EGLAN SHOW full Sagal Mustafe iyo Idle Yare

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2017

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @nuuxtaani6609
    @nuuxtaani6609 6 років тому +50

    Subxana Allah ma 🙉🙉heesihi baa noqday nimco quranki WAA laga jeestay 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘 like Wll

  • @farhiaabdulahi4888
    @farhiaabdulahi4888 6 років тому +27

    Wallahi I love this show mashaalah, we spend so much time watching american T.v show like The talk, The view , etc but do we support our somali sisters or brother who basically do the same type of shows. Im so proud of them for holding down these kind of platforms, be entertained and support yourselves. #teameglan&Idle

  • @shekeyeahmed9688
    @shekeyeahmed9688 4 роки тому +54

    Tuug ka cod mcn
    Wa ligey ma arkin
    Halka ka hay

  • @ruweidemohamed1061
    @ruweidemohamed1061 6 років тому +35

    Tuuug ayay ibixiyen kulah😂😂😂😂idle so funnny from burco

  • @zabiryalafannyboy9324
    @zabiryalafannyboy9324 4 роки тому +149

    Inta 2020 dawanaya like ha iizarto😂😂😂

  • @rawdaruun7526
    @rawdaruun7526 6 років тому +199

    allah hakaa modoobeyo walal fanka iyo wixii xunba kuma fiicnee gabdhaha wallalahay abyoy boqol kiba boqol wad qurux badan tihiin waxadse kasii qurux badantihiin markaad is asturtaan abyoyin

  • @mustafecalimiyir8738
    @mustafecalimiyir8738 6 років тому +36

    inaalillahi wa ina illayhi raajicun waa ka dhab inanta tidhi lacag iyo quruxban ku raacaya naw dhalinti maxa imanki ka qaday oo diinlaan ka dhigay subxanallah ee rasuulkenu calayhi salaatu wasalaam aya ku shegay walashayda islamkay iyo walakayga islamkow hadad gursanaysiin ku qaata arinka koobad diintisa intey kolba legta qabil qurux magac lacag midna qiimo rabi agti kuma laha yaqiin iyo diin aya lagu faaisaya oo qiimo rabi agti kuleh waayo isaga ku arsaaqaya kuna barakaynaya hadad amarkisa qadatid adoonimadinana ku qanacdan waayo taasay janadu ku jirta ifyo akhiraba

  • @dinidarwish1322
    @dinidarwish1322 6 років тому +1

    iiidle Sxbkay qaali ah sagal mustafe gabadhaan addunka ujeclahy ayaad LA joogta big fan ayaan Ku ahay xildhibaaan Iiidle yare Sonoooleyaha fankii Hore
    England na wan salamaya

  • @alfaalfa3165
    @alfaalfa3165 6 років тому +21

    Calaaacal wax kuuma kene aduun hawl kama dhamaatee nooleyaha fanka wan ku qiray inatahy iidle yare🖒🖒🖒🖒🖒

  • @shuaibabdimohamed1227
    @shuaibabdimohamed1227 4 роки тому +19

    Allah iidle qosol badana😂🤣😂😂

  • @luladasilva9693
    @luladasilva9693 5 років тому +168

    Comentiga ado akhrinaya
    Hadad dawanayso we are same;

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 6 років тому +15

    Masha Masha Allah gabadhaa kale ee dhah day ina uu idhagaysto waan ku raacsanahay nice inan wacan

  • @kabtanaabaska9370
    @kabtanaabaska9370 6 років тому +15

    sagal wey ooyn rabtey kkkkkkk Iidle wlh funy sxb

  • @hanadali3596
    @hanadali3596 6 років тому +16

    iidle waan kutaageersanahy abaayo sagal iyo abaayo eglan iyo abduqaadir faarax

  • @cabdiraxmaandaahir2950
    @cabdiraxmaandaahir2950 5 років тому +20

    Iidle waa Fanaanka ugu qalbiga wanaagsan fanaaniinta, eega dadkoo dhan way usimanyihiin,lkn wxan kula talinayaa saxib iskaga bax fanka oo qur aanka baro.

