8 Waxyaabood Oo SAAXIIBADA BEENTA Ah Oo Kali Ahi Ay Sameeyaan | Ka Digtoonow

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 сер 2021
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
    MUSIC
    ----------
    / @rossbugden
  • Навчання та стиль

КОМЕНТАРІ • 212

  • @abdilazizali2891
    @abdilazizali2891 2 роки тому +10

    Saxiib saaxiib wax layidhaahdaa majirto waxa layidhaahdaa Dadku waa wada cadaw Fadlan cidna hala saxibin cidna ha aaminin .

  • @Asia_128
    @Asia_128 2 роки тому +42

    Qaacido walba ood na siiso macalin noloshayda waan ku dabaqaa Noloshayda wax badan baad ka badashay 🥺❤

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Рік тому +4

    Soomaalidu Saaxiibnimo ma gasho waa wada danaystayaal.
    Xataa kuwa wadaada sheegta ayaan la aamini karin oo u badan danaystayaal.
    Subxaanallah yaa saatir.

  • @abdifitahabdulkadir3419
    @abdifitahabdulkadir3419 2 роки тому +12

    haaa waa arke wlhi waxaa school sxb ku ahn mid ka mid ardeydii isku fslka ahn waxuuu sxbka ugu fcn aan barte waxaa mudo isla jooga no kdib waa kalo tag ne meel kle ayaaa tage kdib waxaaa barte kuwo sxb aaan u qalmin lama helo sxb qalbi nadeefa leh o ku jacal sxb mcn cabdiwahab farxda igu noolaw

  • @hawokiinchannel2812
    @hawokiinchannel2812 2 роки тому +10

    Ima soo marin lkn saxibada hada jira ayaaba sidaan ubadan wan rajeyna qof walbo saxib fican inuu helo ustaadkeyna allah ku xafido 💖💖

  • @farahninwayn7734
    @farahninwayn7734 2 роки тому +15

    Wax sxb ladhoho majiro aduunku waa gabagabo anigu sxb maan lihi lkn waxaan leeyahay dad aan isku fiicanahay

  • @cabdulaahiyarecabdulaahiya538
    @cabdulaahiyarecabdulaahiya538 2 роки тому +3

    Mahadsanid sxb

    • @xuseenxuseen1300
      @xuseenxuseen1300 2 роки тому +3

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ayana.mohamad6429
    @ayana.mohamad6429 2 роки тому +7

    Waligyba hal gabr iyo hal wiil Lasaxiibay Ayaguna Waa kuwa Dantoda tayda ka hormariya oo Daacad ah Allah ha iideystee RABBi baa igu maneystay Zxpo Qaliya Alxamdullilah

  • @fatmazahra8343
    @fatmazahra8343 Рік тому +3

    Maya willi imaso marin lkn waanka fejignanaya thanks teacher

  • @ayanlemuse6142
    @ayanlemuse6142 2 роки тому +10

    💫Saxiibka dhabta ah muqaal ka soo samee abdirisak farax💥💙

  • @tahamedahmed4066
    @tahamedahmed4066 2 роки тому +8

    Absolutely 100 waxad kahadlaysaa true waxa badan Baan ka ifaiday oo Aan meshan kuso koobi Karan wllo without you won’t understand that fake friends 🙏🙏🙏🙏 big respect you keeping post good think

  • @Zack-zh4zj
    @Zack-zh4zj 2 роки тому +16

    Legend always legend 👑 keep going wllo

  • @sumayocabdi
    @sumayocabdi Рік тому +3

    Mahadsanid wll abdirizak dad noocaana naguma yaro e

  • @user-bb5zu6jk1j
    @user-bb5zu6jk1j 2 роки тому +3

    Thanks 😊 🙏

  • @luka.......4855
    @luka.......4855 2 роки тому +5

    Masha Allah zxb mcn 💕💕

  • @hormariyemedia4453
    @hormariyemedia4453 2 роки тому +10

    Runtii xaqiiqda ayaad mar walbo ka hadshaa Allah ku Xafido Ustaad.

