CABDIXAAFID OO LAGA BURSADAY XAMAR, SI QURUX BADANA LOOGU SOO DHAWEEYAY GAROOWE GOBOLKA XURIYADA!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 чер 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 150

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  19 днів тому +13

    ua-cam.com/video/HWwbvNbSTbM/v-deo.html
    ASXAABTEEYDA CHENNALKAAN WAAD IGALA SOCON KARTAA! SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HANAGA HILMAAMIN MAHADSANID!

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 19 днів тому +12

    Subxaanalaah war ninkaan qabrigiisa yaa qodi doono walee qabiilka maanta lagu faanaayo maalin aan lagu faani doonin baa imaaneeso ilaahoow gafkeena iyo geerideena ha kulmin 🤲🤲🤲🤲🤲🥲

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 19 днів тому +16

    Boqortoyo rer puntland wa dad ilbax 100 sano mel ad marteen
    La idin ma gadho viva mj

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 18 днів тому

      @@kaltoumwaiss9634 wllshay waan kaa aqlabay raali gelintaas Sharaf iyo Gobonimo

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 17 днів тому +1

    Amnibadan garoowe buu ku raaxaysana iska illoow mooryaanya❤puntland naga badan❤❤❤

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 16 днів тому

    Masha Allah ❤❤❤ guuleyso qaali qurux shukran waa runta

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 19 днів тому +6

    SubhanaAllah, ya Allah protect and guide the Ummah.

  • @suleekho232
    @suleekho232 19 днів тому +11

    Gabar Majeerten aha ayaa arooray sah wiilkaah. Wuu tagay nin rag aha qaran u ciyaaraha. Gabadhaha Garoowe aroosa wiilkaas.

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 19 днів тому +7

    Amin abaayo wanaag ayaan kula jeclahay

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 19 днів тому +6

    HAWIYE WAA IN AY IS CESHTAAN UMADII WAA DHIBTEEN ALLAH HALAGA CABSADO

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 19 днів тому +8

    Walaahi waa xanuun 😱😱😱😱😱

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 18 днів тому +4

    daahir calasow umada Allaha ka qabto waa shaydaa waana ibtiis waynaaday

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 17 днів тому +1

    Sharafi dhimatay cabdi xaafid asaga nasib lleh hadii illahay ka bad badiyay dhoiqada😮

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 16 днів тому

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 19 днів тому +9

    Magaalo madax maaha waa guri mooryaan xaaraan kunaaxayaal.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 19 днів тому +6

    Dameer calaseey waa cawaan qol kuxiran oo bilaa sharaf ah.

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar9877 18 днів тому

    Masha allaah naciimo wan ku salamaye adiga iyo familykaga illaahey ha idin xifdiyo xabibti jizaakumallaah qeyr

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 19 днів тому +9

    Masayr dartiis majeerteen buu kuwaashay duli shaydaanimo kashaqeeya kaas godkiisu qodmimayo

    • @WardaXaaji-vy7zh
      @WardaXaaji-vy7zh 19 днів тому +1

      Sharmuutoyin uu la hedhiyey waye cawra nin ayey saa uradinayan kuwan abgaal maha waa kuwa uu kushaqeystay

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  19 днів тому +3

      @@WardaXaaji-vy7zh
      Haa naag u qeeylineeysa CAWRADA NINKA IISOO DIR!

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 19 днів тому +8

    Holland halaga dacweeyo ninkan cadeymo waaloo haaya

  • @user-lx5ng9jp7i
    @user-lx5ng9jp7i 19 днів тому +9

    Asc nacimo walahi wa yab

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 19 днів тому +2

    Jazakalaah Kheyr abaayo Nimco ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 19 днів тому +3

    Good job naima absolutely

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 18 днів тому

    Masha Allah Naima Hadal Wanaag Allah Ku Xafido Walaashiis !! Naima Dulmi diid Saas Dulmiga U Diid Soomali Maryooley Ayaa Dulmi Isku wada Haysee !! Kuwii Dulmiga Ka Taga Allah Ka Yeelo!! Naima waan Ku Taageeraye Allah Ku Taageero Walaashiis!!! / ❤️❤️💯🫡✅

