“ Ma rumeysan kartid inuu hal malin sameeyay 17kun dollar” Forex Awale Abdirahman

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • #crypto #forex #cryptocurrency

КОМЕНТАРІ • 241

  • @cawaalecalawaash2332
    @cawaalecalawaash2332 Місяць тому +245

    thanks for having me 🙏

  • @nemohupdirahman2467
    @nemohupdirahman2467 Місяць тому +46

    Podcast uu qof soomali ah leeyahay inankan baaa u fiican wlhi Thnk u wllo keep up❤️

  • @salahudinsomali
    @salahudinsomali Місяць тому +14

    Trading laba qof oo traders ah umbaa iska waraysan kara, waa haddii la rabo in nuxurka la fahmo, su’aalaha saxda ahna la iswaydiiyo. Su’aalaha qofka aan trading-ka aqoon uu qof trader ah waydiinayo waa iska dul-kaxaadis iyo isku dhex yaac.

  • @abdihakim7491
    @abdihakim7491 Місяць тому +32

    Ninkan isku strategy ma isticmaalno laakiin 100% macluumaadkaas uu ina siiyay qofkii isticmaala way anfacayaa.
    Guilayso zxb.

  • @sagaanbe_Gurey
    @sagaanbe_Gurey Місяць тому +50

    Ninkan nin culus weeye waa Goat 🐐 cilmi weye kumanan ayuu soo sarey lacag sameyey oo an ka mid ahay xagan Forex🎉

    • @AymanmustapheMohamed
      @AymanmustapheMohamed Місяць тому +2

      Zhp ga xu ku bixiya maa online bu ka bixiya

    • @RuqiyoSalaad-rh9ix
      @RuqiyoSalaad-rh9ix Місяць тому

      Haaa online waye ​@@AymanmustapheMohamed

    • @user-ln4yn9cr6z
      @user-ln4yn9cr6z Місяць тому

      Ninkan maxaa uguqoran yutubka wlal😢

    • @RuqiyoSalaad-rh9ix
      @RuqiyoSalaad-rh9ix Місяць тому

      @@user-ln4yn9cr6z cawaale fx hadaad qortid waas hellaysaa

    • @AbdirahiimYousuf
      @AbdirahiimYousuf Місяць тому

      ​@@user-ln4yn9cr6z Comment Ayuu usoo galay waana Ka Ugu like ta badan.

  • @LibanAbdi-fv8li
    @LibanAbdi-fv8li Місяць тому +34

    xaqiiqdaa waxay tahay nollosha wax walba wad bilaabi kartaa kaliya waa adiga iyo dadaalkaga wax walaba waa easy kaliya waxay rabraa jogteen samir iyo dadaal i.n one day you will win nolloshada emotional ha ku go'aan qadan wan dareemayaa marka aad aragtay wiil yar oo shidan oo dhisan lacagna fadhigiisa ku sameya wad moral xumaneysa iyo nolloshada khiyaaligeeda balse ma ogthay ninkaa in badan ood bashalaysay in uu qol ku xirnaa marka ha ku goaan qadan videogan ee nolloshada hadaf u samee ustaad

  • @osmanabdulkereem6001
    @osmanabdulkereem6001 Місяць тому +8

    Waa vedio ugu horeyay oo aan forex ka daawaday , wana bilaabi donaa i.a ii soo duceya ❤

    • @abdirahmaanxalane3676
      @abdirahmaanxalane3676 Місяць тому +2

      Forex way qasaara badan tahay is ka jir

    • @osmanabdulkereem6001
      @osmanabdulkereem6001 Місяць тому

      @@abdirahmaanxalane3676 qasaaro kama fikirayo lkn xirfada inaan barto Ayan rabaa🙏

  • @abyanahmed4046
    @abyanahmed4046 Місяць тому +3

    Best Forex teacher out there, Xitaa Ardaduu wax baray baa hada ardada cusub sii gacan qabata Allahuma barik Awale Calawash. Just believe in yourself and Learn. Ha aaminana in Forex laga samayn karin. Everything is possible just manage your own account and LEARN from the GOAT

    • @queentasniim2696
      @queentasniim2696 Місяць тому

      Abayo inaa Barta raba ma iga cawin kartaa maclumad kusabsan.

