soo bax kugu yidhi
    dharaar qudha aduunyada
    hanti aad ku dhaqatiyo
    ha ka waayin dharagoo
    Ilaahey dhantaalkiyo
    kuma tuso dhibaatoo
    ayaan dhalad nasiibliyo
    mid hoodale hakaa dhigo.

  • @maanyuproductions903
    @maanyuproductions903 5 років тому +4

    ❤️❤️❤️❤️nimcaaan inaa boqortahy wlhi
    Respect aad muujineso aayaa wxkasto kaweyn fanan qaran🙌🙌💯💯

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 5 років тому +40

    Wllhi waan qiirooday, wax ka qaalisan ma jirto inaad stage la soo istaagto role model kaaga.
    Uma malaywnayo in nimcaan stage kan mid ka fiicani soo marayo noloshiisa.
    Boqortooyo

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 4 роки тому +2

    Waa marki 11 an heesta kuso noqdo si an udhagaysto legend ki wayna lafoole iyo ardaygiisa nimcan hilac ❣🖐

  • @deeqdarajo8507
    @deeqdarajo8507 5 років тому +6

    Legends and live song 👌👌👌good time nimcaan hilaac and lafoole and Big DJ

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 5 років тому +5

    Nimcaan Hilaac....>>>Waleee Heesta Barteeda Ayaad DHigtay .........Ilaah Cod MAcaan Wu Ku Siyay .......Hormar Wacan Bro

  • @irickali3102
    @irickali3102 5 років тому +122

    Hubaal waxaa ah muqaalkan inuu noqonaayo mid taariikhda gala

  • @daadirsomali
    @daadirsomali 5 років тому +5

    I love you all Somali people 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 walhi dareen gooni ah Al fanan lafole

  • @nafisamohamed5817
    @nafisamohamed5817 4 роки тому +6

    Fanaaan iyo role modal kiisa oo stage wada saaran👌👌👌👌👌
    anigoo idin taageerana intaan idinka daawanaa muuqaalka adinkaaa qurxiyey xaqiiq nolosha ha idin wacnaato 🙏🙏🙏❤❤❤

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad8874 5 років тому +17

    Walaaahay waxaan dhaho garan maayo war soomaaliyeey labada fanaan halaga dab qaato walaahay bilaahay farxadbaan la ilmeeyey maansha allah labadii fanaanoon aduunka kula tartami lahayn fanku waa noolyahay

  • @faysalsugaal7104
    @faysalsugaal7104 5 років тому +14

    NIMCAAN HILAAC must come to the UK👏

    • @BeingMalyunDaqare
      @BeingMalyunDaqare 5 років тому +2

      He is coming get ready Faysal, if not October December is guarantee

    • @faysalsugaal7104
      @faysalsugaal7104 5 років тому

      @@BeingMalyunDaqare thanks bro 👏

    • @BeingMalyunDaqare
      @BeingMalyunDaqare 5 років тому

      Lol bro aaaaa ?

    • @BeingMalyunDaqare
      @BeingMalyunDaqare 5 років тому

      U don’t know the meaning of the name MALYUN ?

    • @faysalsugaal7104
      @faysalsugaal7104 5 років тому

      @@BeingMalyunDaqare lool I never read it ,sorry I mean sister
      My mistake 🤔

  • @jallam
    @jallam 5 років тому +4

    Fanka dadkaaan halooo daayo hibada talentga farxada codka jacaylka xushmada heer sare
    Two legends
    fanku maaha buuq iyo orad

  • @mohamedshaker8717
    @mohamedshaker8717 5 років тому +7

    Hobol Lafoole iyo fanaan nimcaan hillaac 😍😍😍

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 5 років тому +5

    Mansha allah wlhi wxn ka heley nimcaan sidu u qadarinyo fananka ka weyn Wlhi waa qiiroday niwmcaan marwlba wxu dhihi jirey lafoole ayan ku dayda xaga fanka manta live ayey kuwada heesyan nimcaanow Janno ayan kugu duceyey wll

  • @ABashir283
    @ABashir283 4 роки тому +5

    Somali qurux badan I'm very proud of you Allah haydin siyaadiyo farxada. See the joy and happiness on their faces 🇸🇴 ❤️

  • @siyadali5824
    @siyadali5824 5 років тому +13

    Gabadhaaan heestaan uqaadi jiraay tolow lama Arka inee Aragto commentigaayga 😭😭😭😭💔😭

