Aduunka xanuun iga weyn majiro wayitankii aan ku wayey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Noloshii iyo rajadii aan dunida kalahaa waxan wayey malintaad iga fogaatey 😭🖤 Macne dunida la antaa waa ii xanuun iyo xasuuso waato ah Ilaa hada waxan la anfariirsanhy sida fudud aan kugu wayey noloshiii qquruxda badneed wan ka dhacey macne🖤😭🖤😭 Wax waliba oo dhaca ma aheyn inaaa iga fogaaato wan kuu xiisey c/salam c/llahi😭mcane waxa iii ahayd jaceylkeygii ugu horeyey una danbeyey ee nafteyda udayacay 🖤😭🖤😭 Aniga wan ku wayey moye kuma iloobin nalkii dunidow nasiiiiip❤😭❤😭 Xili duhur ah ayaa waxa iga hortimid wado aan ka filaneyn kadip waxaa dhacdey ina ay indhahygii ilin buuxisey wlllhi isbitaal ayaan jawaab udonanayey waxan arkey anoo bajaaj raacey oo xafada tagey kadipna barkinteyda oohintii ku dhameystey ilaa aan ka hurdey😭😭😭😭😭😭😭😭 Qalbigayga aaad ayuu ku jecelyahy ee rabi samir ha isiiiyo waxa ahayd ruuxa ibarey jaceylka macnahiisa waxa kaloo ahayd ruuxiii uhoreeyey ee aan jeclaadey ina dareensiiyey inuu waligiis garabkeyga ahaaanayo 😭🖤😭🖤😭🖤😭🖤😭 Aduunyo macno maleh waxan salaad kastoo aan dukado kugu duceesto wan ku wayey 😭🖤😭alxamdulilah 😭🖤😭 Aduunka igu cidlesay lkn rabigey ima cidleen ee xasuustaada ayuu qalbigeyga dhigey😭😭😭😭😭😭😭😭😭guuur aan rajo iyo farxad laheyn ayaan geli rabaa ee ilaahow nolosha iii qurxi ooo xanuuun danbe ha itusin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Abaayo I aamin waad ka maari doontaa waadana is badali dontaa qalbigaaguna wuu ka soo noqon donaa waan kudareemi karaa anay igu dhacaday taaso kale , alx hada Qofkii qof kafiican baan helay waana is illowsiyay . Wakhati dheer in ay kugu qaadato ayaa laga yabaa in aad ka soo kabato lkn waad so kabanysaa illahy qalbiga haku qaboojiyo abaayo waan kudaremi kara 😢❤❤
"In kastoo ku waayoo, Ax ku waani hankaygana samir qaado waa hore... Wajigii furnaa iyo weedhaha xasuusta leh weli laabta kama bixin" hits different 😭😭❤️❤️❤️
Heestaan qofkii si dareen leh u dhageysanaya sida anigoo leh 18/5/2019 maalin sabti ah 😭😭😭😭😭😭 22:29 fiidnimo ama 4saac oo habeenimo farta tag ☝️☝️☝️☝️☝️
Heestan marka maqlo qalbiga ayan xanun ka dareema 🥺 Waxa jiray wiil an isku xafad kuso bar barnay waxa dhacday midkeenba midka kle in an jacyl isku qaadno misana isku sheegan weyno jacylkeena wuxu bilowde 2011 wan wada hadli jirnay mar wlbana wa is raaci jirnay kadib aniga schoolka dhameye waxan soo aady kambala si an jamacad u dhigto 2018 ayuu igu imady meeshi an joogay si uu faraxada ila qeebsado madama ay jamacada iiso idlaaty kadib ayuu faraxds ka faideste misana iishegte jclku ii qabo 😭malinkas farxad darteeda dunida igu so yaraty 🥺malmihi faraxada ayaa ii bilowde blse mxa ka danbeye ina habreedi oo america joogta aya nolosheena so gashy wxayna sameesi si walbo oo ay inoogu kala goyn karto aniga iyo wiilka dunida u jcla kadib ayey naga so marte dhinaca walidkiisa kadib ayagana wxay go’an ku gareen iney gabadha ku daraan waxan asagana hdalka walidkisa ayuu qaatay anigana waxan gaaray heer an u dheexeyo nolol iyo geeri 😭😭dunida ma jirto wax ka xanun badan marka weyso qof aad mar un aad sugese inaad midowdan mrkad istirahdid wa midowden qalbi jab midki ogu weyna misan aad kala kulanto😭😭😭😭🥺
Hestan waxan dhageysan jiray 2019 ila hada wax jiray wiil an ad u jcla wax badan an soo wada soconay mudo 3years ah markan wada soconay ayan kala tagnay wox aha qofkii kobad oo an si dhab eh u jclado lkn nasib xumo si fudud ayan ku kala tagnay mudo 1year ah markan kala maqnen hadana markale ayuu isoo radshay xirirkale ayan hadana la wadagay oo wuxu ii shegay in uu wali sidii I jecel yahy balse taas run kama aheyn oo wuu qayamyay markasta haduu qaldgalo xata aniga aya dusha saran jiray 1year kale markan wada soconay qilafyo badan ay nasoo kala dhex galen marksta an aha qofka samro oo wax rali galiyo rafad badan ka dib wan xanunsaday waxan jogay marka magalada muqdisho waxan dhiganayay jmcd xanunkii dhan waliba wuu igu batay asigana wax garab eh kama helin wax an isbital malinba galo xata ima soo boqon ka dib hooyo mcnto oo gobol jirtay aya itiri ii imaw hoyo wan ku quransarah wan baxay ka dib xiririkii dhan ayuba ii jaray wax dhib eh kama soo qadin cadi ila aheyd mana shareysan xumana kaman filaney marki an mglada muqdisho dib ugu soo noqday oo an soo ficnaday aniga oo rabo inan dhaho mudo 6years ah ayan wada socona ee an is gursano aya hbn habinada ka mid eh anigo isbital jogo oo eedo abe qabo oo sakarad eh la jogo fb anigoo dhex warega ayan waxan ku arkay hamblyadiisa asiga oo nag kale la sawiran wan naxay madaxa I xanuna isbitalkii wan ka soo tagay ka dib xfda imid kanin hurda cunay salad cisha tukada iyo labo ragco oo sune eh ka dib subixii aniga oo fcn an soo kacay rag oo dhane sida ayan uga amin baxay 😢😭💔
Aad baan uga xumahay qaali badal qeyr qaba ayaan kuu rajeynaaya insha allaah mid sidii ubaxa kuu ilaalin lahaa wuu kuu imaan 👸🏽💋❤️✨ ha is dhiiban malabo waad ka gudbee nolol qurxoon kuu rajeynaaya insha allaah
Qalbiga alle ha kuu qaboojiyo walashey macaaan doqonbaa ujabte waxaana rajeynaaa inaaa ka sooo kabsatay dhaca xanuunka badan ee ku gaaray ,😭😭😭 intaaz ka dib waxaaan jecleystay inaa aniga ku guursado hadaaa diyaar tahy number ayaaan halkaan kugu reebayaaa ila soo xariir😭😭😭💔💔💔💔