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 19 днів тому +5

    SubhanaAllah what a fitna. After she confessed her irresponsible actions, he continued without correcting her. He asked individuals to deal with him and he will reward them. He is a danger to society. Ya Allah protect and guide the Ummah

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 18 днів тому

    Naciimooy gabadhii xumaan sameyso dad baa difaayo sidee xumaan loo suulin karaa ❤❤❤

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 18 днів тому +1

    Subxanallah kuwan xisaab aqaro masugeeso miya kuwan haweye waa ceebeeyen walahi war alle kacabsada

  • @lamafilaan6968
    @lamafilaan6968 19 днів тому +2

    Subhanallah nin oday waye mxu kwda sidan wlh umada in lagaqabto waye hadiikale Intaa mangabka ayu fidneynaya umada Allah kaqaabto

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 18 днів тому +1

    Masha allaaha gobanimo dadanimo wanaaga

  • @barni5847
    @barni5847 19 днів тому +3

    Waa juhala kuwan

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 19 днів тому +5

    2022 baan dahir qolkiisa ugu koray waxan weydiyey suaal ah dahir Malagasy yaba in aad dhalinyarada dhibka iyo dagaalka aad ku wado aad kadayso oo aad ugu bedesho horumar iyo dhiirigelin si ay wadan kooda u joogan waxna uga qabsadan walahay wuxu iigu jawaabay maya lakiin waxan gacan qabalaya kuwa hawiye. Hadaba suaashu waxay tahay qof waxas ku dhaqmaya miyaa dhalinta hawiye wax u taraya? Somali waa walalao

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  19 днів тому +3

      Waxaa larabaa Ummadda ineey ku baraarugaan oo qatar kuyahay bulshada!

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 19 днів тому +3

    Illaahay a naga qabto ninkani amiin

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 16 днів тому

    Subxanallaah, qofkan Dahir ladhahaayo waa Sheydaan. 👹👺. Acuudu billaahi mina sheydaani rajiim

  • @aminaali8680
    @aminaali8680 18 днів тому +2

    Ilaahey Amarkiis Dahir Calasow waaba Ku Lalaboodaa hadaladiis, nin weyn oo sida ciyaalka udhaqmo ciyaalkaaba ka aqli badan, nin waalan waye, soomaalida dadkaan cml hadaan laga qaban meel xunee kusii socdaa. ALAHA nasoo wada hanuunsho.

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 18 днів тому +2

    Allow daahir umada ka qabo waa daalinwayn

  • @najma649
    @najma649 18 днів тому +1

    ninkan waa ciyaalkii orfano wax dhalay lamayaqaan dadbaa lahaa waa daarod ugaadeen ninkan lama yaqaan ciduuyahay

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 18 днів тому +2

    Wlhi ken umada ilahe haka qabto

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 18 днів тому +2

    Waa wiil aad uyar oo iyagoo dhan aay dhali karaan maxaa daba dhigay

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w 18 днів тому +1

    Yaaab suuu uqabeestay nin barti ah gab dhaha xishooodka katageeeen sharaf malahan aaacuuudu bilaah uf naaagahahaaan akhas😢

  • @kubra8
    @kubra8 18 днів тому

    Walaxawl walaquwati ilabillahi. Ninkan umada Allaha kaqabto waa shaydan maryo xidhan waxan odhan isaga kadambeya naagahan xun xuna waa firiqooyin uu ku shaqaysto, wiilkana kuli way rabeen o ukala dhuumanayeen.