  • @abdifatahjooye5439
    @abdifatahjooye5439 5 років тому +4

    Axyaa fanaan hilaac lafoole ayuu jiro galiyay waxaan ku tilmaamo garan codgiisa waa tagay the only one legend waxa soo labeeyo ma hayno qarnigan

  • @raabiyare3065
    @raabiyare3065 5 років тому +5

    Legends on the stage I believe on these guys ❤️somali suppersters

  • @baal-dahabtv7398
    @baal-dahabtv7398 5 років тому +21

    Quruxda somalinimadu waa midan oo kale markaad aragTo Somali Hal
    Meel ku balwaysanaysa

  • @bashirwehliae8547
    @bashirwehliae8547 5 років тому +21

    Lafoole iyo nimcaan hilac waa labo fanaan oo soomali weyn xushmad badan u hayaan illah ha idiin dhawro.somali weyn meel kasta aad ka joogtaan dunida farxad iyo amaanada illaah ku wada joogo.aamin

  • @maanyuproductions903
    @maanyuproductions903 5 років тому +3

    😂😂❤️❤️❤️❤️man what the fuck 🙌🙌🙌💪💪tell me a better modern fanaan who can sing live on stage than nimcaan hilaac 💯💯💯legend wlhi

  • @musadempelle788
    @musadempelle788 4 роки тому +5

    Wlh muqalkan qiiro ayuu igaliyay somaliya hanoolato mel walboy joogan😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hamsehirfog4753
    @hamsehirfog4753 5 років тому +52

    waxan xasuustay bari nimcaan lafoole la odhn jiray hhh

    • @mustafeabdi1756
      @mustafeabdi1756 5 років тому +4

      Hamse hirfog Ana waxay isoo xasuusisey anagoo geedihii yaree ee addan isaaq dhagaxan dushooda ku fadhina oo nimcaan noo imidey ka bacdina uu heestaa ku dhuftey meesha waxa goob joog ahaa macalin sakariye dheere garan ayuun baa garan

    • @StarStudioSomali
      @StarStudioSomali 4 роки тому

      ua-cam.com/video/SHbDe8i2gKE/v-deo.html

  • @ahmednuurabdiissack6894
    @ahmednuurabdiissack6894 4 роки тому +1

    Mansha allah legend lafole and lovely one nimcan hilac🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓💓💓

  • @bileshiine608
    @bileshiine608 5 років тому +23

    Lafoole fanaan si gaar ah utaageero waaye

  • @jallam
    @jallam 5 років тому +14

    Legends dadki fanka hibada u lahaaa

    • @aadanalfoofficiall2149
      @aadanalfoofficiall2149 5 років тому

      Maxamed xasan xuseen lafoole fanaan cod macaan runtii waayo waaayo ku xasuustaa heestan wlhy

  • @bintujama1992
    @bintujama1992 5 років тому +4

    Mi legends hilaac iyo lafoole❤❤❤

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 2 роки тому +2

    Raga fanka somalida iska leh ✅
    Legend lafoole ❤
    Nimcan hilaac🖤

  • @shaanmoha9968
    @shaanmoha9968 5 років тому +18

    Nimcaan sidu ogu faraxsan yahy inu lafoole so agistaago waxa moda in janadi logu bishareyey

  • @mukhtarsaid6155
    @mukhtarsaid6155 5 років тому +8

    Maxaa ka quruxbadan somalininada alx ilahaygi somali iga beeray💪🙌

  • @masuullsare9471
    @masuullsare9471 5 років тому +3

    Garoob aa iskuku imaatay meesha Nimcaan hillaac and lagend lafoolle big respect

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 5 років тому +11

    2 qofoo musaan io cod leh oo xoshood io asluub fanka ku jooga waa isku daydaan

  • @ilhaaneshae7520
    @ilhaaneshae7520 5 років тому +8

    Alla mxn jeclahy sidaan oo kle❤waa iska ilmeeya marka aan arko shacab iyo fanin wada heesya

  • @deeqowaxmed9444
    @deeqowaxmed9444 5 років тому +21

    ilaahaygi soomali iga dhigay alx

  • @zakariyejordanhuseenalansa4317
    @zakariyejordanhuseenalansa4317 4 роки тому +1

    Waaw legend 2020ka ayaan kumirqaamaYa caasimada jamhuriyada somalilan ama hoYada fanka somaliYeed