Runti hesta waa hees qiso dhaba ka hadleysa aniga hada anigon jacel leygaga biixn Ayan sidan u ilmeeeya. Walina dhageysta kwarn dadki ay niyada ka Jabtay yaa rabbi ha iga dhihin kuwa hestan o ay qiso inoqo oo qalbiga laga dhawacay inkaatoon ku waayo ax ku waaniyey hankeyguna samir qaado waa horay Markey mareyso waan iska ilmeeya ew qalbiga rabbi ha idin qabojiyo walalyaal 😢😢😢😢😢
Heestan taarukh ayeeh igu ledahy qiso aad ugu weyn aniga Waqti aan dhigan jiray faslak f1 ama 9aad ayaan gabar isu bandhignay jacayl runti markan 8aadka aha aad ayan u jeclaa lkn iskula kle dhigan jirtay oo iskuulkeda iyo gurigayga ayaa ah deris wadad so mari jirtay qof furfuran ahy markan isku baranay wadadi gurigayga hortisa aad ayaan uga helay wagaa mobilka iyo aalad ma hysan lkn nasiib wng gabdhi 9aadka isku fasla noqonaY gabdhi waxan u qaaday dareen jacayk wàna u bandhigtay waa iga aqbasha gabdhi f4ki ayeeyaa la so donay nin qurbah ka yimi oo familkeda ah lagu daraY aad ayaan uga xumaaday iydo oyeeysa ayaaye ishegtay waa xaalada aad u daran Heeskan ayaa hbenki aan odhan anih keligay i daarneyd 3saac ilaa 2 habenimo Hada waxa u joogta 2 wil oo kana curdkeda ah anih igu magac dartay kan yarna abahy ayeey uga magac dartay Samira apYo alle hku barkeyo adih iyo reerkaga wan ku jeclhy si alle dartisa i.a anah wan gursan calfkayga
Qisadan inay Ani iga hdlysa moda wyo erydan xanun ku drema bilw ila dhmd 😢💔😢Habn jimco baxysa sabtida neh so galysa tariiqdu thy 03 03 2023 sacadu thy 11:08 heestan Wali dhgysna hadu wadajirki lumay 💔😢 Marka weyda qof jeclyd Kuna hamineysy ina Mar uun midownan aa weyda wajiga furna weedhaha xasusta leh Wali laabta kama bxin😢😢malinta jacyl o dhan nacy marka wye qof ku haminye ila hda qoralka so qoroya Ani o dhan xanun drema No love💔 no pain 🙏
Waxan dhagaysanaya hestan December 7:2020 sacadu wa 10:56pm sidan oo darimayo cawa wan ku cish cishanaya walahi jacelka xanun ayu liyahay markad kale ku darimaysed lakin wan iska ilawa cawa waxi ka bilawdo ayada calafkida iyo qofkee hishay wan oo ducayna oo waxan dhaha isku wara by abdikarim A.K.kmpla
Wajigii furnaa iyo Weeraha xasuusta leh Wali laabta kama pixin 💔🖤😭 2/12/2022 meshan dhawac jaceyl aya ikenay hadad ila mid thay like I Sar Markn helo insha Allah ayn dib uso booqan dona comment-gan👏👏🤲💔
Nin walbo ado qiisa gaar ah la imadhe aniga waxan dehi laha inte waysi ha iska samro inte is calaftana ilahay ha barakeyoo aniga qoralkeyga ad aqrinayso wan is wayni hadana wa marwaa ilahay cimri dheer o cafimad uga baryaa iacaylka ma xumayn balse calafkaa naka geyee 😊
Xasuus iyo murugooyin bay ii tahay heesan dhageysigeedu balse qofna uurka waxba uguma hayo allah ha iskiin khayro walal ma jecli inaan magaceeda sheego❤❤❤
Caaway I haysata wlhi been ma shegaye anoo nin raga ah ayaan toos u ilmaynaya Waxaan qaadan layahay ama iga dhaadhici la sidaan wax kasta ugu horay een isku siiyay nafta ugu hibeeyay iyo sida ay nin qayr kay ah iiga raacdayy anoo cid walba uga go ay Saad ii gashay iyo xanuunka aad i mraisay ilahay kuma Mariyo Haduu wada jirkii lumay Wakhtigiyo dhararuhu Kala weecad keneen Waxkasta waan kuu ahayday Oo si aan qof loo aaminin Ama luugu kalsoonanin baan kuu aminay balse meel xun baad I dhigtoo imaad aaba yeeline dartaa waan diciifay bilaa kalsooni baan noqday oo nolol igagamad tagine mayd kayga ku digoo guulayso wll 21-october 2024 habeen salasi soo galaso waa 110:30_habenimo Ama geeri aakhiro ama guusha nololeed😢😢😢😢😢😢🤚🤚🤚🤚🙏🙏🙏
Hdu wada jirki lumay 💔😓 Wlhi Daren dhapa IGA kenay Mr wlpo aan dhagysto wn xsusta kama tgyo hpnku igu dhahy iyo tagistisi 1saac Aya kso waregty xumantu I gaysty ayn ila xiliga la miirlayay💔 Inkasto Ku wayo ax Ku waniyay🥰💔
Inkasto aad hada tahay xaasle ana aan qoys ahay hadana qalbigayga sikin kama baxdiid kuma ilabin kumana xumeyn ee calafka aya ina kala diray aniga wali wad iwanagsan tahay kuma na ilabin abowe waxan rajaynaya inad icafin dontiid malin un dib na aan uwaada hadli dono kuma xumeyn ee calafka ina kala xumeyey wanku jeclahay wana ku jeclan doona😭😭😭😭😭😭
Hestan wa mida kaliya Qalbiga iga tabatay waxa iga tagtay qofan jeclay ila hadan Qalbigayg kama bexin waxan rajeyna ina marble ku arkow noloshaydi🔐🔑💙💙🖤
Nolashayda oo dhan wan nacay markaad iga tagtay kadib waxan u baqay inan naftayda halis galiyo hadiiba adi aad ii cidlaysay dunida wax kaLe uma noleen iLa hada wan ilmaynayaa plz mar halmar oo kali ah dib iso xasuso💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
2021 yaa dhageysanaya 😢😢😢😢
Wajigii furnaa iyo weedhaha xasuusta leh wali laabta ma bixin
Sow mah inder 6 may 24 ramdan 2021 baan dhagaysanaya afurka ka dib
Y
Ma iloobikaro 😢😢
Waa runta wlhi 26 jun 2021 ayaan dhagaysanayaa haben sabtiya🥺
Aaaax😢😢
Hees aan mar wlbo iska jeclhy inaan dhagesto saacadu waa 8:47 subaxnimo sanadku waaa 2023/ Marco 15keda maalin arbaca ah waxaan Sii ahay safar rabiyow maalmeheena noo wanaaji inta aragty qoraalkeyga waxaan idiinleyhy waligiina ii farxsanaada 😊😍🥰🥰
Me to walaahi
Same here😩🤍
ZXP ALLE MAKU FUDUDEYE ME JUST DHAGEYSANAYA 😢
23/1/2024 wxa Hargeisa ku wada dhagaysanaya aniga iyo sxbaday Ck iyo xamada iyo kayse oo wxn Isla week gan ukala dhofaynaa wadamo kala duwan insha Allah noqon mayso markii iskugu kayo danbaysay wxn idiin rajay nayaa cafimad cimridharan iyo horumar dhamantiin.