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 19 днів тому +3

    Subxanallah dameerkan gabdhaha yaa ka qabto game lacag idinkaka arurina ku qabsay nagaha

  • @shahad2629
    @shahad2629 19 днів тому +1

    waxa uu udaba taaganyahay see hadalkeyga ujabine daahir umada alaha kakhabto sakhiirada waxa daba dhigey ma akhaano balaayada

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 19 днів тому +1

    Kan iyo kan kale ee garayaqaan ladhaho labaduba waa mooryaantii somalia soo gubtay dhiig islaameed ayaa wali umuuqda mida kale maskaxiyan inuu caafimaad qabo maba umalaynaayo ilaahay umada hakasoo qabto

  • @najma649
    @najma649 18 днів тому +1

    wallaahi waa gob mj
    boqortooyo halasoo dhaweeyo wiika yarka ah

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 18 днів тому +1

    Nacimo waa runtaa ❤❤❤❤

  • @JeeriJay-dt4nn
    @JeeriJay-dt4nn 19 днів тому +8

    Ninkaan nolosha ka dhacay hawiyow iska qabta😂

  • @user-ke6qi3lm3u
    @user-ke6qi3lm3u 19 днів тому +1

    Beentiisa waye kan c/xafiid wax video ka duubey maleh qof kale qaawen wajigiisa saren u maleynaa

  • @abshrio5316
    @abshrio5316 18 днів тому +1

    Subaxanalh

  • @user-oy1iv6gz6q
    @user-oy1iv6gz6q 16 днів тому

    24:56 we bevhappy u move the capital but all somali ppl move out muqdisho the abgaalland

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 18 днів тому +1

    Naagaha ayaga ayaa ceeb iskugu filan Alle ka cabsiga waaku yaryahay dumarkan , xafsa qof ka dhaqan xun baraha bulshada kuma arkin walaahi maalin walba iyo nin cusub oo aanan qabin xishoodka waaka dhinteen naagahaan wixii dhalay aaway , oday daahir waa qof weyn aduunyo iyo aakhirana waaku qasaaray umadda Allaha ka qabto.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  18 днів тому

      Aamiin waa qasaaryay, dadkana inuu qasaariyuu rabaa Allaha ummadda Soomaalieed haka dhaxsaaro!

  • @omermhd985
    @omermhd985 18 днів тому

    Dadka jaahila ah waxwy ku fannan inay dadaka dili karaan marka wuxu kaqadayo baa iska yar adunkana waa ku qasaray Aaqirana jahiimaa sugeysaa inshaa allah

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 18 днів тому +1

    Ninkaas dhib buu ku hayaa Soomaalida

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 19 днів тому +1

    Gardarro garab og waaye waxa Xamar ka jiro. Sharma Boy buu Xamar ka fiijiyey hadana Abdixaafid, Allah ka qabto dhalinyaradda. Dhalinyaradda Muqdisho ma wada xumo waa in aay iska qabtaan dadkaan sumacadda ka dilaayo.

  • @aaminomaxamed5374
    @aaminomaxamed5374 18 днів тому +1

    Mash Allah walashay runta Eebe kugu acel kan Dahir after cada ilahay hanaga qabto wa shar😢😢😢

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 18 днів тому +2

    Subxanalah allahu akbar akhiro majirto miyaa

  • @user-ri9ys2jb2d
    @user-ri9ys2jb2d 18 днів тому +1

    Afkada cadayo leee dahir

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 18 днів тому +1

    War soomaaliyey wiilkan yarka ah ee ladulmiyey wax halooqabto anigu waxaan dhihilahaa halladhoofiyo yurub ama America waayo qofka magaaladii uu kudhashay oo uu kukoray lagacayriyey way adagtahay in uu kunoolaado magaalo kale oo qaraabo iyo waalid u joogin waana nin dhalin yaro ah soomaali iyagaa cunsuri ah markastana cunsurinimo ayey kacabanayaan

  • @MohamedNasro-zt2lp
    @MohamedNasro-zt2lp 18 днів тому +1

    Ninkan daahir la dhaho hadii ay cadalan jirto wa i dowad somali so xidha laguna dacweyo wadanka ku qaxotiga ku yahay wax yabaha o wado

  • @kiineybintitaaji2044
    @kiineybintitaaji2044 18 днів тому +1

    ninkaan yaa godkiis qodaa yaa aasaa subhanAllah asoo live saaran o balaayo ka shaqeynaayo inoo dhinto kama cabsanaayo miyaa acudubilaah

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 18 днів тому +1

    Subxaanallaah wallee soomali weey udhamaaty

  • @luulabdi6273
    @luulabdi6273 18 днів тому +1

    Laa xawla walaa quwata illaaa billaahi caleyhil cadiim

  • @halima8680
    @halima8680 16 днів тому

    Umada waa in ay iska caliso habargidir iyo qof uu sharaftiisa ilaalinaya ma jirto dadna malaha lamana yaqano