    • @KIIKOEDITS1
      @KIIKOEDITS1 Місяць тому

      Abayo ana kacawinaya si free ah​@@queentasniim2696

  • @JakatoorYare
    @JakatoorYare Місяць тому +8

    GOAT of ICT

  • @apshirahmed5650
    @apshirahmed5650 Місяць тому +65

    112k$ one day moalimuu can do only❤ 17k 😂😂

    • @mohamedfamily9350
      @mohamedfamily9350 Місяць тому +8

      Hal trade ba lga hadlayaa zhp
      Moalimu 4 trade bay ahaayen oo lot 30 uu ku wda furay
      Balse wxa lga hadlayaa wa hal trade ookaliya masuul

    • @mohamedfamily9350
      @mohamedfamily9350 Місяць тому +5

      Hal trade ba lga hadlaya masuul
      Moalimuu 4 trade bay ahaayen oo lot 30 uu ku wda qaatay mida kle team bay ahayen
      Balse awale wa hal trade o kaliya waliba shakhsi ah

    • @hasandhacarbe2009
      @hasandhacarbe2009 Місяць тому

      ​@@mohamedfamily9350moalimu waa nin ugu fcn somali

    • @ProfessorAllen-i9g
      @ProfessorAllen-i9g Місяць тому +5

      Asxbey hal trade ama labo 100 trade horta 17k lacag so mahan maanta dada haysanin 100dollar 😂

    • @user-oh9bi8bf1e
      @user-oh9bi8bf1e Місяць тому +2

      Oh sorry bro demo ahayde 😂😂😂😂

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi Місяць тому +10

    Goat of iCT adkow.❤

  • @abdifatahahmed83
    @abdifatahahmed83 Місяць тому +1

    For sure, hard work pays 👏 . Thanks for the motivation and advice

  • @blackgrial491
    @blackgrial491 Місяць тому +16

    Masha allah forex manta waa wax ugo weyn dhalinta nolashooda ku hagi karaan
    Somali ahaan agteena wax xun u arkaan dadka inta ugo bdn mnta waxn ahay ardayad baraty qofka kaliyga igo garab taagn barashadiisa waa hoyadey mcn
    Halka family qaar malin kasta igaaga wacdiyaan insha allah one day wn ku guuleysanayaa 🎉🎉

    • @khadarabdi2212
      @khadarabdi2212 Місяць тому +5

      Hooyo waa lama huraan 😢

    • @ayubabdidahir1094
      @ayubabdidahir1094 Місяць тому +2

      Sxp cidna haujoojin anakaga balan qaadaya inad ku guulaysatid

    • @blackgrial491
      @blackgrial491 Місяць тому

      ​@@khadarabdi2212 hooyo waa lama huraan ❤

    • @blackgrial491
      @blackgrial491 Місяць тому

      ​@@ayubabdidahir1094uma joojin rabo insha allah ku guuleysan doonaa

    • @maxamedrabiic5577
      @maxamedrabiic5577 Місяць тому +2

      Hadiiba ay hooyada kugu dhiirigalinyso nasiib ayad leedahy janogale guul bi'idnilaah

  • @amiinamiin746
    @amiinamiin746 Місяць тому +7

    Ardaydaadi ayaa maanta dhaqaale soo galinaya wadanka, waa wax weyn adoo dalkadi jooga inaad samayn karto dhaqaale kugu filan, allaha ku barakeeyo ustad cawale

  • @ayubabdidahir1094
    @ayubabdidahir1094 Місяць тому +5

    Ustaad cawale legendary🙏

  • @guleidgallery
    @guleidgallery Місяць тому +5

    waaye xalaashiisa yaa huba sheekhyo badan baa xaraaran timeeyeay
    first comment

