Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Bitcoin | Lacagta Caadiga ah Ma dabar go'i Doontaa | Mustaqbalka Bitcoin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 тра 2021
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 494

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 3 роки тому +172

    Ogaansho ama ustaad cumar mawduuc walba oo uu kahadlo wlhi waxbaan ka faa'ida Yaa ila mida ✌ Ha idhafina iso boqda asxbta qaliga 💞🙏❤

  • @cabdullahishiine2009
    @cabdullahishiine2009 3 роки тому +83

    Ducadan kuduceysta tobonka dnbe rmadanta الهم انك عفو تحب عفو فعفو عنا

  • @Roro_feghi
    @Roro_feghi 3 роки тому +84

    Kusalli Nabiga walal || صلي الله عليه وسلم 💙

  • @hassansantos7924
    @hassansantos7924 3 роки тому +89

    Allah iidda caafimaad qab, nabad qab iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo🤲🤲🤲
    👇

  • @kingpiipoh9993
    @kingpiipoh9993 3 роки тому +31

    صلو على حبيب محمد
    صلوات ربي وسلامه عليه 🥰

  • @mohamedsomali4962
    @mohamedsomali4962 3 роки тому +28

    Hadaan Kula kaftamo wareysiga uu kaa qaaday dirisle Abdi Ka hor wxn kuu malen jiray inaa thy qof da, a weyn lkn wxn ogaaday inaa thy dhalin yaro m a😁🥰

    • @diebypointer
      @diebypointer 3 роки тому +1

      War dad weynaha wye kaas Kan Ma Ahan

  • @gaaciye.channel9591
    @gaaciye.channel9591 3 роки тому +50

    🙏Mnzha Allah Wllo Umar Inzhar keep Going✔

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому +1

      MaaShaaAllaah ✅ n ❌
      Maa shaa Allaah ✅ n ❌
      Walaallo ✅
      Cumar ✅ inshaar ✅
      Sii soco ✅
      Afsoomaaliga ha ku xaarin ee wasaqeeynta kala tag sida saxdana uqor

    • @abdullahiali161
      @abdullahiali161 3 роки тому

      Af soomaliga iska sax

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 3 роки тому +24

    Nin an taagero wllhi omer mo inzhar with first view,wax kasta oo an niyada an ku qabto wuu ka hadlaa yaa igu raacsan🤎😘

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 роки тому +7

    Allxamdullah, dadka buka alle ha siyo caafimad🤲inta murug iyo cidhiidh dareyma alle ha ka bixiyo💯

  • @khaalidmohumed9394
    @khaalidmohumed9394 3 роки тому +32

    ❤❤nabiga ha lagu saliyo scw scw scw 😍😍😍😍😍😍

  • @hawanur9281
    @hawanur9281 3 роки тому +7

    Abu faysal Cumar Inshar (OGANSHO) thanks sida quruxda badan ad nogusogudbisid.

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 3 роки тому +56

    Aan kula kaftmo wll omer>Abu faisal,single father😂😂😂

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 3 роки тому +9

    Barnaamij aan mudo badan sugayey masha Allah ustaad omar inshar🙏

  • @kifaaxmohamed6899
    @kifaaxmohamed6899 3 роки тому +6

    M.a mowduuc muhiima kahadashy runti tnx abu feysal😃👌💯❤️

  • @ABDALA_GRAPHICS
    @ABDALA_GRAPHICS 3 роки тому +11

    Mansha Allah
    Cumar inshar
    Keep going asxabta
    Ramadaan Mubarak dhamaantiin

  • @safarmedia1768
    @safarmedia1768 3 роки тому +9

    Wll aad ayaan ku taageeraa alle ha ku xifdiyo

  • @mohamedmacoow8899
    @mohamedmacoow8899 3 роки тому +6

    Masha allh sxpka an uku jclhy❤ utubarada omar mohamed inshar allha ku karaameyo legend