  • @Geelle754
    @Geelle754 2 роки тому +8

    Masha Allah mahadsanid apdirisaaq Farah waan arkaa dadbadan oo noocan ah

  • @salwemediachannel8489
    @salwemediachannel8489 2 роки тому +2

    Wll maxa aad joogtay oo dhan waa run horey u soco

  • @kingazhwan4825
    @kingazhwan4825 2 роки тому +6

    Alxm waan leeyh sxb dhab ah iskuna dayo inuu ii noqdo sida wllkay iga ween oo kle Alxm ilaha mahadaas iska Leh xitaa marabo inaa idinla wadago asiga waayo waad iga baranysaan🩸🤛🏻

  • @mazkaxmaal2257
    @mazkaxmaal2257 2 роки тому +4

    Beautiful video 🤩

  • @abassabdi9493
    @abassabdi9493 2 роки тому +5

    Big respect brother

  • @siciidabdirahman400
    @siciidabdirahman400 2 роки тому +6

    Masha allh

  • @cawoa.warsame603
    @cawoa.warsame603 2 роки тому +3

    Wcs mahdsanid wll

  • @sagalmohamed8165
    @sagalmohamed8165 2 роки тому +5

    Thanks ustaad

  • @nurbaydha6660
    @nurbaydha6660 2 роки тому +4

    Masha allah wllkay mhd snd 😍❣

  • @xaawoxasan3854
    @xaawoxasan3854 Рік тому +2

    qeeyr allaha ku siiyo wa ka faaiday walaal

  • @cashaupdikariim9455
    @cashaupdikariim9455 2 роки тому +3

    Haa walihi uuku soo dhacay🤲

  • @abdullahihassanabshir540
    @abdullahihassanabshir540 2 роки тому +5

    Aad baad u mahadsantahay ustaad Abdirizak

  • @haniyusuf9881
    @haniyusuf9881 2 роки тому +8

    Masha Alaaah walo mhd snid 🌍🌍😎😎😎🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @dalmarmahamed5412
    @dalmarmahamed5412 2 роки тому +2

    Saxibkayga Abdirsaq Farah Awad waad Mahadsantahy saxib xaqiiq waan arkay dhamaan Calamadan aad inoo sheegtay ee saxibka Beenta ah in badan wxan kusoo arkay saxibadaydi hore balse dhamaan xiriirka ayaan u jaray agtaydana waxba kamay aha waa danaystayaal dhabtii.

  • @jimcaalefaarax9633
    @jimcaalefaarax9633 2 роки тому +2

    Haah waxa baden ku.arky.runtii

  • @DHEXNIMOTV
    @DHEXNIMOTV 2 роки тому +2

    Waxkabro Channel waa Jaamacad Cajiib Ah mudo badan oon ku xidha wax badan ayaan ka faaiiday Allah Khayr ha siiyo Cabdirisaaq Faarax

  • @indhogroup6898
    @indhogroup6898 2 роки тому +9

    Brother keygii waa sugaayey nucan video gaan oo kale 🙂 keep going bruh insha allah 500k aa inoo balama(i support you)!

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 2 роки тому +5

    Waan arkay in badan, sxbkaas xasidka ah qaab loola dhaqmo oo uu jecleysaneynin qofkaas noso Gali mowduuc ku sabsan adigo jarin xiriirka sxbtinimo lakin dareen sinaayo Inu yahay qof aan agteyda qiimo kulaheen

    • @sahraismail2230
      @sahraismail2230 2 роки тому +3

      Waaxad ogaa arsankarata waaxu kuu weydisto sii lakin Adiga baahiidada tuusin waaxna haa ushegan Asagaa ayaa faahmidoona siidey waax uu soocdan

    • @fatmahaji4077
      @fatmahaji4077 2 роки тому +2

      @@sahraismail2230 mahadsanid abayo

    • @zakiaabdikni128
      @zakiaabdikni128 Рік тому +2

      Sxb nocas Ana so arkey wan ka gaabsdey hdana caadi ayn ula hdala waxn darensiyey wax qiima Usan lhyn

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 роки тому +6

    Mashallaha

  • @Yoolskills
    @Yoolskills 2 роки тому +2

    Abdirisaq Farax alleh haku Sharfo saxib qalih

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 2 роки тому +1

    Mahadsanid

  • @queensomali9094
    @queensomali9094 2 роки тому +5

    Keep going wll abdirizaq....wll waxa kaso hadasha sida qof ad mel iskal shaqesan ad kuhanan karto😍😍😍plz

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 роки тому +4

    Baajuumo weeyen wad mahadsanty wll

  • @yaxyesakariye9158
    @yaxyesakariye9158 2 роки тому +3

    Thanks ustad

  • @anasmedia5152
    @anasmedia5152 2 роки тому +1

    Thanks ustaad abdizkir

  • @saryarechannel8282
    @saryarechannel8282 2 роки тому +4

    M.a
    Haa waxaan soo xasustey kuwa badan oo ah saaxibo been ah, waxaana ku gartey qodobo dhowr uu kamid yahy: markad dad kale la jogtan inuusan ahaanin sidii uu ahaa markii hore, maku daneynayo, wuxuunq ka xishoodaa inuu adi saaxiib kula yahay, hadduu mesha kugu arkana wuxuuba marar isku dayaa inuu wajiga kaa leexiyo.

