CALAAMADAHA LAGU OGAADO QOFKA XIISAYNAYA SHEEKADAADA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

КОМЕНТАРІ • 86

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 3 роки тому +7

    Macalinka keliyeen ilaa iyo channelkiisi hore aan u ahaa taageero iyo arday suga markasta mowduucyadada guuleyso

  • @abokorhusseinhassan1025
    @abokorhusseinhassan1025 3 роки тому +5

    Vedeo aanan daawanin kuma jiro halkan, waxaan kamid ahay asxaabtii channel ka lasoo bilaabay. Hore u soco 👌👌

  • @mrkhaire7461
    @mrkhaire7461 3 роки тому +2

    M.a sxb abdirisak aadan ugu frxsnhy wlhi barnamijyada muhiim ah oo nala wadagayso waa sax naga maqnaa oo nagu soo kordhisay💖💖💖

  • @suhurmuse4444
    @suhurmuse4444 3 роки тому +4

    15k view ah iyo 1.1k like ah 😔dadku xasidsana kolyba wxd u timid inad dawto wxn ka faisdo like ta mxa kugu adkeyay ❤️anu markan sa uso galo like ta comment ayan ka bixiya keep go teacher

  • @jonnydeep8058
    @jonnydeep8058 3 роки тому +5

    Qoraal ahaan bau talooyinkaan ku qurux badnaan laheed.

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 3 роки тому +6

    Xaqiiiqooyin dhab ah baad ka hadlaaysa boowe horey usoco waku tageera ❤️

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 роки тому +4

    Soo badi huno 💞

  • @mounirmmd3860
    @mounirmmd3860 2 роки тому +1

    M.sha allah😍😍

  • @farhanyareofficiall
    @farhanyareofficiall 3 роки тому +2

    wax ka baro channel waa channel xiiso iyo dhiirigalinba leh noo soo badi barnaamijyada sidano kale ah

  • @abdiasiisomar672
    @abdiasiisomar672 3 роки тому +5

    Keep going bro

  • @Wehliye-tv
    @Wehliye-tv 3 роки тому +1

    Ano ah Bashir hadii aad kadayso muusiga videoga like waan saari

  • @andinormmm4583
    @andinormmm4583 3 роки тому +10

    Hayeeey
    Inta dawanaysa Single ayaa u badan
    Waliba xidhiidhku kasoo wada jabay
    Is muuji like isaar 🏃‍♂️

  • @saaraluqmaan10
    @saaraluqmaan10 3 роки тому +2

    Thanks you so much

  • @Inspire3hub
    @Inspire3hub 3 роки тому +2

    Bro 😎 books 📚 kaaga intee ka helaa please 🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💎👋

  • @abdiwahidmohaabdulle4998
    @abdiwahidmohaabdulle4998 3 роки тому +2

    M.a sxb wxaa thy qof lagu xerankaro dhanka wanaagsan

  • @mb-dt6jd
    @mb-dt6jd 3 роки тому +5

    Sidda loso celiyo qof aad kala tagteen oo ad jeceshahay 🙏

  • @muraad7190
    @muraad7190 3 роки тому +1

    Waa Mahadsantahay Ustaad

  • @amranaqli1304
    @amranaqli1304 3 роки тому +2

    Mundane halke laga helaya buugagta aad na tudeysid isoo jwb mudane

  • @m.k.lmohamed6259
    @m.k.lmohamed6259 3 роки тому +2

    شكرا

  • @solocamper3324
    @solocamper3324 3 роки тому +3

    Abdirizak Farah nin aan wax badan ka faaiidnay balse aanan garaneyn oon weligeenba arag baa tahay

  • @hiiraan_boy10
    @hiiraan_boy10 2 роки тому

    Coming soon 200k teacher ❤️🙏

  • @mohammedjamaal8725
    @mohammedjamaal8725 3 роки тому +2

    👏👌 kawarn haduu qofku kulaba hadleyn ee uu ku Daawanyo. Maxey tahy mecnaheedu mucalim!!

