5 Qof hadaad SXB la tahay nolosha way ku lugooyaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

КОМЕНТАРІ • 120

  • @husseinnajuumo3420
    @husseinnajuumo3420 2 роки тому +14

    Illahey dartiisa. Kujeclahay wanadada wey ibadashay Masha allaha
    Waxa noqday geesiyad farax san🥰

  • @samaterabdirahman6789
    @samaterabdirahman6789 2 роки тому +15

    Asc maan shaa allaah macalin
    Noloshayda waad badashay aad ayaan kugu mahad celinayaa wax dunida dusheeda yaala oon manta is leeyahay macalin suhayb waa uu uqalmaa majiro alle ha kaa abaal mariyo

  • @queentasniim2696
    @queentasniim2696 2 роки тому +12

    Markan kawaye hareeraheyga qof hami leh sideydo kle qof wanaga jaceyl oo an Ala kacabsi ku walalowno Mar walibana an ale isxasusini ee dadki hareeraheygi jogay an kawaye qof an is dhihi karo aleyleeh waqof ka kliya aad lasaxibi karto waxn wye sxb odhan wxn go'an sadey in an aniga un saxib iska dhigto wx walbo oo qof lawadagi lahayna alle anlawadago 😔

    • @bilanabdulle67
      @bilanabdulle67 Рік тому

      😢😢😢 sorry

    • @axmedcabdiraxman
      @axmedcabdiraxman Рік тому

      Waa wixii ugu fiicnaa abid aan qof somali kamaqlo walashey in alle lala saxibo oo waxkastaa looshegto waxee gaar utahay dadka alle oo jecel ❤ yahay waayo alle macidleyo adoonkisa hadana marwalba aad udanshegato 😢m,a

  • @quenmasbal9558
    @quenmasbal9558 2 роки тому +10

    جزاكم الله به نفعا عظيمة تقبل الله إليك انه تواب رحيم

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 2 роки тому +2

    Gabar 20 Sano sxbo nahay ilaa yaranteenii dugsiga ilaaa hadda waligey imeeybadalin Alxm Anigane waligey kumaandaysan waxa aysameyneysa teyda baan kusocdaaa cidna kamadhageysto wax aanan rabin Aniga ilaaah baaa ijecel Alxm ❤️❤️❤️

  • @ayanlehhassanali
    @ayanlehhassanali 2 роки тому +17

    Best coach go forward brother

  • @fahadcabdicalixalan1816
    @fahadcabdicalixalan1816 2 роки тому +11

    My teacher ❤ talo inaan ku weydiistaan rabaa inteen kaala soo xiriiraa

    • @ibraahimyuusuf8228
      @ibraahimyuusuf8228 2 роки тому

      Waxaad kala soo xiriiri kartaa instgramka

    • @shushucabdilsn8344
      @shushucabdilsn8344 2 роки тому +1

      @@ibraahimyuusuf8228 wallo anaa malin kaste waan kla hadla imana soo jawaabo

    • @ibraahimyuusuf8228
      @ibraahimyuusuf8228 2 роки тому +1

      Waxaa macquul ah in uusan fariintaada arkin. Maxaa yeelay kumanaan massege ayaa usoo dhaca ee qoraalka ubadi wll

  • @princecj3450
    @princecj3450 2 роки тому +9

    masha Allah ustaad aad baad u mahadsantahay sida aad markasta talooyinka iyo casharada kala geddisan ee nolosha aad noola wadaagto, intaa kadib ustaadii masha-Allah Tabaraka-Allah channelka aad baad u horumarisay dhanka muuqaalada iyo codkaba, Guulayso markasta iyo meelkastaba ustaadii.

  • @mahamedmurtiileh9609
    @mahamedmurtiileh9609 2 роки тому +4

    Maasha allaah wllky ayuub ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo iyo waxkasta oo aad jeceshahay aaamiiin aaamiiin

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 роки тому +3

    Ustaad Ayuub waad ku mahadsanthy runtii sidaaa xaqiiiqada inoogu soo gudbisid waqti walba dadka Aad kaso hadashay waynu aragnaa malin kasta so Allaha ku barakeeyo aqligaada Thank Agn ustad🌹🌹❤