    • @khadarabdi2212
      @khadarabdi2212 Місяць тому +3

      Adunyadu waa casriye baadh maanad cilmi lahayn 😅

    • @sakiali894
      @sakiali894 Місяць тому

      Orod soo baadhdee mxd halkan wxaa kagasoo qoray ma xaranbaa

    • @Binthlm
      @Binthlm 27 днів тому

      Xaaraam miyn

  • @hikam1022
    @hikam1022 Місяць тому +2

    Zxbken aware alawash 17kun bu sameyay lkn dhalinyarada caalamku sidan kuar kay halkan saacadi $35kun bay sameeyan keep going 💪

  • @kidogo22
    @kidogo22 Місяць тому +1

    Maasha Allah waa xaqiiq jirto forex waa business online ah oo u baahan cilmjgeeda inaa barato so let’s go

  • @abdifitah9810
    @abdifitah9810 Місяць тому +1

    Ninkan waa legend wallahi wana macalinkeyga, wana milkilaha xurnimo dhaqale 😊

    • @tiitokaadir3068
      @tiitokaadir3068 Місяць тому +1

      Xurnimo dhaqaale istaad cabaas meshisa miyaa

  • @OogleAhmed
    @OogleAhmed 3 дні тому

    شكرا على المعلومات اخي الى الامام

  • @MohaHassan-pg7zk
    @MohaHassan-pg7zk Місяць тому +18

    Ustaad luuqaad soo gashaba ardeyda wey kula socdaan😂 oo anugu kamida ahay✍️💸✊️

  • @qayzizmail2475
    @qayzizmail2475 Місяць тому +3

    One day I hope to be a big trader if allh sey 😊🎉

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Місяць тому +5

    Dhalinyaro Haddaa isleedahay wax sahal lagu helo ayaa jira. Figrad aad ka shalaayi doontid😮😮😢

  • @faadumocarab3093
    @faadumocarab3093 Місяць тому +9

    Hagarlawe soqabo macalinkeyga plz

  • @farhiacalas9682
    @farhiacalas9682 26 днів тому +1

    aniga hada ayaan barashadeeda bilaabay inshaa allah malin un hankayga in aan ka gaaro ayaan rajeynaa

  • @zainabosman7744
    @zainabosman7744 День тому

    waa wax aad loogu farxo masha Allah

  • @suhaybcabdirashiid
    @suhaybcabdirashiid Місяць тому +3

    Goat 🐐 of ict

  • @maxamedrabiic5577
    @maxamedrabiic5577 Місяць тому +2

    Our mentor❤

  • @YounisMedia
    @YounisMedia 12 днів тому

    Best podcast and motivation noolw wll

  • @anisob8337
    @anisob8337 26 днів тому

    waa prodcastigii ugu horeeyay oo SOMALIYA aan daawado professianal baad tahay wll barnaamijyada bulshada wax utaraya marwalba sooqaado

  • @Rasheitt
    @Rasheitt Місяць тому +8

    Goat off fx ustaad abdi wali ahmed ali shire (ustaad moalimu fx❤🎉) one day's 112k💰
    Hal podcast Tina sooma fadhiisan adina 17k sameysay ayaaa 5 podcast saa u sheeg sheegto usoo fa dhiisaty lkn guuleyso ustaad wax waan kaa faaiday lkn reer ict maahe ❤🎉

    • @faysalqurbo8322
      @faysalqurbo8322 Місяць тому +6

      Muhiimada Waa in Ay Lacag sameyeeen Adna Aad Dad Izlameed Dhaleecaynayso😂😂

    • @barkhadibraahim1023
      @barkhadibraahim1023 Місяць тому +2

      labada nin ee lacagaha sameeyey intaad is bar bar dhigayso ee aad ku mashquulayso Bal naftaada adigu meel ku sheeg

    • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
      @Falanqeynta_musalsalada_Somali Місяць тому +1

      Cunugaan iyo Mocalimow iskuma dhawa

    • @cabdiraxiinkhadar4433
      @cabdiraxiinkhadar4433 Місяць тому

      moalimuu meesha maxaa keenay ma cid ayaa dood ka qabta inuu ultralegend yahay.

