Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

DARK WEB | Wajiga madaw ee internetka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 січ 2021
  • Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

КОМЕНТАРІ • 203

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 роки тому +22

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا

    • @titanaustin8246
      @titanaustin8246 3 роки тому

      i guess Im asking the wrong place but does anybody know of a method to get back into an Instagram account..?
      I was dumb lost my password. I would appreciate any help you can offer me!

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 3 роки тому +14

    You are a role model for UA-camR, may God bless you with health and longevity dear brother ABDIRAHMAN OMER WAABERI.

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 3 роки тому +6

    Second😍 Thank You saxib sida ad muqalada inaga daahson inoogu so gudbisay😍

  • @fshimbir1493
    @fshimbir1493 3 роки тому +24

    Haa waan maqalay waxaan ka dhagaystay ogaal cusub

  • @xudeyfamaxamed1118
    @xudeyfamaxamed1118 3 роки тому +17

    Hadaad jecshahay Allah like iisaar

  • @cabdallaqaxweyste5567
    @cabdallaqaxweyste5567 3 роки тому +4

    Dark web xittaa magciisa wuu igu cusub yhy iskaba daa warbixintiisa
    Nlow mclin
    Mhdsanid💯💯❤❤❤🇸🇴

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka 3 роки тому +9

    First one 🥰

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 3 роки тому +3

    First comments
    Muqaal xiiso sun ah Wata
    Thank you zhp qli

  • @ahmedarab____
    @ahmedarab____ 3 роки тому +5

    masha alle sxb 💯
    noo so badi
    Dark web iyo deep web

  • @zamirck4765
    @zamirck4765 3 роки тому +6

    Waaberi Media Best UA-camr 🤩

  • @abdelfatahl1111
    @abdelfatahl1111 3 роки тому +4

    Wow i m 1st one wching

  • @alaymani6002
    @alaymani6002 3 роки тому +1

    Saaxiib mawduucan waa lagaga soo horreeyay balse waad ku mahadsantay diyaarintiisa haddi aadan ogayn

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +6

    ADUNKA Wax Waliba Way Jiran
    Waxa Jira suuq Madow iyo Internet Madow😅

  • @Channel-vk2pg
    @Channel-vk2pg 3 роки тому +1

    Thanks zxp paranamijyadan aya sugayay wax badan 🥰🥰 go heat Wabiri media

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 3 роки тому +3

    Manshallah keep going wll aad ayan u,xiiseeyaa muuqaladada wxd kasoo hadashaa wll ninka la,yiraahdo dooli ee aadka u gaaban iyo sababta uu uguursaday naagta buuran kaso hadal mahadsanid

  • @abdirahmanabdi4763
    @abdirahmanabdi4763 3 роки тому +3

    Waa shabakado isku xidhan FBI iyo sirdoonka waxba kama qaban karaan waa meel wax walba oo xun lagu isticmaalo, Qofki isku dayaa inu isticmalana Noloshiisa halis ayay galaysa Dadka somaliyed ha iska ilaliyaan ❌❌