In sha allah
Wakhtigaan Heestan Daawan jiray Ciyaar Ciyaar ayaan U daawan jiray caawana wxy ii Noqothy Qiso kamid ah Qiyooyinkayga Omg wllhi
Sxp anaaa kula mida wllhi
Hees qiira weyan wllhy qofki daremaya
Wa runta kula qabaa 😭😭
We're same wllh🥺
🥺🥀😭
Waa Goor Galab ah waliba waa Casar liiqad waxaan anagoo asxaab badan ah ku wada raxaysanaynaa heestan Dhaliyarta ila dhagaysnayso heeskan waxaa kamid mid ah Mohamed almanio,Hani uk,ayaan dayib,Sahruuja indho jacayl. Ax yaa hees❤
Aduunka xanuun iga weyn majiro wayitankii aan ku wayey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Noloshii iyo rajadii aan dunida kalahaa waxan wayey malintaad iga fogaatey 😭🖤
Macne dunida la antaa waa ii xanuun iyo xasuuso waato ah
Ilaa hada waxan la anfariirsanhy sida fudud aan kugu wayey noloshiii qquruxda badneed wan ka dhacey macne🖤😭🖤😭
Wax waliba oo dhaca ma aheyn inaaa iga fogaaato wan kuu xiisey c/salam c/llahi😭mcane waxa iii ahayd jaceylkeygii ugu horeyey una danbeyey ee nafteyda udayacay 🖤😭🖤😭
Aniga wan ku wayey moye kuma iloobin nalkii dunidow nasiiiiip❤😭❤😭
Xili duhur ah ayaa waxa iga hortimid wado aan ka filaneyn kadip waxaa dhacdey ina ay indhahygii ilin buuxisey wlllhi isbitaal ayaan jawaab udonanayey waxan arkey anoo bajaaj raacey oo xafada tagey kadipna barkinteyda oohintii ku dhameystey ilaa aan ka hurdey😭😭😭😭😭😭😭😭
Qalbigayga aaad ayuu ku jecelyahy ee rabi samir ha isiiiyo waxa ahayd ruuxa ibarey jaceylka macnahiisa waxa kaloo ahayd ruuxiii uhoreeyey ee aan jeclaadey ina dareensiiyey inuu waligiis garabkeyga ahaaanayo 😭🖤😭🖤😭🖤😭🖤😭
Aduunyo macno maleh waxan salaad kastoo aan dukado kugu duceesto wan ku wayey 😭🖤😭alxamdulilah 😭🖤😭
Aduunka igu cidlesay lkn rabigey ima cidleen ee xasuustaada ayuu qalbigeyga dhigey😭😭😭😭😭😭😭😭😭guuur aan rajo iyo farxad laheyn ayaan geli rabaa ee ilaahow nolosha iii qurxi ooo xanuuun danbe ha itusin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Abaayo I aamin waad ka maari doontaa waadana is badali dontaa qalbigaaguna wuu ka soo noqon donaa waan kudareemi karaa anay igu dhacaday taaso kale , alx hada Qofkii qof kafiican baan helay waana is illowsiyay . Wakhati dheer in ay kugu qaadato ayaa laga yabaa in aad ka soo kabato lkn waad so kabanysaa illahy qalbiga haku qaboojiyo abaayo waan kudaremi kara 😢❤❤
Amiga xitaa jeceelkeygii waayey😢
Sorry 😢
APYO MCN ADI HDA WAD SO MODAY ALX LKN HADA ANIGA AYE I HEESATA 😢 ADINA WAXA FILA QOFKAZ INA HDA HILMAMTAY WXANA KUSO QORAYA FARINTAN 10/10/2024 HABEN JIMCO AH Ee allh ku fududeyo noloshada hda noshahay hda dhimatayna Khabrigada allh ku waziciyo😢
@@CabdullhiCabdi-sf4we ax😭😥
Apowe 4sano kala maqanahy wiilkan jeclaa waxana mooda hadda ina wayey maba moodo waqtigas ina kala harney any wy waxan kurajena inu rabi qalbiga ku qabojiyo oo jaceylkagana kheyrkeda alllh kuwafajiyo😭💔
"In kastoo ku waayoo,
Ax ku waani hankaygana samir qaado waa hore...