  • @M.Xiddigyoutube
    @M.Xiddigyoutube Місяць тому +4

    ganacsigu xalaal ma yahay ta kale wilkan aan ka bartee iso metion gareya ❤

    • @Mohamett779
      @Mohamett779 Місяць тому

      Google: adkow fx halkasa courses kiisa ka helaysa

    • @tradingmahdi
      @tradingmahdi 5 днів тому

      Cawaale calawaash

  • @MuseSidalim
    @MuseSidalim Місяць тому +1

    The only of Goat ict

  • @BISHARABDIKADIR-mz7wr
    @BISHARABDIKADIR-mz7wr Місяць тому

    Mahadsanid ustaad waraysigan dhiirann ban ka qaaday alxm🙏

  • @wacyiga_Nolosha
    @wacyiga_Nolosha Місяць тому +2

    GOATKA FOREX TRADERS KA SOOMAALIDA GUULEYSO USTAAD.
    WAA XAQIIQ IN AAD KAMID TAHAY DADKA HALF MILLION KA KA SAMEEYEY SUUQAN FOREX , CILMIGIISANA DADKA SOOMAALIYEED UGA FAA'IIDEEYEY.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Місяць тому +1

    Easier said than done ✔️

  • @caaqil_Yare
    @caaqil_Yare Місяць тому +2

    Cawale carwash Mr.Adkow🤴

  • @Qisaska-dahsoon
    @Qisaska-dahsoon Місяць тому +1

    Wllhi awale waa legend 3month ayan ku jiraa isbedel ayan ka dareemay 😊

    • @user-yw1xg6cc5x
      @user-yw1xg6cc5x Місяць тому

      hada herke mare wll madhigata mise real trade tahay

    • @Qisaska-dahsoon
      @Qisaska-dahsoon Місяць тому

      @@user-yw1xg6cc5x wll hada real trade ayan 1 bil real trader ayah bisha 8 aad ayaa xun marka maalmo vcn ayan zugayah

  • @amiinloxos381
    @amiinloxos381 Місяць тому +1

    goat 🐐 moalimuu soo qabo nio

  • @moawil3013
    @moawil3013 Місяць тому +2

    Ustaad awaaaale🫡

  • @Mohamedabdi140
    @Mohamedabdi140 Місяць тому +5

    17k inaad 2k un kala baxday dadka usheeg oo akoonkaagu loss kujiray😂

  • @user-oh9bi8bf1e
    @user-oh9bi8bf1e Місяць тому +1

    Reer ict waan idin salamay ❤🎉🎉

  • @HamdaJamaismail
    @HamdaJamaismail Місяць тому +4

    Cilmi waa ict lacagna waa Cunis ilaaahay cilmiga uu na baray Haw siyaadiy0

  • @KalidYasin-pu8zh
    @KalidYasin-pu8zh Місяць тому +1

    Masha Allah bro

  • @Hasanferrari2021
    @Hasanferrari2021 Місяць тому +5

    Dadkan waxa layaba nahy leh 17k ayuu laweragya meel kasta ogow waxn record goals wxa dhici in uu markle sameyo 1m iyo wax leeg ee dhaliisha bilaa micna ah iska daaya shbyaal respect others 🙏🙏

    • @wacyiga_Nolosha
      @wacyiga_Nolosha Місяць тому +2

      Adiga oon 1K samayn karin saaxiib maxaad ninkan libintiisa ugu diidaysaa

  • @user-bl1bs8ii7d
    @user-bl1bs8ii7d Місяць тому

    Waad ku mahadsantihiin podcast ka wax badan ka faa iiday, waa raheena aniga inaa ka gaaro meel sare✨.

