Sheikha maba yaqaanee idea maka haaystaa bitcoin siduu u shaqeeyo qofka wuxusan aqoon u lahayn inuu xukun duk dhigo waa degdeg iyo waxkasta wa dhameeyay
Mashalah sheekha si wanaagsan ayuu u sharxay mucaamalaadka bitcoin. Waxaa is leeyahay Soomali badan ayaa computaradooda ku falaadi doona kadib markay maqleen in qof kasta uu sameyn karo.
Evc waagi ay bilaabanaysay culuma tiri waa xaaraam waxlaguma Kala gadan karo ee iska jira. Hada wallet baa jira, toos account kaga kaga maamulanysid, adigon cash gacan Saarin. Marka sxb maxaa diidayo Tana inay xalaal tahy, dunida digital bay kusocotaa technology da wala sii casriyeynayaa.
Waxan IDIIN huba Muxaadarodaan in u 2018 aydan aad u FAHMIN Lkn 2035 hadii Alle na gaarsiyo WAD arki doontan Sida ad u fahantaan waxa u shiikhu hada inoo sheegayo!!!!
Kushki qofka ey ugu qorantahay o cmntyga sobixiyey iskuxisho sheikha hakuxad gudbin khabsimada maxirne saborbow qaba e xisho walalow thankale dadka qarkod o caytamayo daya cayda hadan ehen qof kheyr don ah ama wanag kororsi rabo afkina culumada haka aman helan o ilaheygi idi aburay kacabsada culumada wa warasadi anbiyada e kaxishoda hane caynaha hane aflagadeynaha aqof walbow hadadn kheyr ku hadleyn iska amus
Shekh umal kheer allaha ka siiyo lakiin waxa is xasuusid mudan lacakta dolarka waagi hure ayey dahab iyo silvar salka ku heysey hada lakiin waa iska lacag aan waxba ka dhigmin qulada maamushu fedraal bank aya intey rabaan u lacagah dolarka ah iska suu daabacu
Mukhtar Sharief haa mukhtar waa runta lacagta aduunka waxaa controla IMF international monetary syatem aduunko dhan economic slavery ayuu ku jiraa Buugan u qorey sh imran hosein ayaa si kooban uga hadlaya akhriso www.imranhosein.org/books/103-islam-and-the-future-of-money.html
Lacagtan umalow carbtu ma taqaano kuya nin masriya yidhi intu maahmah yaro carabiya so qaato adeer carbtu waa dad jaahilina oo aan baran technology kaliya kunool dhaaaalaha Patrol ka xitaa waxa jira qaar aan magacooda af carbi ku qori karin misana dhawr milyon haysta somalida ka aqoon badan runta
Culumada somalida wax aan quraan aheeyn ma bartaan miyaa kulahaa Nin masri ah wuxui yiri Nin Kuwait ah wuxui yiri Nin Saudi ah wuxu yiri ra yi carab maahana wax kale mahayo shiiqa anigu ma aqaan ayuu ka xishoday aqon la an ceeb mahan tomorrow Shiiq umul oo isticmalayo hadaa aragtaan isoo xasuusta 🤣
Sheekan Wa sheekh bussiness isagoo sheekh ayuu hotel la sexdo furtey weliba dad aan isqabin see an jireen xawaalad n.a. wuu ka furtey Wa sheekh bussiness Kasto ku jira
Umal diinta ciyaarta kadaa! Bitcoin iyo dollar waa iskumid, dollar ku hanoolaado bitcoin hadhacdo wax shaqaynaayo ma ahan malaha ganacsigaagaa dollar kufadhiyo hadii lagabadalo waad khasaaraysaa hhhhh lajiifiyana banaan, diin ma ahan waa xeeladaysi الدولار الأمريكي وبتكون وجهان لعملة واحدة، لافرف بينهما في المعاملات التجارية
Magacada ayaaba lagudambabaya sheydaan dashiis baa tehee allah awood uukusiyey ayaad hada qoralkaa kuqoreysaa oodh kusocotaa kujifaneysa kunna sokeceeysa nabi moxamad scw allah ayaa dahiraay adiga afkada urayo wax kama dibayo ee ceeb iyo been iyo fasuqnimo agtadaay talaa allaha kusohadeyo hadu allah kuqoraay hodayo
Zaki mamba Muslim matahay? Why? Because gaalo badan o somali ah aya so baxday. Hadii aad Muslim tahay afkaga iyo adinkaga halaga nabad galo, cululo iyo caamo qofna ha xagxagan waa igatalo
Masha Allah alle ha barakeyo sh umal
Scw scw scw
(ليهلك من هلك عن بينة ويحيى من حي عن بينة)
Jazakallahu khayr sh
Jazakllah kheir muxadaro bitcoin.