  • @Hassan-oh4sz
    @Hassan-oh4sz 3 роки тому +11

    Masha allah walal cumar inshaar inta kananlkan noloshisa bedelay like👍

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad 3 роки тому +20

    Abuu faysal wll cumar waxaan kaa codsanayaa inaad video kasoo sameeyso ,,, 🙏🙏🙏🙏
    (((((,,iska hadalka iyo malayacniga ,,,)))
    Wlhi cumar ilhay dartii baan iska jeclahay wllkey 🙏❤❤❤

    • @husseinyousuf8111
      @husseinyousuf8111 3 роки тому +1

      Abu faisal waa kuma ma boqor faysalkii aucuudiga mise waa nin kle bro

    • @hafsamohammedali9417
      @hafsamohammedali9417 3 роки тому

      @@husseinyousuf8111 cumar inshar uu kawada barnaamijka dirisle ramadan ka soo fiirso adaa maqlaye wll

    • @husseinyousuf8111
      @husseinyousuf8111 3 роки тому

      @@hafsamohammedali9417 hhh lkn sida uma jeedo'ee

  • @deeqbile572
    @deeqbile572 3 роки тому +6

    Waad ku mahadsan thy sida aad inoo ku soo kudbisay omar inshaar 🙏🏽

  • @asmaahussein7465
    @asmaahussein7465 3 роки тому +7

    Masha alla wll jazaka alla khayr lkn shiyuukh badan oo xarantimaynaysa ban arkay dhanka diinta arintaa maka soo hadli kartaa
    Mahadsanid

  • @mumtaazmohamedessa6159
    @mumtaazmohamedessa6159 3 роки тому +5

    waan ka helay casharkaan ee noosoo badi casharada lacagaha bitcoin, satoshi, litecoin, ethereaum . and thanks abuu faysal

  • @abdikanimoadan1651
    @abdikanimoadan1651 3 роки тому +6

    Msha Allah zxp

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 3 роки тому +10

    🤣🤣🙆‍♂️ 4:15 Ninkan fikir io walwal uma dhino
    1chance=300Million$.

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 роки тому +1

      ٣٢١ م
      321M

    • @maxameddaahir5112
      @maxameddaahir5112 3 роки тому

      Abtiyo war ninku mirqaaanbu u bahna isaga markaliya reaply odhan lahaaye

  • @kingisking8952
    @kingisking8952 3 роки тому +5

    Barnaamij aan raaadinaayay inbadn mahadsanid walal

  • @suniirhassanyare7460
    @suniirhassanyare7460 3 роки тому +6

    Wllky Omar si fcn ayan kugu xidhanahay aad ayad u mahadsnthy 🙏 wx badan ayan ka fiidaystay

  • @hassangeetu6253
    @hassangeetu6253 3 роки тому +9

    Waban radinayay hada walhi maclumad kusabsan bitcoin si aan wax ugu iibsado mahadsanid walal❤❤

  • @kuulman9240
    @kuulman9240 3 роки тому +3

    Saxiib Noo Faahfahi Bidcoin
    Yaa Sameeyay
    Yaa Gacaanta Ku Haya
    Halka Xabo imisa Ayu uu Dhigmaa
    Halke Loogu Hagaga
    Sidee Loo Heela
    Sidee Loo isticmaala
    Thank you bro

    • @abdourahman8231
      @abdourahman8231 3 роки тому

      Diintu maxay ka qabta latacaamulkeeda kudar su'aalah

  • @somplaystudio
    @somplaystudio 3 роки тому +4

    hada ani waan isticmaal cryto waxaan iibsadaa coinska soo koraaya ee la isku halayn karo sida studentcoin waxaan rajaynyaa 3 sano ee sooo socotaa inaa ay qaaali noqondoonto

  • @Iftiinshe7
    @Iftiinshe7 3 роки тому +4

    Abu faysal and my teacher, keep going

  • @nuseybah7
    @nuseybah7 3 роки тому +3

    Ramadan mubarak Omar shukran

  • @najipmohamed
    @najipmohamed 3 роки тому +5

    Keep going pro you make me updating

  • @camaarcali133
    @camaarcali133 3 роки тому +2

    Lacagahni Digital Currency mustaqbal fiican ayay leeyihin wayna wacanyihiin in la maal gashado qofkii wax haysta ama awooda waxan. Kula talin inuu maal gashado
    Bitcoin maanta qof iibsan kara ma jiroh waa 57k ayay marisaa qofna ma gadan karoh
    Lkn lacagaha lamidka ah walipa labada lacagood eee aaad ka usii mustaqbalka fiican waaa etherium io Dogecoin oo qofki maal gashada uu faa ida fican ka helayo in sh Allh aaad ba umahadsantahay zxp ziwacan ayaan barnaamijka uso diyaarisay