  • @maxamedmacruuf8207
    @maxamedmacruuf8207 Місяць тому +1

    Adkow the goat of ict 💪

  • @maxamedabdirahman2581
    @maxamedabdirahman2581 Місяць тому +1

    Si daily ah ma usoo saartaa 10$ bal iskaba daa eh todobaadleh joogta ah 200$ maka samaysaa suuqan?. Hadi jawaabtaadu tahay haa senior trader suqaan aan buuq ku joogayn ayaan kuu aqoonsan doonaa hadii kale ka dhac waxani aad ka sheekaynaysaa waa wax lala xishoodo in meelahan lagaga jaaso eh.

    • @cabdiraxiinkhadar4433
      @cabdiraxiinkhadar4433 Місяць тому

      adigu ma ninkan ayaad focus ka dhigatay mise waa suuqa waxa aad ka hadlaysaa?

  • @aadanabdirahman7756
    @aadanabdirahman7756 28 днів тому

    Cawaale abdirihmaan calawaash abtigay horay u soco

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 Місяць тому +16

    hadaba somalidan goormu majority ahaan mentality goodu dhanka positive isku bedli doona.
    Qaar ayaa leh "waxn waa fake"
    Lkn 40yrs shaqlenimo way accepted garynayaan, o xoryada ma arkaan hh
    Qaar kle ayaa leh "17kun & podacast kii 5aad"
    Lkn ma ka fikiryaan, 17kun wiil dhalin yara u smayey in ay dhirgelin u tahay oy igana ay samyn karaan, kma fikiraan lcgta wxa u ku qabn doono sida in hooyo mcn & qoyska oo dhan uu shaah fcn oo lagu farxo oo lgu duceyo u siin doono, iyo inu ka bxin doono sadqqo iwm, lkn ma arkaan.
    Qaar ayaa leh "marketing waye wxn"
    Lkn ma arkaan in wax shaynayaa oo Algorithm ah inuu u tilmaamyo lkn ay garan laayhin!!!
    WTF! lkn dadkinan negativity ga ahi nlosha ayaad Balanced garysaan, hamblyo mm😂

    • @maxamedrabiic5577
      @maxamedrabiic5577 Місяць тому +2

      Laganoow gulayso bro
      Dadka ma oga adunkan inay everything possibilit yihiin
      Imagine hadii wax negative ah lashego way rumaysanayn lkn siday xumaantuba macquul utahy ayu wanaaguna macqul uyahy kayelimayan specially somalidena caado ayan ulahayn awow ka awow

    • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
      @Falanqeynta_musalsalada_Somali Місяць тому +1

      Hadiiba aan hubo in uu beenaale yahy kwran lkn adiga lagaa dhaadhiciyay lcg badan sameeyaa ardada ayuu lcg ka sameeyaa

    • @user-wz6wc9xl6i
      @user-wz6wc9xl6i Місяць тому +3

      Nin Intisa ka weyn🎉

    • @suhaibismail7889
      @suhaibismail7889 Місяць тому +2

      @@Falanqeynta_musalsalada_Somali
      Hmblyo, Negtavi & positive an ka hadlyey aayd tusale u tahay!
      U firso wilka mohahmed rabiic ugu qorntahy coment gisa adna kaga eeg😉

  • @aishaluulla4636
    @aishaluulla4636 Місяць тому +1

    Awale adke ❤

  • @momtazabdezamadjama4505
    @momtazabdezamadjama4505 Місяць тому +1

    M.a bro keep going

  • @Asiya441
    @Asiya441 Місяць тому +1

    Mashlllh nin rageed❤

  • @mohedrashiidmohamed5720
    @mohedrashiidmohamed5720 Місяць тому +1

    Legend cawale❤

  • @Arabduur
    @Arabduur Місяць тому +2

    Nacalaaye dunidaan balance maahan
    Anaga haldoller oo internet kii ah mahayno
    Ayaguna 100k hal trade😂
    War wuxu ma dayaxay ku nool yihiin😂

    • @ridwaanmohamed9461
      @ridwaanmohamed9461 Місяць тому

      😅😅😅😅😅😅😅😅 qoomkle waayeH

    • @user-xg1td2vh8w
      @user-xg1td2vh8w 6 днів тому

      Maalin maalmaha ka mid ah isba saas ayuu ahaa 1$ ma heyn lkn wuu da'daaley Aduunyadana wax impossible leydhaahdaa kama jiraan bro
      Struggle 😊