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 роки тому +4

    Masha Allah ayuub alle hakuxiftiyo

  • @cabdifataxmursal3440
    @cabdifataxmursal3440 2 роки тому +4

    masha allah wax badan baa kaafaaiiday teacher keep going

  • @mahdihufane1977
    @mahdihufane1977 2 роки тому +1

    I like this subject, Ayub, it relates how they destructed their owm country,

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 2 роки тому +3

    Jazakallah khairan dhirigaliin qiimo badan

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 роки тому +5

    Xaqiiq wllhi Thank you my teacher

  • @faizaclaahi8616
    @faizaclaahi8616 2 роки тому +3

    M.a wll ayub axmed ilaahay hakuxifdiyo aaqiro iyo aduunba

  • @maryammahamed7127
    @maryammahamed7127 2 роки тому +2

    Jazaakalllaah wll

  • @ladanjama5311
    @ladanjama5311 2 роки тому +4

    Asc wllky ayub keep going legend Always legend ❤ 💙 👏

  • @hindaahmed2724
    @hindaahmed2724 2 роки тому +2

    masha allllah macalin ayuuub ahmed noloshayda waaad badashay rabi jano hakugu abaaliyo

  • @ayubmohamedmohaud300
    @ayubmohamedmohaud300 2 роки тому +1

    Ayuub waaa malinka keliyaaa oo aaaan jecelahy dhiirigelintiisa mashlha ale haku xafido aaakhiro aduuunbaaa

  • @nafizabdi7985
    @nafizabdi7985 2 роки тому +1

    MaashaAllah si wacan baad u bayaanisay wll

  • @abdirahmanqaase279
    @abdirahmanqaase279 2 роки тому +1

    Màsha Allah teacher

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 роки тому +3

    Bro.maxan inbadan kusugaaaa thanks bro kep on👍

  • @sabaaxcumar5752
    @sabaaxcumar5752 2 роки тому +1

    Mansha Allah walal Alle ha xiftiyo isha allah

  • @mustafemms1065
    @mustafemms1065 2 роки тому +2

    Hambalyo uyab axmed...................hoore uu soco.........300kn

  • @xamdaqali727
    @xamdaqali727 2 роки тому +3

    Thanks teacher waan ku zalamay

  • @yoonisrb4229
    @yoonisrb4229 2 роки тому +2

    Mahadsanid ustaat ayuub

  • @Waano36
    @Waano36 2 роки тому +2

    Man Sha allaaaah allaaah haku xafidoo waa xaqiiqo intuba

  • @halimaibrahim8583
    @halimaibrahim8583 2 роки тому +1

    Masha Allah, hore u soco.

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 роки тому +3

    Thank you teacher🥰🥰🥰🙏🙏🙏❤❤💯💯

  • @qamarcadey5655
    @qamarcadey5655 2 роки тому +2

    qfkii ugu horeya ahy

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 роки тому +1

    M.a ustaadi allah ku sharfo❤✌

  • @nicimaraage2081
    @nicimaraage2081 2 роки тому +1

    ayuub alle haku barakeeyo wallky ilahey dartii ayaan ku jecelahay

  • @MohamedAli-fp2rh
    @MohamedAli-fp2rh 2 роки тому +1

    Masha Allah. HalKaa Ka hay talooYiNka Fiican wllaha la wadagaysid jasakalaaH

  • @bahjabilkheyr8060
    @bahjabilkheyr8060 2 роки тому +2

    shukrn ustaad 👍👍👍

  • @rashidaxmed6098
    @rashidaxmed6098 2 роки тому

    Mahdsanid wllkayow RABBI RALI haka ahado

  • @diinsoorsafarnoolaay1987
    @diinsoorsafarnoolaay1987 2 роки тому +1

    Jazaakalaah kheer

  • @daleysamursalmursal3611
    @daleysamursalmursal3611 2 роки тому +1

    Manshaalah Allah haku xifdiyo macalin

  • @Dagancabdi4063
    @Dagancabdi4063 2 роки тому +2

    Waxan kugula talin lahaa niyadada waanooyinkan inaad uniyaysato ajar kahelid waayo waa waxad kafarxisa qalbiga dadka ood dawaysaa waxad dhirigalisaa nafta waxadna difacdaa dareemaha qofkasta oo kudawada waxad kahelaysaa ajar fara badan marka laga yimaado lacagta youtube kasoo galaysa mahadsanid kunjeer