Wajigii furnaa iyo weedhaha xasuusta leh weli laabta kama bixin" hits different 😭😭❤️❤️❤️
Wlhi heestn wn waa qiso waxana daremaya qof kasto dhawacan 2015 waxa dhageysn jiray wlky o odhan jiray anay igu socota heestani anigu marka waxba kaman fahmi jirin jecelka balze 2020 ilaa 2021 wn dhageysanaya markan wayay qofkan farxadaydo dhan ku xidhay🥺💔😪
2020 Yaa iladaawanayo Heestan👉✔💔Haduu Wada jirkii lumey Wakhtigiyo dharaaruhu Kala weecadekene Wiilkuu Calafkuu dabadey wehelkaaga dhigey runaa Waligaa lanoolow💔💔❤❤ 😱👉😭Aaaaxxxx Xanuun Waaye yaakh
Heestan exkaygi iso diray 😭
😭waxaN jeclaa wiil kadib silic iyo rafaad badan uu imarsiiyay waxan is baranay wiil kale oo naftiisa iga jecel xitaa alx waxaan isku yeelanay calaf waxaan u ahay imika xaas aduunka waxan kuu jeclhy adiga xaajigayga
ala maxaa kaxanuun badan qof aad sidhaba ujeceshahay asine gabar kalaa jeclahy kuleh balsa ku dareensan yahay 😭 alx wax badan waaan soo arkay ragga naftooda iga jecel ane jeceel kooda ku ixtiraami jiray lkn hada alx aabahey wiilkii iidooray ayaa lanoolahay ❣❣
dowon walaahi tahay qof ku jecel maa qof kale ka doratay
😭
Ragga isku mid mhn anni gbar i jacel baan guursana balse gbar aan i rabin ma rabi😭
😭😭😭😭😭😭
@@yahyeahmed3939 wllo qoralkeda sifcn u aqriso iyada wax jecled qofki ay jecledna gabar kala jeclahay ayu kuyiri wayna iska daysaday talada walidkeday qadatay
Xanun waye qof jeceshaahy marka weydo hada anniga wan wayey kan jecla oo an nafteyda uu huray 😭😭2019 yaa ila dameyo jecel
Abayo inan xaununka kula qabaaa
Aniga wlhi
Kugu taagnaato 😢🙏🙏🙏
Ilahy qalbiga hakaaga reebo kula mid bn ahy wll
2019 bisha 4aad
Anigaa kula dareemayo
Xanuun ka jcll
😭😭😭😢😢
Wlloyal ii duceeya kan qalbiga ku hayo inuu alle ii sahlo amiin insha Allah 😭😥🤲
Hees dareen xanbaarsan wlhi meel bay i tapata mar walpa 😭😢😭23/01/2020
💔
😥Wiilku Calafkay dabaday wehelkaaga dhigag Runa waligaa lanoolow wadar ubada kala hela ..muha...😥🎻
Waxay ahayd Hebeen Arbaca 25/12/2019 .08:17 Habeenkaz waxa uu ahaa habeenki nolosha igu murugada iyo niyad jabka waynaa habenkas oon wayy misna iga fogaatay gabadhan sida xad dhafka ujeclaaa balse waxaan leeyahay 🎻IN kazToon ku wayoo ax ku waani hankaygana samir qaado waa hore😥😪😪Wajigi Furnaa iyo weedhaha xazuuztaleh wali laabta kama bixin😪😥🎻
Hada wax laga jogaa mudo dhan 2 sano iyo 7 bilood Runti hada waxa ay ledahay wiil masha allah...❣💆♂️
😢saas waaye 😢
Dadkii yoo idil commentigoodii waa oohin iyo calaan cal iga dhaafa yqey ha,iga oohinina caloosha ayaadba ihuriseen wlhi
is adkeeya waa aduune 2 july 2020 baan sii dawanayaa ax ax
Heestan ayaa ah dareen ka hadal qof walbana wey taabatay marka dadku saasay usoo qoreen.
Waa runtaa wlo
Who still watching 2019 hees dareen xambaarsan😭😭😭😨😥
Aniga oo oynayo
Abdi Aziiz Mahamed kamaba daali ✋✋✋
Heestaan qofkii si dareen leh u dhageysanaya sida anigoo leh 18/5/2019 maalin sabti ah 😭😭😭😭😭😭
22:29 fiidnimo ama 4saac oo habeenimo farta tag ☝️☝️☝️☝️☝️
😥😥😥
Sawda Hassan aniga
Axaxaxaxax sorry
😢😢😢😢
HDA DHAGEYSANAYA ANO ILMEYNAYO😭😭
Heestan marka maqlo qalbiga ayan xanun ka dareema 🥺
Waxa jiray wiil an isku xafad kuso bar barnay waxa dhacday midkeenba midka kle in an jacyl isku qaadno misana isku sheegan weyno jacylkeena wuxu bilowde 2011 wan wada hadli jirnay mar wlbana wa is raaci jirnay kadib aniga schoolka dhameye waxan soo aady kambala si an jamacad u dhigto 2018 ayuu igu imady meeshi an joogay si uu faraxada ila qeebsado madama ay jamacada iiso idlaaty kadib ayuu faraxds ka faideste misana iishegte jclku ii qabo 😭malinkas farxad darteeda dunida igu so yaraty 🥺malmihi faraxada ayaa ii bilowde blse mxa ka danbeye ina habreedi oo america joogta aya nolosheena so gashy wxayna sameesi si walbo oo ay inoogu kala goyn karto aniga iyo wiilka dunida u jcla kadib ayey naga so marte dhinaca walidkiisa kadib ayagana wxay go’an ku gareen iney gabadha ku daraan waxan asagana hdalka walidkisa ayuu qaatay anigana waxan gaaray heer an u dheexeyo nolol iyo geeri 😭😭dunida ma jirto wax ka xanun badan marka weyso qof aad mar un aad sugese inaad midowdan mrkad istirahdid wa midowden qalbi jab midki ogu weyna misan aad kala kulanto😭😭😭😭🥺
Sabar yeelo qalbiyey adunyada aya sidaas ah
Zorry😭
Ax ax sorry 😭😭😭😭😭😭💔
Waxa filimanta kudawan jirnay
Srry 😪
axa hadaan dawanayaa inta ka soo wareegtay markay soo baxaday abwaan qiiqnq ilahay ha unaxaristo aamiinta igu dara
Amine allaha unaxristo abwaan qiiq
Amiiiiiin
Alle ha unaxariisto aamiin
Heestan yaa ila dawanayo anigana 17/semtepber/2020 wlhi wiilkaa jeclaa ayaan waayey anigo kutashanaya sanadkn hdu dhamado inaa isgursano balse wiilki aya walidkiisi gabar kuqaspay walipa anigoo ijecel ax😭😭😭😭😭😭😭😭 hadu wada jirki lumay waqtigi yoo dhararhu keenay (c) abid wan kujclan dona xasustada igama dhamato 😭😭😭😭ilah mid wangsn haigu badalo
ilaahay hakuu bog dhayo wlshy. Iska samir, alle mid ka khayr badan hakugu badalo
