Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

2022 Xagee aduunku u socdaa? Bitcoin | Metaverse | Nft

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 січ 2022
  • 2022 Xagee aduunku u socdaa? Bitcoin | Metaverse | Nft
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

КОМЕНТАРІ • 163

  • @cabdixakim1573
    @cabdixakim1573 2 роки тому +148

    قال رسول الله ﷺ : " يأتي زمان على أمتي القابض على دينه كالقابض على جمرة من النار " اللهم احفظنا وثبت قلوبنا علي دينك....😌😌

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому +1

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      نعم والله

    • @AlhamdulillAh_247
      @AlhamdulillAh_247 2 роки тому +2

      خير خلق الله نبينا محمد ‎ﷺ💯❤️🙏

    • @nasriina3355
      @nasriina3355 2 роки тому +1

      Saxiix wlh ilaahoow diintaada nagu sug

    • @_xaqiiqo
      @_xaqiiqo 2 роки тому

      Aamiin

  • @Daryeelmedia
    @Daryeelmedia 2 роки тому +63

    ASC qof walba oo fariinteyda arko waxaan u rajeenayaa cimri dheer iyo cafimaad wanaagsan in uu ilahay siiyo ❤Aaamin yarabbi ❤

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 2 роки тому +15

    Muslimiinta sharaftoda allah uso celiyo

  • @hanuushqueen4688
    @hanuushqueen4688 2 роки тому +22

    Asc wll
    Waxaan kaa sugaayey in aad muuqaal ka soo sameysid
    1. Produkt design
    2. Industri design
    3. marine science
    Jazaka ALLAH kheyr barnaamij Aad inoo soo jeedisay.
    Shukran

  • @sakiniza880
    @sakiniza880 2 роки тому +15

    1 million subscribers maalindhow insha allah♥️

  • @maanka305
    @maanka305 2 роки тому +16

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯

  • @cabdallaharon5088
    @cabdallaharon5088 2 роки тому +6

    صلو على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم

  • @inacizman7265
    @inacizman7265 2 роки тому +9

    Waberi media thank you so much🌍🥰

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 2 роки тому +2

    Shukran shukran shukran wlaaal qali

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/NamSJlMvZE4/v-deo.html

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 2 роки тому +2

    Jazaka LaH wLaal qali

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

  • @aqoonsahmiye6699
    @aqoonsahmiye6699 2 роки тому +14

    Waad ku Mahadsantahay wll sida aad horumrka iyo ilbaxnimada noola jeceshahay

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

  • @sadecabdi4080
    @sadecabdi4080 2 роки тому +2

    Oraah ayaa dhahayso "Beenta haddii wax badan lasheego waxay noqota run" maantana aduuka taas baa kajirta.

  • @wllahmed7024
    @wllahmed7024 2 роки тому +3

    Wallahi mowduuc aad umuhimsan ayad kahadashey ustaad😍😍

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

  • @cabdirabbicabdilahi3464
    @cabdirabbicabdilahi3464 2 роки тому +3

    Mansha Allah , cilmigaagaa bad ah $$$

  • @mosomali3034
    @mosomali3034 2 роки тому +2

    Barnamijyadaaan soo badi ❤️

  • @Annaatti
    @Annaatti 2 роки тому

    InshaAllah maalmaha soo aadan "Annaati Tech" kala soco isbedelladda Telnoolijiiyada aduunka ee lafilaayo sanooyinka soo socda.

  • @asadmukhtar4350
    @asadmukhtar4350 2 роки тому +1

    Wllo khayr Allaha ku siiyo

    • @goldkey1451
      @goldkey1451 2 роки тому +1

      hye wll ibrahim mukhtr abdalla

  • @xamseaden4544
    @xamseaden4544 2 роки тому +28

    His voice 😍

    • @Hodantinimo
      @Hodantinimo 2 роки тому

      ua-cam.com/video/qPX-RKBp3vw/v-deo.html

  • @heersare2373
    @heersare2373 2 роки тому +2

    Aad baad umahadsan tahay walaal faa'iido weyn baad noosoo kordhisay waa baraarujin midii ugu qiimaha badnayd

  • @asadmukhtar4350
    @asadmukhtar4350 2 роки тому +3

    Waxa aad hilmaamtay anigoo xiganaya hadalkaagii in aad sharaxdo qodobka 2aad ee METAVERS. Mahadsanid.

  • @Starkingstone
    @Starkingstone 2 роки тому

    Caadi maahid Abdirihman markaste indhahaaga wey furanyihiin.
    Sanadkii tagay aadbaan u isticmaalay lacagahaan waana ka faaidey.