Sheekhu umadda aadbu ugu dadaalay , alle ha barakeeyo
Dadka af soomaliga qorayo oo munaafuqiinta ah alle ma jiro leh allow aduunka KU cadaab
maasha Allah ajar Allah ha kaaa siiyo in laka hadlo waa wax loo baahanyahay in laka hadlo lakana wacyi galiyo umada fahmaana Waxa jira
MashaAllah...Allah nagu canfaco muxaadara
Jazakallah qayr Sheikh
Jazaka allah sheek cawa ka hor hore uma maqlin ilahey kher badan haku siyo
جزاك الله خيرا.
Jazaka Allah Sheekh
Jasakalahu khayr Shekh umal Allah subxanahu wa tacala haku barakeyo miisaanka xasanaadkana hakuugu daro
Axmed Xavi amiiin amiin
Sheikha maba yaqaanee idea maka haaystaa bitcoin siduu u shaqeeyo qofka wuxusan aqoon u lahayn inuu xukun duk dhigo waa degdeg iyo waxkasta wa dhameeyay
Mashalah sheekha si wanaagsan ayuu u sharxay mucaamalaadka bitcoin. Waxaa is leeyahay Soomali badan ayaa computaradooda ku falaadi doona kadib markay maqleen in qof kasta uu sameyn karo.
Hhhhhhhh maka mid tahay
Zhp ma xalaalba
Wuxu nin asaga ah sameyay inaa sameyso mawax weyno lashega nio niicda nagala tag aniga hadan bilabay waxan aminsanahy inan asagey ka liidaneyn
Hada xaguu wax ku maraa wlal😅@@cadceed-wt5
Jasakallah shiikhunaa
1.bitcoin
2. Ethereum
3. Litcoin
Walal ma xalaalba mise xaaraan?
Jazaka alllah kheir jaza
Asc
Wcs
Walal bitcoin ma xalaalba
Video ga dhameyso @@Suhayb1_4
Masaajidka lcgaha Laga uruursho guryo ayuu ku dhistaan taa Yaa u xalaaleeye
Magaca shirkaddeydeeyda ma ogtihiin iney qaateen. Shukran.
Sheekhoow Pitcon xirfad iyo inaad xisaab taqaanid kuma rixna ee waa inaad qalabka gadataa shaqadana waa inaad waqti iyo maalba galisid sida aad idinkuba ushaqeysataan oo aad umaalgashataan ganacsiyadiina.
Jazaklah
Jazakhallah
Asc,sh.wakakale oo hada suqa kujiraan qolo laying sky wealth lacago ayey umada kaarusta hada siolo jogan ee fadhalan umada oo gadiga.
Asc walal sheeq umal qeyr bdn allaha siiyo suaal ayan weydiin lahaa siden ku heli karaa lanbarkiisa
0799283641
Hmmm waa lacag la taaban karo banks ka lkn tan bitcoin lama taaban karo waxasi cilmi mahan daliil la imow
Jaza kallh
Waxaa jira dad badan oo soomali ahayn oo af soomaliga qora aqriyana. Oo u bartay inay diinta kiristiaanka ku faafiyaan...
Macqul
Waxan raba ina ogaado Islamic mint ma xaaraanbaa sida cryptocurrency ga?
Kuwa unlike yiri wakuwa Bitcoin isticmaala hhhhh
Evc waagi ay bilaabanaysay culuma tiri waa xaaraam waxlaguma Kala gadan karo ee iska jira.
Hada wallet baa jira, toos account kaga kaga maamulanysid, adigon cash gacan Saarin. Marka sxb maxaa diidayo
Tana inay xalaal tahy, dunida digital bay kusocotaa technology da wala sii casriyeynayaa.
Xog badan mahaayo
Waxan IDIIN huba Muxaadarodaan in u 2018 aydan aad u FAHMIN
Lkn 2035 hadii Alle na gaarsiyo
WAD arki doontan Sida ad u fahantaan waxa u shiikhu hada inoo sheegayo!!!!