Hestan waxan dhageysan jiray 2019 ila hada wax jiray wiil an ad u jcla wax badan an soo wada soconay mudo 3years ah markan wada soconay ayan kala tagnay wox aha qofkii kobad oo an si dhab eh u jclado lkn nasib xumo si fudud ayan ku kala tagnay mudo 1year ah markan kala maqnen hadana markale ayuu isoo radshay xirirkale ayan hadana la wadagay oo wuxu ii shegay in uu wali sidii I jecel yahy balse taas run kama aheyn oo wuu qayamyay markasta haduu qaldgalo xata aniga aya dusha saran jiray 1year kale markan wada soconay qilafyo badan ay nasoo kala dhex galen marksta an aha qofka samro oo wax rali galiyo rafad badan ka dib wan xanunsaday waxan jogay marka magalada muqdisho waxan dhiganayay jmcd xanunkii dhan waliba wuu igu batay asigana wax garab eh kama helin wax an isbital malinba galo xata ima soo boqon ka dib hooyo mcnto oo gobol jirtay aya itiri ii imaw hoyo wan ku quransarah wan baxay ka dib xiririkii dhan ayuba ii jaray wax dhib eh kama soo qadin cadi ila aheyd mana shareysan xumana kaman filaney marki an mglada muqdisho dib ugu soo noqday oo an soo ficnaday aniga oo rabo inan dhaho mudo 6years ah ayan wada socona ee an is gursano aya hbn habinada ka mid eh anigo isbital jogo oo eedo abe qabo oo sakarad eh la jogo fb anigoo dhex warega ayan waxan ku arkay hamblyadiisa asiga oo nag kale la sawiran wan naxay madaxa I xanuna isbitalkii wan ka soo tagay ka dib xfda imid kanin hurda cunay salad cisha tukada iyo labo ragco oo sune eh ka dib subixii aniga oo fcn an soo kacay rag oo dhane sida ayan uga amin baxay 😢😭💔
sorry sister dont wary midkas damiir maleh wlhi hau jojin abyo mcn horey usoco Lee waqtiyada adag walaga baxaya abyo mcn
Aad baan uga xumahay qaali badal qeyr qaba ayaan kuu rajeynaaya insha allaah mid sidii ubaxa kuu ilaalin lahaa wuu kuu imaan 👸🏽💋❤️✨ ha is dhiiban malabo waad ka gudbee nolol qurxoon kuu rajeynaaya insha allaah
Ax ax😭😭😭
Qalbiga alle ha kuu qaboojiyo walashey macaaan doqonbaa ujabte waxaana rajeynaaa inaaa ka sooo kabsatay dhaca xanuunka badan ee ku gaaray ,😭😭😭 intaaz ka dib waxaaan jecleystay inaa aniga ku guursado hadaaa diyaar tahy number ayaaan halkaan kugu reebayaaa ila soo xariir😭😭😭💔💔💔💔
Sorry abaayo😭😭😭😭💔
Haduu wajirkii lumay
Waqtigiyo dharaaruhu
Kala weecad keeneen
Wiilku calafka dabaday
Wehel kaaga dhigay runa
Waligaa lanoow
Wadar ubad ah kala hela💔
I'm in this codition 24/7/2021😭
Who still watching 2019 hees xanuun keda wadata🥺💯😭😭😭
Kama dhamdo wlhi xasusu wye wxuu allah kuqoro cidna mam qadaheyso walbaraka cashqa dhalshaa kaweyn wadnyal iajecl baa iswerdad noloshee aduu wajirki lumay waqtkia iyo dharaha kal weeecdan keeneyn 😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢
Wlh si qaasey itabataa heestan ax ax ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 illhow ku naxariso cabdirahman xasuusaha qaar wlh xanuuun weyan
Srry abyoooo mcn
😭😭😭
@@fartunfarmino2241😢
maaansha Allah heestani waaaa xasuus Gaaara igu thy wlhy markaan dalkaygii hooyo joogay gaaar ahaan ceerigaabo weliba ceelafwein my hometown kugu faaanaaa Alla mxn dalkygii iyo dalkygii u xiisay
Gobolkeygii
30 April 2023 habeen axada ban dhagaysanaya Anoo niyas jabsan ilaahow Qalbiga ii qoobooji😭💔
2016. gabar ayaan jecladay gabdhas wxa lagu mgcaba `ayan’😢 wxey ahyd jeceylkeygi 1 dadku wxey dhahan dadka is jecel isma helaan 6. sano aya laga joga ilaa hda wan jeclhy . tarikhda dadka xun bey xustaa dadka wngsna qalbigii jecla ba xusa ❤️🩹
-------------
Noloshu fursad labad an ku arko wajigii an jecla inan arko maysan isinin wakhtigu cilmibu qoraya hdana wax rajo ah ma arko 😢
:wajigii furnaa iyo weedhaha xasuusta leh wali laabta kma bixin🥺. ❤❤️🩹😔
😓
Alle Ha izukiin zoo DHaweeYo DaDkazta oo iz Tapaya💘
2023ya ila dhgysnya😢
Runti hesta waa hees qiso dhaba ka hadleysa aniga hada anigon jacel leygaga biixn Ayan sidan u ilmeeeya. Walina dhageysta kwarn dadki ay niyada ka Jabtay yaa rabbi ha iga dhihin kuwa hestan o ay qiso inoqo oo qalbiga laga dhawacay inkaatoon ku waayo ax ku waaniyey hankeyguna samir qaado waa horay Markey mareyso waan iska ilmeeya ew qalbiga rabbi ha idin qabojiyo walalyaal 😢😢😢😢😢
Heestan siweyn ayeey iitaabaneysaa waxaad
umoodaa ineyba aniga iga hadleeyso
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
markaan dhegeesto ooyin igasoo qubato
Mana iska dhaafi karo
XASUUS JCYL XANUUN BADANAA
cajiib hees miyaa kaa oohinaysa wllo
Wllooo qli realay qf jcl taby waa dhb badanyahaya qalbaga alah ha ku qboojyo hno mcj
@@omernur4318 😁😁😁haa adi hadan fahmeyn dad fahmaya
Wcs😭😭😭😭😭😭😭😭
Haka Shallaynin inaad qof jeclaatay qofkaasna uu meel
cido ah kaaga tagey ileen qofkaas wuxuu ku siiyay jaanis
aad qof kuu qalma oo wanaagsan ku raadsato.
Haka shallaayin haddii aad qof daacad u noqotay xittaa
haddii uusan u qalmin in daacad loo noqdo qofkaasi,
dadka qaar waxay moodaan doqonimo inay kaa tahay
daacnimada.
Ha siin wadnahaaga qof aan aqoon sida wax loo jeclaado.
Raali gelintu waa sifo dhif ah oo laga helo kuwa daacadda
ah oo keliya.
Ha jeclaan qof aan Ilaahay SWT jeclayn. Haddii ay ka
fogaan karaan Ilaahay adna way kaa fogaan doonaan.
Haku khasaarin wakhtigaaga qof aan rabin inuu wakhtigiisa
kula qaybsado.
Ma dhimaneysid haddii aad waydo qof aad jaceshahay
Laakiin waxaad dhimaday marka aad waydo sharaftaada.
Ma jirto cid markasta Mashquul ah kaliya waxey ku xeran
tahay Muhiimada Liiska aad qofkaasi ugu jirto.