  • @haamze
    @haamze Місяць тому +1

    Guul iyo gobanimo 🎉

  • @ayuupsports122
    @ayuupsports122 Місяць тому +2

    Ustaad cawale

  • @abdisamedmohamudabdiwahid9485
    @abdisamedmohamudabdiwahid9485 25 днів тому +1

    4:17 please filinkas magaciisa yaa ii sheegi karo

  • @cashara4056
    @cashara4056 Місяць тому

    thanks teacher

  • @user-zg6zm2oh5c
    @user-zg6zm2oh5c Місяць тому

    Alhmd y’a rabi❤

  • @maake3228
    @maake3228 Місяць тому +1

    Next ustaad mohamed omar hduu joogo soo qabo 🙏🫡

  • @xamiidali7615
    @xamiidali7615 Місяць тому +2

    Our Goat 🐐 ❤❤🙏

  • @MaxamuudMuuse-h7c
    @MaxamuudMuuse-h7c 29 днів тому

    Wll wxaan doonayaa inaan noqdo adeygaaga wll awale abdiraxman❤

  • @Abdinurmoha
    @Abdinurmoha Місяць тому

    Inkastoo Aan kamid Ahy Team moalimuu Hadana Ninkan waan Taagera Guulysta Team Fx

  • @Mariadentist
    @Mariadentist Місяць тому +3

    Ninkan waxa u cod eegyhy UA-cam ka waxkabaro ninka Leh E isna Forex ka shaqeysta😅😊

  • @asmaabdi1460
    @asmaabdi1460 Місяць тому +1

    Ninkan numberkisam rabaa isoo sheega?

  • @xiinxiin8922
    @xiinxiin8922 Місяць тому +2

    Ustaad waraysi kugu dileene 17k u qadan wayeen youtubersku

  • @mohamedimanmohamed
    @mohamedimanmohamed Місяць тому

    Yaa iga caawin kara?
    Best pro firmka ugu wanaagsan kaa oo aqbal doc somalida iyo in lacag lagala bixi karo somalida

  • @suhaybaadan1920
    @suhaybaadan1920 Місяць тому +1

    Ma xuma inaad Lacag sameysid Lkn waxa xun inaad Mwwl puplic ah aad La timaado si aad uFaanto

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 Місяць тому

    M.a ustaad adke alwasH

  • @Juu_123
    @Juu_123 Місяць тому

    M.a he’s legend😊 lkn hal su’aal ba inga ilawdy. Yacni qofka mrku glaya suuqn ma waxa muhim ah in uu cilmigan finance io dhaqalaha aqoon u lahaado mise every person wuu baran karaa asigo course yar qaadnaya?? Thnkz arda media io Awale🫶❤️😊

    • @Qisaska-dahsoon
      @Qisaska-dahsoon Місяць тому

      May wll kaliya forex ayaa barana wana ku shaqeyn kartaa

    • @hanadahmed3782
      @hanadahmed3782 Місяць тому

      mayaa walalo umaa bahnid cilmi dhaqaale inaad lahatiid suqqan ayaad ku baran doonta wax kastaa oo suuqan kaa shaqeeeya

  • @Aadletrader
    @Aadletrader Місяць тому +1

    My only mentor suuqa waad fududeysa ❤

  • @abdinoorahmedbuzuri9521
    @abdinoorahmedbuzuri9521 Місяць тому

    Ninkaan suuqa faham fiican ayuu uleeyahay waana nin dagan

  • @Zakijamafx1
    @Zakijamafx1 Місяць тому +3

    Podcastigii 5aad 😂😂 17 kun la wareeg 😂😂

    • @M.Abdull24
      @M.Abdull24 Місяць тому +4

      Negativity hala wareegin nio 17kun muu baryine, qof intaad hormarkiisa ka xuntahay adna gaadhi maysid.