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 18 днів тому +1

    Waa nin aan Allaah ja baqaynin ee Allaah u mada ka qabto.daalinkaas

  • @nasra9836
    @nasra9836 19 днів тому +2

    Daahir Calasoow Ilkaha sare ayaa xaarantinimeeyay waa Saqajaamiin Habraha meesha ku jiro kulugood oo dhahaayo ii soo dir wiil qaawan Ceeb Alla idiin dil, Foolxumo Daahir Calasoow Cimrigiisa Ceeb ayuu ku dhameeystay, Waa beenteed weey la socotay C/ Xaafid, Xamar Cajiinka ayeey gadi jirtay

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 18 днів тому

    Xasbiyollaahi waa nimca wakill
    Waa rabshaado abuur kuwan ee umada ale haka qabto.
    Soomalida dadka walwaalan ayey dhageystan ayagina la waashten yasir ale.

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 19 днів тому +1

    Wcl sister ❤

  • @user-tp2gg3pz2t
    @user-tp2gg3pz2t 18 днів тому +1

    Naima abayo run

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 19 днів тому +1

    Sax. Waa saas weeye ar abaayeey ku waan wadna xanuun

  • @11naa44
    @11naa44 19 днів тому +3

    Gabadha dadkeeda awey wa iney qabtaan oo cilaaj geeyaan oo social media ay ku wareerty ka xiraan becus wx ba ka khaldan

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 19 днів тому +1

    Wllahi waa ayaan daro nahaysato hadii qabiilada somaliyed waa in lawacyigaliyo sida walasheen nacima khayr Allah hakusiiyo. Walalyal dhalinyarada waa wadanka musstaqbalkiisa Allah haka ilaaliyo dulmi, qabyalad iyo jahli

  • @ramlahabukar4521
    @ramlahabukar4521 19 днів тому +1

    Wcsm qaliyey ❤❤❤

  • @nasraibrahim9898
    @nasraibrahim9898 18 днів тому +1

    Ninka shalay wuxu xamar ogu hanjabay sharma boy wakas ilahay faraj oga dhigay oo maraykan galay wiilki yaro dalkisa ku qanca odaygan weyn aya nafta u kenaya omada alaha ka qabto ninkas dahir calasow la dhaho

  • @Fartuun-lr1lw
    @Fartuun-lr1lw 19 днів тому +1

    Asc sethya abayo❤❤❤ walhi seda walashaya camala ayana kuu jecelahaya🎉🎉🎉waa gabadhii hawiiye❤❤❤❤❤

  • @nasraibrahim9898
    @nasraibrahim9898 18 днів тому

    35:16

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 18 днів тому +1

    Nin kaan waa mooryaan Allaha ka qabto

  • @najma649
    @najma649 18 днів тому +1

    cid uu kaxigo malaha muqdisho isagaaba ah reer gobal
    ninkan umada allaha ka qabto

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 19 днів тому +1

    Kan sixun buu u dhiman doonaa haduusan toobad keenin

  • @mohamedaliyussra9741
    @mohamedaliyussra9741 19 днів тому +1

    Sifican walaalo runta sheg

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 19 днів тому +3

    Kuli hala repot gareeyo hana ladacweeyo naago shaneeye

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  19 днів тому +1

      Nin nin kalle cowradiisa kuqoslaya, miyuusan asaga is daawanin?? SubxaanaAllaah!

    • @sucdihussein7427
      @sucdihussein7427 19 днів тому

      Maxaa laga ogyahay inu xanunsanyahy dhiiqooyinka wuxuu ukalayaba inu maskixiyan ujiranyaha lagayaaba

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 19 днів тому +2

    Reer garowe waa nasab nasab dhalay

  • @Xawa_A
    @Xawa_A 18 днів тому +1

    Bismilaah raxmaan raxiim! Waa dad akhlaaq xun oo fitno iyo fasahaad wada. Wadankii dadkii joogay hadday saan u akhlaaq xun yihiin waa nasiib darro. Waa dad waqtigii inuu ka batay waxay qabtaan la’.