    • @yassiinyuusuf6567
      @yassiinyuusuf6567 3 роки тому

      Boe mcn sidee u gali karaa inaan Galo.ayaan Rabaa plz plz

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj 3 роки тому +2

    Mahadsanid

  • @liibaanwaasuge
    @liibaanwaasuge 3 роки тому +1

    hambalyo sxb Waaberi Media video-gii 200 laad ayaad nala wadaagtay caawa

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 3 роки тому +1

    Mahadsanid abdiraxman omar jasakalaaH

  • @mashquulabdiofficial7815
    @mashquulabdiofficial7815 3 роки тому +1

    dark madow ma,aha ee waa mugdi ee bro is sax

  • @juleibibade
    @juleibibade 3 роки тому +4

    Wll waxn ka codsana in emails ka aad kso jwbtid mhdsanid🙏🔥

  • @user-xm7pm5ik6w
    @user-xm7pm5ik6w 3 роки тому +1

    شكر فديو متأثر جدا وانا بحب كتير ان اكون هاكر بس مش عارف

  • @mohametmcm4071
    @mohametmcm4071 3 роки тому +1

    Keep going bro a updirahman 😍

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 3 роки тому +1

    Wa alleykum salam

  • @usaamamaxamuud7886
    @usaamamaxamuud7886 3 роки тому +1

    Mansha allah wll

  • @caarifmoha7456
    @caarifmoha7456 3 роки тому

    Barakallaah
    Ustaad C/rixmaan ka Soo hadal masooniyada walina sii faahfaahsan
    Ama Paul ninka Kiristanku uu yaqaanan nabigii Ciise ku xigay

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 3 роки тому +11

    Imagine 14 seconds hello my waberi

  • @khaalidshiine1200
    @khaalidshiine1200 3 роки тому +2

    Love iizaar wallo

  • @nabiilahiis2107
    @nabiilahiis2107 3 роки тому +1

    Mansha alaah

  • @dagan12349
    @dagan12349 3 роки тому +1

    Waa balayo allaha namotiyo

  • @hazazaposs366
    @hazazaposs366 3 роки тому

    Thanks Abdirahman omar keep it👏

  • @axmedcumar8907
    @axmedcumar8907 3 роки тому

    Ogaal cusub sahanka xogaha iyo xamada ibraahim ayan mawduucan hore ugu so dhagestay

  • @maankaab4301
    @maankaab4301 3 роки тому +1

    kugu faano ina cumar horay usoco

  • @ipraahimdholacase7765
    @ipraahimdholacase7765 3 роки тому

    M.a abdiraxmaan hore usoco muqaal aan rabay cid ka hadasha ayaadka hashay

  • @zaabirjamac1915
    @zaabirjamac1915 3 роки тому

    Wcs thanks teacher 👍👍👍❤❤💯💯💯

  • @ShaficiClahi
    @ShaficiClahi 2 місяці тому

    Isticmaal baan is yidho waan fahmi waayay zxp bal ii fahan sii

  • @faysamaxamed7721
    @faysamaxamed7721 3 роки тому

    shukran 😚

  • @apdirazackibrahim3011
    @apdirazackibrahim3011 3 роки тому

    ApdiRahMaN WabaRi wan ku tageera pro keep going

  • @ahmedkafi._
    @ahmedkafi._ 3 роки тому

    Another level broo waan arkay asagoo qoraal ah lkn xog saan oo kle ah kama ogeyn

  • @guuleidfaysal6572
    @guuleidfaysal6572 3 роки тому

    Mahadsanidiin

  • @muscabsoomali8943
    @muscabsoomali8943 10 місяців тому

    Sxp please xogag muhiim ah ku waydiin laha xage kaala so xiriira 🥺🙏

  • @khalidismail9498
    @khalidismail9498 3 роки тому

    Wcs Wll Jazaakallaah In Badan Beynu Kaa Faa’idnay Wll

  • @amiinofficial4364
    @amiinofficial4364 3 роки тому +1

    Waa wan aqana pro dark wep waa khatar aad ui badan

  • @mascuudabdi3627
    @mascuudabdi3627 3 роки тому

    masha allah

  • @Galdhab011
    @Galdhab011 3 роки тому

    Thanks teacher

  • @deeqacaydiid9636
    @deeqacaydiid9636 3 роки тому

    Thank you

  • @AbdulahiAbdikariinTakar
    @AbdulahiAbdikariinTakar 3 роки тому

    Xogtan oo aan waagaanba baariddeeda kujiray baad maanta kahadashay.. waan kaaga mahadcelinayaa

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 роки тому

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @mk-gx5wo
    @mk-gx5wo 3 роки тому

    Waberi media waan kisalaamay sxb sidaan qadka ugu jiray wax badan ayaan kaa faa idnay