  • @ahmednaasir7229
    @ahmednaasir7229 3 роки тому +3

    Anigu hadalkan markan dhagaysanayey wan hamahsadaay 😂😂😂😂

  • @cabdikariimkooshin5137
    @cabdikariimkooshin5137 3 роки тому +1

    Hore Usoco Hogaamiye

  • @liyooalisheqdoon1686
    @liyooalisheqdoon1686 3 роки тому +4

    Qofka haduu illa joogin oo call kaliya kuwada hadalno sidee ku ogaan karaa !

  • @abdifatahasadhassan792
    @abdifatahasadhassan792 3 роки тому +2

    Sax bro

  • @garaareofficial7129
    @garaareofficial7129 3 роки тому +2

    Keep going

  • @mohamedaminabdi5630
    @mohamedaminabdi5630 Рік тому

    Thanks pro

  • @juujuuqueen1354
    @juujuuqueen1354 3 роки тому +2

    Guuleyso waligaa 🙏🥰

  • @amii86
    @amii86 3 роки тому +9

    asc Ustaad waxaan ku weydiinayaa cashiradii #FOREX ma socdaan mise waad joojisay igaga soo JWB Ustaad MHDSANID!😘✊🏽

    • @kiineyabdi181
      @kiineyabdi181 3 роки тому +2

      Walal ani xata aan raadiya meel aan ka barto forex trading hadii meel ku ogthy igu caawi

    • @amii86
      @amii86 3 роки тому +1

      Ustaadka aaba bixi naaye casharo marka aytn ma soo gilinin bartii uu ku bixinaaye CASHIRADA #FOREX KA mrka wxn rajeynaa fariinteyda inuu arko #USTDKA ✊🏽bartiisa KALE OO KA BIXINAAYE CASHIRADA WAXAA LA DHAHAA #WAAYO ARAG FOREX!!

    • @amii86
      @amii86 3 роки тому +1

      @@kiineyabdi181 👇👇

  • @zwetyyasmiin1036
    @zwetyyasmiin1036 3 роки тому +2

    Dabeecadahan waan leeyhy mrka mxaa xala

  • @ubahduaale5374
    @ubahduaale5374 3 роки тому +2

    Dadka ugu horeeya ayaan maanta ka mid ahay.mahadsanid

  • @muunaapdilahiali6722
    @muunaapdilahiali6722 3 роки тому +2

    Hagaag

  • @saalaxc.raxmansalaxyare3328
    @saalaxc.raxmansalaxyare3328 3 роки тому +2

    Kii ugu horeyay ayaan ahay

  • @user-musiclyrics99
    @user-musiclyrics99 8 місяців тому

    Inoo soo badi wll

  • @abdalaali8061
    @abdalaali8061 3 роки тому +1

    Kab going

  • @CQadir-st3qq
    @CQadir-st3qq 11 місяців тому +1

    Ok

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 3 роки тому +4

    Somalidi dawarsi bay kaga dhegtay mesha inan rayi ka dhibto uso galaye wa mxy dadkan like i saar channel kayga yahu iimanki ba UA-cam idinka gashay uf

  • @yahyehussein2597
    @yahyehussein2597 3 роки тому +1

    Yee pro

  • @nuradinomer2181
    @nuradinomer2181 3 роки тому +4

    Channel wax garad ah wlhi manta unban gartay inu cilmu nafsiga la xidhiidho waxad ka hadlayso

  • @faisalmohamed6548
    @faisalmohamed6548 3 роки тому +1

    Mahadsanid 💙❤💙❤💙❤💙❤💙❤

  • @mohamedabdikadirofficial7967
    @mohamedabdikadirofficial7967 3 роки тому +2

    Sxb chanelkaagii waayo arag forex mee

  • @Natureplant432
    @Natureplant432 3 роки тому +2

    Goforward sir✋

  • @raiishasanchannel7414
    @raiishasanchannel7414 3 роки тому +2

    M.a ku xiisay wlhi Keep going

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 роки тому

    Wanwadana barnamijkaga wll aad ayaa umahdsanthy

  • @salmaanabdirahman3930
    @salmaanabdirahman3930 3 роки тому +2

    M.A keep going Abdirizak

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 3 роки тому +2

    ❤❤❤❤❤❤🇸🇴

  • @gudoongal-gacal
    @gudoongal-gacal 3 роки тому +1

    intee buugagta laga heli karaa

  • @Real_00533
    @Real_00533 3 роки тому +3

    PRO vidiogan anigoonan fiirsan ayan coment kbixiyay taasina wxa usamenayo wad garan kartaa marka codsi waye iicodeey waa hdaad i araktay yaah