  • @jubayryare7070
    @jubayryare7070 2 роки тому +5

    5:45 walhi saxibaday dadkan ad shegtay ayay ubadan yihiin lkn iskama qaso siday ila dhaq man umban ula dhaqmaa 😂😂

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 2 роки тому +1

      Zaw mhaa yaa iska jiidhaba waa lala qastaaye😂😂💔

  • @xamdimaxamed4936
    @xamdimaxamed4936 Рік тому +2

    Wallaahi waan ba arkay oo hadeer caawi maad badan ii siiday thanks

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 2 роки тому +2

    Macalin xagee ku maqnayd beryahan waan kii xiisaye masha allah hadaad soo noqotay Maxamed Faarax

  • @nasab6929
    @nasab6929 2 роки тому +1

    Thank you walaal

  • @ahmedabdirahman360
    @ahmedabdirahman360 2 роки тому +4

    Qofkii ugu horeeyay😆😆😆😆😆

  • @abdiazizali1522
    @abdiazizali1522 2 роки тому +5

    Dadba u haysta saxibka ka ninka ah uun war xita hadad gabar Sxp latahy sxbad bena way noqon karta 😂🤣

  • @hamdayusuf4515
    @hamdayusuf4515 2 роки тому

    Tnks wll

  • @fartuuncabdicismaan9317
    @fartuuncabdicismaan9317 2 роки тому +2

    Mashallh
    Alle ha ku sharfo

  • @sadaqjohnmoha51
    @sadaqjohnmoha51 2 роки тому +1

    Msha aallah

  • @munayusuf9938
    @munayusuf9938 2 роки тому +2

    Mahdsanid wllo waan kaa barta talooyin badan✌✌

  • @hamzekhadar295
    @hamzekhadar295 2 роки тому +2

    Mudane ustaad sidee baan u baran karaa aqoonta cilmu nafsiga. Fadlan ii faaidee ama video nooga soo samee.
    Mahadsanid

  • @nuurqarri1256
    @nuurqarri1256 2 роки тому +2

    😊thanks 😊

  • @tahamedahmed4066
    @tahamedahmed4066 2 роки тому +2

    Love your video ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @munirtayga9913
    @munirtayga9913 2 роки тому +2

    Really teacher 🥰🥰🥰😌

  • @nuuracaydiid1656
    @nuuracaydiid1656 2 роки тому

    Thanks

  • @xuseenwaraabe9503
    @xuseenwaraabe9503 2 роки тому +2

    Mansha.alaah. wa.casharo.aaad.umihima.siiba.xageyga.wad.ku.mahd.santy.sxb

  • @yoonissiciid8835
    @yoonissiciid8835 2 роки тому

    Thankz pr0

  • @tahamedahmed4066
    @tahamedahmed4066 2 роки тому +2

    Wlhi anigu natfday sxb lahy Waa Runta 100 kabadan intaa arkay especially American

  • @kalidmahamed4024
    @kalidmahamed4024 2 роки тому +1

    شكرا💓💓💓

  • @cabdiraxmaan2924
    @cabdiraxmaan2924 2 роки тому +2

    Keep goin macalin wan ku aminsanhy alle ka sakoo macalin +saxip

    • @jubayryare7070
      @jubayryare7070 2 роки тому

      Yah war ilahay amin sanow kasokow wax ladhaha majirane wa shirki ye ✍

  • @mrhanad6655
    @mrhanad6655 2 роки тому +9

    Sxb xun waxaa Ka jeclahey cadowgeega dhabta ah I dhaaf dheh 😵

  • @maxamedpes3567
    @maxamedpes3567 2 роки тому +4

    TNZ WLL QAALI

  • @fiicaneyaadan6145
    @fiicaneyaadan6145 11 місяців тому

    Haa thanks

  • @nuuramubarik6368
    @nuuramubarik6368 2 роки тому +2

    Mashalah🥰🥰

  • @bsofficialchannel845
    @bsofficialchannel845 2 роки тому +2

    Waad mahadsantahay wll c.risaaq ninka kaliya ee aan xalqadihiisa ku taxanahy waan arkay zxbkaaa immikaanan ka goodanayaa

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 роки тому +2

    Haa wuu i soo maray laakiin maraka psychology adi ka baarty gabi ahaanba noloshyada ja saaray ama sida kale explaining u yareeyay😂😂😂😂