  • @axmedantinuur2083
    @axmedantinuur2083 5 років тому +2

    Masha allaah waxbaa kadhacay Nimcaan hilaac iyo macalinkiisii maxamed xasan xuseen lafoole oo is helay yaasallaam wallee waawaxkalle

  • @queenfatuusha3893
    @queenfatuusha3893 5 років тому +8

    Wwwwww Ana uhoreeya

  • @iqdhiblaaweofficiall2733
    @iqdhiblaaweofficiall2733 5 років тому +2

    Legend lafoole big respect nimcan good job

  • @beerlula44
    @beerlula44 5 років тому +13

    waaaaw libaaxayada fanka

  • @Badrah-18
    @Badrah-18 5 років тому +2

    Waa iska sidan markaad role modelkaga lakulanto waxayna ku cadeyneysa wax walpod si dhaba u jcshahay hadad u dadasho maalin waad gaari adaan idin jclhy labadina gob bad tihiin hilaci hirgalay iyo lagend lafole😍💖

  • @a.a1123
    @a.a1123 4 роки тому +2

    This makes so proud nimcaan walaahi ilaahey haku dhowro Somali fiican aatahay

  • @alaska7598
    @alaska7598 5 років тому +2

    Ax yaa what a beautiful moment 😍😍😍

  • @najma8198
    @najma8198 5 років тому +2

    mashallaha alfnaan lafoole iyo Nimcaan waa labo fanaan kudaysho mudan waa labada fanaan codka iska eegi iyo dulqada daganasha nolaada

  • @leylamire4658
    @leylamire4658 5 років тому +3

    waaw masha allh wlh wa farxad bk iska maqnaw nimcana naga bdn

  • @dauudtube8122
    @dauudtube8122 5 років тому +5

    Nimcan hilaca hesta lafole marku qadayo oo u lafole u imaday ilina kaimaday inta ila aragty like haila dhaafino.hee

  • @hooyasoomaaliyeed9457
    @hooyasoomaaliyeed9457 5 років тому +70

    Qofku markuu horu socod leeyahy waynuu taget leeyahy nimcaan iyo lafoole 2 legends sida Bk heesa lama xadoo lama dhoho wa qisa dhaba e hhh

    • @hooyasoomaaliyeed9457
      @hooyasoomaaliyeed9457 5 років тому +9

      Dadka dhintay heesohooda udaa dhaha qisa dhaba lahayne 🤣

    • @invisible6808
      @invisible6808 5 років тому +1

      Hooya Soomaaliyeed dee nimcaana heesaha somalilanderka iska daa dheh iyo laxanka Bk. Hooyo ayaa tahee xishood nimcaan iyo Bk waa dad wada dhashee. Nimcaana wuu noo shaqo tagay sida adeerkay oo kale, gurina boorama ayuu sida adeerkay oo kale kasoo bilowday uu leeyay hooyaday ayaan u dhisaysa. Isaga iyo adeerkayba borama Somaliland ayaa huran. Hawiye iyo Daarood inaanay naf u hayn wuu ogyay. Ee haysku kaaya dirina anaga iyo walaalahay isaaq

    • @hooyasoomaaliyeed9457
      @hooyasoomaaliyeed9457 5 років тому +1

      @@invisible6808 nimcaan wu ka aqli badan yahy o ninkii adeeradii xansuuqay o borama dhiigeda ku maydhay bu damiirkiisu diiday inuu madax wayne u noqdo blse adi awoowayashaa muuse ka warayso hadii dhalashadaada la hubo maba dhahdeen walalahy isaaq adoo samaroon ahe

    • @hooyasoomaaliyeed9457
      @hooyasoomaaliyeed9457 5 років тому +2

      @@invisible6808 mida kle nimcan siduu mamul goboleedyada ugu heesayo bu somalilana ugu heesay marka qaranku wa mid🇸🇴