  • @AliHassan-yo2qw
    @AliHassan-yo2qw 5 років тому +20

    Idle Cadi Mahan Cilmigii Guriga Miya Ama Clmi kale Hhhhh Azxapta Likta Igu Qabta Inta Ila Qososhey🤣

  • @rashkacadeofficiall6866
    @rashkacadeofficiall6866 3 роки тому +5

    Intaa 2021 dawanyso like isaro😘😂😂

  • @mohamedibra9432
    @mohamedibra9432 6 років тому +77

    Alla qurux badnaa qabdhaheena .Ilaahow xijaabka ku hanuuni

  • @abdiwahidmoha5746
    @abdiwahidmoha5746 5 років тому +26

    Inu romatic yahay kulaha
    Inta ilaaraktay
    Like iisara

  • @jeynaboy7045
    @jeynaboy7045 6 років тому +15

    Waan kala dharagnay 😂Sagal aan kala dharagno kulahaa😂😂

  • @muhsinabdiasiis8062
    @muhsinabdiasiis8062 6 років тому +87

    Reer buhodle maanta ayay ugu soo horeeyeen waligood like ta ha igu badininee subscribe ku qabta

  • @cabdinaasirxassan2950
    @cabdinaasirxassan2950 5 років тому +12

    Eglan show ,sagal mustafe,iidle yare like saaray

  • @luqmaanmaxameddaahir6703
    @luqmaanmaxameddaahir6703 4 роки тому +10

    I Like It Wlhi iidle yare 🤙🇸🇴

  • @jamakarar7110
    @jamakarar7110 5 років тому +2

    Mashaa allah sagal ah waa qoor walahi intay qoortu leeg tahay aniba caadi mahan, nolada iidle , sagal iyo eglan.

  • @hormarwacantube8636
    @hormarwacantube8636 6 років тому +543

    Copy Geyga Maxa Dapa Dhigay Dadkan IIDLE Funny Boy 😂😂😃
    Hada Comment Geyga Akhrisay Like Wll Thanks 😍

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj 6 років тому +9

    sagal mustafaa love ku ahay❤❤

  • @heelo-pz6ne
    @heelo-pz6ne 4 роки тому +1

    Mansha allaah Mansha allaah Ilaahay Haybadda idin Siiyey ayaa mahadaa iska le Iglan. Sagal iyo iidle Halkaa Kaga Haya

  • @moulida3396
    @moulida3396 6 років тому +14

    Salan sare Eglan,idle iyo Sagal!wallahi barnajimkina waxan kalasocda north Carolina,USA!wallahi wad reysan;RTN hanolato!lakin lacagta Englishka u idle ardayda kubaro way yartahay!

  • @anisoahmed7639
    @anisoahmed7639 6 років тому +6

    Iglaney sxbey raga cajajubka ma jecla kow dheh iidle sxb naaag sida raliyo u ah hada majirte sagaley Abaayo qurux iyo lacag iyo JCL leskuma helaye mid kutoos wa idin tagersanahay love u mcnto yaal iyo fanka noleye alaha kudesto sxbkena Nairobi

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 3 роки тому +6

    Inta daawaneysa 2021 like dhac subscribe ku kuf

  • @shaficibarre3050
    @shaficibarre3050 4 роки тому +1

    iidle waaa iloobay heestii buurta sheekh

  • @mustaffmaxamed5439
    @mustaffmaxamed5439 4 роки тому +2

    Ninka cod alla ugu deeqay wlhi nolow iidle yare bro

  • @axmedcabdi8685
    @axmedcabdi8685 4 роки тому +6

    Maashaa Allah iglan iyo sagal

  • @somalisomalilanderlion1536
    @somalisomalilanderlion1536 6 років тому +114

    Please wll sagal iyo eglan illahay ka baqa wll tani waa aduunyo waa laga tagayaa
    Jidhkiina astura wll

  • @akhiyabda4502
    @akhiyabda4502 6 років тому +2

    Somali waa lawadayahay lakin walakalayahay...kulaha....idle made my day ...ninka majajilista uuba kuficanyahay

  • @AhmedAbdiGurey
    @AhmedAbdiGurey 6 років тому +27

    😂😂😂😂 idle isgii ayaaa wariyaaa hhhhhhhhhhhhhhh

  • @miminawewe2809
    @miminawewe2809 6 років тому +8

    Idle is funny guy, waxa kula talin laha inaad Kiswahili barato si aad ogu biirto Churchill show, the biggest industry in kenya! Proud of u bro

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 6 років тому +77

    Oo kiyaalaha igujiro inte lacagtiisa kuqiyaase kulaha 🤣🤣🤣🤣10$ iyo 5$ 🤣🤣🤣 asigana 150 shilin kulaha kkkk walhi iidle dacad waye

    • @farahomer6973
      @farahomer6973 6 років тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣

    • @huseenaxmedhuseenahmed3754
      @huseenaxmedhuseenahmed3754 5 років тому +1

      Kkkkkkkk

  • @shamsomahmudfarah5370
    @shamsomahmudfarah5370 6 років тому +76

    Walahi idle. Wa qosol socoda nabad igu waar bro

  • @jiddanqalbi670
    @jiddanqalbi670 6 років тому +49

    Eglan & iidle & sagal mustafe waad isu wada nuureysaa inta tageerto dadkan like iisaar