    • @cabdisalamcabdulaahi
      @cabdisalamcabdulaahi 2 роки тому +1

      Dogecoin aniga ka heysto 500 oo coin 🪙 hada .11 sinti ayu maraya hadu qaali noqdo nasiib an leyahay

  • @abdinur4583
    @abdinur4583 3 роки тому +5

    Ad ban ugu farax sanahay dawadihi kowad in an noqdo 🥰

  • @muniirducaleofficial7755
    @muniirducaleofficial7755 3 роки тому +11

    Keep going Brother 💯✌

  • @shamsudiincabdirashiid9234
    @shamsudiincabdirashiid9234 3 роки тому +4

    Lkn Bitcoin waa lacag ay yuhuudi leedahay wxyna rabaan inay dunidan dhan maamulaan. Waanad aragtaan sidey mudo yar ay qiimaha lacagtani u kacday.

  • @asadcade76
    @asadcade76 3 роки тому +13

    Lkn habeen bey noo tahay 😍

  • @inahajimoussa7593
    @inahajimoussa7593 3 роки тому +5

    Wcs wallal keep going waxan rabaa inana UA-camr noqdo e wax iga cawi walal

  • @saadaqmohamed3376
    @saadaqmohamed3376 3 роки тому +1

    Waa runtaa omar ogaasho aniga kulahadlaayo asxaabteyda ayaa gatay bitcoin bilihi la so dhafay ana insha allaah waa gadan nasiib wacan kuligina hala galo mustaqbalka aduunka

  • @moabdulahi8418
    @moabdulahi8418 3 роки тому +3

    Wlhi update ayaa tahay masha Allah, maanta lee school ka film ku saabsan bitcon ku daawaday

  • @xaqiiqochanel3706
    @xaqiiqochanel3706 3 роки тому +6

    First ayaan ahay omar inshaar guul wcn

  • @mohamedsomali4962
    @mohamedsomali4962 3 роки тому +8

    Ogaansho shaqsi Qalbi wngsn Allah dartiis ayaan kuu jecelahay

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 3 роки тому +4

    Greece idinka soo salamaya ogaansho team 🇸🇴🇬🇷🙏

  • @waryaosman4055
    @waryaosman4055 3 роки тому +9

    اللهم ارزقنا الجنة

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 3 роки тому +4

    Magaca walaalkeen OO SADDEXAN CUMAR MOHAMED INSHAAR JASAAKALLAH WLL

  • @gulleddaadax1473
    @gulleddaadax1473 3 роки тому +5

    2017 ayaan damcay in aan furto balse waa ka shakiyey.