  • @nuurulimanchannel
    @nuurulimanchannel 2 роки тому +3

    Asxabta suheyb ayan ka mid ahay asharadisna Ima dhaafan manta waxa idinka codsanaya subscribe kheyka ayaa soo geliyaa

  • @abdirahmanmohamed5100
    @abdirahmanmohamed5100 2 роки тому +2

    masha Allah

  • @sacdiyotaxadar7462
    @sacdiyotaxadar7462 Рік тому

    Masha Allah wlal ayuub aad iyo aad ayaad umhdsnthy horay usoco wllky dhiiragalinta wanaga horay ugusoco mahdsnid

  • @cabdulahixasan3707
    @cabdulahixasan3707 11 місяців тому

    best legend keep going bro

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 роки тому +2

    Ale ha ku dhawuro wll ayub

  • @zubeirmohamed345
    @zubeirmohamed345 2 роки тому +1

    🔥 ❤️good suhyb sajid

  • @rukiaabdi8824
    @rukiaabdi8824 2 роки тому

    Suhayb media wall adoo rali ah qodobada ayagoo kooban ma no so galinkarta bartaada tiktok waayo wan ladagi laha halkana makala dagi karo Mahadsanid 🙏

  • @cabdicasiis7824
    @cabdicasiis7824 2 роки тому

    Ayuuub axmed allow kubarakee adduun iyo aakhiro

  • @abdikhadijo7498
    @abdikhadijo7498 2 роки тому

    Ayuub Ahmed Allah ku xifidiyo walalkeya

  • @ifraaxmaxamed9365
    @ifraaxmaxamed9365 2 роки тому +1

    Mshllh manta kugu so biiray mantana wax fiican ba kafaiday shukrn

  • @moha___md76
    @moha___md76 2 роки тому +2

    Ustad mahad sanid🙏

  • @AliFoden-hh2zx
    @AliFoden-hh2zx 9 місяців тому

    Macalinkayga ayub Ahmed

  • @fatimajama2384
    @fatimajama2384 2 роки тому

    Masha Allah illhy hku xfdyo wll

  • @naciimacismaan1337
    @naciimacismaan1337 2 роки тому +1

    Alle haku xifdoyo wll

  • @fatimomoha8544
    @fatimomoha8544 2 роки тому

    Aniga marwalbo aan fikirad soo jidiyo way iga soo jiistaan

  • @xasanmaxamud5871
    @xasanmaxamud5871 2 роки тому +1

    Zaxiix macalimuu

  • @raxmoilyaas5080
    @raxmoilyaas5080 2 роки тому

    Masha allh abowe wax badan kaa faaidey wllhi

  • @nasraismail4230
    @nasraismail4230 2 роки тому

    Shukran ayuuboow waa talooyin fiican

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Рік тому

    Waad mahad santahay

  • @Michael-gf3gy
    @Michael-gf3gy 2 роки тому +1

    Thanks pro ❤❤❤

  • @ramla.abdi.5451
    @ramla.abdi.5451 2 роки тому

    Mashallaah wad mahadsan tahey

  • @Michael-gf3gy
    @Michael-gf3gy 2 роки тому +1

    Masha Allah so beautiful we love you so much ❤❤❤

  • @haniabdihakiin2670
    @haniabdihakiin2670 2 роки тому +1

    Dhiirgaliye ii thy 🥰

  • @sacdiyomaxamed1929
    @sacdiyomaxamed1929 2 роки тому +1

    First one

  • @updykareemallimohamed7793
    @updykareemallimohamed7793 2 роки тому +1

    Ad U weyn 💯✅

  • @jowharoahmedjowharoahmed247
    @jowharoahmedjowharoahmed247 2 роки тому

    Waa runtaa saxib lugaya ah waan arkey Allah shartod hanaga qabta

  • @qadiijoyarey473
    @qadiijoyarey473 2 роки тому

    Masha allah wll

  • @farhiyogurey2614
    @farhiyogurey2614 2 роки тому +1

    Thanks

  • @amalsheikh5370
    @amalsheikh5370 2 роки тому

    Ayuub ragaa inta badan lahadashaa..in ey dumarka oga baahi badanyihin ayan umaleya