  • @shaficibarre3050
    @shaficibarre3050 4 роки тому +6

    sagal iyo egaln waan u xiiso qabaa

  • @salmaancabdisitaargeesoody441
    @salmaancabdisitaargeesoody441 5 років тому +9

    #Eglan hal hayskeeda waan ku haystaa blhi #maahee

  • @gacalowadow1832
    @gacalowadow1832 4 роки тому +2

    Waryaa idle Egalan isku qawo weey shidantahee naagta ha iska ag fadhinine

  • @jaabiraliofficial4534
    @jaabiraliofficial4534 6 років тому +21

    Kolay Hadad hada dhimatan Idinko laab qaawan ayaa halkan laydin kadawan donah I know iniinan is Asturayn ee bal Laabta sooqarsada

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 роки тому +13

    iidle yare Fanaan Sare 😍 , Sagal Mustafe Qalanjo ❤️ Eglan Show Caalami

  • @Abdihakinali800
    @Abdihakinali800 4 роки тому +3

    Sagal ilahey ha kudesto “magac nabig ayad afk kuhaysa daqiiqad walbo ad hadashaba❤️♥️🤛🌡💉☝️🙏🔥

  • @siyaatojrapdulaahi6790
    @siyaatojrapdulaahi6790 5 років тому +1

    My Favourate Fanan Iidle
    Noolow zhp Waxan JeclHy incha allH inaan mar kula Kulmo zho
    Idle long liFe pro 👦

  • @princeofficial7589
    @princeofficial7589 6 років тому +1

    woow caadi ma aha barnamish ka
    runti aad ban ula hesta barnamish yada egland show aad ayana u xiiseya dabcan
    iidle yare so funny fanan runta an ku jeclahy salama all iyo sagal

  • @rumaanmohamed791
    @rumaanmohamed791 6 років тому +51

    Aniga labadan gabdho iyo idle wan ba Ku haystaa ilahay amarkiis

  • @faysalmaalim3637
    @faysalmaalim3637 6 років тому +104

    illahey ka baqa, dumarow is astura

    • @ibrahimhassan7823
      @ibrahimhassan7823 4 роки тому

      MashAllah ilahey ha Soo hanuniyo inshaAllah walalahena

  • @mohawizzy5462
    @mohawizzy5462 6 років тому +2

    Iidle Walalkey Qaliga ah Allaha xafido hanuniye se, waxaan uka mid ahaa asxabteyda dadkan ugu jeclahay waa funny waa charming waana deqsi vàmos Idle nice program Eglan show presented by RTN

  • @yasiinhaggimohmud3432
    @yasiinhaggimohmud3432 5 років тому +1

    Iglan show aad baan ku salamaya adiga iyo sagal &iidla yare

  • @abduldjchris1373
    @abduldjchris1373 6 років тому +6

    Anii Eglan wan ka daargii kkkk plz like ta isaara

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 6 років тому +17

    NUUR EEBO ayaa heestaas ku raaxaystay cod iyo music mida nuur eebo ayaa shidan 😂😂😂

    • @aichadarar678
      @aichadarar678 Рік тому

      #Nuur_Eebo wa fanaan cod lagu gaadheyn wlhi 😢

  • @hanadaydiid7530
    @hanadaydiid7530 5 років тому

    Sagal mostafe Walhi aad iyo aad ban ujeclahy
    Ma aqaan markaa arko farxad ban dareemaa
    Tolow ma aniga iyo iyadaa isku meel dhobadeena
    Laga qaaday wlshy qaaliyay frxd iigu nolow iidle sido kale iyo iglen ba❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🙏🙏

  • @suldaanaarshe3652
    @suldaanaarshe3652 3 роки тому +1

    Inta 2021 daawanesa like 👍

  • @Rashidhaji1
    @Rashidhaji1 5 років тому +8

    Gabadhaan Eglan ladhaho ila eegabal qosolkeeda Robet robet ma u ekoo 😂😂

  • @keyfqueentidumar2637
    @keyfqueentidumar2637 6 років тому +8

    Kkkkkkk
    Heesaha hadey dhamadan buraanbura Ku xiga kulahaa 😂😂😂😂😂😂iidle waxna mala qarsanaayo kwrn hee

  • @abdinasirmohamed1737
    @abdinasirmohamed1737 5 років тому +2

    Woow iidle yare is so funny I also like sagal mustafe markeey hadleeyso sí dháb ah oo daacadnimo ku jirto ayeey u hadashaa walow sheekada mar mar eey kaftan tahay she is real