    • @invisible6808
      @invisible6808 5 років тому +3

      Hooya Soomaaliyeed laba jilib oo beer isku qabsaday miyaad iiga dhigaysaa wax weyn, anaga dhexdayada ayaa ka badan inta aanu iska laynay. Jibriil abakor oo ah jilib sacad muuse oo awal Kasii ah awalna isaaq kasii ah hanoogu sheegin in sacad muuse oo dhan nala dagaalameen. Balse sidoo kale jibriil abokor samaroon oo dhan lamay dagaalamin ee waxa ay islaayeen oo qudha jilibkii samaroon ee deegaanka la ahaa. Maanta miyaad wlldy noqoteen hawiye iyo daaroodow. Somaliland magac ayay noo samaysay, horumar aanan dowladii siyaad bare ka helin ayay nagaadhsiisay. Iyadoon guryahaga la duqayn ayaanu hadana kharaabado u eekayn. Maanta cashuurta dadka isaaq laga qaado iyo berbera iyo kastamka wajaale ayaa jaamacadahayga wadooyinkayaga iyo waxbarasho bilaashaba nalagu siiyay. Wallee reer sheekh isaxaaq Ma gadhaan, weydinkaa la,aantood talaabo qaadi kari waayay

  • @aminaahmed3779
    @aminaahmed3779 4 роки тому

    Wow weleee argbaaa ishelay lipaxyo lafoole and Nimcaan kings

  • @abdirashiidmohamedosman1842
    @abdirashiidmohamedosman1842 5 років тому +4

    Lafaloole iyo hilaac tariikh bay qoreen habenkaaz
    Tarikhada idin xuzi doonta labo legend

  • @somaliawillbefirst139
    @somaliawillbefirst139 5 років тому +7

    nimcaan hilaaac iyo mohamed bk waxey ahaayen laf dhabarka xidagaha geeska markey ka baxeen yaa maqlay xidigaha geeska meeeyay libaax markasto waa libaax nimcaan hilaac 5 somali aya fanan u tahay

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 років тому +3

    Fanaaninta qarnigaan hormuudkooda samatarka jiilkeena allaha kuxafido fanaan qaran qolana igama tihid❤️❤️♥️♥️❤️

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 5 років тому +2

    Fanaan Qaran nimcaan Nolow wllky shigaa ugu sharaf badnow

  • @yahyecarab8565
    @yahyecarab8565 5 років тому +4

    Wan ku Farxsanhy in aan nasiib u yeedho labada Fanana aan tagero iney ayguba is jecelyhin
    Qof IGA nasib badan ma.jiro
    Nimcaan iyo Lofelo Taqridq idin xusi donto 😥💯❤

  • @karaama1495
    @karaama1495 3 роки тому +2

    Sidii ronaldinho and messi✅👌✋

  • @kowtherabdirzak5797
    @kowtherabdirzak5797 5 років тому +1

    Masha allaah hilaaci hirgalay iyo lafoole legend fanaan aan ad u tageero labadinaba pqortoya tihin sharf iyo ciso idin uruurtay

  • @mohamednoor926
    @mohamednoor926 5 років тому +2

    Waaaaaaaaw cimaamada wankugu turay nimcaaan vs lafoole nolaada

  • @kabdi7146
    @kabdi7146 5 років тому +21

    Bk mxaa sidan ku diidaay 🤣🤣🇸🇴🇸🇴 two legend# Dj subeer nasab aha

    • @haldhaaofficial4547
      @haldhaaofficial4547 5 років тому +1

      Bk ku washa idinku hhhhh. Nimcan ha idinku filnado

    • @kabdi7146
      @kabdi7146 5 років тому

      @@haldhaaofficial4547 yaa hu bana isaga suuqa iska xidhaya walal

    • @haldhaaofficial4547
      @haldhaaofficial4547 5 років тому

      @@kabdi7146 iskamu xidhini intu calaf leyuhu cuni E idinku ha dhagysanina hhhh

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 5 років тому +3

    This song is classic and you will always be classic

  • @saadiomoalin5296
    @saadiomoalin5296 5 років тому +2

    Waaw labada fanan ee heesahoodii ugu jeclaa nimcaan iyo Lafoole fananin qiimo badan Iyo Nasabka halyeeyga fanka DJ Subeer walle madaxwaynaha Somaliya u qalantaa saad dadka iskugu wado Gob gob dhashay oo qalbi Nadiifa Salaama boqoradeena Malyuun daqare❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️😍😍

  • @abdirahmanmohamed9939
    @abdirahmanmohamed9939 5 років тому +13

    legand lafoole waa dadkii live-ka ku heesi jiray not ply back

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Рік тому

    Legends in one video
    I can say that they are Somali superstars
    Fortunately nimcaan had found a chance to meet his mentor and role model.
    I also like to see their faces shining over the stage.
    Alxamdulillah Allahii iiga beeray Soomaalinimo 🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️✊🏻💪🏻🙏🏻.