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 2 роки тому

    So much thanks WAABERI media.

  • @ibuyaska5912
    @ibuyaska5912 2 роки тому

    Thanks a lot waaberi media👏👏

  • @mascuudozil8751
    @mascuudozil8751 2 роки тому

    Cabdi raxmàn waberi waxad noo iftiimsay wax yaabo badan hore u soco libaax

  • @Calijetecalijete
    @Calijetecalijete 2 роки тому +2

    Wx kubartay adoo 15k heysatid ilaa hada waa ku fiirsanaye lph keep ♥ 👌 💯 👍

  • @Kabtaningiri
    @Kabtaningiri 2 роки тому +2

    Waa inaa ka faaideesta fursad walbo insha allah

  • @cabdirahinhassan8645
    @cabdirahinhassan8645 2 роки тому +1

    Yuhuudu waxay hadda maamusha dhaqalha dunida haddana waxay rabta inay mamusho dhaqalha qofka💯

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 2 роки тому

      Yaa kuu sheegay 😂😂 xatta meelay wax maga soo galaan 😂 ayna ku baxan manaqaan
      Sorry 😂

  • @Sports12538
    @Sports12538 2 роки тому +2

    HORAY USOCO PRO ⛓💧👑🙏

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 роки тому +2

    Aduunka Si layaab leh ayuu marba isku badalayaa, waliba waxaa soo socda vaccine 💉 internet ka la shaqaynaya,oo xoq kasta lagaa helayo

  • @bachirosouldan1429
    @bachirosouldan1429 2 роки тому

    Légende Abdirahman from Djibouti nolow keepgoing bro

  • @hamidchanel3093
    @hamidchanel3093 2 роки тому +2

    Wallaal NfT xagee laka galaa noo soo diyaari meesha laka galo iyo sida loo isticmaalo

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 2 роки тому +1

    Guuuuul wLaal qali Guuuuul Keliya Uma Xiiqdid inaan daawano Lkn Mabda'a ugu wayni waa inaanu noqono Dad Maskaxda ka shaqaysiiya Una baraarugno Ala Yaxfidak wLaal qali waad Mahadsanthay wLaak qali

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

  • @abdiphone3
    @abdiphone3 2 роки тому

    Mahadsanid wll

  • @mohamednuur5135
    @mohamednuur5135 2 роки тому

    hambalyo walaal khadar

  • @Abdilahi0909
    @Abdilahi0909 2 роки тому

    Legend waan ku dawadaa waanan ku tageera marwalaba wxn soogala channelkaaga si aan uga baadho macluumaad

  • @nasteexoxuseen90xaashi27
    @nasteexoxuseen90xaashi27 2 роки тому +1

    Wll muuqaal ka soo smee dowladii xamariyiinta

  • @dmohamed
    @dmohamed 2 роки тому

    Mahadsanid ustaad

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 2 роки тому +1

    Hore usoco wLaal Qali

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

  • @munacaalim9098
    @munacaalim9098 2 роки тому +3

    Inshlah inaguna 2025 aynu horumAr gadhaynaa

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

  • @SahalDesign
    @SahalDesign 2 роки тому +3

    M.A Abdirahmaan social media qofka kaliya aan Kala socodo xaqiiqatan wan Ku nastaa muuqaladaada 👍

  • @mohamudshosman972
    @mohamudshosman972 2 роки тому

    Thanks bro

  • @daariqmahamoud4734
    @daariqmahamoud4734 2 роки тому

    Mahadsanid Abdirahman, somaliyey aynu la socono Change ka dunida ka socda.

  • @Annaatti
    @Annaatti 2 роки тому

    Mideeda kale Ustd, Lacagaha Bitcoin kuwa aan la canshuuri kari ayaa jira wxaa ladhahaa "Decentralized" sida Bitcoin, kuwa la canshuuri karana waa "Centralized" sida Binanace oo markaad sameysaneysidba Passport iyo cadeymo kale lagaaga baahanyahy.