    • @mk__yaska9257
      @mk__yaska9257 Місяць тому

      adiga podcast 2 dolr io hal dollr la wareeg😂

  • @abdiyaw
    @abdiyaw 26 днів тому

    mr adke🎉

  • @user-zg6zm2oh5c
    @user-zg6zm2oh5c Місяць тому

    My forex ❤

  • @shaficiyusuf9657
    @shaficiyusuf9657 Місяць тому +1

    Ustaadka UA-cam kiisa maxaad ugu qorana.

  • @djcodka7512
    @djcodka7512 Місяць тому

    From Awale calawash

  • @abdalajaamac5692
    @abdalajaamac5692 Місяць тому +2

    The father of marketing 😂😂

    • @muhsinsofe9061
      @muhsinsofe9061 Місяць тому +1

      Kadaa miskiinka wakhtigiisa ha qaatee from team law and order

  • @Mrlacag-nm3ce
    @Mrlacag-nm3ce Місяць тому

    Wr de 17kun wax wayn ha ka dhigin dadka ma taqaanid kligina fx treder maheee

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 Місяць тому +2

    Nikan wa ustad forex nio soo qabo ustaad crypto.
    Eng abdishkur
    Ama hargaysa waxad ka helysa Eng hakaale raga so qabo crypto ka muhimsne

  • @richmann7835
    @richmann7835 Місяць тому

    Zhp aad ban u doonayay macalin aan Ka barto crypto Ama link please iso jawaba

  • @user-fi4te8mr9x
    @user-fi4te8mr9x Місяць тому

    Thanks

  • @kamalmc7
    @kamalmc7 Місяць тому +1

    best monter

  • @creativesuccess-y9v
    @creativesuccess-y9v Місяць тому

    focus on cryptoooooooo

  • @abdisamadyussuf501
    @abdisamadyussuf501 Місяць тому

    Mnsha allah

  • @Qadaro223
    @Qadaro223 Місяць тому +1

    Ani iyo suuqu waan kala adkaan laanay😭😭

  • @Madaale04
    @Madaale04 Місяць тому

    Waa macquul forex inlagasameyo 17000 dolar

  • @HafsaBaashe
    @HafsaBaashe Місяць тому +1

    Ninku haduu qurxanyhy wa lacagbu Leyahay fahma

  • @BasmoabdulahiAgram090
    @BasmoabdulahiAgram090 Місяць тому +1

    18 doler gabadha ka sameyay2500 oo cadey watan arkay ka Wara he

  • @AbdiMohDirie
    @AbdiMohDirie Місяць тому

    Wll ninkan youtube ama telegram ma leyahay ishega 😊

  • @CabdiHakin-sj8xp
    @CabdiHakin-sj8xp Місяць тому

    Zxp halkii ka helaa course

  • @Aboudi600
    @Aboudi600 Місяць тому +3

    Dee cawaalow waa noocma podcast gii 4aad ayaad sii maraysaa 2dan week ee u danbeeyaye 😂😂😂

    • @anas-ismail
      @anas-ismail Місяць тому

      Ila hada waaba yaabanhy sxbow
      Lacag waala sameyn jiray inte doonto hala ekaatee lkn tan o kle wee imasoo marin 😂

  • @zamirahassan5388
    @zamirahassan5388 Місяць тому +1

    Codku aad ugaaban yhy

  • @user-us9ly3ku7y
    @user-us9ly3ku7y Місяць тому

    In fx 17 thousand is possible

  • @Kami395
    @Kami395 Місяць тому

    Xagaan casharadiisa ka helaa ninkan😊

  • @diallyfunnymemes
    @diallyfunnymemes 12 днів тому

    Wllhi wuu noo hagar baxay

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi Місяць тому

    Ardaa media

  • @Sharmaakemohauser-wg1cg4bw9z
    @Sharmaakemohauser-wg1cg4bw9z Місяць тому

    Zxp kalawareesanayo magaca youtubekiisa ii sheega

  • @SumayaNurMohamed
    @SumayaNurMohamed Місяць тому +1

    Sidee ubartaa 😢icaawiya bls