Yaa ila dawanayo 2019 june 26 malin xasus nagu lehna wey kuso aday cawa inta somalinamada jecel
Walhy heestaan sigaar ah ayay itaabataa marwalboo aan dhagaystooo omg around of 13/4/216 maaalin maalmaha iga duwan .
Haduuu wadajirkii lumay wakhtiga iyo dharaaruhu kala weecad kreneen gabartuu calafkaagay runa waligaa lanoolaw wadar ubada kalahela Inshalah 😚😚😚😚
Heestaan waxaa dhageysaneyey anoo murgaysaan😭 2022💔❤
Heestan aniga qiso weyn bay ii ledahy
Markii saxibkey wilkan jecla uu calaf nakala geyay
Schol ban dhiganaya iima suurta galin inaan aqal galno xiligas
Kadib gabadh buu gursadey asago aniga wali I jecel lkn familigisa ku yiri guurso waqtigada la faideso gabadhan guurso
Marka ogadey inu aqal galay waxan weheshada samir iyo ereyadan
Haduu wadajirkii lumay waqtigiyo dhararuhu kala weecad kenen gabdhu calafku dabaday wehel kaga dhigay runa waliga la noolow wadar ubada kala hela 😭😭
Wajigii furna iyo wedhaha xasusta leh wali laabta kama bixin
Abowe waxan kuu rajeynaya nolol wangsanata nimco aduun akhirana jano
No
Ado kle lma Helan
@@hayathirsi1613 yaa ku radshey
who is still watching in 2018....hit lyk
Me i still watching it
Ilaahow waa bil Ramadaan waliba 10kii Dambe 2023 . ilaahow adaa weyne Adoonkan sidanoo Dhan u cod macaan JANADA gee (Nimcaan cabdiraxmaan hassan hilaac) isma lihi Fanaan ka Cod macaan ba Fanka so Mari doona,❤️
Hadu wada jir kii lumay wakh tigiyo dhararuhu kala weecad keeneen gabdhu calfka dabadey wehelkaga dhigey ruun waaliga la nolow wadar ubad kala heyal ❤🚶♀️
inkastoon ku wayoon A ku waaniyo hankeygana samir qaadey waa hore 😢 wajigii furnaa iyo weedhaha xasuusta leh wali labata kama baxin 🗣💔 2019 Abril 😥
Ax xbbti sorry 😞 nasiib wcn Ayan ku rajeynaya
Heestan taarukh ayeeh igu ledahy qiso aad ugu weyn aniga
Waqti aan dhigan jiray faslak f1 ama 9aad ayaan gabar isu bandhignay jacayl runti markan 8aadka aha aad ayan u jeclaa lkn iskula kle dhigan jirtay oo iskuulkeda iyo gurigayga ayaa ah deris wadad so mari jirtay qof furfuran ahy markan isku baranay wadadi gurigayga hortisa aad ayaan uga helay wagaa mobilka iyo aalad ma hysan lkn nasiib wng gabdhi 9aadka isku fasla noqonaY gabdhi waxan u qaaday dareen jacayk wàna u bandhigtay waa iga aqbasha gabdhi f4ki ayeeyaa la so donay nin qurbah ka yimi oo familkeda ah lagu daraY aad ayaan uga xumaaday iydo oyeeysa ayaaye ishegtay waa xaalada aad u daran
Heeskan ayaa hbenki aan odhan anih keligay i daarneyd 3saac ilaa 2 habenimo
Hada waxa u joogta 2 wil oo kana curdkeda ah anih igu magac dartay kan yarna abahy ayeey uga magac dartay
Samira apYo alle hku barkeyo adih iyo reerkaga wan ku jeclhy si alle dartisa i.a anah wan gursan calfkayga
Wlhi fankii wuu nool yahy intay jogan legend marina all Fana nimcan xasan cabdi taxman hilaacii hirgalay 💌💌♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😭😭
My brother nincaan Hilac we support you very well I and knew love you song because you are father of love keep going well 17 October 2019
19/Oct/2k21💔🥺Nabadeeeey Sxbkaygii noloshoow alle garabkaga ha ahaado!
Heestani malintay so baxday ila manta wn dhagaysanaya waxaba la mooda inaan anigu qisadeda qorayba 😔 20-sep-2019
2:08am
Still 2023 Yaa dawanoYo💜💙💙
🤚☝💯
Aniga😊
Aniga
@@hayat212 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
☝😆😆
Walabahaarka caashaqa dhalashaa kaweyno
Wadnayaal is jecelbaaa is weydaarta nolosheee
Haduuu wada jirkii lumay
Waqtigu iyo dharaarahu kala weceed keneeen
Gabadhu calafku dabaday wehel kagah dhigay runa waligaa la nolow wadar ubada kala hela 😥😥😭 inkastoon kuwaayo ax kuwaani hankaygah samir qaado waa hore wajigiii furnaayo weedhaha xasuusta leh wali laabta kama bixin😭😥😥(A)
Very sad walhi
Mararka qaar nolosha wx kasto ayaad la kulmeeysaa waa inaad ku sabartaa aniga sidaan cml ayaa igu dhacday wlhi 😭😭😭😭😭😭 wxn gaaray ciwaankeegi facbook inaan iska damiyo kii wllshey inaan iska istacmaalo waayo xasuus ayaan galaa nolosheeydi marabi inaan halis galsho inashaaallh mar un waanka bixi doonaa haduu nafta baaqi ii thy 😭😭😭😭
Nolosha ayaaba iska saas ah walaal, qofkasta oo qalbi wanaag kusifooba wuu dhaawacmaa,
Xataa anigu qofkii aan dunida ujeclaa waan wayay caqabado nolosha la xidhiidha awgood,
Qalbi wacnaanta iyo dhaawaca xidhiidh wayn ayaa ka dhexeeya 💔 anyway awoodaada samir ayaa lagaga baxaa
Wadnayaal wadnayaal isjecelbaa iswaydaarta noloshee haduu wadajirkii lumay waqtigiyo dharaaruhu kala weecad keeneen gabadhuu calafku dabaday wehelkaaga dhigay runa waligaa la noolow wadar ubada kala hela 😭😭😭😭🥺🥺🥺😭🥺🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔 taasaa ana igudhcday lkn wll kasamir noloshaada horay uwado inkastoon kuwaayoo. Ax kuwaaniyey hankygana samir qaado 😭💔🥺😭💔🥺 wajigii furnaayiyo weedhaha xasuustale wali laabta kama baxin 😭😭😭💔💔💔🥺🥺
In sha allah in aad kabaxda rajayna🎉😢
Heestan faalllo maleh waxaa sidaa Yuri Isla fanaanka heestan qaadaya !