  • @robylyper1595
    @robylyper1595 6 років тому +8

    iiDle waa Daacad wlhi 😂 aawey Naagahii Calf Doonka Ahaaa iiDlE La GaaaDha lkklkk

  • @daahirmusse9634
    @daahirmusse9634 3 роки тому +3

    iglan iidle noo soo celi😊🥰

  • @a.omarahmedarab6773
    @a.omarahmedarab6773 6 років тому +24

    iidle yare king funny boqorka codka mcn iyo hablaha qurux bdn nice

  • @nadasmile6498
    @nadasmile6498 4 роки тому +1

    Next Hassan adan samatar iidle yare love ban ku ahay wllhida💕❤

  • @dr.bilaniitaahmed3356
    @dr.bilaniitaahmed3356 6 років тому +4

    wlahi #iidle ta garab joogta xaraabo wayka dharagtay😂
    nolow wan tagera😍😍😍😍
    hablahayagana qurux❤

  • @calidhux9280
    @calidhux9280 6 років тому +36

    Sagal haloo duceeyo waxa ku jira jini heesaha jecel

  • @bile4521
    @bile4521 6 років тому +26

    hhhhhhhhhhh wlsheyn Eglan haka guban hadalka dadka xuma raadiya yaasha inta aad ka qolisiin ayaa ciida kabadan adiga & iidle
    sagalna wan salaamayaa

  • @safiyadeeq8487
    @safiyadeeq8487 5 років тому +1

    Hhhh iidle saw ma ahan wlhi waa wiil qalbi furan alle hakudayaaa

  • @kaskeyboy3430
    @kaskeyboy3430 5 років тому +8

    sagal mrkey dhagayso
    makaxaqaysa❤ wnka helay

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 6 років тому +32

    egland beautiful lady with big smile she is good to be married

  • @shariifyasin7933
    @shariifyasin7933 5 років тому +6

    allaah qurux badnaa mansha allaah waxaad kasii quruxbadnaan lahaayeen iyagoo hijaab xiran

  • @abdalaa.aligreen6251
    @abdalaa.aligreen6251 6 років тому +3

    Heesta waxa 1968 qaadey oo ogu horeyey ninka la yidhaahdo cabdi aw cumar ( foolxume katiir)waxa markii ba u degey dalka BAXREEN heesta waxa u duubey idaacada hargeysa. Markiisii horana waxa uu degana dalka yaman magaalada CADAN

  • @queennatasha6012
    @queennatasha6012 5 років тому +4

    IIDle funny boy 😂😂love you iidle💞💞💞💞💞💞

  • @boqoradasomaliland4503
    @boqoradasomaliland4503 6 років тому +4

    Subxaan allah qosol haweenka in la maqlo maaha allah haydin soo hadeeyo

  • @abdirizakaxmed5527
    @abdirizakaxmed5527 4 роки тому +16

    wlhy Eidle Yare waa nin kal Furan Car been Dhe

  • @hajjialiomar7050
    @hajjialiomar7050 6 років тому +2

    iglan iyo iidle wn idin salaamay iyo gabadha martida wxan idinleyahay so dhaqeyn wacan

  • @mohamedxasanibraahim4343
    @mohamedxasanibraahim4343 2 роки тому +1

    Barneemijkani England Show dawashadiisa aad baa xiisayin jirey 2022 intii daawatey

  • @alidaahirqoorsuul2201
    @alidaahirqoorsuul2201 6 років тому +26

    Iidle Englan Iyo Sagal Asxab Qali Ah Qosol Iyo Qareexo Runtii Mahadsanidin

    • @kingkarto3052
      @kingkarto3052 6 років тому

      Idle yare iyo eglan iyo waliba sagal
      Halkas kasi wada howshina howlkarka ah

    • @jaamacsiciid2006
      @jaamacsiciid2006 6 років тому

      Sagal staly wllhy iyo Qurux by isku darsatay aana jcldy hhhhhhhhh

    • @axmedmuseali7440
      @axmedmuseali7440 4 роки тому

      iidle yare waa nacas runtii

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 4 роки тому +1

      @@axmedmuseali7440 adigamaa nacas ka dhigtay mise gabdhaha uu ka qosolsiiyey aa xanaaqday was wariyeyaal IYO fanaan muqdishaawi ah 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @geeseydaahirgesey6568
    @geeseydaahirgesey6568 6 років тому +9

    Hhhhhh wlh eglan cadi maho kkkkkk i maqla ku lahaaa kuma jiro aniga kkkkkkkkk

  • @qoojeabdi1559
    @qoojeabdi1559 4 роки тому

    Hhhh idle asaaba warye ka noqday teacher idle blh funny aa thy shaqo wcn 🥰🥰🥰😘

  • @abdirabiali7009
    @abdirabiali7009 5 років тому +2

    sagal mustafe wlhi tagero wayn bn ku ahay from garowe

  • @aminaadam7053
    @aminaadam7053 6 років тому +16

    Hhhhh I never heard that kind of English in my entire life.