  • @apdiqanimohamed2991
    @apdiqanimohamed2991 3 роки тому

    Masha Allah Alleh haKu karameeyo wll

  • @sadaamsadkaofficial2015
    @sadaamsadkaofficial2015 3 роки тому

    Keep going ustaad

  • @mrgeeljir1628
    @mrgeeljir1628 3 роки тому

    Ha isku isticmaalin hadii aad wadamada yurub joogtid

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 3 роки тому

    Guul inshaaa Allah

  • @horifadhimedia5964
    @horifadhimedia5964 3 роки тому +1

    Channels Somali badanaa haduu mid barnaajid sameeyo kuwa kale wey kaba samenayaan wa yabeey hada barnaamijkan 5 UA-cam Somali ku arkay 1 bil gudahood.

  • @suhaybamohamed4397
    @suhaybamohamed4397 3 роки тому

    Runtii waa yaab mahadsanid wll cabdiraxmaan cu

  • @apdirahiim5642
    @apdirahiim5642 3 роки тому

    Siyaasi guulaystay

  • @jaanave3982
    @jaanave3982 3 роки тому +2

    comment akhris inta uso gashay ani camal😂😂😂😂

    • @zulthanzinyor6011
      @zulthanzinyor6011 3 роки тому

      Waan u soogalay lakin waxa iga xanaajiyay wall subscribe iyo madhax

  • @xamseidiris9375
    @xamseidiris9375 3 роки тому

    15 habeen ayaaan ku baryay im8kana ka shaqaystaaa lkn wax shatci ah male lkn
    Haka baqan nagu soo biir
    Groupkeena 🙏🙏

  • @abdinoorahmedbuzuri9521
    @abdinoorahmedbuzuri9521 3 роки тому

    Waan maqlay arrimahan lkn macluumad fiican kama haysan mahadsanid sxb

  • @secmastery
    @secmastery 4 місяці тому

    Kwrn qofka galay bari hore iskadaa sheekadisooo

  • @hothanhothman910
    @hothanhothman910 3 роки тому

    Maansha Allah

  • @shaaficixasan9795
    @shaaficixasan9795 3 роки тому

    Mashallah

  • @apdyhariir7865
    @apdyhariir7865 9 місяців тому

    Waar halkaan ka helaa zxp linkigii waa uu iga lumay anigu waxbaan kaa fidijiray runtii 2019kii iigu danbaysay iminkaan dip ugu baahday

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 3 роки тому

    Kanaal wax ku ool ah
    Horuu soco sxp

  • @maxamedbile9502
    @maxamedbile9502 3 роки тому

    Keep going pro

  • @maxamedfaxalka8622
    @maxamedfaxalka8622 3 роки тому

    Sxb cabdiraxmaan nin qaliya anu taagero weyn ayaan kuhaya e horey usoco

  • @kariemabubakar4304
    @kariemabubakar4304 3 роки тому

    This is sad realty of of world 💯

  • @sakariyesaki2724
    @sakariyesaki2724 7 місяців тому

    Wll waxad ka soo samysa sida uu u shaqeeyo dark wep
    Imisa qaybood ayuu kala baxaa

  • @muhudabdu3657
    @muhudabdu3657 3 роки тому

    Keep going

  • @hasnoabukar8371
    @hasnoabukar8371 3 роки тому +1

    Asc wll waxan raba ina barto multmedia maiga caawin karta

  • @bashkayousuf6233
    @bashkayousuf6233 3 роки тому

    Craxmaan cumar magacaa ha jiro sxb

  • @watchman9794
    @watchman9794 3 роки тому +1

    Litcoin Bitcoin ethereum

  • @ibraahimhassan6336
    @ibraahimhassan6336 3 роки тому +1

    Sxb magacaan channelka maxaa ugu bixisay?😁 Hadii ay bareefat kor uga bax

  • @husenyusuf1063
    @husenyusuf1063 3 роки тому

    Hhh waa shaqooyinkaygii hore waan u maqlay Deep web io dark web. Si wcn ayaan u aqaanna waxaan. thanks ustd