,
Wadna yaaal is jecelbaa is jecelbaa is waydaarta nolloshee😪
Hadduu wada jirkii lumay waqtiyo dharaaruhu Kala weecay cadkeene wiilku calafku dabaday Wehell kaaga dhigay runaay weligaa la noolow wadar ubaada Kala Hella🤲
Wajjigii furnaa iyo weedhaha xasuusta leh walli Laaabta kama bixin😪
Waxaan eebe kaaga baryaya nollol teeda ugu quruxda Badan 🤲
👸
Zidoo kle mid tah la mida ayaan ku rajeynayaa inzha allah Noloshi guulo badan hano😢🙏✋
@@najmasiciid9057 qofka uu la hadlayo madiga inader 😢
Wlhi dad bdn oo aan commantigoda arki Aya ka mid thy mid midka kle wey iga oysiiyan wallyaal rabbi ha idin siiyo jacel dhaba oo daacada😢😢😢😢😢😢
Qisadan inay Ani iga hdlysa moda wyo erydan xanun ku drema bilw ila dhmd 😢💔😢Habn jimco baxysa sabtida neh so galysa tariiqdu thy 03 03 2023 sacadu thy 11:08 heestan Wali dhgysna hadu wadajirki lumay 💔😢
Marka weyda qof jeclyd Kuna hamineysy ina Mar uun midownan aa weyda wajiga furna weedhaha xasusta leh Wali laabta kama bxin😢😢malinta jacyl o dhan nacy marka wye qof ku haminye ila hda qoralka so qoroya Ani o dhan xanun drema
No love💔 no pain 🙏
Ax sorry 😞 wllo qaali 😢😢😢😢😢
Heestan safarka noloshayda qaybaylaso qadatay waxa jiray inan isku dhacnay waliba said gabadhan saidka isku jclen hadana ah xaaskayga aan adka ujclahay kadib hestan udiray kadib noloshena wan midaynay ilahayba mahadleh calaf igudaray hada nolol fcnban qadaneyna mansha allh intan nolnahayna inan wada qadanan rajaynaya inta sicada ujecelna allh hausahlo amin
Waxan dhagaysanaya hestan December 7:2020 sacadu wa 10:56pm sidan oo darimayo cawa wan ku cish cishanaya walahi jacelka xanun ayu liyahay markad kale ku darimaysed lakin wan iska ilawa cawa waxi ka bilawdo ayada calafkida iyo qofkee hishay wan oo ducayna oo waxan dhaha isku wara by abdikarim A.K.kmpla
Waxan wayay riyada waxan wayay my Noolasheyda 2019 waqti xanun bdn u iso baray dhabti
Sorry walalky 😢😢illah qalbiga haku qabojiyo
Jaceylku calafka ka weyn wll
Sorry wll 🥺🥺🥺 wan ku daremi kara
2030 ayaan heestan dib ugu soo noqon doona insha allh😥
It is december 2030! Xagee jogtaa kkkkkkk
Kkk mzuul hada xage
@@hilaacrasheed785 sxb hargeisa ayan imika jooga ✋🏻
Awal heestaan mafahnsanayn macneheeda lknse haday qisadii isoo martay 😭😭 king 🤴 hilaac
Ax 😭😭 qlbiga ayuu
I dhaqajiyey 😭 2019.7.22
2021 yaa illa dhagysanooyo wxu waaxid kuuqory sina laguma waayeee ❤❤
jecliyaa Hilaac wajigii furnaaiyo weedhaha xasuustale wali Laabta kama guin Ax yaa hees xasuus galyba runtii 2019 -11 sebtember yaa daawanaaya
Yaa ila daawanayo 2021 heestan wllhi waxa mooda ine iga hadlayso waayo qof aan jeclaa baa iga tagty 🥺🥺🥺🥺
Sorry wll
My all time fav song...who is watching july 2019...hit the like
Iam sorry my dealing xasustaadi hestii illa hadda wan ilawi la ahy😥😥😥
Yaa illa soo xasuty 2019 april
Saciiid gureey anaa ku dhagensanaayo heestaan miyaa la ilaawi karaa
Aniga baa kula xasuustay
saciid maxamed S
aniga😭😭😭
Me kuLa xasusTy ☹️☹️
hadu wada jirkii lumay waqtigi iyo dhararuhu kala wecay xadkena hestan kama daalo wllhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
kama daalo heestan nimcaan hilaac fanaanka kaliyon somali ka taageero
Xnuun badana mrkad qofkad jeclyd qofkle ka raaaaaco ilahaw sabirka ii asked😓😢😥😔😭😭😭😭😭😭😭😭
Weedhaha xasuusta leh
Weli laabta kama bixin😢😭😣
😭😭
Wxaan dawanayaa 2020 markii aan is weyne midkaan jeclaaa 😪😪😪😪
Mala dadka si dhaba isu jeclaada ismaba Helaan
2020 intaH ilaHxuzayzaH FartaH Taag
Walbahaarka caashaqa
Dhalasha ka wayn! 💔.........