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 19 днів тому +1

    Waryaa afkaaga qurmay majeerteyn ka daa ok nacas yahow

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 16 днів тому

    😂 Dahir Alasow waa caruurtii aabe siyaad, qabiilkiisa lama yaqaan!!!!!

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 19 днів тому +1

    Subxaanallah waxu qaybinayaa Qof cowradisa naagaba u hal haliilaya iisoo dir coro raged waxan lama dhalin miyaa bismilah illahay baan ka magan galnay

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  19 днів тому +1

      Haa waa middaan layaabanahay, iisoo dir iisoodir kulahaa! Basra waan kusalaamayaa!

  • @jumanaabukar1069
    @jumanaabukar1069 19 днів тому +1

    Kkkkkkk sharafi dhimatay subxanallah garoon ki adan cade waaye kan galaayo kan ka baxayo 😅

  • @barni5847
    @barni5847 19 днів тому +2

    Waxaksobaxay hi ashraf😂😂😂

  • @sabrinaali221
    @sabrinaali221 19 днів тому +1

    Kan maxa nagah dhaxdhigay. Subxana Alah

  • @muhidinarab2574
    @muhidinarab2574 5 днів тому

    si xun alle ha udilo af baqaaqa

  • @saidohassen6258
    @saidohassen6258 18 днів тому

    Abayo waa kugu raacasahay in leyska qabato ninkaan waalan ninkaan hawiye ma matalo.

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 18 днів тому +1

    Asc.nacima waanku salaanay

  • @Aymo72
    @Aymo72 19 днів тому +1

    Gabadha hawiyaha laleeyahay reer kenya waaye reer soomaali maahan asag8i wadankiisa ucayaari takoor inuu kadhigo dulinimo waaye

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 19 днів тому

    Abdixaafid Naag Hawiye muxuu kufali dhilanimadooda iyo dhaqanxumadooda ilaahay baa dhaafiyay.

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 19 днів тому +1

    Waa nacas oo doqon ah naagtaana Dadka waa naag halow ah

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 19 днів тому +5

    Walahay caasimadi dalka waxay noqotay wax maalin walba dhalinyaradi ka baxsadan subxanallah imisa wiil yar oo wax tar u laha wadanka mid baa fakanaya walal gabadha hawiye wuu ku marmarsiyonaya ee habeenkii uu diiday in uu qolkiisa yimaado buu yidhi soo dila oo video iga soo duuba hadana wuxu sii helay mar marsiinyo

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 19 днів тому +1

    Jacel ayi uriyen subxanllh uffffff

  • @sabrinaali221
    @sabrinaali221 19 днів тому +2

    Kan dinta aya ku yar

  • @abdulmo1167
    @abdulmo1167 18 днів тому

    Gabadha hadleyso in ay masertay ayada isa shegtay waayo 2 gabdhod is dagalay ayey wiilka ugu dabey si ay oga arsato kala tagey kala tagen xafsa in uu ka tago

  • @User_19567
    @User_19567 18 днів тому

    wey iska cadahay inu yahay filyadi nensuno

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 19 днів тому

    Hawiye intan ehen xamar haka qaxan maxakayala

  • @abdicozzy2592
    @abdicozzy2592 19 днів тому +1

    Daahir calasow hore ayaa loodacweeyey oo riboor ayaa ka yaal Holland .ee codkiisa Hala duubo ee ciidanka Holland hala tuso waa Crime

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  19 днів тому +1

      Waa in kor looqaadaa in uu ummadda Somaaliyeed dhib uu ku hayo, dhalinyarada uu barakicinayo!

  • @shadymobboss
    @shadymobboss 19 днів тому

    Asc

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 19 днів тому +1

    saldhiga ma guriga aabaheed baa doqonkaan dameerka ah na ma weenaada miyaa muxuu ugu dhaxjiraa markasta dhalinyara 23:17 da oo ayagaba ku koray jaahilnimo iyo qabyaalada war waxaan halga dacweeyo wadanka uu joogo nacaska uf dheh