  • @ayaanqali2131
    @ayaanqali2131 3 роки тому +6

    Is GH ui online to add it to our we is still a meeting re in a meeting until a few things 💟🖤💓💓💘❣️🧡💜😍💚💙👌

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 3 роки тому

    Inta hamaada kasoo dawatay like

  • @xamseidiris9375
    @xamseidiris9375 3 роки тому

    Kkkkkk abdirahmaanow anana waan kuraaxeydanaaa markaan kushaqeyneyno

  • @cabduqadiraxmed4648
    @cabduqadiraxmed4648 3 роки тому

    Sidee loo isticmaala jetbrains

  • @wilkakheyrkafaafiya6272
    @wilkakheyrkafaafiya6272 3 роки тому

    wall horay usoco

  • @musabmoha1394
    @musabmoha1394 3 роки тому +1

    Sxb internetka Waxa lo qeybiya 3 qeyb.
    surface web
    Deep web
    Dark web.

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 3 роки тому

    Weeeweee cabdiraxman cumar

  • @Najiibmedia252
    @Najiibmedia252 9 місяців тому

    asc walal hadan galo wax dhib ah ma iga iman kara

  • @dunidamedia3275
    @dunidamedia3275 3 роки тому +1

    C.raxmaan

  • @kidsfun2698
    @kidsfun2698 2 роки тому

    ACUUDU BILAAH

  • @Koobanmedia
    @Koobanmedia 3 роки тому

    Aniga ayaa galay cidii ubahan warbixin kusaabsan haila soo xadhiidho

  • @khadar1602
    @khadar1602 3 роки тому

    Wll muuqal ka Soo samee watspp maxaa ka jira in la dhagaysto shekada dadka muxuna u mamnuucay turkigu
    Mahadsanid

  • @muhanadabdichannnel99
    @muhanadabdichannnel99 3 роки тому

    Saxibow inaa barto ayaan rabaa kwrn

  • @aduunkaiyociyaaraha2461
    @aduunkaiyociyaaraha2461 3 роки тому

    Wararka ciyaaraha kala socdaa channelkayga

  • @ilyazmaxamed9816
    @ilyazmaxamed9816 3 роки тому +1

    Qof 5aad 😂😂😂👊

  • @XAAJILAFARUUG
    @XAAJILAFARUUG Рік тому

    Sxb sideen ugalaa oon uisticmaalaa

  • @amendiria5673
    @amendiria5673 3 роки тому +1

    Deep web iyo dark web way kala duwan yihiin

  • @claahikaahiye8055
    @claahikaahiye8055 2 роки тому

    Ani waxaan doonaa inaan barto waxa loo is ticmaalo

  • @Sigma-143
    @Sigma-143 3 роки тому

    in badan ayaan istimaalay tor apps runtii waxaan ka bartay wax badan

  • @shaluusports8892
    @shaluusports8892 3 роки тому

    Sxb waad iska seexday ayaantan waxba ma soo galiso channel kaaga

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 3 роки тому

    aan daawadee halke waaye

  • @saamclaahi8054
    @saamclaahi8054 3 роки тому

    First 🇸🇴💋

  • @sheekosheko
    @sheekosheko 3 роки тому

    Runti wa barnanij xiisa gaara leh o ay somalidu inta bdn adka u jclyhin waxa fxnn lhed inteligent and information securty inad wax bdn kaso sameso

  • @dhabkahadalofficial.1637
    @dhabkahadalofficial.1637 3 роки тому

    Noo soo diyaare macluumad ku saabsan betquein

  • @BurqadChannel
    @BurqadChannel 3 роки тому

    Deep web mise Dark web
    Cinwaanka iyo mawduuca is haleeshiiya

  • @khaliali3563
    @khaliali3563 3 роки тому

    Sxp waxan ka codsanaynaa inad kaso hadasho gabadhi carbta ahayd ee toutperda
    Oo nafteeda halista galeesay kadibna la sheegy in ay bad baadiyeen police ka turkeyga
    Walal kaso hadal arinkaas