  • @M_A_M407
    @M_A_M407 3 роки тому +4

    Muuqaal la raby baad soo diyaarisay ustaad omarow

  • @a.shakuursaladali3567
    @a.shakuursaladali3567 3 роки тому +6

    Al ustad ibnu feysal 🙏

  • @cabdiraxmanmawliid1210
    @cabdiraxmanmawliid1210 3 роки тому +6

    Anaa ugu horeeyay ogaansho😀

  • @kingzeta29
    @kingzeta29 3 роки тому +8

    The firts like igu cumaamada

  • @cabdifataaxdeeq7727
    @cabdifataaxdeeq7727 3 роки тому +5

    first coment ha la ii cumaamado azxapeey🤣😂😓

  • @ckmustafcali5576
    @ckmustafcali5576 3 роки тому +2

    Shukran umar

  • @xaawoluul2404
    @xaawoluul2404 3 роки тому +5

    1:16 anaa isku maleynaayey

  • @cabditube7463
    @cabditube7463 3 роки тому +5

    Keep going wll ane hali so boqdo

  • @ismailxaaji9559
    @ismailxaaji9559 3 роки тому +2

    muslimintu wa kwi dar ale isku cawiyo😌farxad o dhami wey iga gurtey dhaqle xumi awged🥺 lagyabe cawinta ad I cawso farxda an ka hlo ajar ina ku hesho alle haka abaal mariyo.
    Ma I ihi ma shaqeyste balse waqtiga an hada ku jiro waa mid aniga ad igu xun durufaheyga awgood . Igama ahan dheel dheel iyo kaftan ee walal adna ha igu dheeldhelin .

  • @bullaalehaji2226
    @bullaalehaji2226 3 роки тому +7

    m.a waan ku faraxsanahay sidaan ku qiyaasay inay noqotay wllhi update baan ahay m.a

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 роки тому +13

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah📺📒✍️👩‍🎓👨‍🎓*

  • @nuuxmohamed4146
    @nuuxmohamed4146 3 роки тому +5

    M.a wll hore usoco

  • @Hubimacluumaadka
    @Hubimacluumaadka 3 роки тому +3

    ٢٢|| رمضان كريم
    قال رسول الله ﷺ :
    «من صام رمضان إيماناً واحتسابًا غفر له ماتقدم من ذنبة»
    Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Ku kastoo Ramadaan istaaga rumayn uu ilaahay rumaynaayo daraadeed iyo niyaysad ajar uu niyaysanayo daraadeed waxaa loo dhaafaa dambigiisii hore.»

  • @yaxyecali3557
    @yaxyecali3557 3 роки тому +2

    Masha Allah Mahdsanid wll Omar

  • @mohamedmussejimale867
    @mohamedmussejimale867 3 роки тому +3

    Bitcoins wa laga yaaba iney dunida ku fido hadii uusii jiro cudurka COVID-19 mxa yeelay dadka badana wxey sheegan cudurka inu si fudud ku faafo uusan dabar go’in waxa kaalin wayn ka qadanooso lacagtan malinkasta intaso qofood wada taabanayn

  • @shiirkoleofficialy8440
    @shiirkoleofficialy8440 3 роки тому +7

    mowduc aan ina ku waydiyo raby wlhi
    lacagaha crypto curance kaso hadal ina aderow

  • @lentedmaxi1832
    @lentedmaxi1832 3 роки тому +34

    People will be kicking themselves in few weeks if they miss the opportunity to buy and invest in Bitcoin as it's retracing....BE WISE

    • @Stephen-bg8wh
      @Stephen-bg8wh 3 роки тому +2

      People are ignorant of profitability in bitcoin investment and that has been the major issues limiting their investment

    • @jamesanderson6629
      @jamesanderson6629 3 роки тому +1

      2021 online stock market is just difficult and unbelievable, I rather invest my money on crypto

    • @davidcampbell9000
      @davidcampbell9000 3 роки тому +1

      Stocks are good too

    • @jamesanderson6629
      @jamesanderson6629 3 роки тому +2

      @@davidcampbell9000 Stocks are good but Crypto is Better and more profitable

    • @anthonydouglas5528
      @anthonydouglas5528 3 роки тому +1

      I invested in both stock and crypto but I believe crypto is doing well better 💯

  • @abdikariimbicirif3860
    @abdikariimbicirif3860 3 роки тому +4

    Cumar inshaR AqooN yaHaN 🙏

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 роки тому +2

    Wcs abuu faysal jaza kallah😍

  • @Tuureyar
    @Tuureyar 3 роки тому +9

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 10k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pl

    • @salmaanibrahin3844
      @salmaanibrahin3844 3 роки тому

      waan kuu soo saaray saaxiib hadday dhab kaa tahay 🤗

  • @abdirahmanxasan5294
    @abdirahmanxasan5294 3 роки тому +2

    Ustaad cumarow sidee bitcoin u shaqeysaa ama loo tacbaa u.omar mawduuc nooga soo sameey adigoo mahadsan