Adi mxa ka fahantay hada
@@SaaraMohamed-xx2ui aniga waxan ahay arday dhigta Economy, Lacagta aan lahayn miqyaaska suuqa ama aan lahayn cabir waa la isku gaada e ka fagow walal
Sheekha inta uu sheegayo maanta Kuma arko waaga Bitcoin kale miyaa jirta mise si kale Buu sheekha u fahmay
Dad badan oo ku hadlaya afka somaliga hadana aan wadan magac Somali ama muslim goormaay gaaloobeen ilaahay ha qabto hadaysan nolosha khayr kororsanayn
Dad badan maaha dhowr ciwaan ayaa laga soo galya gaalo cadan ah oo afsoomaliga inaga badisana way jiran oo waliba sanadadn way so baten
Axmed Xavi anigaa cadaan ah hahahahaha waar yaa ila qosla 😂😂
@@ilaahmajiro9140gaal baa tahay ala maxaan ku dili lahaa hadad manta hargeisa ila joogto
Sheekh Umal wax u cadeeya aqoonta saxada aha
Scw
Waxaan u bixiyey magaceeda LA CAGTA JINKA
Kushki qofka ey ugu qorantahay o cmntyga sobixiyey iskuxisho sheikha hakuxad gudbin khabsimada maxirne saborbow qaba e xisho walalow thankale dadka qarkod o caytamayo daya cayda hadan ehen qof kheyr don ah ama wanag kororsi rabo afkina culumada haka aman helan o ilaheygi idi aburay kacabsada culumada wa warasadi anbiyada e kaxishoda hane caynaha hane aflagadeynaha aqof walbow hadadn kheyr ku hadleyn iska amus
Shekh umal kheer allaha ka siiyo lakiin waxa is xasuusid mudan lacakta dolarka waagi hure ayey dahab iyo silvar salka ku heysey hada lakiin waa iska lacag aan waxba ka dhigmin qulada maamushu fedraal bank aya intey rabaan u lacagah dolarka ah iska suu daabacu
Mukhtar Sharief haa mukhtar waa runta lacagta aduunka waxaa controla IMF international monetary syatem aduunko dhan economic slavery ayuu ku jiraa
Buugan u qorey sh imran hosein ayaa si kooban uga hadlaya akhriso
www.imranhosein.org/books/103-islam-and-the-future-of-money.html
Culumada kutaqasustay sida sheekh Imraan husein wuxuu aamin sanyahay Pitconka iyo Dollarkaba in eey xaaraan wada yihiin ee ha iska caayaan isticmaalka dollarka culumada.
Dadka inaad ceyrteysaan baad rabtaan oo eysan shaqeysan wax cilmi ahna ma heysiin ee hala idinka shaqeysto culumoy
Asc
Asc Hada 3 Yrs ayaa ka soo wareegayay Sheikh ma Fahmay Bitcoin Mise Halkiibuu Taagan yahay
Bal iiga soo Jawaaba?
Ninkani dhaqaalyahan ma aha inuu la hadlo
Hadaa arimahas dhex galin kawarn
Bitcoin isade baan u isticmali kara
Sheekha mafahnsano waxa la dhaho Cryptocurrencies marka dag daga jooji ya sheekh
Hada Mxad ka hysaa?
100m dollar😂@@khaledmohmed9102
✔👀👀👀👀✅👂👂👂👂✔
Kowsar black
Lacagtan umalow carbtu ma taqaano kuya nin masriya yidhi intu maahmah yaro carabiya so qaato adeer carbtu waa dad jaahilina oo aan baran technology kaliya kunool dhaaaalaha Patrol ka xitaa waxa jira qaar aan magacooda af carbi ku qori karin misana dhawr milyon haysta somalida ka aqoon badan runta
TREDBOT..MAKA MID YAHY BITCOIN KA
May iska ilaali 1aar baa scam ahee
Somaali baa lahadlaysaane af soomali kula hadla.
😂😂😂😂Haye
Waar Camal yeelo saxiib, galada anka ganimayseno
Culumada somalida wax aan quraan aheeyn ma bartaan miyaa kulahaa Nin masri ah wuxui yiri Nin Kuwait ah wuxui yiri Nin Saudi ah wuxu yiri ra yi carab maahana wax kale mahayo shiiqa anigu ma aqaan ayuu ka xishoday aqon la an ceeb mahan tomorrow Shiiq umul oo isticmalayo hadaa aragtaan isoo xasuusta 🤣
War shiiqii warma kaheysaaaa
Manta
Inta unlike dhahday wakuwa isticmalaa bitcoin ka
Omar abdi mashallah
Mashallah
Shekha qix qix muxuu ugu hayaa qabsimada miyaa xiran miskiinka?
One coin na kawarama
Nusaybo Farah one coin waxaaba la qatey bit coin waa mafia
Hoowshaan waa lagaaga faradhuudhuuban yahay ee u daa sheekh Imraan Husein wuu xaaraanti nimeeyay Pitcon iyo dollarkaba ee aan isaga wada tagno sheekhoow.
Adoo jaahil ah sheeqa afka hala galin
@@naimaorodo4160 sheekhiina hadii uu kan yahay mooryankiina waasee.
