Sida loola dhaqmo dadka sunta ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 гру 2023
  • 🚀 KU SAABSAN BRAVO GROUP & SOMVATO INSTITUTE:
    BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
    SOMVATO INSTITUTE waa machad ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
    🌍. www.somvato.com
    🌍. www.bravogroupi.com
    Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
    +252612253334
    +252612253332
    Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    Nagala soco goor waliba:
    FACEBOOK: / bravogrouponline
    FACEBOOK: / @somvato
    TIKTOK: / somvatoso
    WEBSITE: somvato.com/
    Eeg koorsooyinkeena iyo barnaamijyadeena:
    🚀 learn.bravoakademi.com/collec...

КОМЕНТАРІ • 29

  • @miirshe
    @miirshe 7 місяців тому +3

    mansha allah eng wacyi galinta iyo dhirigalinta aad nala wadaagto waa mid hada bulshadeena ka taagan, kuwa
    maqlo hadane aan waxbo kafaa'idin Alle inaga madhigo adigana aad ayaad ugu mahadsantahay waqtiga aad ku bixisey

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR 7 місяців тому +1

    Alle Haku barakeeyo ustaad Abdiwahaab❤

  • @mohanhero296
    @mohanhero296 7 місяців тому +1

    Mashalaah
    Ustaad
    You deserve over one million subscribers

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 7 місяців тому +4

    Salaam Alaykuma masha Allaha thanks my dear teacher qofkii 14 Ee casharkan daawada million thanks

    • @somvato
      @somvato  7 місяців тому +3

      Fadlan la wadaag akhyaarta LIKE saar si dad badan ay u arkaan walaale

  • @user-bu2zd9sm2g
    @user-bu2zd9sm2g 4 місяці тому

    Thanks Ustaad alaha Garaadka haku Kordhiyo 🙏

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 23 дні тому

    Noo so badi sida loola dhaqmo dadka xun xun shaqooyinka ayay Joogan dad xune

  • @abdifatahali3012
    @abdifatahali3012 7 місяців тому

    Mnsha allaah ustaad mahadsanid

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 3 місяці тому

    Jezakalahu kheyr❤❤

  • @HUFANE1
    @HUFANE1 7 місяців тому

    Masha alllaah and mahadsanid.

  • @maxamuudaxmed5817
    @maxamuudaxmed5817 7 місяців тому

    Hadal qiimo leh weeyaan wlhi waana xaqiiq wax badana waan xaqiiqsaday allah haku sharfo

  • @user-fn2os7yo5g
    @user-fn2os7yo5g 7 місяців тому

    Masha. Allah. Jasakalhu qeer

  • @calijaamac9446
    @calijaamac9446 7 місяців тому

    Mahadsantahay ustaad

  • @user-uf1kw7pq5m
    @user-uf1kw7pq5m 4 місяці тому

    Thanks ❤

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 7 місяців тому

    Thank you wllo❤

  • @sabirinabubakar8617
    @sabirinabubakar8617 5 місяців тому

    M.a ustaadkan wan jeclahay wabadiisa mahadsanid wa mid xaqiiq ah nolosha nocyadeda kala duwan bu kahadla janalkan ma isaga leh talow melan kala socdan wayaye 🥰💯

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 7 місяців тому

    Good idea

  • @Tuuta2023
    @Tuuta2023 7 місяців тому +1

    masha allah alle haku barakeeyo wax badanaa kaa faaiday shukran

    • @somvato
      @somvato  7 місяців тому

      Fadlan la wadaag akhyaarta LIKE saar si dad badan ay u arkaan walaale

  • @saydcumar8131
    @saydcumar8131 7 місяців тому +1

    Kanalka kaliya ee aan hubiyo maalin kasta in wax la soo galiyo ❤❤❤❤❤

    • @somvato
      @somvato  7 місяців тому

      Fadlan la wadaag akhyaarta LIKE saar si dad badan ay u arkaan walaale

  • @user-mb1lf5lq4q
    @user-mb1lf5lq4q 7 місяців тому

    Masha Allah waxaa layaaday faan iyo istuska marka see ula dhaqma

  • @Amiin-dk6tu
    @Amiin-dk6tu 7 місяців тому

    M.a

  • @KeifNour
    @KeifNour 5 місяців тому +1

    Asc abti calamadahas hdii walidiintay ku hayo mxaa xal ah?
    Dadkinan waaaweyn ee wax bartaye lasoo hadla wayo anaga waxba nagama maqlan wayo agtooda wxanu kanahy bila caqli bila garad waxkasto liita dhalinta iyo walidiintu way isku dhibanyihiin waa maqaldamayaal anagoo arkayna inay naftayada iyo dadkaleba kuxadgudbayan ma qabsan karno sasay tahy wxyraban ina uqabsono wnu qabsona sasaythy xilikasta anaga caasiyiin ah bal yaanokala garqada wayaabe.

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 7 місяців тому +1

    Ustaadow waxaan aan ahay arday dhiqta jamacad 😊 wax aan rabaa in aan xirfad hard skills
    Ustaadi ugu suga wanaagsan ee hada la joogo la barankaro ka soo hadal
    Ka soo hadal Ustaadi

  • @abdifatahali3012
    @abdifatahali3012 7 місяців тому

    Xikmadahaagu waxay badalayaan malaayiin ustaad

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 7 місяців тому

    Waa xaqiiq jirta xabsi gudaha ayaa jira waa xanuunada nafsiga waa in wax la aqriyo

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 6 місяців тому

    In an kula xiiriiiro ayaa raba nin sidas Ah baaa xiriiir la leerhay wlhi mana Shimano mana noli sideee u mareeeyaaa

    • @user-kh4ro7oi5l
      @user-kh4ro7oi5l 21 день тому

      Hada kacarar wlh Anay ihesataa hada hadhow kuguursado wlh shalaytin kujiree waana kuwalanee