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 роки тому +8

    Bitcon wa noqon krtaa lacgta dollarka badasha sida ay u muuqato waanay bur buri krtaa mhdsnid ogaansho
    So kle so booqda chnlkugana inshlh

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi 2 роки тому +1

    الىم انك عفو تحب عفو فعفوعنا يا رحمان ذنياء ورحيم اخيرا

  • @whoareyou6772
    @whoareyou6772 3 роки тому +4

    آمل أن تتغير العملة الصومالية إنشاء الله

  • @user-uj3lq8ix3q
    @user-uj3lq8ix3q 3 роки тому +14

    Asc dadkeyga somaliyed naxarista badana Arim ba iheysata Alle swt darti $30 ya Igu cawin kara r

    • @user-uj3lq8ix3q
      @user-uj3lq8ix3q 3 роки тому +1

      Asc dadkeyga somaliyed naxarista badana Arim ba iheysata Alle swt darti $30 ya Igu cawin kara d

    • @nasra591
      @nasra591 3 роки тому

      Halkee lagugu so dirayaa

    • @user-uj3lq8ix3q
      @user-uj3lq8ix3q 3 роки тому

      @@nasra591 +252618220858 wakan walashay qaali

    • @user-uj3lq8ix3q
      @user-uj3lq8ix3q 3 роки тому

      @@nasra591 walashay qaali gorme iawoda

  • @hamzelk5552
    @hamzelk5552 3 роки тому +1

    Hadaa uunpad kaso hadashay waxan uu bahna, omar inshar keep going brother.
    From Djibouti🇩🇯

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 3 роки тому +1

    Wr gacalayal aniga ii duceeya anaa stock markets ka ku jiree hadaf qurux badana waanka Lee yahay waan rajayn hadii rabi ii yasiro inaan Millionaireska calamaka ku biire

    • @maxamedcawilciise8280
      @maxamedcawilciise8280 3 роки тому

      Xiniinyahaaga ayaad saaran tahay luwaax duco iyo habaartoona uma baaahnid ee kusoco

  • @adnanaly4140
    @adnanaly4140 3 роки тому +1

    Sidookale Cumarow Shirkaada Sameesa Taleefanada Ee Apple Iyaduna Way Ufasaxday In Laleefanada Ay Soosaarto Iyo Qalabyada Kaleba Lagu Iibsankaro Lacagtan Bitcoin
    Way Wanaagsantahay mustaqbalkeeda Lacagtan.

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 роки тому +6

    Aad baa umahadsanthy Cumaroow qof aqonyahan oo kahadlo mawduuca *Bitcoin* aad aayaanu odooneyney, kuwa lamidka ah mawduuca baal noosoo gudbi haduu ilaahay idmo sida *_cryptocurrency exchange_* dhanka diinta xukunkeeda noogu Soo dar wll

  • @foosicabdi680
    @foosicabdi680 11 годин тому +1

    Who waching 2024😂

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 роки тому +5

    Gabadha gees fadhida indhaha iskuma qaban 😂😂😂😂😂

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 3 роки тому +10

    0:30 😂 waxaa ninkan kanasiib xun midkii Nigerianka ee halka habeen kucasheeye malaygii $3 million jooge

    • @khalidjamasaid2054
      @khalidjamasaid2054 3 роки тому

      Malaygaas majogo lacagtaas waa been somalia malinkasta waa lagu cunaa faras baa ladhahaaa

  • @abdiqani7654
    @abdiqani7654 3 роки тому +4

    Asc cumar,
    wxaan rajeyna inaad comments keyga aqriso,
    Album ka cusub oo Dj Khaled oo lagu magacabo " KHALED KHALED " OO 30 APRIL sobaxy wxaan rbaa inaad firiso sawirka uu sodhigay Instagram kiisa o ahaa Album ka inta heeso uu kakoban yahy sawirkaas wxaa ku Quran qoraal yar oo uga Quran sawirka meesha ugu dambesa qoraalkas oo ah " PRODUCED BY FAMILY &ALLAH" oo loo maacneyey "ALLAH PRODUCED MY ALBUM " wxaan ka codsana inaad kasohadashid ciwaankas
    MAHADSANID