  • @hoyga_dunida
    @hoyga_dunida 2 роки тому

    Thanks my pro Abdirahmaan Omar waxyaabaha aad noo soo gudbinayso oo ay kamid tahay inaa caalamka waxa kasocda aan losocono

    • @Hodantinimo
      @Hodantinimo 2 роки тому

      ua-cam.com/video/qPX-RKBp3vw/v-deo.html

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

  • @jamacy114
    @jamacy114 2 роки тому +1

    mustaqbalka dambe dunida oo dhan waxay noqon doonaan kuwa isticmaalo crypto currence waxayna sababi doonta in lawaayo lacag xaanshi ah oo dhan qiyas ahaan 2080 qofka uu Alle gaarsiyo

  • @axmedcaanoboidhe23208g
    @axmedcaanoboidhe23208g 2 роки тому +3

    Keep forward pro 💪 👏

    • @Hodantinimo
      @Hodantinimo 2 роки тому

      ua-cam.com/video/qPX-RKBp3vw/v-deo.html

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

  • @sadamjesto7682
    @sadamjesto7682 2 роки тому

    Sabta oo waan waye qof sharxay sida Adiga oo kale

  • @abdifatahofficial4931
    @abdifatahofficial4931 2 роки тому

    Thanks wll so gud bintada

  • @qisasaladfal
    @qisasaladfal 2 роки тому

    Masha Allah

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

  • @abdifatahmoh8505
    @abdifatahmoh8505 2 роки тому

    Hambalyo wll 200k

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 2 роки тому +2

    Waaaberi media ha waarto

    • @Hodantinimo
      @Hodantinimo 2 роки тому +1

      ua-cam.com/video/qPX-RKBp3vw/v-deo.html

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

  • @fouziabdu1
    @fouziabdu1 2 роки тому

    Companygan Nft Ethiopia gudeheda miya laga isticmaali karaa?

  • @hodanibrahim7546
    @hodanibrahim7546 2 роки тому +2

    MetaVerSe & kuWa Lamid ka aH ba Wa AdooNsiGa Casriga aH 😶😔🙀

  • @mohmedamin9440
    @mohmedamin9440 2 роки тому

    Mhadsanid walal

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 2 роки тому

    Guulayso sxb.

  • @abdirisaakhassan231
    @abdirisaakhassan231 2 роки тому

    Asc wll abdirahmaan
    Wll wxaad muqaal kasoo samayso mitavers
    Mhadsanid

  • @shaficiahmed2739
    @shaficiahmed2739 2 роки тому

    Oo Pro wep somaliyeed ma ka hadlayaa Casharkad ku sharafxaday xaga danbe oo kilipka kaga hadlayso bal nala socodsii wll

  • @romanticstudio2141
    @romanticstudio2141 2 роки тому +4

    Zp noo sogali scholarships please 😭 😢 😫 🙏

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

  • @hawdreservedarea5613
    @hawdreservedarea5613 2 роки тому

    asc ustaad aad baan kuu salaamayaa runtii waa arinta aan indhaha laga qarasan karin arinta in wax badan lagala socdana u baahan waliba khaasatan dhalinyarta soomaliyeed wax walba oo cusub waxay ka aamin sanyihiin wax iska khayaali ah oo muddo yar kadib soo af jarmi doona balse xaqiiqdu taas way ka duwan tahay
    waxaan rabay inaan ku waydiiyo
    1 ma jirtaa baro ama meelo cashiro toos ah oo aan kale socon karo oo la isku halayn karo
    2 inaad bilowdo maxay se kaaga baaahan tahay waliba waxaa jeclaan lahayn in aad mawduuc ka diyaariso muqaawamaadka looga baahan yahay qofka rabaa inuu bilaabo cryptocurrency ga
    aad baan kuusalaamay walal horay u soco.

  • @a.khaliqabshir4380
    @a.khaliqabshir4380 2 роки тому

    Txn

    • @Hodantinimo
      @Hodantinimo 2 роки тому

      ua-cam.com/video/qPX-RKBp3vw/v-deo.html

  • @BulxanMedia
    @BulxanMedia 2 роки тому

    Muqalada nocan ah no so badi ustad wyo isbadalka adunka ka dhacaya bn la socanyna I.a