  • @cadedaahir5023
    @cadedaahir5023 2 роки тому

    m.a macalin nolosha

  • @ayanmuhamedahmed2890
    @ayanmuhamedahmed2890 2 роки тому

    Masha Allah xaqiiq waaye walaao

  • @diishomega3194
    @diishomega3194 2 роки тому +1

    🙏 Tnx Kappe

  • @issaabdikadir2132
    @issaabdikadir2132 2 роки тому +1

    Macalinka nolosha🥰

  • @mohazeehudaa7998
    @mohazeehudaa7998 2 роки тому

    Thnk you my friend

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 роки тому

    Masha alah ustaad

  • @marcosmedia9835
    @marcosmedia9835 2 роки тому +1

    Legend

  • @ayaanquruxley9714
    @ayaanquruxley9714 2 роки тому +2

    Wllo m.a

  • @mohamed-uc1gk
    @mohamed-uc1gk 2 роки тому +1

    Macalinkayga dadkaas ma yihiin dad nolosha horumar ka gaaraan?

  • @movi-channel
    @movi-channel 2 роки тому

    Thanks ustad 😌🙏😌🙏😌🙏😌🙏

  • @ruuneybeyby1439
    @ruuneybeyby1439 2 роки тому

    Asc walala qali setahay waxan hada sogalay chalkada si an ugu faiday plz waxan si goni ina kala hadlo xagan kahelaya plz

  • @abdiladiifalih1398
    @abdiladiifalih1398 2 роки тому

    Wllka Vedios kaaga Soo Gaabi 9m 10m 8m like

  • @aymanashkar8805
    @aymanashkar8805 2 роки тому

    Asc Ayuub ninkaa Jimcaale ah ee iridka kuu soo garaacay muuqaalka ayuu hakad iga geliyey 89ka qodobna waan sugayaa

  • @user-uf2gi2dx4l
    @user-uf2gi2dx4l 2 роки тому +2

    Asc

  • @abshirabdinormohammed9129
    @abshirabdinormohammed9129 2 роки тому

    Thnks

  • @hawaabdulkader3111
    @hawaabdulkader3111 Рік тому

    Scw scw scw

  • @hoodojama950
    @hoodojama950 2 роки тому

    Mshlh ustaad🥰

  • @najmakhalif6805
    @najmakhalif6805 2 роки тому

    Jasaka lah

  • @ayaaanalii2210
    @ayaaanalii2210 2 роки тому +3

    Abowe pls Mel kaalasoxariiro isheeg

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 2 роки тому

    Sxbkaa waa cadowgaaga qarsoon

  • @fatimomoha8544
    @fatimomoha8544 2 роки тому

    Aniga waxaan rabaa inaakaharo saxiibadayda

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 роки тому

    Ilahayow khaatumada noo wanaaji

  • @MohamedAhmed-ql9eo
    @MohamedAhmed-ql9eo 2 роки тому +1

    M. A

  • @raxmazhide464
    @raxmazhide464 2 роки тому

    Xge la gaa widiyaah sulaha wllo istigaram ma lihi

  • @dambeleofficial8159
    @dambeleofficial8159 2 роки тому +2

    my teacher

  • @aisha6469
    @aisha6469 3 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @rashidafarah3220
    @rashidafarah3220 Рік тому

    Am lonely i have no friends

  • @user-kv5ir6ww1t
    @user-kv5ir6ww1t Рік тому

    Kawarn hadii saxibtey saas thy saas igu noqotey dad iga goyneyso

  • @shushucabdilsn8344
    @shushucabdilsn8344 2 роки тому

    Ustaadow waad fcntaha lkn wallhi waad ixumeysa malin kaste instegramka kala soo hadlaa suaal rabey inaan ku weydiiyo dhib mlh somalida markey caan noqoto waa iska sida

  • @user-dg7th5pe9t
    @user-dg7th5pe9t 2 роки тому

    Sax wlhi waa arkay

  • @khadraabdullahi8714
    @khadraabdullahi8714 2 роки тому +1

    Dadka wanaagsan maad ka sheekaysid

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  2 роки тому

      Dheef waxba kaama dhibtee shar u toog hay dadka wanaagsani waxa kuuma dhimaan wixii wax kuu dhimaya ayaa daran markay noqoto labada wllo

  • @yasminemahamud1332
    @yasminemahamud1332 2 роки тому +1

    Toujours soit bénis mon cher frères récemment vrai qu Allah vous protège contre mauvaise œil 👀