  • @ziidomer3716
    @ziidomer3716 3 роки тому +1

    Mhdsnid omar inshar

  • @camaarabokor7022
    @camaarabokor7022 3 роки тому +5

    Keep goin

  • @dmohamed
    @dmohamed 3 роки тому +2

    Mahadsanid ustaad, waxaan kaa codsanayaa inaad warbixin ka soo diyaariso Dogecoin.
    Mahadsanid markale

  • @m.yousuf7809
    @m.yousuf7809 3 роки тому +1

    Su aalsha iswaydiinta mudan waa lacagtaan yaa iskaleh ? Ustaad cumar taas noogajawb mrkaasan kadoodikarnaa lacagaha caadigaa mabadaleysaa mise

  • @yahyamessi4059
    @yahyamessi4059 3 роки тому +2

    Mashaalh

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 3 роки тому +4

    Sahal iyo evis balc hadaa wax kugadatay love

  • @Mehiib
    @Mehiib 3 роки тому +3

    FIRST COMMNET ALXMDLLH RAMADAN KARIIM❣❣

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 3 роки тому +4

    OGAANSHO WXN AHAY DDKA MEMPERKA AH CHENELKA ILAA SADEX SANO IYO BILO💔✔

  • @voicedialogue01
    @voicedialogue01 3 роки тому +3

    Mashalllh Zxb

  • @foosiyayuusuf1405
    @foosiyayuusuf1405 3 роки тому +4

    I am the first one tonight 😋😋😋😋

  • @khdwlimm6903
    @khdwlimm6903 3 роки тому +2

    Azxpey password ilaashada 😂oo magac wadanka ku qorta sidi wax walba haday udhacaan xata 19sano ka bacdi uxasuusato ilayn magalo magac way adagthy in laga badalo

  • @zakiabdirashid7650
    @zakiabdirashid7650 3 роки тому +2

    March 2020 sanad ka hor ayaan iibsadey qiimo dhan 100$ oo bitcoin ah maaanta waan heystaa insha Allah 1day waan sugi doonaa in wax iska badali doonaan insha Allah
    Ramadan Kareeem 🥰

    • @abdukadirmohamed498
      @abdukadirmohamed498 3 роки тому

      Sxb qaabka umaalgashatay ma ila wadaagi kartaa in bdn waan raadinaaye mahaddanid

  • @abdirahmanabdinur2892
    @abdirahmanabdinur2892 2 місяці тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 3 роки тому +1

    Waa marka soomaalida leedahay cadow calooshaada ayaa kuugu horeeso
    Ninkaas jab ayaa ku dhacay

  • @Mirahamaskaxda
    @Mirahamaskaxda 3 роки тому +2

    Un physiable money where changing over the world 🙄

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 3 роки тому +1

    SHEEKO!!!!!
    Yar Aan saaxibo NHY ayaa ii sheegey in UU 2018 caabud waaq tagay magaldadaas. Dhan lagma isticmaalaa lagacta caadiga ah ama xaashida KALIYA waxaa laga isticmaalaa waA electrical money e.v.c , sahal, io zaad bas xitaa xabada nac naca kuma iibsan kartid lacagta caadiga ah. Hada war uma haayo in la joojiyey io in kale

  • @xafso3612
    @xafso3612 3 роки тому +1

    Omarow abowe wasiim yuusuf ninka ladhahahyo maa kasoo hadashit inaa wax ka fahma rabaa thanks

  • @Daud_Barkhadle
    @Daud_Barkhadle 3 роки тому +5

    Keep going wllky

  • @somtiktokreacts7504
    @somtiktokreacts7504 3 роки тому +1

    Waxan kala fahmi wayay dadweynaha IYo ogaansho ninka kahadla🔝🔝🔝🔝

  • @garaadso165
    @garaadso165 3 роки тому +2

    Mnsha Allah walal halka kasiiwad

  • @inaqoorakalajeex33
    @inaqoorakalajeex33 3 роки тому

    Ustaad waad ku mahadsantahy war bixinta ad nala soo socodsiisay mar walba iyo goor walba waxanu nahay kuwa ka fa,idaysta