Nimcaan Buu Boqor Waligiis Ahaan 🥰🔥
Waxaan rajeynaya inay ducaydu wali kula jirto Wan Ku Xiisay Qofkaygiiyow Wali Man Helin Ruux Boskagi Buuxiya aadban kugu Xiisay 😢😢😭💔
Sorry Abaayo badal qeyr qaba xanuunka waan kula soo maray 😰❤️🩹 waana ku dareemi karaa
Maso daremin lkn waxn daremaya ina ku daremay sorry hno
Badal kheyr qaba allah haku siyo insha allah
😢😢😢💔💔💔
Wajigii furnaa iyo
Weeraha xasuusta leh
Wali laabta kama pixin 💔🖤😭
2/12/2022 meshan dhawac jaceyl aya ikenay hadad ila mid thay like I Sar
Markn helo insha Allah ayn dib uso booqan dona comment-gan👏👏🤲💔
Ilaa hada heestna ibaxayso😞😞😞😞😟😢😢😢😢2018
Nin walbo ado qiisa gaar ah la imadhe aniga waxan dehi laha inte waysi ha iska samro inte is calaftana ilahay ha barakeyoo aniga qoralkeyga ad aqrinayso wan is wayni hadana wa marwaa ilahay cimri dheer o cafimad uga baryaa iacaylka ma xumayn balse calafkaa naka geyee 😊
21/9/2019 malin malinta an nosheyda wayay waxan ehen dad dunida iska weheshada xita waxan ehen lawa isla dhashay si eysan iskugu dhowen ayan dadka iskaga dhowen waxan wada jognay Nairobi lkn ayada line aya uso baxay kadib waxa ley shegay iney gursatay lkn aniga ila hada wan amini la ahay ax ax inkaston kuwayon ax anku waniyay hankeygana samir qado wajigi furnayeyo weraha xasusta leh wali labta kama bixin
Mcn allow ha iga dirin qof tyda sorry heestan meeel xun itabate inkastoo aan hysto jclkyge
Heestan cawa qalbiga ayaan ka dhagysanaya 26/1/2020 😭😭😭😭😭😭
2024/7/12 ilaa 2017/9/27
Qalbigaygii xagiisu jiraa 😢calaf inaan isku yeelan mooyee hada nolol nama dhex taalo
Magaciisu wuxu qoranyay qalbigayga
Kun xidhiidh hadan SAMEEYO ma ilaawo 😢inkastoon wayay kuma ilaawin
Asamar Aliyow❤
ax Yaa hees Nimcaan Apdiraxmaan Xasan Hilaac Nolw aboowe 😘😚😚😚😚😚
inkasto kuwayo ax kuwani hankygana samir qaday wahore
samir wali maqadan ani si aan uqatana xalkeeda waaba la, ahy
😭😭 2018 xasuus
😭😭😭
haa anbo jceyl qof uqabaa 2018 ilaa hda wlhi
@@zeynababdi2010 Qof adaga thy abyo sidi miya kukala maqantihiin
@@ayaancumar3954 2021 Dib udhagaysana Abyo
5sano kahor ayado hees baa ladhagesta iga ah ayaan Dhagesan jiray lkn maantay anay dareen gooni ah i ledahay xaqiiq🥺
Nimcaan💙
Allaha unaxariisto abwanka ereyada iskale abwan c xakin jibriil qiiq allaa yaraxma
Ana eritreai wolakin ahub aqani somali akter min aqani eritreaya
Xasuus iyo murugooyin bay ii tahay heesan dhageysigeedu balse qofna uurka waxba uguma hayo allah ha iskiin khayro walal ma jecli inaan magaceeda sheego❤❤❤
Caaway I haysata wlhi been ma shegaye anoo nin raga ah ayaan toos u ilmaynaya
Waxaan qaadan layahay ama iga dhaadhici la sidaan wax kasta ugu horay een isku siiyay nafta ugu hibeeyay iyo sida ay nin qayr kay ah iiga raacdayy anoo cid walba uga go ay Saad ii gashay iyo xanuunka aad i mraisay ilahay kuma Mariyo
Haduu wada jirkii lumay
Wakhtigiyo dhararuhu
Kala weecad keneen
Waxkasta waan kuu ahayday
Oo si aan qof loo aaminin
Ama luugu kalsoonanin baan kuu aminay balse meel xun baad I dhigtoo imaad aaba yeeline dartaa waan diciifay bilaa kalsooni baan noqday oo nolol igagamad tagine mayd kayga ku digoo guulayso wll
21-october 2024 habeen salasi soo galaso waa 110:30_habenimo
Ama geeri aakhiro ama guusha nololeed😢😢😢😢😢😢🤚🤚🤚🤚🙏🙏🙏
Walbahaarka caashaqa dhalashaa ka waynoo 😭😭😭.
2022 bishii 1aad ayan dawanaya heestan wan isk jeclahay erayo tabanaya darenka qof waliba inkaston ku wayon ax ku wani hankeygana samir qaado wa hore💔💔💔
Heestan xanuun gooni ah igu ledahay waqtigey so baxeysay marxalad adag baan kujiray mrka sarirta tago intan shito an kudul ooyn jire jah wlh dhibato waye jaceyl alxdullilah hda wn ka reystay
Hdu wada jirki lumay 💔😓
Wlhi Daren dhapa IGA kenay Mr wlpo aan dhagysto wn xsusta kama tgyo hpnku igu dhahy iyo tagistisi 1saac Aya kso waregty xumantu I gaysty ayn ila xiliga la miirlayay💔
Inkasto Ku wayo ax Ku waniyay🥰💔
Alle qalpiga haku dajiyo hno
02/21/2020 yaaa wali dhageysanayaa 😭😭😭😭
Aniga wll
22/2/2021 daawanaa anj
Aniga wll
Taarikhda oo ah 22/03/2021
Weedhaha xasuusta leh
Wali laabta kama bixin 💔😥😭 waxan dhageesanaya 2022.12.14. 😭😥
runtii heestaan saameyn, weyn bey igu leedahy 😥😥😥😥😥
Inkasto aad hada tahay xaasle ana aan qoys ahay hadana qalbigayga sikin kama baxdiid kuma ilabin kumana xumeyn ee calafka aya ina kala diray aniga wali wad iwanagsan tahay kuma na ilabin abowe waxan rajaynaya inad icafin dontiid malin un dib na aan uwaada hadli dono kuma xumeyn ee calafka ina kala xumeyey wanku jeclahay wana ku jeclan doona😭😭😭😭😭😭
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ilaahay mar labaad dib haydin mideeyo wll 🥺🥺🥺🥺🥺
Waa wareegtoo dhiganoo😥
Wuxu waxid ku qoray sina laguma wayee😫😍
2023 👤😥
Hestan wa mida kaliya Qalbiga iga tabatay waxa iga tagtay qofan jeclay ila hadan Qalbigayg kama bexin waxan rajeyna ina marble ku arkow noloshaydi🔐🔑💙💙🖤
Nolashayda oo dhan wan nacay markaad iga tagtay kadib waxan u baqay inan naftayda halis galiyo hadiiba adi aad ii cidlaysay dunida wax kaLe uma noleen iLa hada wan ilmaynayaa plz mar halmar oo kali ah dib iso xasuso💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ax uzoo laabo🥀😭
Sanad kadip makuso labatay mise wa hilmamtay😢
hadduu wada jirkii lumay
waqtiga iyo dharaaruhu
kala weecad keeenen
wiilkuu calafkuu dabadee
wehel kaaga dhigay run ah
waligaa la noolow wadar ubad ah kala hela 😭
Heestan waxay sameyn weyn kuledahy noloshayda mana ilobi dono weligay 😭😭😭😭
23-3-2022 haben axada anigo joga qandala ayan kala harnay noloshydi waxan urajenya nolol qurux badan inay ku nolato n.......a dabada ruux maan jeclan🤲
xaaaax xasuus heestan wan yay kan jeclaa😢😢😢😢😢😢
2020 yaa ila taawanaya 😂
Aniga HuNo😍
@@mohamettaplouz3195 🥰shukran
@@iqlaascali4665
MhtzaniT wll
2020 ila hada wa dageysta