@@ubahdahraan4494 adoo kale waaye mooryankena
@@naimaorodo4160 moryaan xaraan kunaax adiga iyo sinjigaagaa ah
Sheekan Wa sheekh bussiness isagoo sheekh ayuu hotel la sexdo furtey weliba dad aan isqabin see an jireen xawaalad n.a. wuu ka furtey Wa sheekh bussiness Kasto ku jira
Bitcoin xaguu ku soo Bartay.kkkkkkkkkkkkkk
Abdirisaq Ali He is a scholar, baxdi buu sameyay nacasyahow.
Umal diinta ciyaarta kadaa! Bitcoin iyo dollar waa iskumid, dollar ku hanoolaado bitcoin hadhacdo wax shaqaynaayo ma ahan malaha ganacsigaagaa dollar kufadhiyo hadii lagabadalo waad khasaaraysaa hhhhh lajiifiyana banaan, diin ma ahan waa xeeladaysi الدولار الأمريكي وبتكون وجهان لعملة واحدة، لافرف بينهما في المعاملات التجارية
Sheekha information khaldaan ayuu faafinaya. Waxa iga muuqda inaanu fahmin lacagta electroniiga. Informationkiisa na waa tii 2009kii la haye. Maxaa uu diday sheekha inuu inoga warama heerkay sanadkan marayso?
AM,,,JAAHUL BAA TAHAY AMA MUNAAFAQ EE SHEEKHA AFKAAGA KALA BAX
culumada waala ixtiraama waayo Allaah ayaaba ku tilmaamay xidigaha Allaah ee dhulka ku sugan waa culumada
Shekh umal si cad oo aan mugdi Ku jirin ayuu usoo bandhigay ee qofka niicda iyo munaafaqnimada la shiryimi haata burhaanak adeero
Gadh case ka dayn maayo ciyartaa dintaa illahay waxan culumadaa labaxday wa ganacstayaal ama shaqalahaa ganacsigaa allahkoodkaa
Runti shaqa waxuu aqrinayo was rayi qof qaladbadan ba ku jiro
Jaahil mujrim ah aan Diin Islaam ahna shaqa ku laheyn.. Umal waa Khaainul Diin... Khawaarij aan xishood laheyn... Duli
Lacnada ilaahay kugu dhacday gaalyahow culumada afkaga qadhmuun haku soo taagin
Axmed Xavi Siilka hooyada iyo qaxbadi Khawaarijta caabudo Nacalada haku dhacdo duliyahow garaca ah....
Naclad korkaaga ha ahaaato culumida afka ka jeeedi
Copy and paste
Ilaah ma jiro muxamad waa beenaale quraanka waa khuraafo islaamku waa argagixiso diinta waa sheeko xariiro
ilaah Majiro Hunguri ayaa hlkaas kaaridey ogaw
Ilaah majiro
Waa waxa shaydaan iyo kuwa ku indha sarcaadiyay kuu aqriyeen... maanta maalin aan ahayn ayaad ogaan doontaa... ogoowna 2bilyan dad ah ayaa aaminsan adigu hadaad diiday waxaaga hayso dadkana nabad gali.
ilaah Majiro alle haku so hanuuniyo walalow waxkale kuma dhihi kare
Magacada ayaaba lagudambabaya sheydaan dashiis baa tehee allah awood uukusiyey ayaad hada qoralkaa kuqoreysaa oodh kusocotaa kujifaneysa kunna sokeceeysa nabi moxamad scw allah ayaa dahiraay adiga afkada urayo wax kama dibayo ee ceeb iyo been iyo fasuqnimo agtadaay talaa allaha kusohadeyo hadu allah kuqoraay hodayo
Been ban baa ka buuxdaaa
Kkkkk umal dollar ku hanoolaado bitcoin ₿ hadhacdo wax shaqeynasyo ma ahan, ganacsigaagaad ku ilaashanaysaa diinta, tuug argagixisa ahaad tahay,
War, ilaaheey maad ka cabsatid
Maba yaqaano Bitcoin ee muu iska aamuso UMUL beenaale
Zaki mamba waar culamada afkadaa kadaa allah kaxushoo subxannallah
Zaki mamba Muslim matahay? Why? Because gaalo badan o somali ah aya so baxday. Hadii aad Muslim tahay afkaga iyo adinkaga halaga nabad galo, cululo iyo caamo qofna ha xagxagan waa igatalo
Aqoonta wadaadka kahadal
Culumada afka haku taagin caamayahow bilaa xishodka ah
Axmed Xavi Culimada waa kuwa wax maamiya oo aqoon cusub caalamka kusoo kordhiyey
Waa wadaad fahmi la buugaag 1400yrs kahor laqoray
Scw scw scw
جزاك الله خيرا.
Waxba