  • @hello5755
    @hello5755 Рік тому

    thanks

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 2 роки тому +1

    M.a waxatahy wall aan wax badan kafaiday shukran inbadan wallhi🙏

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 2 роки тому +1

    Mansha alaah

  • @rumaancabdullaahi52
    @rumaancabdullaahi52 2 роки тому +1

    M.a waan kahelay calaamado mahadsanid

  • @ciyaratoyida3136
    @ciyaratoyida3136 2 роки тому +1

    mashalaha macaan

  • @Aduunkeena
    @Aduunkeena 2 роки тому +2

    Asxaabeey qofkii taariikhaha iyo dhacdooyinka markaasi cusub jecel channelkan hasoo booqdo fadlan.

  • @ameermacaaneeyestudiochann2379
    @ameermacaaneeyestudiochann2379 2 роки тому +1

    War waad mahadsanty wlhi zxp wan ka talo baxay nio waligay nolosha kaligay ayaan qadanaya cidna uma baahni macalin

  • @samiiyasamiiya8527
    @samiiyasamiiya8527 2 роки тому +1

    Haa walahi👍👍👍👍

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 роки тому +5

    Thanks legend ❣

  • @rugaalmedia3563
    @rugaalmedia3563 2 роки тому +4

    Saaxibta beena ah waya necban yihiin ardayga suaal badan inta gujiro cashirka sharxaadisa

  • @safasalah7826
    @safasalah7826 2 роки тому +1

    hore usoco walal qali

  • @sawdaahmed1421
    @sawdaahmed1421 2 роки тому

    M.a macalin

  • @saabiriinyuusuf8658
    @saabiriinyuusuf8658 2 роки тому +2

    😔😔haddaaleyahay

  • @sadoali531
    @sadoali531 2 роки тому +1

    Correct wlhiE 🤗👍😂anah intaba arkaY dad sas iGu ah sHpna iskga kY dhiga

  • @qureeshaqureeshamohamed7967
    @qureeshaqureeshamohamed7967 2 роки тому

    Yes

  • @sugaalcade1775
    @sugaalcade1775 2 роки тому +3

    😭💔

  • @zultancapdi664
    @zultancapdi664 2 роки тому

    Haa macalin wax ka barro

  • @abdulhaqanwar8396
    @abdulhaqanwar8396 2 роки тому +2

    Keep going my bro 😎 😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nuhmohd203mohd7
    @nuhmohd203mohd7 2 роки тому +1

    Haa

  • @fatximohomed1612
    @fatximohomed1612 2 роки тому +1

    Waad mahsantahay m.a sharf medahay

  • @xaajinuurnuur1882
    @xaajinuurnuur1882 2 роки тому +2

    niyow waa ii faa iidaysay garabkaaga allaha galo

  • @abdishakur1614
    @abdishakur1614 Рік тому +2

    All wan ku arkay 😢😢😢

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 2 роки тому +3

    Hhhh😅🤣🤣
    Nio dhawr calamadod ayn ka haya zhp

  • @faraxdagan7507
    @faraxdagan7507 2 роки тому +5

    Haa wlhi qofban xasuustay 😂😂

  • @nimcoyousuf2112
    @nimcoyousuf2112 2 роки тому

    Wcs wll

  • @muniirlakixadaadi8191
    @muniirlakixadaadi8191 Рік тому

    Haa legend

  • @nusaybamoha5641
    @nusaybamoha5641 2 роки тому +1

    Haa walaahi lakiin hada waxkasta way dhamaaden hada Alxmdullah

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 2 роки тому +5

    🤣🤣🤣 anigaaba isku arkey calaamado kamida kuwaan🤣 walow aanan reero saaxiib ahayn oo aanan jeclayn saaxiibtinimo iyo iskadaba shirshirid. Dadka aanla shaqaynaayo ayaan kuqabsadaa hadaan shaqada katagane Maba aqaan dadkaas. Dadka saaxiibka jecel waa dadka ayku adagtahay iney dadka dhexgalaan

  • @Nasrahh
    @Nasrahh 2 роки тому +2

    Waxan o dhan wan ku arkay💔

  • @saciishareera4718
    @saciishareera4718 2 роки тому +2

    200k baan kuu rijeynayaa ustad 👊💝

  • @apdirahmanismaaciil4016
    @apdirahmanismaaciil4016 2 роки тому +2

    Kani waxkastoo aan isku arkay uu iisheegay walahay

  • @jubayryare7070
    @jubayryare7070 2 роки тому +5

    Mahadsanid like ta iyo SUBSCRIB ta anaga nugu da 😂😂