  • @jaamaccabdirashiid3265
    @jaamaccabdirashiid3265 4 роки тому

    Man sha allh Eglan show iyo iidla yare iyo sagal dhmn wan idin slmaya🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ismaiilismaiil8594
    @ismaiilismaiil8594 4 роки тому +1

    Wlhi iidlle waa qof qalbi wanagsan

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 6 років тому +85

    Wax la iswaydiyo maxumee waxay tiri nin diin leh aya raba ninka diinta leh ma wuxu rabaa naag qaawan Allow na astur adun io akhiro wax xunna yaa lo arkin

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 6 років тому +5

      luul Abdinor ragubaa iyagoo khaad cuno bey gabdho diin leh radiyaan

    • @lulunor7284
      @lulunor7284 6 років тому

      Susu Susu abyo waa run lkn naag rabta maleh

    • @Hud___0
      @Hud___0 6 років тому

      waliga xaga xun waxba lagama eego

    • @mohasahal3109
      @mohasahal3109 4 роки тому

      Kkķkkkkkķkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @ayanllewajidfamily6845
      @ayanllewajidfamily6845 4 роки тому

      wlh waaaruntaaa

  • @salmaahmed6772
    @salmaahmed6772 6 років тому +4

    Iidle noolow brother 👍so funny😂😂😂😂😂

  • @umucaishachannel8083
    @umucaishachannel8083 5 років тому +1

    Iglan iyo sagal waa nijecelahay

  • @sharmaarkejamasaid3379
    @sharmaarkejamasaid3379 2 роки тому

    Wlhi waa cajib waxaan dawanaya 2022 bisha 3 14keeda saga mustafa hada waa xaasle oo way heshay calafkeeda alle ha isku barakeeYo iidle sagal iyo eglan waa idin salaamaya dhamaani rtn tv waqTi waaa cajiib wlhi .

  • @daudin3033
    @daudin3033 5 років тому +9

    😂😂😂😂😂😂😂 I love this show

  • @sahankaxikmadaha9699
    @sahankaxikmadaha9699 4 роки тому +11

    Egland adiga sargaal miyaa tahy amar jecliddaa hhh

  • @maxamedyuusuf9458
    @maxamedyuusuf9458 4 роки тому +1

    Naga lexlaa kuwadaqabsatay wlhi cadi matihit saxib kkkkkk

  • @mire-tech
    @mire-tech 6 років тому +31

    Eglan waxan kabaqaya sidaa uqoslasid inaad kutagto

  • @Its.su3da
    @Its.su3da 6 років тому +7

    That English though 🤣🤣🤣🤣🙌🙌

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 6 років тому +5

    Saaaxibo quruxbadan alaw dhawr ❤️❤️❤️❤️

  • @samawade282
    @samawade282 6 років тому

    Inanta sagal inan ka qosol badan waxan arkay inan la dhoho Faadumo riyaad ee
    Eglan iyo Sagal labaduba waa funny

  • @libaanhassan2934
    @libaanhassan2934 5 років тому +2

    Iidle Allah cod wuu ugu deeqay Maasha Allah

  • @suldaanyare4612
    @suldaanyare4612 5 років тому +6

    Eglan sida wax loo waraysto mataqaaan cml

  • @fathiaamoud671
    @fathiaamoud671 4 роки тому +6

    12/2019 aya dawanaya idaydo kaleh😂

  • @quraysh.ehlujanno5070
    @quraysh.ehlujanno5070 4 роки тому +1

    Idla yare waa nin aan aad u jecelahay qosolkiisa iyo xarabihiisa kaftanka

  • @jirrowsultan652
    @jirrowsultan652 6 років тому +2

    😁😁😁Vry fany ,, i lke your conversation.Idle yare fany waa

  • @amraancadeibrahim7380
    @amraancadeibrahim7380 5 років тому +6

    Iidle waxbadanoo naaag dawadeeda balfiiri ladhahayo lakulmay markuu fiiri maagayna wuu ku fashilmaya umaleenaa hhhhh hadaba like ha iga hilmaamina