  • @muukakhalidmuukakhlid6371
    @muukakhalidmuukakhlid6371 Рік тому

    Xagee joogta wll koleey qof ree somaliland ba tahaye xge ku noshahay

  • @ismaaciilsabriye9591
    @ismaaciilsabriye9591 3 роки тому +1

    Second view horey u soco

  • @xasan1713
    @xasan1713 3 роки тому +1

    Soo noqosho fiican

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 3 роки тому +1

    Socond first

  • @addname4952
    @addname4952 3 роки тому +2

    xilimaad wajigaaga na tusi doontaa ?

  • @DrAishaDahir
    @DrAishaDahir 3 роки тому +3

    Aad ayad umahadsantahy macalin aan wax badan kafaiday jazakalllah kheyr 🌹🥰

  • @mohameddhuunkaare1355
    @mohameddhuunkaare1355 3 роки тому +4

    First Veiw

  • @abdiwaasachaadheh9723
    @abdiwaasachaadheh9723 3 роки тому +1

    Hore usoco Macalim

  • @nasrincumar4078
    @nasrincumar4078 3 роки тому

    Shugran

  • @bisharcabdijamac2605
    @bisharcabdijamac2605 2 роки тому

    Eray

  • @cumarmahad7880
    @cumarmahad7880 3 роки тому +2

    forex idin baraa ku aaway masuul

  • @OmarOmar-kp9fq
    @OmarOmar-kp9fq 3 роки тому

    Sideen ku ogaan karaa gabarta ijecel walal?

    • @deeqaluul6155
      @deeqaluul6155 3 роки тому +1

      😂😂😂😂

    • @deeqaluul6155
      @deeqaluul6155 3 роки тому

      Qofka ku daneeya wuu ku jeclahay ayee somalida yiraahaa

  • @kafinhojr5583
    @kafinhojr5583 3 роки тому +3

    second veiw

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 роки тому

    السلم عليكم تحيا تي 👑👑✌️👍

  • @blessed2023_
    @blessed2023_ 3 роки тому +2

    Second ✌️

  • @Aadamhaykal
    @Aadamhaykal 3 роки тому +4

    𝐓𝐡𝐧𝐤𝐳 𝐰𝐥𝐥 𝐚𝐩𝐝𝐢𝐫𝐢𝐬𝐚𝐚𝐪

  • @muuseahmedmuuse3463
    @muuseahmedmuuse3463 3 роки тому +1

    Mclin abdirzack hore usoco

  • @maysunxussen4651
    @maysunxussen4651 2 роки тому

    ,

  • @naxnumusafiiruun445
    @naxnumusafiiruun445 3 роки тому +3

    Nio naag Taan xiirir lasmeeyaaba tellka iga jabaay iyo shafto socota waye Aniguna miid wax laga qadii Karo maahi bashaha WN ku dhiinta maxa xallla lol😒😬

    • @anaskajr4971
      @anaskajr4971 3 роки тому +1

      Bro haisbarin gacan adeega, bixi markaagaba waad helesa adigaba markaad wax ubaahatid, hyh gabar hadaanad micnaha shopping keeda ugadi karin ee gacan adeeg kaatahy sideey kuguqaabilesa?

  • @zayidkhan7042
    @zayidkhan7042 3 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saalaxc.raxmansalaxyare3328
    @saalaxc.raxmansalaxyare3328 3 роки тому +1

    Waxaan hubaa inta muqalkan daawatay inay san si fcn u fahmin dad yar baa fahmay xaqiiq inta kle wey iska dhageystan🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedcaydiid5236
    @maxamedcaydiid5236 3 роки тому

    Ok