  • @Savage-gs5th
    @Savage-gs5th 2 роки тому +2

    Hapalyo 200k subscribers ❤❤💯💯💯💯💯

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому +1

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

    • @Savage-gs5th
      @Savage-gs5th 2 роки тому +1

      @@yb1576 sxb subscriber iyo like waa kusaaray kafiirso

  • @adoontiiallechannel9458
    @adoontiiallechannel9458 2 роки тому

    Baadiyaan uguuraya 😪

  • @sakariyemahbuub6001
    @sakariyemahbuub6001 2 роки тому

    Keep going

  • @haliimayaziinmohamed6825
    @haliimayaziinmohamed6825 2 роки тому +1

    Metaverse maxaa uga hadli weysay

  • @mohamedismael1776
    @mohamedismael1776 2 роки тому +1

    Video.yda noso baddi zhp

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

  • @hargeisacadey7127
    @hargeisacadey7127 2 роки тому

    cabdiraxmaan miyaan soomuuqanayn wll

  • @omarcabdiwali9154
    @omarcabdiwali9154 2 роки тому +1

    M.a codkaga ayaa wx waliba low daawan karaaa

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 роки тому +2

    Walaal waxaan buuxiyay sharuudihii saacada UA-cam kaliya isoobooqo mahadsanid👍✅🙏

    • @Hodantinimo
      @Hodantinimo 2 роки тому

      ua-cam.com/video/qPX-RKBp3vw/v-deo.html

  • @yusufxasan6847
    @yusufxasan6847 2 роки тому

    Wa iska sheko qayali ah waye waxkajiro malahan

  • @maskaxmaxamed7585
    @maskaxmaxamed7585 2 роки тому

    Sxp muqal kaso same gaur gopal das ado mahadsan 🙏

  • @mohammedabdi8479
    @mohammedabdi8479 2 роки тому +1

    Masha allh

    • @Hodantinimo
      @Hodantinimo 2 роки тому

      ua-cam.com/video/qPX-RKBp3vw/v-deo.html

  • @caaqilka4379
    @caaqilka4379 2 роки тому +1

    sidoo kale solano kaliya ma ahan lacagaha isjibaaray inkabadan 100 jeer balse marka la eego lacagaha avalaunch iyo axie infinity iyo kuwa kaleba waxay is jibaareen inkabadan 100 jeer.......
    cryptocurrency waa hanti cajiib ah maalgashigeedana aan laga qooma mayn doonin

    • @jeonkimminpark5248
      @jeonkimminpark5248 2 роки тому

      Dariiqada lo marayo iyo sida lagu helayo wa qaabkee lacagtasi?

    • @caaqilka4379
      @caaqilka4379 2 роки тому

      @@jeonkimminpark5248 sxb waxan furanaysa exchangiyada lagu kala gado lacagahaasi sida binance iyo coinbase halkaas baana ka maalgashanysa wixi faah fahin dheeri ahaa baaris ka same

  • @abdishakuur6442
    @abdishakuur6442 2 роки тому +2

    Sxb Waxaad Muuqaal Nooga Soo Sameeysaa Website Yo Aan Lacag Ka Sameen Karno Ama Aan Kumaal Gashankarno 🤭🤔🤔🤔🤔🤔

  • @adonallah
    @adonallah 2 роки тому +1

    Adunku wuxuu u socda dhamaadkiisa

  • @farxaanbilleyusuf3356
    @farxaanbilleyusuf3356 2 роки тому

    Pin iku qawo cawo macalimuu sharf ii tahay 🙏

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 роки тому

    Soomaali xayeesiinaysaan arkay nacallaa kuyaallee. Sixir ayey faafinayaan ee iska ilaaliya. Waxaan lacag ahayn ilaahayna uusan raalli ka ahayn inaad run mooddo waa sixir. Sixirkana waan sharraxay waxa uuyahay, weligiinna qof saas idiinku sharraxa maadnaan arkin.

  • @cmkhaliif3923
    @cmkhaliif3923 2 роки тому

    Sxb codkaga wuu gaababyahay e kor u qaad

  • @abdimajiidsuleiman3806
    @abdimajiidsuleiman3806 2 роки тому

    Wlo NFT bal noo soo baadh

  • @amiirabdirashiid4064
    @amiirabdirashiid4064 2 роки тому

    walaal video yadiisa an lagu caajisin

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 2 роки тому

    Maashaa allah hambalyo 200k horay u soco sxp

  • @maxameddeeq4037
    @maxameddeeq4037 2 роки тому

    Sxbo bantu yaa wayay Soomaalida xeegah ka soo galay

  • @abukarahmed7055
    @abukarahmed7055 2 роки тому +1

    Asc

    • @Hodantinimo
      @Hodantinimo 2 роки тому

      ua-cam.com/video/qPX-RKBp3vw/v-deo.html

  • @sadamjesto7682
    @sadamjesto7682 2 роки тому

    Sxp NFT ma ka same karta video Adiga oo sharxay iyo sida looga samesto account Adiga oo mahsan sxp please?

  • @cabdicasiiscarab1525
    @cabdicasiiscarab1525 2 роки тому

    Adigu taa maisku daydey miyaa horta sxb

  • @baylood.germany
    @baylood.germany 2 роки тому +1

    Bitcoin Waxan bilaabay 2020 ilaa hadana wan ku dhex jira waa suuq faido badan runtii

  • @mohamedabdifatah209
    @mohamedabdifatah209 2 роки тому +6

    Bitcoin iyo dunida cusub new world order kay qayb ka tahay

  • @cabdiraxmanbashiir3220
    @cabdiraxmanbashiir3220 2 роки тому +1

    metafarve iyo waxaas waa iska khiyaali ay rabaan reer galbeedku in ay dadka indhohooda kaga jeediyaan hoos u dhaca ku yimid awoodoodii ay sheegan jireen

    • @1msubscribe473
      @1msubscribe473 2 роки тому +1

      1680 hada joogi lahayd ma
      Aadan aamini lahayn mobile ka 2 qof oo kla fog in ay isla hadli karan

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 роки тому

      @@1msubscribe473 💯💯💯

  • @aslimmohamed9049
    @aslimmohamed9049 2 роки тому

    10:02 naasahoda maxa uu qaariweysey?

    • @yb1576
      @yb1576 2 роки тому

      ua-cam.com/video/jinNtW5KdQA/v-deo.html

  • @jamacy114
    @jamacy114 2 роки тому

    waxana islamarkas lasocon doona one phone and one sim card oo global ah midaas oo ay sabab u noqon doonta in taleefankaas kali ah lagu isticmaali kara bitcoin

    • @jeonkimminpark5248
      @jeonkimminpark5248 2 роки тому

      Wllo bitCoin ku malaga dhex isticmali kara deegamada somalida??
      Midakle bitcoin miyanu ahayn ki games ka markad ciyarto ad helaysay qoral ahana kuso dhigmaya shashada games ka adku dhex jirto

    • @ayuubjama8384
      @ayuubjama8384 2 роки тому +1

      @@jeonkimminpark5248 Brother mahan waxas Bitcoin waa iska xayeysin uu gameku usamaynayo hadii aad Bitcoin u bahan tahay UA-camka ku qor waa maxay Bitcoin kadib faham waanagsan baad ka qaadanayaa somali badan oo micnaynasa Bad arkaysaa

  • @zacadhaykal3652
    @zacadhaykal3652 2 роки тому

    Se lo samyasta nft

  • @Real_uneys
    @Real_uneys 2 роки тому

    Isᴏᴏ Dᴜᴄᴇᴇʏᴀ Wᴀʟᴀᴀʟᴀʏᴀᴀʟ Pʟᴢ 🤲🥰

  • @maankacade..7289
    @maankacade..7289 2 роки тому

    Sxb metevers kasoo hadal

  • @makuutisleeprain2619
    @makuutisleeprain2619 2 роки тому +1

    Hadaba lacagtan hadal hayey 😳

    • @jeonkimminpark5248
      @jeonkimminpark5248 2 роки тому

      Wll lacagtan wxanku arki jiray marka games ka la ciyaro
      Aya bitcoin kuso muqanaya si abal marin ah si aad games kle uciyartid lkn bitcoin markad hesho side lo qaadanaya
      Od ku heli karta lacagtas

    • @jeonkimminpark5248
      @jeonkimminpark5248 2 роки тому

      @Mohamed Yusuf side lo sameya lacagtan markas wllo
      Ma games aya la ciyaraya??

  • @abdijabaarabdullahi6384
    @abdijabaarabdullahi6384 2 роки тому

    Wllow waberi media calanka Salvador Soo kama muuqdo calaamata elminateka

  • @cabdifataaxmahamud6433
    @cabdifataaxmahamud6433 2 роки тому

    Hanpalyo Hanlalyo Hanpalyo 200k_______1m

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056
    @cabdishakuurcalidaahiryuus5056 2 роки тому

    Mahad sanid saaxiib Cabdirximaan waaberi

  • @Bishaar1
    @Bishaar1 2 роки тому

    videoga dhexdiisa calaamad aad ku isticmaashay waa pride flag waana calanka qaniisiinta ka digtoonow waxaas nio

  • @arkafilimis3642
    @arkafilimis3642 2 роки тому +1

    ASC

    • @Hodantinimo
      @Hodantinimo 2 роки тому

      ua-cam.com/video/qPX-RKBp3vw/v-deo.html

  • @hassannur7269
    @hassannur7269 2 роки тому

    Waa saxe culimada muslimiintu maxay ka yidhaahdeen lacagtan?